Тёмный

Dunida Haweenka:- Gabdhaha Aroosyada Ka Buraanbura. 

CBA TV
Подписаться 133 тыс.
Просмотров 702 тыс.
50% 1

Tv: Codka Bariga Afrika
Soosare : Nuura Nalka
Martida: Khadra Maxamed
Camera :Cabdirisaaq CIsman aadan
Farsamdii Cabdi Waasac
• Dunida Haweenka: Doodd...
Barnaamijka Dunida Haweenka. Guurka la tagista iyo dhaqaale buburka
• Barnaamijka Dunida Haw...
Buraanbur Qiiro leh: Coronavirus iyo Abwaanad Guddoon
• Buraanbur qiiro leh: C...
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee CBATV:
Waa Warbaahin Soomaaliyeed oo Casri ah, Dhexdhexaadna ah. Kala soco Warar La Hubo, Barnaamijyo Xiiso leh, Wacdi & Waano & Madadaalo.
Waa TVga Soomaaliyeed ee ugu weyn kaas oo ah ka Keliya ee Ku baxa Luuqadaha Soomaaliga iyo English-ta.
Booqo Bogagayaga kale ee Baraha Bulshada:
Facebook: Af-Soomaali:-- CBAsomali
English:- / cbatv.english
Twitter:- www.Twitter.com/CBA_TV
Website:- www.CBATV.NET

Опубликовано:

 

7 окт 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 561   
@CBA_TV
@CBA_TV 4 года назад
Buraanbur Qiiro leh: CORONAVIRUS ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-WwEmYhyj3X8.html
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 4 года назад
Aniga walhi hooyo ayaa wax inaana idhashay wakhti waliba waxaa ay icarabisa sidan guurigayiga iyo reerkayiga sidan uu dhisan laha haddii ay tahay cuntada nadafada sidan reerka uu horumaran laha Alx buranburka waxa ay hooyaday ibratay 2016 Hooyo alle hayika xiiftiyo mama ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🌹🌹🌹🌹
@maalikdaahir4297
@maalikdaahir4297 3 года назад
Aa
@abdimalikali9956
@abdimalikali9956 3 года назад
Masha Allah Najaad. Hoyo fican aya kudashay. Nin nasib leh bay sodoh unoqoni
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад
tii laga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala dumaar, yariisEEy murwodumaroo qiimobadan samsamEey aba lay yiraah waan uwataa qaasatan facyaashay qayryaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay shibistatE
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 4 года назад
ALLAH haloo noqdo dumaroow ( وَقَرْنَ فِي بُيُوتِكُنَّ وَلَا تَبَرَّجْنَ تَبَرُّجَ الْجَاهِلِيَّةِ الْأُولَىٰ ۖ وَأَقِمْنَ الصَّلَاةَ وَآتِينَ الزَّكَاةَ وَأَطِعْنَ اللَّهَ وَرَسُولَهُ ۚ إِنَّمَا يُرِيدُ اللَّهُ لِيُذْهِبَ عَنكُمُ ا kuna sugnaada Guryihiinna, hana u wareegaysanina (idinko isfaydi) sidii jaahiliyadii horraysay, Salaadana ooga, Sakadana bixiya, Allah iyo Rasuulkiisana adeeca, Allah wuxuu uun dooni inuu xumaanta reebo (fogeeyo)
@maryanabdullahi36
@maryanabdullahi36 4 года назад
Eal
@salmansalahomar3188
@salmansalahomar3188 4 года назад
Maashaa Allaah
@makomouhoumed5494
@makomouhoumed5494 4 года назад
Waa runta Ilaahayow jannodaada gee ya Rabi🤲🤲🤲
@xamdamaxmudcabdi6855
@xamdamaxmudcabdi6855 4 года назад
Shugran
@bustaale6554
@bustaale6554 4 года назад
walaalaha daarudacwa runtaa weeyi waana laqwi
@hamdaaadan7252
@hamdaaadan7252 4 года назад
Inanta barnaajimka daadihinaysaa qaab hadalkeeda iyo deganaanteedu inbadan bay barnaajika qurxisay👌
@hmdaakhabdikayoa9546
@hmdaakhabdikayoa9546 4 года назад
Mash
@abdirahmanahmed7604
@abdirahmanahmed7604 3 года назад
Aaad iyo aaad wlhy waa qof degan Masha alllaaah
@justinyarejustinyare1998
@justinyarejustinyare1998 4 года назад
Wuu Gabooba Ninkii Gogasha Lagu Cunaa 🤔🤔🤔inta ila maqashay like ta dhac igusii
@idontcare6856
@idontcare6856 4 года назад
Yacnii Waxay Uga jeedaa Ninka Gugasha lagu Canaaanto Ama hadal xun lagu dul foro markuu sariirsa U soo hurdo doonto 🙄
@adeshcarabck527
@adeshcarabck527 4 года назад
Wlhi in Mudo ayan raadinaaye Qoftan masha allah Khadro Qaali Thankz Codka Bariga Africa Keep going
@luulalaki6957
@luulalaki6957 4 года назад
Gabadha wariyada ah waxay la magac tahay hooyaday mcn ❤️Nuura❤️ Khadra waa aniga samiday cajiib🙏 Maa shaa allah
@faraxawl3182
@faraxawl3182 2 года назад
F
@izrahusen4075
@izrahusen4075 4 года назад
Khadra hore u soco qiimo badan aadbad u shiday arooskaygii wn xasuustaa mar aad aad iiga xishood siisay inader qali
@mohamedabdillahiosman3954
@mohamedabdillahiosman3954 4 года назад
Arooskaygii ayay joogta yadoo yar oo caruura ila 10 jir ayay aheed masha Allah imika way waynaatay
@riyaanloveelmi5486
@riyaanloveelmi5486 4 года назад
Gabadhan 2005 bey 10 uur ahayd lol
@maxamedmahadmaxamed5313
@maxamedmahadmaxamed5313 4 года назад
Naaagtaaarageedaigaqari
@maxamedmahadmaxamed5313
@maxamedmahadmaxamed5313 4 года назад
Inyoqarinmayo
@kingmoha8874
@kingmoha8874 2 года назад
Gabadhan Waa fariid alle ha daayo🙏🏾❤️🌸
@betterworld4560
@betterworld4560 4 года назад
very talented wallahi inantani aad iyo aad ayay u caqli badan masha Allah
@nimcocadey8266
@nimcocadey8266 4 года назад
Mansha Allah khadri way buraanbur macaantay
@lukyluky7061
@lukyluky7061 2 года назад
M sh allah
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 4 года назад
Masha allah gabadhan wa fariid Alle haku xifdiyo
@HassanAli-ok4zo
@HassanAli-ok4zo 4 года назад
Labada hablood way amananyihiin inanta wariyada aad bu iicajibiyey wareesigeedu waxay ka xariifsantahay qaar badan manshala hore u soco walal..
@bilanabdi8008
@bilanabdi8008 4 года назад
Masha allha ilhy codka ilhy hakuu dayo ilhy haku xafido wallo😍😍😍😍♥️♥️❤✌😍
@muunaliiban8303
@muunaliiban8303 4 года назад
Aroorskaygii ayaa kal kicisey mozh Allah 😍🤗
@caaisha71
@caaisha71 2 года назад
Halkee ay joogta
@suhuurmahamed565
@suhuurmahamed565 Год назад
Lambarkeeda iisoo sheeg
@MubYus
@MubYus Год назад
Gabayga, Baraan burka , ayaan ka jecelahay.
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 2 года назад
Maasha allaah cajiib saxafiyada barnaamijkan daadihinaysaa waa inan saxafadu u baahantay qaabkay barnaamijkan u daadihinaysaaa waa amazing
@maxamedaxmedabdulaahi583
@maxamedaxmedabdulaahi583 4 года назад
Mansha allaah wll Taageere kuu ahay wlhi halkaa kaga hay hadayn wll qali Waa hawl loobahan yhy ayaad wadaa
@awounique8881
@awounique8881 4 года назад
Maasha ALLLAH maasha ALLAH maasha ALLAH caadi maha inantan walal illhey haku barakeeyo xaafadaadana haku barakeyo wan ku jecelnhy qaali inbadan nolow ILLAHEY idanki
@cadar1499
@cadar1499 4 года назад
Gaasaa buraanburlagaa dhahaa. ala necbiyaa buraanburka qabiilka la amaano
@Yana-tu3el
@Yana-tu3el 4 года назад
Maanshlaa. She's smart and she's only 27 years old.waa haybad ilaahay siiyey maanshlaa ❤❤👍👍👍
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 4 года назад
Mise wa 37
@msshajji6868
@msshajji6868 4 года назад
@@aliyaasli9165 37 ayay u muuqataa dadka da'da way diideen kkk
@xilojano2581
@xilojano2581 4 года назад
Warysigeedi u horeyay dhagyso somalilnd ban leegahay dhahday hadana 1993 sadex sano bay aoo gurtay
@sawsamyusuf5243
@sawsamyusuf5243 4 года назад
Alla inantu da jaclaaa
@caaisha71
@caaisha71 2 года назад
@@aliyaasli9165 alla naaguhu jealous sana wlhi wa xaaqidiin caadiya maxa idinkaga haday xata 50 tahay
@fatumabashir1436
@fatumabashir1436 4 года назад
Mash allah 😍😘
@ihatelove3107
@ihatelove3107 4 года назад
Wll inantan 2014 kiiban is aragno wlhi haaf iyo shaadhbay xidhnayd inan yarna way ahayd lkn hilibkaa gaboojiyay
@ismahanosmandiriye5405
@ismahanosmandiriye5405 4 года назад
I hate love waa run hilibka ayaa gabojiyay
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 4 года назад
*waa gabdh waxbadan soo bandhigi karta* barakoow from gobolkii togdheer
@omermohamedaden3600
@omermohamedaden3600 4 года назад
1993 hargeysa ku dhalaty ma rer togdheer ba hargeysa joogay
@seynabsuuban6725
@seynabsuuban6725 4 года назад
Wlhi wx badn ayay ka badalysaa ayaan isleehy runtii intasaan ku darsanyaa wxann lehy hory u soco wllshy
@nuralcayn107
@nuralcayn107 Год назад
Inanta waraysanaysa Xoog ban uuga Helay Masha Allah wa Bashuushad Happy ah Siday u waraysanaysana Xoog ban uula Dhacay ❤️ Talented
@amuushsharf3724
@amuushsharf3724 4 года назад
Manshallah aaad baan uga helaaa buraanburka
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 4 года назад
Waanadaas qaado qofta ay sheegayso matahy
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 4 года назад
Mansh allah khadra codkeedu waa fani aroosgaygan kuyeedhanay lanbarkaag noso baas
@hindaahmed4271
@hindaahmed4271 4 года назад
4242505 kaa wllo
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 4 года назад
Hinda Ahmed Abdifatax Nuur Axmed Weeya Numberkaniye 😂😂😂
@hodanhassanshire1360
@hodanhassanshire1360 4 года назад
Wow m,a waan jeclahy qadro wlhi nolow abyo inta ey nolol jirto ❤💋❤💋
@TheAMINAW1
@TheAMINAW1 10 месяцев назад
My hope and wish is that all Somalis unite again. That would please our great poet, warrior and leader Hassan. His fight and death was not in vain. We only have ourselves to blame. Hold your head up high show no shame. We are a proud ancient people, we are warriors and poets all the same. Live long and prosper. Peace be onto our Kingdom!
@mubarakkaahim2806
@mubarakkaahim2806 4 года назад
Wixii yarayd ee fariida ahayd khadra yar ✌✌
@najaxqliqurux6519
@najaxqliqurux6519 4 года назад
Maasha allah cod macaan
@mohamedhussein3473
@mohamedhussein3473 4 года назад
inanta ha caayina oo dadeeda waxba ha caayyina fariida weeyeen waa gabadh wanaagsan tolow miyaa la qabaa mise waa \inan aan guursaneee haday madax banaantahay
@Suhuur1
@Suhuur1 4 года назад
😂😂😂😂😂
@mohamedhussein3473
@mohamedhussein3473 4 года назад
@@maamomacaam5316 naa maxaa caruurteeda ku baray waanu la sheekaysan lahayneee
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 года назад
Maxsmad xusen raadi inanta
@ridwaanmohamedridwaanridwa112
@ridwaanmohamedridwaanridwa112 4 года назад
@@mohamedhussein3473 hhhhhh xoog miyaaya
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 4 года назад
@@mohamedhussein3473 ceeeb gabar laaa qabo waa a Shaw daro
@amalwadaadyare1484
@amalwadaadyare1484 4 года назад
Maasha alllhe Khadar a codkaakasu waaa ficanayaha walhi alllhe saya hada meedahaya alllhe ha kuu barakeeyo hada lahana alllhe allele ha ku siiyo Aamin
@nasteexosidiiqmuuse2300
@nasteexosidiiqmuuse2300 4 года назад
Yaan la odhan waa duula dab dhiga😂😍
@aaminan7255
@aaminan7255 4 года назад
Mansha alaah waa khadra yar hor u soco
@zainababdirahman3789
@zainababdirahman3789 4 года назад
Masha allah
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 4 года назад
Hambalyo khadra walaahay fariid baa tahay Walaahay anagu hadaan raga nahay waxaanu nahay caruurta oo kale intaa yar ee koolkoolinta ah baa nagu filan hadaan intaa idinka hello balan waxaa ah inaan naag kale xageeda eegin jeebabkana waanu idiin furi
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 года назад
😂paLeeGa adiGu wakaaze
@zamzamdahir4279
@zamzamdahir4279 4 года назад
Qaar ba jira koolkolintu uga darto🤣
@nastamohamed3122
@nastamohamed3122 4 года назад
Sir lahelay waye m.shlh
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 4 года назад
Bal yaan leydinka waayin koolkoolin idinku dhane hblahana ilaashada idin dhaxa
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 4 года назад
@@asaldhaladnimco8307 runtii ixtiraam baa naga mudan tihiin Qiimayntiina iyo qadarin baa leedihiin timahaanu idiin fidhi doonaa dhabanka ayaanu idinka dhunkan doonaa waanu idiin mahadcelin doonaa markaad si fiican noo qaabishaan Romantic baan noqon doonaa Insha alaah ilaahay hana garansiiyo daryeelkiina
@abdishakuradem2286
@abdishakuradem2286 4 года назад
INANTAA KHADRA COD MACAAN INSHA ALLAH AROOSKAYGA WAAN KU JIRTAA
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@fihimahusseinaden9616
@fihimahusseinaden9616 4 года назад
Ceel af weyn magaaladaydii ❤
@tawakalizmail44
@tawakalizmail44 4 года назад
🤚☝️
@amiiraamiira5278
@amiiraamiira5278 2 года назад
Wllo labarkeeda halkeen ka helaa
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 года назад
Tano kLe wxa La oDHan Jiray Janno janno ku zuG❤👑❣
@bellashariif4214
@bellashariif4214 4 года назад
MoHamet TapLouz jano waa la shqeystaa mid aad jiir xumeysay walee jano kuuma noqoto janada shaqeyso waad ku raaxeysan e 😂 adoon ii arag xumaan
@esmaelabdikani7819
@esmaelabdikani7819 4 года назад
Wllo basaska ka reeb
@caaisha71
@caaisha71 2 года назад
@@bellashariif4214 alla baloy
@siciidmohamed3059
@siciidmohamed3059 4 года назад
Khadra isha Boorama. Maanshaa Allah Afkaaga caano lagu sii Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yaa rabbi.
@haweyahaibeahmed125
@haweyahaibeahmed125 4 года назад
Kulahaa qaloocad aragto qari oo hasoo bandhigin Ninka hadaan qaladkiisa loo sheegin siduu ku sixi cajiib waa waxyaabaha dumarka waala
@Hinmub
@Hinmub 4 года назад
Ilhaan Ahmed waxay u jeeda dadka ha u sheegin oo yaan laydin maqlin isaga uun la hadal
@zaynabbile3266
@zaynabbile3266 4 года назад
9
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 года назад
Waxay u jeeda hadal kiinu 2yaanu inadhaafin
@queenofqueens4645
@queenofqueens4645 4 года назад
@@Hinmub sax gabdhan iyada soo dag dagty dhb mlhn waxaan adg haynin wllka bey ku jiraan mahad sanid walshy
@khadijohassan1667
@khadijohassan1667 4 года назад
Qarin maayo hadhow ana qalocas la igu daranaa
@mubarikdhuule5754
@mubarikdhuule5754 4 года назад
Mansha allah inantu qurux badan thy iyo cod
@mawliidyare8152
@mawliidyare8152 4 года назад
Maasha alah axsan sawt khadra goforward
@lafgareen6500
@lafgareen6500 4 года назад
Wa,,,,Buranburka,,, Reer,,,,Somaliland,,,,, Malaha""""Kkkk,,, Waleee,,,,Gesiyad ,,,,Weye,,, Gabadha,,,,Yari,,,,Mashalah,,,,Kalsonida,,,,Wa,,,,Qaali
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Goormaa idinku wax lahaydeen? Buraanbur gabay, hees, jiifto iyo suugaantoo dhan iyo murtiba Somaliland baa lehe niic faqashta nagala tag
@istahilibrahim5633
@istahilibrahim5633 4 года назад
Hhhhh dee inder hadunu somlilnder nahey dadka ma xaqirno lkn idinku xiiiix 😂
@mariamaaadamali1183
@mariamaaadamali1183 4 года назад
@@somalilandtayda3765 sakiin laq waad xanunsantahe somalilan wax ladha majiraane Suuga iyo waxkastaba Somali odhan ay ka dhaxeysa
@nuuraaabdullaahi4407
@nuuraaabdullaahi4407 4 года назад
MANSHA allh hore USOCO
@ahmedabdi8620
@ahmedabdi8620 4 года назад
Nuura iyo Khadra Yaa-Salaam walee waan u bogay garaadka iyo aqliga ku jira ee aan ka dhadhansaday su'aalaha iyo Jawaabaha ka muuqda. IQ ama caqli aad u badan ayaa ku jira labadan haweenka ah. allaah Baarik
@maymuunshiine9147
@maymuunshiine9147 4 года назад
M.a alleh haku sharfo wlzhy khadra mahamed 💞😘👏
@osman6879
@osman6879 4 года назад
Khatray nairobina waa kaga wacaneyna insha allah
@ahmadooahmadoo2727
@ahmadooahmadoo2727 4 года назад
Mashallah waa asalkii yasalaaaaam
@mohamedabdi.2051
@mohamedabdi.2051 4 года назад
Man's halakah wllo ilaahay hakuusiyaadiyo waxgarad baataye,khadra waan kusalaamay.
@alicagjar1441
@alicagjar1441 4 года назад
Masha la wll
@fadumiin1212
@fadumiin1212 4 года назад
Mashaa Allah qaali
@user-br5nh1ox7w
@user-br5nh1ox7w 4 года назад
Khadra💎🔥❤️
@nuurshuqaale792
@nuurshuqaale792 3 года назад
Masha Allah qadraay Allah ku barakeeyo walaasheey
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 года назад
Waa run leey maseer bay udiidayaan
@munaali2207
@munaali2207 4 года назад
Mansha allah
@isininosiratomar8093
@isininosiratomar8093 4 года назад
You have a great voice and when l grow up l would like to be you
@wardadheman8599
@wardadheman8599 2 года назад
Mashallah hore usoco ❤️❤️❤️😍😍
@mounagoud538
@mounagoud538 4 года назад
Video Geedii ugu horeeyey ee qoloda social media ku bartaan anigaa gacantayda kaga duubay oo waliba accounkayga soo galiyay mshaa allah khadra dadkaan jecelahay ayay ku jirtaa
@sareyaali7753
@sareyaali7753 4 года назад
Masha allh ilaho codka ku barke
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 3 года назад
100% Hidiii iyo dakankii yes Khadra i get you! Let's go back to culture
@dhawrsanmohamed3980
@dhawrsanmohamed3980 4 года назад
Laba sanaad iga waynty sidaad ii sheegty lkn 2005 baan aroosyada ka tumaysay ana wax lay qoray school ka Al baxrayn wadad waa layga talaabin jiry markaa na hubi halkaa
@mohamedmusa74
@mohamedmusa74 4 года назад
Hhh
@mariamhassan7275
@mariamhassan7275 4 года назад
Inantan haday tahay labadii hablood ee barwaaqo wadan jirtay aroosyada tii roonayd waa suurogal waayo inanyar oo foodlaya ayay ahayd takalena waxyaro naqan ayay ahayd.
@umusahraalkhayr8551
@umusahraalkhayr8551 4 года назад
qof weyn oo gacanta layska hayaad ahay anogu xiligeedas ban dhashay 2005 galaas 6baan ahaa walahi waadka raagtay wxbarashada dib isugu noqo .
@umusahraalkhayr8551
@umusahraalkhayr8551 4 года назад
walahi gabadhana ma aqaan adna kuma aqaan
@mudanemudakar8456
@mudanemudakar8456 4 года назад
Wlhy inantan iyadoo yar oo madaw,2007dii ayuu wiil aan sxb nahay Habeen total halkii shinbirta igu baray isna maalmahaa ayuunbay is barteen caruur ayayna ahayd ma wayna markaa
@jamalofficial2974
@jamalofficial2974 2 года назад
Inaba caadi maahan gabadhu tolow marunbaa warkey sheegaysaa tolkoow gabadha waa gayaane haleydoono waa hadii ay fayowdahay😂😂😅🧏🦻
@xamdicigaal3597
@xamdicigaal3597 4 года назад
Masha Allah
@asmahodanali1924
@asmahodanali1924 4 года назад
Mcha Allah
@fatmasamatar3776
@fatmasamatar3776 4 года назад
Khadraay guulayso saaka lama helo maanta wax ku filan lama helo lkn qaata talada
@hodomohamoud3939
@hodomohamoud3939 4 года назад
Inantani waxan odhan laha way is waynaysay waayo waan garanaya markay bilowday aad bay u yarayd sanadadii danbe ayay sidan u waynaatay
@imanhazan3465
@imanhazan3465 4 года назад
P
@ibrahimhadaame7286
@ibrahimhadaame7286 4 года назад
kkkkkk
@lizzie7138
@lizzie7138 4 года назад
93 is weyneyn maaha somali taariikh mataqaan naa 1980s ayey dhalatay
@cabdidalmaax7625
@cabdidalmaax7625 4 года назад
Masha allah farxad ku noolow khadra
@hodanxuzeen8861
@hodanxuzeen8861 3 года назад
Maazha Allah hore uzocoh wlzhy
@umiizalmanzacky7009
@umiizalmanzacky7009 3 года назад
Khadra waan UpahnahY Ee melaan oogu hagaago Isheega😥💯💉❣
@sahraali5272
@sahraali5272 4 года назад
Ragu waa xaasidiin ma jecla in xaaskoodu heer kaadho Ama magac yeelato laakiin looma joogiyo xaasidka
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 4 года назад
Xaasidiin maahee sharafta xaaskooday ilaalinayaan
@mahamedhassan6523
@mahamedhassan6523 4 года назад
Gabadhasi wajigeedo waa yaryahay
@muhibosahal6670
@muhibosahal6670 4 года назад
Mashallah
@mudanali2550
@mudanali2550 4 года назад
Khadraay Maasha allaah 🌹♥️🌹❤️🌹♥️🌹 Amaanta Sanaag👋👋👋👋👋👋
@mahbuubyusufsulayman1645
@mahbuubyusufsulayman1645 4 года назад
Maasha allaah
@ayadruselmi5830
@ayadruselmi5830 4 года назад
Maanshaalaa waa inan da yar oo caqli badan Cod mcn kalsoonidi badana ka qabta nafteeda
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 3 года назад
Khadra is the Queen
@ahmednajji588
@ahmednajji588 4 года назад
Mash Allllha
@bancade24tv46
@bancade24tv46 4 года назад
Manshalah
@kaltuunahmed1072
@kaltuunahmed1072 4 года назад
S
@hiboilwaadsaninasaleeban9994
@hiboilwaadsaninasaleeban9994 4 года назад
Masha allh khadar wn ka helay codkah 🥰
@zoomvideo7051
@zoomvideo7051 Год назад
Muuna
@sulekholove1646
@sulekholove1646 4 года назад
Qoftaan allh daayo buranbur waano ah ay qaaday ayaanb aad ool dhacay cawan ii saaran istatuska watsspk abyo allh KU daayo codka macaan allh kuu barkeeyo aamiin
@davidgossey2531
@davidgossey2531 3 года назад
Koonfurtu bood bood bay buraanbuur u yaqanin niiko intay ciyaaran bay leyahin wa buraanbur murti ma leh koonfuri
@siciidmohamed3059
@siciidmohamed3059 4 года назад
Maanshaa Allah. Maanshaa Allah.
@yuususcabdiakriin6728
@yuususcabdiakriin6728 2 года назад
Maa sh Allah wll mcn guleyso 💘❤💘🙏💘❤💘🙏💘🙏💘🙏🌏🙏🌏🙏🌏🙏🌏🌏🙏
@cmcmedia7464
@cmcmedia7464 4 года назад
Waaa gabadh caqli badan
@Xirsi695
@Xirsi695 4 года назад
gabadhu ree magaalsanaa mashaa allah
@zammyali3047
@zammyali3047 4 года назад
Beenta ka daa gabdhaha ninkii fiican lwa la xushmeenaa kii xuna qashinkaa lagu daraa abaayo
@xariirma8824
@xariirma8824 4 года назад
Kadaa wlll
@naagnool4127
@naagnool4127 4 года назад
Waa kugu raacsanahay ninka wuxuu yahayba malagu qadanaa
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Waa runtaa
@sabriinagaastv6180
@sabriinagaastv6180 4 года назад
Kulahaa ugabobayaa oo anba wan gabobayaa ee yaa ii og ani hayrali galiyo sasaa xas ah yaa igu racsan
@idontcare6856
@idontcare6856 4 года назад
Yaaaaahuuuu Danaysato Fedh iyo Laaag baa laguladhici Hadad buuqa yaraynwaydo 😂😂😂😂
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 4 года назад
Aniguba Soo gaboobi mayo Ana hy raaliyo weye sheekadu
@naagnool4127
@naagnool4127 4 года назад
Cidladage TV Wlhi naftadaa laga fakaraa waa runtaa nin intow ku galaa lo galaa waxna laagumu daro hadow ku wanaajiyo in la eg baa la wanajiyaa loogama badiyo hadow ku xumeeyana in kabadan baa loo misaa😂
@idontcare6856
@idontcare6856 4 года назад
@@naagnool4127 dhilo siiiilkaga U raaayo U sheeg Anigu inaan Nin 👦Ahay iyo inaan Naag 👧Ahay iyo Jin 👾Ahay Ma Garankartid waxaan Ahay Danahaaga Qabso dhilo yahay Siilka Dirxiga leh 😂😂
@sabriinagaastv6180
@sabriinagaastv6180 4 года назад
Naag nool haa horaa loyidhi qofba halkad katagan tahay hadu fcn yahay wilku adna ficnee lkn nin qaylo badan xagen gaynayaa lnkasto uu ninka qayliyaa ku jecel yahay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 года назад
War dadaab ga igu celiyaa in karto ahaan sida UGA weyneyn kkk illahow na samax
@safiirkaislaamka
@safiirkaislaamka 4 года назад
waa badanyihiin Gabdhaha Aroosyada Ka Buraanbura khadra
@sagalb9780
@sagalb9780 4 года назад
Buraaburka aad ayaan u jecelahy lkn waxn nacaa makar qabiilka maxaa laga amanaa labada qof ayaa la mananaye
@zharisadcaddey6915
@zharisadcaddey6915 4 года назад
Mshaallh qof cod mcn❤
@hanamukhtaar2995
@hanamukhtaar2995 2 года назад
Maan shaa allah
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 года назад
Gabdhaha Buurbuuran Waxay Moodaan Inay Gabowday Inantan Hadaan Video Laga hayn Inantan Iyadoo Yar Oo Dhuuban Maanta Waa Habar Bay Odhan Lahaayeen Somali Faduul Badan
@zakfarah3712
@zakfarah3712 4 года назад
Masha alaah khadra taagero walalo
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
WAXAYGA WA IIQAAD IYAA. LAUGUMA SOOSHACOO QARABTO MEEQO JEER QIBRAD QIBRAD DUMAAR NOLOLBA LAMA RUMEEYO WAAYO JOOGWAX YA CADAWSAN MALEHEE eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee bismilah Ya wonderful a laguu agtiyeyna misE runeeeey dakhilay afaro interno meeqojeer ooriyariiseeiyo saygeed yayE kabacdina , YYYYYYYYYY malinba waxa jirtay blo batala yala YYYY bismilah QIBRAD
@barwakokayse5172
@barwakokayse5172 4 года назад
Mansha alaah
@nuuraismail4320
@nuuraismail4320 4 года назад
Anigu waxaan ku xasuutaa kacarar maskaa kacarar waqti hore iyada oo yar
@AGR-nd5uo
@AGR-nd5uo 4 года назад
Is not possible 1993 inay dhakato markaa 2005 mashrax istaagto warkaa waa lagu noqonayaa khadray
@nabiihaali4943
@nabiihaali4943 4 года назад
2005 13 jir bay ahyd ka yar ayana buraanbura
@user-rs5gp6pb5p
@user-rs5gp6pb5p 4 года назад
Dabcan waa dhici kartaa 13 jir soomaaliyeed waa kari kartaa
@shukrinuur1953
@shukrinuur1953 4 года назад
Anigaa hortaa yaabay hhh may be 1883 ayay ka wadaa
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Год назад
faaaabiyo da iyo fil waalanoolaadaa saytahay waxlaaan iyo wax hasashaba. yaaaaaaaaqayeeto.
Далее
Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan buraanburka Soomaalida
20:45
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 24 млн
GAAF AROOS BAADIYE ( MII )
14:40
Просмотров 464 тыс.
Dunida Haweenka: Hal-abuurka haweenka ee Buraanburka.
36:35
CODKA UBAX - Maxaa Dookhii Ku Dhacay?
54:40
Просмотров 892 тыс.
BURAANBUR (WAANO SHIDAN). SIDA RAGA LOO QANCIYO
5:04
Просмотров 332 тыс.