Тёмный

*Fadumo Qassim aun | Maxamed ya Maxamed Ya Rasuulalalah 

Caweyska Dalmar
Подписаться 844 тыс.
Просмотров 483 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 256   
@MohamedKhadar-w5v
@MohamedKhadar-w5v 7 месяцев назад
Afur wanaagsan walaalayaal, waan idiin wada salaamay meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Maalintii koowaad ee bisha soon ayaanu hadda afurnay. 11-03-2024. Isniin. Magaalada Muqdisho. Walaalayaal waxa aan idiinka codsanayaa in aad iisoo ducaysaan muraad baan leeyahay kaasoo uu Allah raalli ka yahay. ♥️
@najmaaadam74
@najmaaadam74 4 года назад
Qof iga danbeyo 2020 fiirsanayo like dhac dhac ku siii🙏🙏🙏🙏
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
Yaa Allah inaga dhig kuwii ka faa.iidestay Ramadanka qeyrkiisa🤲
@horyaalkashacabka
@horyaalkashacabka 3 года назад
CODKAAN aadka u quruxda badan ee aad ku amaantay NABI GEENA SUUBAN , ilaahay Maamo Faadumo Qaasim , janna ha kuugu Aabaal gudo , Dambigaagii Aduunyana ilaahay ha kugu dhaafo , ilaahay ha kaadhigo dadka uu Nabiga u shafeeca Qaado maalinta Khiyaamo . wallaahi waa bil Ramadaan waana soomanahay waana kuu duceeyaya Maamo fadumo .30=04=2021 . fadlan walal haddii aad aragto qoraalkayga AAMIIN dheh .
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Aamiin
@zaakabdi433
@zaakabdi433 2 года назад
Amiin Amiin Amiin
@amanomar804
@amanomar804 10 месяцев назад
Aamin wllo
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 6 месяцев назад
Qasiidadan waxaa hal abuuray Xuseen aw faarax iyo miisigii Cabdilaahi qarshe Codkii Faadumo Qaasim dhamaantood alle ha u Naxariisto Ammiin Ammiinn.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 месяцев назад
Aamin
@kakacde3277
@kakacde3277 3 года назад
Qof igaa danbeyaa 2021 dwanaya Love dhac kuu sii❤❤❤❤❤❤❤👌🏼💯
@suleymanabdi6658
@suleymanabdi6658 Год назад
2023 lamarooya
@luqmanbaadi5637
@luqmanbaadi5637 3 года назад
Qofkii iga dambeeyo soonkan 2021 like 👍 ta ha ila dhaafin
@Shamso697
@Shamso697 6 месяцев назад
Ramadan mubarak 2024❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 месяцев назад
Ramadan Mubarak
@wayahacusubofficialschanel7752
@wayahacusubofficialschanel7752 4 года назад
Adunka runti lagu waari maayo manta waay naga hoseysaa fadumaa Allow kunaxariso🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@ahmedmahamuud5464
@ahmedmahamuud5464 6 месяцев назад
Old is golden ✨️
@cafiyomohamed7623
@cafiyomohamed7623 Год назад
Alle ha unaxriisto qabrigana Alle ha u wasiciyo mama faduma khasim😢🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@MciB-gl5mk
@MciB-gl5mk 4 месяца назад
Maasha'ALLAAH❤❤❤
@daauudmaxamuud4462
@daauudmaxamuud4462 4 года назад
Ramadan kareem qasiidadaan waa midaan ugu jeclahay ramadan markaan maqlo ayadaan soo xasuusta
@maraamahmed7705
@maraamahmed7705 4 года назад
Aduunka lagumawarayo wlh waa runteed mashaa dardaran adg alow unaxariso🤲🤲🤲
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 3 года назад
Eebe ha u raxmado maamo Faadumo Qaasin. Faynuustii fanka. Waa qasiido aad u macaan maanta oo ay kow tahay Bisha Ramadaan ayaan daawan . 13-4-2021. Maalin talaado ah Uganda.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Aamin
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 7 месяцев назад
Habeen saalasi baxayso arbacina soo galayso kuna ahna 03_dii bisha Ramadan Sandkuna waa 2024 Magaaladuna waa burco Allah ha janeeyo faadumo qaasim Aaminn aamiin
@ismah5122
@ismah5122 2 года назад
Ramadan moubarak to all Muslims around the world illhay ramadanta ramadantisa kale nabad nagu garsi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Ramadan kariim walaal
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 5 лет назад
AUN faadumo qaasin hilowle wlhi wa nabi amaan aad u qurux bdn SCW
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Abuu Maahir Aamin
@jamalxasanfarax7696
@jamalxasanfarax7696 7 месяцев назад
Ramadan Mubarak ☪️ alle Waxaan ka baryaa inuu ramadankan kisa kale nabad iyo cafimaad nagu garsiiyo 12 march 2024 ❤️👏☪️😊
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 месяцев назад
Aamin
@cabdisalaanjordan1486
@cabdisalaanjordan1486 Год назад
Warwar ka aduunka lagu waari maaye wacdiga adkeeya ala yarxama fadima qasim hilawle❤
@dawladali5445
@dawladali5445 3 года назад
Allaha unaxariisto maamo faduma qasim🤲🤲🤲
@MciB-gl5mk
@MciB-gl5mk 4 месяца назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 года назад
Wacygalinta nabada galmudug state somalia iinsha allahu nabad waarta dhamaan Somalia amiin guul iyo gobanimo cafi iyo musaabax amiin
@nuursiyaasi8131
@nuursiyaasi8131 5 лет назад
Alle haku naxriisto shumacii fanka fadumo qasim hilowlee
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
aamin
@ayancadey7985
@ayancadey7985 5 лет назад
Waa nabi amaan aad u mcn bdn allh kugu abal gudo janada fadumo qasim
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Aamin
@bushheart2375
@bushheart2375 4 года назад
When she came To Sudan all sudanese injoed her song she is a great singer in Africa and what a music ! I pray for her soul asking allah mursy . Ameen .
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Are from Sudan?
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 5 лет назад
Maamo qaaliya oo umada soomaaliyeed ka baxday. Ilaahoow kuu naxariiso faadumo qaasim hilawle. Wadaniyad dhabay ahayd. Aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Aamin
@baladiofficial6764
@baladiofficial6764 5 лет назад
Alle hakuu naxariisto MAAMA Faaduma Qaasim Hilowle Waa Nabi Amaaan Qurxoon ❣❣ Ramadaan Kariiim
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Aamin
@citizenguy8484
@citizenguy8484 4 года назад
Muxamad yaa muxumad muxamad yaa rasuulu laah ❤️
@mohamedabdiwalimohamed5889
@mohamedabdiwalimohamed5889 7 месяцев назад
Faadumo qaasim hilowle,ilaahay ha unaxariisto ,nabi amaan qiimo badan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 месяцев назад
Aamin
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 года назад
فاظمه قاسم الايرحمها..... فعلاً الصوت ناذر والأداء رائع وتستحق أن تكون نجمه بتفوق
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamiin
@daahirxasan7675
@daahirxasan7675 Год назад
@@caweyskadalmar qqq
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 Год назад
Allah hakuu naxariisto faadumo qaasim hilowle
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@abdullahibulla
@abdullahibulla 6 месяцев назад
kusaliya rasuulka scw😍2/4/2024 kuna beegan ramadan 23/1445
@mohamedhassanali1863
@mohamedhassanali1863 Год назад
Waxaan dawanaya 2023 Waxaan ilaahy ka baryaa in ilaahy qaatumada inoo sugo wadankeenana noo nabdeeyo qofwaliba ilaahy hamigiisa u rumeeyo Allaahna u naxariiso fadumo qasim hilowle.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@cabdimaxamed-ve4pp
@cabdimaxamed-ve4pp 7 месяцев назад
Allow khayrkeda nasiisi bisha barakaysan
@maankanuriso1658
@maankanuriso1658 4 года назад
Wlh lagu waari maa iyada maanta ifka kuma noolo alaah ha naxaristo allow noo naxariisoo dhamaanteen😥
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@hoodoqueendrkamal7885
@hoodoqueendrkamal7885 3 года назад
Amiin
@wardheremadiachannel6705
@wardheremadiachannel6705 4 года назад
Illaahey u naxariiso faadumo qaasin hilowle barakada ramadaanka illaahayow naga aqbal
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamiin
@somtiktok869
@somtiktok869 4 года назад
Feynuustii fanka fadumo qaadim hilowle Alla ha u naxariisto qof ka cod mcaan lama hayo wale
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 года назад
Alla Cod Macaaneedaa Faadumo Qaassim Allayarxam .... Caweyska Dalmar Guuleeyso .
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamiin. Walaal mahadsanid
@aadanciise4649
@aadanciise4649 8 месяцев назад
M.a.ramadaan waxaa ka harsan 29 biri rabi hana garsiiyo aamin
@Abdihakim_Afyare
@Abdihakim_Afyare 4 года назад
Raxmanku Ha'unaxaristo Faaduma Qaasim Hilowle Waa qasiido Waano iyo wacdi ah masha allah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@abdulqaniaden3175
@abdulqaniaden3175 Год назад
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد!
@Kassimtechcom
@Kassimtechcom 4 месяца назад
Allah unaxariisto ayeeyaday mcn❤waligay ma arkin anigoo yar bay geeriyootay😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 месяца назад
Aamin
@makahilmead4725
@makahilmead4725 7 месяцев назад
Alaha u naxariisto alahana janatul fardawsana ka waraabiyo aammiinn yaa rabi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 месяцев назад
Aamin
@K.r.mff22
@K.r.mff22 2 месяца назад
2024 inta daawaneyso 😢❤
@AamirAbdi-pj2gr
@AamirAbdi-pj2gr 7 месяцев назад
Maalintii 4-aad Ee Ramadaan oo Ah maalin khamiisa, waxaan idin leeyahay Soon qaad wanagsan Ummada islaamka oo idil Muraadkeena Alle haynoo fudeydiyo😊
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 месяцев назад
Aamin
@abullahahmaddhassan5397
@abullahahmaddhassan5397 4 года назад
Fadliga bisha barkeysan ilaahey ha unaxariisto marxuumada faduma qaasin ya rabi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
aamin
@arabahmed9042
@arabahmed9042 4 года назад
Ale yarxama mama qaran
@cabdimaxamed-ve4pp
@cabdimaxamed-ve4pp 7 месяцев назад
Rabi ha unaxariisto
@mohalegend2216
@mohalegend2216 3 года назад
allow kuunaxariiso mamo fadumo qasim hilowle 😥🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Aamin
@ibraahimyuusufwarsame7691
@ibraahimyuusufwarsame7691 2 года назад
Nabi aman aad umac waye maamo faadumo qaasim hilowle alla unaxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 3 года назад
Walaalayaal ku salliya Nabigeenna Maxamed NNKH, si aan shafeecadiisa u helno maalinta qiyaame. SALALLAAHU CALEYHI WA SALIM..
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Scw
@habibowehliye4567
@habibowehliye4567 2 года назад
Muxamad ya maxamad ya rasuululaahi maxamad shaficul umaa
@maajid_________yare
@maajid_________yare 6 месяцев назад
Ramadan Mubarak 2024
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 месяцев назад
Ramadan kariim
@Abdimahad10
@Abdimahad10 2 года назад
Allaha ku naxariisto 11/4/2022 ramadaan wuxu marayaa cawa 10 ilaahey kiisa kale hana gaarsiiyo🌙🧎🤲🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@Daruurcaafimaad114
@Daruurcaafimaad114 5 лет назад
Codkii wacnaa :Faatima Qaasim Hilowle AUN Qasiidadii:-wacdigaa adkeeyaa Muxumed yaa muxamed Muxamed yaa rasuulalaah Muxamed shaaficul mukhtaar Muxamed yaa muxamed Muxamed yaa rasuulalaah Muxamed shaaficul mukhtaar Waa bishii wacneydoo Waa bishii wacneydoo Waanadaa rasuulkuu Wanaaga iigu sheegtee Waa bishii wacneydoo Waa bishii wacneydoo Waanadaa rasuulkuu Wanaaga iigu sheegtee Warwar kaa adduunkaa Laguu waari maayee Wacdigaa adkeeyaa Warwar kaa adduunkaa Laguu waari maayoo Wacdigaa adkeeyaa Waa ayaamal kheyroo Waa ayaamal kheyroo Waxtarkaa islaamkuu Waafi kuu ahaadee Waa ayaamal kheyroo Waa ayaamal kheyroo Waxtarkaa islaamkuu Waafi kuu ahaadee Wareerkaa adduunkaa Wadbaa kaa dambeeyee Wacdigaa adkeeyaa Wareerkaa adduunkaa Wadbaa kaa dambeeyee Wacdigaa adkeeyaa Muxamed yaa muxamed Muxamed yaa rasuulalaah Muxamed shaaficul mukhtaar Waajibkaa Iilaahay Waqtiyadaa salaadaa Weysadeeda qaataa Waajibkaa Iilaahay Waqtiyadaa salaadaa Weysadeeda qaataa Wadiiqadaa qaloocan Waxyeeladaa ibleyskuu Warar bey ku galisaa Wadiiqadaa qaloocan Waxyeeladaa ibleyskuu Warar bey ku galisaa Muxamed yaa muxamed Muxamed yaa rasuulalaah Muxamed shaaficul mukhtaar Muxamed yaa muxamed Muxamed yaa rasuulalaah Muxamed shaaficul mukhtaar Muxamed shaaficul mukhtaar Muxamed shaaficul mukhtaar Muxamed shaaficul mukhtaar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Aamin
@abdibotandhakar521
@abdibotandhakar521 4 года назад
0
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 7 месяцев назад
Ramadaan Mubarak 2024/3/25 maalin isniin ah baan dhagaysanayaa 5tii galabnimo salamulah inta iga danbaysa Like.❤
@mohaabdirahman4765
@mohaabdirahman4765 5 лет назад
Legendary fanaanad qaran Allah yaa raxma
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Aamin
@mascudsalad958
@mascudsalad958 3 года назад
bil cafiya alle hainagu garsiyo ramadanka inshaa allh
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Inshallah
@AbdisalamMohamed43-fh4ng
@AbdisalamMohamed43-fh4ng Год назад
Faaduma qaasim ilaahoow unsxariiso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@muxiyadiinshxasan6998
@muxiyadiinshxasan6998 9 месяцев назад
Allow nabad qab nagu gaadhsi bisha barkaysan 😢😢😢😢❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 месяцев назад
Aamin
@LamiyaAhmed-z9t
@LamiyaAhmed-z9t 9 месяцев назад
Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤
@aadanciise4649
@aadanciise4649 2 года назад
Masha allaah allh unaxariisto fadumo khasin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@ibrahimbaydhabo7902
@ibrahimbaydhabo7902 2 года назад
Masha.allh. alle.ha.u.nxristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@mahamaddaahir6580
@mahamaddaahir6580 3 года назад
Dawada 2021 ramadan mubarak Musliminta dhan ♦️♦️♦️♦️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Ramadan Kariim walaal
@abdirizakmahad8278
@abdirizakmahad8278 2 года назад
Allow ku naxariisto Faduma qasim
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 6 месяцев назад
Afur wanaagsan Ramadaan Mubarak habeenkii udambeysay ee raxmadan waaye alle ha inoo aqbalo soonkeenii iyo cibadadii aan sameynay alle hanagu daro ku loo naxariitay loodambi dhaafay naartana laga horeeyay amin yarabi 30/09/1445 hijra 08/04/2024 miladi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 месяцев назад
Aamin
@manoumaynamanoumayna9761
@manoumaynamanoumayna9761 Год назад
Mashallh tabarika llah scw scw scw scw scw
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 года назад
Mashallah
@abdifatahofficial4931
@abdifatahofficial4931 3 года назад
Alaw ku naxarso faduma qasim hilawle rabi naxariti kawarabi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Aamiin
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 3 года назад
Allaha u raxmado Faduma Qasim Hilowle.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Aamiin
@mhdyare1198
@mhdyare1198 6 месяцев назад
Ramadaan 2024😍
@NIIKOCUSUB2021
@NIIKOCUSUB2021 2 года назад
WOW NICE FEYNUUSTII FANKA FADUMA QASIM HILOWLE
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 Год назад
Feynuustii fanka allh yaa raxmo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@muhubomahamed7332
@muhubomahamed7332 4 года назад
Illhow nabad nagu gaadhsii bishii quurxda badanayd Ramadaan❤2020
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@faaaisocabdule9003
@faaaisocabdule9003 Год назад
Maasha Allah
@Minnesota416
@Minnesota416 3 года назад
Csw ilaahay ha u naxariisto Allah yaa rahma mommy faadumo Qaasim hilowle
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Aamiin
@caashoosmaancaashochaanal6643
@caashoosmaancaashochaanal6643 5 лет назад
Muxamad yaa rasuul lalah sax walahi
@fowzimahamad635
@fowzimahamad635 2 года назад
Allaahumma salli wasallim wabaarik aleeyhi
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 года назад
Jeclhy wlhi qasiidadaan hoyo mcn allah ku naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Aamiin
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 года назад
@@caweyskadalmar aamiin ya allah
@xamdicali5738
@xamdicali5738 Год назад
Allah ha unaxristo mamada scw scw scw scw kusali nabi muxamed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@siciidxuseen8652
@siciidxuseen8652 4 года назад
Allahayaw unaxariiso faadumo qaasim
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@maguled
@maguled 3 года назад
Faadumo Qaasim, Sawtu Raxma. A.h.u
@salaamxaaji8043
@salaamxaaji8043 Год назад
16/10/2023 ku dhagaysanayaa hrgs
@maxamedabdi6560
@maxamedabdi6560 4 года назад
My unt fatima alla ya raxma
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamiin
@axmedjimcale7559
@axmedjimcale7559 2 года назад
Mashallah. AUN Faduma Qassiin . Ramadaan Mubarak Soomaali Maxamadeey
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 2 года назад
SCW ALLAHA KUU NAXARIISTO HOOYO FAADUMA QAASIM
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@mohamedabdullahi4940
@mohamedabdullahi4940 4 года назад
Mama Allah ha unaxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@dawladali5445
@dawladali5445 3 года назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@bayalhabohurguf575
@bayalhabohurguf575 Год назад
Alley.raxmo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@kamiilla1487
@kamiilla1487 3 года назад
Mansha Allah 2021 manta 4
@hibaaqabdifitah8396
@hibaaqabdifitah8396 4 года назад
Illahow qalbigena naxariista iyo diinta Ku adkey yaarabi maamo allaha Ku naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@Muhiyadiinhassan
@Muhiyadiinhassan 3 года назад
scw scw scw allow jidka tosan nagu hagaaji
@umaryare3370
@umaryare3370 2 года назад
Allaah u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@baladweynfans5229
@baladweynfans5229 Год назад
Scw
@ibrahimbaydhabo7902
@ibrahimbaydhabo7902 2 года назад
Masha.allh
@faaraxcabdi1095
@faaraxcabdi1095 3 года назад
Allahuma sali calaa sayidinaa muxamadin wacalaa aalihi wasaxbihi wasalim
@done-caawiye
@done-caawiye 4 года назад
Ramadan Mubarak 2020
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Ramadan kariim
@sheikhmoha8715
@sheikhmoha8715 6 месяцев назад
2024. 29 Ramadan 1445H.
@kimmijemoo3055
@kimmijemoo3055 Год назад
All’ how naxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 года назад
Waa bishii wacnaydee waanada rasuulku wanaaga ay ku sheegtee.
@sumayamohamed5746
@sumayamohamed5746 4 года назад
AUN Faaduma qaasim hilowle waa qasiido aad u wanaagsan Nabi Muxamed NNKH
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamiin
Далее
YAA MUXAMAD┇NABI AMAAN┇ BY: CABDI QAYS
16:16
Просмотров 382 тыс.
DIY Pump Solutions
00:18
Просмотров 1,5 млн
Fake Referee Whistle Moments 😅
00:38
Просмотров 8 млн
Faadumo Qaasim Hilowle ( Mogadisho 1987)
6:23
Просмотров 850 тыс.
Mowliidka Nebiga (scw) Sh. Xuseen Cali & culumo ka
1:13:15
Nebi ammaan. Salaamullahi Yaa Nuural Quluubi.flv
10:31
Cabdi Qays Nabi Amaan Macaan
16:16
Просмотров 72 тыс.
FADUMA QASIM & AHMED NAJI HEESTI SHANTA SHAREERO
10:09
Omar Aden - Qasido - Dukhral Cusaati
6:00
Просмотров 2,7 млн