Dhar kaa dheer dhaxan kaama celiyo ha dhibin naftaada qalbigaaga ha dhaawicin markaad soo dhooftaan ku soo istaagi doonaa ubax kuu dhiibayaa mahadsanid
Meel kasta ka fiiri necma waaye nin iyo naagba waa ubogeen ayaa ka illaawi salaad subax ayaa igu timid hadii kale micno kale bay yeelan kartaa mahadsanid
Nacam nacam waaye nusqaan dhan ma leh wejieeda nuurka fiiri nin iyo naagba waa u bogeen nacasow leerta na sii halahaas amaantaada lee waaye ha igu nicin
Abaabaha minuu soo dego ha loo firaaqeeyo qolna ha loo furaasho jeceyl aan fududeyn baa dhabarkiisa fuushan fiifi cadey adaa fur furi doono dhamaan dhulka soo dhigaayo