Тёмный

FARIIN KUSOCOTO GABADHAN AISHA AH IYO NINKEEDA 

NARUURO CHANNEL
Подписаться 128 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 Год назад
Gabadhan way fududahay aad iyo aad waxna maqsrsan karto ninka sidee bey ugu dhihi kartaa namanka somaliyed sidaan ma ahan dhibkii ay soomartay inay qibrad ka hesho bey ahayd dad bey kunooshahay
@rukiagedi5016
@rukiagedi5016 Год назад
Mashaalah good advice
@ayanelmi9840
@ayanelmi9840 Год назад
Naagtan tarabiyada qoska iyo guur ka aqlaadiisa ma taqaano Waanba ku wareeray qoftaan maryaney waano abuuris baa ka horeysay
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Год назад
Masha Allah tabaraka Allah waa talon fiican Maryaney wllo ❤❤❤
@meyranomar140
@meyranomar140 Год назад
Subhanallah Nin la islaamiyey si uu kuu guursado. Kuma dhali karo
@the_asfaahss7121
@the_asfaahss7121 Год назад
Maryamo idinka maxaa idiin qarsooon kkk
@Rip_joyboy5
@Rip_joyboy5 Год назад
Mashallah maryam iyo sacdiyo hadan rabo inan ka sameeyo dhaqaalo oo aan ka midnoqdo company ga maxan ku ogaankaraa waxtarkeeda
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 Год назад
Your so right sister
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Год назад
Subxanallah allahu akbar
@meyranomar140
@meyranomar140 Год назад
Adiga ayaan guursan Nin Diinta Islamka si fiican u yaqaan
@hawakiin6929
@hawakiin6929 Год назад
Guurka sidiisaba waa calaf ka yimaada xag Allah ha guursan ama guurso cid la dhihi karo malaha gabadhan walasheen qadartii Allah bay ku guursatay soomaali walaa agnabi cidna gacanta kuma hayso qaladna ma ayna ku samayn guurka laakiin ka hadalka familkaa qalada Allah u booga dhayo mayqan aragnaa aabayaal soomaali oo xaskooda budka la dulmaraya xaqa Allah tuso
@Cibado99
@Cibado99 Год назад
Mansha Allah taas wey ku guuleysatey awooda Alle darteed lkn waa inay warka ku saabsan familigeeda oo dhan iyo ehelkiisa
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Год назад
Waa Sax xabiibti 👍❤️❤️
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago Год назад
True 💯👍👍💕
@apolinebaile
@apolinebaile Год назад
English too please
@deeqoalishire7744
@deeqoalishire7744 Год назад
Wax kasta oo ay tahayba wa gabar somaliyed haku digan sister
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Год назад
You are upsalutly right
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 Год назад
Gabadhaas wixii ku dhacy waa ku dhacen Waxaa la rabey intuusan firinku imaan in aad advice ka siiso
@abdimalikcadde3826
@abdimalikcadde3826 Год назад
❤❤❤❤❤❤
@abdifarah2185
@abdifarah2185 Год назад
Walsl.anaa.rabee.karemka.isoodir
@BosteeyaXussenAli-sf8uo
@BosteeyaXussenAli-sf8uo Год назад
Waa caadi gabadhaa ma waxaa u leedahy dhibka ha sheegin
@Suleeqoa
@Suleeqoa Год назад
Asc abaayo maryan xage kala so xirira wan ku bah na
@abdosannuri736
@abdosannuri736 Год назад
Asc ayada maausheegtit maxaa dadka ugu sheegaysaa ayada kaligeed waani
@sanuba8920
@sanuba8920 Год назад
Maryane lacagteyda isi walaley wa gabarti Jarmalka jogtay oo 2 sano ka hor dhar kaso dalbatay dharne kama helin lacagti iman siini wa 190$
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Год назад
🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@SaynabMawliid-dy7be
@SaynabMawliid-dy7be Год назад
Kkkk saana ma hadey soo baxdey in lacago beena la isweydiyo
@sanuba8920
@sanuba8920 Год назад
@@SaynabMawliid-dy7be been maahin oo illahaa igu og walahi marke hijaabda xayesin jirtay ayaa uso dirsaday 190$ bil marka sugay e waxba isodirin aa ku dhaha lacagtayda iso ceeli waxe ii dhaday waku baloga
@SaynabMawliid-dy7be
@SaynabMawliid-dy7be Год назад
@@sanuba8920 Gabar wangsan ey u egthay bee
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 Год назад
🤔🤔🤔🤔
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰👍👍👍
@aslimohamed8947
@aslimohamed8947 Год назад
Nin gaal naag uma soo muslimo karo ilaa Allaah Xitaa Rasuulka csw looma muslimo karo Naag qofkii u muslimo berina markey kala tagaan gaal nimo ayuu ku laabanayaa ee Naag muslin ah gaal u soo muslimey waa xaaraan iney guursato Caruurtey dhashana waa Xaaraan Allaah ayaa yiri ani mooyee qofkale looma muslimo karo Qaladka joogiya
@hmhayatio9877
@hmhayatio9877 Год назад
Waa run walahi inan ushego an kudaho afaraha fimilkaga kadaf social media yaha isku daye lakin kof wax fahmeyso ma ilaeko 🙄
@NusayboAbdi-in5ks
@NusayboAbdi-in5ks Год назад
Waykhaldantahay ninkaan waa nin uwanaagsan
@abdimalikcadde3826
@abdimalikcadde3826 Год назад
Asc ❤❤❤❤❤eeeee
@Aisha-xj9sj
@Aisha-xj9sj Год назад
Shaqadaa miyaa
@mucadyare7964
@mucadyare7964 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Muhiim181
@Muhiim181 Год назад
Maryaney kaamarada way isku ilaalinaysa 😂😂
@ayanabdullahi333
@ayanabdullahi333 Год назад
Mxaa kagalaye adii don yeyo
@alamalam-ib7iz
@alamalam-ib7iz Год назад
Maryan wamhdsanthy haladaa in adkhdasho
@xaliimomoosakhan3741
@xaliimomoosakhan3741 Год назад
🌹🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🥀🥀🥀😍😍😍😍🥀🥀M.ayyyyyy
@anabyoung1498
@anabyoung1498 Год назад
Haku jeesjeesin guur dhanaa waxuu yahy godmadow gacanta gali uducey uun waa walaasha
@fadumo-rj1de
@fadumo-rj1de Год назад
Wlo waa run qofkii caqli leh baa sidaa u fahamsan
@NusayboAbdi-in5ks
@NusayboAbdi-in5ks Год назад
Xaqiiq
@meguelv-p
@meguelv-p Год назад
Nin iyo guur kiisu shisheeye iyo sokeeye makala laha waa kii allah kuu hagaajiyo iyo sida aad isu fahantaan .kumanaan gabdhood oo somali ehel dhow u ah guursadey oo eeday kana shalaayey guurkaas baa jira Rumanian shisheye guursadey oo ku nijaxay baa jira.
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 Год назад
Hahaha istqfrlah 😂😂😂😂😂 adkaatay
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Год назад
Kkkkkkkkkkkk
@luulabdi4174
@luulabdi4174 Год назад
Asho Waa naaka niin Somali soo waalaye
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 Год назад
Goog advice
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Год назад
Gabadhaan views in ay badsato ayay doonaysaa.Waxaas ay sameeynayso dhamaan waa drama. waxay ogaatay inay Soomaalida war iyo buuq jecel yihiin ninkeedu waa nin degan oo xishood badan
@Haniahmed573
@Haniahmed573 Год назад
Haa qaali adaa arkay
@MahaAbukar
@MahaAbukar Год назад
Taaseey u badantahay
@ihtiramihtiram1422
@ihtiramihtiram1422 Год назад
Reer dhisan maba arki karto aisha
@bilanadan4276
@bilanadan4276 Год назад
Waa runteed waku raacsanahay 🤣🤣🤣ka leexda gabadha
@tasnimabdi5994
@tasnimabdi5994 Год назад
Gabadhas waan dawaday. Waa labo mid inay views raadis tahay ama inay waalantahay mid waaye. Waayo hadaladeeda aya isduqeynayo. Warkeeda dhan waa been+been.
@Haniahmed573
@Haniahmed573 Год назад
Haa waa view raadis
@MahaAbukar
@MahaAbukar Год назад
Wallaahi aniga xataa gabadhaas waaka shakiyey. Hadey nin somali saa ujeceshahay mexey ninkeed kowaad iska furtay? Oo markey ajnabi gursatana nin somali aakaa fiican udheheesaa
@tasnimabdi5994
@tasnimabdi5994 Год назад
@@MahaAbukar waxeeda dhan waa views raadis iyo is caanbixin kaliya.
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Год назад
Kkkkkkkk
@ayanelmi9840
@ayanelmi9840 Год назад
Allow nin Somali ha I wayn jecel buu jilaa nin ajaanibi ah ha i dayso hhhhhhhhh
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Год назад
Casha wa naag walaan waye
@ihtiramihtiram1422
@ihtiramihtiram1422 Год назад
Naa naatan ilaa iyo kakuma waalneeyd o familada ka dhexshaqeeyn jirtay
@mariamedia2460
@mariamedia2460 Год назад
Ma taqanay
@ihtiramihtiram1422
@ihtiramihtiram1422 Год назад
@@mariamedia2460 haah
@aminaisakabdi3997
@aminaisakabdi3997 Год назад
Gabar yar oo sodon jir ah waaye maxaa ku watay family isku dirkooda abaayo
@anti-hiphop1933
@anti-hiphop1933 9 месяцев назад
Gaal oo Sida qaniisiinta degaha durtay bay ku faanaysaa
@budeeyamacalin4213
@budeeyamacalin4213 Год назад
Qofka waxba lagama qoro wiudilaayas aaqirka
@nafisaahmed8560
@nafisaahmed8560 Год назад
Wayba soo muslimisaye maxay u haysan waysay teeda kalana waa qalad familkiisa inay ku xadgudubto mafiicno xataa mafiicno inay ninkeeda xataa wax ka sheegto isagoo ka maqan waa fool xumo
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 Год назад
.naa.doqn.yahay.kaleexo.gabadha.maxaa.adiga.kaagalay.midaada.xali.gabadha.yar.kahar
Далее
CINEMA NIGHT  / WAQTI QURUX BADAN ❤️
18:10
Просмотров 75 тыс.
ALXDULILAAH ugu dambeyn gurigeyga tagay🥰🥰🥰
19:05
DIY rocking horse for your kid #diy #parenting
00:57
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
🎙СТРИМ на 4 МИЛЛИОНА🍋
3:12:45
Просмотров 1,3 млн
Воскресный утренний стрим!
1:00:16
Somaliga Geella ku dhaqday Sudan
20:06
Просмотров 342 тыс.
Daahirinta Nafta Ustaada || Sahra Sh Yusuf
21:17
Просмотров 35 тыс.
SHAY OO LIBAX GACANTA KAQANINEEY😢😢😢
19:16
Просмотров 22 тыс.
DIY rocking horse for your kid #diy #parenting
00:57