Тёмный

Ethiopia oo Ku Dhawaaqday In Baddii Somalia La Siiyey 120 Milyan ee Baahan 

Hashi
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 331   
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 2 месяца назад
Alla madaxdan inaan gacmahayga iyo afkayga kaga ciil baxo uunbaa iqancin lhyd😢😢😢😢
@Timir104
@Timir104 2 месяца назад
Baarlamanka somaliya ayaa Masuuliyadaas qaadaya aakhiro iyo aduunba
@sporttv24timmar
@sporttv24timmar 2 месяца назад
BAARLAMAAN BAAAHAN OO UMADA MATALIN 😡😠
@m.k.7788
@m.k.7788 2 месяца назад
Aaween Dhalita Soomaliyeed Ee Hubka Qaadka ? Aaween Dhalinta Soomaaliyeed Ee Qeeybtooda La Gumeeysto? Dhalinta Soomaaliyeed Miyeey Ka Liitaan Dhalinta Falasdhiinta Ee Cijiyaha Ku Dagaallamaayaan?
@MMGL43233
@MMGL43233 2 месяца назад
GUUL GUUL GUUL DOWLADA JAMURIYADA SOMALILAND WAA LACITIRAFAYA EE SIDAA KU BIYACAB INSHA ALAAHU TACAALA
@sahroali1196
@sahroali1196 2 месяца назад
Wlh.waa.caloolxumada.waa.musiibadii.ugu.dareya
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 2 месяца назад
Asc.subxaanalaah ninka bada iibsaday waa hassan sheikh allow ku naar oo uusan calfan isaga ku weegaarsan ee ku dhawaaqa birmada hassan hal halna u cadaab ciqaabna ugu dar kana bilow hassan sheikh iyo ali balcad iyo muse biixi iyo dhamaan inta raaliga ka ah
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 2 месяца назад
Asc.walaal hashi soomaalidii qabiil ayaa laysugu diray laakiin badeena ma qaadan karto ithopia waa dagaalamaynaa 1.waa inaan si deg deg ah uga xoraynaa hassan iyo huwanta ku wareegsan ee qarankii bur buriyey ee gaalada cadowga ah u shaqeeya 2.markaan xorayno dalkeena oo aan ka xorayno cadowga gudaha hadda waa in dadka la abaabulo oo runta loo sheego in wadankii xaraash yahay markaas ayaan amxaarada xun ee shayaadiinta ah waan ka adag nahay aniga sidaasi ayey ila tahay cadow kowaad waa hassan sheikh iyo inta ku weegaaran wrh inoo fududaanaysaa inaan ka adkaano cadowga dibada
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 месяца назад
Hassan Sheik is not Only embarrassing he is a danger to ⚡ Somalia 🇸🇴 I trust Egypt more than Turkey due their connection to Ethiopia
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 2 месяца назад
You are right
@malyunukash2975
@malyunukash2975 2 месяца назад
Etiopia waa cadawga Somalia. Etiopia waa cadawga Somalia Etiopia waa cadawga Somalia. Sharkeeda Xasbiyalaah Wa nicmal wakiil.
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 2 месяца назад
Ethiopia waa nasteexiina Cadowga ayey idinka jirta Maaha cadowgiina Cadawgaaga ililaali lama Dhabi Maxaa is dinka siya
@-xu9nd
@-xu9nd 2 месяца назад
Dhalinyarada soomaaliyeed kama liitaan kuwa dalka bangaladeesh ee kacdoonka sameeyey dhalinyaro dalkiina u kaca oo difaaca , qabyaalada meel haliiska ka dhigo Guul umada soomaaliyeed
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 2 месяца назад
Waa runtaa walale
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 2 месяца назад
Somali naxash bay saaran tahay waxaa na diley qabiil, waxaana dhamaaday wixii Somaliya la oran jirey, waa inay udiyaar garoobaan gumeysi cusub,wax Ethiopia oo awood aan lahayn ka difaacayana majirto, Allah ha u naxariisto dadkii mar Somali la oran jirey😢😢😢😢😢
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 2 месяца назад
Abiy mahelatsid bad iyo dhul haku riyon
@sahromahamud
@sahromahamud 2 месяца назад
Soomaliya Allaha Badbaadiyo Waa In Shacabkoow Reer Koonfur Iyo Reer Waqooyi Idinka Ayeey Idinku Xiran tahey In Aad U Midoowdaan Xaraashka Dhulkiina Ka Ceshataan musuuliyiintaan Oo İdinka xaraashatey Lacagtii Ay Idinku Xaraashatey Dibadaha Geesteen sida imaaraatka İyo Afrikada 🇸🇴🙏😭
@awaloroob
@awaloroob 2 месяца назад
YA ALLAH ALLOW ADIGA CAADIL AH. ALLOW MUSIBADAN NAHEYSATO NAGA QAAD. ALLOW ULUL AMARADENA XAQEENA BEY CADOWGEENA UHIBEEYEEN ALLOW ADIGA CAADIL AH ALLOW ADIGAN KAGA DACWIONAY
@yoverze2697
@yoverze2697 2 месяца назад
Thank you, Mr. Hashi❤️💕 thank you Hashi❤️💕 is a real nice Louis thank
@ahmedjamacaadam6871
@ahmedjamacaadam6871 2 месяца назад
Xashiyaw isidan dal kula difaaca indr ada shalay lascanood lahaa isaaq ima xugumayee ninka burco hargaysa berbera cerigaabo hatirsanin badbaadshekaysaye anagu waxanu ka shaqaynayna sidii somali falastiin u noqon lahayd waayo waxa layidhi nin haduu taliyo oo taladiisa ladiido in lajobo ayuu jecelyahay!!!!!!!
@mahamuodjoof7090
@mahamuodjoof7090 2 месяца назад
Khalaas wax badan baad Caylisay oo dad damiirkoodii iyo dad nimadoodiiba dhimatay bari hore xaashoow
@Xidig10Abdirahman
@Xidig10Abdirahman 2 месяца назад
Turkey 🇹🇷 waa walalkeen maxaa inaga raacey xaqiiqda marka laga hadlo malahan garab istaag dhab ah waana beena wasayaal cilmaaniyiin ah xaqiiqdi Arinta Gaza iyo Palestine wuxu ka galey afka uun hal xiriir oo Israel lalahana muusan jarin lkn maanta bay somalidu sifican ubaratey xaqiiqdi
@CabdirashiidMuuse-l1n
@CabdirashiidMuuse-l1n 2 месяца назад
Dadka muqdisho degan noo bilaaba debed baxyada ilaah baan idinku dhaarshaye idinkoo aan eegeyn hawiye nimada ee eegaya soomaalinimo anaguna waxaan ka saareynaa butlaand itoobiyaanka xafiisyada kuleh anagoo aan dawlad iyo maamul midna aan kahaybeysaneyn waxaan ku burineynaa awood shacab walaahi waa naga dhab ee reer muqdishoow dalka aan badbaadino
@leylanur3645
@leylanur3645 2 месяца назад
Mw Xasan Shiiq asagaa bixiye.Baddeena ee iskadaaya sheekad raqiista aha Soomaaliyeey waa jabteene 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 месяца назад
Hooyadaa was 😂😂
@ZElmi-sv5wh
@ZElmi-sv5wh 2 месяца назад
Hawiye waad aragtaan wiilkiina oo idin matalaayo ee Habashiga oo awalba dhul inalaga siiyey oo maanta badeena joogta. Shacabka ku kaca dadkaan Villa Somalia dhex fadhiya
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 2 месяца назад
Darood ayaa kaxuna oo afar dakadood halmaalin u saxiixay xabashida farmaajo kii waalnaa 😂😂
@ZElmi-sv5wh
@ZElmi-sv5wh 2 месяца назад
@@nuryousuf5147 Mid ganacsi ah oo alaabta rakaabka lagu soo qaadanayo ee wadamadda kalayto iyo mid ay markabkooda ciidanka kusoo xeranayaan badda Somalia waa labo ficil oo kala duwan. Daroodka intaad iska dhaaftid afka aad ku tageysid ee wiilkiina ee hunguriga ah la hadla.
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 2 месяца назад
Hankaagu reer hebel haka sareeyo
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 месяца назад
​@@ZElmi-sv5wh hawiye dhulkiisa iyo badiisa waa safe xasan ha gato tiina awalba adinkaa rabay inaad gadataan😂😂😂caqli xumo
@ZElmi-sv5wh
@ZElmi-sv5wh 2 месяца назад
@@AR-cx5yf Waayahay aan aragno bal Xabashiga sideey idiin galaan. :)
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Masha Allah Hashi Barlamaanka Dalka Somalia Maanta Ayey Xurmadii Dhimatay Ee Shacabka Somaliyed u Haayen Maanta Ayey Magaca Soo Ceshan Karaan iyagaa inoo Keenay Ninkan Hassan Guurgurte Ah
@omerjibril7318
@omerjibril7318 2 месяца назад
Brother you right ✅️ President Hassan shaikh Muhammad He have power to bring any Leanders to Justice who broke the Law
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 2 месяца назад
Hasan sh have a power over the somalia Itali
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 месяца назад
Hassan Sheik is a Moryan himself why should he bring anyone to justice?
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 2 месяца назад
​You are right
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 2 месяца назад
Justice? Faan iyo futo weynaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
@betterdaysarecomingsoonins6710
@betterdaysarecomingsoonins6710 2 месяца назад
Ku qabso ku qadimeysid. Waa sheekadii Kenya Wax la aan ma aysan noqon. Bad iyo dhul aysan laheyn aya logu xaqiijyay Saxiixooda. Ethiopian kana wax la aan manqon donaaan Allow amuuraha Sahal
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 2 месяца назад
Xasan wuu fahansana lkn heshiiskan asaga wax ka oga wana waxaa uu ilahada wada hadalka uradinayo wayo dowlada somaliya ayada wahadalka dalbatay Turkina way ogyihiin waxaa meshan kasocda ogow
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 2 месяца назад
Dalku mantay waxan kacdon shacab ahayn xal uma ahan 😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry
@GGM-GUlED
@GGM-GUlED 2 месяца назад
Somalia 🇸🇴 insha allah way midoobidoonta❤
@KhalifaCali
@KhalifaCali 2 месяца назад
Hush. Midaw lahayne
@GGM-GUlED
@GGM-GUlED 2 месяца назад
@@KhalifaCali Adi maxaa ku daray wll
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 месяца назад
​@@GGM-GUlEDmiidnimo dhimataad kusi dhegantiin keen sadaxdii maqna ana waan imaan maraa hadikale isa hadlow ina igare Shanti somali keen horta midnimo somali somaliland iyo somaliya baad u taqanan
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 2 месяца назад
Xoog ama xeelad soomaliya waa la mideynayaa
@Bilekhyr
@Bilekhyr 2 месяца назад
​@@UmuHudayfa-qf7iq Martagtaa mara Tamarta Miskiinad
@user-Askapm6go2wk1y
@user-Askapm6go2wk1y 2 месяца назад
Kacdoon dhaliyarada soomaaliya oo dalka gees ka gees ka dhaca baa lagu badbaadinkaraa
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 месяца назад
Aad iyo aad xasan shiikh iyo kooxdisu waa koox Qowleysadto khaa in wadani ah
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад
Ayaa Lowga iman kara Saylac laan ka jari.kara lughayana.Xukumi.kara. GUUUL jam sland ❤❤❤❤❤❤❤❤
@MursalmaxamedBiixi
@MursalmaxamedBiixi 2 месяца назад
Ninkaan runtuu idiin sheegay ee qabiil kama hadlin kuwa liitooow qofkii hadla qabiil ku sifeeya huuura yahay
@MaxamedCabdiraxmaan-r3p
@MaxamedCabdiraxmaan-r3p 2 месяца назад
Waa khalad❤❤❤❤ In somali badeed lagumuramo
@Omarlibaax
@Omarlibaax 2 месяца назад
Dalkii soomaaliyeed madaxiisu Waa moqdisho shacabkii soomaaliyeed ee moqdishana waxey ku faraxsanyihiin waxkasta oo adeerkood Hassan shiikh sameeyo. Marka ilaahey ha badbaadiyo dalkii soomaaliyeed
@adanxavi8914
@adanxavi8914 2 месяца назад
Anigu muqdisho ayaan jooga xasan ma adeerkeya dadka ha uwada gafin
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 2 месяца назад
Whether you like it or not SOMALILAND is not somalia. Well! History repeats itself and neither hassan duufle nor hippocrite farmajo can alter the prevailing truth. Period!!!
@AbdiazizMohamed-cf1uq
@AbdiazizMohamed-cf1uq 2 месяца назад
Hashi walaal wa Aad iyo Aad qarnk wa diifac
@cismaanxasan7900
@cismaanxasan7900 2 месяца назад
Xasan sheekh halaxidho
@malyunukash2975
@malyunukash2975 2 месяца назад
Madaxweynaha Turkiga badanada ma siin karo Etiopia.
@malyunukash2975
@malyunukash2975 2 месяца назад
Etiopia masiibada ey la wareegeyso waxaanu ka oran:- Xasbiyalaah Wa nicmal wakiil. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah Wa nicmal wakiil.
@saeddahir7600
@saeddahir7600 2 месяца назад
Bada farmaajaa saxiixay Ethiopia iyo eletariyana haldalbaynu noqonaynaa yiri xasan xaqul qalinkuuu kudagaalamayay
@wabarisaaq5290
@wabarisaaq5290 2 месяца назад
Ciil iyo caro weynaa aaway geesayaashii hor taagnaa 2000 oo sano diidanaay bada in ay xabashada qaatato maxamed siyaad bare iyo dowladiisii alaha ha u naxariista wadaniyada iyo geesaba way tageen waxa joogana waa xabashi u shaqeeyayaal
@IAM-x5s
@IAM-x5s 2 месяца назад
Bad waxaan leh Somaliland Turkish iyo somali midna ma laha anaga ayay taayada tahay maxaad samayn kartaan
@Docolaynews
@Docolaynews 2 месяца назад
Somaliya alle uunbaysugaysaa
@faarahjama243
@faarahjama243 2 месяца назад
Kk kula Haa 120 milyan oo yaa cadayn u hayo kkkk Aloow xasan dhiiqo deg deg u qabo wuu na ceebeeyaye
@-xu9nd
@-xu9nd 2 месяца назад
Waa in larido xasan sheekh oo bada soomaaliya iibsaday soomaaliyey dalkeeniu waa la iibsaday war hurdada ka kaca
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 2 месяца назад
Xasan sheekh Waa in la maxkamedeeyo
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 2 месяца назад
Ayaa ii sheegi kara Xasan sheekh oo hal Qarar oo dalka lagu difaacayo dalka soomaaliya
@musedahir4031
@musedahir4031 2 месяца назад
Aniga waxay ilatahay marka hore wa in wadanka laga xoreeyo cadowga naga midka ah, waxan ula jeeda xukuumada Hassan Sheikh oo kacdoon loo dhanyahay an bilawnoo. Kadibna u gudubno cadowga labaad ee Ethiopie. Hadii kale waa noqonaynaa falastiinta labaad. Wan ka xumahay wax socda hada.
@ashamohamud5038
@ashamohamud5038 2 месяца назад
Soomaaliyey gumaysi waa wax xun amxaaraduna waaba midda Gumaystaha ugusiixun aduunka. Caruurtiina aayeheeda kataliya oo dalka Difaacda. Amxaaradu waligeed waxay doonaysay inay dalkeena xoogto diintana kabadasho Soomaaliyeed kadibna baabi 'soh dadkeena dalkana sidaas kuqaadato. Waa inla ilaaliyo Dalka Soomaaliyeed
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 месяца назад
TURKI MA GUMAYSAN KARO DAL XORO MASAR MAGUMAYSAN KARO FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA KKKKKKKKK
@aansuuro2103
@aansuuro2103 2 месяца назад
Subxaanallah. Hal qof aad been usheegto waa laga dabatagi karaa , laakiinkumanaan dambigeeda wax aadan hubin inaad usheegto walaahi waa halis ee isxisaabi bro intaan lagu xisaabin maalin qabiil uusan waxkuu tarikarin aa imaandoonto.
@ahmedxajimohamed817
@ahmedxajimohamed817 2 месяца назад
Mr hashi sida aad u qada dhigtay wararka ku saabsa badda umada Somaliyed taasi waa warar aan sal iyo raad toona aan laheyn
@mohamedosmanyoussouf6002
@mohamedosmanyoussouf6002 2 месяца назад
Qabyadii ayuu dhameystirayaa horey ayuu u sheegey
@XasanIgal-ow9il
@XasanIgal-ow9il 2 месяца назад
HSM wa musiibo Ilaah usoodiray somaliya. hawiye na wa mid asagacamal tuug ah iyo mid aamusan oo indhaha ka fiirsanaayo. War Somaaliyey kaca. midgaankan iyo kooxdiisa dalka halaga qabto
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 2 месяца назад
Somaliland never be back ❤
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 месяца назад
By force 😂😂😂
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 2 месяца назад
Siyad Bare force ku qaban lahaa oo quwad sheeganayay
@mmaxamed7154
@mmaxamed7154 2 месяца назад
Somalia God dheer ayey ku dhacday.
@mohamedabdi2501
@mohamedabdi2501 2 месяца назад
Hashi Walaalo warkaaga marka aan dhageystay waxaa ii soo baxday in aad tahY teamkii nabad iyo nolol waxaana kuu sheegaya nabad iyo nolol ayaa hadii wax la saxiixay wax saxiixay waana soo bixi doontaa mida kale waxaan kuu sheegayaa nabad iyo nolol ka hor waxaan kuu aqaanay wariye wadani Fiiro gaar ah. Ma ihi taageero hassan sheikh
@abdullashire9236
@abdullashire9236 2 месяца назад
Insha allah shaman barlamanka somaliya maxkamad ayaa sugeysa mustaqbalka
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 2 месяца назад
Dhiladii kudhashay oo jabartiga heed ayaa sugeesa maxkamad xasan sheikh oo qof walboo soomali waxgarta ogyahy inuu difaacay bada soomaliyeed hamigi walida aha itlobiya bada saldhiga militiry meesha katuuray oo dakad ganacsi oo wax ugusoodagan lasiin raba qalad ah
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 2 месяца назад
Waxaan U,Arkaa Naagtii Gabadheeda kutiri Hooyo Qoodha Lamadilee Daa!!Waayo Muuse Saxiiximaayo Ee Xasan Sheekh Baasaxiixaya Sow Caynkaas Uma,eka!!!
@cumarbarkhad1799
@cumarbarkhad1799 2 месяца назад
Waxan oo duurxula dal heblaayo dal heblaayo xinka daarood laguujoojin maayo saaxiib
@KaltunAbdirahman-f1c
@KaltunAbdirahman-f1c 2 месяца назад
How is that possible
@AbukarMuriidi
@AbukarMuriidi 2 месяца назад
Wllhi Falestiin labaad ayan noqon-doonaa haddii aan sidaan ku sii socono
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 месяца назад
SSC waa siilka saado cali khaatumo SEEG DHULMAHANTE
@Ahmed-v6g8g
@Ahmed-v6g8g 2 месяца назад
Somaliya waxaa la gudboon iyadoo Somaliland u ogolaata Octiraafka ay Ethiopia ka rabto si Somaliland ay uga noqoto heshiiskaa, lkn haddii Somalia marna Turkey, marna Ethiopia xal ka raadiso walee in aanay ka helayn. Ogolaansha iyo diidmada damaca Ethoipia wuxuu gacanteeda ku Jiraa Somaliland ee taa ha la ogaado Somaliyeey.
@HussinAbdi
@HussinAbdi 2 месяца назад
Xasan iyo somalida oo dhan laba mid ayey u noqotey iney badii ethiopia siiyaan ama i Ethiopia ay somaliland aqoonsato Markaa Xasan iyo somalidii kale oo dhami waxey isku raaceen in bada Ethiopia la siiyo si aan somaliland loo aqoonsanin. Markaa waxaan idin leeyahay badan xasan oo qudhi muu bixinin ee somali oo dhan ayaa kula jirta ee qiiro jabanka joojiya
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 месяца назад
4 DEKEDOOD Xarmaajo faqash siiyey ethiopia 🇪🇹 ee u saxeexay keena daarood kurdi jabarti tigray munaafiin
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 2 месяца назад
Waa adiga saas leh hada ma farmaaja yaa xil haya. Walaahi arimihii aan farmaajo ku ridnay ayaa ah arintaa dakada bada. Xsana wuuba ka daray xadka. Maxamadiyadaba kuma jira. Farmaajoo dad. Iixiga ayaan ka diiday. Ma cidkalaan halye ka iraah badaan bixinaayaa War somaaliyeey meesha qabiil mayaale ee ku yaaca xasan. Intaan. Lagu kala tagon. Sheekadaan ilaa farmaajo weysoo taxneed. Xasana weykutimid saxiixaa laga rabaa. Qoortey ka haysaa gaala wax fahma. Katuura meesha xsan. Xitaa abgaal. Kale gacantiina kusaara. Aan diidna arka kaliya wadankeena lama dhiibi kara. Hadaad rabta. Caloosha buuxsa eexgal laakiin maya dhulkeena. Cadow. Kala ayaan Rooney amxaarsii wax laqaadan kara ma aha
@omarshassan9259
@omarshassan9259 2 месяца назад
Madaxwayne xasan sheekh Maalinkii la doortay waxaan dareemayay inay sidan uun wax u dhacayaaan Xildhibaanno Dana gaara lihi gube dantii guude Baarlamaanka maanaan laheyn way na gabayaane Gunnimay nageliyeen kuwaan Guul kafilaneynay Guud ahaan dalkii bay god dheer nagaga tuureene garacii carbeed iyo adooon nagu galaal xoorye Gocoraduu tigreegii Katagay way gadaal curane Ree galbeed dantii ay rabeen way u liil galiye Gumeysiguu hortaagnaa halyey gadowga Soo fuulye Gurguurtena sidiisii haduu gadan hankeeniiye Gorgortanka ragii shaley ka galay qayb kamid ah ciida Ee baddeenii gatay baa haddana gobollo iibgeyne
@ashawooo
@ashawooo 2 месяца назад
Kuwan Barmanka fadhiya ma dhogalaya miya maya hadalan oo didana illahaya kuwan ha naga Qabato waa masibo Ethiopia waa lagu gubi hadi ada uu timadi Badan inta uu gese Somalia nolayaha
@shukrilibax
@shukrilibax 2 месяца назад
War hooy dhalinyoy kaca oo anna difaacano dalkena itopiya tabar maleh ayada dumeeyso waa in dalkena iyo dadkena uu gumestaha naga siiyay aan kaso ceshana 😭💔💔💔😭😭😭🇸🇴
@samirr546
@samirr546 2 месяца назад
Dhalinta is aaminaysa ee wadan wada difaacaysaa halkay joogtaa sow lagama qabanwaayin kuwa durbaanka qabyaalada ku kala furfuray ee fadaraalka aan isu soo gurman karin u kala qaybiyey !!!! Qabiil kastaa goonidiisa ha isu difaaco hadii laandheeranimadu sax tahay.
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 месяца назад
Xaasho farmaajo soonoqon maayee ale qalbiga hakaaga reebo
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 2 месяца назад
😂😂 saxix
@Slma-y3w
@Slma-y3w 2 месяца назад
Xasan asagaa rabo in uu saxiixo bad jacel iyo wadan jaceel kama aha ee musa biixi laficiltan sidii dhoocilihii ayuu wadaa
@KaltunAbdirahman-f1c
@KaltunAbdirahman-f1c 2 месяца назад
Shacabka Somaliyeey dhulkiina difaaaca
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 2 месяца назад
WAA IN LA KACAA?😂😂😂😂😂😂😂😂
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 2 месяца назад
Xaashi waa ninka ugu horeeya ee waalanaya malinta Somaliland la Ia ixtiraafo. Darood Somaliya in uu isku gubo ayuu u nool yahay bal ninkaa Darood eega ee xunbada Afka ka sii danaaya xoog weenaa matkuu reeraha kale u tirinaayo
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад
Nimankii. Hawiye waxay. Noqdeen. Haaway aan. Damiir laawayaal
@Rashiida-136
@Rashiida-136 2 месяца назад
Guuuuuuuuuuuuleyto somaliland insha allah 💚 🤍 ❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 месяца назад
Damaca failed Somalia italiya diinta hadaad taqaaan labada badood xataa iskuma darsamaan waa lasaxeexay ninkii lahaa baa saxeexay ninkii lahaaa
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 месяца назад
Damaca failed Somalia italiya jilbuhuu udhacay
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 месяца назад
Damaca turkiga masar failed Somalia italiya bacaaaac bacaaac
@ragbadanayaakamaqancaawasu8145
@ragbadanayaakamaqancaawasu8145 2 месяца назад
Ninkani wuxuu ku soo uruurey qabyaalad iyo wax aan weli la gaarin marka halkeed ka keentey in ethopia bad la siiyey
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 2 месяца назад
Xaaraan xaaraan dhashay baa ina hogaamisa aabahood wasayaal lacagta caabuda eey eey dhashay 🤮🤮😤😤😡😡🖕🏿🖕🏿🤮😤😤😡😡🖕🏿🖕🏿🤮😤😤😡😡🖕🏿🤮🤮😤😤😡😡🖕🏿🖕🏿🤮🤮😤😤😡🖕🏿🖕🏿🤮🤮😤😤😡😡🖕🏿🤮🤮😤😤😡😡🖕🏿🖕🏿🤮😤😡😡🖕🏿🤮🤮😤😤😡😡🖕🏿🖕🏿🤮😤😤😡🖕🏿🤮
@daacimedia615
@daacimedia615 2 месяца назад
Adiga doortaye kaxa xabiy
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 2 месяца назад
@@daacimedia615 doqon ani ma daaraninee xildhibaanadaa eyda ah baa doortay😡
@NimcoCarab-ub5co
@NimcoCarab-ub5co 2 месяца назад
Waa nasiib daro in itoobiya wax saxeexa lo sexeexo waayo kud kaguur oo qanje uguur
@yasiinmuxumedroble3691
@yasiinmuxumedroble3691 2 месяца назад
Somaalidu qaviilka ayay taqaanaa ee qabiilqabiil ha loogu sheego kacdoonka waxkale ma taqaano somalidu
@fardowsasaid4512
@fardowsasaid4512 2 месяца назад
Can you tell your family that?
@faarahjama243
@faarahjama243 2 месяца назад
Wadan ka waxaa lagu bad baadin karaa ka doon ka dhan ah xasan iyo Abii ee fadhiga ha laga kaco Ileen baarlamaan dalka bad baadiyo na ma Libin xasana dalkeenii wuxuu ku qoray foord Seel Aloow dalka iyo diin ta iyo dadka somaliyed noo bad baadi
@CountryCountdown
@CountryCountdown 2 месяца назад
Kan xasan shiiqa Ayuu ku waashey uuuuuf
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 2 месяца назад
Waa shirqool cad
@Kadermohamed-f8h
@Kadermohamed-f8h 2 месяца назад
Xasa.sheekh.mooshin.lagu.tuurayo.dabadeedna.maxkamad.la.saaro
@XamseMaxamed-h1h
@XamseMaxamed-h1h 2 месяца назад
A.s..c.horfadhi.mefia.somaliya..xasan Sh.eekh.mud.iyo.ismael.omar..waa.cadaw.somaliyeed...ilaahaw.u.sharkooga.cadaw.somaliya..nooga.bad.badbaadi
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 2 месяца назад
Somali fadhi uma yaal xasan iyo dulmi jadiid hada iska qaban walee meel dheer ayaa wadanka laga dooni doonaa. Xasan oo kaliya ma ahan qawleysatada meel walba ka fadhida wadanka hadaan laga qaban wadankaan waxaay somaliya noqondoonta falastiinta labaad.
@cumarbarkhad1799
@cumarbarkhad1799 2 месяца назад
Waxan oomurana sheeko daarood
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 2 месяца назад
Maxaa qabiil meesha keenay nin kani arin jiruu ka hadlayaaye wll koley haddaadan arinkaan waxba ka fahmayn maad iska aamusto sidaas ayaa kuu roone.
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 2 месяца назад
SOMALIYEEY TOLAY HALARIDO CALOSHODA USHAQAYSTAYASHAN XAMAR FADHIYA WARYASOMALIYA MATA DABO QABASHO AYAYNU LENAHAY
@ragbadanayaakamaqancaawasu8145
@ragbadanayaakamaqancaawasu8145 2 месяца назад
Warkaadii torogog ayuu noqdey war aan weliba la gaarin marka sug wadanka waa la difaacayaa sxb dadkii difaaci jirey ayaa joogee
@hashiugas1603
@hashiugas1603 2 месяца назад
Waa Wadan Mar Hore Loo Heshiiyay Kii Madaxweyne ka Sheeganayay Waa kaas indhaha Xun Muse Biixi Waa Askari Jaahil Ah
@KaltunAbdirahman-f1c
@KaltunAbdirahman-f1c 2 месяца назад
Musiiba ayaaa dhicidoonta hadii hasaan saxiixo dhulkeena
@Malayka-q9z
@Malayka-q9z 2 месяца назад
Xasan sheikh Nin daciif siyasad wadaniyad maleh wa Jaahil wlhi vilada loogu gala
@UmuYasmiin555
@UmuYasmiin555 2 месяца назад
Soomaaliya waa medaye ee allaha camiyo 😢😢
@NimcoCarab-ub5co
@NimcoCarab-ub5co 2 месяца назад
Waa in dadka soomaliyeed ka dagalamaan cidna aan wax lagadhagaysan muuse iyo xasan
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 месяца назад
Subxaan ninku been badan hsrgasii dandeeda taqqana itobiyana sxb nahay
@m.k.7788
@m.k.7788 2 месяца назад
Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga) Maamulka WOQOOYI GALBEED ✅ (Dheh, Ugu Yeer) Soomaali Land= Dhulka Soomaaliyeed (Ha Ugu Yeerin, Ha Dhihin)
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 месяца назад
Dhal faqash dhamaanteed caqligaa futada iyo kaga jira cagaha, waagu uma baryoo indha beelbaa ku dul habsaday sida hacoogan oo kale, naxli iyo waxa buuxshay quluubtooda isir'nacayb seejay noloshooda,,, isku soo wada duuboo waa munaafiqiin ilaahay ka go'ay iyo habaar qabayaal liita oon jirin iyo wada khuraafaad iyo khayaali kunool,,,, wbtawfiiq
@MahamudAbdi-oh3sp
@MahamudAbdi-oh3sp 2 месяца назад
Maanta somalida waxa u dan ah in ay diinteeda u noqoto kooxda xasan sheekh iyo musa biixina dalka laga xoreeyo xabashidana sanka laga tolo.
@MaxamedCali-i6u
@MaxamedCali-i6u 2 месяца назад
Hhh wad iska hadashaye muuse adeer 4 milyan ayuu hasta oo ku jecel talaaba kasta oo u qaadayo marka ma habaar ayad kaga sari dhulka
@OmarAbdiHachi
@OmarAbdiHachi 2 месяца назад
Beeca waligeed ayaa lagalijirayy dhagar hamaleegi
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 месяца назад
Cid kasta oo saxiixda waa Qiyaano Qaran.
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 2 месяца назад
Dhalinyaradu hadaanay diyaar garoobin Wllhi malin dhow waxa la arki inagoo leh free somalia Manta jaanis ayan haysanaa Ee qof waliba ha u diyaar garoobo inuu deegaankiisa ka difaacdo cadawga
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 2 месяца назад
Waligiisba Ragbaa Difaaci Jiray iyo Gabdhaba Hadana Hugaanka Ayaa Xunmooyee Dadka Dalkeena Waan Difaacaynaa Haday Eithopia Ay Joojinwaydo Xadgudubka,Waxaana Qormidoonta Taariikh kaloocusub,Waa Anigu Sidaan Qabo
@fardowsasaid4512
@fardowsasaid4512 2 месяца назад
No matter where you go, the majority rules🎉 so let it be if we don’t like it😂
@fardowsasaid4512
@fardowsasaid4512 2 месяца назад
Do not breach something you cannot fulfil❤🎉😂😂😂
@tolowmatimirbaa8848
@tolowmatimirbaa8848 2 месяца назад
Sxbow xasan sheikh garanay xamze bare ninka daarood warkiisacnasii??
@hassanabubakar1226
@hassanabubakar1226 2 месяца назад
Daka camar jooga markii aybanaanbaxayeen xasan uunbaa soo bixiyay mahane soomaalinimo kadhab maaha
Далее
Скинь той самой ❤️‍🔥
00:15
Просмотров 17 тыс.