Тёмный

Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo gacan isku saaray Garoowe 

Shiine Culay
Подписаться 571 тыс.
Просмотров 42 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 395   
@abdiqanisheikhadam
@abdiqanisheikhadam 5 лет назад
Odayga shiine ah Mucaaradku ku biiray mayaa Allaw alle
@Somfox1
@Somfox1 5 лет назад
Soomaaliyey taariikhda dib u raac ..waxa la yaaba sida jabhadihii qabiil iyo qudhun ku dhisnaa cadowga u shaqaynayey dalka u burburiyeen .. bal u fiirso , waxan lahayn Somali airline ..diyaarado u goosha dunida dhan , maraakiib , warshado soo sara wax kasta oo dalku u baahan yahay .. maantana xataa daqiiqda iyo sonkortu dibada bay inooga timaad .. Walee Somali wixii ay iska dumisay dib ha u dhisto ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Eb0a31U_m-o.html
@abdalleahmed
@abdalleahmed 5 лет назад
Markaad mucaarad noqoto waa iska sidaas allow alle Farmaajo alle hadhowro
@habibaali9801
@habibaali9801 5 лет назад
My brother is Ramadan time subhanallah don't come enemy four da president
@ibarahimbille4493
@ibarahimbille4493 5 лет назад
hdaa islaaam tahay like wll 💕💕
@abdiqanisheikhadam
@abdiqanisheikhadam 5 лет назад
Ma wixi lashegaya wax kajiran shiine Waxa laguugu dacayadayn jiray inad lacag ka qaadid fadaralka Marka laga goostna aad mucaradka ku biiraysid Ma sidiibay noqotay
@shamlandhaqane9836
@shamlandhaqane9836 5 лет назад
Shine waxad u eegtahay nin wax jeebka lo galiye sxb xishoow dowlda kalexo lalush qata noqotay wey ku dhamatay eber
@hggjhhivv2742
@hggjhhivv2742 5 лет назад
RUNTUU SHEEGAY MALAQARIYAA WIXII XAQIIQ AH AYADOO MAALIN RAMADAAN TAHAY SHIINOW RUNTA ILAAH BAA KUGU JECEL ILAAHOIW WIXII MUNAAFUQ AH KA SHIF OO UMADA KA QABO AAMIIN
@salmaanmahamed5109
@salmaanmahamed5109 5 лет назад
Nacalaa Shaydaan ku Yaal Ninkii Harti Ah Ee Ugu Horeeyay Ee live kan daawaday baan ahay Ee Like Halaay Saaro 😂✋
@mohamedabdullahi9468
@mohamedabdullahi9468 5 лет назад
War ma imaankaagi baad lacag siisatay Adeer Dawwashadadi wan jooojiyay
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 5 лет назад
mohamed Abdullahi waa beenloow
@Warsame1
@Warsame1 5 лет назад
رمضان كريم أخواني في الله
@saidasad4322
@saidasad4322 5 лет назад
War waxaan doqonkaa horta waan waan layaaabay niyow war orod gabdhahaaaga korso niyow
@saadaqrunsheeg3622
@saadaqrunsheeg3622 5 лет назад
War heedhe ka yaaca beentiisa Yuusan ramadaanka naga naaqusin SHIINE SHAYDAAN ILAAH BAANU KAA GALNAY
@libancaaqil6706
@libancaaqil6706 5 лет назад
Shiina culey qof somalininada ku weyntahay ayan ku maleyn jiray lkn wad isku xaartay hadeyba halka wax kaa marayaan shirka ha soo dhamaado markaa ayee dadku ku oganayaa inaatahay shilin raaaaac bes oo waxaa kasta oo aad isledahay views ayaa ku helysaa soo sheegayaa
@abdinaasirmohamed7272
@abdinaasirmohamed7272 5 лет назад
Waa inanyar oo waxgarad ah viva shiine
@amiinabdi9276
@amiinabdi9276 5 лет назад
Shiinow waad fashilantay jooji qabyaalada qaawan ee aad ula soo baxday MUDANE MD FARMAAJO GUUL NABAD IYO NOLOL
@naleya6550
@naleya6550 5 лет назад
Shiine waa isbadeshey wacadel nacalaa sheydaan ku yaalo mucaarkii ayaaba ku biirtey
@sahracadeey5849
@sahracadeey5849 5 лет назад
Shiine waa Ramadaan ogoow Soonkaada ilaalso Soomaali marabaan. Dowlad iyo iney aduunka la tartamaan
@mohamoudabdirahmanyusuf3278
@mohamoudabdirahmanyusuf3278 5 лет назад
War shiinow ma beentaada aa share ka reenaa war naga yaree beenta cid gacan isla tagtay ma jirtay
@mohamedkafi9001
@mohamedkafi9001 5 лет назад
Sxp shacabka ha isku dirin macamiishana ha iska xumayn sidan xal kuma aha sxp magacag kor
@tacticalbrotherz9061
@tacticalbrotherz9061 5 лет назад
Farmaajo kaamarada wa fiirin layahay
@abdinaasirmohamed7272
@abdinaasirmohamed7272 5 лет назад
Asc masha allaah waxaa mudan marwalba in sidab xaqa logahadlo
@ayatollahcalisomali3832
@ayatollahcalisomali3832 5 лет назад
Mareexaan madax Wayne kuma fiicno qabiil yar oo daga degmada caabud waaq malahan arakti fog Daroodka kale madax Wayne haloo doorto Sida Ogaadeen Ama majeerteen ka
@ahmedmire5828
@ahmedmire5828 5 лет назад
Wargalin naga xishod waa bil ramadan
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 5 лет назад
War yaa rabi oo xageebay wax u wadaan
@omarabdullahi409
@omarabdullahi409 5 лет назад
Hhhhh mareexaan waa dad isir kooda aan fiicneen
@ambarali3719
@ambarali3719 5 лет назад
@@omarabdullahi409 What?
@omarabdullahi409
@omarabdullahi409 5 лет назад
@@ambarali3719 Waxaan sheegay waan sheegay so ishii buktay kubikaacso
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 5 лет назад
Shine waa daahir callow #2
@marianabdulahi6633
@marianabdulahi6633 5 лет назад
waryaa shiine nodaa madaxweynehena Allaha Alle mayahay Odashan wada dhutinaya ilahey mayaqanan cadaw iyo shisheye ayey ushaqeyan ee fariino iskuqabo
@nailsissak3207
@nailsissak3207 5 лет назад
Shiine walee in aad dactahay mashallah runtaad sheegtay
@ciyaaltiktok2689
@ciyaaltiktok2689 5 лет назад
Waryaa shine culay madaxwaynaha afka kalabax Malaha caadibaan jirine
@pakarmoha1484
@pakarmoha1484 5 лет назад
Ramadan krim like sar qofki soman
@fahadabib1471
@fahadabib1471 5 лет назад
Dhibka waxa ku haya farmajo maamool goboleed yada guul farmajo
@habibaali9801
@habibaali9801 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkk you are too faced chameleon the box of the gift change you a lot unbelievable
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 5 лет назад
Loool, indeed he is
@habibaali9801
@habibaali9801 5 лет назад
@@soomalimidnimowadajir5688 thank you so much
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 5 лет назад
@@habibaali9801 You're Welcome dear I love your Comment wlhi!
@habibaali9801
@habibaali9801 5 лет назад
@@soomalimidnimowadajir5688 thank you understanding me🇸👆👈💙👈🙏✊✊
@heesosomalicusubchannel9263
@heesosomalicusubchannel9263 5 лет назад
Shiinow waxa kadanbeeya mucaaradnimadada Daahir calasow iyo mucaaradki dowlada necba allaah kabaq
@adiljakatooreahmed3396
@adiljakatooreahmed3396 5 лет назад
Shine lacagtii Nairobi miyaa soo gaartey tallow kkkkkkkk
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 5 лет назад
Aragtidaa kkkkkkkk
@adiljakatooreahmed3396
@adiljakatooreahmed3396 5 лет назад
@@soomalimidnimowadajir5688 Somali people are all cheap people, money is everything for them
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 5 лет назад
@@adiljakatooreahmed3396 lool I Swear i agree with you with that!! I don't know why thou!
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 5 лет назад
Ahmed madoobe ewelba argagixiso ayuu ahaa. Somali kalitalis marabto dameer madoobe iyo Kenya 🇰🇪 waqtigoodi wuudhamaaday.
@horiyo2491
@horiyo2491 5 лет назад
Shiine puntland baa waxoogaa u soo dirtay si uu madaxweynaha u propagandeeyo
@marianabdulahi6633
@marianabdulahi6633 5 лет назад
madaxweynehena Maxamed Cabdullahi Farmajo Ilahaw barakey garabkisa Allaha galo cadawgisa hajabo waa madaxweyne daacada oo naxariis badan mashallah somalay halaga faideysto ragaan Farmajo iyo Kheyre ilaheyba inodoray haisraacdo Somalia guul iyo barwaaqo
@mursihaibe9302
@mursihaibe9302 5 лет назад
Niyow horta wrkga xage kaso xiga taah yaab🤪
@halelaonshe3354
@halelaonshe3354 5 лет назад
Haday shiraan madhibaa jooji beenta iyo balaaya sheega ilaahay idankiis way is fahmayaan carabkiina wax qayle bara maalin kaste wax xun ha sheeginee
@Somfox1
@Somfox1 5 лет назад
SU AAL KU SOCOTA SOOMALI HORUMARKII Somali 30 sano ka hor warshadihii , isku duubnidii , farxadii .. iyo maanta .. taariikhda dib u raac oo wax ka baro Somaliyey waxa kale oo cajiib ahaa in somali 1972 qortay afsomaliga .. iyada oo 2 sano ka dib 1974 la bilaabay ololihii reer miyiga ee dadkeena lagu barayey wax qorista .. bal daawo markii somali isku duubnayd farxada iyo horumarka .. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-zQ7dwd-bVyI.html
@pabloyare4248
@pabloyare4248 5 лет назад
Ar shiinow naga maadan xishoon Xitaa ramadaanki baanu kaa fakan la'nahay Ma A.madoobe baa farmaajo iska dhicin kara Nabad iyo nolol
@pabloyare4248
@pabloyare4248 5 лет назад
@taageera yaasha iidaadi war naga tag subcribe taada ma naqaanee Meel walba tuugsi baad la taagan tihiin
@aminamaxamuud4333
@aminamaxamuud4333 5 лет назад
Ilahay somalida wanag iyo khayr haka irsaqo jedka toosanna ilahay hatuso
@dekahashi5308
@dekahashi5308 5 лет назад
Qurbajoogta madax yaan wadanka loogadhigin caafimaad koda mawanaagsana
@tuutecalasdacasbeen9974
@tuutecalasdacasbeen9974 5 лет назад
Farmajo beerka halagu dhufto plz
@sahruja5777
@sahruja5777 5 лет назад
Qurba joogto wadanka halagaqabto waadad uyimid boorso buuxis.
@fatumakerie132
@fatumakerie132 5 лет назад
Farmaajo kafuq hakudileey naga tag sonkaagana wax kama jiraan denbiile waa in intar bool
@mahamedgodane4278
@mahamedgodane4278 5 лет назад
shiinoow waa kasoodartay adaa lagugu qasaaray Naga aamu
@samiramohamed4346
@samiramohamed4346 5 лет назад
Umada kaa daa beenta oo alle kaa cabso waa bil barkaysan wll
@MohamedIbrahim-lf6jg
@MohamedIbrahim-lf6jg 5 лет назад
Kani nin waalalan umada soonaka haa kahaleynin Adina Shilimadka haaa iskahalenin
@sahraomar6872
@sahraomar6872 5 лет назад
Oday ba tihid maanta dhunac baad u janjeerta odayasha iyaga ha xishodaan
@yonisyare2015
@yonisyare2015 5 лет назад
ilaahay khayr ha kadhigo shirka
@omarabdullahi409
@omarabdullahi409 5 лет назад
Viva abdirahaman abdi shakuur viva hassan shiiq viva Ahmed madoobe
@whatamancandoeverymancando1023
Shiine culay waa nin hadal badan oo hanfade ah oo aan Waxba hubsan,maalmahan Waxa farmaajo kugu dhejay Soo caddee,war jiraaba cak- aaruu iman,laakiin waxaa la Wada raadinayaa waxaa aad Hal 360• degree u wareegtay Ilaah baa og,laakiin hunguri Kama madhna,ma qarsatid Oo kaftan baad ka dhigtaa Laakiin waa kaa run,hidde Baadna u lahayd,awowgaa Hunguri aawdii awrka cirka Oo sawir ah buu raar isu soo Saarsaaray,oo qabiil dhan ku Dhammaaday!! Su’aashu waa Immisa bay xaaf iyo mucaarad Kugu shubteen soo caddee??
@omarbashir1397
@omarbashir1397 5 лет назад
Inti Manta Ramadanka Uu Ka Adkaday Like Ii Sara 😂😂😂
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 5 лет назад
🤔🤔🤔waligeed heshiin mayaan nimankaan calooshoda u shaqeestayaasha ah
@mucaawiyahabuuyacquub621
@mucaawiyahabuuyacquub621 5 лет назад
Laguma khasaarin insha allaah guul ayaa laga gaarin insha allaah
@abdirahimosman8144
@abdirahimosman8144 5 лет назад
40-Jir la kulmay Curadkiisa o 118-jir ah Sidey ku dhacday 🤔 bal soo daawo👇 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-iv1bIjcX6SM.html
@MohamedIbrahim-lf6jg
@MohamedIbrahim-lf6jg 5 лет назад
Shiine sheytankushekijiray haduu noqday
@adoontiialle7922
@adoontiialle7922 5 лет назад
Maanta ma fadlan ku shubo ayaa noqotay. Waa laysmari wasyey iyo waa lafashilay ayas isbarbarwatas.
@aaryaretube
@aaryaretube 5 лет назад
Rdam kariim
@sahradahir5579
@sahradahir5579 5 лет назад
You are right, the government must take responsibility, it is circle that no one understands, god bless somalia
@mohance7635
@mohance7635 5 лет назад
Waxan layaaba taageraha farmaajo sidisa oo kale ay maskax yaro yihiin 😂😂waa is kacaytamayan mise dhikarbey qaban war adeer ninku wuxu qaldo walashegaa ma ahan qof an qaldammin maqldame waa alle marka cadi iska dhiga
@sahrafarax1235
@sahrafarax1235 5 лет назад
Shine imaradkii miya ku soo dhaweyay warkada walla fahmi LA yahay Nora looyiri Kik mucarad noqdo intu shisheye aado ayuu xagaa kazoo caytama yaqey cadi iska dhig dowlada aan LA shaqeyno iyo dalkena an u hilino nacala sheydan ku yal
@fartuunaa3258
@fartuunaa3258 5 лет назад
Axmed madoobe Kenya iyo imaaraadka ayaa hoosta ka wadato inuu meeshaas u fadhiyeeyna rabaan oo uu danahooda u fuliyo isaga iyo xaaf iyo dani waa dad gacmo shisheeye eeyku shaqeeystaan taasna waa cadahay kenya iyo imaaraadka ayaa maanta loo badalay Ethiopia yadii hore
@abdiaziizmahamuud8864
@abdiaziizmahamuud8864 5 лет назад
War ha rumaysanina kan anaa beentiisa aqaan waxaan ku bartay doorashadiii putland
@mustaphaaar9734
@mustaphaaar9734 5 лет назад
Wrya shiine maantaan kalsoonidii kaala noqday mnta wxd lasafaty Siyaasiyiinta Caraysan 😈
@fahmonuur9309
@fahmonuur9309 5 лет назад
Mustapha Aar aniga danbe ma faaloow gareynayo
@mustaphaaar9734
@mustaphaaar9734 5 лет назад
@@fahmonuur9309 Mhd wlzhy
@chugrijama7139
@chugrijama7139 5 лет назад
Madaxweeynaheena Madhalan Ninkii Feedhi Lahaa Laakiin Axmed Madoobe Waa Jaahil Cilmi Iyo Caqli Ayaa Lagu Feedhayaa Oo Feedhka Kala Xanuun Badan. Iyo Inta Dowladeena Ku Kacsan Maskaxiyan Ayaaba Allah Idiin Feedhayaa Gebigiina Xaqa iyo baadilka kala Wanaagsan.
@libaaxamagaalada8056
@libaaxamagaalada8056 5 лет назад
Like isara xaasid nimada iska daaayaa wa ramadaane
@abwansuugaamichannel7239
@abwansuugaamichannel7239 5 лет назад
Somali xalkeeda ayaa is jiid jiid ah ee mantay farmaajo Uma horeeyo sxb
@anwarrooble7419
@anwarrooble7419 5 лет назад
Shiine haduu xaqiiqada ogaaday
@mohamedabdikadiromar8559
@mohamedabdikadiromar8559 5 лет назад
shiine culay wll suaal axmed madoobe ma jiis baa muuqaalka aad soo galisay wuuu dhutinayaa bal fiiri.... wll hadaad ila aragtay arintaas like sare
@samiramohamed4346
@samiramohamed4346 5 лет назад
😂🤣
@farahali3865
@farahali3865 5 лет назад
Farmaajo iyo kheyre waa fashilmeen ha is casilaan
@mohakabyar7566
@mohakabyar7566 5 лет назад
S culay labadan maliin malacagtii baalaga jartay
@zakariyeofficial5249
@zakariyeofficial5249 5 лет назад
Shiine Pro Adu warsanGaLi pad TahaY siyaasadna wxba ka garan maysideh farmaaja lagu daba dhigayeh madaxawayne farmajo cid no dhanTaa ma jirTo nio 5 cisho wca hawsha lagu jira sidi laysku afgaran aha ayu ku jir farmajo marka shiine hadaL runta ka sheeg Nio anuh wn ku fahansanaahY lacag paa lagu siYaa heheeh ama deni Ka qaDo ama galmudug ama jupaland warku waa cadYhaY mucaarad Number 1😂
@chugrijama7139
@chugrijama7139 5 лет назад
Farmaajo And Kheyre Allaah Subxaanahu Wataacaalaa Ayaa Wadankeena U Soo Diray Allaah Naga Soo Gaadhay Markuu Nabad Iyo Nolol Uu Inoo Soo Diray Waxaa Hubaal Ah , Nimanka Mucaaradka Ah Iyo Maamulgoboleedyada ,Labo Sano Inteey Farmaajo iyo Kheyre Joogaan Hadeey Joogi Lahaayeen GABRE Iyo MAHIIGO Anagoo Dhanba Waxaa in Kala qeybsan Lahaa ,Sadex Wadan, Emmiratka, KENYA Iyo Ithiopia.
@farxaanyare9707
@farxaanyare9707 5 лет назад
Nabad iyo nolol guul
@munaflower7809
@munaflower7809 5 лет назад
Ciino culey danleyd qarandumesa cadoqaate mid ganacsade
@abdiganialas682
@abdiganialas682 5 лет назад
Ramadaanka Rinta ayaa laga hadlayaa Horay u soco shiine Culay.
@sayidaliabdisayidsalam9731
@sayidaliabdisayidsalam9731 5 лет назад
Waw shine nice
@habibaali9801
@habibaali9801 5 лет назад
Do you think it's easy job some people arm dictator you sitting over there and you talk like that go help them go over there
@AhmedOsman-wl4uy
@AhmedOsman-wl4uy 5 лет назад
Warnihohw farmajahan xolaha ah dakan muxu Ku akhriyay tageraya miss waxa social mediaha ka tageraya wa ilkayarti xeryaha qaxotiga ka buuxday
@sureermuhammedhusen7245
@sureermuhammedhusen7245 5 лет назад
Walaal ilaahay kabaq xataa hadaad wax xunmaqasho lamasheego
@adanabdihassanomar2753
@adanabdihassanomar2753 5 лет назад
Shiine culey rageedii sxb aad baan kuu taageersanahay go head
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 лет назад
Warsangeli cidluu ku dhimanayaa weligiiba. Kkkkkk
@sareedo8184
@sareedo8184 5 лет назад
Warsangeli waa mudanka somali oo dhan waana meeshii somali kaso wada jeedo waa in la ixtiraamo
@mohamedyussuf260
@mohamedyussuf260 5 лет назад
Thank you very much you are hirro waa Naga haqabtirtay warka halkaa kawad
@farahali3865
@farahali3865 5 лет назад
Farmaajo waa lagu khasaaray madaxweene ma astaahilo ha is casilo
@c.risaaqbashka6704
@c.risaaqbashka6704 5 лет назад
Shiinow waxaada darka weysoo dhaafeen ee wax hubso hadii aadtahay dadka shilimaadka raaca waxaa la ogaanayaa shirkaa markuu dhamaado wixii kasoo baxa waxaad sheegeyso hadii ey noqowaayaan guuldare baakuu soohooyaneyso
@oubaxmahamed1470
@oubaxmahamed1470 5 лет назад
Mamantad ogaten ina faramajo haley maku hawiye ku galgalneyey geesi buu ahaa miya shaley dharertii ka qosaleysen dhoshe xaarka iska joojiya
@c.risaaqbashka6704
@c.risaaqbashka6704 5 лет назад
@@oubaxmahamed1470 eedo ilaa hada kuma fahmin hadalkaadu waa yaawis balbalaari
@horiyo2491
@horiyo2491 5 лет назад
Reer sooshal media waa igu shubo
@ibraahimdaahir7312
@ibraahimdaahir7312 5 лет назад
Farmaajo maa wixii lamoday mise wuxuu noqday. Lkn somalidu in kasta oo aay kufarxeen dorashadisii oo aay islahaayeen nin lamid ah lahelimaayo, hadana naxariista ilaahay kaqusanmaayno qalbiguna nagajabi maayo in shaa allh
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 5 лет назад
Beeeeeeeeenloooow Shiine Culay
@adeniidow3556
@adeniidow3556 5 лет назад
Hhh mariixanki iyo ogadeenki isku heestay jubalan haa eshiiyan waa masakine ragana iskudiraye barxad haleeysugu geeyo ha isdilane🤛
@maxamedabdulkadir4247
@maxamedabdulkadir4247 5 лет назад
Farmajo waa tuug weye dooni mayno
@shakiib68
@shakiib68 5 лет назад
Shiine libaax weeye soonkiisa ayuu ilaashanayaa taas ayaa keentay maalmahan inuu runta ka hadlo
@sulaimanbashe1827
@sulaimanbashe1827 5 лет назад
Somalia 🇸🇴 wax uga roon qolo walba inay gobolkeda mamulato goonina ugoosato manta ma jirto!
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 5 лет назад
Waar Somali waa saddex dhedhaar, Dhedhaar baana maqan. Dherigu wuu dheeliyayaa si fiicanns u karsami maayo. Dhedhaarka saddexaad inta laga maarmayo ama dub loo soo celinayo waa uun murtidii odhan jiratay; ‘Cudurka kaa gala fardaha haddii laga gubo dameer Dawada lama gaadhayo’ Ninkii garanayaa garanaya doqonna loo sheegi maayo.
@beerahajanada7378
@beerahajanada7378 5 лет назад
Wararka inaga hubiya wllaYAAL waxaa wacan in waxwalba lahubiyo
@Yedo25254
@Yedo25254 5 лет назад
Axmed madoobe waxay ahayd in uu feero Farmaajo ilka yar midgaanka
@haydar378
@haydar378 5 лет назад
Shiine culey lacagtii waa lagaa qadiyay
@dhulmarvlogsofficial7698
@dhulmarvlogsofficial7698 5 лет назад
War shiinow soonkaaga unax anagaa garoowe joogneee
@bushraabdi500
@bushraabdi500 5 лет назад
Waasaqajaan madoobo kismaayo xoog ku haystaa
@xamseahmed7732
@xamseahmed7732 5 лет назад
ar naga tag lacagaa lagu soo siiyay guul iyo gobonimo farmaajo and khayre I love somaliwayn
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 5 лет назад
INTA DOWLADA TAAGEERSAN SHIINE RU-vid KIISA HAKA BAXEEN ISAGAA JOOJINDOONA LACAGAHA AY SOO SIIYEEN KUWA DOWLADAHA SHISHEEYA LACAGAHA KASOO QAATAY AYAA WAX KUSOO TUURAY MARKA RAJADII UMADA AY SUGEYSAY AYUU RABAA INUU GATO HALAGA BAXO RU-vid KIISA
@sulekhmhmed8159
@sulekhmhmed8159 5 лет назад
Axmed islam xaq daro ayuu doonayaa
@jamal2official858
@jamal2official858 5 лет назад
War been badnidaa waa Ramadan ilahy ka bakh
@aminahussein5802
@aminahussein5802 5 лет назад
Farmaajo hal Ujeedo buu leeyahay in burburiyo Somalia. Ninkaan Jifidiisu 21 Sano bay Somalia maamulaysay. Maanta waa Dadka ugu liita oo aan Meel haysan . Waxay galaafteen Darood oo dartood loo laayey. Farmaajo waxuu rabaa sidii adeerkiis in uu 20 iyo ka badan haysto .siyaad Bare Allah naga qabtey . Allaha Farmaajo naga qabto.
@mandiahmed5669
@mandiahmed5669 5 лет назад
Oday soomaaliyeed ayaad thy shiine nooloow
@zainabmohamed9259
@zainabmohamed9259 5 лет назад
Mucaarad nimadan kugu soboday sida mawtul qaf laha maxay ahayd huno calm down xaladu cadibay noqonaysaaye🥛
@muhyadinmussa2046
@muhyadinmussa2046 5 лет назад
Shirkaas Khayrkiisa allaha Nasiiyo
Далее
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 55 млн
Fake Referee Whistle Moments 😅
00:38
Просмотров 8 млн
Кольцо Всевластия от Samsung
01:00
Просмотров 528 тыс.
Shiine Culay oo neef nolosha ku qabtay kuna cunay
8:03
What is Turkey's agenda in Africa?
10:51
Просмотров 172 тыс.
Axmed Madoobe oo daasad caano Nido ah isku shubay
19:07
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 55 млн