Тёмный

FAHAD YAASIIN OO TALO AMNI OO MUHIIM U JEEDIYAY NISA & MD XASAN SHEEKH 

Abdiaziz Barrow
Подписаться 78 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@Mogadishu23
@Mogadishu23 2 месяца назад
FAHAD YAASIIN ❤😢
@AbdirashidAhmed-dj9pe
@AbdirashidAhmed-dj9pe 2 месяца назад
Illahow uumaddan soomaaliyed ka sara dhibaka hayasato illahow aamin iyoisalmaka🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ismaelgure3992
@ismaelgure3992 2 месяца назад
Illaahay ha unaxariisto shacabkasi laguxasuuqay liido waxasuuq arxandaro ah illaahay hakasulqaado somaliya dhibatada
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 2 месяца назад
Ismaciil cumar Geele, asagaaa ka dambeeyaa in aay Somalia deggin
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад
Ilaahay ha unaxariisto shacabkaa Salir iyo imaanba ha ka siiyo dawladoodii iyo qaraabadoodii
@sharmaakeabuukarYare
@sharmaakeabuukarYare 2 месяца назад
Rabiyow naga dulqal xaaladan
@AdanIbraahim-zn8np
@AdanIbraahim-zn8np 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Talo Fiican ayuu Soo Jeediyay Fahad Yasin Taliyihii Hore ee Nisa Kadib Markii Shacabkiisii Somaliyed Unaxay in lagarab Istaago Shacabkeenii la Xasuuqay in Caafimad Dibada looqaado dhaawac Yada intii dhimatay Allaha Unaxariisto❤
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 2 месяца назад
DAAROOD WUU XASUUQAY HAWIYE. INA LILLAH.
@quenmaida1376
@quenmaida1376 2 месяца назад
Madaxda EITOPIA TURKIA jabuuti iyo siyaasintii hore ayaa ka hadlaayo oo la qeybsanaayo murugta shacabkii la xasuuqay lkn madaxweynahenu mudan hasan shiikh ilaa hada kala uusan hadlin inta aan ogahay soo layaab iyo ama kaaay maaaha shacabow
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 2 месяца назад
Allow unaxariso intikushihiday😢 War dadkaygow abnigina xiliskasara dawlada idinmawan majirte 😢😢. Nimanka xalane fadhiya iyo Kuwa dawlada sheganayanba Dhiiginay kuceshan 😢😢. Wana isla ogayen laynta dadka soomaaliya 😭😭. Soomaaliya wamashruuc 😭😭
@safiaali150
@safiaali150 2 месяца назад
Allah allaha unaxariisto xasuuqa shacabka dhiigoda la baneystay oo aan waxbo loo qabaneynin Allaha ha ugargaro allaha ka qabto cidkale maheyno 🙏🏼🙏🏼
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 месяца назад
Kkkkk fahad yasin maxu ogu bad badin wayay xiligi u dalka xukumay e ay dhinten hal malin 1500 o qof Fahad isaga Alshab ah e Dhis like Horay u qado
@abdikarinmohamed8175
@abdikarinmohamed8175 2 месяца назад
Yaabarey asaga
@joyaiyc
@joyaiyc 2 месяца назад
hh hayey yaanooshegaayo amni kkk
@siraadcali8636
@siraadcali8636 2 месяца назад
Barrow wax kale ma haysaa fahad & abay kaama rabnee war kaaga hayso
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 2 месяца назад
hayada nisa waxey u bahantahey nin sidi fahad yasin okale.lkn sanbalolshe isaga aya shabab ah
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 месяца назад
30 wey ka badan yihiine runta ha la sheego.
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 2 месяца назад
Gudbiya😢😢alaa jira😢
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад
Waxaad noo Amaan day Cadawgii shacabka soomaliyeed oo uu now ka yahay ismaaciil cumar geele oo ah ninkii hubka kasoo raray jabuuti 😅😮
@EngasadAxmed
@EngasadAxmed 2 месяца назад
Fahad yaasiin asaga ayaa Al shabaab ah oo ka dambeeyay qaraxii xalay
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 месяца назад
asc dadka komantiga waxaad kuhadaaqaysan itoobiya laakiin itoobiya waxba kumay yeesheen hadaanan inaku aan lashaqayneen
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад
Madaxwaynaha sland iyo shacabka reer sland waxay ka yidhaahdaba maxaad usheeg wayday 😢😮😅😅😅
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 2 месяца назад
Journalist ayaa amaanka Dalka wax nooga sheegaayo waa aduunyo yaabkeed sida waaye😂😂😂😂
@adanbile4237
@adanbile4237 2 месяца назад
Fahad yaasiin waa waddani, aqoon sir-doon leh, Balse : xaalku waa Eelka kii dhigay u ergootooy.
@AbddiUhu
@AbddiUhu 2 месяца назад
Haradigii USC waano uma baahna siyaasad qabyalad ku dhisan bay rabaan inay faqriga uga baxaan ..awal wixii somaliya la oran jiray waxay lahayeen ayay biliqaysteen hadana magacii somaliya la oran jiray ayay aduunka kaga tuugsadaan.
@booloxaashi1114
@booloxaashi1114 2 месяца назад
Kuwi shale dila dadkane iyo kuwa naxukuma sida roobo what is the difference between 😂😂😂😂😂😂
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 2 месяца назад
Adiga fahad yaasiin miyaa ku qaba oo maku naageystaa 90ka maxaad nooga dabawadaa
@farduusmuhidiin300
@farduusmuhidiin300 2 месяца назад
Kkkkkkkkk fahad waa shabaab iyo farmajo 5 sano shacab iyo madax dhameyey denbegee shacabka ka galeen halgu xakumo ilaheyna xukunkiisa u danbeeyo inasha alaah
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 2 месяца назад
Fahad maahine cidkale ma taqaanid
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne 2 месяца назад
Fahad isagaa ashabaab u dhiibay amniyaadka kana dhanbeeyey qaraxyada ka dhacayey xamar
@Amala1234-j4l
@Amala1234-j4l 2 месяца назад
Wee
@CabdiXuseen-t2q
@CabdiXuseen-t2q 2 месяца назад
Fahad yaasiin waa wadani soomaaliyeed wana khabiir sirdoon taladiisu waamihiim ee halaqaato
@saraxlaboodosman5362
@saraxlaboodosman5362 2 месяца назад
talad uu maanta sheegayo markuu xilka nisa hayey oo uu alshabaab iyo ciidanka dowladda isku dhafayey wuxuu amni sameyn waayey waa kii .Ikraan tahliil iyo Xildhibaanat Aamina qalaney oo kawaanlaha ahaaye sorry inaad qof wanaagsan u heysato fahad cuqdad iyo ciil qabe illaahey isaga iyo sheydaan farmaajo xasan dal xaraashe xasan madherge xasn qabriya qote xasan tuug naguma soo celiyo madaxweyne dadka u naxariista dalkana ka xoreeya shayaadiinta alshabaab xilkeena allaah ha u dhiibo
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 2 месяца назад
Runta Ilaah aya jeceel macquul gaal ma ahaan in ay casimada somalia muqdisho ay Qebta XALANE nabad ahaato biil walbana MUQDISHO qaraax dadka lagu babiyo ee ama XALANE hagurto oo hala gu kaco ama muqdisho nabad hanoqoto walahu aclaam
@AbddiUhu
@AbddiUhu 2 месяца назад
Ismaciil dameer diyaarad ayuu usoo diri lahaa haduu dadka wax u qabanaayo ...waa dayuus qaain ah oo jiran....
@AbdizakAdan
@AbdizakAdan 2 месяца назад
Ismaaciil c.geele dhib aan aheeyn soomaaliya ma aheym
@AdanDahir-li3th
@AdanDahir-li3th 2 месяца назад
Fahad yaani waa farmajo timm nabad iyo noolal waa wadaniyaal oo gharaad fiican weeye
@Nada-f8z4p
@Nada-f8z4p 2 месяца назад
SHEEG MWYNAHA SLD WIXII IIYIDHI
@abdulqadirhussein-n7r
@abdulqadirhussein-n7r 2 месяца назад
fahaad yasin wyedi marku aha nisa sope lagu dialay 1000 qof ka badana maxu difaaci wayry
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 2 месяца назад
Is he crazy? why didn't he advise himself when he was in power during which time the most of the somali people died in explosions carried out by the extremist
@rocky4066
@rocky4066 2 месяца назад
Maxay tahay waxa uutarayo cambaareeyn meel gargaar u baahan
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk Ninkii aan ogeyn sida uu abniga uga arradan yahay, miyaa talo bixinayo!!!! Xilligii uu abniga madaxda u ahaa xilli ka geeri iyo qarax badneyd nama soo marin ee ha isku xishoodo Fahad
@anshurAden
@anshurAden 2 месяца назад
Fohaad waa shaqadiisa oo loo qabtay qaabkii oow uqabanjiray
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 месяца назад
Kkkkkk Fahad yasin midi u xukumay maxu wax oga qaban wayay isaga Alshab la shaeya o ah tug tug watay o Munafaq ah weye
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 2 месяца назад
🇸🇴🫡🇩🇯🫡☝🏽💎❤️🦁💪
@143-k1d
@143-k1d 2 месяца назад
Fahad Calooley Iyo Xaarmaajo Markee Joogeen 2 Kun Aaku Dhimatay Qaraxii Zoobe 1 & 2 Inee Ka Hadlaan Qarax Maba Aheyn Waa Jaahiliin Cuqdadeysan.
@assadabdi7737
@assadabdi7737 2 месяца назад
Aminga ilaa eey shacabka ku kacaan waligiis lama sugi karon
@Sam-t4p4r
@Sam-t4p4r 2 месяца назад
Monafaqinta moryaan kudafadadi adoonka bad tayahin
@maxamudyusuf1892
@maxamudyusuf1892 2 месяца назад
Baroow su,aal an ku wediyee tageero miya thy fahad mise qof kale oo so xigato aya waysay waxey ceeb ku thy chanalkada
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 месяца назад
waarun faha hanoosoo xogan barow waan kujecelnahay adiga fahad waa siiro baxdhe adaaba kadanbeeya dhici kartaa
@KhadarCumar-sk4yh
@KhadarCumar-sk4yh 2 месяца назад
Fahad yaasiin waa daacad laakiin kuwa hada nisa maamula ayaa alshabaab ah hadaan been iyo qabiil laysku maaweelinayn
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy 2 месяца назад
Saxib. Abdi aziz. Baroow. Adiga. Sidee. U. Araqtaa abey. Ahmed. Itoobiya. Inaa. Naga. Nexeeyso. Anigaa. Is. Dhigney. Halkaan. Maanta. Joogno. Qaraxaan. Waxaa. Ka. Dambeeyaa. Itoobiya. Esmaile. Omar. Geele. AL. Shabaab. Waa. Mashruuc. Reer. Galbeedka. Wadamada. Dereska. Ah. Iyagaaba. Abuurey. Mana. Rabaan. AL. Shabaab. In. Laga. Cadkaado. Hadii. Laga. Cadkaado. Xalanle. Lama. Joogaayo. Amisoom. Ma. Joogeyso. Waxaa. Mesha. Taalaa. Dantii. U. Abuureen. AL. Shabaab. Waa. Mash ruuc. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Canada Ottawa
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 месяца назад
Kornayl. Faqash. Ah. oo. Dalka. Laga. Eryey. Qaxoontina. Ah Maanshalla
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 месяца назад
Sxb talo siinta fahad waa ninkii.dilaayay.baa udoodayee nabada.yaa udoonay. Waaba.la ogaa waayihiisii mishimada qaraxyada xasuuqa.uu.ku samaynaayay shacabka.somaliyeed.tan.xalayna xeebta.liido.kama marna faarmaajo.iyo.asaguba.iyo kuwo halkaan ujooga
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 месяца назад
Adigu. Maalin. Walba. Fahad. Baad. Noo. Xayeysiisaa. Nin. Dambiile. Ah. oo. Isagu. Ka. Dambeeya. Waxa. Dhacaya
@Ayaanlebarre
@Ayaanlebarre 2 месяца назад
Bakhtiga calosha weyn ma hadu iskaga kaya dhigaya nin dadka rer muqdisho ka naxayo cajib
@FarxiyoCabdulahi-h1v
@FarxiyoCabdulahi-h1v 2 месяца назад
Dameer ayaa tahay fahad hasagaba gabdhihiisomaliyed layay
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 2 месяца назад
Hanoo sheegin dilaagii fahad ee ku fashilmay matkuu Nisa hogaaminayey
@iidowhussein377
@iidowhussein377 2 месяца назад
Fahad yasin waa tuug
Далее