Тёмный

eid jama and kaltun bacado mahadnaq 

mcbarry10
Подписаться 4,9 тыс.
Просмотров 1,5 млн
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 589   
@burhanabdalle
@burhanabdalle 10 месяцев назад
Nolosha iyo waqtigu runtii waa is bedel miidhan waxa laga yabaa sanad ka hor meshad jogtay inanad jogin manta dadkii iyo asxaabtii aad is taqaneen intooda badan inanaydaan wada hadlin oo dad iyo degeen cusub iyo nolol kale oo cusub aad maanta ku jirto Allow mustaqbal wanagsan baan ku waydiisanay if iyo aakhiraba❤
@QabojiyeQaaar
@QabojiyeQaaar Месяц назад
Ok wa xaqiiqa
@SaalaxAxmidusmaan
@SaalaxAxmidusmaan 26 дней назад
​@@QabojiyeQaaaroioklkim Jmmmjmjmjjjmmkm mM ,ikkkkkkkk 8ikkkkkkkkkkkkikkiiikklok😊
@cabdulaahimaxamedsiciid9128
@cabdulaahimaxamedsiciid9128 11 дней назад
0000000000000000000000000000000000😊
@ayanleahmed8747
@ayanleahmed8747 8 дней назад
Commentigan wuuu Isoo Jitahay Liph 👏🌇
@shaakir6023
@shaakir6023 3 дня назад
Ammin wllky wd asiibtay hadalka😊
@Ina-Rooble
@Ina-Rooble 5 месяцев назад
Waxan dhagysanaya 2024 old is Gold ❤
@somaliyameni202
@somaliyameni202 10 месяцев назад
After 13 yrs ka dib hadad so boqtay like isaar sidan xasus ahan ugu so noqodo walal😢❤
@MaahirBarre-fn2fn
@MaahirBarre-fn2fn 6 месяцев назад
Ma nooshy😢
@somaliyameni202
@somaliyameni202 6 месяцев назад
@@MaahirBarre-fn2fn haa maxaa dhacay alhamdulilah
@fartunsalat3088
@fartunsalat3088 25 дней назад
Xasusto ma tagto😭ila dimash moye
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 8 месяцев назад
Alla wacanaa labo dhab isku jeclaa oo is helay oo isla dhageysta hestan ayagoo jardiinkooda fadhiya ilmahooduna ay hortooda ku ciyaarayaan😭❤️
@officialrahmani_
@officialrahmani_ 4 месяца назад
Wlhi waa runtaa ilahayow riyadayada noo rumee adaa waynee🥺🤲
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 3 месяца назад
Beautiful dream, lkn darso xisaabta; -Sida loo Riyoon Karo,Haddii loo Rumayn karo,Cidna May Rafaadeen..!!
@sukhranasir
@sukhranasir 2 месяца назад
Ilaahow inagu sim❤️🫂🥹
@phatmamohamed6076
@phatmamohamed6076 Месяц назад
Commnti aad iitaabty 😢
@xamdaabdi999
@xamdaabdi999 Год назад
12sano kaso waregay hbenkii meherkayga oon dhagaysanaynay aniyo xajigaygu mantana ta dib udhagaysanaya jul 18 2023 ano anago 5 ciyala isku dhalnay alxm Allah
@maanshire
@maanshire Год назад
manshallh sister alle ha iskiin barakeeyon intan iyo in kabadana Isla nolaada if allh say
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 11 месяцев назад
Nolol farxad leh kunolaada wlashy i.A❤❤❤
@abdirizaaqwacayz
@abdirizaaqwacayz 8 месяцев назад
Ana ilaa hada single baan ahay
@Ayanithaapdimalik
@Ayanithaapdimalik 8 месяцев назад
Mansha allh alle hysku kiin daayo ❤ ana waxn rajynayaa qofkan jeclahy in ilahy isoo jediyo uu saygyga noqdo🤲🥹💔
@KhadarMaxamad-wk6cz
@KhadarMaxamad-wk6cz 4 месяца назад
8 sano 7th 7th and and and ay ka soo baxay baxay ay ka is the the for for and ​@@maanshire
@Ismail-somali
@Ismail-somali 5 месяцев назад
Heestan anoo markaygii horaba jeclaa ayaan 2 sanno wakhti u dhow inay kasoo wareegtay anoo jooga Beerta Friendship ee Addis ababa ku taala, ayaan kaabadaha barxada ah ay leedahay beertu fadhiistay keligay anoo jawigu maalinkaas ii quruxsanaa oo heestan ku dhegaysanaya earphone la'aan ayaa waxaa ii timid Gabar da' ahaan jirta 33 ilaa 35 oo wadata gabar ay dhashay wakhtigu waa casar ilaa 5:00 galabnimo sannadku waa bishii "2aad ee 2022" kadibna waxy i tiri makula dhegaysan karaa heesta, kadib Haa baan ugu jawaaby waana so dhoweeyay, runtii markay agtayda yimaadeen Gabadhaas iyo inanteeda wxan ku dareemay xasilooni iyo qanaaco, kadibna wadasheekaysi na dhex maray iyo kaftan. Illaahay amarkii gabadhii iyo inanteediiba waa is fahanay laakiin waxay jeclaysanaysay gabadhu sidaan uwada dhegaysanay heestan iyo xasuusaheeda, wxan u gartay in ay xasuus ku leedahay heestani, siday anigaba iigu lahayd wakhtigii dhalinyaranimo een ardayga ahaa anigu. Daqiiqadihi aan wada fadhinay runtii waxay noo ahaayeen sidii dad macaariif ah oo inbadan is yaqaanay. Heer waxaanu gaadhnay aanu isu qaadno heesta aniguna aan ereyada Eid jama ku luqeeyo iyaduna ay ereyada kaltuun qaadayso ay ku luqayso. Runtii jcayl baan dareemay iyo sida qruxda badn ee labada ruux markay is bartaan isugu qancaan oo isula farxaan, runtii gabadhaas iyo inanteedaba waan ku farxay inaan maalinkaas barto. Nasiib uma yeelan inaan gabadhaas xiriir nawada dhex maro sababtoo ah gabar Singlemother ah bay ahyd oo maalmahaas lasoo furay oo xaalku ku culus yahay waa siday ii sheegtay e, inaan beertaas ku kulanona waxaa sabab u ahyd stress markaa hayay gabadhaas inay usoo baxdo beerta iyada iyo ilmaheeduba. Miskiinta waan ka naxay oo xiriir inuu na dhex maro waan jeclaa balse duruufta iyo culayska ay markaas dareemaysay baan uga gaabsaday. Cawa oo 27 ramadan ah baan dib usoo raadiyay heestan intaan ereyada heestan soo xasuustay, baan gabadhaas iyo inanteedii aan ku xasuustay, waxaan alle u waydiin nolol wanaagsan iyo mustaqbal quruxbadan, cimri dheer iyo caafimaadna waan u rajeyn.❤
@hodanapdirashiid7525
@hodanapdirashiid7525 4 месяца назад
Amiiiin Number inaad ka qorto ahyd🥺
@DakeeyaHerbal123
@DakeeyaHerbal123 4 месяца назад
Numberka inaad kaqoroto ayay ahayd wiil aad ufiican ayaad u eegtay saad u dareentay darewnkay dareemayso gabadhaasi 😢
@MonirHussen-gs4xu
@MonirHussen-gs4xu 4 месяца назад
Cajiib, saaxiibow wxa tahy nin raganimada iyo dareenka dadka wax ka yaqaaan, hadaad barashadii iyo xiriirkeeda uga gaabsatay xaalada markaas haysatay gabadhaas, nin wanaagsan baa tahy sababtoo ah iyadaa u danaysay ee adigu maadan danaysan.😊
@RoodaAbdiHassan65
@RoodaAbdiHassan65 2 месяца назад
Fariiid Maasha'Allah Allha ku BarakeeyO❤
@NajmaMohmedd
@NajmaMohmedd 2 месяца назад
Wan kahelay. Qoralkaga quruxda bdn🥰
@karamoige5268
@karamoige5268 5 месяцев назад
What a amazing song.! Legend Eid jama iyo kaltuun bacado. Waagii Fanku fanka ahaa Aheey,ah. Still listining 1503/2024. 4/Ramadaan/1445.
@mustafemahad2375
@mustafemahad2375 8 месяцев назад
Habeenkii sanadka cusub 2024 ayaan dhagaysanayaa sacadu waa 11.00 habeenimo mana 😂qayilayo culimo mana cuno qaadka😂 lkn way iga soo horbaxdee loveka ku qabta inta iga danbaysay🎉❤
@Ayanithaapdimalik
@Ayanithaapdimalik 8 месяцев назад
😂😂😂 4 casho uun. Ban ka danbeyaa mcnkedana isoo jiitay❤😊🥺 4/1/2024🎉❤
@user-yd1ju6fe2l
@user-yd1ju6fe2l 8 месяцев назад
@@Ayanithaapdimalikshaqo anoo kasoo baxay dhagaysanayaa inan qurux badan i ag fadhida yaa iila hadla 😂😢
@mdxmed-nx6et
@mdxmed-nx6et 8 месяцев назад
Waw heees mcn 2024 bilowgeda dhageysanayaaa
@abdiqaniismaciil2414
@abdiqaniismaciil2414 7 месяцев назад
Caawa oo tarikhdu tahay 10.21 habennimo 24.1.2024 bandhegeysanaya😂
@abdullaahimohamedfarahguur909
@abdullaahimohamedfarahguur909 7 месяцев назад
​@@abdiqaniismaciil2414isku habeen ban dhagaysnaynaa 11:33 habenimo😂😂❤❤❤
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 3 месяца назад
Waxaan dhageysanayaa 29/05/2024 _7:20PM hadaad iga danbeyso😅 like me the legendary the
@Hibaaqdeeqa
@Hibaaqdeeqa 3 месяца назад
Saatir bnku mahadshaa! Ala heestan jecliyaa malintaydii oo isla sanadkan dhexdiisa ah ayaan kusoo laaban doonaa anagoo si wada jira u dhagaysanayna insha allah 17/5/2024👰🏽‍♂️🤵🏽‍♂️❤️💍
@Rahmahaajji
@Rahmahaajji Месяц назад
Maad guursaty hda hibaaqeey❤🎉
@Hibaaqdeeqa
@Hibaaqdeeqa 8 дней назад
@@Rahmahaajji Haa Hppti 🫶🏻❤️
@Soomaali-baan-ahay
@Soomaali-baan-ahay 8 месяцев назад
Heesta in aan jecelahay maaha ee waxa aan aad u jeclahay xasuusta ay i gayso. 2012kii iyo Boosaaso.😭 Waqtigu dheereeyee. Saaxiibbadii aan wada dhagaysan jirnay, hablihii aan ku shukaansan jiray iyo dadkii oo dhan waa laka baaday. Adduuunyooooy😭😭😢🥺
@aragsan6552
@aragsan6552 11 месяцев назад
Aaaaax heestani waxay igu reebtay xasuus gooni ah wadanka uk ayan ku cusbaa sheffield xaajigayga ayaa gaadhiga heesta ka shidi jiray marku college iyo shaqada ii wado walahi waan is jeclayn berigaas aaaaax caruurna manu haysan masha Allah imikana 3 ayan haysana iyo mid caloosha ku jira lakin jacaylki faraha badnaa waa is bedelay aaaaax tolaaay
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 11 месяцев назад
Alle Ha idin barakeeyo wall
@kadernur6861
@kadernur6861 6 месяцев назад
Mararka waxaad is waydiin qurbaha jacaylku kuma wacna
@Kayzem9k
@Kayzem9k 5 месяцев назад
24/3/2024❤❤ 15kii Ramadan habeen isniin ah ❤❤ xasuus ayay noqon haduu alle idhaa 😢😢😢
@suldaanfaysal1165
@suldaanfaysal1165 11 месяцев назад
Hablo sabanka kula nool kolna kulama simaye waligey qof adiga kula mida ma jeclaan aan adiga ahayn mana jeclaan doono waligey qof kale jacayl aan ku qaadayna uma leen maayo inan qof kale uqaadayo balse hada agteyda ma joogtid aduu alle igu kaa simo oo aan ku hanto wax iga maqnaan doona ma jiri doono ilahow iiso dhawee oo orideyda ka dhig adaa raxmaane N❤ 07/10/2023 6:53pm ku jeclahay mar walba 😢😢
@timiramohammed7820
@timiramohammed7820 5 месяцев назад
Ameeen
@neimomalekah1617
@neimomalekah1617 Год назад
Heestan waxn ku xasuusta jacaylkayga oon haben wada joognay ii siraadey ala muxu habeenkasi jawi qurux badan ahaa Alle waxn ka baryaya in aan marun marwadaada noqdo qli🥺❤️🫂
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 8 месяцев назад
Allah haku aqbalo ducadaas walaal, ha idinka yeelo qoys barakaysan oo nolosha farxad ku idlaysta.
@neimomalekah1617
@neimomalekah1617 8 месяцев назад
​@@cabdishukuur1407insha allh walal👏
@hassantangi1632
@hassantangi1632 2 месяца назад
Xiligaan ayaa dhageysanooyaa waa maalin jimco ah goor sheektada 1:54 pm taariikhda 28/6/2024 kama daalo dhegeysigeeda mar walba way ii cusub tahay ❤❤❤❤❤❤❤
@WarsanmohamedShukri
@WarsanmohamedShukri Месяц назад
24 July 2024 maalin arbaco ah sacaduna tahy 4:05am galabnimo Wiilkan xariirka leenahay ardey school oo isku class ah ayey aheen 2023 waan isla dhameysanay imtixanka dowllada waan ka wada baxnay horey ayuu jamacadii ka bilaaway anna hal sano guriga iska joogay oo wey ii suurto galiwayday isla sanadkaas inan jaamacad bilaawo lkn hadan qorshenaya inan bilaawo i.a Boqorkeyga waxan nahay dad saaxiibo ah kaftan badan waxna aan kala qarsan dhib iyo dheefba alle calaf ha isku keendaro markaan guul ka gaarno jaceylkena ayaan wada dhageysan doona Dhanlinyada is jecel allah wada kulmiyo dhamaantod jawaaro jaceylku ❤❤❤❤❤
@updirahmamshaxam1901
@updirahmamshaxam1901 Месяц назад
Jaceelka hawaaro mcnbdn ❤🎉
@WarsanmohamedShukri
@WarsanmohamedShukri Месяц назад
@@updirahmamshaxam1901 insha Allah xabiibi mcne anagoo wada jirna waan soo booqandona💞
@Dhuux-xn7cr
@Dhuux-xn7cr Год назад
Alxm Heestan waxan isla qaadijirnay inaderty marna mar wadayda qaaliga ah 2012 ilaa maanta oo aanu awlaad isu hayno maxaanu nolol quruxbadan isla soomaray single nimadii ilaa guurkayagii kadib waan kudagay oon ku xasilay alle haykaa daayo mcn markaad inadeertaa guursato waa Janno janno kusug❤❤😋 Fg wixii G36 awoh isku yaaca nio😂
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Год назад
garxajis power
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 11 месяцев назад
slma abtiyadey from Mr ❤❤
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 9 месяцев назад
Madfaca iyo gantaalka waalaga duwaa tolka local ha dhigin cruurta 😂😂
@aziizamohamet9947
@aziizamohamet9947 7 месяцев назад
Blood🩸🥺indrtayna igu salaam❤
@Dhuux-xn7cr
@Dhuux-xn7cr 7 месяцев назад
@@aziizamohamet9947 Alle haku sharfo indr wan kaqaadnay siwada Jira💯
@zakashiine7069
@zakashiine7069 Год назад
My favourite singer iid jaamac Batalaale xiligii burcad badeeda ayaa heesihiisa aad loodhageysanjiray fanaan Sare waxaan kaadhicin kaltuun bacado
@yayacarab
@yayacarab Год назад
From Dollo Addo Ethiopia Habeenimo 2023 and me as refugee who has waiting the card insha Allah I'll come here when i get my visa ❤
@user-gy6xe8nh1k
@user-gy6xe8nh1k Год назад
Wlo card mala qaata
@yayacarab
@yayacarab Год назад
@@user-gy6xe8nh1k yes walal
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 11 месяцев назад
Good luck ragedii
@ahmedshow1370
@ahmedshow1370 6 месяцев назад
Wan is lenhy adna gaar waji ayaan sooqatay Wan jogiwayay
@mohametthassanelmi6470
@mohametthassanelmi6470 Год назад
U maleyn mayo heestan sidee xss igu lee dahy inuu jiro qof ay ugu lee dahy sandku wxuu ahaa 2013 ama 2014 melhz gabr xfda ila dagan baa jcyl xad dhaaf ah u qaaday lkn uma shgn oo wn ka yara baqay habar yarte oo xfda ila jgty u shgy oon ku iri hbr yare xabadaas ban ka hly wna ka cabsanaa mrkz ayda i dheeri galisay heestan xlgz baan bartay gbrta xlgz jcylka u qadayna uma shgn😢hdna waa hooyo lbo caruur ah u jgto allha u barakeyo angna wli sdydi bn u jga adunyo wtz dhalinyro wqtiga halaga faaidesto aadban idin slma
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 Год назад
Ma aniga 😂😂😂
@user-wl4bu3he1y
@user-wl4bu3he1y Год назад
Ax wllhi aniga erayadeeda ad ayn ujeclhy lkn wali marwo mansion insha allh❤❤❤❤❤
@user-wl4bu3he1y
@user-wl4bu3he1y Год назад
Jecl qof u hayo nh heeskan ad udaneynaa😂😂😂
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Год назад
Dhiiglaawe😢😂😂😂
@mahadjamajama5913
@mahadjamajama5913 Год назад
Good love ayuu ahaba lkn aduunka wax igu daran marka aad yartahay ee jacaylka dareento oo aanad sheegan karin sorry sorry
@mustafacabdidaahir9470
@mustafacabdidaahir9470 6 месяцев назад
Wagii aan dhalinyarada ahaa ban daawan jiray. Inta dhagaysanyso 2024 like ha ila dhafina
@nasradinabdiaptidon2703
@nasradinabdiaptidon2703 8 месяцев назад
maalin isniin 08/01/2024 ayan dhagaysanya HEETSTAN KALTUN BACADO IYO EID JAAMAC BATALAALE old is gold hees aad u macaan, waxan ka dhagaysanaya dhanka iyo yurub. inta iga dambaysa aad ayan u salamaya love aan idinku xasuusto iga qabta
@ZamzamAbdiasiis
@ZamzamAbdiasiis 6 дней назад
Waligay qof adiga kula mida ma jeclaan aan adiga ahayn mana jeclaan doono waligey qof kale jacaylka aan kuu qaadayna u malayn maayo inaan qof kale uqaadayo. balse hada agtayda ma joogtid haduu alle igu kaa simo oo aan ku hanto wax iga maqnaan doona ma jiri doono ilaahaw isoo dhawee oo sawjkaygii ka dhig adaa raxmaane B❤️💋 2/9/2024 11.50pm waan ku jeclahay marwalba🥰🥰🥰
@TheDhiibsane
@TheDhiibsane 8 месяцев назад
25/12/2023 who is listening 😢🎉❤, Gabdh mudo 4 sanno zxpo ahayn aadna isku dhexgalnay isku secondry level ahayn balse iga garde hosaysay dugsiga . Marwlpa wAn isla hadli jirany that means xataa qofka ay xidhidhka la leedahay waan uga dhawa iyana sokle , habeen habenada kamida 25/12/2023 ayaa waxa sikadis ah sheeko Nala gashay mustaqbal iyo reer balse ma Naan filanayn 2 dayaduba waxay ku gaba boobi doonto. Silama filaan ah Ayaan ugu yidhi nolosha waa is fahan hdii reer noqotana labadeena Cid iskaga keen dhow majirto aan balanno , Cabaaar ayay aamusnayd waanay ila qaadatay goankii. Hda waxaan Barta cafimdka oo jamcdaydii baa fresh galay sandkan halka iyana school kii dhiganayso majirto wax kaquruxbadan balanka la ilaalinaayo ,hda afkii waxa uu laqabsaday sxptinimada mudada soo jirtay oo waxaaba Nagu adag ereyada dareenka leh ee lamaanayshu isku adeegsadaan 😂. Heestan ayay isoodirtay Wana qiirooday runtii heeskamacaan ma arag dareen ahaan , alle ayaa rumayn doona rajada inchalaha ❤🎉
@abdirizaaqwacayz
@abdirizaaqwacayz 8 месяцев назад
25/12/2023 sawta maata ah saxip maxaa ujeedaa waqtiga sax
@NagmaMaxamed-me3lb
@NagmaMaxamed-me3lb 2 месяца назад
Ku jeclahay zxb mcn ❤😊
@iam.legendar
@iam.legendar 3 месяца назад
Memories childhood always loved😢❤
@abshir6088
@abshir6088 7 месяцев назад
2008 nairobi xasuus aan caadi aheyn 16 sano ka hor walee aduun naalo malaha waxbo yaan laisku haleyn ❤❤❤
@maxamadaamusane6418
@maxamadaamusane6418 Год назад
The golden era of somali music where songs are actually songs....not headache 15 years of this album and it's still a gem. Only 95's kids can feeling this masterpiece
@user-nm5oc2mb2b
@user-nm5oc2mb2b 4 месяца назад
Waxan dhagaysanayaaa24/4/2024 maalin arbaco ah waxaan jogaa magalada burco saacadu waaa 9:30 subaxnimo Jawiguna waa mid roopan Lakin qofki aan aadka u jeclaa wuu iga fogyahay waxan rajaynayaa inaan is hello maalin dhow❤😢
@ahmedcazka5815
@ahmedcazka5815 11 месяцев назад
13 sano ka dib baan cawa kusoo laabtay Heestan inkaston markii igu horeysay Ee aan dhagaysto aan Aad u yara se cawa Oo bari safar ahay baa isoo xasuusisay iyo aniga oo Gurigayagii iyo Hooyaday Oo aan 8 sano ka hor kasoo safray dib ugu Guri Noqonayo wax kale Ma lihi se old is gold.❤
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 Год назад
Hablo sabanka kula nool kolna kulama simaye waligay qof aan is jecelnay mahelin😢 ilahy waxan waydisanaya mustaqbal qurux badan ❤10_9_2023
@ssffs484
@ssffs484 11 месяцев назад
Wixii so daaho kheyr ka ku jiro wll 😢
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 11 месяцев назад
Bro good things are worth the patience..Never give up
@abwaanjimcaale8651
@abwaanjimcaale8651 7 месяцев назад
Idam Alle haku siiyo wll InshAlaah ❤
@mkaramatv1288
@mkaramatv1288 11 месяцев назад
10/February/2010 after 13yrs Alx I’m still alive monday 18/September/2023 12:50am Old is gold Toronto Take me back to this Era!!!!!🙏🏻 Eid Jama batalaale and Kaltuun bacado Farxad & Caafimaaad Ku Noolaada Xiligeenii Waad Nooo Qurxiseen Waana Kusoo Moodnay Waxaan Makiinada Cajiinka & Birta ZOOBE Nalagu Balamiyaba S/O to Hablihiiiii hore 😅
@drayaanmohamed9877
@drayaanmohamed9877 10 месяцев назад
War hada xagee jogta waqti qurux bdn waso qadate
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 8 месяцев назад
​@@drayaanmohamed9877canada ila tahy😢
@abdimahadmugasa729
@abdimahadmugasa729 6 месяцев назад
​@@drayaanmohamed9877 Toronto Canada 🇨🇦
@najuulovebbe6323
@najuulovebbe6323 9 месяцев назад
Ilahay adomadis mid ka mid ah ban jeclade ilahay ha idayo inkasto calaf jiro adunkan waqti waa isla so marne 5 sano xirir ah asigane wuu i jecel yahay si kasto isku dagalno kalama harno walo hda sidi hore iskugu wacnen ana wada xirirno hdu calaf kyga yahay waa ishanan hdu noqon wayne cadowgada unolow ina Hooyo maryan ❤️waa aminsanhay in jcl jiro aniga hda waxba iga maqno waa shaqesta ilahay guri xalal o wara ayaa weydisanaa insha allah inkasto zabankan gurki iska xumade 🤷🏽‍♀️🤦🏽‍♀️😂💃
@maimunahmed6686
@maimunahmed6686 9 месяцев назад
Aaamin allah ku rumeyo wll
@lensesproduction5181
@lensesproduction5181 Год назад
Heestan markii igu horaysay waxa i dhaysiisay jacayl kyga ❤ waxay ku gashay xasuustyda si habeenka oo farxad badan ii lahaa aniga (18-july-23) Waa ku soo laaban doona comment kan haben kasta oo ku xasuusto 🎉
@user-il1fz9gr8x
@user-il1fz9gr8x 7 месяцев назад
Heestan marwalpa oo marqaamayo dhagaysigeeda wlhi kama daalo. Mazha Allah waana hees jacayl ah oo talan,taaliya. Fankii Hore fandango dambe ee ka dambeeyey heeskan ayaapa uwacanaa
@ShabacGuy
@ShabacGuy 6 месяцев назад
Legend isku mid payn nahy wlhi xiliga mirqanka axya heez wye Salamulah ody🖐
@MahametWarzame-wp3hd
@MahametWarzame-wp3hd 2 месяца назад
Legend isku mid nhy inader jawiga marka la mirqamayo iyo heesta wax iska macan
@Zuumih
@Zuumih 23 дня назад
Heestan qofkii ila dhegaysanjiray 7sano kahor mnta waa xaasle 3caruura leh😢calafoo mxd hbeeno badan iga oohisay 😢 Isagah xaaskiisa iyo awlaadisabah wxan urajaynayah nolol ta urasaysa🎉❤ 16/8/2024❤
@Askar559
@Askar559 3 месяца назад
2024 who is listening 😮
@hoodobilan9230
@hoodobilan9230 3 месяца назад
Me❤❤
@zacki001
@zacki001 3 месяца назад
War haye majoogta
@drshushudaimond4272
@drshushudaimond4272 3 месяца назад
Me 😉
@MaxamedBaryare
@MaxamedBaryare 3 месяца назад
Tlie jacel ku haayo
@hodanesse8265
@hodanesse8265 2 месяца назад
My fv song❤ for ever
@maftuuxafaysal9070
@maftuuxafaysal9070 Год назад
Heesti anigu jecel markastana so boqodo hadan cawa way iga dawan thay mararki badan ee aan dhagaystay cawa habeen aniga iyo qofkaygi aya wada dhagaysanay wakhti qurux badan wan wada qadanay Mcn allah hay kaa daayo Waxan rajanaya anigu xasaakisa ah inan ku so noqon doono Insha allah álle hamigayga hano rumeeye 🔐🤲 18 julay 2023 😢
@Awo_737
@Awo_737 7 месяцев назад
Xaskiisa manoqotay after 6 mon😊q
@MaahirBarre-fn2fn
@MaahirBarre-fn2fn 6 месяцев назад
Xaaskisa ma noqoty after 7mo😢
@YoIzxaaq
@YoIzxaaq Месяц назад
Heestan waxaan dhagaysanaya 25\5\2024 waxaana jirta qof aan bash isku nahay lake iisar hadaad iga danbeyso bal inan isla joogno iyo in kle aan ogaada markaad reply iiso gashaan umadayda somaliyeed from garowe puntlan somaliya 🇸🇴🌍🙏.
@deeqahmed9980
@deeqahmed9980 2 месяца назад
"Markaa subaxdii tuuso suradaada wacaniyo" marka ina dhaho EID JAMA waxaa i hor iman jiray wajigeeedi quruxoona 🥰
@shuriashuria5800
@shuriashuria5800 8 месяцев назад
Heestan waxaan ku xasuustaa inbtidy io hrgysa Oon kasoo tahriibay Ilaahoow jidka mid aan dhib lahayn iiga dhig 😢
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 8 месяцев назад
inabti aaamiin, nabad ku soo noqo.
@user-sl6ip3xk4x
@user-sl6ip3xk4x 6 дней назад
2/sept/2024 waa waxa qurux badan in aad waxaad jclto waan dareen illahey ku baray dadka waxaan jclhay wiil waxaan rejanay nolol qurux badan aan ku noolan 😊😊😊😊
@caarif1695
@caarif1695 11 месяцев назад
Maalin farxadeed bay ahayd oo aan is helnay marwadayda maandeeq 18/08/2023 allow marwada noo barakee ubad iyo awlaadna naga sii . Alle danbiyadeena ha dhaafo
@salahmahamed5506
@salahmahamed5506 2 месяца назад
2024 habeenimo isniina sacadu tahay 3:18 habeenimo ayan dhagaysanaya qof walbo commentigayga arka waxan ku rajaynaya guul cimri dheer iyo cibaado suban 😁❤
@ZaareDaahirmaxmad
@ZaareDaahirmaxmad Год назад
13/6/2023 waxaan dhagaysanayaa hestan waxaan bartay barshadiise kadib waaxane igaisay jacayl waliye oo aan uqaday Baqorkaan raga kadortay🤴🌏 sadirbaan kuma hadshaa sayigayge kadhigay nolshydi xificn baan ku bartay🥺🫂🤴
@Dahir-002
@Dahir-002 Год назад
Boqoradeydii aad ban kuu jeclahay mcn❤
@user-bn6ms8rn8h
@user-bn6ms8rn8h 2 месяца назад
Waxaan dhagaysanayaa maanta oo ay taariikh tahay 9/7/2024 ..arooskii abtigay xasuus abdi qadir yusuf. Gurigaga. Alle haku barakeyo.abti❤🎉🎉😊
@waxbasalagleh1196
@waxbasalagleh1196 4 дня назад
Waxaan dhageysanayaa 4/9/2024_9:41Pm Habeen Arbaco Ah❤❤ Xasuus Ayaya ii Noqon Haduu Alleh idmo 😢❤🙏
@mahatmohametali
@mahatmohametali Год назад
Niyada markey isoo xanunto jaceylba markuu isoo xanunjiyaa heestan soo tabaa, waxey eheed 2011 barakacii ceelasha biyaha intuu dhicin, waxaan deegan ku aha bakaraha cirtootey, ugu dambeyn farxadi iyo jaceylkan u qalmey kamaan helino,qalbigay ku nooleyd xasuuso u roon umeey dhaafino nabar beey ku dooxdey, Aduunyo waxey socotaba cawa 4/6/2023 ayaan cidlo iyo qalbi jab jaceyl qol madow ku dhageysaya heestan 💔😊qalbiyada is jaceylow waara oo jooga✊
@sagalapdirahmn5179
@sagalapdirahmn5179 Год назад
Alle haku qaboojiyo wll jacylku badankiisa waa qalbi jab in yaro Rabi qalbiyadooda mideeyay mooyane
@falhadoqalbiwanag9566
@falhadoqalbiwanag9566 Год назад
😢wlhi aniga xita 2011 jecelki igu horeye marku igu dhacay anigo Nairobi jogo malin haben dhagesan jiray marka maqlo iska ilmeya wlhi wiilkas waxa urafado usomo dartis 2021 is gursanay alx Allah inta is jecel ha usu keno 😢
@mursalxuseen7231
@mursalxuseen7231 Год назад
😢😢sorry pro ka soco lkn
@ZafiyoCumar
@ZafiyoCumar Год назад
​@@falhadoqalbiwanag9566masha allah amin qali congratulations❤🎉
@ZafiyoCumar
@ZafiyoCumar Год назад
Sorry bowe anigawo kula mida ahay cawadan lajogo qalbi jabsanahay 💔😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
#Lyricsong #KALTUUNBACAADO Saamiga gayaankiyo Raga saaran dunidaba Kaaga soocday dookhee Marka saadka caashaqa Sifihiisa ula tegay Igu saydhay gacantee Kaa siistay yidhiyoo Markaan sardhada hore Saqda dhexe habeenkii Soo yara baraarugo Saatir baan ku mahadshaa Nimcaduu isiiyeeeeeee Sayigayga kaa dhigay Sayigayga kaa dhigay #EIDBATALAALE Sidigtii naftaydiyo S***** aduunkaay Adigoo********* > Hablo sebanka kula nool Kola kulama simo eey Kalgacaylkana sido Taan keli ku sooraay Marka aan subaxdii Toosee suuradaada wacan iyo sansaankaaga Eegaba saatir baan Ku mahadshaaaaaa Nimcaduu i siiyeeee Sawjadayda kaa dhigay Sawjadayda kaa dhigay #KALTUUNBACAADO Sadrigayga laabtiyo Sabadkiyo bogaygaad Sabo aad ku leedeee Sahan caafimaad iyo S******** quutiyo Dhibaatada ka suushaad Samaaloow dhabtii tahay Marka aan weedha saxanee Sugnaanshaha jacaylkaa I tidhaa Saluuug Li' i Saatir baan ku mahadshaa Nimcaduu i siiyeeeeeee SAYIGAYGA kaa dhigay Sayigayga kaa dhigay #EIDBATALAALE Salaankayga guudkiyo Saablayda Oofaha Adigaa isa sudha oo Sac faraqa bixiyiyo Seerma weyda rooboo Saxan saxo udgoon laad Suuban iiga dhigan tahay. Hees xus iyo xasuus mudan. Old Is Gold memories
@Abdure_Osman
@Abdure_Osman Год назад
Dhammaantiin Ilaahay Qalbiga Ha Idiin Wanaajiyo Dhammaantiin Waxaad Ka Soo Marteen Qisooyin Jacayl Oo Noloshiina Saameeyay
@Abdure_Osman
@Abdure_Osman 10 месяцев назад
Heestan Waxaan Dhagaysan Jiray 11 Bilood Ka Hor Anigoo Jooga Magaalada Jigjiga Oo Shaqo La Aan Ku Ahaa Markaan Qalinjabiyay Qofka Aan Jeclaana Sidoo Kale Waayay. Intaas Kadib Maalin Maalmaha Kadib Ayay Hooyaday I Dhahdey Ii Imoow Waa Kuu Ducaynaa Meesha Hooyaday Joogtay Waxay Jigjiga U Jirtay 452 KM. Sidii Ayaan Yeelay Hooyaday Wee Ii Ducaysay Magaaladii Aan Ku Dhashay Ee Hooyadayna Joogtay Baana La ii Doortay City Mayor Maayarka Magaalada Saatir Baan Ku Mahadshaa Nimcaduu Isiiyee Allaha Qofkasta Dhibka Haysta Ha Ka Dulqaado
@hodanapdirashiid7525
@hodanapdirashiid7525 4 месяца назад
Waa habeen Tariikhdu thy 18/4/2024 WxN Aad u akhriyay commentyada qruxda bdn eee iga horeyay Wanan ilmeyay Wxn rajaynya Malin aaan Hadafkyga gaadhay inan dib ugso noqdo heestan Wx wlba way khldnyihin I.A isoo duceeee hadad Iga Danbyso 😭💔🥺
@saciidcabdi9251
@saciidcabdi9251 3 месяца назад
Sida aad jeceshay Allah hakuu sahlo tank's
@yilmaz2431
@yilmaz2431 Год назад
Dadkii Hore waxa ay Nooga Tageen Dadkaan cml Hesahooda lagu Raaxeesayo Lkn Dadkee dhaxe Socdaal iyo Catosh nooga Tageen😂😂 But we Have Nimcan Hilac ,S.Seeraar.X.Ahmed. Dayah.Dalnuurshe
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
02:05 sikimadaas siduu u fiirinayo ayaan ka helay. Wow! Waa akhyaar Iid. Deymadu waa romance dhalinyarooy hala ogaado.😅indho debecsan ku eeg qofkaaga not indho bir ah😂
@mursalxuseen7231
@mursalxuseen7231 Год назад
😂😂 dadkii caadiga ahaa ayaad ka joogtaa aduu
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial 5 месяцев назад
Childhood best song Maxan u xiisay dhulkaygi Hargeisa🥺❤️ 10-ki hore ee Ramadan from Kampala🇺🇬
@naasirmmahamed5541
@naasirmmahamed5541 Год назад
Heestani waxay ku duubnay cajaladii arooskayga lagaduubay oridaydii qaaliga ahayd baa jeclayd alle naxariista jano hakawaraabiyee ana qiimo aada ayey xagayga kuleedahay iyo saamayn xad dhaafa
@hazanyare6724
@hazanyare6724 4 месяца назад
Ax ax sorry
@AyaaniitoMohamed
@AyaaniitoMohamed 9 часов назад
Anigo singel ah dhagaysani jirey imikan anigo marwo ah 😂❤
@durranofficial8320
@durranofficial8320 11 месяцев назад
Wow What A Song I'm Still Listening 2010 Up to Now Song 🎵
@cabdimaxamadcarabmaxmadcar5412
Sahay cafimadiyo sad dareenka quutaa dhibaada ka suul sha❤❤❤❤❤
@kingabdirixmaan5907
@kingabdirixmaan5907 5 месяцев назад
April/06/2024. Ayaan dib u dhagaysan Xiliyadii io waqtiyadii ay soo baxday heestaan ayaan aad u jeclaa oo aan dhagaysan jiray waqtiyadii heesaha caynkaan ah dadka inta dhagaysan jirey way yarayeen oo dhalintu inta badan waxbarasho iyo korniimo ayaa lugu mashquulsanaa. 13 ka hor wiilkii iyo gabadhii dhagaysan jiray heestaas ayaanu isku jiil iyo dad nahay. Netherland ayaan idinka soo salamaya Dalkii somali Alle nabad ha inooga dhigo waax u xiisaye. Jacayl 😢😢
@zahraahmed9121
@zahraahmed9121 4 месяца назад
ticktok baan kasoo arkey heestan weligay ma arkin lkn waa macaan
@zimaN275
@zimaN275 7 месяцев назад
7/2/2024 Who's listening 🎶
@user-iy3fe6no4f
@user-iy3fe6no4f 2 месяца назад
Heestan wwxan dhagaysqnya 18/6/2024 xili roob da,aayo 5:56 waxan ka mid ahy ardayda u fadhiisanysa exmka f4 alle ha nagu guuleyo aniga io dhamaan ardayda. Waxan rajyna inay nolol qurux badn i bilaamto aabahyna i caafimado mustqbal wngzna wn rajynaya noloshana guulo badn ka gaadho i.a meeshan waxna u so noqonya anigo arkay aabo caafimad qaba riyadaydiina i rumoeday❤😢
@muqtaarmaxamad8802
@muqtaarmaxamad8802 Год назад
Magacu waa daahir honest waaxaan heestaan dhegeysanayaaa taarikhdu mar eey aheed 14/5/2033 hwn axad sii baxeyso isniin soo geleyso waqtigu waa cajiib
@abdirizaaqwacayz
@abdirizaaqwacayz 8 месяцев назад
2033 yaa gaadhyba saxip 2023dhe sxp
@halimoabdirahman1575
@halimoabdirahman1575 День назад
Still 2024/9/7 ayaan dhagaysaynaya wan jecelahay heestan 😢❤
@Dahir-002
@Dahir-002 Год назад
Heestan wan maqli jirey lkn 13/6/2023 waxa i bartay boqoradaan haween ka doortay ❤
@aliabdirahman2817
@aliabdirahman2817 11 месяцев назад
Heestaan waxan dhagaysan jiray anoo yar markaana jacel iyo waxaa gaarin 2011 kii , waxan xasuustaa in aad u jeclaa sabab la,aan hada caawa talaado so gelayso taarikhdana tahay 3.10.2023 . Aad Ban ula dhacsanahay hesstaan Allah maxaa micno badan ku jiraan halkaaan ❤❤
@abdulkadirmohamedyusuf
@abdulkadirmohamedyusuf 24 дня назад
Xili danbe 2:00AM habeen jimco ah.👌🥰
@xasanxaamud227
@xasanxaamud227 10 месяцев назад
Eid jama & kaltuun bacaado ❤ inbdn clip ahaan waa u maqli jirayy hesstan lkn caawa thu,26,23 ayuu micnaheediba idhacayyy wixi danbe wxy ka mid ahaan donta favorite songskyga Salaankyga guudkiiyo saablayda feedhaha adigaa isi sudhoo Saxansaxo udgoonbaad suubaneyy iiga dhigantaaa ❤
@deqali230
@deqali230 3 месяца назад
Mobile chinise aha oo u malayn inuu Oking ahaa magiciisu oo memory la galin jirey ayaan Bluetooth ka kagasoo shubtey gabadh aan abti u ahaa marna asxaab ahayn heestan aad ayaan u jeclaa wakhtigu wuxuu ahaa qiyaaskii 2011 ama 2012 noloshu macaan badnaynaa oo wakhtigu baraka badnaynaa xasuus igu qaaliyaay qiimaad ku lahayd agtayda😢😢
@abdirisaqali3078
@abdirisaqali3078 5 месяцев назад
11/4/2024 Still listining this songs ♥️🎸💍 this my favorate eid jama vs kaltun bacado
@mohamedmohamud3098
@mohamedmohamud3098 8 месяцев назад
Runtii heestan xasuus dheer ayey igelisay , wexey xasuustayda dib ucelisay 13 sano, 2010 wuxuu ahaa waqti aan weligay ilaawi doonin at that year I was a young teenager asxptaydii ayan dib uxasuustay intii dhimatay ilaahay haunaxaristo inta nolon na farxad ayaan urajaynayaa
@shimbirka.
@shimbirka. Год назад
13 Sano Ka Dip Cwa Dhgysan Mar Kle Xasuus Caruurnimo. Old Is Gold❤
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 10 месяцев назад
2023/ iyo jihaadka huwanta habeen dagaal culusi dhacayo xasuus hadii la noolaado❤
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 8 месяцев назад
Saaxiib xasuus kale miyaad weyday, oo aad ku xasuusato.
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 5 месяцев назад
Siilka hooyada 😂😂😂 from Xamar
@user-em2us1tj6m
@user-em2us1tj6m 5 месяцев назад
Ilahayow wa hben Ramadan calaf igu dar Wiilka aan hada Jeclahay 🫂 R❤1/4/2024😭
@nasriinsiciid1646
@nasriinsiciid1646 5 месяцев назад
Aaamiin aamiin wllo aniyo adiba Alle haynaga aqabalo🤲😥
@saciidcabdi9251
@saciidcabdi9251 3 месяца назад
Amiin
@FaizaAhmed-eh1ie
@FaizaAhmed-eh1ie 8 месяцев назад
22/12/2023 malin jimco ah ayan hestan shitay wan lajooga qof jacelady eid jamca iyo boqorada ❤❤❤
@amirismaacil2592
@amirismaacil2592 8 месяцев назад
Anoo aha my heart ga waxaan ku leeyhy
@barwaqoosman6121
@barwaqoosman6121 7 месяцев назад
01/2/2024😢tetlimmm
@abdirisaqosman5381
@abdirisaqosman5381 Год назад
Heestan waxan ka maqli jiray xafadaha jarkena melaha markay tahay sacadu 9:00-10:00 sac wlhi wa xiliyadan daremo qiro minalaahi ah .siban iskaga qiron jiray 2013Jigjiga 04.
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 6 месяцев назад
Habeen aan kulanay jacaylkaygii oo mudo sanad ah aanan arkin Lkn no Suragashay caawa Cidi aan is helin waa uducaynayaaa Intii sidaydoo kle lamanahooda la joogta waa salamay ❤🎉
@abdiwasacibraahim740
@abdiwasacibraahim740 Год назад
15/8/2023 habeen an ka sexan wayay gbdhan Jecla,a Jcyl i hayay awged an heestan dartayy illahaw naga dhig kuwa midowa,a ❤😢
@khaalitt
@khaalitt Год назад
Ma riyaa tarikhdan ad so qort lama gaadhin weli akhii e😂🙆🏿‍♂️
@BashiirAhmed-r2b
@BashiirAhmed-r2b Месяц назад
❤❤❤ heestan wxan dhagaysanahay habeen ay mugdi ii ahayd wxan iga tagay abtigay marna ahaa saaxiibkey oo wakhti bdan wada qaadany lkn Manta wakhtiga ayaa na kala kaxeeyay 15/07 / 2024 Wxan Manta u Daulay wadanka Egypt Isku soo noqod wacan abti Guul.ayan ku rajaynayaa abti mcn❤❤😢😢
@mohametflims2652
@mohametflims2652 Год назад
2023 still listening....🎵
@user-rd1gy3fi1v
@user-rd1gy3fi1v 4 месяца назад
Heeso waa hesihi hore dadna waa dadki hore❤
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 Месяц назад
Hablo sebenkan kula nool kolba kulama simayee…❤
@abdisamadahmed3832
@abdisamadahmed3832 Год назад
2/1/2023 who is listening 🎶 👀 🤔
@romeo_poi4720
@romeo_poi4720 Год назад
Me my lagend ❤
@anabolic7779
@anabolic7779 Год назад
Meee🥺😍
@nehatiqurux6473
@nehatiqurux6473 Год назад
Me
@fathmostafe8310
@fathmostafe8310 Год назад
Present ☝️
@samaadmadnishow8699
@samaadmadnishow8699 Год назад
​@@romeo_poi4720l
@mtmgroup569
@mtmgroup569 10 месяцев назад
Wakhti❤
@abdirashiidabdi5950
@abdirashiidabdi5950 Год назад
Heestaaa waxan maqlay markii ay Soo baxday waxaanan ku dhagaysan jiray wadanka Djibouti 🇩🇯 oo aan wakhtigaa joogay waxay ahayd June 2010 lkn wax mano ah iigumay fadhiyin oo noloshaba waxba Kama aqoon hadayse way dhadhamaysaa 😅
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 7 дней назад
😢😢Heesihii Dhexe Ayaaba layaabn yhy hadaad maanta dhgeysto dadkii fanka iska lahaaaaaaa
@yasincabdikani6579
@yasincabdikani6579 3 месяца назад
Heestani waxay ka mid tahay Hesaha ugu jeclaa qaangadhnimadaydii Wakhtiyo qurux badan Xili barwaqo ah Oo aan adhi kula joogay Jiinka wabiga shabeele (godey) Aniga iyo inan aad uquruxbadnayd oo mas ciideeed Lamooday Hadana wayuhu inakala fogeyay
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
2010 dhegesan jirey waqtiga xasuus/2/10/2022/dhagesanayaa 🥰
@abdirazakaj50
@abdirazakaj50 Год назад
heestan anigo wiil yaroo aad uda.yar ah maqlay heesaha jclka fananinta somaliyed ay qaaden wa mida ujclhy
@zakashiine7069
@zakashiine7069 Год назад
29/10/2022
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
CAAWA adaan marti kuu ahay WAA markii koobaad ee aad REPLYDAADA igu marti qaadid WAAN ku faraxsanahay HUUNO INAAD ii faraxsan tahay ayaan RAJAYNAYAA MAHADSANID KHAYR badan ayaan kuu rajaynaya.👋
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
@@SuugaanSafaari sido kale wll mcn wan ku faraxsanhy ciza iyo sharaf igu nolow❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
@@AyaanAbdirashiid4631 ADAA mudan wllo qaali SHARAF baad Leedahay🙏
@khaledezza2436
@khaledezza2436 9 месяцев назад
Once up on time 😮 xazuuzuhu iyaga iz qora heeztan wa mid xazuuz weyn igu Leh ❤💯
@ayaanhaybe9399
@ayaanhaybe9399 Год назад
Fav song 🥺💗
@moha__berdilacshe
@moha__berdilacshe 2 месяца назад
Heestan muda madhagaysan lkn mata dhagaysanaya 2024/6/15 birina waa ciid🎉
@user-jn1io4wr5m
@user-jn1io4wr5m 5 месяцев назад
Habla sabanka kulaa nool kulama simayeey xazuuz for long tme❤❤❤❤❤
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Год назад
31/5/2023😓😥🥺😥💔💔 Run ahaanti ani ma jirto gabar i jeclaatay weligy oo itri wan ku jclahay misana gabadhii aan anigu jcladay waa laygu diray oo wxa igu dirtay gabar kle oo ay saxipo ahaayen run ahanti gabadhaas wey ixumaysay jcylkiina wey iga baxday wxayna hadalki kuso afmertay amaan isii🥺😓😥 Run ahaantii wxan daremayaa cidla 🥺+Murugo+Qalbi jab💔+busaarad+ jcayl laaan🥺🥺😓😥
@mrcunaaye1124
@mrcunaaye1124 Год назад
Wake up zxp Marka hore adigu wakhti is gali kabacdi wax walba hoostadey imanayaan
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Год назад
@@mrcunaaye1124 wa talo wanagsan sxb
@HAYBISCALI-we1fd
@HAYBISCALI-we1fd Год назад
Zorry wll😢😮
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Год назад
@@HAYBISCALI-we1fd 🥺
@muhiyadiin9624
@muhiyadiin9624 Год назад
Wakhtigan la joogo jacayl kaaga ama dareen kaaga lama wada muujiyo bro adoo wax jecel hadana isku day inaad dareen kaaga xaka maysid mida labaad mar waliba waa inaad ogaata inay kaa tagi karto oo qofku bini aadam yahay isna badali karo ☝️ talana hoo oo iga qaado first marka hore noloshaada maal Gali jecloow mudnaan,na sii naftaada uma baaha naysid qof kale inuu ku jeclaado waa hubaal gabarba gabadhay ka qurxoon tahay inay adi kula rafiiqi waligana adoo qof jecel oo dareen u haaya haduu ku qiimayn waayo tag dheh tusna inaad ka maarmi karto noo calaacal bro ☝️
@sadamabdiqadir9875
@sadamabdiqadir9875 Год назад
Today I’m traveling. Tourism . and this song is my song . Not only today but since so long time.
@sulekhaaxmed7136
@sulekhaaxmed7136 4 месяца назад
Xasuus wayo wayo ❤
@shaqalec.m.cofficial8583
@shaqalec.m.cofficial8583 5 месяцев назад
Angu heestan waxan ku xasuusTa waxan dhagaYsanaYaY habeenkii arooskayga 7/8/2022 4:30 galabnimo cawana waxan dhagaYsanaYaa 2024❤😮
@Axmedcabdi-p2o
@Axmedcabdi-p2o 16 дней назад
😂❤
@abdullaahimohamedfarahguur909
@abdullaahimohamedfarahguur909 7 месяцев назад
Cawa tarikhdu tahay 24/1/2024 11:33 habenimo dhagaysanaya waxayna ledahay bays wacan heestu markii gariga ku dhagaysatid waa waxkale we love dhamantiin❤❤❤😢😢😢❤🎉🎉❤🎉❤
@mohamedaideed6317
@mohamedaideed6317 Год назад
Waa hees xasuus badan igu leh I love this song
@Queen-oh3iz
@Queen-oh3iz 3 месяца назад
Listening 2024❤fav song😢
@Dhagaxle9
@Dhagaxle9 Год назад
My favorite song 🎵 ❤ 💕 💛 😍 💓 🎵
Далее
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Просмотров 1,3 млн
kaltuun bacado iyo abdulqadir aj
10:27
Просмотров 544 тыс.
Они захватят этот мир🗿
00:48
Просмотров 312 тыс.
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 1,1 млн
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Просмотров 6 млн
jacaylka maxan baxnaanshey Kaltuun xasan bacado
5:36
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Просмотров 2,6 млн
Qoomaal iyo Maryan Mursal
8:53
Просмотров 3,3 млн
KALTUUN BACADO | FARUHUBA SIDOODA | (OFFICIAL VIDEO)
5:12