Тёмный

FAAIDO KU SABSAN QURUXDA. ADIGO LACAG BADAN KAA BIXN AYAD QURUX BADNAN KARTA 

Hamda Home Decor
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@XafsoMaxamed-o3r
@XafsoMaxamed-o3r День назад
Wlh abyo hada umul ahay isku nugna wan dhalay da'da aan jiro ne aniga ayaa ka weyn wana kimicals marsan mahee inta kale aad sheegtay dhan aniga ku sugan😢😢😢 jimicsiyada hoyo umul ah ay iscimasho noso gali
@Caliya529
@Caliya529 День назад
Jimicsiga hoosta miya rabta you tupka ku qor kegel exercise
@XafsoMaxamed-o3r
@XafsoMaxamed-o3r День назад
@@Caliya529 thanks mcnto wad ishafisay🙏
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Mashlaaah sas isku cawiya mcnto badiyo badan cab. Jimicsigas samey. Sii fcn ❤❤❤ guul Ayan kj rajeyna abyo umusha ku naso xanuna badana laga qadaye ❤
@umumaahir9463
@umumaahir9463 День назад
​@@yuuuuga1anigaa umusha ku xnunsan hda cid ifahmysane ma hysto iso ducye
@Fardowsa-x9v
@Fardowsa-x9v 20 часов назад
Cidna hakasugin inay kufahanto abyo adiga isfahan is jeclaw ​@@umumaahir9463
@Fad-p4i
@Fad-p4i День назад
Shugran qalbi xamilo ahay isoduceya xamdi iyo asxbta markan dhalo inan ilmahyga cafimad ku koriyo Ayan raba insha alah 🎉❤
@Suusaan8890
@Suusaan8890 5 часов назад
Mash Allah mahadsanid dhirigalintada marawaxooy shidaal ban ka dhigtaa 😂❤
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 День назад
alla marawaxooy maxaad fariid tahay mansha allah tabaarikalaah
@aminoalli-o1j
@aminoalli-o1j Час назад
Xamdi abaayo alle hakaa ajarsiiyo ❤
@AnzalAlimahamed
@AnzalAlimahamed 22 часа назад
Wallahi habaryar ani waxaan away gab 16 jir in hoooyo ama habryar la idhhaho waa ka jeclhy in la idhhho qalpiyeyy quruxeyy mcny io waxz qallahi❤wana ku ixtraamaa dadka oga waawyn hoydey baa igu taribiyeusa❤👸🏻👏
@SaeedaNoorsugule
@SaeedaNoorsugule 8 часов назад
Thanks 🙏 horey usoco
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 День назад
Mahadsanid xamdi xarago wale adoo kale lama wada helo dhiragalisadayda waxbadana kaa faa'iiday
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 16 часов назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@AshaMohamed-o2d
@AshaMohamed-o2d 4 часа назад
27 sano jiraa 3 caruura ii jooga curadkayga waa 9 jir alxm da’dayda waan ka yarahay ❤ qas qas na ma marsado
@RoodoAhmed-lf9ui
@RoodoAhmed-lf9ui День назад
Mashaalh walo anigooyar ayan dhaly 17ayan jiry hada waxan jiraa 22 sano 2 ciyal ayaijoga mashaalh inannn waxba dhalin aya laiimaleyaa wax qasqasana maisticmalo alxamdulilh❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ariijiina
@Ariijiina День назад
36 years aan jiraa dadka wexey i dhahan 18 years miyaad jirtaa alxm master graduate na waan ahay. I’m not married and I don’t have kids so maybe that’s the reason I look young🤪
@umusahra2521
@umusahra2521 День назад
34 baan jira anba wll 24 jir bay dadku igu qiyaasan wiilkayga ayaa 14 ah markay ilmahayga arkan bay igu idhahdaan ma yarid ileen😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Mashlaaaaj. ❤❤❤❤ caruur iyo nolaal kalo Quruxan tan aad hada heysato rabi hakugo daro mcn❤
@BilanabdiIndhodeero
@BilanabdiIndhodeero 23 часа назад
Can you share us the secret
@rahimagodah
@rahimagodah День назад
Hamdiya tnx abyo🥰 24 ayaan jiraa 2baby ayaan haystaa curadeyda 5sano io bar ayey jirtaa Hadana xaamilo ayaan ahay waliba walac aad udaran ayaan haysta alxm Dadka ima modaan inaan caruur dhalay 🌹🩷
@NaciimoAbdullahi-y6s
@NaciimoAbdullahi-y6s День назад
Mahadsanid abyo❤
@aragsanabdi1016
@aragsanabdi1016 День назад
My favorite youbtube ❤ Masha allh 👏👏👏😍😍
@MunaMahamud-de5uy
@MunaMahamud-de5uy День назад
Mashallah Allah yaxfidka wll
@nastehoAbdirisak7
@nastehoAbdirisak7 День назад
Masha allah qof ku dayasho wacan thy dhiirogalin kaa qaadaa hamdi illahay ha ku xifdiyo ❤
@Hafsarage
@Hafsarage День назад
Masha Allah gawr aqil badan keep going
@fadumomohamedabdi4959
@fadumomohamedabdi4959 День назад
Shukran xbbti waa barmaamij dumarku aad ugu baahanyihiin❤❤
@suadmuse4643
@suadmuse4643 День назад
Masha Allah
@umulkheirmaxamud
@umulkheirmaxamud 22 часа назад
Xamdiyey warsame mashallah maadan dihin
@asiabashir6338
@asiabashir6338 День назад
Mansha Allah keep going sister ❤ 💖 ❤❤❤
@MaryamMohamud-x9i
@MaryamMohamud-x9i День назад
Adviceki uguficna u Gabar somaliyed u mediyaha kujirta ankamagleh waye.keep going abayo.we need brains like yours in this confused community of ours.
@yuuuuga1
@yuuuuga1 18 часов назад
Qalbi Mahad sanid ❤❤❤❤
@Umumaryamchanel-z6o
@Umumaryamchanel-z6o День назад
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik habo ❤
@sahraibrahim5601
@sahraibrahim5601 День назад
Abayo waan ku salamay waxaatahay gabar aqli badan karti ale ugu deqay runta aan ka gambanin isku kalson amaantada masokobikaro qali masha alaah ❤❤❤❤inolow intey nololjirto habbiti ❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 18 часов назад
Qalbi Mahad sanid ❤❤❤❤
@aminasalad5260
@aminasalad5260 День назад
Masha Allah waa shidantahay
@wafanaji9255
@wafanaji9255 9 часов назад
Masha alaah
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 День назад
Walee waa runtaa quruxey ❤
@FarhiyoAhmed-d6b
@FarhiyoAhmed-d6b День назад
Maashaa allaah waa runta ayaa sheegtey allaah ha ku xifdiyo waa runta dad caab na ahan aniga maantey alaxamduli laahi dad deeda uma eket ayaa lee dhahaa qurux deeda waa 35 jir waan ka wee nahayallaxamdulilaahi dhaqterka wuxuu dha haa da daaa iyo jirkaaga ismalaha waa muruqaaga waa 35 illaa40 jir marka waa isku roonahay waa iska fikiraa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sagaldarajo6159
@sagaldarajo6159 21 час назад
Masha allah xamda quruxeey wan ku jeclahy wan jecla inad ii sheegto mel an kala xidhidho xbbti mcn waxan raba inana kula sheekaysto qlpi❤ ale ha ku garab galo qlpi❤
@Iqrahcadey
@Iqrahcadey 18 часов назад
Snapkeda kala hadl
@yuuuuga1
@yuuuuga1 18 часов назад
Snbka abyo
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh День назад
Masha,allah uraaci xamdaay wiilka
@XamdaApdi-p6p
@XamdaApdi-p6p День назад
Thanks wll
@farhiakitchen
@farhiakitchen День назад
Masha Allah sister ilaahay ha noo kaa day❤❤❤
@shukrimaxamed1317
@shukrimaxamed1317 17 часов назад
Wlhy waxad tahay gesiyada dumarka ❤❤❤❤❤❤ nolow intay nololijirto
@HanaMustafe-b2g
@HanaMustafe-b2g День назад
Wllhi wax badan ka faida Mansha allha❤
@Hafsarage
@Hafsarage День назад
Yutube ka iso boqda abayoyin ❤
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 День назад
Iam 25 years old and iam not married masters ayaan diyaariyaa Alx dadku waxay i dhahan batch miyaad barataa inta badan markaan waydiiyo sababta ay qaabkaas ugu fikaraana waxay igu dhahaan waad yartahy Alx aad uma yari Ilmaha xfdeena oo dhan habaryar ayay i dhihi jireen kuwa walaalehey dhaleena Hooyo ayay i dhahaan da,du waxbo maahin waa numbers uun ee nafteena aan dhisano gabdho sidey xamdi noo sheegtay ❤❤❤❤❤❤
@Anuush89
@Anuush89 День назад
Shukran Habo Mcn❤✅️🧠
@Afnaan-n1w
@Afnaan-n1w День назад
Alla hada kahor odey an ixtiram uiri adeer kaleexo xagas maree kuyeen aderka xagee kaga noqday ma hoyadaa bn qabaa mise abahaa bn ladhashay berigas iskoley bn ahaa fomone xiligas wixii kadameyay wll lee isticmalaa dadkena wa dad noc ah
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku День назад
😂😂😂😂😂😂 cashar iyo badh iga dheh😂😂😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Sas waaye waa igu dhacda aniga xataa😂😂
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 День назад
Masha allah 👌
@MadinaAhmed90
@MadinaAhmed90 День назад
السَّلاَمُ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَةُ اللهِ وَبَرَكَاتُهُ walayshi macaan ! I just subscribed to your channel! Much love from Canada
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Soo dhawaw qalbi ❤❤
@MadinaAhmed90
@MadinaAhmed90 День назад
@@yuuuuga1 thanks walayshi macaan
@nasraelmi6471
@nasraelmi6471 День назад
Hamdiyey xpti khayr fara badan alle haku siiyo abalkaga jano insha allah waxan ku waydiin su,aal abayo Hadad aragto alxm Misirta iyo yanyada sidee maraq looga dhigi karaa Mahadsaniid xpti 😘😘💯☝️🙏
@yuuuuga1
@yuuuuga1 18 часов назад
Qalbi basalka iyo salid isku shilee wax yar waxad ku dare qudarta adiga rabtid kadib yanyada aad ku dara iyo ayo qudar aad rabtid kadib misirka waad biyeyne xawajiyaal iyo yanyo shid shid. ayad ku darse kadib markey bislato waad shidee. Caano yar ku dar Kuwa cuntada hadad heli Kartid hadi kale waa ok intaas waaye qalbi ❤
@Dhoolnu
@Dhoolnu День назад
Masha allh tabaraka raxman
@happyali5541
@happyali5541 День назад
Tayni ba basto waxa ku noqon laha caraba bur waxa ku noqon lahyd cun Lkn qudrad iyo cbitan fican laqado faytaminad la cun socodna same Inshalaah 35ba jira Alxamdulilah 25bad ii malaysa
@safacarab2116
@safacarab2116 День назад
Habo xamdi wilkeyga Ku salamayo❤
@miskiqase7747
@miskiqase7747 День назад
Haa sax abayo mashallah❤❤❤❤
@Caliya529
@Caliya529 День назад
Naa Xamdiyey Quruxda kaa muqata waaa Dhasha yar dumarda dhasha badan dhala Wlhi way fuuq baxen waliba isku nuug nuug bay dhalan wax usheeg
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Xaqiiq waaye xanuna badan laga qadaa ineey hoyada nasan caruur lee wado
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo День назад
Noo soo badi abayo xamdi muqaladaano kale
@RoodaCali-rt5nx
@RoodaCali-rt5nx День назад
Mansh allah ❤❤❤❤
@SulekhaXaaji-jn3gl
@SulekhaXaaji-jn3gl День назад
Mansha allah
@Fooseey96
@Fooseey96 День назад
Masha allaah❤
@BilanabdiIndhodeero
@BilanabdiIndhodeero 23 часа назад
Alla run badanaa gabadhan masha Allah😂😂
@fathiaali4599
@fathiaali4599 День назад
Mawduuc fiican ayaad ka hadashay walaal qaali Dumarku ha iska dhaafaan waxa ay ismariyaan ee sunta ah Waa dhibaatada ugu wayn ee haysata macalaa caruurta yaryar ooy dhaylayaan baa la dhiban suntaas.
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Xaqiq waaye walhi dhibato badan laga qada dhibkas
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 День назад
Been ma ahan hada aniga 24 baan ahay saas aay tahay jirkeyga waxad moodaa 40 jir inshaallh lkn hada is badal baan bilaabay😂❤😊
@anhaarcabdi3047
@anhaarcabdi3047 День назад
23 ayaan ku guurasadayi alx hadan 29🎉
@fahiimacadaawe3535
@fahiimacadaawe3535 День назад
Maanta ishaad kariday Hamda
@maryangurhan5241
@maryangurhan5241 День назад
Which type of training siz
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 День назад
Ani sandakan aa 22 galay waxaana ijogo wil 5jir ah rabi haii daaye ❤xoga malma hra is daye lkn waa is qabte
@umumustaqiimbintuibrahim9484
@umumustaqiimbintuibrahim9484 День назад
anaga somaliya joogno wax naga daran mabo lahan
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 День назад
Mcney nosobadi video yashan cml ❤
@SeynabCabdiraxman-n5x
@SeynabCabdiraxman-n5x День назад
Ala kujecliyaa runtaada wad mahadsanthay meelo loo baahanyahay aya tabanaysaa dadka caqliga usaxiibkana way kafa idaysanaya
@ArdoYussufBarre-qp4tp
@ArdoYussufBarre-qp4tp День назад
Masha allaah tabarakallaah hamdi Ani unbad iga hadashay lkn kimiko MA isticmaalo lkn hada da dayda iyo aniga anigaad weyn cw aadbad iiga qoslisay runtan kugujecladay❤
@SahroLibaan-p5l
@SahroLibaan-p5l День назад
Abayo jimicsiga umusha noso gali wana mahad san tahay sida quruxda badan nowa nisay
@aishakeef
@aishakeef День назад
Video qiima leh 💯
@NimcoDhayman-g9q
@NimcoDhayman-g9q День назад
M.a ❤❤❤
@haniaden2700
@haniaden2700 День назад
Marawaxo wn ku salamay dumashi
@haniaden2700
@haniaden2700 День назад
Dada wn ku ducasta markasto cimri dheer iyo cafimad iyo cibado suban
@faysasiciid847
@faysasiciid847 8 часов назад
Xamday soobadi talooyinkan kuwan ayaanu kugu baranee
@sahromahamud
@sahromahamud День назад
Manajeradda ❤❤❤
@Fadumoaxmad09
@Fadumoaxmad09 День назад
Nayaa copy hadaabad afartankaba jirtayee beenta daa 🤣🤣🤣 maxay tiri 34 ban jiraa naa isku xishoo
@HamdaCabdiraxman-j9b
@HamdaCabdiraxman-j9b День назад
Marwaxo ku jecliyaa ❤
@الصومالاند
@الصومالاند 23 часа назад
Horta dadkiinan somlida ah ee caanka ah maxad ku ilawdeen reer fastin duco iyo hiil iyo hooba ila falastiin xorowda idinma daawandoono ama aad u hiilisan gasa
@SurprisedNautilus-rr7nf
@SurprisedNautilus-rr7nf День назад
Wey cadahaya taas Haddad da da aad jirto ka run sheeto markaste waraa weyn qofka dhalintiisa ka run sheego
@sumayacumar6473
@sumayacumar6473 День назад
First view
@Nasroabdalla-rx5hk
@Nasroabdalla-rx5hk День назад
Thanks ina ader ❤❤❤
@HiboIdriss-p3v
@HiboIdriss-p3v День назад
❤❤❤❤
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 День назад
❤❤❤❤❤❤
@sadia1746
@sadia1746 День назад
Hamdi you so funny at least mu edo idhoho
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Kakakakaka bal ruux abaha laa eg aboowe dheh xanuun daremaa hadan shaqo wadan nahay Malin kasta arkaa kkkk
@Animeedits1348
@Animeedits1348 День назад
Alla xamdiyeey wlhi canjeero io shaax baa idaashaday aduunka hadaan kariyo beer io suqaar naagti qoysataan ahy biyo macabo wlhi baryahaan baan nafta kudhiba biyo naa kaadi beeyba nafta igaqadeen goobkan cabo wlhi musqushan ada awalne subixi hadaan kalo hbeenki igusoxigo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Wall mcn waa cafimaad inaad kadiso aad u fcn yahy naftada dhaqaley mcnto
@Animeedits1348
@Animeedits1348 День назад
@@yuuuuga1 tnks qaali nafteyda inaan dhaqaleeyo bishanaan ukiray wlhi waniga biyihi sadexle ku cabirtay ee sadexlihi duhur hortiii kafaruqay midakle wll waki hore glass biya ma cabi karin lalabo hunqaaco alxm hada adbaan ufcnhy xamdi dhira galiso mcnto naso dhira gali ilahey ajar hagasiye
@UserGoodFoodWaCaafimaad
@UserGoodFoodWaCaafimaad День назад
Hamday qali isoo boqo chanelka
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi День назад
😍😍😍😍😜😜😜
@Aasiyaqurux
@Aasiyaqurux День назад
Habo qali malin ban maamo weyn oo gob cafimad igu timi ku irii hoyo waxay igu jawabtaY Miyan kaa waynahaY Hade carurteda ii laa la eg wayo waxan jiraY 22 sano
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Habo mcn dadki xanuun ku dhacy sanad ka carar laa yirahdo
@Barack736
@Barack736 День назад
😂😂😂😂😂
@SafiyoAbdiRaage-i2s
@SafiyoAbdiRaage-i2s День назад
Kkkk.sax❤❤❤
@SaytuunxuseenAxmed
@SaytuunxuseenAxmed День назад
Waaba ku xanuusada wax burutiin leh hadaan cuno ma aqaan wax iga qaldan
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 День назад
Abyo isbitaal tag vitamins kaada baar iyo Hormones kaada allergic iska baar insha allah
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 День назад
Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Aamin waall mcn ❤❤❤Mahad sanid.
@Daryeelhooyo
@Daryeelhooyo День назад
Naa xamdiyeey aamu war ma hayside shalayban vitaminada iska soo baadhy dhamaantood low bay noqodeen
@Naciimadishiishe
@Naciimadishiishe День назад
Naa wll aniga ila tali ninkayga belwad banka jari lahay inta was dagalena hada xata wakala maqanahy
@AbdallaHajio
@AbdallaHajio День назад
Ninka maxa kagaley naftada hagaaji aya lagu yidhi xage farax ugu so darte shekada
@FartunAmiin-x3d
@FartunAmiin-x3d День назад
@@AbdallaHajiowaye isku xeren yihiin qof malin kasto borbalem ku jiro intey qurux u talaa
@miskiin236
@miskiin236 День назад
Habo haduu shaqeeyo oo sidiisa kale u fiican yahay soo cesho,una ducee Illaahayna ha ka kaxeeyo aamiin.
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Abyo kama jari kartid inoow asag iska dhafo mahe u ducey hadow inta kale kugo fcn yahy
@muhiimali
@muhiimali День назад
@@FartunAmiin-x3dsax ila dhibka xal loo helo qurux ma jirto
@Animeedits1348
@Animeedits1348 День назад
Naa xamdiyeey warsame gbdhaydaan usii balama ogow wilkaan habada u ahy allow ku gaarsi
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Gabar farida soo kori nin raged aniga soo Karinaye mcnto❤
@UmuAbdallah-m4j
@UmuAbdallah-m4j День назад
Na hamdiyey ano 26jir ah 45jir uekahey runti 😂😂😂maxan isku sameeyaa wiilkeyga wa 7sano iyo 9bil kan maa kuugu ween aya leydhaha dadkaan àqaanin😂😂😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Abyo mcn nafada qabo intaas aan shegay caawa bilaaw 6 bil kadib is arkeyna
@UmuAbdallah-m4j
@UmuAbdallah-m4j День назад
@@yuuuuga1 inasha allah hye abayo mcn shukran
@fahmaJaamac-le2qr
@fahmaJaamac-le2qr День назад
Xamdiyeey ani waxba igma weynid 34-21=13sano iga weyntahy markaa walaalo nahy😂 habo miyaan ku dhahaa inkoo waxba kala weyneyn qali intaa waa kaftane waxaan kala aqoon dharka markaan dalbanyo cml online waxaa lagu qiyaasaa xl ,xx waxaas baan garanyayn cabirkooda cml tiro ahaan hadda saakada markaan qaadanyo dhererkeeda waxaan ka dhigtaa 54 maxay noqonysaa xaraf ahaan mahdsanid habo😂
@munirawarsame3353
@munirawarsame3353 День назад
5 Sano oo ay qarisey ku dar iga walee in aysan run sheegine
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Habo mcn haa habo i dheh wax fcn waaye waa xushmad kale habo waxaa ku hoos qoraan habo mcn Qoraal shega cabir kasta dhirirkisa kaso qada L. Waxuw lee yahy dhiirir goniya
@fahmaJaamac-le2qr
@fahmaJaamac-le2qr День назад
@@yuuuuga1 haye habo ee waxaan rabaa xarafka iyo tirada is leh saas ku waydiiyey habo mcaan
@fahmaJaamac-le2qr
@fahmaJaamac-le2qr День назад
@@munirawarsame3353 May qaali gabdhan way yartahy waa gabdh m.a oo nafteeda ka fakarta naftaada hadaad jeclaato waad qurxanaane iyo da, yaraan
@feis9082
@feis9082 День назад
ma cuntaa sonkor badan?
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Maba cuno sokor
@feis9082
@feis9082 День назад
@@yuuuuga1 shaqada wanaagsan dadku wax badan ma qabtaan gaar ahaan ha iska indha tirin saacad kasta ama maalin ama daqiiqad kasta haddii kale waad bukoon doontaa
@feis9082
@feis9082 День назад
@@yuuuuga1 haye iska ilali asc
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 День назад
Wlhi xamdiyey aniga waxaa ila ekan jirtay 26jir wlhi mrka dhahde 34 wakula yabe m.a sasa kaa rabaa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Mahad sanid qalbi. 26 Kamila Kamila uurkeda lahay hada 7 jiraa. ❤❤❤
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 День назад
@@yuuuuga1 m.a abayo mcn rabi cimrigaada hakuu dhereyo karti badaneey
@hudamohamed9014
@hudamohamed9014 День назад
Hadeer 34 ayaad jirtaa huuno aniga waxaan kugu qiyaasi lahay 40
@FathiaDuran
@FathiaDuran День назад
Walal intee gabdha Ka fiirisay wlh ani ahaan 29 melahaas Ku qiyaaasi lahaaa
@IfraAhmed-u3m
@IfraAhmed-u3m День назад
34 waa number 40 isna waa number muhimadu waa in ay quruxbadan tahay nafteedana kalsoni iyo hurumar gadhsisay
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt День назад
Adigu sidaas qalbiyada dadka ugadubee adigoohelikara inad walasha qalbigeeda Ubax kabixinkara Carabku lafmaleh lkn wuxu jebinkaraa Qalbiga qofka walalkaaya kafiirso waxad oranayso
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku День назад
​@@IfraAhmed-u3mmasha allh hady dadka sidada ufakari lahayen dadkaba iskuma mashquleen aqli badaneey
@hudamohamed9014
@hudamohamed9014 День назад
@@FathiaDurankkkk abaayo 30 ayaan kawaday
@Simaneeeey12
@Simaneeeey12 День назад
17 ba jira ma hbo ba hda ku dhahaa hamdiyey Tankale hooyaday samided ba tahay
@yuuuuga1
@yuuuuga1 День назад
Haaa habo waa i dhihi karan waa xushmad ❤❤
@SamsamXusen-b9y
@SamsamXusen-b9y День назад
Dhilo matihid been3
Далее
NAH UH
00:17
Просмотров 2,1 млн
Ismaaciil C Ubax iyo Hibaaq Larry - Waraysi xiise badan.
1:24:39
VLOOG MANTA DOCTOR WUXU I DHAHY
11:23
Просмотров 23 тыс.