Тёмный

FALCELINTA DADKA SOMALIDA[ GAROWE IYO XAMAR WAXA IGA XIGA AMXAAR] 

MINA MOHAMUD
Подписаться 1,1 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 71   
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 3 дня назад
Maanshaa Alaah Maanshaa Alaah ilaahey ha ku xiftiyo well done habo
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 11 дней назад
SOMALIA GUUL IN SHA ALLHA❤❤❤❤❤😢
@zeytonzeyton6100
@zeytonzeyton6100 11 дней назад
Ilaahey caqligaaga ha kuu siyaadiyo. Gabadhaas meesha dambe sida dheer oo fiican oga hadashay. Waa runteed
@ummaisha876
@ummaisha876 11 дней назад
Alla gabadhan yar waa caaqilad. Allaahumma baarik
@shantagees9425
@shantagees9425 11 дней назад
Hargeisa waxay noqotay meel cudur somali nacayb la dhaho sidii geedihii uga baxo, wallahi Burco iyo Berbera iyo Somaliland inteeda kale way dhaamaan. waa meel sun lagu kariyo, sun magaceeda la dhaho "Self hate" Caafimaad Allah ha keeno.
@gamer5Real
@gamer5Real 11 дней назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 11 дней назад
Somalilad waxa laga gelaa dad badan oo wanaagsan guuleyesra
@OmarismaelMohamed
@OmarismaelMohamed 5 дней назад
Somaland gabadhi ka sobaxaday uray usoco abti ano ah juf. Uray
@mohajama7313
@mohajama7313 5 дней назад
Badanaa waxaa mooda dhalin yarada 30 sano jir ka yar ineey aqli iyo fikir cusub wadan oo rabaan isbadal iyo hormar... lakiin nasiib xumo odayaal cimri koodi laqeey ayaa xukun qaldan iyo xoog kuheysta. The hope is maybe next generation.
@gamer5Real
@gamer5Real 11 дней назад
Guuleyso faaan qaran 🇺🇳🇺🇳🇺🇳❤️❤️❤️❤️🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@user-sn1gn6xg6e
@user-sn1gn6xg6e 11 дней назад
Masha Allah jira dhalinyarada somalilan Guuleyso walalayal❤
@hanidaahir-bx8nr
@hanidaahir-bx8nr 11 дней назад
Gabadhaas weey aqli badan tahay waa qof wax baratay. M33shan ka nimid iyo meeshaan usoc9no ka hadlo, juhdiga aad neceebka gal8naysaan maa hirmarka galisaan. Wallaahi waa runteed.
@daacadhaashi8792
@daacadhaashi8792 9 дней назад
Afkaka Cano lagu qabay allaha aqliga ku siyadiyo
@moali7156
@moali7156 11 дней назад
You are absolutely right, girl. Young people who graduated from universities need jobs now.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 11 дней назад
wslee waa gabdh illaahaay caqlisiiyay laakiin isaq waay caayayasn runta majecla
@HousseinGabe-ie7uw
@HousseinGabe-ie7uw 10 дней назад
Gesi waka somaliland ban ahay somalinimada iyo dintayda wax andhafsan karo majirole waka gessi.
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 6 дней назад
Sheekadaas waa dhamatay hooygii fanka ee waa hoygii amxaarada muuse juudaan waxa uu raba in aqoonsi lagu siiyo si uu amxaaro u amaano
@rahmak2320
@rahmak2320 11 дней назад
Maanshaalah habo caqligaada alaha kuu daayo aamiin
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 10 дней назад
Fariid Aqli leh 🥰
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 11 дней назад
Sister sax mashallah ❤
@casalasal6466
@casalasal6466 11 дней назад
GABADHAN DHALINYARADA AH AYAA KUN GOOR KA CAQLI BADAN KUWAN CAWAANTA AH EE NACAYBKU MADAX MARAY IYO ODAYADA 90 JIRADA ASAASAQAY EE DHALINTII 34SANO MARIN HABAABINAYEY WAXMAGARATADAA UMADA ALLAHA KA QABTO
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 11 дней назад
Mashallah ❤
@user-lg3ry8ut1q
@user-lg3ry8ut1q 12 дней назад
Kadar oo dubindhal waamaxay 2 dal iyo labda baasaboor ee uu sheegayo qamar sudani baaba ka sii daran
@user-vz6ti2oo4z
@user-vz6ti2oo4z 4 дня назад
Waa runteed gabadha soomaali land
@amnaali8642
@amnaali8642 11 дней назад
SLND AYADAA AFKEEDA CADOW KU SAMEYSATA HADANA OOYDA XIGMADNA MA HAYAANE WAA BAROOR WEYN HADANA NIN KALIYA UU KA DHIGTAY KITAABKA QURAANKA ALLE OO KALE INEY U CABAAN CAWAANIMADIISA MARKAA HADAAN SOOMAALI WEYN NAHAY WAXAN ARAGNAA NIN WAALAN DADKIISIINA KADABA WAASHEENE YAA LA XIRXIRAYAA ILEEN QOF KALIYA HAA BALSE SHACAB WADA WAASHAY EE BEENTA IYO DEMBIGAAS KU DAALAY LACAG AY U BAAHANYIHIINA KU BIXIYA CARUURTIINA GAAJEYSANYIHIIN WAA ARIN AH QOOMIYAD DHAN OO AAN QALADKOODA CIDNA QABAN AYAGUNA IS KALA QABAN KARIN AY YIHII.N EE DHALANTEETKUNA WAA DHIMASHADAA AAD GACANTIINII KU SAMEYSATAAN MAR WALIBA HADE NOLOSHAAD ISKU AASTEENE YAA QABANAYA QOF ASIGU IS GOWRACAYA HADANA GUUL IYO HORUMAR UU KU FAANO U ARKA BAL M BIIXI IDIN DAYAC IDINA DIMBAAJIYAY SAA SHACAB LO, AH OO UU SIXRADAY BUU HEYSTAAYE MUSTAQBALNA KA DILAY MARKAA REER XAMAR MAXAAD GAARTAA NINKA GACANTIISANA ISKU TOOGTA HADANA FAANAYOOW HLLOOW
@samirasahra1747
@samirasahra1747 11 дней назад
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 3 дня назад
That’s true
@ubahguled5047
@ubahguled5047 11 дней назад
Garoowe waatii 18 may puntland waa looga dabaaldegayey calanka somalia land. Maantana Amaarkaa kaa iidhaama. 18 May 2025 hadii aan ku arko calan somalia land wixii ka dhaca anigu maan dhigin. Hala ogaadi waan gubayaa dadkna waan soo qaxinayaa.
@user-ok3pw7ol6m
@user-ok3pw7ol6m 11 дней назад
Mashaa Aallaha waaaa ruuunte qamar suuugni❤❤❤❤❤
@adannur4755
@adannur4755 9 дней назад
Gabr aqlibadan aad tahy walashy inolow
@Footballandgames386
@Footballandgames386 9 дней назад
Magari baad tahay
@aragsan5690
@aragsan5690 11 дней назад
Walaal Abii citiraaf mahayo...qaacidaa jirtay dad hadaad dooneeyso mideeytooda cadow usamee dhulka hadaad kaweeydid cirkaba kabaar muuse meeshaasutaagan yahay..
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc 11 дней назад
Waxkaleh maaha taldii somalian ayaa waxay gacanta ugashay ciilqabayaal wahalkaa halka ay sartu kaqudhuntay
@gelehildid4797
@gelehildid4797 12 дней назад
ISKA ILAAW SOMALI LAND. GOORMA AYEY KU SUNTAHAY MAALINTA SOMALI ITALIA XOROOFAY????
@gablax
@gablax 11 дней назад
Laba baasabot miyu yiri kee waaye basaborka labaad ee kan buliga aheyn waxa waa jaahil😂😂😂
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 11 дней назад
Ha ubixin abagadhayaasha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@souadelmi5470
@souadelmi5470 11 дней назад
ninka qudha ee reer somaliland ah oo runta ku dhimanaya weyi
@fatimaadamyusuf288
@fatimaadamyusuf288 11 дней назад
Rubta waxey tahay wlhi markaa meel isku aragtan wadan kala ah wlhi erayga leysweydiyaa waa somali miyaa tahay wlal wiil iyo gabar hoyo weyn aabe weyn intabo waxaa isweydineysan somali miyaa tahay haa abayo ee lamadhaho somaliland miyaa tahay mase somaliya ee runta ah somaali waa somali only
@faizam523
@faizam523 10 дней назад
Dalka kuye, war meeshu dal maahee. Waa tuuadii hargeysa ayaada ugu yeedheysaa maamul goboleed weeyi meeshu😂😂😂😂😂
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 12 дней назад
ha oran dalka somaliland Say gobolka hargaysa.
@ubahguled5047
@ubahguled5047 11 дней назад
Waykujireen laakii way baqayaan in liinta Muuse juudaan uu siiyo
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 11 дней назад
Walashey qaaliga ah. Neceyb ay Somalia neceb yihiin ma ,ahee. Adigay ku nacsiinayan. Intas iyagah kuguh sii talinays ,hadaad dhagaysato
@user-xf9ip5fk9t
@user-xf9ip5fk9t 12 дней назад
War isaaqow manoolidin war daadku yuuna kuqaadin Wuxu waaormo ee hadaad dad tihiin iskasaar afsoomaaliga ayey barteen
@nugaal012
@nugaal012 12 дней назад
Waxay ka xanaaqayaan Xaasidka Somaliland Ictiraaka iyo Xornimo. Kkkkkkkkkkkkk.
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf 12 дней назад
Beedee khaatumoseeg bilaa asal ah niicda looma baahna iyo bacaac, haa imika ayaanu leenahay itoobiya ayaa naga xigta ama diid ama dilaaca SOMALILAND way tashatey idinkuna tashada oo intiina iimaansada.
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 11 дней назад
keewaaye kaas😂 qamaroow abwanimadu xlay mad kuriyootay
@user-rh4oo6dj6g
@user-rh4oo6dj6g 11 дней назад
😂😂😂😂
@user-zp5gw2yw8y
@user-zp5gw2yw8y 11 дней назад
Cayda soomaali miya cintiraf lagu helaa siyasadodi caay beey isaq ku so aruurtay
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 11 дней назад
77😊
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 12 дней назад
Xamar la ma bacba waa diigayada naayaa siilkaaga ilaali.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂bacaaaaaaac hus
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 11 дней назад
Kalmadaas 1988 ayay ka necbaystay maxaa dhacay waxaan ogahay xiligaa dagaalkii aan qalbiga ugelshay dawladii ina siyaad barre ilaa ay kadhacday ilaa haddana wali aan xasuusto waxii ay nabaday dadkii ay iga dishay waxaan u haystaa in ay ahaayeen ehelkayga.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 11 дней назад
kkkkkkkk waxba laguuma gaaysan adeer
@geri7490
@geri7490 12 дней назад
Naa qamreey Iskawaran amuus
@user-vy1ki6cd5s
@user-vy1ki6cd5s 8 дней назад
Hadii lakala fogyahay maxeysiyasiyiintiinu marey xildonayan xamar u aadan marey kasoo wayana Hargeysa ugu sonoqdan udhahan cafis hala ii fidiyo meenbad baratene markan reerxamar hurdadey ka toseen no more business as usual anymore 😊😊😊😊
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 11 дней назад
Ma waxaa tahaye yusar daarooda garaxajisa markiisi hore kasoo lumaya daarooda oo isaaqa la koraya
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 11 дней назад
Snart guy.
@ahmedhaaji769
@ahmedhaaji769 9 дней назад
Doqondoqondhalay
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 12 дней назад
Maxaa ka galay.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 дней назад
Qamar baryan Daba gale caadi noqtey ninyow awlaba yara doqan baad tahey waay kugu soo baxdey Hadda
@allahbawayn
@allahbawayn 10 дней назад
Dadku fahankii miyuu kalumay somaliga iqalaya ama idilaya ama igumadaya ethiopia aya kadhow midakale haa dadka koonfur waliba hawite maha waakuwa ku neceb ee melwalba kugu qalaya
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 12 дней назад
Konfuri ma quraan akhrida rida ka dhuusta maxaa dhawwmaaji munaafaqiinta iyo qaar kali badan
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm 12 дней назад
Qiiq Qiiq Xaarka isku xejiya 😂😂😂😂
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 11 дней назад
Ina qowqowle af soomaali aad afka maroojineysid afsoomaali maahan cadhuutaada laq.gabadha aqli baden baad tahay
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 11 дней назад
Adiga aan wax kaa weydiinee afsoomaaliga ee Ma “LAQ” baa, Mise waa “LIQ” ? 😂😂😂
@adannur4755
@adannur4755 9 дней назад
Beenlow cunuqan caano noog tahy aqligada kahadasy duqa
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 11 дней назад
Garaxajisa haduu isaaqa yahaya maxaa markuu isaaqa dhana isu raaco aya oyagu ulasoo safataan cadowaga waa taariikha soo jireena isaaqa nimada yusar daarooda farabaa ku godan????waligaya waxaan maqalaaye.waala helaya oo gataka ku xeji baa la yidhaahada
@samsammaxamed2753
@samsammaxamed2753 11 дней назад
Waa dad nool oo damiir leh amxaaro uraysana damiirkoodu siin maayo in agfadhiistaan
@haniabdulle88
@haniabdulle88 11 дней назад
Somaliland new 2024 name waa cadowland😂😂😂😂 cadow cadow bay kuwaasheen, bisinka… there’s no cadow aan gaalo aheen waa idinjecelnahay cuqdada iska daaya please 😂 Somalia hanoolaato
Далее
NIMCO HAPPY OO SIXUN U KARBAASHTAY MOHAMED BUSKUT
21:19