Тёмный

EG DEG Xiisada Itobiya & Somalia oo cirka isku shareertay, & DFS oo 20kun oo shacab u aar-gudi rabta 

Suldaanka TV.
Подписаться 422 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@nibo5707
@nibo5707 21 день назад
Allaaha xafido fiqi iyo kuwa la midks ah Aamiin
@AbdirisakosmanIndhayare
@AbdirisakosmanIndhayare 21 день назад
Aamin yarabi
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff 21 день назад
Itoobiyanka wa cadow wadanka xoog ku jooga sax wexey moqdisho iyo gobolada ku xasuuqen shacab somaliyed o dhan 100 kun o shacab ah iyo hantidi aay ka dhacen ayago dhaman ganacsiga u diiday maalinto o dhan baaburtane wey qafaalan jireen gaalada itoobiyanka wa in laga aara Somalia 🇸🇴 wa in itoobiyanka ka saarta wadanka
@AbdirisakosmanIndhayare
@AbdirisakosmanIndhayare 21 день назад
Guul somalia
@ashasalah2835
@ashasalah2835 21 день назад
WASIIR FIQI, WA IN UU DACWADAAS U GUDBIYO, QARAMADA MIDOOBAY.
@rnoor9763
@rnoor9763 21 день назад
Dowladda Somaalia itopiyaanka mabaryeysaa maaleeskaceliyo, Shirka Turkigana halakansalo .
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid 20 дней назад
Waxad doonaysaa boqol kun oo kale laydinka dilo xaywaan
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa 21 день назад
Dowlada soomaali waa iney taageero at u fidisaa mucaaradka itoobiyo mid militir iyo mid dhaqaalo ay u fidisaa oo ay wadanka soomaali ay ku marti qaadaa is looga cadeeydiyo abii axmed
@ZakariaMohamed-ot8sv
@ZakariaMohamed-ot8sv 20 дней назад
Doqom yahoow hadalka iska sax somalia weeree Kuma qaasiädim Etiopia
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 21 день назад
Cadowgeenu waa ithiopia, hadle dhabca wayee. Dhalka ha qabaxaan, dhalkodi mahaxa 🤔ee qasaab kusaara
@ashasalah2835
@ashasalah2835 21 день назад
CIIDAMADA AFRIKANKA EE XAMAR JOOGA, ASKARI KASTO 1200 DOLLAR MUSHAAR U QATAAN, DOWLADDAHODANA, MALAYIN DOLLAR SANNAD WALBA KA QATAAN QARAMADA MIDOOBAY.
@MohamedAhmed-bi3gr
@MohamedAhmed-bi3gr 21 день назад
Hadalka wasiir fiqi waa xadiis waxaan kaliya uu ka tahay in lasoo maxkamadeeyo Cali maxamed geedi iyo salad Cali jeele oo la socday itoobiyaanka
@DaahirYare-kv4pv
@DaahirYare-kv4pv 20 дней назад
Wasiir Fiqi waa geesi angam banin Runtii
@MohamedMehadi
@MohamedMehadi 21 день назад
Mels zanawe didn't want to go to Somalia, but American forced to do so 20,000 thousands Somalia killed by Ethiopia 2 millions filed Somalia A tororst organisation alshabab founded By Ethiopia and Americans A U troops came to Somalia
@QafiirRiyomarindaje
@QafiirRiyomarindaje 20 дней назад
Cawoga sdacabka soomaaliyeed 2 CEO mallahan waa mid waana xasan sedan iyowixiilamaca rabi umada hakaqabto
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 21 день назад
XUDUD MAKALA LAHA KOONFURTA SOMALI ITALIA IYO ETHOPIA. BALLANKU WAA QASHADA HASAN SH IYO FIQI. AAN DHAWRNO XAALKA. JSJ.
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 21 день назад
Haddii ay ethiooia soomaali laysay cabdillaahi yuusuf ayaa keenay oo madaxnimo doon ah mangiste tag ethiopia waa taas dhisan ee mee dawladiinii 6 dawladood oo kalla madax bannaan ayaad tihiin ee iska aamusa waxaa lamid tihiin ciraaq iyo wadamada carabta ee dawlado uun iska sheegt wax aad tari kartaana ma jiro
@ibrahimfiqi4578
@ibrahimfiqi4578 20 дней назад
Somalia way soo kaban haddii Ethiopia somalia laga saaro si degdeg ah oo qasab ah. Shicibka iyo cidanka somalia cid alla intii afka somalia ku hadasha.Ogaden free insha allah.
@abdullagull2943
@abdullagull2943 21 день назад
Marki la yiraa DOWLADA SOMALIYA waxa la moodaa dowlad weyn oo awood leh. Kkkkkkkkk waa afar qofood oo is diidan mid kasto wuxuu rabo sameeyo. Dowlad aan afgoye gaari karin. Kkkkkkkkk
@hurrekoje2146
@hurrekoje2146 21 день назад
Hadaa ma Itoobiya xoog iyo midnimo ku dhaanta? Ileen waa layska warhayaye
@madaxbarar3577
@madaxbarar3577 21 день назад
Halista lagu shegayo waa taa😮😮😂😂❤
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf 21 день назад
Nagadaa beenta hoyadawase
Далее
УДОЧКА ЗА 1$ VS 10$ VS 100$!
22:41
Просмотров 280 тыс.
УДОЧКА ЗА 1$ VS 10$ VS 100$!
22:41
Просмотров 280 тыс.