Тёмный

Episode 10: Tiirsanaanta-Taban | Co-dependency |Kabasho| 

Hamda Hussein
Подписаться 83 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Tiirsanaanta-tabani waxay dhacdaa marka qofku dulin laxaweed kuyahay dadyowga kale ee noloshiisa ku jira isaga oo si taban u quudanaya dareenkooda.

Опубликовано:

 

3 мар 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 71   
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 5 месяцев назад
Masha alah tabaraklaah xbbti shugran inad iga hadlee ayad umalysaa wa xalqad muhiim ii ah midan alah yacisak❤🎉
@NasraAbdikadir-gx3vd
@NasraAbdikadir-gx3vd Месяц назад
Allahuma barik ur my best teacher ❤
@bintuahmednuuue6344
@bintuahmednuuue6344 2 года назад
Xamday mahadsanid qaali Wax badan ayaa ka faaiday caawa Allah haku sharfo
@hassenhassen9360
@hassenhassen9360 2 года назад
You are absolutely an eloquent, smart and I hope episode 11 will be co-dependency too
@nasrodhicisow5921
@nasrodhicisow5921 2 года назад
Wanba sugaayay shalay 3 mar eegayay inaad xalqo cusub so gelisay you save us may Allah forgive you fi dunyaa wal aaqira🤲
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 года назад
Masha Allah walahi boqolkiiba boqol runta ayaad sheegty mideeda kale wax yaalo badan oo aan xoriyad u aqaaney ayaad bartoodiid dhigtay , masha Allah💯💯💯👏👏Allah ku xifdiyo abyo🤲🤲🤲
@leilahussain637
@leilahussain637 2 года назад
MashaaAllah TabarakaAllaah. Thank you Hamda ❤️
@hodan4319
@hodan4319 2 года назад
MashAllah tabarakallah Hamdaay Rabbi Ha ku barakeeyo cilmiga ❤
@abdihasan4943
@abdihasan4943 2 года назад
Absolutely you are amazing 💯JAZAKALLAH KHEER WALAAL
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 2 года назад
Jazakallahu kheyran jazaa walaal, I benefited a lot from these videos. Much love ❤️ ❤️ ❤️
@zamzammohamed3054
@zamzammohamed3054 2 года назад
mhdsanid sharfeey alle haku barkeeyo
@madoo199
@madoo199 24 дня назад
Maanta anuunbad iga hadlaysa, talooyinkaga aadbad ugu mahadsanthy.😂❤
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 11 месяцев назад
Jazakallah khayr hamda hussein, wax badan oo noloshayda badalaa kaa bartay ❤❤❤
@Mohamedahmed-cq3ye
@Mohamedahmed-cq3ye 2 года назад
ManshaAllah wll
@saraabdillahi6210
@saraabdillahi6210 2 года назад
Masha Allah tabaraka Allah Alle haku xafido walalo Hamda 🥰
@xasancali2853
@xasancali2853 2 месяца назад
jazzaakallaaHu kheyr wll❤
@qurankariim745
@qurankariim745 7 месяцев назад
Masha allh tabaarakalaah allahuba baarik Thank you Hamda ❤❤❤
@roodajamac2521
@roodajamac2521 2 года назад
جزاك الله خيرا الجزاء
@hodanarahman5695
@hodanarahman5695 Год назад
Mansha allah abayo aqoonta allah kuu siyadiyo insha allah In an isbadalo ayan rajeynayaa ✊😭
@ismahandegan2054
@ismahandegan2054 Год назад
Mash allah thank you xamd
@fadumoaxmed8529
@fadumoaxmed8529 2 года назад
Waad mahadsantahay walaashay qaali
@hodanmohamed5966
@hodanmohamed5966 2 года назад
Waad Mahad santahay walaasheen waad noo faa iideysee
@hanadbaari7803
@hanadbaari7803 2 года назад
Mahadsanid walal
@hoodoaxmed1092
@hoodoaxmed1092 2 года назад
Mahadsanid gacalo 😊
@Baraale
@Baraale 9 месяцев назад
Runtii waa qof badashay wax yaabo badan oo aan aaminsan wax waxtar leh ayey sheegty mahadsanid kunjer hno qli ilaahy haka abaalmariyo
@mohamed.2881
@mohamed.2881 2 года назад
Masha allah tabaarakallah
@yuusufxareed7625
@yuusufxareed7625 2 года назад
Wakhti yar ka hor ayan dawanayay adi iyo wllka allah idin xiftio vedeogana wakhtiyar ka dib dhamaysan donaa kumahadsanid wllo🤍🙏
@macalimadfirdowsa1
@macalimadfirdowsa1 2 года назад
Mahadsanid hamdaay kabashada gudahygaa sabab u noqoty waxaana noqday qof control leh .
@hafsaibrahimomar8345
@hafsaibrahimomar8345 2 года назад
M.a Mahadsanid 💞
@asmaabdalla2367
@asmaabdalla2367 2 года назад
احلى برنامج
@hodoali5714
@hodoali5714 2 года назад
Hamdaani mahadsanid wlo qali
@zalmaabdinuut3130
@zalmaabdinuut3130 2 года назад
Wallaahi gabadhaasoo kle markaan maqlo ayaan ogadaa walli soomaali inay rajo leedahy means wali waa noolnahy mahadsanid walaashy alle haku siyaadsho cilmigaaga adduun iyo aakhiroba liibaan.
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Год назад
Shukran ❤ 💯
@araweelagirl3128
@araweelagirl3128 Год назад
Wllhi wax badan ka faa,iday thank you
@yahyanoor1889
@yahyanoor1889 2 года назад
Muqaalkaan markaan dawaday wxay ila moqotay inaad aniga ila hadleyso. Wxn rajenaa isbedel insha Allah. Waad ku mahadsan tahay waqtigaaga iyo wacyi gelintada❤💯❤❤
@aniisohareed6958
@aniisohareed6958 2 года назад
Xamda Allaha ku dhowro
@nicmahomar6749
@nicmahomar6749 2 года назад
Ow! Run ahantii waa topic aad u muhiim ah, in la korefeyana mudan, shaqsiyadka nucaa ahna ay naf-ogaal isu yeeshaan. Many thanks U.Hamda.💜
@sulaimanbashiir5923
@sulaimanbashiir5923 2 года назад
Mahadsanid.
@user-ki1jq7pe2d
@user-ki1jq7pe2d 7 месяцев назад
Mashallh mashallah wlhi chanelkan hadan bartay inaan marhore bartay ahayd jazakallahu khyraa wll xamda
@user-ek1kr8qc8m
@user-ek1kr8qc8m 6 месяцев назад
Shukran
@abdisalanqorane518
@abdisalanqorane518 2 года назад
Absolutely.
@saladohasan5844
@saladohasan5844 2 года назад
Eryo sare oo Af-soomaali ayaan ka bartey. Mahadsanid. Fadlan soo raacsii silsiladaan sida la isaga daaweeyo cudur kaan.
@jaylaaniahmed7072
@jaylaaniahmed7072 Год назад
Dareenkan saan ka yeelo waa garan wayey qof wax i faham siiyana ma arag Saayid baan wax ugu talax tagaa shukaansi isaga dartiisan u joojiyey oo waxaan is iri qof baad ku waalanaysa nolashaada oo dhan baa saa ku baa ba'aysa Mahadsanid wlashay hamda husein
@qaaliciiltra2731
@qaaliciiltra2731 7 месяцев назад
Aniga kula mida walahi lkn waan iska jaray hada maba sameeyo daneeyn xad. Dhaafa
@katiac8085
@katiac8085 2 года назад
Walal ad ban kaga mahadcelin aqoontada ad nala wadaagto wana arin dad badan anay ku baraarugsnayn
@mohamedtawane9823
@mohamedtawane9823 2 года назад
One question sister Hadii JaCeylka xuriyad leyahay sideen kuogaan haduu qofka sifican isoxaririneynin ino ijecelyahy?
@mayrane1
@mayrane1 2 года назад
Walaal Hamda Mahadsanid waxaan u Baahnaa waxaan u baahnaa buuggaagii meel aan kaala sooxiriiri karo isoo sheeg. Mahadsanid.
@user-qc8jo6ly5b
@user-qc8jo6ly5b 2 года назад
Abaayo aad baan ugu maqsuuday Topics yadaan dadkeena qof ku fahansiiyo luqadooda wey ubaahanyihiin….Aad baan ujeclahay
@sakariyedayib6763
@sakariyedayib6763 Год назад
Liibaan walaal if iyo akhiro ba
@comment1827
@comment1827 Год назад
Mahadsanid hamda waxa umalen cinwanka inu carabi ku yahay التعلق المرضى ama التعلق السلبي si wanagsan aya noogu faidesay kher alah ku siiyo waxa ku la talin laha walidka ubadkisa intuu yaryahay ka dhiso bahiyada nafta si uu hahdhow ku dhicin Inuu ka laadlaado qofkake ilmaha dhoor jeer malintii hab hala siiyo bahiuaha qaban buuxiye si eena had how gudafada baraha bulshada ka raadin jacel iyo xariir qaloocan
@bintuahmednuuue6344
@bintuahmednuuue6344 2 года назад
Hamdaay huuno ma inaga soo habsantay mise wa xageyga igs soo habsaamay
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Cillad farsamo oo yar ayaa dhacday walaalo 🙏🏽
@akramyare143bwoy9
@akramyare143bwoy9 2 года назад
Thank you sis
@Bashe12
@Bashe12 2 года назад
Walaal xamda alle hakuu nabad yeelo marwalba iyo meel walba farxadna ku nooloow. Meel aan kaala xiriiro ama farriin kugula wadaagno ma noosoo gudbisid adoo mahadsan.?
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Info@kabasho.com
@ladyhamda
@ladyhamda 2 года назад
Woow you're brilliant
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Thank you! Cheers!
@hawaahmed-sn5pn
@hawaahmed-sn5pn 2 месяца назад
how i can your mail
@bintuahmednuuue6344
@bintuahmednuuue6344 2 года назад
Jimcaha danbe uun miyaan ku xigi doonta mise inta lagaarin ayaaad inoo soo dayn mid kale
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Barnaamijku hal mar ayuu soo baxaa week gii oo ah fiidka Jimcaha walaalo
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 2 года назад
Asc xamda adpa ugu bahanay inad iso jawapto aniga waxan qaba cabsi padan mana jirto wax dhip igu ah hadana bulshada hadan dhexgalo ciriiri ban darema iyo dhidid huur kul maxan sameeya wavimuhiim jawaptedu
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Social Anxiety waa wax jira, wanaan soo gelinayaa RU-vidka muuqaal aan kaga hadlayo ♥️
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 2 года назад
@@hamdahussein.kabasho haye inshavallah wa imuhim shaqadadyi dhexgalki dadka wixipa wa iga so xidhay
@wasiirawasiira4662
@wasiirawasiira4662 2 года назад
xbt kaso hadal plz qaanuunul jadab/قانون الجذب
@marwahersi8362
@marwahersi8362 2 года назад
Hamda walaalo ma la maqlayo cod plz dib u eeeg
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Walaalo imikana?
@yuusufxareed7625
@yuusufxareed7625 2 года назад
@@hamdahussein.kabasho wan maqlaa anigu wll
@bintuahmednuuue6344
@bintuahmednuuue6344 2 года назад
@Hamda Hussein waaa la maqlaaa iminka
@marwahersi8362
@marwahersi8362 2 года назад
Haaa qali sfcn baan u maqlayaaa❤❤❤ shukran yaa xbbti
@hamdaahmed2358
@hamdaahmed2358 2 года назад
ممكن حسابك في الانستجرام
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
instagram.com/hamda_hossein?
Далее
ЮТУБ ТОЧНО ВСЕ!
11:23
Просмотров 1 млн
Kayd Presents Book Launch| Bandhiggii 2aad|Rejo 📚
54:09
Sidee ugu habboon ee loo ducaystaa?
11:54
Просмотров 19 тыс.
Episode 5: Aafada Is-canaanashada|Self-blame|Kabasho|
17:03