Тёмный

Fariin ku socota guulaystayaasha Dv Lottery-ga 2023. 

Abdalla Muhya
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

9 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@Abdalla_Muhya
@Abdalla_Muhya 2 года назад
Facebook Page-kayga waa kan facebook.com/Muhyajunior
@bashiirmahamed4851
@bashiirmahamed4851 2 года назад
Waxan ku weydin interviewka safarada somali miyey kugu weydinayan safarada mise waa english
@maanchozov2852
@maanchozov2852 2 года назад
Its good bro thank you
@devidfarah5253
@devidfarah5253 2 года назад
asc zxp I hop in aad ii soo jwbi doonto insha allah Tusaale dv lottery markii aan xareysanayey waxaan sheegtay in aan xeysto shahaado ila 12 ogow shahaadaas gacan kuma hayo hadii aan xeystone dhiibco zaciid u yeran waan kenay amba wanba ku dhacay ixzaamki marka Ds260 aan sameynayo ma ku badali kara kiibrad shaqo 2sano ah mahad sanid
@drxaawoluul333
@drxaawoluul333 2 года назад
Fadlan wllo Instagram kasoo jwb
@najma7278
@najma7278 Год назад
meeshe laga fiirinaya wllo
@abdirashidfarah9337
@abdirashidfarah9337 2 года назад
Family dv lottery sida loo buux buuxiyo maku tala jirtaa inaad soo geliso. Mahadsanid.
@cabapoi9170
@cabapoi9170 Год назад
Allow sanadkan wa sanadkii ugu horeysay aan xareestay allow ii sahal amiin ya rabi 🥺😭😫🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@laylaahmed813
@laylaahmed813 Год назад
Insha Allah Sido kale Aniga Xitaa Sanadkan Aya igu Horeysay 🥰
@aslicismanaslicisman1468
@aslicismanaslicisman1468 Год назад
Cabdulahiyow maley dortay aniga kkkkkkkkk
@ridwaanhassan9571
@ridwaanhassan9571 Год назад
Makuu soo baxay
@shugrigeeseyofficial2975
@shugrigeeseyofficial2975 2 года назад
Masha allaha Allaha ajar ka siyo dadka ad cawineso
@ElmaOfficial01
@ElmaOfficial01 2 года назад
Insha allah ani snadka danbe isku dayi rabaa nasiibkayga tijaabinaa
@umnada4088
@umnada4088 2 года назад
Abdalla hooyo kaliya oo ilmo haasato maxareesan kartaa oo kenya jogta passpor kenya wadato
@abshiroofficial3172
@abshiroofficial3172 2 года назад
Abooowe ma ixareynee abdalla muhya
@sulekhacumar508
@sulekhacumar508 2 месяца назад
Wd mhdsanthy
@fathisamojecel584
@fathisamojecel584 2 года назад
Alle hanagu guuleyo wan xaraysanaya. Insha allh 😎 an isku ducayno
@fatuushchannel9218
@fatuushchannel9218 2 года назад
Allaha kuufududeeyo wll ana waan kurajawaynahay in aan xaraysto
@rayaanmoha3373
@rayaanmoha3373 2 года назад
Amiin🤲
@y.t1819
@y.t1819 2 года назад
Aamin i.n wx walpo tan alle kawen
@Unique_girl77
@Unique_girl77 2 года назад
Ilaahow nagu guule🥺🤲🏽
@crahmanyasinwcys2079
@crahmanyasinwcys2079 2 года назад
Aamiin
@cabapoi9170
@cabapoi9170 Год назад
@@crahmanyasinwcys2079 amiin abyo🥺
@hafzadahirabdullahi4712
@hafzadahirabdullahi4712 Год назад
Alle hanagu kuyesiyo dhamaantay yaa rabi
@mohamedmuse4280
@mohamedmuse4280 2 года назад
Kusoco brother wan ku xiisany
@ShugriCumar-ju6pq
@ShugriCumar-ju6pq 10 месяцев назад
Wll xagekala sooohadleynaa
@Hashimyoga143
@Hashimyoga143 9 месяцев назад
Sxb Sare Aniga Lampar ween Heestaa Sxb waane Fahmi La ahay Sxb ❤❤❤
@mahadosmanahmed7115
@mahadosmanahmed7115 Год назад
In.shalla
@momtazmohamed1
@momtazmohamed1 5 месяцев назад
thanks✨
@istaahildalabnuurxirsi7200
@istaahildalabnuurxirsi7200 Год назад
Abowe iso jawab adi lamarka iso qar adi rali ah in ku so xirrba
@mahadhusein8556
@mahadhusein8556 Год назад
Aad iyo aad
@bilanlifestyle3114
@bilanlifestyle3114 Год назад
visa meesha laga fiiriya so gali plz
@farxaanmuniir630
@farxaanmuniir630 Год назад
Welcome
@abdihakinkacaan3373
@abdihakinkacaan3373 2 года назад
Guuleso sxb
@Asaltelco
@Asaltelco 11 месяцев назад
Free citizenship sided
@khabarovskabdulaahi6477
@khabarovskabdulaahi6477 Год назад
Mahadsanid bro
@aishayussuf3544
@aishayussuf3544 2 года назад
Wllo abdala su aashaydu waa qof aan aqoon laheyn maxaraysan kara Lottery
@ruqiyadaahir7207
@ruqiyadaahir7207 2 года назад
شكرا اخي
@wardaabdikare2999
@wardaabdikare2999 Год назад
Wllo good mad soo galinaysaa ds260
@muusenuur4888
@muusenuur4888 Год назад
Abowe waa mahadsanthy
@Honoffice-dt3wi
@Honoffice-dt3wi Год назад
Walkay see la iskudawankaliyah
@khaalidmohamed2478
@khaalidmohamed2478 2 года назад
Wllky certificate somaliland dugsi sare maku xareysan karaa dv lottery
@shacniiomer3402
@shacniiomer3402 Год назад
Yaa
@Imraan53
@Imraan53 2 года назад
Lottery 2024 videos kaso samey sxb ado mahadsan
@abdinasirmohamed6186
@abdinasirmohamed6186 2 года назад
abdalla muhya sxb mcn mel an kala soxiriro isheg isku case anahay dhanka wax barashada some university cources an ehe
@Daacad1995
@Daacad1995 2 года назад
Asc sxp qaali abdalla sxp 2024 sogali cusub oky
@user-pg2cl2zi4b
@user-pg2cl2zi4b Год назад
Asc walal Mcn xageh kala so xariri
@cazaamyare6222
@cazaamyare6222 2 года назад
Sxp sidee ku ogan karaa inan interview lailayelandona please 🙏 hadad aqon uledahay ii sheg wllo
@omarabdillahinour816
@omarabdillahinour816 Год назад
Asc walal xagee kala soo hadlaa
@rayaanmoha3373
@rayaanmoha3373 2 года назад
M.a qof wangzn thy ilhyHakuparakeyo wll Amiin
@najibaraka950
@najibaraka950 2 года назад
Abdullah wll miyaan xaresan kara DV2024 bila passport video soo same
@y.t1819
@y.t1819 2 года назад
war sanadkan bilaa passport baa lagadhigay yuusa kudhafin marki lagu dorto ayaa passport lagaweydinaa sas bey kadhigen sanadkan alx i.n kuwii gulestay alle hanagadhigo🤲
@samirachannel1164
@samirachannel1164 2 года назад
Wan dhawnahay bro👍👍👍
@amiiraym3672
@amiiraym3672 Год назад
Seen ufiiriyaa wll maad naga caawin kartaa
@abdishakuuromar2543
@abdishakuuromar2543 2 года назад
Walaaal su'aal maku weydii karaaa
@kingcaddeofficiall416
@kingcaddeofficiall416 2 года назад
Saxb formka ds260 waxaa buuxiyey july 20 case numberkygane wa 24k interveiw gormaan filaaa
@ElmaOfficial01
@ElmaOfficial01 2 года назад
Ma ku guulaysaty bowe msha allah
@kingcaddeofficiall416
@kingcaddeofficiall416 2 года назад
@@ElmaOfficial01 haa wan ku gulesty alx.
@shugriashugria6931
@shugriashugria6931 2 года назад
@@kingcaddeofficiall416 walalo dadka ayan ku jiraa 05 18 ban buxiyay hada waxuu i tusaya support ducments maxay tahy
@xanjoofficial5646
@xanjoofficial5646 2 года назад
@@shugriashugria6931 ducoment so dir ayey ku dhahahayn ee ducoment kgada udir pr
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 Год назад
@@kingcaddeofficiall416 hada usa 🇺🇸 managa soo salame wallalow
@muqtaarmustaf506
@muqtaarmustaf506 Год назад
Visa platinum ka noo faa idey plz
@nasrosuleimanyarow6714
@nasrosuleimanyarow6714 2 года назад
11k hesta Ani 10june Xarey marka Bisha 9 visa bulltenkyga Malaga yabaa
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 Год назад
Walaashey maku guuleysatay interview ga
@abdirahmanhussien5319
@abdirahmanhussien5319 5 месяцев назад
Nasrooy ma tagty america abyo
@rodaali1179
@rodaali1179 Год назад
Asc wll hore Uma xaraysan see hadan isu diyarinaya inshanallah
@naciimonadarofficial3178
@naciimonadarofficial3178 Год назад
M.A nasro abti doon ila eg yahay
@maftuuxalifaarax468
@maftuuxalifaarax468 2 года назад
Zxp waana dhiiri galisaa allha ku sharfo lkn intee kaa la sooxariiraa zxp🥰🙏
@zakarieabdilaahi9268
@zakarieabdilaahi9268 2 года назад
asc wllo sida loo eegto interview ga ee loga eegto website fiidyoo kasameh
@juweriaismail4065
@juweriaismail4065 2 года назад
Soo.gali sida loo buuxiyo Ds plse tip by tip
@sahankaxikmada
@sahankaxikmada Год назад
sxp wan ubahanhy link dv lottery
@mohamedshucayb5585
@mohamedshucayb5585 2 года назад
Dadka loosodiray ayan ahy balanta insha Allh khyrkay tagaysa
@haniawil7261
@haniawil7261 2 года назад
Somalia miya adi joko ma xresaty
@najma7278
@najma7278 Год назад
abwe intee lagugu Soo diraya jawabta
@saafi3557
@saafi3557 Год назад
Wll dadkii sanadkan matahay
@mamahuz7161
@mamahuz7161 2 года назад
Translation we need
@mariaabdirizakelmi1721
@mariaabdirizakelmi1721 Год назад
Abowe marko iso baxo isla malin tas ma buxin kara Ds26 pls iso jwp
@aadanmaxamedaadan1984
@aadanmaxamedaadan1984 Год назад
Asc
@hoyomcn1818
@hoyomcn1818 Год назад
Somalia ma laga xariysan kara wllo
@ikranmoha4880
@ikranmoha4880 Год назад
Wall caballero sawirka kasoo hadal lottory loo baahanyhy
@qumanmaxamed9126
@qumanmaxamed9126 Год назад
Wll side ku ogan Kara interview xiliga number keyga ku adan yahy si wadix ah igu sheg visa ploting ma fahmine
@ilwaadosman8940
@ilwaadosman8940 Год назад
@abdalla muhya ds 260 waxan ku buxuuyay india inan iska badalaan rabaye maxaa xal ah🥺
@khadrosweetie1968
@khadrosweetie1968 2 года назад
Lotari mabilowday nah asxabeey plz isosheega
@therelax6292
@therelax6292 2 года назад
Mya wll
@abdirihmanyasin2792
@abdirihmanyasin2792 2 года назад
October 6 uu bilowana 2bilod ka dib
@devidfarah5253
@devidfarah5253 2 года назад
May walalo bisha 10
@khadrosweetie1968
@khadrosweetie1968 2 года назад
@@therelax6292 Haa thanks wallo
@khadrosweetie1968
@khadrosweetie1968 2 года назад
@@abdirihmanyasin2792 Haa lakiin wallo see loxarestaa bahi uqabaayee inaa nasib kega tijabiyo rabayee
@gaaldiid6282
@gaaldiid6282 2 года назад
Sxp waxa aad iiga jawaabtaa plz Selection ka Koobaad Mahee Midkale miyaa sii jira
@calimahamed5472
@calimahamed5472 Год назад
Hi pro🥰
@maxamedsaalax1729
@maxamedsaalax1729 2 года назад
Wll hada ma socdaa oo ma xareysan karnaa
@Maskaxkoriye
@Maskaxkoriye 2 года назад
Zhp safaaradaha maxaad xog naga siin kartaa
@hibakabdi3877
@hibakabdi3877 2 года назад
41k Nairobi ku qoran rajo sidaasa ma lahaan u malaynaaa
@mohamedmumin957
@mohamedmumin957 2 года назад
Nairobi xoga waa laga yara fiicnaa lkiin waliga rajadada ha fiicnaato
@tiktokshactiro3192
@tiktokshactiro3192 Год назад
Mida kle passaport la aan ma sameen karaa hdee haa thanayna sidee loo smeya sxb please jwb
@iltirehchannel6002
@iltirehchannel6002 Год назад
sxp hadii uu jiro qof family gaga ka tirsan oo leh passport wad ku samaysan karta hadhaw dhibato kuma kenayso
@zuhaipwayeel
@zuhaipwayeel 2 года назад
Wll cabdal waxan ahay dadka ku xidhan you tube kaga wll waxad iga jawabta hadan ku gu laysto dve lottery 2024ka oon wali shahadadii dugsiga sare qadan marka aan shahadada dugsiga sare an qato baroseeskayga ma bilaaban kara
@maxamedsaalax1729
@maxamedsaalax1729 2 года назад
Wll ani waa rabaa inaa xareysto lottery ka qaabka looxareysanaa noo so geli tnx 🙏🙏
@jiyamohamoha6874
@jiyamohamoha6874 2 года назад
Yuotuberka gudaha ugal kadip ayaad arkeysa qaabka u usharxey ok💯🙏👍✌️
@nasroxasan9112
@nasroxasan9112 Год назад
Aaad muuhdsan tahay wlkay qli
@souhaibmoumin9092
@souhaibmoumin9092 2 года назад
Interview-ga side lo bux buxiya wllkay cabdullahi video kaso same from djibouti
@cabapoi9170
@cabapoi9170 Год назад
I.n markan helo dv lottery alle nasiibkeega Iga dhigo wxan jeclaan lahaa interview in oo aan ku maro Djibouti 🇩🇯♥
@caliwaxarchannel3554
@caliwaxarchannel3554 Год назад
KASOO HADAL PROCESSKA UU MARAAYO MEDICAL CHECK UPKA MARKUU QOFKA MARAYO SIDA OO KALE CUDURRADA LAGA BAARAYO OO LAGU REJECT GAREYN KARO OO SAMEYN KU YEELAN KARTO HELIDDA VISAHA LOTTERY IN LOO OGALAN WAAYO.
@maxamedbootaanaxmed2147
@maxamedbootaanaxmed2147 Год назад
mudane maxaa looga bahanyahay waraada dhalashoada hadij aan heysto pasprt maraka anna xareysa tagi dsw60
@tiktokshactiro3192
@tiktokshactiro3192 Год назад
Sxb mahadsanid wxaa ku waydiinaa hada marka ugu dhow ee la furi doono ama uu bilaaban doono dvlotery bro isoo jawab
@drmaryama1757
@drmaryama1757 Год назад
October ayuu bilaabanaa
@yuuzufabdulahiali9198
@yuuzufabdulahiali9198 2 года назад
Sxb sualo inaa ku waydiiyo ubaahna please jaaniz aan 20 daqiqo kula hadlo ma isiin kartaa adiko mhdsn waxn ka codsnaaya hadi fariintyda inaa iso jawbto abdala please and please
@hananwadaniofficial1287
@hananwadaniofficial1287 2 года назад
Wll suall sanadkan paasboor la aan mala xareen San Kara oo hadii iso baxo dv lotariga kadib baasbor mala soo bixi Kara jwb?
@biyodahab4522
@biyodahab4522 2 года назад
Maya u must have a passport
@y.t1819
@y.t1819 2 года назад
Abayo sanadkan bilaa passport lagadhigay marka eykudhahan walagu dortay eyey passport lagarabaa marka kuwii gulestay alle hanagadhigo🤲
@fatahali5634
@fatahali5634 Год назад
Ninyahow number kaaga noo soo qor what's ubka sxb ?????
@Ladifa39
@Ladifa39 Год назад
Passport loo ma baahna ayan maqlay ma run baa
@sergioibrota6460
@sergioibrota6460 2 года назад
Wll wn guleystay lkin host ban wayay 🤦
@bashiirmahamed4851
@bashiirmahamed4851 2 года назад
Sanadka maxa ka leedahay xog noga sii sandkan bisha octobar
@hanamominaden
@hanamominaden Год назад
Kkkkkk
@fatuushchannel9218
@fatuushchannel9218 2 года назад
Passport Maalagu xaraynaa
@y.t1819
@y.t1819 2 года назад
Marka hore bilaa bassbort waad xaresan kartaa marki logudorto ayey bassbort lagaweydinAA sanadkan
@Imraan53
@Imraan53 2 года назад
Lottery 2023 videos kaso samey sxb ado mahadsan
@raxmasaleebaan2015
@raxmasaleebaan2015 Год назад
Xagee laga eega markuu soo baxo
@caawomahamed284
@caawomahamed284 2 года назад
Naso aqbal
@amalmuxumad3678
@amalmuxumad3678 2 года назад
See lobuxiyaa
@hanaanwanagsidahoyaded2942
@hanaanwanagsidahoyaded2942 Год назад
Qofkan engilish aqon sidu ubuxinaa warqada
@hanimohamud1950
@hanimohamud1950 Год назад
visa politin qaabka loo firiyoh oo loo ogadoh intervew day pls nala wadaag qaabka oo vedio ah
@souhaibahmed8608
@souhaibahmed8608 Год назад
War sxp amba wan kula qabaa jawaataa halkee laga firinayaa interview
@mariamabdallah1462
@mariamabdallah1462 2 года назад
Passport la aan mala xareesan karaa lottery ga
@allahismylife1206
@allahismylife1206 2 года назад
Zanadkan haaa
@nasrosuleimanyarow6714
@nasrosuleimanyarow6714 2 года назад
2nl baa la biloway in la so diro bro Ilahy hano fududeyo
@khadarcaaficali
@khadarcaaficali Год назад
Amiin amiin
@cabdullaahiabshir3710
@cabdullaahiabshir3710 2 года назад
Asc Abdalla sxb wxaad ii sheegtaa, police certificate ma waxaa laga rabaa tan dalkay somaliya kaliya mise dalka aan iminaya oo aan interview aan ku marayo?
@Unique_girl77
@Unique_girl77 2 года назад
Dalka aad ka imanayso ayaa laga rabaa wayo dalkan aad imnayso waxad joogtaba wa in yar so waxa laga raaba tariikhadada oo dhan waxd danbi so gashay Mad ku guulaysatay aboowe?!
@cabdullaahiabshir3710
@cabdullaahiabshir3710 2 года назад
Thks haa
@maxamudkhadar446
@maxamudkhadar446 2 года назад
Wll abdalla muhya dv kwrn 2022 aan helney ilaa imika Ds60 wali buuxin wakhati ayaa leehay wuu dhacaa miyaaa wll wali ma buuxin
@MohavicOfficial
@MohavicOfficial 2 года назад
Sxb chance ka uu ilhy kusiiyay Maa Ka Faaidaysatid 🤗
@maxamudkhadar446
@maxamudkhadar446 2 года назад
Zxp waan habsaamey lkn hada maana ka gaadhi karin
@xafsoquen8278
@xafsoquen8278 2 года назад
Fursada halmar aala helaa wlah kafaaidayso
@xanjoofficial5646
@xanjoofficial5646 2 года назад
Wlhi zxpow ani xita mabuxin wayo shadadi dugsiga sare igamaqan wasaradina wey xiranty mashaqeneyso mxa sameya azxpey😭
@allahismylife1206
@allahismylife1206 2 года назад
@@xanjoofficial5646 izheeg lambarkaga ina kula zo xidhiidho rabaa
@ibrahiimdhakat731
@ibrahiimdhakat731 Год назад
1 xaba kama fahmin waxaa daldaleysay😂
@hanamominaden
@hanamominaden Год назад
🤣😂😏🤣😂 kkkkk
@maslaxyare766
@maslaxyare766 2 года назад
Shp sanadkan passport la’aan mala xaraysan kra Dv lottery 2024
@NADIA-q6o
@NADIA-q6o 2 года назад
2023 dheh cos hadii October 2022 xareesati may 2023 waaye mahoo
@y.t1819
@y.t1819 2 года назад
Haa waad xaresan kartaa lkn marka aad dadka ladorto noqoto passport wajib ah
@fathisamojecel584
@fathisamojecel584 2 года назад
Aboweh hadan single ku xaraystay hadhowna an ku gulaysato anigoo married noqdo maku buxin kara. Maxase xala 🙄
@mohamedmumin957
@mohamedmumin957 2 года назад
Go’aankada hori waxba haka badalin please
@devidfarah5253
@devidfarah5253 2 года назад
@ abdall muhya zxp su'aal ayaan wataa Tusaale dv lottery markii aan xareysanayey wxn sheegtay in aan xeysto shahaado ila 12 ogow shahadaas gacan kuma hayo hadii aan xeystone dhiibco zaciid u yeran waan kenay amba wanba ku dhacay marka Ds260 aan sameynayo ma ku badali kara kiibrad shaqo 2sano ah mahad sanid
@khalidoukolabaily4551
@khalidoukolabaily4551 2 года назад
Haa mar waliba xogtaada waa badeli kartaa email aa u diree formka ii so fur aa dhahee
Далее
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 1,2 млн
The Colleges With The Highest Return On Investment
4:31
Sidaan Ubuuxso Formka DS-260!!!
1:02:32
Просмотров 84 тыс.
Update Arinta Safaradaa Kenya iyo ..........
8:06
Просмотров 11 тыс.
Waa maxay DS 260 ga DV lottery
8:42
Просмотров 17 тыс.