Тёмный

Faleebada Narsisitaha & Suaalihini | Hays Ciil Kaambinin | Horay U Soco 

Ishraq Yasin
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 3,1 тыс.
50% 1

#narcissisticsupply #faleebo
#daniste
Fadlan ascaabtaada la wadaag!
Farxad iyo barwaaqo aduun iyo aakharo insha Allah❤

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 54   
@ugbaadahmed1182
@ugbaadahmed1182 Год назад
Wlhi wn qiroday ana falenbada lay surto waa xalad warera lkn qofka hadu fahmo u ka bixi karo ayar ayar alx aniga bogsashadiba i socota ahada inta ila midka like sar
@SoftDreamanddeepsleeping
@SoftDreamanddeepsleeping Год назад
Sidooo kale bogsashadii baa ii socota lkn garan maayo wakhtiga aan hadda ku jiro mid ka xanuun badan waxaan marayaa prossess Baan marayaa Adag. ALLEH WAXAAN KA BARYAYAA INUU SI FUDUD IGA REEBO QALBIGA😢 Sister Adna Alleh haku cafiyo
@ugbaadahmed1182
@ugbaadahmed1182 Год назад
Ameen wllo
@daawadkanaal
@daawadkanaal Год назад
Aad baan uga helay soo gudbintaada masha Allaah
@fadumoali8301
@fadumoali8301 Год назад
Gabdho badan baa kudhiban nimanka noocan ah marwalba haka Dalin talo Iyo wacyi galin.❤❤❤❤❤
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 Год назад
Thank you so much one million subscribers u qalantaa queen ❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Jazaka Allah alkhayr macaan badan❤ Thats so sweet of you❤
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 Год назад
Ramadan mubarak abaayo ❤ tankale no soo badi baramishkaan narsisteh waa kusalamaye kusoco adoo mahadsan😊
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Insha Allah abaayo❤
@umubushra5391
@umubushra5391 Год назад
Jazaka Allah. Qeeyran Abaayo noo soo badi casharadaan oo kale aad baan uga faaiideeystay Mahadsanid❤
@marwo_8031
@marwo_8031 Год назад
Ramadan mubarak qaali 🥰🥰
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Allah ybarik fik❤❤
@xasancali2853
@xasancali2853 5 месяцев назад
abaYo anigu nin aYaan ahaY wxbadani wanka faa iidaY ee alle haka abaalmariyo abaYo❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 3 месяца назад
Allahumma aamiin, Ilaahay haku barakeeyo aboowe adigana❤️
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 Год назад
Tusaale wngsn bad ii noqtay wana ka fa”iiday cashiradan narcissistic ah waana kaga bogsaday hada alx wax felling ah uma haayo markan ku arko social media 😂😂wan la yaba sidan u jecla qofkan 😂
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Million subscribers tanaa iiga qaalisan. Inaad ka badbaaday qofkaas. Alxamdulillah❤🤲🏽
@sacdiyamohamed1554
@sacdiyamohamed1554 Год назад
Arinkan anigo igu dhacday inaan wax qabsan waayay bey igarsiisay dowlada ayaan cawimad weydistay markan cafimaday boo igu soo noqday oo igu yiri casha kuu kaxeyna boo igu yiri wan ka diiday markas
@nimconajax8150
@nimconajax8150 Год назад
M.a🎉🎉🎉
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
❤❤
@mourisonyango6426
@mourisonyango6426 Год назад
Waxaan ku arkay wiil iladhashay😢😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
😢
@najaxnuura186
@najaxnuura186 Год назад
Waxan lanoolahy qof narcissistic ah oo aad u xun ma ogola in aan farxo dhibay kutahy in aan wax samaysto ma ogola cid walba wuu iga jaray ssxaab faamil jaar jiraan kaantarool ayuu igu hayaa wax walba waa ka cadhodaa waa bilaa kalsooni bahdil mar jacayl marba jiho waan waalan rabaa si aan ufahmo ayaan garan waayey waxa uu gu dulmiyaa wax aanan samyn wuxu donaa in aan anigu tanaasul keeno waligii qalad kiisa maqiran dabga uu dhigo falcelintaan kasameeyo ayuu dib iigu ciqqaaba waan daalay
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Faraj Ilaahay hakaaga furo macaanto, waa mixnade❤ Dhibtana insha Allah dambi dhaaf Allaha kaaga dhigo. Waad ka baxaysaa insha Allah. Shaqada naftaads, iyo baeashada waxan sii wad!
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
Abaayo intaad waalanaysid ha sugin. Wax ka qabo dhibta ku hayso waayo dulmiga Allah ma jecla ee naftaada ha dulmin. Sabar ma ahan inaadan tilaabo qaadin oo aad iska fiirsato dhibta ku haysa. Walaal qof kuu dhaw raadi ama saad qofkaan ula hadli leheed falkeeda gal. Allah ayaa ku karaameeyey ha u ogalaan qof adiga kula mid ah inuu ku dulmiyo. Allah wuuku caawin lkn dee waa inaad talaabo qaadaa. Hana ilaawin Allah qofka la dulmiyay ducadiisa wuu aqbalaa ee duceeyso.
@loveumom2746
@loveumom2746 Год назад
Aniga ninkayga waa narcissistic bil ka hor lee ogaady markaa panic attacks noqday qisadyda xanunkeda halkaan kuma soo koobi karo qof biniadan o abuskaas xamili karona malahn lkn ma aqan inaa waalnaa iyo in aniga aa maskixyan u jiranhy see abusekas ugu dulqaty waliba jaceyl xad dhaafa u siinayy iyo care xataa lacag iguma taageero distance ku jirnaa inta lajogay dhib iiigu filned ilaa hadana go aan ma qaadan anxity walwl appetide xumo iyo xanuno badn ila soo darsay wax caruura iskuma hayno lkn caawimad ayan u bahany am traumatized wlh alxmd 😭💔💔😭😭😭
@loveumom2746
@loveumom2746 Год назад
Hada calamadaha deppresionka dareema inkasto qof illahy ku xeran aaan ahay hadana naftyda ma daryeelo cunto ma cuno ma shanlesto qabeeska xata dhib igu yahy lkn bil barakesan lagu jiraa insha allah illah taladyda u dhibanaa guriga walidkyna waaku noolahy o strss kale ah 😭💔
@huseinfoodmaster5347
@huseinfoodmaster5347 Год назад
Abayo aniga nagteda sida ah 15 sano is qabnay carur isku dhalnay Qof dhib badan af xumo badan dagal badan waye waaxan nahay ilmo habiyar hoyo waxe dhahda gabartan faraha ka qad hade kula dagasho kalay gurigeyga Walahi sidas ilmo ugu dhameyay kaga darane wa Qof an marne naxaris lahen kuna faarxo dhibka ee ku gesaneyso hadane wa dad qayano badan faan badan dadka iska gado dulmi badan. Aniga waxan Hada darema niyad yab. Madax xanun badan dal badan. Goan walbo an ka qaato hadane qarabada inte u qelo ado le so celinaya wax an subi wan garan weysanahay ilmaha yurub gala qadaneyso. La kori nagta wey xanunsan tahay ku le yihin lakin dhibka maskax an anig i geesatay aniga le ogan karo iyo ilahey iska sabar adigu manta Hada owlad u heynin waxa ugu sabarto ma fahmin. Qof sidaas ah cafimadkaga ku weyne marne naftada u door nolol farxad ah leh
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Abaayo macaan wanagaaga iyo qalbi fiicnidaada, iyo qofkan manipulation iyo up and down kiisa baa isugu kaa tagay e ma aad waalnayn. You need to find a therapist insha Allah❤ Waad ka soo kaban!
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Insha Allah ducadayda ayaan kugu xusuusan❤ Ilaahay hakuu fududeeyo soo bogsashada!
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Husein Allaha kuu fududeeyo adigana walaal. Dadkan ma fududa in go'aan laga qaato, ilmo iyo ilmo la'aan, dadka way maan dooriyaan oo inay madiido ku haystaan baa la moodaa.
@hawomohamed7035
@hawomohamed7035 Год назад
Asc abayo wad mahad san tahay wax badan ban ka faiday aniga wan laso noladay dad kas narsissta
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Wa calaykum assalam abaayo❤ Masha Allah, waa ilahay mahadiis abaayo🤲🏽
@hawomohamed7035
@hawomohamed7035 Год назад
@@ishraqyasin abayo kuwas dad lama dhihi karo wa bahal kor bini adam le casharada wan ka faiday no sii wad sida loga bad badi karo
@hawomohamed7035
@hawomohamed7035 Год назад
@@ishraqyasin taloyin dhiri ah ban u bahanahay
@Yasmin-u2h
@Yasmin-u2h Год назад
Walsham ma ka go aa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Ma fahmin walaal?
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz Год назад
Abaayo nin uga shakiyey narcissist ban wada hadli jirnay su ujogo shib iga yiri Aan kala harno hada dhaho oo ufududeyo xata wuu amusanyahay maba jawabayo waxna kuma samayn waan ka amusay ana hada wuxu bilabay waxa so dhigo xata insan egin yaab waxba kama halayn
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Insha Allah badal khayr qaba❤
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 Год назад
Hadaad ka shakido wax waa la iska dhaafaa iska daa haduuna ku qabin hore uga soco silent threatent aya ladhaha ayaga ayaa sameeya qofka ayey raban inay ogaadan inuu dabinkii kusoo dhacay
@gugixixi3695
@gugixixi3695 Год назад
Asc abaayo wat mahadsantahay wankudhawahay inaniskaruro 25sano kadib ayankawaday e wanwadajogna xajiga wanaisa celiyay dumashidi idhibtay kadibmarkan helay adigo kahadlayo khabka logahortago dadkas waxatahay dhiragalisada naftada illaahay hakuxafido horay usoco
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Alxamdulillah abaayo macaan❤ Adigana horay usoco!
Далее
Поплатился за подлые удары!
01:00
SIDEE LOOGA BUGSADAA CIILKA CAASHAQA?
13:56
Просмотров 85 тыс.
SIDAAD KU HORMARI LAHAYD NOLOSHAADA BY Saafiya Baande
17:49