Тёмный

Fadeexad || Borama - Xildhibaan Mohamed Abiib oo la soo Qarxiyay 

Kadiye Daily
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 139   
@djamamoumin23
@djamamoumin23 5 месяцев назад
Kani waaba ay anigu waan tooganlahaaa walahi isug adigu From dudub cismaaan
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 5 месяцев назад
Ilaahay caafimaad ha siiyo odaygan!
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 5 месяцев назад
Waa ragii xalaasha ku noolaa , waana hadal cad oo run ah , maashaa allaah.
@FarxanIbrahim-po8hk
@FarxanIbrahim-po8hk 3 месяца назад
Dowlada house borama Ayuukudhaxwashay ayaale
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 3 месяца назад
Waa biidhi qaate hadii aad wax kuhelayso ku xumeeda m abiib bal wax ku hel nacasyow
@malyounjamacmalyoun2120
@malyounjamacmalyoun2120 5 месяцев назад
Good point ❤❤❤❤ ayanlee siciid khalif kkkkkk
@nathra7351
@nathra7351 5 месяцев назад
Madaxweynaha hadii aad caaydo qofkasta oo caaya. Nadaxda ilaahay baa doortay waanay ku naartagayaan ishalahu kan ooyaaye Aabihii baa dawarsan jirey ooyaaye waa wax dawaro lagusoo koriyey
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 месяцев назад
Dhilaadii buule ayaa tahay adigu faqashtaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 месяцев назад
Ina biixi waa dhadiga isaaq ina askar baa laa soo bixi lahaydeen
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 5 месяцев назад
Ninkani ma caayayo madaxwaynaha waa sarbeeb wuxuu ujeedaa dadka madaxwaynaha caayayaa dan shacab mawadaan waa nin calool.fayoow
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 5 месяцев назад
Maansha Allah Run Buu Sheegay Halyey Qaran Ooyaye Cadowga Gudaha Huwanta Fadhiya Barlamaanka
@caytoomar-ip5ki
@caytoomar-ip5ki 5 месяцев назад
Adeer xildhibaanka ka dhamow malaha qoodho ayaad u bahan tahay
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 5 месяцев назад
@@caytoomar-ip5ki ninow naag Bidixle Foqol Bidixle qofku wuxuu yahay ayuu dadka ula yimaada Adiga ayuu ku dhaba ooyaaye waadigan caytamaye makhuud yahow laga rooni ihi
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 месяцев назад
Munafaqdii dhadiga isaaq ama habar awalevivaking abiib
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 5 месяцев назад
@@hassan-mp1pk habar Waa raga hogaamiya qaranka ku Xukuma Kaba shaaglow
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 месяцев назад
@@cismanabdi2416 dhadiga isaaq maxa xunkaa dad iskuu tagay banquet nahay 16 rru dofaar baa laa dilay where is dawladii rag waa dadkii soo dayay makhnuudkii Ina askar
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 5 месяцев назад
ManshaAllh waa geesi ruun sheega gulayso halyeey
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 5 месяцев назад
Sax waa madaxwaynahaagii Waad calool.fayoowday waa geesi
@abdiwahabjibril4549
@abdiwahabjibril4549 5 месяцев назад
Waa kaa muwaadiinka xalaasha ahi
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 5 месяцев назад
Ninkani waa nin.daacad ah xaqna wuu uleeyahay inuu helo xaqiisa xildh ooyaaye waa ayga.xaqooda cuna
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 5 месяцев назад
Geesi.Geesi dhalay
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 5 месяцев назад
Mnsh allah geesiqaran waakhabiir waxbadan og
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 месяцев назад
Munafaqadii dhadiga isaaq
@mursalawil9714
@mursalawil9714 5 месяцев назад
Hayaay xisaabiyaa hala caydhiyo
@seidabdi751
@seidabdi751 5 месяцев назад
VIVA SOMALIALAND
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 5 месяцев назад
Nin Rageedii. Waxa dadka af-Soomaaliga ku hadla la haray waa corruption. War ha la is sheeg sheego, -waa sida kaliya ee lagu joojin karo laaluushka.
@haarunyare143
@haarunyare143 5 месяцев назад
Somali wxy hormar la gaadhi laadahay wa qabiil Kuwi siyaad bare xukumadiisa xil ka hayayy ayaa wali xil haya Mrka maxaynu hormar ku gaadhi doona
@khalidcabdi1061
@khalidcabdi1061 5 месяцев назад
Legend kan waa mujahid
@MohamedIsmail-k6y
@MohamedIsmail-k6y 5 месяцев назад
Waa cadaalad daro qof aan dawlada ushaqayn in uu mushahar kaqaato waar risiqa hala xalaashado
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 5 месяцев назад
CASHUURTA SHACABKA BOORAMA EE DAWLADA HOOSE KA URUURISO WAA DULMI IN NIMANKALE KUDUL CUNAAN XAGII CASHUURAHOODA WAXLOOGU QABANLAHAA
@GuadidDiriehdarar
@GuadidDiriehdarar 5 месяцев назад
Dalimow isaq ba kugu yidhi ina Abib so cambare adero dahdi meydka medhesey bad joogta e xisho.(from maxad casse Djibouti)
@Halgame334
@Halgame334 5 месяцев назад
CASHUURTA SHACAB KII BOORAMA WAA HALIS IN LABOOBO
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 5 месяцев назад
Dawladu habaadhan wixii sixun usocda
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 5 месяцев назад
Ayaanle sakhraana maad wareysatay waar kanyaree ishqi wuuwaashay
@HasanhuseinAhmed-xp8if
@HasanhuseinAhmed-xp8if 5 месяцев назад
Waa cadho shaxaad ka kacday... yur
@ibrahimdheere6970
@ibrahimdheere6970 5 месяцев назад
Ayaanle waa tug waligiiba ina tarantoote ayuu nacamle u ahaa waa beenale
@oibrahim6981
@oibrahim6981 5 месяцев назад
Kani Saajin ayaa dhabarka ka soo taabtay tuug tiig dhalay waan kugu fahanay.
@ASAD-988
@ASAD-988 5 месяцев назад
xaqiiqda ina abiib way u eegtahay runtii waxaa uu sheegayo waayo gurigii uu doorashada ku galay ayuu uruuriyaa lacagtiisii
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 5 месяцев назад
Dawlada wa xaa kahoosdhisan dawlad citisaama wa xaan lee yahay baadha baadha 😮
@ilyasxusen-q2m
@ilyasxusen-q2m 5 месяцев назад
Maxaad kunoltahay dhe 1300000 oo bilaa juwana ayuu iga qaaday waa allah umada kaqabtoo amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op 5 месяцев назад
Ninkaa.arintuu.sheegay.halabaadho.halabaadho.warkaa.ina.abiib.waxban.baakuqarson.
@ConfusedCabin-st5fc
@ConfusedCabin-st5fc 5 месяцев назад
Ninawaadcaaisaa waxaad amaanaysaa waxaan ogahay basaab yuusuf talan cali waacaadada makaahiil in waxninsooritay aad sheegato kulmiye waaxisbi muusafiin gudoomiye madaale axmed muxumed kaale dacar
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 месяцев назад
Waa qof muwadina fiican dal iyo dad jecel.. lexjeclo iyo wadaniyadi ka muqato
@MubYus
@MubYus 4 месяца назад
Musuqmaasuq jira ayuu sheegay.
@caliducaale464
@caliducaale464 5 месяцев назад
Geesi hadalcad
@KhadaraadanMaxamad-y2z
@KhadaraadanMaxamad-y2z 5 месяцев назад
Kkkkkk waar waxaad sheegtay tuug inaa wada tihiin walee
@sahraabdideria5574
@sahraabdideria5574 5 месяцев назад
Xildhibaanka Dee iska qaato sawkii Guri dhistay lacagtii guriga iska bixinayaye 😂
@hashiyahya2518
@hashiyahya2518 5 месяцев назад
Odey samaron ah haduu hadlo inader kii ayuu weeraraa doqon
@LAFARUUGmedia
@LAFARUUGmedia 5 месяцев назад
Hanoolaaado waa nin adag weeye
@moktarmahdi3454
@moktarmahdi3454 5 месяцев назад
Tuugan isaga ayaa waydiiya lacagtii dhulka
@abdirizakahmed1781
@abdirizakahmed1781 5 месяцев назад
Hadaan fahmay ninkan sheekadu waxa laguyidhi xisbiga wani cay lacagtaa laguu kordhinayaaye waar ilaahay kabaq oo runta sheeg
@axmedismaaciil7214
@axmedismaaciil7214 5 месяцев назад
waar kulmiyena ma tihide dibjir yahaw ma laaluushkii aad dadka ka guranaysay bay kaa joojiyeen
@hamsemahamed-py1yc
@hamsemahamed-py1yc 5 месяцев назад
Wax aad ku hadasho markaad waydo waa iska sidan😂😂 bal imika neefkan timihu cadaadeen eeg wuxuu iskaga hadlayo
@Subeyriga
@Subeyriga 5 месяцев назад
ODEYGAN DIINTA AYAA KU YAR SHAARBAHA YUHUUDA AH LEH
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 5 месяцев назад
Intaa muxuu u qarinayay? Meeshu miyay dumi rabtaa
@medideabdi7397
@medideabdi7397 5 месяцев назад
Xasid foqal xasid adigu ujedada aad kaleday xildhibaanka maxay tahay Ilahay ba adiga Ku cebeen inshallah
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 месяцев назад
Nin wax xadaya ma inlaga aamuso oo loo ceeb qariyo ayad rabta…. Markasad waliba Illahay ku xidhaysa adigoo dalin difacaya..
@AbdirahmanDaha
@AbdirahmanDaha 5 месяцев назад
Asc ayaanle beenta iska daa illahay ka cabsoo waa ciraa kugu taala xishoo
@adanroble7262
@adanroble7262 5 месяцев назад
Kkk was.nin.wayn.hadana.
@MubYus
@MubYus 4 месяца назад
Sir ayuu Qarxiyay.
@AadanCabdi-yj7pb
@AadanCabdi-yj7pb 5 месяцев назад
Neef neef dhalay wuxudoono ayuu iska shegayaa
@mounamawell3993
@mounamawell3993 5 месяцев назад
War handmade Mahamed Aib
@goradrashiid6539
@goradrashiid6539 5 месяцев назад
Hadaa maduu aabahaa leeyahay laascaanood
@hashiyahya2518
@hashiyahya2518 5 месяцев назад
Lacagta dawlada hoose borama gaadhi baa lagu qaadaa hargeysa la geeyaa isaaqa ku mirqaamaa
@adanroble7262
@adanroble7262 5 месяцев назад
waa.nin.wayn.oo.hadana.ladegsanayo
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 5 месяцев назад
ina kaahin hooyadaa hawaso
@OmarismaelMohamed
@OmarismaelMohamed 3 месяца назад
Wixi la shegayay aya Runa iyaka isku xasida usakag xasid guna ina dawarsade
@mounamawell3993
@mounamawell3993 5 месяцев назад
Geesi Daya Mohamed Abi
@mubaarigabshir8839
@mubaarigabshir8839 5 месяцев назад
Tuug gaboby
@ibrahimcollow1789
@ibrahimcollow1789 5 месяцев назад
Manshaalla tabarakalaa ilaheey hakuxafido
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 5 месяцев назад
Waar ayaanle waa reer baki maaha reer Borama ee ma seeji baa warkaagu,
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 3 месяца назад
Haddii uu hadalkaaga run yahay maxaad marhore u sheegiweyday adeer sheekadaada waa sheeko carruur . Cid ku maqasha raadso qof lasso diray inaad tahay waa wax iska cad
@xuseenxasan
@xuseenxasan 5 месяцев назад
GEESI GEESI DHALAY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@osmanrooblechenal518
@osmanrooblechenal518 5 месяцев назад
INA ABIIB MA REER NUUR BAA WAAr KANI Ninwaalan ee MA AWBARU KA SOO CABAY.MADAXAA FURANE.
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 5 месяцев назад
Maxamed abiib ilaahay kor ha u qaado cafowgiusana cagta hoosteeda
@MindfulMedia07
@MindfulMedia07 5 месяцев назад
war waa gesy gesy dhaafay
@abdikhadarcaynaan4674
@abdikhadarcaynaan4674 5 месяцев назад
Waa badow
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 месяцев назад
Ugu yaraan shan qof mushaharkood ayuu ka qaataa ooyaaye dawlada hoose ee Borama,$4000 iyo gunno ayuu ka qaataa golahawakiilada isagoo buuq iyo sawaxan cadawga u seenyaalaynaya mooyee shaqo qaranka JSL ka wadin. Cadawga a mushahar buu ka qaataa meeday dawladnimadeenii markaa hanti dhawrka iyo dalada hoosaba waa in baadhis madax banaan la galiyaa
@robleahmed2558
@robleahmed2558 5 месяцев назад
Ma Muse Bixi oo dayuus ah oo fulay ah oo dadka u shaqeeya ay xitaa Wadani yihiin miyaa baadhis samayn kara? Waad riyoonaysaa!
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 5 месяцев назад
⁠ilma xalaal ma caayo madaxda
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 5 месяцев назад
dameero fardo ladaaqay
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 5 месяцев назад
Body language arag inuu been sheegayo waala garanayaa!!!
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 5 месяцев назад
DALKA INTA NACFIGIISA CUNTA AYAA DUMINAYSA BALSE WAXAAN KU QANACSANAY INAY IYAGU GACANTOODA ISKU DILAYAAN ALLE AYAA NOO CADAALAD FALAAYA
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 5 месяцев назад
Wadani side u dhamyihiin xolaha dalka ayee booban ,afkana wee noo masaxdaan ,marka ayee donayaan iin ay xukumada aydeyaan. Dalkan kulmiye ciid u dhamta majirto
@ismaelmohamedahmed7176
@ismaelmohamedahmed7176 5 месяцев назад
Asasaq warmale
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 5 месяцев назад
Hadii ay tani run tahay xaq uma leh ,isagoo golaha wakiilada mushahaar ka qata ,maxa inuu lacag ka qato ,waa in ninkan mushahaarka loo kordhiyaa ,waa maxay xaqdaradan ,waa in ragan laga qabto dadkan iyo dalka ,maxamed abiib waa munafaq afmiishar ah ,iska qabta ,waxba idiinkama gelin qabiilkiisa ,
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 5 месяцев назад
Kulmye.o so wararey xilibanka ad maxamed abib burco wa laga tagera libax bisada ka daba qalinaya
@hanafey445Somaliland
@hanafey445Somaliland 5 месяцев назад
Waxaan gubaya Wadaniyadnimo. Cadaladana uu heli.
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 5 месяцев назад
Sakhraànkii Gadabuursi ugu wayna, Dhulkaan Qaabilsanahay ha dhihine fataaliinta soo basaasa baloodh la jeexayo ayaan ahay dheh ileen waanu ku naqaanaaye.
@Ayaanmahamettt
@Ayaanmahamettt 3 месяца назад
🤔🤔🤔
@LAFARUUGmedia
@LAFARUUGmedia 5 месяцев назад
Lafaruug xageed kagali
@Halgame334
@Halgame334 5 месяцев назад
WAA XADHIG QOF PARLAMAN CASHUURTA SHACAB KA LOO SIIYO MUDHAHAR. EE LAA LUUSH KAQAATA ISLA DAWLADAHA
@40Durkiya
@40Durkiya 5 месяцев назад
Ree axamed oohin uunba kasoo hadhay ma waxaad u gogol xaadhaysan sidii lagu dililaha jy iimaanka dhuusa media waad ku fashilanteen 😅😅😅
@souleidriss80
@souleidriss80 5 месяцев назад
Waar kani tuug Sanaa
@AliGuelleh-t8g
@AliGuelleh-t8g 5 месяцев назад
Warya nin samaroon hadi wx qato waa xaq! Tuug weye Kan!
@osmanrooblechenal518
@osmanrooblechenal518 5 месяцев назад
Waa wadani dhaba kani
@XasanCadala-vp2cg
@XasanCadala-vp2cg 5 месяцев назад
Ayaanle adiga waaxda Aad mamulka utahayba lacagaha Aad xooga umada kagaqaadaan khasnada sidiiloogutalogalay uma,gaadhsiisaan ,halmilyankugumafilna,shacabku wey ogyihiin inaad cuntaan xoolaha umada ,xaaranta ,Aad cunaysaan,Aamusnaan kucuna,,Aakhiraa ba,dey?
@AdenAwliyo-gm9eb
@AdenAwliyo-gm9eb 5 месяцев назад
Nacas naanab Xaasid
@souleidriss80
@souleidriss80 5 месяцев назад
Waar kani wuu sakhraan San yahay. Haloo maydho
@Subeyriga
@Subeyriga 5 месяцев назад
HA NOOLAADO MAXAMED ABIIB ADIGA OO LAALUUSH QAATE AH
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 3 месяца назад
BEENLOW FALALOW WALEE WAA QOF MEELKALE LAGA SOO DIRAY WAA NIN CAMIIL AH EE BEEN INUU FURDAAMIYO U SOCDA . WAA IN LA SOO QABTAA OO UU KEENAA CADEYN
@abdimuse7911
@abdimuse7911 5 месяцев назад
Ma Cid aan Lacag Qaadanbaa Jirta , Mata ina abiib ayaa ku Gubtay, ina abiib waa Nin Warkiisa Cadeytay Umadana wax udoona oo aan La Gaban Afkaartiisa, waana Halyeey Magaaladu leedahay.... Halkaaga milion iska iimaanso oo umada ha xagxagan
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 5 месяцев назад
Yuu wax u taray qaylo yaa u baahan haduu wanagsanyhy miyuu mushaharkaa dawlada hoose iska jaro
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 5 месяцев назад
Ceeb, madaxweynaha ha caayina, ee danihiina sheegta. Madaxweynuhu wuu ku fashilmay hogaankii wadanka, hadana caayi mayno. Lacagta la siiyo kuwa madaxweynaha caaya macnaheedu ma waa laaluush lagu aamusiinaayo miyaa?, oo loo amray Wasiirka Arimaha Guduhu inu uu afka wax u galiyo si ay u aamusiinaayaan.
@mahamedhusein7919
@mahamedhusein7919 5 месяцев назад
Waaba la erayay isaga oo waa tuug lacagta dhulka dhaca ee wxba yaanan laga dhagaydanin walhi waa tuug anigu D.H.B ayanka shaqeya waliba bilkasta mishaarka horay ayaa na loogu diraa maxu ka waramya waa beenale kani walhi waa beenale tuuga 😂😂😂😂
@khadraosman9892
@khadraosman9892 5 месяцев назад
guul iyo gobanimo
@sagalabdi6265
@sagalabdi6265 5 месяцев назад
nacnac golba ben u so abura oo fadexad la daba waregah ninka runta moyayaneh an benba ku hadlin ee runta iyo xaqa somaliland ka hadlaya kooxda
@mahdihoussein6247
@mahdihoussein6247 5 месяцев назад
Cay haddi wax lagu helo maxaa kuu diiday inaad caydo muse baahane
@caytoomar-ip5ki
@caytoomar-ip5ki 5 месяцев назад
Kani kii tuuga ahaa muunan ahayn
@mahdihoussein6247
@mahdihoussein6247 5 месяцев назад
Odaygan madaxa cadle waa nacas nacas dhalay
@AbiibXasan-pe2cc
@AbiibXasan-pe2cc 5 месяцев назад
Nikii umada ku kibri jiray sawkan maintain ooyaaya ma shaqaale ayaad tahay ,xisbi haa😅
@Subeyriga
@Subeyriga 5 месяцев назад
Hooyadii dhilada ahayd was waad asaasaqdey macanteydii
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 5 месяцев назад
War eadani waa tuug is bahaysatay calppshood u shaqaystayaala
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 5 месяцев назад
Wadani waa tuug calooshood u shaqaystayaala qaran dumisa
@abdifarah4017
@abdifarah4017 5 месяцев назад
War kani walaso dirai lakin kulmiye sidas codad ku helimayo
@AbdirahmanDaha
@AbdirahmanDaha 5 месяцев назад
Maxamed abiib ha noolaado
Далее
Ванька пошел!!!! 🥰
00:18
Просмотров 362 тыс.
ДУБАЙСКАЯ ШОКОЛАДКА 🍫
00:55
Просмотров 843 тыс.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
Просмотров 129 тыс.