Тёмный

Fariin Ku Socota Fanaaniinta 

Qarniga Hadalka
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

#fanaan #qaraami #qaraam #raaxeeye #subcis #faafreebka Fanka #heeso

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 21   
@Bytity35
@Bytity35 3 месяца назад
Lammaanahaan waa ku haystaa FALANQAYNTOODA. THEY MAKE MY DAY
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 3 месяца назад
Ilahay ha u naxariisto dhamaan inti geeriyotay hobaladi wabeeri runty waxay ahaayeen dad taariikh faneedle oo murti kuheesijiray.
@sayidka6911
@sayidka6911 3 месяца назад
Waabari kaliya maxaad ugu duceysay, kooxihii kale maxaadan ugu duceyn.
@Bytity35
@Bytity35 3 месяца назад
Waa xayeesintii Idaacada xamar ku xayeesin jireen riwaayadaha cusub.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 3 месяца назад
Fankii iyo suugaantii Somalidu dawladdii Siyaad Bare kama dambeyn.
@siciidali4034
@siciidali4034 3 месяца назад
Xoolo 😅😅😅😅😅 af weyne ma sugaan ayuu ehel u ahaa dameer daarood 😅😅😅😅😅
@samowsamale3490
@samowsamale3490 3 месяца назад
@@siciidali4034 dadka dhintay lama aflagaadeeyo tan kale dawladdiisii wax badan ayay ummadda Somaliyeed u qabatay oo aan cid ka dambeysaa qaban. Waagiisii fan iyo suugaan tayo leh ayaa jiray
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 3 месяца назад
Maxa caytin iyo qabiil kenay wa run fan kaliya maahe wadanka dhanba qalibmay o dawlad somali layirahdo majirto qabiilkasto dawlad gaaru sameystay siyad kadb blse siyad 1dawlad ba talineysay mrka wax fahan hrta markas kadib qofki qaldan wax usheeg moye caytin iyo qabyald waxba kuma trto wll
@samowsamale3490
@samowsamale3490 3 месяца назад
@@siciidali4034 Siyaad Bare hadaad dameer ku sheegtay kuwa hadda joogaana waa doofaaro boob iyo dhac u taagan ummaddana aan waxba ku soo kordhin
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 месяца назад
​@@siciidali4034 RUNTAA KU DHIBAYSA SOOMAALINA WAXAA HALKAA DHIGAY NINBA INUU WALAALKII KALE WAXBA U QUUDHI WAAYO WAA TA KEENAY MAANTA INEYNNU CADOWGEENNII U TARYAMAYNNO BERRINA HADDAAN ALLAAH XAGGII LAGA BADBAADIN OOHIN IYO MURUGO BAROOR AYAA U DANBAYNAYSA ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@YuusufIsaaqsamow
@YuusufIsaaqsamow 3 месяца назад
Soo badi ustd
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 3 месяца назад
Heestaa ay wada qaadaan AUN labada fanaan Tubeec iyo Marwo Waa 12 God taa iyo 7 god Wey ku yar yihiin heesaha somalida Waxaa u badan 9 god
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 3 месяца назад
Adunku wuxuu isticmaalaa wax layidhaahdo patent right oo ah lahaanshaha xuquuqda shay.sida heesaha marka qofkii kugefa hees u qofkale leyahay bila ogolaansho walaxidha
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 месяца назад
MR HADALO , GERMANY HANNOVER GOORMA AYAAD KU SOO NOQONAYSAA NOLOSHAADII HORE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 месяца назад
Waa rageedii Fatuma Qurux
@Eng_moy
@Eng_moy 3 месяца назад
😂 fadumo waa qalqaaliyad 😂
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 3 месяца назад
Haduu laydhku go'o wey fashil mayaan waa xaqiiq FAADUMO filter 😂
@user-dp1cf5re6b
@user-dp1cf5re6b 3 месяца назад
Dadka dhintay iska daaya, oo hadyad dabi ha uga dhigina please.
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 месяца назад
Fadumo 🌹🌹🌹🌹🌹
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 3 месяца назад
Mamada barnamishyded dib u bilawa
@hassannurrashid9208
@hassannurrashid9208 3 месяца назад
😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Далее
17 Fanaan Oo Saaran Miiska FAAR-REEBKA FANKA
21:37
Просмотров 15 тыс.
Sucaad Oo Siro Badan Kashiftay
13:47
Просмотров 37 тыс.
Waa Hordhac Abwaanada XAWAADLE La Soco Goor Dhaw
8:59