Тёмный
No video :(

Eglan Show Fanan Jago Nacaybka Somaliya waxa igu kalifay sheko xiso leh 

Eglan Show
Подписаться 231 тыс.
Просмотров 644 тыс.
50% 1

News by renowed Somali female reporter Eglan. Currrent news, information, updates and happenings across the Somali nation world-wide.

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 6 тыс.   
@gaaranegardaro3600
@gaaranegardaro3600 4 года назад
Inta neeftuurkiisa maqleeyso like hasaaraan
@wyard8409
@wyard8409 4 года назад
Istaaq furulaah
@mrtaajir7570
@mrtaajir7570 4 года назад
Hhhhhh si wacn
@hasanmohamed1092
@hasanmohamed1092 4 года назад
Fanaanka cayda ka daaa
@gaaranegardaro3600
@gaaranegardaro3600 4 года назад
@@hasanmohamed1092 Waxaan arkay leen sheegay saaxiib
@nafisacabdi1835
@nafisacabdi1835 4 года назад
K Kkk walhi saida uqoslay neeftuur waydhaftay tan quuro aba moda
@kikokayaahee7951
@kikokayaahee7951 4 года назад
Anoo Somalilander🇭🇺 from Burco ah Somalia waan jeclahay waayo waa dad Soomaaliyeed calankooduna 🇸🇴 calamada aduunka iiga dhawyahay anagoo kla dawlada ayaanu isjecelnahay ee siyaasiyiintuuba ina sii kla dilaysa oo cay iyo wxn loo joogin samaynaya #Somali Masaakiin hadaynu kala dawlado noqonay somaalinimo iyo muxibo iyo dhiig baan ina mideeya ee siyaasada un inaga fogeeya iyo qadiyadaha please 🙏🏾 Somaliland & Somalia
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 года назад
Dhal faqash
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 года назад
Dee haayoo injir kasta burcay iska Sheegan war Burco calankaa cid ka jecel Ma jirto waxaan xabad ahayna nagama dhaxayso
@walalmohanad7374
@walalmohanad7374 4 года назад
@@genmustafeburcaawi6972 hhh maxaa Yahuud maanahy mise israel war meel kaLama jirneeee Aduunka somaali uuN baa unahy🙏
@maxmedaxmed7384
@maxmedaxmed7384 4 года назад
Burco waa magaalo gobeed
@15kbeforesubsmay37
@15kbeforesubsmay37 4 года назад
Gob baad tahay. Somaali waanu jecelnahay. Halaysu damqado. Wixii dhacay iska xariiq
@jhussain1507
@jhussain1507 4 года назад
Aniigo ah from Muqdisho hadane ninkaan neefta dhiboosa hadalkiisa aad ayuu iga qosliiye walahi ciyaal xamar nahay uqdaad manaqaan we love Somalian ❤
@caashomaxamed3265
@caashomaxamed3265 4 года назад
Jowharo Hussein 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mychannelbulshada6198
@mychannelbulshada6198 4 года назад
Sax wall
@maryanhassan2347
@maryanhassan2347 4 года назад
Kkkkk
@dahirhassan9803
@dahirhassan9803 4 года назад
Wllayaal anaguba waan idin jecelnahay balse aan kala dhamaano hadii kale wax kasii dara mooyee wax kasoo reeyaa ma jiro
@saarasimoon7903
@saarasimoon7903 4 года назад
Sax walhi ciyaal xamr cuqdad manaqaan💪💪
@bilaalsabiryare3272
@bilaalsabiryare3272 4 года назад
Aan kusalino xapiipkena Mohamed scw scw scw💋♥🌼
@dhagacade.6832
@dhagacade.6832 4 года назад
Scw
@xasanzuriya3185
@xasanzuriya3185 4 года назад
ﷺمُحَمَّد
@theaweilpulshaawi9658
@theaweilpulshaawi9658 4 года назад
Scw
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 4 года назад
Scw Scw Scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️
@fahadcaaqil575
@fahadcaaqil575 4 года назад
Bilaal Sabiryare scw scw scw
@zackamareh1228
@zackamareh1228 4 года назад
Sharf iyo karaamo ayaan idiin hayaa reer somalia one love😘⚘🌺🌻 From hargeisa somaliland
@jamiilomahamud7836
@jamiilomahamud7836 4 года назад
Idiin jcliyaa reer soomaaliand ilaahoow iikeen daaa🇮🇹❤❤
@nastehaislow407
@nastehaislow407 4 года назад
Zack Amareh sidoo kale wllo anaguba wn ku hynaa 😘
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 года назад
🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 4 года назад
AnaGu majeclin somalilanD ciDi neceb somalia diinpa naga dhaxayze Qaran nagama dhexeye
@imran5903
@imran5903 4 года назад
Muxuu la xuurtoonaa waa Handicap adigana yaa lagu xirin dharka buluuga aad xiratay asigoo muwaadin jabuuti ayuu qabiil uga soo tagay from burtinle
@hamditayib6959
@hamditayib6959 4 года назад
Eglan show caadi maha qosolka isku celcelineyso cidi ilafahantay like I sar
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 года назад
Hamdi Tayib subscribe isar
@abdirahmanmohamed9983
@abdirahmanmohamed9983 4 года назад
Subxanalah subxanalah karamo ma midankana karaamo leh ilahay kabaq
@abdirahmanmohamed9983
@abdirahmanmohamed9983 4 года назад
Aqligiisii dhamaa barurta ka qadatay
@abdirahmanmohamed9983
@abdirahmanmohamed9983 4 года назад
Ilahay haso hanuniyo
@ciyaalwardhiigley2237
@ciyaalwardhiigley2237 4 года назад
Subscribe igu caawi
@inantareerka1103
@inantareerka1103 4 года назад
Alla muxuu tajwiidka qurxin lahaa haduu quraanka barto.. 🥰
@abdulmoaw6333
@abdulmoaw6333 4 года назад
Inanta Reerka malaha walaal maba dukada ayaan u maleynayaa ee ilaah hasoo hanuuniyo
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 года назад
Inanta Reerka subscribe isar
@inantareerka1103
@inantareerka1103 4 года назад
ISNAAD CHANEL diiday🤪
@ifraxabdullahi3195
@ifraxabdullahi3195 4 года назад
Kkkkk wxkale
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 года назад
Hadanahaay reer Djibouti wa jecel nahay walal neeheen Somalia ,viva Somalia🇩🇯🇸🇴
@user-yh9gt4zf9g
@user-yh9gt4zf9g 4 года назад
😄😄😄😄
@liineymohamed3789
@liineymohamed3789 4 года назад
Femme Forte 🥰😘unukabo sido kale
@nafayusuf7961
@nafayusuf7961 3 года назад
@Samantha Young 🤔
@najmaabdiwali4670
@najmaabdiwali4670 2 года назад
Oo somali soo islma nihin walalyalow
@warshaddagaleeyda7511
@warshaddagaleeyda7511 4 года назад
Alxmdlh sababtoo ah waxaan kudhashay Galkacyo waana jeclahy 100% calankayga buluugaa one♡♡love Somalia
@sucdifunny6442
@sucdifunny6442 4 года назад
Warshadda Galeeyda waaaaw kalkacyo meel gobeed
@warshaddagaleeyda7511
@warshaddagaleeyda7511 4 года назад
@@sucdifunny6442 thanks abaayo
@yahyeburhaan1366
@yahyeburhaan1366 4 года назад
Warshada galeyda baraxley sxp cjb 🔗🛡
@sacdiyohussenbare6354
@sacdiyohussenbare6354 4 года назад
kkkkk
@najuubbe2241
@najuubbe2241 4 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴 calankan xamar malahan ee soomali ayaa leh love u somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 года назад
najuu bbe subscribe isar
@salada7222
@salada7222 4 года назад
najuu bbe malaha french baa korsadey
@salmoaxmed6123
@salmoaxmed6123 4 года назад
Cusiri walboo somali land ba afka haku taago
@dhoolsiyat8556
@dhoolsiyat8556 4 года назад
Waaa runtaa calanka waaa midka Kali ah oo lagu aqonsan yahay somalida diid ama doon 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 sharaf ayuu calamka oo dhan kalee yahay
@somalilanddhalad3277
@somalilanddhalad3277 4 года назад
Xamar ayaa leh clnka
@ahmedmohammed3732
@ahmedmohammed3732 4 года назад
Wr Jago Inuu Khuurinayo Inta ila Aragta Liketa😂
@sacadcishqi1477
@sacadcishqi1477 4 года назад
😂😂😂😂😂
@danbeledanbele2384
@danbeledanbele2384 4 года назад
Kan dhaa dhan waye be
@mushtaqomar6527
@mushtaqomar6527 4 года назад
Hhhh 😂😂😂😂caadi maaaha
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirahmanabdiweli4261
@abdirahmanabdiweli4261 4 года назад
Barnaamijku waa khuuro😅😅😅😅
@khadracabaade4475
@khadracabaade4475 4 года назад
mar kad qosol u xiiso wan imada halkan wlhi hda ila mid thy like🤣🤣
@xaawoali8912
@xaawoali8912 4 года назад
Isku mida nhy
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 года назад
@@xaawoali8912 😂😂😂 wali anaa idinkaga danbeeya
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
@@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 Waalagasi dambeeye🤣🤣🙈
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 года назад
@@Ehel_Caashaq1 🤣🤣😂 la igama danbeen karo meeshan wan daganahay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
@@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 Waa lagula dagan yahay xbbi🤣🤣🤣🤣
@mariabeuty3479
@mariabeuty3479 4 года назад
eglan show qoslka isku celinyso inta ila aragty liketa saar wll😍😍
@samsamdirir6409
@samsamdirir6409 4 года назад
Miiyuu khuurinayaa miise aniiga mooday
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 4 года назад
cidii aragta qoraalkeygan iGuLa saLi xabiibulahi muxamed csw
@hamdiehludikir4026
@hamdiehludikir4026 4 года назад
Scw
@zalmaabdirahman4499
@zalmaabdirahman4499 4 года назад
Hamse Abdilahi scw scw scw
@sheylilah9582
@sheylilah9582 4 года назад
scw
@habiilahmed9054
@habiilahmed9054 4 года назад
Scw
@ifraaxcadey9331
@ifraaxcadey9331 4 года назад
Csw
@abditryhard3529
@abditryhard3529 4 года назад
Ninkan iyagoo igaraaliya walaal biyo kulul iyo sinjibiil subaxii iyo habeenkii si neeftiisa caadi augusto noqoto culeyskaa la dega from muqdisho
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 года назад
Hahahah
@enaapdinaserfaarah3382
@enaapdinaserfaarah3382 4 года назад
Djibouti dadkeygah🇩🇯❤😥 from muqdisho muq wanaag❤🇸🇴🙏
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 4 года назад
From Puntland🇸🇴🛃Reer🧕 xidigkay🇩🇯📿🇩🇯 salute Djibouti
@hodanmohamedtabet4082
@hodanmohamedtabet4082 4 года назад
manaaL Abdullahi nin Waa rer Somaliand aniga ah rer Djibouti 🇩🇯 wan jecelahy Somalia 🇸🇴
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 4 года назад
manaaL Abdullahi ❤️😘🥰 dadkeyga
@Abutamer84
@Abutamer84 4 года назад
@@hodanmohamedtabet4082 Nin kan waxu ku dhashey Djibouti wan Réer Q7 lkn Asalkisu Wa Sland Aniga garanaya Ninkan
@fadumomohamedsaid8341
@fadumomohamedsaid8341 4 года назад
@@ROPERTOBAGIO masha allh dadkaygii😘
@maryamamaxamed3661
@maryamamaxamed3661 4 года назад
Inta tik tok kaso maqshy codkisa reply iso dheh like dhac dhac kusi😂
@falxadcali580
@falxadcali580 4 года назад
Maryama Maxamed waruntada tiktok iyo ck le maqle
@nuurhussein3736
@nuurhussein3736 4 года назад
😂😂😂✌
@darkangle7124
@darkangle7124 4 года назад
Kkkk aniga
@yaskamoha332
@yaskamoha332 4 года назад
Hhhhhh waan kula hayaaa
@nizmabeaofficail3304
@nizmabeaofficail3304 4 года назад
😂😂🙋
@its.Mohamed443
@its.Mohamed443 4 года назад
War Somalia waan jecelnhy beenta naga dhaaf one love Somalia🇸🇴❤💪 From DJ👊🇩🇯
@cabdiwaaxidcabdulaahi3010
@cabdiwaaxidcabdulaahi3010 4 года назад
Anagaba sidoo kale waan idinjecelnahay
@cabdiwaaxidcabdulaahi3010
@cabdiwaaxidcabdulaahi3010 4 года назад
Reer jbouti
@its.Mohamed443
@its.Mohamed443 4 года назад
@@cabdiwaaxidcabdulaahi3010 tnx bro🥰👊
@cabdiwaaxidcabdulaahi3010
@cabdiwaaxidcabdulaahi3010 4 года назад
@@its.Mohamed443 adaaa mudan my bro
@heerqaran580
@heerqaran580 4 года назад
Ogoow markuu ka hadlaayo necebka soomaaliya kuma hadlayo jabuutiyaan inuu yahay ee waxuu isku heystaa inuu yahay soomaaliland marka taas hala ogaado
@arrehhousseinmahdi8044
@arrehhousseinmahdi8044 4 года назад
Kaani waxa uu naga dilay sumcaddi Jabuuti🇩🇯🇩🇯, Haddii aynu nahay reer Jabuuti, manaqano qabyaaladda iyo cunsurinimadda
@aliahussein9044
@aliahussein9044 4 года назад
Huuno waa sidaa jabuuti waan jecelahay run ahaan soomaliyoo dhan ❤❤❤
@samirasiman4801
@samirasiman4801 4 года назад
Qosol igu maharin 😂😂😂😂😂inta ila qososhay👍
@cusmancateye4786
@cusmancateye4786 4 года назад
Kan saca ah tolow muxuu ah Wlhi waa damer damer dhalaye kulah
@muntazissa6837
@muntazissa6837 3 года назад
maxad ku qosli dani bay isu eeg yihiin fanankan wuuna ka caqli wanagsan yahaye
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 года назад
Hadaad qososhay Like ii saar Plz😂
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 10 месяцев назад
1:53 😂😂😂😂😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 месяцев назад
😂😂😂
@yaxyexaliye2671
@yaxyexaliye2671 4 года назад
Ar Eglan show inay Qosol isku celinyso intee ila aragta
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 4 года назад
Waa nacas qoftan khibrad saxaafad malan wee iska qoslee ixiiii xee tahay
@yaxyexaliye2671
@yaxyexaliye2671 4 года назад
Talant way ledaHy wllHy Daa GabadHa pao
@yaxyexaliye2671
@yaxyexaliye2671 4 года назад
PoE
@fatmajabuti3277
@fatmajabuti3277 4 года назад
khabdara disa ayay kayabty
@fatmajabuti3277
@fatmajabuti3277 4 года назад
@@samriyegaraad5376 waxlaku qoslo wu yahya nefkas
@arwaakey6823
@arwaakey6823 4 года назад
Inta zomalida jcyl like ii zaara🇸🇴
@liineymohamed3789
@liineymohamed3789 4 года назад
Arwaa Key 🥰🇸🇴
@bellakhuurshe7740
@bellakhuurshe7740 4 года назад
Masha 💖💖
@abdiadanhussen8270
@abdiadanhussen8270 4 года назад
Calool waynee
@kawtherataash945
@kawtherataash945 4 года назад
calanka xamar ma leh Somali o dhan ba leh wxi Af Somali ku Hadlo dhan Bu sharaf u yahay calankeenas cirka u Egee xidigta cad dhexda kga camirantahy🇸🇴🇸🇴❤
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 4 года назад
waaan kaxumahay wll anigu calankaa weligay 1 mar arkayba sitoosa
@mursalahmad3677
@mursalahmad3677 4 года назад
Calankaa reer xamar ayaa leh
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 года назад
Ahey💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕
@saafisaafi5416
@saafisaafi5416 4 года назад
calanka somali oo dhan baa lee is da jiiya rer buujuubaajaa
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 4 года назад
@@saafisaafi5416 imika soomali calan kadhexeeyo oo aan ogahay majirto
@abdirahmandaahir2815
@abdirahmandaahir2815 4 года назад
Cid iLa fahmsa in uu ninkani Yahy Isma dhibe like i saar😂😂😂
@aadanhusseen1890
@aadanhusseen1890 4 года назад
Woman taken somaily
@hanaadiaaloow9922
@hanaadiaaloow9922 4 года назад
waa nacas
@nasiibbile1916
@nasiibbile1916 4 года назад
Kkk
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 4 года назад
@@hanaadiaaloow9922 adigaba nacaz ah wadankagi itobia ugandiske ilaliya
@qadroxuseen874
@qadroxuseen874 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣👈
@user-pg4wt2xz9o
@user-pg4wt2xz9o 4 года назад
Nin hurdaayo ayaaat keentey meesha Mida gle datkan cml xamar iyo somalia 🇸🇴 haku so hadal qaadin maroodi ayaa wareesanesaa bin aaadam mahan
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 года назад
SETWAD ONLINE subscribe isar
@nimcooniahmed9901
@nimcooniahmed9901 4 года назад
Hhhhh hhhh hhhh wlhi wll qosol aa igu dishay maroodi aa yaa rabi waa un bini'aadan hhhhh
@abdallanabiil3690
@abdallanabiil3690 4 года назад
Hahahahahah wan qosly maroodiga dhaama wallahy
@user-pg4wt2xz9o
@user-pg4wt2xz9o 4 года назад
Nimcooni Ahmed jeertan cml media lagu so deena markas ayuu calan wax ka shegaa iyo xamr 🤬 xoolaha ta cun
@user-pg4wt2xz9o
@user-pg4wt2xz9o 4 года назад
Abdalla Nabiil Walhi jeer ma u egoo walalow 😂😂😂 lo’da ta cun dheh
@mohawadani3985
@mohawadani3985 4 года назад
Daacad aa u qoslay walalhi.. Inta ila qososhay like ii saar...
@katejama2080
@katejama2080 4 года назад
😂
@hamzeyoussouf1144
@hamzeyoussouf1144 4 года назад
I can’t stop watching😂😂😂😂🇩🇯
@Barlin22
@Barlin22 4 года назад
Ÿöüñg Rïšh me too I’m laughing 😂
@ugbadm6075
@ugbadm6075 4 года назад
Waa baac😄
@sahraahmednuur2580
@sahraahmednuur2580 4 года назад
kkkkk
@amiirfodcade
@amiirfodcade 4 года назад
Zoomaaliya iLaahey ha mideeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
@sahragodho8765
@sahragodho8765 4 года назад
AMIIR FODCADE Aamiin
@xawaxarako9799
@xawaxarako9799 4 года назад
Aamin
@dhoolsiyat8556
@dhoolsiyat8556 4 года назад
Neef darted ayan wax la maqliwayay yaa ila mid ah😂😂
@samirasaney5752
@samirasaney5752 4 года назад
Ana kula mid ah kkkkkkkkkk wuuba fadhiyaaye neeftuurka maxaa waaye😂😂😂😂😂😂
@naasirhassan4984
@naasirhassan4984 4 года назад
Kkkkkkkkkkk wlhi wll wa runta kan heart failure bu khatar uyhu tana wayka toocsanaysa kkkk haa kulaha nin xikmad badan bn ahay ku laha
@samirasaney5752
@samirasaney5752 4 года назад
@@naasirhassan4984 wlhi idil waxey sheegtee la dahay mooyee kan wey ku yaabantahay o ay ku qosleysaaa😂😂😂😂😂😂😂
@zamzamaxmed7683
@zamzamaxmed7683 4 года назад
Manooli wllhi 😋😂😂😂😂😂
@habiilahmed9054
@habiilahmed9054 4 года назад
Kkkkkk
@raanoabdi1878
@raanoabdi1878 4 года назад
ilahay sidaa aad thy namadhigo ina aan rabin zidiisa like ta ku qabta☝️
@mawlidosman2819
@mawlidosman2819 4 года назад
All nagama dhigo😂😂
@azmodhaaki6149
@azmodhaaki6149 4 года назад
Raano Raano 😂😂😂😂😂
@masudhussein2730
@masudhussein2730 4 года назад
Wlh inaa u jawaaba baa rabay lkn marka dawaday waxaa arkay inuu yahay qof #dhiman ama #xanuunsan ax😰😭😭 ilahow caafi🇸🇴🇸🇴🙏
@umuahlam1103
@umuahlam1103 4 года назад
hhhhhh wlh warun
@Liinacadey
@Liinacadey 4 года назад
Wlhi wa runta hdlkisa is dardarleh mskin alha ku cfyo
@ramlaaxmed3097
@ramlaaxmed3097 4 года назад
Kulaha farmaajo haduu xitaa iiyeedho tagi maayo Ma isagaba ku ogba 😂😂
@amaanielmi915
@amaanielmi915 4 года назад
Niyaduu dhisanooyaa maskiinka🤪😂😂😂😂😂😂😂
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 года назад
ramla axmed subscribe isar
@ramlaaxmed3097
@ramlaaxmed3097 4 года назад
ISNAAD CHANEL waan kusaaray wllo
@hamdixiis7418
@hamdixiis7418 4 года назад
Wuu is qasayaa kkkkkkkk yaba grnyo doqonkan farmajo in uu aqon uleyahay sow kama horeyso
@sml3858
@sml3858 4 года назад
😂😂😂😂😂😂
@ramlojamac8971
@ramlojamac8971 4 года назад
Wlhi wax dhan ma maqlo neftur dharted inta ila aragtay like ta dhe😂😂
@sedaabdilahi3106
@sedaabdilahi3106 4 года назад
Tik tok aya wax loogu reebay kan 🤣🤣🤣🤣
@dekahmohamud1238
@dekahmohamud1238 4 года назад
MOHAMMED AHMAD Iglan shoow😂😂😂😂ictiraaf raadiska hakuugu daro Muuse biixi kulahaa 😂😂 alah iglan beerka 😂😂😂😂
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 года назад
Ramlo Jamac subscribe isar
@mostafasulthan4650
@mostafasulthan4650 4 года назад
😂😂😂😂aniga kula mid aH Neef tuur uun maqlaa Iyo faan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 года назад
ramlo walaalo wax uu isk keenyo ma ah la soco
@ugbadm6075
@ugbadm6075 4 года назад
I LOVE SOMALI FALAG🇸🇴🌹
@777-y4k
@777-y4k 4 года назад
Uuf Xaarmachoooooo iyo faqaaash
@ugbadm6075
@ugbadm6075 4 года назад
@@777-y4k been ayaa ku nooshahay, Farmajo adunka ayaa og president inuu ku yahay.
@777-y4k
@777-y4k 4 года назад
Ugbad M Xaarmachoooooo anga wasnaa
@777-y4k
@777-y4k 4 года назад
Ugbad M Xaarmachoooooo oosheeg
@abdidayaxdubane463
@abdidayaxdubane463 4 года назад
ugbaad nasab baatahay
@ubaxkaafi2232
@ubaxkaafi2232 4 года назад
Inta ila aragty iney eglan qosol sey iskugu celineysey naftu hayso hhhh
@xziraachi1325
@xziraachi1325 4 года назад
Hhhhhh way isku celiysay walahi qosolka lkn nin Lagu qoslo ayay waraysanaysa anaba ku qoslay hhhhhhh
@adnanahmed7570
@adnanahmed7570 4 года назад
Ubax Kaafi I sow her 😂
@ubaxkaafi2232
@ubaxkaafi2232 4 года назад
@@adnanahmed7570 🤣🤣🤣😍
@abdihalimyusufmohamed8903
@abdihalimyusufmohamed8903 4 года назад
@@ubaxkaafi2232 lkn waxay ku qoslayso ayaan garan waayay.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 года назад
eglon mar walaba way qososhaa so tus eglon mid aanay qoslin way qososha mar walaba dadka ilahay dabeecadahooda isku mid maha maxa ku jira qosolkeeda way ku faraxday qofka waraysanyso siduu dalkiisa u jecel yahay wayba u sheegtay geesi baad tahay idinka xanuunsan car keena qof ay waraysanayso aanay qoslin wa binu adam qosolka wa farxad maxa idin walay
@fartunhppy2359
@fartunhppy2359 4 года назад
Adeer heesaha dadka iska leh udaa oo samayso mid rer somaliland😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 года назад
Kuwu qaadayo waxaa hore u sameeyey Abwaniin reer Somaliland ah
@munamohamed4708
@munamohamed4708 4 года назад
Naayaa midh intaaleeg dayn maayo
@munamohamed4708
@munamohamed4708 4 года назад
Naa uf baanu niini nidhi👌👌👌👌
@mariaabdulkadirali2575
@mariaabdulkadirali2575 4 года назад
odayga neefta qabo haduu muqdisho imaan lahaa saliida ayaa laga miiri lahaaa nayaada gabadha afka ha goosanina 😜😜😜😜😜😜😜
@munamohamed4708
@munamohamed4708 4 года назад
@@mariaabdulkadirali2575 Nayaa reer somaliland yar iyo wayn oday iyo islaan waamide sidiina dab kama dhex shidna
@abdiwaliaden6244
@abdiwaliaden6244 4 года назад
Eglan show cawa wax ka qosliyay aya ragtay nh plz inta maqlaysaa Nefturkisa Plz like ii saaar 👏👏
@saadoismailmashaaalaaha9403
@saadoismailmashaaalaaha9403 4 года назад
Duli macala weeyen
@cgf383
@cgf383 4 года назад
Eglan wlhi waa landherad laba xaniyooda somalia qiil u raadin mzha alh awlaadii daraawiish zomalia nga bdn
@user-ur4kf5np3v
@user-ur4kf5np3v 3 года назад
Dadkiina Daraawiish ay kaga dhagtay in aad askartii Ogaadeen tihiin baad ku faanaysaan waligiin daba dhilif baad cid u tihiin.😂
@cgf383
@cgf383 3 года назад
@@user-ur4kf5np3v wr adiga magacaaga iyo qoraalkaaga isma leh maxay thy nio after 1 year reply
@user-ur4kf5np3v
@user-ur4kf5np3v 3 года назад
@@cgf383 zxp waa iska kaftanka aan afka dhaafsiisnayn ee Soomaalida ka dhexeeya 😅
@cgf383
@cgf383 3 года назад
@@user-ur4kf5np3v hahaha haa zhP
@indiirasamaan5386
@indiirasamaan5386 4 года назад
qofka ma jiifaa mase waa la wareysanayaa mase waa la soo bursadey inta neef tuurkisa maqasho like ii saara plz
@zamzamaxmed7683
@zamzamaxmed7683 4 года назад
😂😂😂
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 4 года назад
🤣🤣
@indiirasamaan5386
@indiirasamaan5386 4 года назад
🤣🤣🤣
@fatimajamaali484
@fatimajamaali484 4 года назад
Indiira Samaan kkkkkkkkk irbad sun ah ayaa ku jirta caadi ma ahan sas ayaa keneysa neeftuurta
@indiirasamaan5386
@indiirasamaan5386 4 года назад
waaba u maleeyey in irbad lagu muday
@sumeyasharif744
@sumeyasharif744 4 года назад
Inu in yar caqli leyahay ayan moodi jire 😂😂😂😂 ictiraf hele meyside cuqdad ladhimo one love 🇸🇴
@funnykids5667
@funnykids5667 4 года назад
Sumeya Sharif 😹😹😹walal wanu haleye naga daa ciyaarta
@aishaaom2796
@aishaaom2796 4 года назад
Sumeya Sharif 💋💋💋
@amaanielmi915
@amaanielmi915 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 ma nooli
@samsamm5996
@samsamm5996 4 года назад
Sumeya Sharif adaa cuqdad iyo xiqdi kaa Buxaa muxuu kugu sameeyey wadankiisa Keliya ayuu jecelyahay ciil qab iyo xaasid Nimo kudhimo magaratay
@xasanmowlid817
@xasanmowlid817 4 года назад
sumeYa sharif ma cuqdad bah hadu wadankisa jecelYhY somaliland ictiraaaaf adigah iYo somalia bah gacnta ugu ma hYso somalina wa 5 eeee taaada jooog waxd nagaso donaYso garan maYe nagu so biiir idinkga dhagte 💚💨❤
@siciidsayga1462
@siciidsayga1462 4 года назад
Hh nin Kan inta Ka yabtey like isara 😅😅
@cgf383
@cgf383 4 года назад
Eglan say qosolka isugu celinysaaaba wrysi ay qaado kii ugu qosol bdnaa weyeh😂
@mohmoudimouzejama8107
@mohmoudimouzejama8107 4 года назад
EgLand way Hor DhigaYsaa isna wuu iska qaadayah iskama shaandhaynahYo😂 inta igu raacsan like Ta
@Umbilal271
@Umbilal271 4 года назад
Muhanad Dadyaawi2018 🤣🤣🤣
@missibra4367
@missibra4367 4 года назад
😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@mostafasulthan4650
@mostafasulthan4650 4 года назад
Muhanad Dadyaawi2018 😂😂😂😂ana kula arka papa
@mohmoudimouzejama8107
@mohmoudimouzejama8107 4 года назад
@@mostafasulthan4650 waxGaraD😂
@abdirahmanducesane2377
@abdirahmanducesane2377 4 года назад
Xeer baba wadnaha xidhay hiiqda unbuu kuhaya😭😥 adeero 🇸🇴 kuuma baahna ee go to the gym
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 4 года назад
😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Hiin raaga ka baxaya daacbaan wlhi weeye.
@khadramaxamedusmaan8120
@khadramaxamedusmaan8120 4 года назад
Wll wu xanuusnya wiilka
@halisafilmsvlogsingermany7812
@halisafilmsvlogsingermany7812 4 года назад
Kkkkkkkkk calankeen waa calanka dunida lagayaqaano odayga feerha xeerta kafadhida orodooo jiifo
@fatimasaed6838
@fatimasaed6838 4 года назад
😅😅😅😅😅😅
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 4 года назад
Waar ninkani waa fanaaan
@yahyemohamed1963
@yahyemohamed1963 4 года назад
Naa jabuti ha cayin calanka somaliyed weyjeclyihin
@oumoulkhairbouh2040
@oumoulkhairbouh2040 4 года назад
Wa runta xog bn inii jecelnahy🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@nastehaahmed9879
@nastehaahmed9879 4 года назад
Ad iyo ad ❤❤❤❤❤
@nastehaahmed9879
@nastehaahmed9879 4 года назад
Dad nasab ah baa jabuti ku nool oo karama leh ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤🥰🥰😘😘
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 4 года назад
Oo haday idin jecelyihiin maxay idiinla midoobi waayeen yaa qadaadweynay.
@nasircooking1438
@nasircooking1438 4 года назад
dalkayga labad jabuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 wanu jeclnhy ayagana sido kale
@cabdiraxmanmaanoofficial1919
@cabdiraxmanmaanoofficial1919 4 года назад
Inta ila aragta iny iglan show garaneyn heesta faranciseka like🤣
@abdirahmanabaas5191
@abdirahmanabaas5191 4 года назад
Caadi maaha eglan show inta qosolkeeda kahesha like iisaar
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 4 года назад
War waa aduunyee ma eglan ayaa maanta mid ay ka xigmad badisay heshay 😂😂😂😂😂
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 года назад
wiilka iyo eglan waa laba somalilander ah labadana midna xigmaad kuma gaadhaysid xoolaaha sidooda ciyaaysa dadka xamanaysa xigmada halkee ku soo martay mida kale eglan xigmad malaha miyaa marka hore afkaga edeb u yeeel eglan iyo wiilkaas faraha kala bax xig mad hadanu lahayn waxas oo heesa ma sameeyeen dalkiisana uma dhaarsandeen ha masayrin
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 4 года назад
@@sidrasirad9475 jamhuuriyda barakaysan ma haysto wlo Reaction ayaan waxan dawaday ka bixiyey ee shaydaanka naar inbt💐 Xigmada usoo iibi haday iib gasho labadaba 🤣
@squeen8526
@squeen8526 4 года назад
abu jibril kkkkkkkkkkkkkkkk
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 года назад
abu jibril dee hada dhaanto adugu wax noqo oo soo fadhiiso umada wax noqta lama xagtee eglon iyo wiilkaba iska daayo xigmada hayso umad u soo bandhig ama amuus
@zuldanyazlimofficial1759
@zuldanyazlimofficial1759 4 года назад
@@sidrasirad9475 ma qashin land baa anaga wax nooga dhigaysaa nacasad yahey adiga macala 4ta degmada qashiin baa tihiine umada afka kala bax laxyeeey
@daganabdullaahi6526
@daganabdullaahi6526 4 года назад
masha allaah waa nin cod macan inuu calankisa jecladana ceeb ma ahan waa shaqsi go aan kisana xor buu uyahay abuurista alle wax haka shegina qurux waa qalbiga
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 4 года назад
MchlH wax garaD thy ninkan waa nazap
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 года назад
Mahadsanid
@raaxojiinow5615
@raaxojiinow5615 4 года назад
15 7 2020 Ayaan.soo booqday anigoo qosol raadis ah Ilaaahay hanoo dembi dhaafo dhamaanteen🤲🤲
@ismaciilbaaduuraofficial4377
@ismaciilbaaduuraofficial4377 4 года назад
Afalagadad kaday Fanaanka soomaaliyed waa ceeb Cayad Neftu Allah Aya Uqadarey horey usoco Wallaakeen
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 года назад
Ismaciil somaliada hada qof kasta la warseyno dharku xidhanyahey hadlkiisa wax bilaa macnaa ku mashquulan ixtrmaanki baa ka si daryaa
@maqsudadan3546
@maqsudadan3546 4 года назад
Arwalalyaal u duceeya qokaan
@ahmedmussa454
@ahmedmussa454 4 года назад
Eglan waa janis ee ku qabso jago yaanu ku dhafin intaan tukale kaa hor dhufan marwalba wuu ka qoslin Hdii aad lamaneh noqtan Runtii aad ayuu kaaga qoslin jago Ku qabso eglan my sister
@najmaawil6606
@najmaawil6606 4 года назад
Inta eglan intii fariidnimoh ku muuqtoh darood ismaciil👏🖐
@Daaaaaax
@Daaaaaax 4 года назад
Waxan joga ethiopia oo aan hawl aduunyo ujoogo waxan kasoo jeeda hargeisa somaliland marki hore wn aminsana fikirkas lkn marksta oo caqli kuu kordho xaqiqada ayad oganeysa hada wxn aaminey somali weyn, somali meel makala jirto calanka 🇸🇴 wlhy wn necbaa lkn danta iyo mesha aan joogo ayaa ijeclaysiisay muqdisho somalia oo dhan maaha sidoo kale Somalia muqdisho oo kaliya maaha ilaahay ha ilaaliyo somali meelkasta oo ay ku noshahay dambigogana Alle ha dhaafo xumantana haka dhexsaro I believe somali weyn 🇸🇴❤️
@afarah222
@afarah222 2 года назад
beenaaale punland ka soo jeeda
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 4 года назад
Waa fanaan codmacaan haddii aan la haqireen misana daacadnimo kudarsaday. Teeda kale calanka iyo dadk Soomaaliyeed muusan caayin ee kaleexda walaalkeen.
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 года назад
Osman Banjar subscribe isar
@foziali8493
@foziali8493 4 года назад
Osman Banjar waa doofaar full stop
@hodan8250
@hodan8250 4 года назад
war eglan indho taag taag baakasoo haray bal like ila gaara.
@abassabdibarkad7729
@abassabdibarkad7729 4 года назад
On vous salut aussi Jago From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Michardaden
@Michardaden 8 месяцев назад
no no is not djibouti this big man!
@gali1268
@gali1268 4 года назад
Daacdnimadisa😃😃😃 inta ila argtay like saar.
@Farhan-oj8ts
@Farhan-oj8ts 4 года назад
Hhh waa maxaY ninkaan soo jeeedo oo quurinaaYa 😅
@abshiracarafaye7565
@abshiracarafaye7565 4 года назад
Kkkkkk
@oddozei2321
@oddozei2321 4 года назад
Kkkkkk
@sumyo6548
@sumyo6548 4 года назад
I lost my Name. 😂😂😂😂
@Dr-zaam
@Dr-zaam 4 года назад
🤣🤣🤣🤣
@shugriadey8663
@shugriadey8663 4 года назад
Hhh wad iga qoslisay
@mohan_ali_fit4765
@mohan_ali_fit4765 4 года назад
Dhago hadaa ku dawaneysid wlhi neeftiisa maqleysaa istaqfurullah intaaas allow wng inogu badal
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Haaaaahay wlhi neeeftisa wan maqlayaaa. Waxn moodayey in anigu maqlayo. Ileeen adane waa dareentay🤣🤣🤣🤣
@mohan_ali_fit4765
@mohan_ali_fit4765 4 года назад
Haaa wlhi ninka saaan daaacad ka ah
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 4 года назад
@@mohan_ali_fit4765 Saan u qoslay wlhi ilhaaw iga cafi. Wali wan qoslayaaa🤣🤣
@qaasimabdi9478
@qaasimabdi9478 4 года назад
Hoowgii Fanku udhasay xamarna barbalaarka fanan u ah waxan jamuudiban usida kkkkkkk
@qaasimabdi9478
@qaasimabdi9478 4 года назад
Waxan waxkama goosid kkkk ma meeshasa fan yaala
@hamzethomas1686
@hamzethomas1686 4 года назад
Waxan ka xumahay sida xun ay inantan yari ay aad u Baal martay ujeedkii ama waraysigii ay meesha u timiday . Markaad shaqo ku guda jirto kaliya sida ay tahay shaqadu ayaa haboon lkn maaha inay dhinac raac noqoto Proud to be what you are!
@xareedofficial3980
@xareedofficial3980 4 года назад
Waar Umada Ha Habaarin
@ceeblaofficial5520
@ceeblaofficial5520 4 года назад
O waxa mesha kuqoran majiraan miyaa
@queentanya3787
@queentanya3787 4 года назад
Aniga waxan ahay Somalilander from Burco ninkan ma aqaan runtii balse sida uu hadlaayo waa nin caqli gaaban wax xikmada uu leeyahayna ma jirto mana aha inuu calan dhan oo wadan leeyahay uu ku gafo. Mawqifkiisu meel haw ahaado balse edeb darada iyo meel ka dhaca kale yaanu ku dhaqmin waa ceeb waxaas. Yadoo qadiyadeydu meel tahay hadana calanka buluuga ah ee Jamuriyada Somaliyeed xushmo ayuu iga mudan yahay.
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 4 года назад
Waad asiibtay wll.
@qalilenasir3726
@qalilenasir3726 4 года назад
Queen waa il dhertHy dadka teer burco waan ognahy dadka naceebka wada ineysa n aheen one love sister
@uniteislamicempire5540
@uniteislamicempire5540 4 года назад
Somaliland state of somalia
@kingabdiwalibocor2512
@kingabdiwalibocor2512 4 года назад
Wn ku ogaa reer burco aqliga nolaada reer burco
@beensawiabdi
@beensawiabdi 4 года назад
Aya ila arkay inay ku ciyarayso ninkan neeftuurka wada 😹
@ahmeddahir8184
@ahmeddahir8184 4 года назад
Ha ufiirsan dadka looma fiirsado
@abubad1
@abubad1 4 года назад
Naacasa caloolwayn calankan somaali kuma bahnah
@abubad1
@abubad1 4 года назад
Mas aragtaaa sada uegtahay
@ismailaberdan2879
@ismailaberdan2879 4 года назад
He is well educated, he like Somaliland, he does not like to promote Faqash
@makeupartisthibo7794
@makeupartisthibo7794 4 года назад
Marku hadlaayo iyo markuu heesayo wa kala labo qof wlhi 🤣🤣🤣🤣
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 года назад
Wlhi marku clnkeygah🇸🇴 didah ayaa nacy kn awal wlhi wa tgerijireh
@bashiircismaan3358
@bashiircismaan3358 4 года назад
ilhaan 0fficiall maxad unacin walal fakarkisa qofna haku nicin
@somalistars1320
@somalistars1320 4 года назад
Hadey calankeyna uw diday Luqadeyna hano dayan
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 года назад
@@somalistars1320 haa
@abdullahkadar2940
@abdullahkadar2940 4 года назад
@@somalistars1320 hhh luqada hno dayan kulaha o ya ku siyey iyagaba kaga badiya o suganti somaliga haye luqaduna wa luqad inta somali ku hadasha ka dhaxyse ta kle qofku hdu kula fikir noqon wayo tisa u tix gali wxn aminsanhy ila aminsanow wa aqli xume
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад
Urayso Anaka laftayada wada Neceb dhilo ka xunta Soomaliland
@abdifataxkhalif5069
@abdifataxkhalif5069 4 года назад
15_16😲 waaw eglan waykaxumatay kawaran 👏💯😍calankii xamar (wadaninimo) eglan👌 💋👋👍 🇸🇴 👏😍(masha alah) 😍 I am 🇸🇴 you are 🇸🇴 we are 🇸🇴 (xaqiiqda) 🇸🇴odhan💕💞💪👍
@carabdholey3202
@carabdholey3202 4 года назад
Hhhh aniga waxaaba iigu daran quurada hhhhhh saan uqoslaaye hh C.kariin wllao horay usoco from xamr🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayaancabdi8042
@ayaancabdi8042 4 года назад
Naagtani way ku gaftay ninkan way ku qoslaysaa waxaad moodaa in ay ka xaraabay sanayso
@shariifomuxumed6532
@shariifomuxumed6532 4 года назад
calakka ayan amin sanahy jiro jog wiliga insha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 4 года назад
Xaqiiq somalia ha noolaatoo
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 года назад
From Djibouti madaxu isaara yahay calankas 🇸🇴
@sumayedagan7402
@sumayedagan7402 4 года назад
Me toooo
@macowxuseen1961
@macowxuseen1961 4 года назад
Kkkkkkk eglan wlhi qosol ayey isku celin la,dahay astaaqfirullaah
@hafsiinageesdiir9742
@hafsiinageesdiir9742 4 года назад
In uusan aqoon lahayn waa ka dareemay wlhi 😂😂😂🙏🙏🙏
@shiinecagjar2247
@shiinecagjar2247 4 года назад
Wll maxaad ku faratay
@shiinecagjar2247
@shiinecagjar2247 4 года назад
Garatay
@ninweynootagay8838
@ninweynootagay8838 4 года назад
Ninku inu eglan iska ilaalinayo ma mooda 😂😂😂
@quruhduumaar227
@quruhduumaar227 4 года назад
Ma ila aragtay 😂😂😂😂
@abdibashir7009
@abdibashir7009 4 года назад
wax kale wallhi😂😂
@hadiyaali2622
@hadiyaali2622 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķ
@heerqaran580
@heerqaran580 4 года назад
Waxaad moodaa in layiri wey ku dileeysaa
@iftinyarestudio6
@iftinyarestudio6 4 года назад
armahee tahay sidaan waan jeclahay somaliland iyo somalia intaba waa dadkeeygii waan kufaanaa wlh
@munaali2388
@munaali2388 4 года назад
Mashaa allah hore u soco walala awees baafoow
@mahametzadik2329
@mahametzadik2329 4 года назад
SOMALIA 🖕👎👎👎👎👎👎🖖
@xaliimo5422
@xaliimo5422 4 года назад
Aweys waa runtaa Eglan iyadaa fanaanka suaalo qaldan weydineysa Aweys you know hargeysa iyo garowe midka aadan ku ciishooneyn sharafta somalida waxey taala hargeysa iyo muqdisho aduun labadaas ka joog inta kale af macaan beey hayaan laakin caloosha Hhhh iyo action tvgaa laga arkaa meel kufsi iyo xarig baa laga so wariyaa meelna sharaf iyo so dhaweyn marka afka amaanta daaya
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 года назад
Thnks wllo
@suldaanaxmed689
@suldaanaxmed689 4 года назад
wareysigii ugu Qosolka badna 2019 wlhi waa xasuus waa furay Aniga ilmadina waa iga dhamatay 🤣🤣🤣🤣🤣
@salmaahmed8275
@salmaahmed8275 4 года назад
😂😂😂😂🤣
@ibraahimdhaqane
@ibraahimdhaqane 4 года назад
Kkk waaw
@samiyoabdulle1205
@samiyoabdulle1205 4 года назад
Hhh wlhi wa marki labad aan dawanayo funny wlhi
@yusufmohamedahmed2977
@yusufmohamedahmed2977 4 года назад
Merci beaucoup pour le peuple somali ❣🇸🇴👄👈🇨🇵💖👈👉🇩🇯❤
@blossom8569
@blossom8569 4 года назад
Yaa CK dartiis vedio gaan oogu soo noqde marke horana iska mootiye🤣🤣
@MKMuzak
@MKMuzak 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂☝️
@hodmanqali2727
@hodmanqali2727 4 года назад
Aniga
@cadeysaycumar2389
@cadeysaycumar2389 4 года назад
Mansha Allah wll Eglan show Dee ana iga bilow showga marka aad Lascanod tegto
@najmacabdiwali163
@najmacabdiwali163 4 года назад
War heedhe khuuraan maqlaa ee yaa ila maqla🙏🏻👍
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha 4 года назад
😂🤣😂🤣😂🤣
@abdipirlo9669
@abdipirlo9669 4 года назад
Khuuroo mahaa ee kalyaha ayuu ka dheef sanayaa
@najmacabdiwali163
@najmacabdiwali163 4 года назад
@@abdipirlo9669 🤣🤣🤣
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 4 года назад
Hhhhhhhhhh walhi aniga Mid ilajiifa aanmoodayayba😂😂
@dhagacade.6832
@dhagacade.6832 4 года назад
War anba waan fahmi wayay malaha camara man kii baa seexday
@nuurmediaabdi4267
@nuurmediaabdi4267 4 года назад
Manshaa Allah cod ayuu layah fananka 😲🥳❤️❤️❤️🍀🍀👌👌Somalidu kii cod ama wngsn waay iska fogeeyan 😔😔
@mariyaomar9085
@mariyaomar9085 4 года назад
Layskama fogaynayo lkn wuu neefturi naqaska haya ruuxa😂
@munobashiir6768
@munobashiir6768 4 года назад
🤣
@asaldhaladinaxasan8039
@asaldhaladinaxasan8039 4 года назад
Hhhhhhh Oday ba hada ka hor wiilkisa yurub tagay ayu Abahis sowacay ayu yiri abe yurub wan imid haye diinta neeh wanka Baxay ayu yiri abahi kulaha Alxm hada iskaga Baxdy folxumadad diinta hada aniga neeh waxn leyhy Alxm hada calankeygi sharafta leh folxumadad iga Taban
@abdullahinadif7594
@abdullahinadif7594 4 года назад
Asal dhalad ina xasan hhhhhhhhhhh caadi ma tihid.
@jaamaccadaani433
@jaamaccadaani433 3 года назад
HAa wlhi🤣🤣
@themuqchannel7391
@themuqchannel7391 4 года назад
Inta isdaad raacinta eglan Maqlysa like isaara😂😂
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 года назад
MuQ Channel subscribe isar
@themuqchannel7391
@themuqchannel7391 4 года назад
@@shaficiabdirahman6913 😂oky zxp u too
@mahamudmahamed4041
@mahamudmahamed4041 4 года назад
waar Anna bal like iigu qabta
@abdiweliahmed5446
@abdiweliahmed5446 4 года назад
Ninkaan wey soo lug-gooyeen, asagaba dokumente uu ku meel maro haaysto. Djibouti waa hiil-walaal walaalaheen ah. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍
@sucdicabdirishiid4075
@sucdicabdirishiid4075 4 года назад
Rer Somalian wan jecllhy wayo wllehen wyeh uqdad na ma ficno isku dhiig nhy horay u socda
@mohaa.9739
@mohaa.9739 4 года назад
Eglaney malinkan dad la aan miya jirtay. Mise in aad naga qoslido ayad u keentay ninkan 😂
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 4 года назад
Kkkk funny day
@fatimasaed6838
@fatimasaed6838 4 года назад
Waad iga dhex hadashay kk
@queensimraanabdalla4557
@queensimraanabdalla4557 4 года назад
Kkkkkkk
@missibra4367
@missibra4367 4 года назад
😂😂😂😂😂😂
@umudiyachannel7502
@umudiyachannel7502 4 года назад
🤣😂😂😂
@fadumocilmi9646
@fadumocilmi9646 4 года назад
Yaa qurada ila maqlasyo 👋👋👋
@kaartokariye6355
@kaartokariye6355 4 года назад
Qofka ugu horeeya ahay shaqo tag can can dhalayna waa ahay like ii saara 😂😂
@hassanahmed-kj4yz
@hassanahmed-kj4yz 4 года назад
Wlahi Interview iku qosolka badna 2019
@kaltunhassan2379
@kaltunhassan2379 4 года назад
Axyaa cod cod baa ilaahy kumaneysty mnsha allaah laakiin codka quraanka ku akhri❤❤
@suldaanofficial1927
@suldaanofficial1927 4 года назад
Abooh KHUURAAN MAQLAA ADNA MA ILA MAQASHAAH 😂😂😂😂😂
@ummunadia4491
@ummunadia4491 4 года назад
Wan maqlaya wax hurdana ma arko
@cabdulaahimedia6310
@cabdulaahimedia6310 4 года назад
Hhhh istaaaqfurullah qofa I ag jiifan raadinaayay kwrn😂😂😂😂
@aishakiin4071
@aishakiin4071 4 года назад
Eglaan rer baadiya tahay Dadka ku dheela yasmo Ayaaad u waresanesa Iyo qosol qosol ninka Maskiinka ee please waxa Ilahay qofka u bixi yay Laguma dheelo baro nidaamka saxafada✍️
@abdfitahali1929
@abdfitahali1929 4 года назад
Ameyba iyada warka uqurxineysaa, ninku Waa weel banan, eglan qosolka way udhalatay.
@maanhassan2248
@maanhassan2248 4 года назад
Aisha lovely 😂😂 Waxaan Looma Dulqadan Karo qosolkana Layskuma Celin karo anagaaba qosleynee 😂
@suldansaid2331
@suldansaid2331 4 года назад
Haa sax wxan waa unprofessional qofka wa in eey xushmeysa nooc waliba OO u yahy
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 года назад
Haka tocsato sacan harku kabuho ayaa sharafti somaliyeed diidey
@abdrisaaqahmeddaher9911
@abdrisaaqahmeddaher9911 4 года назад
Aisha lovely dee mesha qoflawarestanjogine mesha caruurbajogto caruuna
@samimuse240
@samimuse240 4 года назад
ninkii waa in (Hollywood) lagayee si u matelo filmikii (Joker) qaybtiisalabaad. 😂😂🤣
@mohamudyusuf1815
@mohamudyusuf1815 4 года назад
Ku: Qeybta Commentska Walaalkaan Neeftuurka aad ku shegeysan Ma Ogidin Miyaa In Neeftuurkiisa Alle Idinku Wareejin Karo? Alle Ka Cabsada Jeesjeeskana Iska Dhaafa ... Waa Mahadsantihiin
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 года назад
Mohamud Yusuf saxiix
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 4 года назад
Adaa mudan wlll fakarkada waan kuku raacsanahay
@mohamudyusuf1815
@mohamudyusuf1815 4 года назад
@@ciiltirto9484 Mahadsanid Walaal
@sml3858
@sml3858 4 года назад
Sxb asiga aflagada intu u wadaa😂😂
@ilwaadqurux8281
@ilwaadqurux8281 4 года назад
Waa sax walal waa qof islama allaha kadul qado Hadii o xanunsanyahay qofka shaqsiyadisa asiga leh
@kaartokariye6355
@kaartokariye6355 4 года назад
War ninka wuu hurdaa eee Eglan show ka qaleee odayga masha Allah neef kabacaysa😂😂
@fatimasaed6838
@fatimasaed6838 4 года назад
Waa intaan odhan lahaa walhi akakalala
@monicadiomondofficial6342
@monicadiomondofficial6342 4 года назад
Naftan bifin ka lamoda ya wax uga bahan😂😂
@nasrayusuf5523
@nasrayusuf5523 4 года назад
We love soomaali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴calanka blue waa dhigayagii ❤️❤️❤️
@aruusheliqaayd7971
@aruusheliqaayd7971 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ar caafimad majiraa wlhi Wa Qoslay
@raxmamaxamud9678
@raxmamaxamud9678 4 года назад
fanan iyo qadiyad isma galan awowe e dadka ha isku dirin Love ayan ku ahay inta calan kena jcl 🇩🇯🇸🇱🇸🇴 somaliland ma necbi wa dad keygi
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 4 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤♥️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@aliyabunnysshorts3220
@aliyabunnysshorts3220 4 года назад
😂😂😂 istaq furulaah. Eglan dhibleey walahi
@saadaqmaxamuud6115
@saadaqmaxamuud6115 4 года назад
xayawaan boqoarada codka heesahooda ha kufsan nacas yahow
@ifraahmohameddaganmohamed1803
@ifraahmohameddaganmohamed1803 4 года назад
Miskiinkaan asaaba tiisa haysatee alla ha caafiyo
@khawlam5008
@khawlam5008 3 года назад
Soomli waa mid kaliya! So sad a Somali person refusing other Somalians! 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 4 года назад
Aniga haddaan kan ahay Wallee inaanan iskuba deyeen, Eglanna sida dadka furaha loogu rogo aad bey u taqaan hhhhhhhhh
Далее
Qaaci Show | Cabdikarin Jago
23:47
Просмотров 139 тыс.
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Просмотров 4,2 млн
ISMAACIIL AARKA WARAYSI XIISO BADAN EGLAN SHOW
42:41
Просмотров 390 тыс.
Cabdikarin Jago | Ilayn Dumar Ma Quustaan 2024
5:59
Просмотров 184 тыс.