Тёмный

FADUMIINA O WALASHEDA MUSLIMO QAASIN OO KA OOY SIISAY 

Fadumiina Comedy official
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 157 тыс.
50% 1

HALKAAN KA DAAWO RUWAAYADO XAYEESIINO XAFLADO HEESO CUSUB SUBSCRIBE LIKE AND SHARE

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 212   
@hodanyusuf1745
@hodanyusuf1745 3 года назад
Reer sheeq hiloowle dad somaalinimada ku weyntahay ciso iyo sharaf ku noolaada meel kasta ood aduunka ka joogtaan somaaliyana nabad iyo barwaaqo ayaan ilaahey uga tuugeynaa aamiintana waa xagiina
@suadshire6755
@suadshire6755 3 года назад
FAADUMIINA SIFIICAN CALOOSHA UFURO WAA SAX MUSLIMA HEESTAN WAKUHEYSTA ❤❤❤❤❤🇸🇴❤❤❤❤❤❤
@Layla6793
@Layla6793 3 года назад
Faadumiina waa qof qalbi wanaasan oo mar walba faraxsan Ma Sha Allah Walal qaali
@mohamedhussein8040
@mohamedhussein8040 3 года назад
Maasha alah, faadumina, wallashaa muslimo qaasim Hillowle allaha ha kuu dhaafo, ninba ninkiisa waaye 👍👍👍👍😁😁😁😁♥️♥️♥️♥️
@suadshire6755
@suadshire6755 3 года назад
MAANSHALLAAH.TABAARAKALAAH FARXAD KUQAATA ILAAHOW NOOSOCELI NOLOSHEENII HORE 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲❤❤
@ayubshaar318
@ayubshaar318 3 года назад
MashaAllah I really cry a lot walai my the Almighty Allah protect u
@Dollsxxxxx
@Dollsxxxxx 3 года назад
Mashalah walahi walalo isjecel wayay mama muslimo qof qalbi fcn wayay ❤️❤️❤️
@sunrise4459
@sunrise4459 3 года назад
Fiicaneey faadma sheekh hilowle furaha fooskeyga ad waayee feertaad iiga taal noolow muslimo noolow fadumina ❤️🌹🌹🌹🌹
@sharifahm.7963
@sharifahm.7963 3 года назад
Anba wa kula ooyey wlhi, illahay ha idin xifdiyo...cimri dheer iyo cibaado suuban...abaayo qalbi wanagsan aya ledahay mashaAllah❤❤❤❤❤
@GOAL473
@GOAL473 3 года назад
Qof qurbo ku daalay lee dareemi kara ❤️😘
@halimomataan798
@halimomataan798 3 года назад
Mansha allaha waxaas walal ah Allaha idin xafido 🙏❤️❤️🌹🌹
@Layla6793
@Layla6793 3 года назад
Anigaaba Ooyey Wallee. Ilaahay ha isu kiin daayo Walal
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 3 года назад
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo
@BintibeellaOfficial
@BintibeellaOfficial 3 года назад
Masha Allah keep going fadumiina hormar wcn insha allah sister 😍❤💗
@mariamab5746
@mariamab5746 3 года назад
maasha allaah tabaaraka llaah waan idinla ooyay ee ilaahoow idin illaali adiga iyo walaashaa
@mmmkk2344
@mmmkk2344 Год назад
Maasha allaah waan qiroday walaahi heeskaan markaan dhageysty faaduma qaa hilowle waa dadki fanka laga so gaaray rer hilowle
@hawa9555
@hawa9555 3 года назад
Masha allah heesta waaku qiiroodi wallahi ❤️❤️🔥
@xaniifxasan9968
@xaniifxasan9968 3 года назад
M.a Ala ha idin dabeyo 🥀🥀💋💋🤲🤲🤲🤲
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 3 года назад
Maanshaa Allah Tabarakalah Waa Farxad . Wllo is Jecel.❤️🌹😍
@qualiluulyasalam2637
@qualiluulyasalam2637 3 года назад
Wow Mashallha 🥰 👏 👏 Mashallha Mashallha
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 2 года назад
Ilaahoow diinteena ku hanuuni oo eey ka baxaan fanka qabiil iyo xumaan mayaqaanaan dad fiican waaye daris fiican aamiin
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 3 года назад
Im first maanta
@fartuunlaki6617
@fartuunlaki6617 3 года назад
Masha alaah boqor tooyo fadumiina il xun kuma aragto
@khadromaxamedcabdulle230
@khadromaxamedcabdulle230 3 года назад
Walhi aad iyi aad ayaan ugu farax sida quruxda badan ee loo sharfay walaashey faadumo sheekh hiloowle
@hamzamohamed2191
@hamzamohamed2191 3 года назад
Wlhi wan qiirodey 😪. Masha Allah sis keep going ⚘♥️
@amranabdi2246
@amranabdi2246 2 года назад
Wlhi manshallh wan oyay 😭❤😍bmxa yelay dad walalo sidaan uskugu sodawadan wanjclhy love you
@fatumaali8756
@fatumaali8756 3 года назад
Walal igaa dex mashallah
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 года назад
Maansha allah Maamo Muslimo Shiikh Hilaawle. Heesaha reer Banaadiro was u xiisay xikmada ee lee yihiin.
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 года назад
Anaba caadi heestaan. Waan kula oyney all the way from Puntland ❤❤❤
@ekraanabdi2950
@ekraanabdi2950 2 года назад
Illahey ha idin dhowro Jaceylka walaaluhu ma guuro aad baad nooga oohiseen❤️❤️🙏🌹
@safiaissak6015
@safiaissak6015 3 года назад
Fananadayda waan ku jeclahay cadey
@Wafalakeofficial
@Wafalakeofficial 3 года назад
Meeshaan anaa ka maqnaay Yaa qaaay Hagar laan heeska hoori lahaa ❤🤗
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 3 года назад
Masha allaah iLahey haisku kina barakeyo o cumrigiina hadheyo weligiina is ku dubnaada wan idin jeclahay fanaaniin teena qaranka ayad tihiin 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑🙏🙏🙏🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸❤️❤️❤️👑👑👑👑👑🙏🙏🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸❤️❤️
@rasharuuxivlog5107
@rasharuuxivlog5107 3 года назад
❤️❤️❤️❤️❤️
@shugricaliwarsame7310
@shugricaliwarsame7310 3 года назад
Masha allah tabaaraka laah illaaheey ha idin xifdiyo waat naga oohisay ♥️✌
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 3 года назад
Maasha Allaah Maasha Allaah Abayo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@fahmaali3542
@fahmaali3542 3 года назад
Maasha allah. Walalo is jecel
@iishomaxmed2405
@iishomaxmed2405 3 года назад
Waaaaw masha allha wala lniimo wax ween waye no lawo itee no jiirto mus lamo
@munaksa609
@munaksa609 3 года назад
Iñee mariyo wacday fadumiina inta illa aragtay like dhac kusiya Mariya faadumina weykujeceshahi wllhi
@muslimoahmed7265
@muslimoahmed7265 3 года назад
Waaw maba laga sheekeenkaro wallahi saan ma u ooyin naftigeey 👍
@farhiaali3873
@farhiaali3873 3 года назад
Walaahi waa ooya
@sahraomar183
@sahraomar183 3 года назад
Walaal wa waslasha ku dhalatey waye Faadumini iyo mama Muslimo Sheeq Hilwole noolada jera oo jooga 😘😘😘😥😥
@haninora533
@haninora533 3 года назад
Mashallaah qalbi dheyman❤️☀️🌻✨
@bileabuukar3881
@bileabuukar3881 3 года назад
Masha Allah fadiminn beast 🙏
@nasraabdi4507
@nasraabdi4507 3 года назад
MashaAllah best sister ❤
@sososa1588
@sososa1588 3 года назад
Masha allah
@farhiamali4693
@farhiamali4693 3 года назад
Wallahi wa hees qiiiro iyo walala is Jecel kadurjumeysa love forever ❤ wan iska ooyay wallashay ban xasuustay 😣💞
@amiramohamoud824
@amiramohamoud824 2 года назад
Wwwwww MashaAllah Tabaraka Allah beautiful moments one love faduma we love you my Allah protect you and your family💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@mulkiismailismail1528
@mulkiismailismail1528 3 года назад
Masha Allah wlhi waan qiirodi saan ma u ooyo naftirkey walasha qalbigeda ayey kutusisay walhi ilaahey hanixafido
@sacdiyocabdiraxman8304
@sacdiyocabdiraxman8304 3 года назад
laalnimo cajiib waye abyo maasha Allah Allaha isku kiin xafido
@abdulkadiraliamin3658
@abdulkadiraliamin3658 3 года назад
Amaan caadi eheen ayaa walasheda Muslim sheikh hiloowle uqaaday
@akramak4718
@akramak4718 3 года назад
Www m.a maami horay usoco
@fatimaosman2659
@fatimaosman2659 3 года назад
MASHALLAAH SAS WAYE RER HILOWLE
@axmedeyxuseen2103
@axmedeyxuseen2103 2 года назад
Masha alah 🌹 wlal 🌹 qali 🌹 muslimo iyo fadumina wow axmedey xuseen karisimo
@sahraamiin3544
@sahraamiin3544 3 года назад
Maasha allaah aneyba ilinta isoo dhaaftay walaltinimada waa wax fcn
@fawziaahmad9159
@fawziaahmad9159 3 года назад
Mashallah tabarakallah 👍 ❤ ♥
@amalomar380
@amalomar380 3 года назад
Omg it’s almos I didn’t hear this kind of Aman # Reer Qaasim Hilowle
@aliizasharaf2133
@aliizasharaf2133 3 года назад
Momy ha ilawin ina uso tacsiyeyso baba ajakis naxaristii jano alleh haka warabiye😭😭😭😭😭
@hibaaqabuukar1530
@hibaaqabuukar1530 3 года назад
Wlhi wadat iga oohisan rer sheq hilewole🥰😭😭😭
@mlggaming5575
@mlggaming5575 3 года назад
Faayow samidey walahay wad iga ilmeysisen walalnima waa shey qaaliya ilahay ha isu kiin xafido
@عيونيعيون-ف2ح
@عيونيعيون-ف2ح 3 года назад
Ascmuslimo abaayo waan ku salaamey intee ku danbeysay
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid Год назад
Masha Allah fadumiina abayo aad ayaa aan ku tagaara hora usoco waxan kala socda hargaise gabadh nagu qaaliya tahay thanks walaal
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 3 года назад
Maashaa allah
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 3 года назад
Maash ahAll. Wawa Qatar
@sacdiyohassan
@sacdiyohassan 3 года назад
Masha allaha walaalo is jecel iga dheh
@sahraomar183
@sahraomar183 3 года назад
👍👍👍👍😘😘😘😥 alla Haa unaxaristo mama Fadumo Qasiim
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 3 года назад
Dad waa dadkii hore, raxmad iyo xiiso iyo xasuus iyo hiloob.😭😭😭😭😭.
@farhiaali3873
@farhiaali3873 3 года назад
Mash’s allah
@muxudinbaba7672
@muxudinbaba7672 3 года назад
Mashallah ilaahey ha idin xafido Aamiin Aamiin
@muxudinbaba7672
@muxudinbaba7672 3 года назад
Thank you sister
@khadramohamud823
@khadramohamud823 3 года назад
Manshaallah walalo is jecel
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 3 года назад
Masha Allah. 👑👑😰😰❤️❤️❤️❤️.
@bileabukarmahadi5989
@bileabukarmahadi5989 2 года назад
Mashalah
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 года назад
Walaahi waanka jariiracooday ilaahay hakuxafido walaashaa alaha unaxariisto faadumo qaasin faynuustii fanka also😭😭😭🇸🇴💕💕🇸🇴
@enterinbox8199
@enterinbox8199 3 года назад
Muslim qaasin oo reer karaan ahan jirtay waan salaamayaa
@queenofsomaliacooking2876
@queenofsomaliacooking2876 2 года назад
Masha Allah illaheyow walalahena hanaga qaadin walhi wan qiroday video intan daawanayay ♥️♥️❤️♥️❤️❤️♥️😘♥️😘♥️😘♥️😘♥️😘😘♥️😘♥️😘♥️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 Год назад
Mshllh mom muslimo qasim hilowl cimri dher iyo cibado salax❤💯
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 3 года назад
Keep gaing fadumo miin
@abdibriabdibri1648
@abdibriabdibri1648 3 года назад
Wlhi wan dhameysan wayey videoga Wana ilmeyey m.a
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Alow u naxariiso faadumo qaasim helowle waan u xiisay codkeedii rabow janatul fardows gee Aamiin from Somaliland
@asiyacadeey480
@asiyacadeey480 3 года назад
Maansha allaha waan kulaa oyee allaha ha isku kin xifdiiyo aamiiiiiiiiiin
@deyowcade
@deyowcade 3 года назад
Walal qimo badan dhal xalal ah xaran maso cunin rer aawkey waye alow idin danbi dhaf
@saabiriinshiiqow486
@saabiriinshiiqow486 3 года назад
Masha Allah fadumiini waa ku tageraa lkn soo booqo plz ajakis oo xanuunsan baabaha soomaliya
@faadmamaxamed1434
@faadmamaxamed1434 3 года назад
Masha Alaah 😘❤️
@nickmic3728
@nickmic3728 2 года назад
Waa hormuudka jiritankeena “qaasim hilowle magac ka maskin ma ahaan. Noolada 🇸🇴
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 3 года назад
Waa 2ba legend inaba caadi maaha viva faadumina cadeey qurux iyo walaasheed iska fiiri dheedheel maaha reer sheeq hilowle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sudiissa5701
@sudiissa5701 3 года назад
Walaalku waa wehel masha Allah ilma Qaasin hiloowle waa famliy nagu Qaliya Allah idin xafido walaalahay
@ahlammuse9008
@ahlammuse9008 2 года назад
Fadumo qasim hilowle iyo fadimina mxy isku yihin wllo
@ashaibrahim8215
@ashaibrahim8215 2 года назад
Masha allaha tabarakallah fadamina famil fican ad qabata nur cala nuur fadamina
@samiiraabdulle3523
@samiiraabdulle3523 Год назад
Alah.idin.barkeyo.rere.hiilooole.dhamantiin
@xalaawatulloos2409
@xalaawatulloos2409 3 года назад
Masha allaah my Queen Faduma Miina ❤️❤️
@adeygabow141
@adeygabow141 3 года назад
Mashallh fadumina keep going qof wngsn aya tahye
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 3 года назад
fadumina quf qalbi nadif alha idin sharfo
@kabelfamous8173
@kabelfamous8173 2 года назад
ILLAHAY ha u naxariisto dhaman tooda wlhi waan dhameysan kari waayeya markan arkay abaayo musalima 🤲yaa allah u naxariisto dhaman tood 🤲aamiiin yaa allah
@saidaenow2278
@saidaenow2278 3 года назад
Masha Allah l love it
@munaksa609
@munaksa609 3 года назад
Wwww wan qiroday wllhi m.a
@khadijasaleh7131
@khadijasaleh7131 2 года назад
ماشاءالله تبارك الله wallahi Mar Allah hadii aan maqlo aad Ayaan u ooynayaa hees xasaasi ah
@halimoabdi8464
@halimoabdi8464 3 года назад
Maasha alaah walaalnimada aad ey umacaantahay Walaaleheena allaha noo xafido Waxaa dad amaantidbo cawada adiga lagu amaani kkkkkk
@sacdiyomohamed3443
@sacdiyomohamed3443 3 года назад
MAASHA ALLAH ❤️❤️❤️💯❤️💯
@mustafmuxiyidinmaxamed1385
@mustafmuxiyidinmaxamed1385 3 года назад
walhi aniga naftirkeyka waxan oyay markan arkay mariyo oyneyso
@Amineeta704
@Amineeta704 3 года назад
😭😭😭😭😭😭🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯💯💯walaal qaali ah muslimo♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@hibaaqabuukar1530
@hibaaqabuukar1530 3 года назад
Walalo is jecle Alleh ina xafido....
@xasanfarouk1579
@xasanfarouk1579 2 года назад
Fadmiina walaashed cod ayay heysaa waan la ooyay axsan fanaanad
@khadijahassan9191
@khadijahassan9191 3 года назад
ماشاءلله ماشاءلله تبارك الله ❤️❤️💕💕💕❤️❤️🥰😘🥰😘🥰🥰🥰😘🥰😘🥰😘
Далее
MARWADA LAFTAGAREEN AMAR ALLE LAAKIIN 19 September 2024
37:13
ХИТРАЯ БАБУЛЯ #shorts
00:20
Просмотров 1,1 млн
🧙‍♀️☃️💥 #ice #icequeen #winter
00:14
Просмотров 44 тыс.
ВЛАД А4 СКАТИЛСЯ
09:34
Просмотров 509 тыс.
Sheekadeyda | Muslimo Qaasim Hilowle | Astaan 2022
5:46
JAREER WEYNE MUSIC OFFICIAL
6:52
Просмотров 2 тыс.
FAADUMIINI IYO BINTI BELLA HEES CUSUB HEER XAMARWEYNE
5:02
ХИТРАЯ БАБУЛЯ #shorts
00:20
Просмотров 1,1 млн