Тёмный

FAQIIRADII TAAJIRKII SOO DOONTAY YASAY OO AYADOO MEHERKEDA LOOFADHIYO BAHDILAY LKN TEY KUDHIGTAY 

AYAAN GOBDOON 2
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

#qisas #channel #

Опубликовано:

 

29 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 91   
@shukriinaumumumtaz6857
@shukriinaumumumtaz6857 Год назад
Ayaaney ayaantan maxa kuu xiisey imtaxaanka dowlada ayaan ku jiraa beri ayaa no dhiman saas ay tahay waan kaa ahan waaye 🤣 love you qali ❤️💯❤️
@deeqodaahircali8274
@deeqodaahircali8274 Год назад
Wa qiso qurux badan m.a habo mahadsanid
@Farhia-
@Farhia- Год назад
Inta muuqalka inteysan daawan kahor like saarto🤚
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Год назад
Walhi sas aha ani intana daawan an saara❤❤❤
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Anika sasokale muuqalka inteysan daawan kahor like aya sarey❤❤
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Ayaan Gobdoon saxib horta Naya manac dha Qali isojawab Qali ilahayow idaa Ayaan Gobdoon amiiin ❤❤
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal Год назад
Insha alllH waxaa rajeynaa in uu caafimaday wiilkaa hbada u ahaa cimraan yare❤
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Wcs ayaan qurux masha Allah ❤❤❤👏👏👍👍👏👏❤❤❤❤
@user-pe6sh5ey9v
@user-pe6sh5ey9v 8 месяцев назад
Qalanjo xafidu laah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@ashaabdullahi3803
@ashaabdullahi3803 Год назад
Alle ha inoo cafiyo cimran yare insha allah ❤❤
@abiibabdi2368
@abiibabdi2368 Год назад
Waanaan ku taagsanay wll0 soo badi qis00yin kaa ana igu halee laki faro badan
@salmawali3138
@salmawali3138 Год назад
Ma sh alh ❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Ayaaney macaan badaney soo ii noqday Cimraan Caaqil caafmaadkiisa allaha awoodda leh ha noo caafiyo allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Xbbt alpii sawo usocoto inshaaa allaah wuu caafimaadaa shukran min alpii
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Ayaan Gobdoon cimraan soo ii noqday cimraan caaqil❤❤ xabibti
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Год назад
Waa qiso shidan masha Allah
@user-kr2pz1jv1r
@user-kr2pz1jv1r Год назад
masha allh habo manta shalmada wadato kaly iska ark cish calaa shalmad masha allh
@nimcomiad2680
@nimcomiad2680 Год назад
Ayanay alaha nokadowro ❤❤❤❤
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
qiso cajiiba masha Allah waa mhadsanthy ayaan Qaali ❤❤❤❤
@maxamedqasin4568
@maxamedqasin4568 Год назад
Ar maal.mahaan hbo Ayaana kula daawan waan kuu xiisay runtii exam dowlad ku mash quul sana isoo ducaye bal Intaan harty in allah ii dhameeyo natiijo aan ku qancana allah iga siiyo i.a
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 Год назад
Maansha.allah hada.anoo.sheekadii.hore.daawanaya.ayaad.iisoo.dhacday.thanks.xbbti❤❤❤❤❤❤
@MaxamuudCabdi-ge6ts
@MaxamuudCabdi-ge6ts Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير يا روحي انتي
@AishaRashid-bh5sy
@AishaRashid-bh5sy 9 месяцев назад
Walal qaalii qiso raba inaan ku sheego
@asmadaahiramare2639
@asmadaahiramare2639 Год назад
Ayaan alle hanoo ka xafido walashay macaantoho🤲🤲🤲❤
@leyloahmedabdimoha857
@leyloahmedabdimoha857 Год назад
Wllhi waan ka helay qisada cajiib ducoda hoyadeeda ayuu illahay u aqbalay allah nooguma soo aadiyo midkaas oo kale
@deeqodeganluula1533
@deeqodeganluula1533 Год назад
Wcs abaayo wan kuu jeedaaa 🤣🤣🤣🤣💯❣️
@sayush520
@sayush520 Год назад
Wow❤❤❤❤🎉
@anisaqueenosman4334
@anisaqueenosman4334 Год назад
M.a abyo wxn rajeyniyaa inuu wilka kucafimday hduu wali kaxanunsanyahy Allah kucaafiyo .
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад
Asc wallo ayaan qaali yarnki reeka ma cafimady ❤❤❤❤❤
@salmaabukar5684
@salmaabukar5684 Год назад
Ayaaney dhiri galin tii baryahaan managa hilmaamtay hppti ❤
@mohameddeeqguudlemohamed-eu8hf
Masha allah ayaan waxatahy vabdhaha soomaliyeed hurmuudkoda Allaha kubarkeeyo
@indhouroon2812
@indhouroon2812 Год назад
❤❤❤❤ayaan waa illeys waa dayax❤
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
❤️😘
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
❤❤❤😊😊 Ayaan Gobdoon wanka shela
@hakaaruura577
@hakaaruura577 Год назад
Wcs.Ayàaney
@user-sw1to8jc9u
@user-sw1to8jc9u Год назад
Wcs ayaanteena alle haku xafido abaayo wiilkaaga yar cimraan yare alle hakuu caafiyo
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Aamiin aamiin shukran wllo
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Amiiin Amiiin xabibti ❤❤ Qisas shanel wanka shelaa Qali ❤❤
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 Год назад
Ayaan cimraan caaqil see noq abayo hooyo mcnto ilhy haku caafiyo cimraan hooyo
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Год назад
Naag wey dhaaftay wlhi❤😂
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 Год назад
Aniga wlhi. Nimanka iga daba dhareero ma jcli wxn jclhy nimanka is kibriya macnaha ma aha inu ani iskala key weyn yhy lkn nimanka u eg kibraaanka la dhaho hebel kibir badanaaaa
@abiibabdi2368
@abiibabdi2368 Год назад
Waan ubogay walaahi qisadaa fariinta xabaarsan ee hablaha guurdoonka ah
@rayaanaxmed-uf6sv
@rayaanaxmed-uf6sv Год назад
Wsc abyo mcn ayan cdey kawran cimraan yare allow idin xafid 😊😊😊😊😊😊😊😊😊 walhi waa qiso yaaab leh marti qaad wacan loodiyaari bee scml alla kibir badaaanaaa 😢😢😊
@xamdaqosol7898
@xamdaqosol7898 Год назад
WCS AYAANEY QALI DUMAR🥰🌹🌹
@macrifaAcademy
@macrifaAcademy Год назад
Yaalahaa min qisah
@haala552
@haala552 Год назад
Asc ayaney iso duceeya adiga iyo asxbta ani odagii waa kala yaacnay mid qeyr qabo in alle keeno
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe Год назад
Wnku salaamay xbbti
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Год назад
M.a alahakuxifdiyo ayaan
@Ayki181
@Ayki181 Год назад
Wcs ayaan quruxey ❤
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Год назад
Faaraxow maxaa kugu dhacay😂 Ayaan oo farta daanka kuhayso markaan arkay saan usoo rooray😂😂😂😂😂
@Nadiirocabdirsaaq
@Nadiirocabdirsaaq Месяц назад
Same😅😅😅
@user-lv1gd6rs6m
@user-lv1gd6rs6m Год назад
❤❤❤❤❤❤
@AishaRashid-bh5sy
@AishaRashid-bh5sy 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@msslisa2972
@msslisa2972 Год назад
Ayaan qurux wanaag vidoe inaa daawo kama daalo guuleyso❤
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
❤️😘
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Ayaan Gobdoon qurux wanaag Vidoe inaa daawo kama dhalo Qali ❤❤
@naimamohamed644
@naimamohamed644 Год назад
ayaaney cimran yare xaaladiisa sethy😫
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 Год назад
Sax waye in lagu bahdilo waligaa hayelin
@farxiyomaxamuud6830
@farxiyomaxamuud6830 Год назад
M.a🥰🌹👸🏻😍
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 Год назад
Naag nool.dheh sida ayaan.😂😂😂😂😂
@Abdullahi.Abdirahman.-pf2fd
@Abdullahi.Abdirahman.-pf2fd 9 месяцев назад
Asc abayo
@salmougaasxaad9956
@salmougaasxaad9956 Год назад
Abyo mcn cimraan yare alaha caafiyo adigana alha ku xafido wxad no tahy wehel ilhy adiga iyi familkaga haydin xafido
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Aamiin shukrn xbbt
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 Год назад
Macalimadeyda Makula bixi Karah
@luqmaan753
@luqmaan753 Год назад
M.a
@sadiaabdullahi6427
@sadiaabdullahi6427 Год назад
Ayaan gobadon xabibti gardheeh indhoshay noqonisay saro nin miya oo faranate geliyay
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs my abaayo ayaan cadeey waan kusalaamay inbadan kawaran cimraan yare waan usooduceynay cimraanow habaryar illaahey caafimaad kusii amiin yaarabi
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Aamiin aamiin shukran xbbt
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Ayaan Gobdoon amiiin Amiiin saxib ❤❤
@qamarhassan8349
@qamarhassan8349 Год назад
Wadhaw nahay abayo
@nasteexomohamed7831
@nasteexomohamed7831 2 месяца назад
Dadak, sida udhajiso jecelahy
@YussufAhmed-nh8sy
@YussufAhmed-nh8sy 9 месяцев назад
❤❤❤😂🎉
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 Год назад
Mansh all ❤
@user-sw1to8jc9u
@user-sw1to8jc9u Год назад
Walhi waa qiso cajiib ah
@HudaMukhtar-gy1pz
@HudaMukhtar-gy1pz Год назад
Ayaane wll maxa ku hely wan ku waye
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
Abyo ayaan isooducee muradban leyehe
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Alaha kuu sahlo muraadkaaga
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Allah ko cafiyo
@amranali7913
@amranali7913 Год назад
Dhiira galin bad isiiday aniga amran ahan hada aye igu dhacday nin hal Sano xiriir naga dhexeyay guur kubalanay guri kuuradina indhahay asaa naag kle arkay aqalgalkoda mama niyad Jabin wyo waxan oghy in ale meel xun iidooren 😮
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад
Asc ayaanay qaali max kuku dhacay ma wiilki ay kaxanusan qali
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Ku saliya NNK SCW SCW
@niciimabashiir2942
@niciimabashiir2942 Год назад
Ayaaney cimraan cade ma noo fiicnaady
@shukrimaxamed1317
@shukrimaxamed1317 Год назад
Ayaaney meeday sheekadi askariga
@fertunali1007
@fertunali1007 Год назад
Faqiirnimo ceeb maha ee waxaa ceeba inaad karamada iska qaado oo ad raali ku noqoto in lagu duleysto
@qamarhassan8349
@qamarhassan8349 Год назад
Ayadi ooboqorad lagadhig u arkay
@nasteexonalka5337
@nasteexonalka5337 Год назад
Ayaan qurux allaha nookadaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
❤️😘😘
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Amiiin Amiiin Ayaan qurux allaha nookadaayo ❤❤❤❤
@Hamdiya0347
@Hamdiya0347 Год назад
Ale Haku xafido xbbtii
Далее
Habeenka Arooska  | Short Film
6:56
Просмотров 718 тыс.
Я КУПИЛ САМЫЙ МОЩНЫЙ МОТОЦИКЛ!
59:15
MAXAY KUNOQOTAY GABADHII UU FCBOOK KADHEX JECLAADAY?
22:46
Я КУПИЛ САМЫЙ МОЩНЫЙ МОТОЦИКЛ!
59:15