Тёмный

Eritrea | Kooriyada waqooyi ee afrika! Dal go’doon kaga jira aduunka! 

Waaberi Media
Подписаться 556 тыс.
Просмотров 97 тыс.
50% 1

Eritrea | Kooriyada waqooyi ee afrika! Dal go’doon kaga jira aduunka!

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 120   
@khayr.shorts
@khayr.shorts Год назад
Eriteria wadankeeda ciidamo shisheeye ma joogaan. itoobiyana qayb wadankeeda ah kama haysato. soomaaliyana ciidamay u taba bartaa. waana wadan xor ah😮
@othmanabdalamohamedadanabd1978
Godoon maahan ee dawladnimo baa wax deeqda waxba tarimyso inaan xarr badan sameeyso Erteria waa wadan dad wadaniyaal ah oo dalkooda jecel.❤❤❤❤❤
@pooky1
@pooky1 Год назад
WA cuqubo Ku dhacday😂😂
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Год назад
@@pooky1 cuqubo kuma dhicin wa wadaniyiin somaliya cuqubo ku dhacday
@aligamer-jp5ro
@aligamer-jp5ro Год назад
Anagaba hdi Internet nalaga jaro wadaniyin noqoneena😂😊
@yoyogi52
@yoyogi52 Год назад
@@pooky1 ninka fiidiyoga sameyey indhihisa iyo dhegehiisa wuxu reer galbed ka maqlay ayuunbu no sheegay. Xaqiiqdu waxay tahay Eritrea 🇪🇷 wa dalka keliya ee afrika oo dhan ka xor ah gumaysi reer galbed. Sidaa daradeed ay cunaqabatayn iyo been abuur uga faafiyan markasta
@Somali-One
@Somali-One Год назад
*Soomalidu ayagoo umada dunida ugu liidata ah ayay isu maleeyaan umad hormarsan. Waa ayaandaro wayn*
@bulshawimedia455
@bulshawimedia455 Год назад
Legend ba tahay brother ❤
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Halyeey Boowe = Aboowe= inboow = Walaalkoow
@Mustafa-vd4mp
@Mustafa-vd4mp Год назад
Mashalah cumar bashiir
@saadomaxamed24
@saadomaxamed24 Год назад
mahadsanid❤❤❤❤
@yoyogi52
@yoyogi52 Год назад
Eritrea 🇪🇷 wa dalka keliya ee afrika ka xor ah. Bangi aduun iyo dayn iyo reer yurub waka xor. Dayntu wa waxa afrika lagu adonsado
@Somali-One
@Somali-One Год назад
Somalidu waa juhaal intooda badan oo waxay buunbuuniyaan hadalada reer galbeedka ee aqliyadooda lagu iibsanayo
@yoyogi52
@yoyogi52 Год назад
@@Somali-One waxa u indho ah reer galbeed. Ninkana eyaguu kaso xigtay. Ilayn qof wax baadhi kara mahee
@Somali-One
@Somali-One Год назад
@@yoyogi52 hubaal waa sidaad sheegtey. Copy waxaad dhahaysid waa layska fiiriyaa waxaba suurta gal ah in ay dadnimadaada ka dhan tahay.
@ShukriAli-cd1dq
@ShukriAli-cd1dq 6 месяцев назад
Wllkay sorry bar yahan kumaa nan daawan❤❤❤❤❤❤
@QbdirahmanKayd-db9fn
@QbdirahmanKayd-db9fn Год назад
Sidaasa wacan aduunka wax kasta hakula jaanqaadin hadii kle wad cabaysaa
@caddekacadde9477
@caddekacadde9477 Год назад
Kalimadda Tigtaytar in loo adeegsado khalad baan u arkaa 😮😮
@Somali-One
@Somali-One Год назад
Dictator waxa ah nin wali oo dadkiisa U duleeya beesha caalamka. Eritrea waa wadan xor ah.Somali maryooley aqli malahan.
@caddekacadde9477
@caddekacadde9477 Год назад
@@Somali-One waa Figrada aan aaminsanahay wllhi ah isaga oo ah madaxweynaha Eritrea iyo madaxweynaha kiim Joon uun Kuuriya Woqooyi iyo madaxweynaha Haatan haayo ugaandha iyo madaxweynaha haatan haayo Ruwanda iyo madaxweynaha haatan haayo ruushka iyo madaxweynaha hore ee dhintay ee Burkiina Faasow iyo kuwa badan oo hada an soo koobi karin Digtaytar waxan u aqaanaa ninka Dadkiisa ka Horaysiiyo Ajaaniib kala laayo u soo hogaansado ciidamada kuwa ay Aduunka isku necbaayeen oo daris la ah
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 Год назад
Erateria 😮👍waa dal cajiib ah wadamada qaar ayuu dhaama sida somalia
@Kaymosalad
@Kaymosalad Год назад
Muxuu noo dhaami waayey adoo miiran baa soomali ka dhashaye😢😮
@Iqra_Warzame
@Iqra_Warzame Год назад
Masha Allah ❤ keep going pro🥳
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Afsoomaali Sii soco Boowe
@Somali-One
@Somali-One Год назад
*Eritrea waa dal aad iyo aad uga hor marsan Somalia nasiib xumo*
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Год назад
Hhhh ma noocii afka bartay baa tahay maantoo idil komentiga ka dhex ooyaysaaye dal aanba intarneed lahayn somalia see uga hor marsan yahay dal aanba anigu xoriyadiisii qayb wayn ka qaatay baad igu soo dhisaysaa adeer afka nooda 😂😂😂
@UpdyrahmaanMogammet
@UpdyrahmaanMogammet 6 месяцев назад
Eritareya
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Год назад
M.a wllo allaha ku xafido wax badan ayan kaa faaiiday runtii🖐👑
@Crisaq-nw6qh
@Crisaq-nw6qh Год назад
😂😅🎉😊❤
@anisaabdilahi4219
@anisaabdilahi4219 Год назад
Keep going pro😊
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 Год назад
I like ur videos bro🥰
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@MaxameddubeCarab
@MaxameddubeCarab День назад
Like sar videos
@craxmandiini
@craxmandiini Год назад
Keep going
@MrOk-t2s
@MrOk-t2s Год назад
Wax garad alle haku xifdiyo sxb
@MunaMohamet-n1y
@MunaMohamet-n1y Год назад
Waan ku salamay wllo
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Eritareya ✔ (Afsoomaali)
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib Год назад
ASC Abdiraxman Cumar
@Xogbilemedia
@Xogbilemedia Год назад
❤❤❤
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Год назад
Eritrea 🇪🇷 waxaa loo cadaadiyaa maxaad soomaaliya ucaawiseen ee aad udiideen damacii xabashida iyo galbeedka loo qorsheeyay in shacabka soomaaliyeed lagu xasuuqo uu fahmaayay dhagarta meesha kasocota iyo ta 2 oo inuu diidey in kheyraadka wadankiisa laga taajiro halku uu ismaaciil c.geele xabashida kugarab taagmaa xasuuqii shacabka soomaaliyeed 2007
@faarax1965
@faarax1965 Год назад
😂😂😂
@faarax1965
@faarax1965 Год назад
Caqliyadda soomaalida qaar laga dhaadhiciyay
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Год назад
@@faarax1965 🤣
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Год назад
@@faarax1965 oo ma been baa maxaa nalaga dhaadhiciyey
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Год назад
​@@faarax1965waa sax wana run waan sababta ay uga maqan yihiin IGAD
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Год назад
Mahadsanid Aqoon ban utahay ❤️
@cabdirisaaqyuusuf3840
@cabdirisaaqyuusuf3840 Год назад
Asc wll ninkasi waa nin saxan wyo waa nin dalkisa hore mariyay nin umadisa uroon aya ladhahaa waa digtaytar bal qexo qadafi maxamed siyad barre sadam xussen ninka halyayga ah ayay cadaw genu ina dhahaan waa digtaytar
@Smaxto
@Smaxto Год назад
Adaa wariye yaasha kale ka cod qurxoon
@mustafeabdiabwanka2233
@mustafeabdiabwanka2233 Год назад
❤❤❤asc waxankuuhayaa arinkusaabsan Somaliland ee ilasoxidhiidh
@Beir-e2y
@Beir-e2y Месяц назад
Sawirka aad saratay waa birkariyo waa nin gaalgecel ah reer kismaanyo iska sax.saaxiib qaladka
@Ciise-xalfoley
@Ciise-xalfoley Год назад
M.a
@Abdikariinaadan
@Abdikariinaadan Год назад
Xukun kaligii taliya waxaa kuhaboon somalida sababtoo ah malahan meel looraaco siyaasadeeda oo qabiilka iyo qaranimada qabiilka ayaa lawayn soomaalida badankooda waxay ubaahanyihiin kaligii taliye qabiilada awoodwayn oo ay kabaqaan
@ibraahimyuusuf9210
@ibraahimyuusuf9210 Год назад
Haduu kaligii taliyaha dhaco soomaaliyoo dhan qabiilka kaligii taliyaha ay laaynaayaan(HADDA IYO DAGAAL SOKEEYE) taasi xal maaha
@Somali-One
@Somali-One Год назад
Soomalidu waa umad ayagoo gaajaysan hadana qabiil dartiis ku diida nin qabiilkooda ahayn haduu waxsiiyo. Waa umad intooda badan gudaha ka qurunsan.
@pesmanyarr5745
@pesmanyarr5745 Год назад
Asc wall 🧱
@hamse_saciid_gaariye
@hamse_saciid_gaariye Год назад
Waa siday somalia run ahaanti kusocoto hadan wax Laga qaban
@othmanabdalamohamedadanabd1978
Somali madawlad baa ka jirta meel dhimatey waaye somlia, waa wadan dadkiisii naceen.
@ilyesRajaa-cb4ne
@ilyesRajaa-cb4ne Год назад
Sidaas ayoodoonaa yaa inoo kulatartamaayaa walaaheen jabuuti😮
@subeirabdinuur
@subeirabdinuur Год назад
Xaqiiqdii waa,run wax internet ah malahaa. Waana wadan aad Modayso in ay ku jiran1977
@user-nc8bk7bv5k
@user-nc8bk7bv5k Год назад
Waxaad ka soo warantaa taarikhada dalka Djoubti
@Abdifatah-j7d
@Abdifatah-j7d Год назад
😊😮
@abdimajidabdulleadam9843
@abdimajidabdulleadam9843 Год назад
Thumbnailka waxaa kuu saaran general boorkariye
@AbdillahiAli-dc9qd
@AbdillahiAli-dc9qd 6 месяцев назад
wa yahay
@alibinali2141
@alibinali2141 Год назад
Ereteria waa dad socod bdn, marka aad aragto sideey u dhoobanyihiin meelaha laga baxo iyo tira yaridooda waa kaaf & kala dheeri .
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 Год назад
Waxey naga la fican yihin inen ee san tugsanin wana kasoo horjeedo kurtisananta dad shisheege gaarahan Galbeed ka.
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Год назад
Abaal bay inagu leeyihiin sababto ah waxay hup ka gadeen somaalida teamamkooda la dagaalamay ciidanka military Ethiopia ee ku sugnaa xamar .
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Год назад
Anagaba abaal baan ku leenahay oo abaalkii bay noogudeen waayo curiyadoodii baanu qayb wayn ka ahayn sidaa ayey abaalkii noogu gudeen
@abdikadiradan-tq8cu
@abdikadiradan-tq8cu Год назад
Waberi wll
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Год назад
Eritrea illayn cunaqabatayn ayaa la saaraye hubka ayay si qarsoodi ah u iibisaa sida korea da waqooyi
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 Год назад
Oo isagoo sidan nooga liita side ayuu cidamo noogu tababarayen?!
@yahyayasin1861
@yahyayasin1861 Год назад
Faragalin shisheeye ee iska ilaaliyen sida somaliya ma ahan kun ay ka horeysa wllhi
@Amir-Muse
@Amir-Muse 6 месяцев назад
33 sano aa burbursaned oo qabiil iyo qabyalad ad ku mashqul saned bee eritrea dhisned😂
@Gureey-l6k
@Gureey-l6k 8 месяцев назад
Waa wadanka afrika ugu dagalyahan San wa wadan fican sasaana u fican war wax matro iyo qabiil
@Kacade-h2g
@Kacade-h2g 7 месяцев назад
Somalida Ogadenia waka tiro badan yihin Erataria balse Dulinimada aay ku qanceyn Iney aqbalaan
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib Год назад
ASC waberi media
@Khulasatul-alkulaasah
@Khulasatul-alkulaasah Год назад
Wax kastaba ha ahaadee waa dal na dhaama innaga
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Год назад
Asc abdrisak wa kugu raacsanahay we na dhaamaan somaliya wadan aduunka ka liita malahan dadka xata we bur bureen damiirki aye ka dhinteen
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Год назад
​@@shlmhd7386bal inoosheeg waxay nagu dhaamaan aan ogaanee qiira jabaan baad latimide
@ibrahimxussenali126
@ibrahimxussenali126 Год назад
Odeyga xilka wu ku ragey dadkuna geeridiisa umbay sugayan
@muminmumatomumato
@muminmumatomumato Год назад
Asaga iyo Ismail omr gelaba
@siciidali4034
@siciidali4034 5 месяцев назад
Yaa daawanaya 2024 wadanka noocan ah somalia oo taageero ka raadinaysa 😅😅😅😅😅
@faaraxjaamac3421
@faaraxjaamac3421 Год назад
Add dawnlaod videos
@JuweriaAhmed-x4p
@JuweriaAhmed-x4p Год назад
Zxb qisadii nabi daaniyaal raadi
@MohamedAhmed-ly4yg
@MohamedAhmed-ly4yg Год назад
Kawarama dalka saas ah ayaa soomaalia ciddamada utababara😂
@maryamcshakuur3085
@maryamcshakuur3085 Год назад
Hhh yaab wye wlhi
@aligamer-jp5ro
@aligamer-jp5ro Год назад
Ayago intas le eg Ethiopia iska xoreyen bal somalida mxa udiidan😢😢
@Amir-Muse
@Amir-Muse Год назад
La yabka adunka waye😂
@guleedabdirisak8720
@guleedabdirisak8720 Год назад
soomaliya bal kasoo same zxp
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Год назад
Soomaaliya waa u dhalatay waa taqaan soo mahan sheeko ma ka rabta 😂
@Amir-Muse
@Amir-Muse 6 месяцев назад
😂😂​@@wmdghdgg1234
@7u7world5
@7u7world5 Год назад
Somaliland 💚 🤍 ❤ kasoo hadal walaaalo
@Maxamuudcali143Maxamuudcali14
😂😂😂😂
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Год назад
Dalbaa laga hadalya ee mahan tuulo ictiraaf radineysa
@guletizmail8349
@guletizmail8349 Год назад
​@@MohamedAli-xh8vtMaseerka dumarka aya lagu yaqanay, ina dhiloy.
@Hankaabmedia
@Hankaabmedia Год назад
Dalkagu emoji miyaa calan u ah🤣🤣🤣
@Maxamuudcali143Maxamuudcali14
Jigjiga iyo s)land yaweyn
@abdi7932
@abdi7932 Год назад
dalka sidaas ah ayuu farmaajo dhalinyaro yaryar oo lagu qalday qatar ayaa la idin gaynaya, geeyey.
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Год назад
Alla maxaa cuqdad ku haysa farmaajo muwaadin wax tarleh weeyee kan dalka gadaya orodoo ka dhacso😂😂
@cabdirisaaqyuusuf3840
@cabdirisaaqyuusuf3840 Год назад
Gesi weyi ninkani sxb
@AbshirMohamud961
@AbshirMohamud961 Год назад
Hada wxy iskudiyaarinayan in ay ethiopia dagaal lagalaan
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy Год назад
ᴀᴘᴅɪʀʜᴍɴ ᴏᴍᴇʀ❤
@DahaAbdullahi-gn5il
@DahaAbdullahi-gn5il Год назад
Ciidanka qaar ayeey noo taba baraan hadaanahay soomaali
@Somali-One
@Somali-One Год назад
Ciidankii ee inoo tababareen waxaa lugta ku laaqay tuuga wayn ee hadda madaxwaynaha inoo ah
@abdirahmansam9729
@abdirahmansam9729 Год назад
@@Somali-OneTuuga Weyn Ee Ayga Eyga Dhalay Waa Xarmaajo Wacaladaaas Shabaab Hub Siiyan Buu Daba Dhilif U Ahaa Misnah Jabuuti Ula Dagalaay Dartood Cidankas Neh Hada La Waayay Asaa Meesha Heeyay Wacalkaas
@kingpower6909
@kingpower6909 Год назад
Clraxmaanow waad lasoo habsaantay maxaa ku helay baryahan waad habsaantaaye
@cali2119
@cali2119 Год назад
Waxaan kunolaa mudo sadexsano ah wadankan
@AbdiAadanawfarax-ne1hg
@AbdiAadanawfarax-ne1hg Год назад
Uma Bahn aduba
@kokoliyoadekutala3879
@kokoliyoadekutala3879 Год назад
Tarikhdan waxba ka qaldan sxb ku noqo
@cabdibasid1122
@cabdibasid1122 Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5duyuBxf9M8.html kasoo daawo
@dahaomar1810
@dahaomar1810 6 месяцев назад
❤❤
Далее
Koobkaada Shaaha Soo Qaado kaalay aan Sheekaysanee
32:18
Stalin, The Red Terror | Full Documentary
1:23:53
Просмотров 25 млн