Тёмный

FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 485 тыс.
Просмотров 86 тыс.
50% 1

XILDHIBAAN FARAX MACALIN OO SOOMAALIDA KENYA SI ADAG UGU DIGAY ,'' HALISTA KUSOO SOCOTA'' • FARAX MACALIN NIN NAAG...
Israel FM to Iran: regime threatening destruction deserves destruction.
Israeli Foreign Minister Israel Katz said on Saturday that Iran's message of an "obliterating war" made it worthy of destruction.
⁠"A regime that threatens destruction deserves to be destroyed," Katz said in a post on X. He also said Israel will act with full force against Iran-backed Hezbollah if it does not stop firing at Israel from Lebanon and move away from the border.
Iran's UN mission said on Friday that if Israel embarks on a "full-scale military aggression" in Lebanon, "an obliterating war will ensue."
The Iranian mission also said in the post on X, formerly known as Twitter, that in such an event "all options, incl. the full involvement of all resistance fronts, are on the table."
Hezbollah has been exchanging fire with Israel since October, in parallel with the Gaza war. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defence Minister Yoav Gallant said this week they prefer a diplomatic path to resolving the situation. www.reuters.com/world/middle-...
Trump vs Biden Live: Presidential debate ends with no handshake.
Debate recap: Biden turned in a mixed performance, Trump fired out falsehoods
Democratic President Joe Biden delivered an uneven performance at Thursday's debate, while his Republican rival Donald Trump rattled off a series of attacks that included numerous falsehoods, as the two oldest presidential candidates ever clashed on stage ahead of the Nov. 5 election.
www.reuters.com/world/america...
Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Развлечения

Опубликовано:

 

30 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 234   
@maleshad1
@maleshad1 День назад
Prof. Farah, jazakallah kheir, I always support his stand. Because he is an activist who needs an advanced somali community.
@sirkaal
@sirkaal День назад
MashaAllah, brother Farah Maalin is the bravest Somali Kenyan politician and truth teller. "Nin naagtaada arkaayo gabadhaada laguma karo".... nice title. May Allah swa keep you.
@suadibrahimosman5899
@suadibrahimosman5899 День назад
Farax macalin waa ninka soomaliga kenya jooga Runta ka hadlo. Allaha xafido. The hero guys.👍👍👍
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 День назад
Haa kenya iyo itobiya midna kama baqo wuxuu doono buu ka sheegaa sonalinimadiisana wuu ku fanaa waliba asagoo kenya xil ka haya hada ka horna waa tii la afduubtey oo in la dilo la rabay kenya dhexdeeda laakiin ilaahay dile ayaa dhinta
@hafsaali4297
@hafsaali4297 День назад
Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha Xifdiyo fiddaarayn.
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq День назад
Saaaxh hon Farah maalim u are right.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 День назад
​@@Inasuldan1235 Faarax Macalim runta iyo Wixii jiro ayuu Ka hadla
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 День назад
@@batulasmail8261 aad iyo aad waa geesi hada ka hor waa tii la rabay in la dilo oo kenya lagu afduubtey laakiin ilaahay dile ayaa dhinta
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt 2 дня назад
Masha Allah waa geesi soomaalidu geesi waxay moodaan ninka gacmaha kudagaalama keliya unuu yahay geesi laakiin codkaaga dheer oo aad xaqaaga kusheegatid ayaa wakhtigan lajoogo ugu muhiimsan guulayso faarax macalin ilxunkuma aragto adiga iyo dhowrka qof ee kulamidka ah ee soomaali kuharay
@anab9951
@anab9951 День назад
Aamiin bi’idnillaah ilaahay haxifdiyo geesiga soomaaliyeed waddaniga ah,codkarka ah, aqoonyahanka ah,daacada ah, run sheeg ah,maanshaa allaah
@mohamedomar9227
@mohamedomar9227 День назад
Very true massage 👍 somaliyey be careful....
@maleshad1
@maleshad1 День назад
The only Somali member of parliament. The rest are only representing their family not the larger community. They should also come out and express themselves to get our prayers and support. Jazakallah kheir Mr. Farah maalim. (From Nakuru)
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f День назад
Yaakhay kan Allah swt hadaayo hana nasiiyo wiilkiisa markii Allah oofsado Allah swt cimriga haw dheereeyo
@ubahali2846
@ubahali2846 День назад
Maashaa’allaah walaal farah moalin, wuxuu waxwalba ka hormariyey diintiisa, ilaahay baana ku cizeeeyey , wuxuu ilaaliyey xuduuda alle , allena wuxuu ku gaarsiiyey geesinimo sharaf, caqli iyo alle kacabsi. Ilaahay ka karaameeyo. Isagoo kalena allaha noo badiyo. Maashaa’allaah, Maashaa’allaah, Maashaa’allaah.
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 День назад
Farah macalin waa madaxwaynaha mustaqbalka ee somali wayn shanta soomaaliyeed alle cimrigiisa ha dheereeyo
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 2 дня назад
Wllhi wa run somalida walagu Maqan yahay nasiib xumo Iyaguna wa ay isu maqan yihin Muqalkani wuxu ku wanagsan Yahay dad badan on ogahay Inay dawadan si ficana ay u Fahman wxa ku socda iyo Sida lo marin habaabinayo Dhalinyarada meel ay joganba
@casalasal6466
@casalasal6466 День назад
ASC HALYEY HORMUD HALDOR MDNE FAARAX MACALIN DAWAARA XAFIDAHULAH CIMRI DHEER IYO CAAFIMAD INSHA ALLAAH WE❤U❤❤❤❤❤❤❤
@user-ir2yt2oj4z
@user-ir2yt2oj4z День назад
Wiilasha dawlada kenya kashaqeeya intaa wax unbay hor taaganyihiin.lknwallee lama oga.ilaahay xifdiyo dhamaantood😊
@hafsaali4297
@hafsaali4297 День назад
Aamiin yaa Rabbi
@abusalmaabdullah2093
@abusalmaabdullah2093 День назад
Masha Allah may Allah bless you, give you long life and good health. ameen
@abdulkadirmnuur6139
@abdulkadirmnuur6139 2 дня назад
Halgamaa Farah Mclm Garashada Wngsn ILAHEY Hakuusiyaadsho INSHALLAH
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 дня назад
xaguu ku halgamay kiiniyaan baaba gumaystee kkkkkkkkk
@anab9951
@anab9951 День назад
Kanaxow nafta waa faarax macalin waa geesi lamana gumeysto ee iyagaa kataliya wasiirka gaashaandhigu waa Og,nabadsugida waa Og,booliska ninka labaad waa Og kenya nabadsugudeeda I dhan dadka aadleedahay waa lagumaystaa ayaa suga. Adigana Sayid Maxamed ayaa ku xoreeyey shame on you
@user-ir2yt2oj4z
@user-ir2yt2oj4z День назад
Habaryar halyayoow la isma daynayee waayo bdn joog.cimrigaa raag
@falisa576
@falisa576 День назад
​@@user-sz7sn2rv9r Adeer Kii keenya ku dhashay baa saas U hadlaya somalinamada u hadla marwalba hadalkuba geesinimo iyo halyeeynimo bu leeyahay. lkn kuwi somaliya wax ku so Bartay kana so shaqeeyey ku dhashay Somali ah ba maanta leh somaliya Amxaar baan ka jeclahay kaasi geesi Maahan wa doqon calooshiisa u Shaqaysta o dabadhilif ah sida kooxda Yar e hargaysa joogta
@batulasmail8261
@batulasmail8261 День назад
I​@@user-sz7sn2rv9r Intaad Aamusto ayaa laguu qaata
@Jameeco
@Jameeco 2 дня назад
Maasha allah Maasha allah Maasha allah Faarax Macalin cimri dheer allah siiyo geesi aan gaban waa runtiisa waana ogaa aniga markaan maqley arintaas beenta biilka loogu gabadey waa Nolosha soomaalida iyo horumarkoodaa laga soo horjeeda (Somaliyeey indhihiina fura)
@rafiq5722
@rafiq5722 2 дня назад
Faarax Macalin geesi daacad ah oo runta dheega wadani Ilahey haku xifdiyo
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 дня назад
Maxaageesiya dhulaanu lahayn buu adoon ku yahaye kkkkkkkkkkkkk
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 дня назад
​@@user-sz7sn2rv9r MA SOMALIDA DEGANKA KEYNA AYA SOMALI AHEY? AQLIGAGABA INTAS AH
@Nop753
@Nop753 2 дня назад
@@user-sz7sn2rv9r Yaa kugu yiri lahaysta waaye, Waa nin from NFD ah, Geesi Geesi dhalay waaye Farah. Masha'Allah Illah ha xaafidho inshallah.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 дня назад
@@Nop753 Waalahaystaa NFD iyo Kiliga shanaadba kkkkkkkkkkkkkkkk maxorbaa
@Nop753
@Nop753 2 дня назад
​@@user-sz7sn2rv9r Markaa waxay kutusi soomalida oo dhamba in ayba xor aheen, waayo ayakaa is cuni hayaan oo is Gumeysan hayaan. Waa dhab.
@user-zl5cw5qi3i
@user-zl5cw5qi3i День назад
Masha lllah ilahayow kuxifdi cadowgaga alla haqabto geesi run sheeg ah weeye asagoobadana alla hanoososaro
@Jameeco
@Jameeco 2 дня назад
Geesi run sheeg ah faarax Macalin
@hodanabdi3981
@hodanabdi3981 2 дня назад
Maansha Allaah halyaeyFaarah cadaw kuma arko somaali tusaale geesinimo ku dayda we ❤ you
@sdfgdfty1179
@sdfgdfty1179 День назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الأخ العزيز فارح علم دواره الله يحفظك ويجزيك الخير وكثر الله امثالك في الشعب الصومالي فو الله إني لاحب لرجولتك وصلابتك اراءك فامض لدفاع شعبنا وبلادنا الصومالي فا لله مك واسأل الله لك التوفيق والنجاح
@hafsaali4297
@hafsaali4297 День назад
أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
@mohameddayib8856
@mohameddayib8856 2 дня назад
Halgamaa Farah Macalin dawaaraa 🇸🇴✌️
@kaafikaafi
@kaafikaafi 2 дня назад
KENYA, INGIRIIS IYO MAREEYKAN, AYAA WALI GUMEEYSTA #MU'AAMARADANA, IYAGAA ABAABULAAYA ...WAXAYNA KUKHASBEEN INEEY KENYA, GUDAHA SOOMAALIYA KUDUUSHO OO AY LAWAREEGTO GOBOLOBADAN OO SOOMAALIYEED IYAGOO KU MARMARSOONAAYA #WAXA LOOGUYEERO ARGAGIXISO, LADAGAALAN.
@farahsaid6913
@farahsaid6913 2 дня назад
Masha Allah barakallah wanaaga aad dadkaaga meelwalba ku dhiban usamaynayso illahay hakaa ajar siiyo
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 дня назад
Masha Allah farax macalin ❤RABBİ hanoka dhowro adigokalena Rabbi hanoka badiyo 🤲🤲🤲☪️💕
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 дня назад
Waxaas waxaa kadanbeya kofiyad gabta Kenya laga soobuxiyey. Allahu mak finiihim bima shita. Aamiin yaa Rabbi.
@xasandhalin521
@xasandhalin521 День назад
@@aminaahmed5903 qadar baa tahy..u alert small hat niggaz from .j huuud
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 2 дня назад
Waa runtiis, Allaha xifdiyo Somaali.🙏💙
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg 2 дня назад
Waa xaqiiq waxa u shegayo eaa run kikuyo hunguri dhul businesses lagulama heshinayo waa na wax cad tasi
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 2 дня назад
Xul farax wa la hadley somalida kuwa siyasibta kuwa ganacsatasa kuwa degamada wadanka degan kuwa goboladisa degan"stay alert and united" Dagal daran oo somalid aku hayo oo ay maskax u yihin cadiwga somalida ee soo jirenka ah lana soo marinayo afrikanka & ciddii kalaba oo laga karo oo carab& cajab leh, ee halaga digtonado hana la qato taloyinka uu bixinayo
@user-ws6hn8wl7z
@user-ws6hn8wl7z День назад
Guuul umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@iqrayussufhassan8224
@iqrayussufhassan8224 День назад
Faraxow cadaw jabiye allow cafimadkusii allow lagaciseyo o cida kuhilisa allow cafimadkusi cawo iyo habeen amiin
@batulasmail8261
@batulasmail8261 День назад
Farax Mo,alim Allaha ku xifdiyo Cimriga Allaha guu dheereeyo
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 День назад
Ilahay cimrigiisa ha dheereeyo koley somali nin asagoo kale inuu ku jiro uma maleynayo waa geesi runtii cadkiisana wuu dhacsan karaa cid aan ilaahay aheyna kama baqo
@habibahassan7290
@habibahassan7290 День назад
Maansha,Allaah Faarax Macalin Allaha dhowro soomaali wuu la hadlay in badan.
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t День назад
Hagamaa faraax macalin Alle cimriga ha kuu dheereeyo
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 День назад
Libaax wax wayn og noolow somalay qaado talidisa bravo Farax macallin you are a somali Legend !!!!
@Abdikadirhawadle
@Abdikadirhawadle День назад
Ani warkas mar hore dareeme iney kikuyu dan kale ledahay.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 День назад
Sax waa cadahay.
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 2 дня назад
GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO ALLAAHU MACAAK MR FAARAX MACALIN
@user-qk7bt8kn5m
@user-qk7bt8kn5m День назад
Mahadsanid mudane somaliye hadalkan haidhin galo oo indhaha kalafura
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir День назад
Farah Macalin waa nin meel fog wax ka arka Macalimu alaha ku xafido
@suadmire7450
@suadmire7450 2 дня назад
Asc Mashaallaah farax il xun kuma aragto amiin amiin ❤❤❤
@user-wq2xy5mw1z
@user-wq2xy5mw1z 2 дня назад
MaashaAllah guul brother for good job you're doing
@user-yo9nz4fv3i
@user-yo9nz4fv3i День назад
Halyeygeena allow cimriga iyo cafimadkaba kuu dherey intan faarax macalin arkayey somalinimo ayu aad oga hadla isusodhawashahena kaliya Uma hadlo somali kenyan ilaa dalkena wili ma arag nin sidiisa geesi ah cadow kumahelo idim alle
@beydanfarah3590
@beydanfarah3590 День назад
Mash allaah allaah no xafimo farah macalin shar allaah ka ilaliyo
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 2 дня назад
Maasha Allah
@siteysirija1353
@siteysirija1353 2 дня назад
Illahow cadowga ka xafid
@husseindjama6572
@husseindjama6572 День назад
Noolow halyay somaaliyeed. Dadkaaga uga dig dhibta.
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 День назад
Ilaahaw faarax macalin noo xafid kuwo la mid ahna soomaali ku soo badi
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 День назад
Somali waa in ay midwawdaa meel ay joogtaba inkasta oo kenyan kenyan yahay oo willam ruto uhuro iyo raila ay iskugu mid yihiin lkn ruto aad la shaqayno waayo wuu ka yar dhawyahay waayo waa qoomiyad yar wuu inoo baahanyahay
@amalali450
@amalali450 День назад
Masha allahmudena Farah Macalin allaha ku xafido
@Cirroole
@Cirroole День назад
حسبنا الله ونعم الوكيل
@abdiali3836
@abdiali3836 День назад
Maasha Allah Faarax macalin
@bashirabdishilbashirabdish-s1u
Lkn leader farah ku dadaala in aad kambas yada geysaan jaamacadaha sadexda gobol ee NFD
@Abdimahat-qx1ok
@Abdimahat-qx1ok День назад
Mashaallah hiyo.ni.kuweli.
@suadmire7450
@suadmire7450 2 дня назад
Asc Mashaallaah faraarx
@Maxamadalinur
@Maxamadalinur День назад
Masha allah guul farah maalim
@fraureach
@fraureach День назад
Allaha xafiido waninka kaliyee somalida kenya udhaq dhaqaqa ama qadiiyed somaliyeed kahadla cinrigagu haraago
@teatime6853
@teatime6853 День назад
Farax macalin wa nin somalinimada kuweyntahay mashallah 🙏👏
@Hasuni675
@Hasuni675 День назад
Nin somali ah oo somali lajecle wanaag uan hadla had iyo jeer warkiisa waa nagalay kuwa kikuyo dhex boodaya ee boodhadhka beenta ah ee kikuyo rabto inay xoolaha somalida bilaash kuqaadato wax halaga qabto baroortu orgiga kawayn haldiidani meelay kuxoqoto ma waydo inaan xaaskaga kusocda gabadhaada laguma karo anoo dilanaa booktii iga danaisay wallahi inayna kikuwo rabi waxan kahayn inay somali meesha kasaarto masayr somaliyeed baayahay shalay Dadaxweyne kuxigeenku wuxu afkiisa yadhi xildhimaanada north Eastern lagasoo doorto waa NFD oo dhan waxad kuyihiin dowlada kenya marti ee martinimad kiina garta siyaadigii ugu wayna oo kikuyo ah oo waliba mustaq balka raba inuu kenya oo dhan madax unoqdo ayaa saa kuleh xildhimaanadii NDF somali kale cuqdad intee leegbuusa uqabaa somali ninkaasi
@abdidiriye7791
@abdidiriye7791 День назад
Alhamdulillah! That is a great achievement.
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 2 дня назад
Allow cimrigaaga, nabadaaada, caafimadkaaga kuu sug 🤲🏿Faraax maalin.
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 День назад
Inta jeer ee somalida la dibindaabyeyay ma yara xataa waa tii xildhibankenii Yusuf bambada lagu dili rabay oo dhawac weyn kasoogareen lugaha dadbadan oo caruur kujirto ku shahiiden waxay ahayd walina weysocotaa waxa iga talo ah we must be united first then qofkasta adkaarta ha aqristo si anaga iyo xolehenaba illah noo badbadiyo
@dalkaab1436
@dalkaab1436 День назад
War run badnidaa brother key
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 День назад
Dr faarah macalin waxaan sugaynaa in gaarisa la maalgashado inta tuulooyin baadiya la dhisaayo
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 День назад
Cadwga somalia ee kenya waa kuukuuyu
@sowdamohamod7595
@sowdamohamod7595 День назад
Hadal waa loo dhameeyay soomalida kenya hantidooda ku shubay.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 День назад
Allaha Subxaanahu Watacaalaa haxifdiyo. Unukaa leh miyay latagi lahaayeen. Arladda Allaah baa lehe Allaha badbaadiyo.
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 День назад
MashaAllah ❤❤❤❤
@sakariasheikh9739
@sakariasheikh9739 День назад
Strengthen private security agencies and support them instead of depending on unorganized community.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 дня назад
FARAH MOALIN TALO WANAAGSAN AYUU SIIYEY SOOMAALIDA REER KENYA WELIBA WAA SIYAASI ARAGTI DHEER.
@idilabdi9456
@idilabdi9456 День назад
Ilaahow xifdi❤
@BollinaBolli
@BollinaBolli День назад
Masha alaaaaah xafidulaahi wlky ruunta ka hadashey guuleso ku leyahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ArielYahuda
@ArielYahuda День назад
All Somalis should support ruto
@bigsheeyonline
@bigsheeyonline День назад
we stand with ruto
@batulasmail8261
@batulasmail8261 День назад
oo ma Soomaalibaa dhex carartay Mudaaharaadkii Kenya Waa sheeko waali ah.
@outthinkersubliminalfacts
@outthinkersubliminalfacts День назад
Maah-maah daas waxaa ka asluub fiican: "Oohintu Orgiga Ka Weeyn". Public & private bay kala yihiin 2badaas maah-maahood, laakiin waa isku macne. Waxaa kale oo jirta: "Awalba Anigoo Ooyi Rabay, baa Sac Saynta igu Dhuftay".
@hafsaali4297
@hafsaali4297 День назад
Maahmaahdaan waa runtaa way fiican tahay in lamaldaho. Laakiin runtii qofka markuu maahmaahayo Shucuurkiisu kawaramaa. Fikirkeyga Maahmaahdaan sidey wax iidareensiisay oo ay iiga Naxisay iima dareensiin, kuwa kaleed soo qortay. Marka Maahmaahdaan haba foolxumaatee Runtii waxay katarjumeysaa waaqaca ka jira Kenya Maanta. Waxaan Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa kabaryaynaa inuu badbaadiyo Umadda ☪️ Muslimiinta ah ee kudhaqan dhammaantood gaar ahaana Umadda Soomaaliyeed ee loo dan leeyahay. أللهم انا نتبرء من حولنا وقوتنا ونلتجأ إلى حولك وقوتك اللهم اعنى ولا تعن علينا وانصرنا ولا تنصر علينا واهدنا ويسر الهدى لنا اللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك.
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 День назад
XOOLO DHUL AADAN LAHEEN LAGU BEEREY DHAXAL DHULKAABAA ISKA LEH XAAD RABTO DIFAAC WAAD KA QAXI
@hafsaali4297
@hafsaali4297 День назад
Soomaali kama qaxaayaan Keenya, in shaa Allaah. Waxaa kaqaxaaya kuwa Dulmiga wado oo Xaasidiinta ah oo Daalimiinta ah.
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 День назад
Somali in.geeska africa laga tirtiro ayaa la rabaa iyagana waxay ku jiraan qarnigii 15 aad
@husseinshire6288
@husseinshire6288 День назад
Awoowe Soomalia wax badan ayaad u sheegtay ee Allah ha ka dhigo kuwa qaato guubaabibtaada
@aminaliiban1780
@aminaliiban1780 День назад
Maxaa naag uun saaray maahmaah kale mala waayay wallee meel ma gaadhaan qadhmuun
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 2 часа назад
WAA. RUNTII WLAHI ALLAH XAFIDO FARAH MACALIN 🙏❤❤
@aminaali8263
@aminaali8263 День назад
Waa runts ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-cm5cs7vg8c
@user-cm5cs7vg8c 2 дня назад
Asalam Aleykum
@jellehassan215
@jellehassan215 День назад
MaashALLAH. Farax Maalin.
@Kaartomo
@Kaartomo 2 дня назад
Dadka ugu dagdaga badan ee meel aysan lahayn isku daya in ay ku raaxaystaan
@burfullgellow8996
@burfullgellow8996 День назад
Rer dadaab ninkan marwalba so disa "unopposed' please somalida melkasta jogta aya idhin duceyn insha'allah
@somalitech102
@somalitech102 День назад
Geesi❤
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 День назад
Ilahey ha Ku xafdiyo waxaad tahay aabo ah madaale waxaad tahay ninkii aan waligis Naga harin
@hafsaali4297
@hafsaali4297 День назад
Aamiin. Allaha Xifdiyo fiddaarayn.
@TechSiyaad
@TechSiyaad День назад
Hadee sidaas oo ay tahay waxkasta oo soomaali lahayd Kenya ayaa la geeyey, bal adba, war dalkiina maalgashada oo horumarkiisa ka shaqeeya hadii kale cadow baad gacanta u galaysaan..
@aminaali8263
@aminaali8263 День назад
Mashaalah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@karingarfod9151
@karingarfod9151 2 дня назад
Guul geese
@ayaanmaxamed8315
@ayaanmaxamed8315 День назад
5 somali hanoolato allekabaqada dan tiina ilaalasada indhaha fura waad hurudan❤
@Coolnoob6393
@Coolnoob6393 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Adam-y3x
@Adam-y3x День назад
Somalida kubaraarujiya in ay wax walba midnimo ku wajahaan sidoo kale goboladooda NFD dhistaan maaha inay iskalaguraan reer reer
@ummuisra6721
@ummuisra6721 8 часов назад
Faarax geesi maasha allaah ❤️❤️🌹🌹🌹
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 День назад
Taariikh buu inooga waramay armay ina xasuuqaan ileen waa cawaanee!
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 День назад
Geesi faarax macalin lkn somali waa ugaadh waxba ma fahmaan weli geelii ayey dhex joogaan
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t День назад
Faarax Macalin washeensi Kabisa
@kamal171
@kamal171 2 дня назад
Somalida qashinka umidobi wayay iney kaqadi xafadooda u maleymayo iney waxa kale kumidobayan dowladi ayaga hayista ganacsigi aya hista hadana qashiinka xafadiina kaqaada yey awoodi wayen
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 День назад
Geesi'Geesi'Dhalay:: MudaneSare FarahMacalim HiiilWeyn ayaad u tahay Somaliyoo dhan Kenya:Somali:ayaa leh yaa sidaa dhihi kara: Only Mudane Sare Mr'Docta FarahMacalim. Nooloow...jirooojooog . ..
@khalifmohamed7303
@khalifmohamed7303 День назад
Runtis muthane Farah maclin,
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 День назад
Aarka Africa
Далее
😍😂❤️ #shorts
00:12
Просмотров 909 тыс.
Hooyo, Xageey Aadey?
8:47
Просмотров 655
Он сильно об этом пожалел...
0:25
В поисках семьи😢😱
0:56
Просмотров 8 млн
В поисках семьи😢😱
0:56
Просмотров 8 млн