Тёмный

FANAANIINTA BAYDHABO OO HEES UGU JAWAABAY HEESTII AMXAARADA EE FANAANIINTA HARGEYSA 

Zaki honest Official
Подписаться 235 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...
m_source=qr

Опубликовано:

 

2 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 168   
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 2 дня назад
INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut m_source=qr
@Barwaaqo-gx2rr
@Barwaaqo-gx2rr 2 дня назад
wlhi hyyee😂😂
@KuusinAhmed-tz7pq
@KuusinAhmed-tz7pq День назад
Heesta rer baydhabo kuu fasiraa wallal
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 дня назад
Gooni gooni Waxmataraysee yeysan idin galaafanine gogosha Xamar imaada Midnima guud aan isku garabsanee❤😊 good job Mayland😊 Love U❤️‍🩹🤍🇸🇴💕👍
@NafisaOmar-o5o
@NafisaOmar-o5o 2 дня назад
Rere beydhabo werkoda waa cadeyahaye waa dade asale dhala oogoba guuleysta rere beydhabo
@dekajama8188
@dekajama8188 2 дня назад
Guul guul soomaalinimo ah sareeyso soomaalidii hala karbaasho anigu hadaan kulaabto dalkii oon kayago qurbaha Waxaan tagayaa beydhaba caasimada reer koofur galbeed insha allah
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 дня назад
Maansha Alaah reer baydhaba janaay waan idinwadanaa guuuuul iyo gobanimo🎇👏👏👏🎇🎇❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺♥️♥️👑butlalan💪💪💪💪👍👍👊👊
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 2 дня назад
sax midnimadu waa inoo mihiim soomaliyey walalnimo wadajir gobanimo guuul insha allah🤲🤲🤲🤲🤲✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️👌👌👌🫅🫅💯💯💯💋💋💋🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🔥🔥🔥🔥💪💪💪💪💪💪🫶🫶🫶👍🙏
@user-gs5fp1se1q
@user-gs5fp1se1q 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿👌👌👌👌👌👌👌👌💋💖🤟
@user-gs5fp1se1q
@user-gs5fp1se1q 2 дня назад
😂😂😂😂😂😂
@madiinohussein-ls8rh
@madiinohussein-ls8rh 2 дня назад
Ani weligeey baydhabo ma tegin xamar aan kunolaay waana fahmaa waa in aad barataan ingiriiska waa barataane
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 День назад
Exactly!!!!
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 дня назад
I love luuqada Mayga its very beautiful, heestu waa wadani, Masha'Allaah ❤🤍🇸🇴👍
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 2 дня назад
AWDAL WAA XOROWDEY. WASIR FIQI OO KU DHAWAAQAY WAXAA SOO DHIGAY ABDIFATAAX BODHERIGA❤ HANBALYO AWDAL
@IbrahimNour-s6p
@IbrahimNour-s6p 2 дня назад
Reer Baydhabo wa Somalia) adigaba Xabashi ah uf
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 2 дня назад
Walaahi abwaanka taariikhda uu kasheekaynayo qiiray igalisay dowlad waa soomaray iyo awood wadanimo,aloow noosooceli❤
@abdullahaljirbaani1538
@abdullahaljirbaani1538 2 дня назад
Waryaa adiga afka hagaajiso somaliga dhabta ah waa maymaay markaa leedahay afkooda ma fahmaayo waa aflagaado
@jamaalaxmed-eo6yt
@jamaalaxmed-eo6yt 2 дня назад
At May iyo Maxaa tiri labadaba waa soomali asal ah waliba waxaa la sheegay in Af Maygu yahay asal rasmiga. Somalinimada nawada deeqdee reer Baydhabo Allah ha idin cizeeyo MashaAllah
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 дня назад
Heesta waxba kama fahmin noso fisir bilaw iyo dhamaad xumaana ha I arkin waan jeclanilaha inaa fahmo thanks 😷😷😷
@mashkookemediachannel
@mashkookemediachannel 2 дня назад
Ku sali nabiga scw ❤
@AYUUB739
@AYUUB739 2 дня назад
Sallallahu calayhi salaam sallallahu calayhi salaam sallallahu calayhi salaam ❤❤❤❤❤❤
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 2 дня назад
Waa jawaab aan biyo ka dhibcin anagaa fahansan hore usocda soomaali waa Soomaali maanshaa Allah ❤️
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 2 дня назад
Somali waa miid 🇸🇴 gacmaha is qabsada guul Somalia 🇸🇴 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹🌹🌹🌹🌹🏆🏆🏆🏆👑👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️😃😃😃😄😄🙏🏼🙏🏼 . baby gan yar ee labada iliig leh wu iga qosliya ??? Zaki , keep going brother ❤❤❤❤
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 дня назад
Axsan reer baydhabo waad mahadsan tihiin❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🥰💘💞💜💚✅♥️♥️♥️♥️♥️
@la3318
@la3318 2 дня назад
Sheekaa heesaa aflagaadada daa af maay maay waa afka rasmiga ah.
@sadiahassan798
@sadiahassan798 2 дня назад
Maashaallah baydhabo jannay waa somali dhalad ah seaters and brothers guuleeysta❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-ts6rr7en6c
@user-ts6rr7en6c 2 дня назад
Reeee Garissa hadan nahay jawabteene aaway plz so jawaaba 😭😭😭😭😭😭
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 дня назад
Adiga. Ise kaa xoore adoonka geerisa haalayneb😂😂😂😅😅 somaliland is not easy walahi waaye idinka wada qaylisiyeen😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-ts6rr7en6c
@user-ts6rr7en6c День назад
@@umalkhymohamed7492 Anoo kenya joogno ayn Adonta utalinaa oo 90 kenyanka dhahaan our first problem is somali people kuwasoo lawareegay dhulkeeni iyo dhman dowladaba hadad English garan wad soo firin kartaa wareysiga laga qado Ee Adinka Amxaarada wax haidin tarto pooh.🤧🤬
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 День назад
😎😎 😎 gooni goosad wax’bà idiinma tareeysee kaalaya aynu is’garabsamó Xamar Guntii ayey Gogashu taalaa. 👍🏽
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 День назад
Reer #BeydhaboJanaay Caadi ma’aha. 🫡
@osmangiire1349
@osmangiire1349 2 дня назад
I understood every word! They said SSC-Khaatumo is not easy😂
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 День назад
😂🤣😂🤣 Walaahi ani’ma’maqlin taas waa kusoo ceshtey 🫣 Adi waad’nagà waaloosoo see Camal. 😉 🎉 Viva #SSC #Khaatumo 🎉
@osmangiire1349
@osmangiire1349 День назад
@@Kaakoos_641 SSC-Khaatumo waa jeclyihiin Koonfur Galbeed iyo inta Soomaali jecel dhamaan. Salaamulaahi caleykum
@user-vv7vw1mo1f
@user-vv7vw1mo1f 2 дня назад
Zaki Funny Tahay Runtiii 😅😅❤
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 2 дня назад
Af gare iyo baraawe lee dhiman
@QadarSalah
@QadarSalah 2 дня назад
Sxb ningaranaayo uyerro wllhi aad bay u macanta
@FartunSidcali
@FartunSidcali 2 часа назад
Wan jeclahay dalkaygaa baydhaabo❤❤❤❤❤❤❤
@KuusinAhmed-tz7pq
@KuusinAhmed-tz7pq День назад
Anaa baydhabo joogee kuu fasirayee iso qabo
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 дня назад
FEYSAL CALI WARAABE, II MACNE KU DHEH, ILEEN XAASKISA AYA REER BAYDHABA AH, QABIILKEDA WA LEYSAAN, WASIIR ROOBOW INADEERTIIS WAAYE.
@mustafehussein288
@mustafehussein288 2 дня назад
Zaki waa wiil qalbi nadiif ah oo si dhex-dhexaad ah uga faalooda kolba wixii taagan…bartaa kaga hay walaal
@maxedhaaji3833
@maxedhaaji3833 2 дня назад
Bax waraa ma qof reer baydhabo ah Maa weysey unsiraa thy wraa Kampala wey buuxaane 🤫🤫🤫🤫
@hananomar9969
@hananomar9969 2 дня назад
انا فاهمه كل الكلمات بس ما اقدر اكتب صومالي والله كنت ترجمت لك للأسف بس
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 2 дня назад
Guul Soomaaliweym ninkiiraba inuu Amxaar qaad qaado dhulka Somaalyeedna ku baado laga yeeli maayo❤
@MaxamedCarab-wg2sj
@MaxamedCarab-wg2sj 2 дня назад
Waryaa sakiyow joog luuqsdaha beeleed ka kaleexo hadadan aqoon kaleexo Adiga luqadada baajuuniga yaa kugu haysto afka barawe bajuunta iskaba daa inta beel jirto inay fahman loogamatalagalin ogoow mid kale siyaasada somaali a waa baraawe kaleexo bel wYnta baraawe❤❤❤❤❤
@FartunSidcali
@FartunSidcali 2 часа назад
Gafki no galeen geeska aboowshe allah noo garsooora uniga gofaa nahay ma gudsano siin garnagaane gogo😊😊😊😊😊😊😅😅😅l la imaada❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@XaliimoMaxamed-iq6nt
@XaliimoMaxamed-iq6nt 2 дня назад
Waruntood waana mahadsan yihin
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 дня назад
Qofki af maay garanayo Heesta waxba kama fahmin noso fisir bilaw iyo dhamaad xumaana ha I arkin waan jeclanilaha inaa fahmo thanks 😷😷😷
@user-gc2yw3pm4r
@user-gc2yw3pm4r 2 дня назад
saxib zaki luuqadan bedawal oo aad ii qurux badan walahi
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 2 дня назад
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 wllo isjcl❤rbi hkdhigo❤❤❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 heysracdo❤
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 дня назад
Wcs walalkey zaki Yare allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo acdubilh
@MAXAMEDADANMACALIN-lo4ns
@MAXAMEDADANMACALIN-lo4ns 2 дня назад
Gacamo wadajirba🎉waxka goyaan an isgarabsano
@baynaafrah4467
@baynaafrah4467 2 дня назад
Heestan waa hees soo dhaween leh mahin aflagaado hafahmina waligiina❤❤❤
@aminamohamed6356
@aminamohamed6356 2 дня назад
Horta sowdinkii amxaarada bada u saxeexay anagu waaba kireyne
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 2 дня назад
😂😂😂maxaad uaooqadatay hadanad fahmayn zaki not easy broda😂😂😂😂from Belgium 😂😂😂😂❤😊
@madiinohussein-ls8rh
@madiinohussein-ls8rh 2 дня назад
Maansha alaah
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 2 дня назад
Rabnaa midnimaan rabnaa
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 дня назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-yk3wb7uu5s
@user-yk3wb7uu5s 2 дня назад
Warkana u bogaa kkkkkkk AF maymaay war la fahmayo wye ee AF jini aaa u dhiman saqranland
@sharaxjr8012
@sharaxjr8012 День назад
Waad fahmooyaasee dhibka dhaaf niyw hadii kle waa lagu soo qarxinaaa😂😂😊
@xawocabdixawocabdi8026
@xawocabdixawocabdi8026 2 дня назад
Gacma wada jir ayeey waxkuqabtaan
@GacaleMaxamed
@GacaleMaxamed 2 дня назад
Guul
@yaasiinmaooye8332
@yaasiinmaooye8332 2 дня назад
Waa af somali wall ee daa hadal xumada
@AhmedJigga
@AhmedJigga 2 дня назад
OMG Shericka Jackson Fastest 200M Woman Alive Going To Paris
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад
war soomaali wa iskuluuqad ee reer baydhabo lahjad may kuhadlan ee luuqad gooniya maleh
@user-xe9ic7jg5g
@user-xe9ic7jg5g 2 дня назад
Wejigiisa iga qari kaxanaaqsanahay mar ubaalagaa jare xligay doonthgaadhe hyeelin inoosoogalo yoot bkaaga wejigaag mar uubuu ihr inan
@mohamednooraden9098
@mohamednooraden9098 2 дня назад
Midnimada guud yaan la garaafeyn
@aliismael585
@aliismael585 2 дня назад
Kuwan xabashi ayaa ilaalia
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h 2 дня назад
Zaki honest reer baydhabood baan kuqabay walaahi.
@madiinohussein-ls8rh
@madiinohussein-ls8rh 2 дня назад
Gooni gooni wax matereeysee aan is garabsan aan is garabsano xamar govoshii ayaa taalo
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 2 дня назад
Yaa maskiin Wariye ku sheeg Awoowgaa ayaa Afka Maayga la dagaalami jirey oo wax ka qaadi waayey,
@MaxamedCase-ou6dh
@MaxamedCase-ou6dh 2 дня назад
Waxaad soo daysaa isusoobixii shalay hargaysa lagu abaalmarinayay fanaaniinta dayax vand
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 День назад
War waan fahmey Aniga hadaad si fiican u’dhageeysatid Walaahi waad fahmeysaa. Wiilka wuxuu leeyahey “ waanalà gumaadey ayaa dib idiin dhigtey “ 🫣🫣🫣 Walaahi Wey’là heleen. 👍🏽🤣😂🤣
@AbdiyerrowAbdi-zy5fs
@AbdiyerrowAbdi-zy5fs День назад
Sxb kiski marxumad lulul allh haunaxariste xagee udambese horta
@filmschannel9530
@filmschannel9530 2 дня назад
Zaki wku salamy 😊
@user-rf2md1dz5u
@user-rf2md1dz5u 2 дня назад
Zakiyow funny baa that kkkkkkkkkk
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 2 дня назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤭🤣🤣🤣 Inaan garanayey way dhaaftay🤣🤣🤣🤣🤣
@RahmaBuule
@RahmaBuule 2 дня назад
Warya zaki aniga aad kuwada anigo 🇺🇸 joogo oo ah reer baydhaho ah lkn inaad barato waa muhiim macnaha dad badan oo maaymaay ah kugu xirin ninyahow cadi iska dhig 😂af maymay wa asalka ninyahow amxaaro ma aha xishooda
@AminoAbdullahi1
@AminoAbdullahi1 2 дня назад
MIDNIMO wafian❤
@abdirasckzobe6823
@abdirasckzobe6823 2 дня назад
Midnimada guud yaa lagaraafeyn
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc День назад
Xabada aan lafahmin ayaaa ugu daran
@zamzam5255
@zamzam5255 2 дня назад
WAA RUUNTOOD ILLAAHAAY HANAGA DHIIGO KUWII ISRAACO
@dr.mohamedluu4907
@dr.mohamedluu4907 2 дня назад
Luqada hadii aad aqoon iska dhaaf ha noo soo dhex gelin barnaamijka dhan qaraaraa nooga dhigtay
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l День назад
✅️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍
@AbdulkadirAbdulahimaxame-xj2kq
Ann ka Soo heesowga
@xabiibacadceed7501
@xabiibacadceed7501 23 часа назад
Hhhhh saki wahi waiga igaqoslisay
@sadiaaden8886
@sadiaaden8886 2 дня назад
Ma fahmin inaad dhahda wa qalad
@abdiraxiinmacalin3859
@abdiraxiinmacalin3859 2 дня назад
BeydhaboLegen reer
@xaajibashiir
@xaajibashiir 2 дня назад
Waa caadi ani makuhadlikari lakiin hada heesta waxbadan aakafahmay midanan fahmin waa wax u eg sanka hadal miyaa mase wax u eg san waxlajiran
@janira7480
@janira7480 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤ viva rer baydhabo
@user-dq5ki8yg9f
@user-dq5ki8yg9f 2 дня назад
Asc sxb barwe af tonit magaranis q jiido
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 дня назад
Sakiyow hees lafahmayo baad kadaba oranjirtaye bal car tan noo fasir tanaan kaaga baahanahye
@NastexoSomalia
@NastexoSomalia 2 дня назад
Maxakalusugaysay😊😊😊😊dhibkudamacakagalay
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l День назад
✅️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍
@AbdirahmanKhalid-md2ml
@AbdirahmanKhalid-md2ml 2 дня назад
Koleey tanaaba roon nabad iyo waxaaba lasheegay midnimo
@madiinohussein-ls8rh
@madiinohussein-ls8rh 2 дня назад
Waa in barataa maamo
@user-cu7wr9wd8b
@user-cu7wr9wd8b 2 дня назад
Maheestiibaa rag ashin lagabixiyaah .masa dadkaan😊😂😂😂
@user-xe9ic7jg5g
@user-xe9ic7jg5g 2 дня назад
Nacaska shaarubahawani waa danbiile hada kahor debi kagalay reer hargeesa lamana ilowsana waa uu qoranyahay mar uubuu soo galin dabinka kkkkkkk
@umuabadi
@umuabadi 2 дня назад
Kkkkkkkk. Zaki inaad barato. Waaye. Hadana. Waa fahantay. Xoogaa.
@housseinnima-vi3dc
@housseinnima-vi3dc День назад
sidan udhagaysanay dhagi nadalena wax na fahsiiya
@user-xe9ic7jg5g
@user-xe9ic7jg5g 2 дня назад
Reer baydhabo weysiilahaa walooyaala xamar iyooneeto hargesa dhaxdiyo inka gybatoo lankoona ah somalilan baydhabo mala doow
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l День назад
✅️🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍
@Mahirabdulahi-gd3qn
@Mahirabdulahi-gd3qn 2 дня назад
Luul mailebtay
@abdirizakhassan6234
@abdirizakhassan6234 2 дня назад
Adika mafahansanida jooji adikaba nojabinaya kuwasheektay itobia
@Barwaaqo-gx2rr
@Barwaaqo-gx2rr 2 дня назад
Ha wxn moodayey inaaD na caayaysan lkn hada waa iska yara caadi 😂
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 2 дня назад
Waxay dhaheyn goon gooni mafiicneema in ay isgarabsadaan baafiin
@CabdifitaaxBashiir-m7r
@CabdifitaaxBashiir-m7r 2 дня назад
Baydhabo gob
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l День назад
✅️🤣🤣🔥👍
@IbrahimMacalin-p9j
@IbrahimMacalin-p9j День назад
❤❤❤
@cazkapoy1665
@cazkapoy1665 2 дня назад
❤❤❤❤
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 2 дня назад
Waryaa tani luqad maahee waa lahjad
Далее
SHARMA BOY FT MASHEEGEE KARBAASH SOMALILAND
12:01
Просмотров 193 тыс.