Тёмный

DUURJOOGTA DHULKEENNA Q.5AAD [Baqaye] 

Abdirahman Barre
Подписаться 911
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Daawasho wacan
#AbdirahmanBarre
‪@AbdirahmanBarre‬
#Baqaye #Baqalye
#Coomaade
#Aboodi
#Koykoy
#Eagle
#Boqorkashimbiraha
#Kingofbirds#
#Haad
#Laayaan
#Halis
#Ugaadhsade
#Hunter#Halaq
#Kalluun
#Ugaadhsato
#Abeeso
#Abguri
#Khuraafaad
#baldeagle
#Africanfisheagle
#Bateleureagle #Verreaux'seagle
#Tawnyeagle
#Duurjoog
‪@AbdirahmanBarre‬

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@cabdirisaaqmuxammad8825
@cabdirisaaqmuxammad8825 3 месяца назад
Mahadsanid walaal. Halkaas ka wad, oo inoo sii wad adigoo mahadsan.
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 2 месяца назад
Baqaye, haad-ka adag, kulaambay, shimbira-laaye. Intaas oo magac ba waa la yidhaahdaa. Laakiin "Gorgor" sax maaha. Gorgor, haad nooc kale ah aya la yidhaahdaa.
@aaminaCcasiis
@aaminaCcasiis 2 месяца назад
Baqalye
@Xayir_w_Cisman
@Xayir_w_Cisman 2 месяца назад
Waad mahadsantahay, lakiin baqalye mise baqaye, deeganadayada baqalye baan dhahna, (baqaye waa fulaynimo) baqalye dilaa
@awad559
@awad559 2 месяца назад
Ereygu waa baqalye
@MacalimoRodri
@MacalimoRodri 3 месяца назад
Hana caajisin sxp 🎉❤
@AbdirahmanBarre
@AbdirahmanBarre 3 месяца назад
Adaa mudan walaal, halkan ka daawo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-XOcy0HtNdTI.htmlsi=bw6K3UmqEUI9QhMl
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 2 месяца назад
Eagle waa galayr
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb 2 месяца назад
Magacu waa baqalye ma aha baqaye Coomaaduhu waa mid cad oo weyn oo kan le eg Golden eagle af somali waa dafo,fara goys , Aboodi waa mid madow oo laayaan ah oo gooni socod ah oo aan haada kale soodhex gelin wuxuna isaga talaaba qaaradaha somaliyana waa jooga.
@ailadenilmi4700
@ailadenilmi4700 2 месяца назад
Asc maanaan maqal
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 2 месяца назад
Waxan u aqaan baqaye wixii hilib ah uunbuu cunaa hanolato ama ha baqtiyo. BAQAYE REER MAGAALA BAA INA BARTOO BARAARKEENII WAAN U BAQAYAA. YAA SOO FURFURAYA AMA SOO SHARXAYA INTAA.
@qorane122cabdirisaaq3
@qorane122cabdirisaaq3 2 месяца назад
kawaran haad ka adagta, yilida, dafada iyo madadka
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga 2 месяца назад
Sxb Beelyada Ayaan ka tagtay oo lagu yaqaan inay Geedaha Fuusho halkaana ugaadgeeda kailaashato hada kahor beelyo geed saaran baan sawir ka qaaday waxaan xusuustaa unay madoobayd👈🏼👈🏼👈🏼
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 3 месяца назад
waad mahadsantahy, laakiin bal noo sheeg (falcon } oo afka carabida ah saqar oo ay rabaystaan carabta aadna ay u raadiyaan oo qaali ku iibsadaaan, oo noocya u kala saaraan sida shaahiin,xar ama xor, shimbiraha kalena ku ugaadhsadaan waxa afsomaliga lagu yidhaahdo iyo meelaha laga heli karo.
@AmaalAxmed-dr8nq
@AmaalAxmed-dr8nq 2 месяца назад
Wa glydh koly
@SuleimanMuhumed-y2g
@SuleimanMuhumed-y2g 2 месяца назад
soduubcoomandaha
@Osman-o5c
@Osman-o5c 3 месяца назад
Julian.bay
Далее
Mortal Combat (Full Episode) | Animal Fight Night
44:25
RENT SKINS in Standoff 2? #standoff #rental #skins
00:34
Outsmarted 😂
00:20
Просмотров 6 млн
بادية الصومال | Miyiga Soomaal
38:11
Просмотров 1,2 млн
SHEEKO AAD U CAJIIB BADAN@ABDIHAKIMPRO
17:02
Просмотров 63 тыс.
SHEEKO XIKMAD BADAN@ABDIHAKIMPRO
18:05
Просмотров 17 тыс.
RENT SKINS in Standoff 2? #standoff #rental #skins
00:34