Тёмный

Duulaankii masar ee Napoleon Bonaparte 1798 | Falanqaynta Taariikhda Islaamka F.T.1 #7 

Jawaahiri
Подписаться 140 тыс.
Просмотров 4 тыс.
50% 1

Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 14   
@asmaabdiraxman3131
@asmaabdiraxman3131 3 года назад
Wllilahayhaku xiftiyo aduun iyo akhiraba liibaan janatul fardaw alhajugeeyo wll jasaakalaahu Waal khadaraw
@farhiyohusen
@farhiyohusen 2 года назад
Masha alaha jizakalah kheyran ustaad wa falaqeyn ad u xanun badan
@abdirahimahmethashi924
@abdirahimahmethashi924 3 года назад
Supxaana allah waligay ma maqal napoliyam aya qabsady masar manta waxbadan ayd ii fa iidaysay inkasto an knalkaga waxd so dhigtid wax ka faa ido Thank you zhp qli
@ayuubalhusarichannaloffici8666
@ayuubalhusarichannaloffici8666 3 года назад
Maasha allh
@cabdiqaniay6805
@cabdiqaniay6805 3 года назад
Aad baad u mahadsantahay xogta aad inalawadagtay masul.
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 года назад
ErayGa " Gumaysi " wxa mooda Earay Qaswul fikri ah. Wax kale halagu badalo sida Soo duulayaaL iyo wx lmida.
@kabaroonlinemedia5800
@kabaroonlinemedia5800 Год назад
Mashalaah wllo Khadar. Chanelkaga waa janal faaido badan. Wllo lkn waxaad noogu soo dartaa barnaamishka taariikhda reer europ sida roomaanka , griiga xiliga medival times iyo waxyabo la mid ah
@mohamudilmi2587
@mohamudilmi2587 3 года назад
Waxan ka faa idaynaa hadaan damaco gaaladan nuclearka haysata inaan ladagaalano waa inaan lahaana awood ku dhaw ama wax nuclear u dhaw ama udhigma hadii kale sidanoo kalaa dhici karta
@bashirabdishakur9612
@bashirabdishakur9612 3 года назад
Ustaad khadar ado mahadsan Fariin ayaan xaga whatsappka kugu reebay wxaan filaa in aad iga,ga so jwbi doontid
@abdullrahmanmahad7406
@abdullrahmanmahad7406 3 года назад
wlll lamberkiisa isii
@maadmaad8866
@maadmaad8866 3 года назад
Mam-luukis mise ma-maaliig magaca danba anu bari ku maqly inkasto isku dhaw yihiin
@jawaahiri
@jawaahiri 3 года назад
Waa isku mid wll Midna waa carabi midna waa English
@cabdisalaanbashiirahmed7257
@cabdisalaanbashiirahmed7257 3 года назад
Ma horay usoco kaape
@yasiryare7045
@yasiryare7045 3 года назад
Keep going 😂🤗🤗🤗😍😎
Далее
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 3,8 млн
How to win a argument
9:28
Просмотров 517 тыс.
British Colonization of Africa | Animated History
20:36
Al-Ghazali - The Bane of the Philosophers
12:54
Просмотров 344 тыс.
Why Spain's Socialists are U-Turning on Immigration
10:51
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
Просмотров 283 тыс.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 3,8 млн