Тёмный

EEDADAY IYO NINKAYGA ?qiso aad uxanuun badan!! 

Qisas Channel
Подписаться 47 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

#wararkiiugudambeeyey #wararkiiugudambeeyay #channel #warbaahintanoloshaislaamkatv #

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 125   
@HaboonAbdicasiis
@HaboonAbdicasiis 3 дня назад
Xita haduu ahan laha kan adunka ugujecla kuma laabten qofey kabtiisa toleysey ayaa kafankedana tolayay hala maqnado sharkisa😔
@IstarMohemmed
@IstarMohemmed 3 дня назад
Hooyo karti badan taem ayaan hada tahye quf nasiib badan aya tahye ee is muji❤😊
@SaadoAhmed-n2i
@SaadoAhmed-n2i 3 дня назад
My wlhi kuma noqdoon kaasi waa ba doqon ufffff ragnimo mha in aad xaaskga khiyaanto lkn ina gadha guursato waa cadi
@Muhiimey
@Muhiimey 2 дня назад
Ayaaney walaalo adaa qisooyinka carabta aqristee sodohda lagaraacayo ee gabadha wiilkeedu qabo garaacayso oo ay jilaan ma wax dhaqankooda kamida koley cidwalba waxay jilaan wixii kadhaca bii adooda aar sodoh soomaliyeed ayadaa ku qaraacaysa 😂
@Lamahela
@Lamahela 3 дня назад
Ayaaan qurux aayy manta anaaa uhoreeyo waxbadanaa maaqlay anaa u horeeyo manta malinteeydi waye dib udagaaa asxabtaa❤❤😂😂😂
@cashoali4237
@cashoali4237 3 дня назад
Wa u dagny bayo Teda kale ayan zaaida u tagerta iyah sawirkeda xita ku saran m.a😂😂
@Lamahela
@Lamahela 2 дня назад
@@cashoali4237 qali wan tageeraa ayaan qurux
@NasraCabdiwahab
@NasraCabdiwahab 3 дня назад
Ayaan indhaweyneey sanad baan kuxirnhy channelkaaga walashey baan kaa bartey iyadoo daawaney muuqaal aad leedhy markaa codkaaga isoo jiitey Indhaweyneey alla haku xafido 😂😊❤😂
@FarhiyaDhayib
@FarhiyaDhayib 2 дня назад
Wcs Ayaan quruxay xbbt muxamed SCW masha Allah ❤❤❤❤❤quruxay ❤❤❤
@ikranadan4259
@ikranadan4259 3 дня назад
Nin markaad ilaaliso ayuuba oogu daran yahay
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 3 дня назад
Haa wlhy waa runta
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 3 дня назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@UgbadYusufosman
@UgbadYusufosman 2 дня назад
Maya ma soo celiyen waayo qof mar ku khiyaamey way u fududahay in uu mar labaad ku khiyaamo
@AsmaClsalaam-f7e
@AsmaClsalaam-f7e 3 дня назад
Kusaliya xabiibkeena❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminahashi3329
@aminahashi3329 2 дня назад
Acuudu bilaah yaa la aaminaa marka ma eedii laxmiga ahayd bey maraysaa. Soomacaliyeen kadeed hadiled
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 3 дня назад
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@khadijohaji6118
@khadijohaji6118 2 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 3 дня назад
Wcs wr wp walaalo mashallah aqli badan ❤❤❤❤❤
@hafsamohamud7238
@hafsamohamud7238 2 дня назад
Eedadeyda ninkeyga ma guursan karo beeh se cml 😂😂
@Hidanhuda
@Hidanhuda День назад
Marko furay waaye inte jirtay marka lasheegayay
@MuuminXuseen-r2o
@MuuminXuseen-r2o 2 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂 ayaaneey Marka hore alaha kuu caafiyo cimraan yare wuuna caafimaadi doonaa inshaa alaah mida kale appkaaga waxaa iigu seef gareeysan ayaan calaa cal 😂😂😂😂😂 sida kii xaaskiisa ku seef garaystay carab dheer 😂😂😂😂
@ougbadimohamed7408
@ougbadimohamed7408 2 дня назад
inta aan haye idhahdo ayaan shardi uga dhigi lahaa guriga in u iguso wareejiyo marku igu wareejiyana ciyaalki igu salaam odhan laha
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 дня назад
Xitaa haday isku noqdaan ma iloobayso wuxuu falay.
@IndhoosAhmed
@IndhoosAhmed 2 дня назад
Wcs abaayo alle haku caafiyo codkaagana fasiix hakaaga dhigo
@LuulAbdirahmanMohamed
@LuulAbdirahmanMohamed 3 дня назад
Mya maku laaban laheen
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 3 дня назад
Masha Allah ayaan Allaah nocaafiyo wiilkena habaryarta unahay
@anhaar7544
@anhaar7544 2 дня назад
Ilahay ha kuh caafiyo cimran yare حبيبتي
@HawaMohamed-q4s
@HawaMohamed-q4s 3 дня назад
No way I would never ever go back to him
@juweriamohamed8635
@juweriamohamed8635 20 часов назад
Wan ku saaray quruxeey kumana caajisin dhiiri galisadeyda thy quen wiilkana allaha ku caafiyoh quruxeey
@Maryanruncabdirahmanfarax
@Maryanruncabdirahmanfarax 2 дня назад
Ani uma maleyo ina 10daqiqo xita ad no sheke nesay wlh wa igu socaty shekada mida kale sheko an bilaby qabyo uga ma tago ma aqano ma war jecli iga tahy😅😅❤❤❤❤❤❤❤
@NastehoInadauud
@NastehoInadauud 2 дня назад
Ayaney gabadhas adi isku dabecad tihin soma dhihi jirin qof inu wax iweydiyo majeceli afaraheyga qaska
@XamdaCabdulahi-f1k
@XamdaCabdulahi-f1k 3 дня назад
❤❤❤❤❤
@FadxiyaYuusuf-x1o
@FadxiyaYuusuf-x1o 2 дня назад
Tolow ma carabta walan niin somaliya waxasi kama surobe
@naruurohassan6043
@naruurohassan6043 2 дня назад
Haa Waa Carab
@maymuun7956
@maymuun7956 2 дня назад
Wax ka daran baa ka suurtooba nimanka somalida
@RoodaSharaf
@RoodaSharaf 9 часов назад
Asc hirta aniga han walhi kuma noqden ninka edady gursaday ee igukhayanay abadan
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 2 дня назад
Ayaan quruxeey ale hakuucaafiyo cimraan yre ❤❤❤🎉🎉 my walhi makulaabbteen najma ahaantyda waayo khaainka mawanaagsanaa inaad mar labaad soodhaweesato
@sawayoali9907
@sawayoali9907 2 дня назад
Aslm alkum walashey never in your life it habar to go back to that man May Almighty Allah grant quick recovery to you child Ameen yaa Rabb
@MuhiimAhmed-v8c
@MuhiimAhmed-v8c 2 дня назад
Haku xujeyso iinuu guriga magaceeda kusoo wareejiyo kadib hadey go aansato iney ku laabato haku laabato laakiin ayadoon guriga lagu qorin ineysan ogolaan ku noqoshadiisa
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 12 часов назад
Qisooyinka aan anshaxa ufiicnayn inaadan soo turjumin baa khyr roon sida ila saxan Waayo muslim baa nahay gabadh eedadedna waa waalidkeda labaad ninka gabdheedana hami kama galikaro hadiise la daawado dad badan baaa wax caadi ah moodidoona sidii wax normal.ah baad usoo jeedisay😢
@zhrahHasan
@zhrahHasan 2 дня назад
Wcs❤❤🫶
@RahmaMohamed-v7o
@RahmaMohamed-v7o 2 дня назад
Walley katahay inuusan igu soo laabaneynin ayaaney marka ani iyo isdagaalno oo qilaaf kabixi weyno ha ifuro isku laabasha kle xoogaha waa macquul lense naag darteeda hadi la ii furaa hoyadey calosheda maku laaban karaa waa mye saasu iga yhy
@SuheyloMohaomar
@SuheyloMohaomar День назад
Halkan wan sogaray likena wan saray cimrana alle ha caafiyo walalkey kusami yahay nagtana iskaga laabo dhihi laha ilmaha dartod maficno ilmo aabe la,aan goro
@xamdiamiin8051
@xamdiamiin8051 День назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤😢😢
@FarxiyoXasan-lo8yx
@FarxiyoXasan-lo8yx 3 дня назад
🌹⚘⚘⚘
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 2 дня назад
Subxanalh ayaney anika kuma kabteen balayo nagaha qaar ha so dhaweysatee bisinka
@Luul-ps7ym
@Luul-ps7ym 2 дня назад
War dumarow beer jileeca iska dhaafa oo go aan yeesha nin abaalkaaga iyo qiimahaga iyo aad ilmahisa hooda uu tahay xitaa kuga qadarin waayay nolol dambe hala wadhaagin waxaas wax ka daran baad kala kulmin hadii aad dhib uu aaminta marka unbad kaaga korsa
@indhauron7326
@indhauron7326 Час назад
Sax waye qofka kugu dhow aya cadow kowad ah
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 3 дня назад
Allah haku caafiyo wiilka
@thaprinomer
@thaprinomer 3 дня назад
Mnta anaa 2 eh😂❤🎉
@KhadarMire-g5f
@KhadarMire-g5f 2 дня назад
P0fka kuxumeeya weelawanaajiyaa ekuursa
@ZaaraBulshaawi
@ZaaraBulshaawi 2 дня назад
aniga waxan dhihi lahaa haku noqon horay usoco nolol kle sameyso
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 3 дня назад
Waan soo gaare sabar Allow na sii
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e 2 дня назад
Wsc ayaaney cimran yre alle ha ku caafiyo caafi mad taam ah mya nin Naag eda da ah ku furey oon wax ka samen mya mya 😢😢
@fatumaosman3573
@fatumaosman3573 2 дня назад
As for me, i would advise you not to get back to him
@Ikraamabukar
@Ikraamabukar 3 дня назад
Horta dinta mxe ka qabta in gbr iyo edaded hl nin isla gursado
@SaadoAhmed-n2i
@SaadoAhmed-n2i 3 дня назад
Ayaney xaqo mar walba oo soo if baxa wlhi gabadhaasina waa fariid lkn tan khiyaanty may ka faaidey bal😢
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal День назад
Ayaaney carabtu dhaqan xumaa edadey abeheey la dhalatay see ninkeyga salaadaba show kama jabisee balyaana dagdagin aa sheekada dhameysto😂😢😢😢
@RaxmoSh.xassan
@RaxmoSh.xassan 3 дня назад
Scw ❤Scw ❤Scw 🎉🎉❤
@HabonDaher-b7t
@HabonDaher-b7t 3 дня назад
Asc hbbi ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@مسكيشريف
@مسكيشريف День назад
Ha ku noqonin ma istihilo ha arko inuu doqon weyn yahay
@FatimaAhmed-v2o
@FatimaAhmed-v2o 2 дня назад
Walal ma soo ceshadeen qalbi jabay ma soo noqdo
@CanabFarax-nj5wl
@CanabFarax-nj5wl 3 дня назад
❤❤❤
@NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr
@NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr 2 дня назад
Ayaney wan kula so garay wllo rabi mahad haka gadho
@FarxiyoXasan-lo8yx
@FarxiyoXasan-lo8yx 3 дня назад
🌹⚘⚘⚘
@Luul-ps7ym
@Luul-ps7ym 2 дня назад
Go aan haka qaadata yeey ku laaban dhoofar ma dhaahirma
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 2 дня назад
Like wan saray wxa wajib ah inan saaro intan video dawan
@Qli-f2j
@Qli-f2j 2 дня назад
HAaa kunoqo ilmha abroad lo ma dhamee
@FurtunMuketar
@FurtunMuketar 2 дня назад
ASALAMA ALYKUM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 2 дня назад
Abyo mcn ilahey cimraan ha ino caafiyo
@AminaYuusuf-q1u
@AminaYuusuf-q1u 2 дня назад
Kumanoqaden wllhi
@ShadiyaAxmedismaciil
@ShadiyaAxmedismaciil 3 дня назад
Ani rayigay makulaabteen ninkaa
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 3 дня назад
Kulama taliyeen iney ku laabato
@axlaammaxamed2638
@axlaammaxamed2638 3 дня назад
in isku wada qoran aheed nin lama aamino
@tasliimjaamac7466
@tasliimjaamac7466 2 дня назад
May May bari busamaynaya hakunoqon
@ashaabdi9614
@ashaabdi9614 2 дня назад
Haku noqon anba kuma noqdenw
@FadumaZahra-yr9qu
@FadumaZahra-yr9qu День назад
Allah kucafiyo ayan Qali
@HodanHussen
@HodanHussen 3 дня назад
Wcs wallalo ❤❤❤horey u soco
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 2 дня назад
kaas kuma laabteen balaayada
@MaamAlma20
@MaamAlma20 2 дня назад
Carabtaan wax walbo ka filo
@anhaar7544
@anhaar7544 2 дня назад
Kuxumen ban ugu noqon laha
@HodmanSade
@HodmanSade 3 дня назад
Maya haku noqon bastarka
@ZiraajiMohamet
@ZiraajiMohamet 2 дня назад
Maya maku noqon laheen
@maryanosman4076
@maryanosman4076 2 дня назад
Never go back to him😢
@ExcitedCalicoCat-dt4bz
@ExcitedCalicoCat-dt4bz 2 дня назад
Haa abaayo oo ilmahaga ka fikir 😢
@asturan407
@asturan407 3 дня назад
sabarkiyo qofa😩😭😂😂
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 3 дня назад
Talad hooyaded sax aha qaado
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 2 дня назад
Ani ahan kumanoqodeen
@فتحيهمحمد-ط3ش
@فتحيهمحمد-ط3ش 2 дня назад
Allaha ha ku cafiyo abaayo
@ladanab9676
@ladanab9676 10 часов назад
Ha ku laaban
@SamiyoYusuf-f5h
@SamiyoYusuf-f5h 2 дня назад
Mayay kumaa labteen
@NastehoInadauud
@NastehoInadauud 2 дня назад
Kuma noqon lahen
@aishajama5525
@aishajama5525 3 дня назад
Maya maku laabteen
@SamiyaMohdi-tb2xo
@SamiyaMohdi-tb2xo 2 дня назад
My. Wllhi
@fahmaaliganey
@fahmaaliganey 2 дня назад
maya wih Abaayo
@luqmaan753
@luqmaan753 3 дня назад
Thnks 🎉🎉
@Nimcomaxamed-vi6xk
@Nimcomaxamed-vi6xk 2 дня назад
My walhi
@Haboon-g4d
@Haboon-g4d 2 дня назад
My wlhi 😢
@fadumomohamed-uf3lb
@fadumomohamed-uf3lb 2 дня назад
Maya
@FazaJamac
@FazaJamac 2 дня назад
Hakunoqon
@KhatraMaalim-wx8dr
@KhatraMaalim-wx8dr 3 дня назад
Maya
@faisaDuale
@faisaDuale 3 дня назад
maya
@aminoalli-o1j
@aminoalli-o1j 3 дня назад
Maku laabteen doofaar madaahiro nin iiquri waayey inuu naagkle ila guursado eee anigaba daaqada iga tuurey uuff
@FaadumodarajoFatmadarajo
@FaadumodarajoFatmadarajo 2 дня назад
Oo diintu ma ogashahay gabar io eedaday inla isla guursado
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 дня назад
Xaaskii hore wuu furay. Markaas buu guursaday eedadeed
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 3 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Fafumomohamednoor
@Fafumomohamednoor 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anabhersi3006
@anabhersi3006 3 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdihayle6819
@abdihayle6819 3 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
Далее
XAASKII AABEHEED AYAY NIN UBALAMISAY⚠️!!
26:38
Просмотров 1,6 тыс.
MARKII JAAMACA LA, IIDIRO⚠️!!
31:52
Просмотров 8 тыс.
FILO PART 126
30:15
Просмотров 375 тыс.
GABADHII TOOGASHADA KU XUKUMNEED😭😭QISADEEDA
31:32