Тёмный

Eebow -- waaberi 

Jabuuti TV
Подписаться 109 тыс.
Просмотров 158 тыс.
50% 1

Eebow -- Hobalada waaberi
@ a somali reconciliation conference

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 3 года назад
13 years kadib wadankii amnigiisu 100% maaha balse wuxu wadanku leeyahay dawlad rasmi ah mana jirto qax la sheegi karo maansha alaah. runtii in heerkan la soo gaadho wakhti badan bay ku lumiyeen dawladihii soomaaliyeed ee kala danbeeyay iyo waliba fanaaniinta iyo hal abuurada soomaaliyeed. Ilaahoow inta ka hadhayna noo siyaadi oo 100% aniga nooga dhig.
@qadarsaeed
@qadarsaeed 4 года назад
Legends 💗💗amiin nabad ilaahaw wadanka💗 noga dhig ilaahaw umada somaliyeed qabyaalad kamadobe ilaahaw waaa kubaryee amiin dhaha inta iga dambaysa please💔💔💔
@fariixaquruxsan3134
@fariixaquruxsan3134 6 лет назад
waa ereyadii Maxamad cali kaariye alle ha u naxaristee
@ahmedwarsame8708
@ahmedwarsame8708 6 лет назад
ALLOW WAdankeena nabad.nooga dhig
@cabdilahiaxmed8882
@cabdilahiaxmed8882 5 лет назад
Hal-abuurki igu Heeso wanagsana intan Arkay wax hees samyaa wax Uu ahaa AHU Maxamed cali Kariye Ebbe how naxariisto
@z7z766
@z7z766 3 года назад
Cawaanta qaar waxey leeyihin qarshe ayaa qorey
@Qofnaba.
@Qofnaba. 3 года назад
Allaw somali bogooda burcad isku Mari meel walba oo ay joogaan 💯😭💔 fanininta iyo Abwan ka sameyayba allah Ha u naxaristo inta dhimtay
@abuamirgesay9607
@abuamirgesay9607 5 лет назад
Boqoradii fanka iyo sogaanda Somalida allow unaxariiso intidhimatay
@aoa1989r
@aoa1989r 13 лет назад
i like this song in any time any where also i listen this song more than billion time i cant imagine how much i like
@huxleyconnor1041
@huxleyconnor1041 3 года назад
i dont mean to be off topic but does anybody know a method to get back into an Instagram account?? I stupidly lost the login password. I appreciate any help you can give me
@nicolaseugene3746
@nicolaseugene3746 3 года назад
@Huxley Connor instablaster :)
@sharifjama20
@sharifjama20 6 лет назад
What a powerful voice maaaan u got it
@bahalfood
@bahalfood 15 лет назад
waa hees qiiro wanadiyadeed xambaarsan, waxan filaya Somali dii markaas virus ka qabyaladu ku cusba dawoobi wayday iga waloona waligeed ka dawoobayn Cudur ka Qabyalada iyo reer u kiilka, nacala ku yaal qabyalad iyo niikeedba
@bassass22
@bassass22 13 лет назад
The troupe was established by members of the Radio Artists Association. It was supported by the Somali government as part of the Somali National Theater, and made tours throughout several countries in Africa, including Egypt and Sudan.[1] After a coup in 1969, the ensemble was renamed Waaberi, which means "Dawn Players".[1] The group continued to exist as a private organization into the 1990s.
@abdiwahabashkir3369
@abdiwahabashkir3369 4 года назад
Waxaa qaybta Dambe masarxa Soo Istaagaaya Maxamed Cali Kaariye Oo Erayada Heestaan Sameeyay, Wuxuu Soo Ag Istaagaa Xasan Aden Aadan Iyo midka Geeska Jira Dhexdooda 3:58
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 года назад
Xasan aadan ba u gacan haadinaya oo aha zxbki marna fanaankisi. Markasu u sanqanaya ( dhib male iska dhaaf camal), ka dib wuxu so dhex istaagaya Axmad naji iyo cabdulqadir macalin juba dhexdooda. Markasu Hassan aden madaxa lulaya (ok camal). Maxamad cali kaariye Oo lagu naanaysi jiray qareenki jacaylka wuxu aha Abwan wayn
@Baashaal26
@Baashaal26 14 лет назад
ninkii wax fahmaayow si fiican u dhagayso
@isxaqabdi-daqarre883
@isxaqabdi-daqarre883 10 лет назад
wadankeena nabad allaha nooga dhigo
@rahmaabdi6457
@rahmaabdi6457 6 лет назад
Isxaq Abdi Yusuf Amin
@maahadyare
@maahadyare 16 лет назад
Ebbow arligoo nabada. Oohin baa isku key taagtay, Somaliyeey halaga baxo qabyaalada wadankeena wixii dan u ah aan raacno
@halimomaxamed7747
@halimomaxamed7747 6 лет назад
Nusqarni ayan raadinaa man helin
@abdirashidmohamed7314
@abdirashidmohamed7314 6 лет назад
WAA wAANO wAXA GALA AH KU WAANSAMA SOOMAALIYE WAA JAHALIGA IN QAADAYA
@OMUUUable
@OMUUUable 11 лет назад
I didn't think I would like this song buh I really do now and basass22 nicely said if u are who I think u are then ur excellent writing gave u away hehe...
@mplsridah
@mplsridah 5 лет назад
Who else crying?
@SeraphMowlid
@SeraphMowlid 12 лет назад
Thank you for uploading this. It made me sad. Do you know where I can find the song in its entirety? God bless.
@cabdixiito6331
@cabdixiito6331 10 лет назад
CALI MUDUQ SXB LABADA GABDHOOD MIDA HIBO XIGTO WAA SHANKAROON AXMED SAGAN MIDA KALE WAA XAREEDO ISMAACIIL DUNIYO
@sadaali68
@sadaali68 12 лет назад
so sad
@ismailmohamed3875
@ismailmohamed3875 2 года назад
Nu 8.00
@thepestcontrol6031
@thepestcontrol6031 16 лет назад
Dear Mahadyare, evryone agrees that with you; the question is that we don't know how? it is just that our people cannot put their country before their own needs and greed.
@CushiticSomalianMale
@CushiticSomalianMale 14 лет назад
@mayamlou i think ima have to agree with you on that one.. about our beloved cushitic Somalian nation = Somalia/LandOfPuntland peace is the only way to real progress a.k.a Horu'mar
@ebonyjazz1172
@ebonyjazz1172 7 лет назад
Country before trabism, Surely 😢
@psIronman
@psIronman 15 лет назад
ereyadii abwaankii waynaa CABDILAAHI QARSHE
@z7z766
@z7z766 3 года назад
Abwaan Maxamed cali kaariye ayaa qorey, 3:58 waa kaa lataagan xasan adan samatar
@simbaboy2448
@simbaboy2448 5 лет назад
Wadankaan yaa u maqan?
@Peskonami-cy7dq
@Peskonami-cy7dq 2 года назад
Ana umaqan hadu alla ogolado 🇸🇴❤️❤️
@birculus5538
@birculus5538 8 лет назад
This is for All My EEBOWS
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 4 года назад
صوت قو مع زول قو
@khadaraanioslo2648
@khadaraanioslo2648 6 лет назад
Ale hano nabadeyo wadan kena
@idilmahamed141
@idilmahamed141 6 лет назад
😢😢😢😢😢😢😢
@AhmedAli-gn8sn
@AhmedAli-gn8sn 4 года назад
Amiin
@ahmedshakir9449
@ahmedshakir9449 8 лет назад
aamin aamin aamin eeboow
@hassanabdi1892
@hassanabdi1892 10 лет назад
waaxes fiian waaye hassan adan samatar
@relhm1
@relhm1 14 лет назад
where can i download some music by waaberi?
@elninoo1986
@elninoo1986 13 лет назад
Xiligii C/risaaq Gaadaco Iyo Magool Qabyaalada Iyo Sii Hurinta Colaada Ay Dhex Dabaalanayeen ! ! Ahmed Naji Iyo Hassan Aadan Rageedi Walee Taariikhdu Waa Cajiib Wayna Idin Xusi Doontaa Insha Allah Noolaada Axmed Naji Iyo Hassan Aadan
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 6 лет назад
waa ruun magool tarikhda meel xuun bey ka gashey
@cabdiraxiimsheikh8913
@cabdiraxiimsheikh8913 6 лет назад
waaw
@Ahmed-yr8jv
@Ahmed-yr8jv 6 лет назад
magool mujaahidad beey aheyd oo ma waxad rabtay cadalad daradii siyaad barre in eey si socoto toloow
@thelastking5725
@thelastking5725 5 лет назад
Magool Qabiil Gaar ah lama dagaalamin waxee la dagaalantay maxamed Siyaad lkn Adikaa Qabyaaladiista ah Oo ku difaacaya ninkas Qabiil adeer Magool waa tii 77 ka qeeb qaadatay xureenta soomali galbeed lkn adiku maxaad u qabatay wadankaaka dad dhintay iska daaa taada kasoo bax waajibka ku saaran kasoo bax magool AHUN wadani inee tahay waxaad ku garan bal wajigeeda fiir dhanka bidix axmed naaji ku xegtaa
@artsforall1843
@artsforall1843 16 лет назад
can some one tell me what ebbow means
@ciisemoalimadan7737
@ciisemoalimadan7737 6 лет назад
ilahow
@Baahalow
@Baahalow 15 лет назад
Saaxiib Calimudug, waxay ila tahay Cid aqoota in la waayay, anaa marka kuu sheegaya Labadaas Haween ah, Gabdho Maaheewaxayna kala Yihiin Shankaroon axmed Yuusuf iyo Xareedo Ismaaciil (Duniya) .
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 9 лет назад
Somalidu waa NAAGTII INTAY ISQAAWISAY .ILAAHOW I ASTUR TIDHI hhhhhhhhhhhhh !!!!!!! Inay nabadu macnthy ma 1993 ogaadeeeen
@Canaboodhe
@Canaboodhe 13 лет назад
cagadahan maxaay ka hadlayaan....
@daadaxsn934
@daadaxsn934 4 года назад
Hey adigal
@MultiSharmarke
@MultiSharmarke 13 лет назад
@aoa1989r sharefsiz
Далее
soomaaliyee toos
5:58
Просмотров 197 тыс.
Eebow -- waaberi - Addiss Ababa 1993
5:38
Просмотров 92 тыс.
Doors Harpy Hare (Doors 2 Animation)
00:16
Просмотров 951 тыс.
Siyaad bare wuxuu ahaa wadani gumeeysi diid ahaa.
1:54
Wadani ah (feat. Kooxda Waaberi)
7:30
Просмотров 3,2 тыс.
Faaduma Qaassim Hiloowle - Dalkeygoow
5:24
Просмотров 222 тыс.
Hudeidi - Uur Hooyo (Feat. Aar Maanta)
4:27
Просмотров 1 млн
Bulooy By Axmed Naaji
6:10
Просмотров 143 тыс.
HOBOLADA WAABERI KAALINTA FANKA YAA TIIRKA KOOWAADA
3:43
Bunis
7:47
Просмотров 151 тыс.
Doors Harpy Hare (Doors 2 Animation)
00:16
Просмотров 951 тыс.