Тёмный

FAAHFAAHINTA RASMIGA QARAXII LAGU HOOBTAY MUQDISHO (4129) 

shantasoomaaliya1
Подписаться 193 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 месяца назад
Warya shantasoomaliye Allha unaxaristo inta dhimatay hotel liido waxa kushirayey xildhibanadi darood harti isaaq hawiya digir milif shacab mesha ku jiray waxa so werarey oo laga so ababuley madaxtooyada villa somaliya madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza mahad salad sanbolshe culumada argixisada shbb dacish damajid
@ibraahimkulmiye8727
@ibraahimkulmiye8727 2 месяца назад
😊😊😊😊
@halimohassan4428
@halimohassan4428 2 месяца назад
dawlad majirto ee haku daalin ina adeer geel ninkii lahaa dhacayo lama dhacsho illahay haunaxriisto umada soomaaliyeed aamiin yaarabi🤲
@MushraqAli-yj2ov
@MushraqAli-yj2ov 2 месяца назад
Abyo dalkan ma Israel aya loo baneenaya dalkan dhalanyaradiisa hala wareegan talintisa iyo difaacisa SYL MAKA AWOOD YARA
@AminAbdo-ox6ik
@AminAbdo-ox6ik 2 месяца назад
Sirdonki calamka ayaa joogaaa halane Adeer gurguute ha iscasilo
@CabdiqadirCumar-v5x
@CabdiqadirCumar-v5x 2 месяца назад
inalilahi wainailayhirajucun kulinafsiadiqatulmawd Ehelkii/iyo qarabadii aykabaxeenna Samiriyoimansadiqa allaha Kasiyo aaminn iyagana Janatulfirdawsa Allaha Kawaribiyo Aamiin aamin 😢
@adanbonja8107
@adanbonja8107 2 месяца назад
wallahi wa layap
@zahrasaleh396
@zahrasaleh396 2 месяца назад
What goes around comes around.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 месяца назад
ASC hasbiyaallah Allen Allahu Akbar 🙏😭 ina inalilah wa ina raji inna Allaha samar iyo imaan kasiyo ehelka ee katagen Insha Allah Suxufiga Soomaaliyeed walalki lugeeya Allaha ku xafido insha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 2 месяца назад
Ilaahow ummaddaada badbaadso allaha u naxariisto ummaddaas
@NurAbdelkader
@NurAbdelkader 2 месяца назад
Sheeko - Sheeko
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 2 месяца назад
Xukuumadda jaadka Kenya ka ganacsanaysa maa ammaan sugi karta. Isaga ayaa is casilaad looga fadhiyaa waa Xasan Sheekh Maxamuud laftirkiisa.
@Turtle333face
@Turtle333face 2 месяца назад
Subxanallah 😢
@Nobody-b9x
@Nobody-b9x 2 месяца назад
😢😢
@MamaNeymar
@MamaNeymar 2 месяца назад
Macalin hoteelkaa. Canshuurat shabaab ma eysanbixin 3bilood waan loo digaayey markahoteeld oo dhan canshuur shabaab bey dhiibaan hoteelkii oo nabd ah canshuur 2 bey bixiyaa
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 2 месяца назад
GARGURTE DHEEGIHISA ISMA MAQLAAN WAA MUNAAFAQ UUUUUUUUFFFFFF
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 2 месяца назад
War somaliyey ha is dhibina wadan ninkii dhicin lahaa dhacayo oo baabi'inayo maaro looma hayo ee ilahey somaliya nasri kheer qabo ha siiyo oo ha u sakhiro shacabkii ayaa dhiban oo dhimanaya allah kariin
@ismailfodeey
@ismailfodeey 2 месяца назад
alaa yar xamu wixii dhintay dhaawacane alaha bogsiiyo tacsiyadu caadi bey noo noqotay alow xal
@xasa2291
@xasa2291 2 месяца назад
Asc macalinka 😮😮
@Abdifatah-j7d
@Abdifatah-j7d 2 месяца назад
😊
@MamaNeymar
@MamaNeymar 2 месяца назад
War waa beentood macalin iygaa soo abaabule
@farhiyosaid5300
@farhiyosaid5300 2 месяца назад
Khalin jabin baa ka jirtay
@FartunK
@FartunK 2 месяца назад
inaa Lilah wa inaa ilaah rajicuun ninka jaahilka ah xasan culusow dowladnimo waxba kama yaqaan ha is casilo dalkaana abgaal dowladnimo ma yaqaanaan please yaan madaxweyne danbe Laga dhigin
@AbdallaMahamed-iq2bp
@AbdallaMahamed-iq2bp 2 месяца назад
Qoobdoore iyo hotelka meqa tilaabo ayay isujiraan??
@caliyocabdiwaxid2336
@caliyocabdiwaxid2336 2 месяца назад
Tan maxawa tas iskada
@ismacilcabdisamad1115
@ismacilcabdisamad1115 2 месяца назад
Iʟᴀʜʏ ʜᴀ ᴜɢᴀʀɢᴀᴀʀᴏ
@yonismuse7727
@yonismuse7727 2 месяца назад
Waad sheegtay warka xeebta liido oo dhamayis Tiran macalinka lugeeeya aaway culiymaddiii wax lagama sheegi karo lahad dowledda dowledda runta sheeg maxay u odhan wayeen
@toosin
@toosin 2 месяца назад
Xaaladaan oo kale, markey wadanka ka jirto, waa in la foojignaado. Meelaha dadka iskugu imaanayaan. Meel ka fog waa in dadka lagu soo baaro. Dowlada xassan sheikh hogaamiyo, waa iney iscasisho. Ama la rido hadey waxba ka qaban karin Amaanka. Sidaan oo kale dowlad ma lagu hogaamiyo.
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 месяца назад
Shantii la toogtey aawey hee hanala tuso meeydkooda beentaa barateene
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 месяца назад
Gurguurte ma sacdiyeeyo maxaa yeelay Gurguurte Nayroobi ayuu ka naxaa laakiin muqdisho kama naxo
@toosin
@toosin 2 месяца назад
Doqonimada waa dowlada, see loogu ogolaaday, in baabuur kusoo dhowaado, meel dad intaas le'eg iskugu imaanayo. Baabuurta waa in laga fogeeyo, meelaha dadka isugu imaanayo.
@xaawo1
@xaawo1 2 месяца назад
Wasiirada adaa dishay waxaasoo dhan adaa sameeyay eey hassan shiikh ilaaheey umada ha kaa qabto qaraxij soobe xitaa adaa ka dambeeyay hassanoow si aad xukunka ugu soo fuusho kane adaa ka dambeeyay ee iska,bax mr buldaananaa dhalin yaradii waad naga dhambeeysay ee iska bax
@xasa2291
@xasa2291 2 месяца назад
Wax ayaa labaa inaN ku sheego
@AbdijaliilAbdiladif
@AbdijaliilAbdiladif 2 месяца назад
Maalimuu sujuudna waa kaamuqataa jeeqada maxaa waaye nin Wayn oo cilmi leh na waatahaye
@farhiyosaid5300
@farhiyosaid5300 2 месяца назад
Alla maxaa hooyo sili cunug ay ku korisay jaad gad yaayo gad shaah gad iskool ilaa jamacad ka saartay oo wali uu la joogo shaqo la aan darteed meelahaas isaga caweeya ku dhintay vary sorry hooyo boogta allha kuu dhayo 😢
@AhmedHassan-c2o
@AhmedHassan-c2o 2 месяца назад
Dawladdu waxay ku cecelisay Muqdisho waa amni waa amni. Waa inay magta bixiyaan kuwii sidaa lahaa. Wasiir fiqi, Madaale iyo ka Nisa ayaa masuuliyadaa leh
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi 2 месяца назад
Hhh war yaan maydkaaga la canshuurin?
@AhmedHassan-c2o
@AhmedHassan-c2o 2 месяца назад
@@DalmarXaashi Haye Haye talo wanaagsan
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 месяца назад
xasan nika ubiyay9 isku dhex jirta wllee been ma sheegin
@MonaHasan-f9f
@MonaHasan-f9f 2 месяца назад
Somali qabil mat isaga Dhigeen ilahay ha bookeno gümeysigi walba qaraxdambemajiridoono
@mahamudfarahali2280
@mahamudfarahali2280 2 месяца назад
Kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk jkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkllkkkkkk
@nazdalaan
@nazdalaan 2 месяца назад
Xassan’ Shiikh’s innocent, mentally challenged man. Sad
Далее
WAJIGA QARSAN SIYAASADDA DALKA SOOMAALIYA (4857)
2:38:09
Просмотров 2,4 тыс.
🎙ПОЮ ВЖИВУЮ!
3:07:23
Просмотров 914 тыс.
How to get skins for FREE? #standoff #skins #coins
00:34
COD SIR AH MAREEXAAN OO U TASHANAYA DM (4856)
9:09
Просмотров 2,3 тыс.
DAGAALKA BEERTA BOONKAAY (4852)
26:09
Просмотров 7 тыс.
LUUQ IYO BOONKAAY (4849)
1:35:18
Просмотров 10 тыс.