Тёмный

Farmaajo kabtiisu inooma gasho wixii uusoo qabtay cadaun buu ka reebay 

Garaadsan Media
Подписаться 40 тыс.
Просмотров 4,1 тыс.
50% 1

Farmaajo kabtiisu inooma gasho wixii uusoo qabtay cadaun buu ka reebay

Развлечения

Опубликовано:

 

6 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Месяц назад
Ma sha allah mudane madaxweyne Mohamed Abdulahi Mohamed Farmaajo xabiibu malaayiin guulayso idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK
@amina34436
@amina34436 Месяц назад
Masha Allah Allah ha xifdiyo farmaajo
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Месяц назад
Weliba lugahaa lahaystay farmaajo intaa kabadan buu qaban lahaa
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Kkkk kooxda damu jadiid waxay Ku faani karaan a dhul boob iyo musuq iyo qabyalad waxan dowladii hore Aya mesha keentay wala ogyahay
@hanad6666
@hanad6666 Месяц назад
Habibu malayin ilahey hano xiftiyoH waa geesi garap wayey intaas kapadan ayuu diyaar uhaa inu uqapto dalka lkn somali marabto dawladnimo io kala danbeyn🇸🇴❤️‍🔥❤❤
@cumarramos
@cumarramos Месяц назад
farmaajo waa nin wax bartay
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Месяц назад
😂😂😂😂😂
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 Месяц назад
Walaahi m.farmaajo caadi ma aha wax walba cadeyntiisii ayuu sii hormarsadey si ay ahna u sheegan guushiisa kuwa ja dambeeya ee xukunka ku heystey mahadsanid m.farmaajo
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Месяц назад
Madaxweyne farmaajo isaga ayaa qabtay ee Xasan Sheikh hala yimaado wax uu qabtay iyo hal abuur lagu xasuusto
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Месяц назад
Maashaa allaah xabiibul malaayiiin wuxu qabtay waxba laguma darin
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Месяц назад
Waari maysidee war hakaa garo. Kuwii qorax soo baxday sacabada ku qarin jiray baa bari sheegan doona😂
@ahmedjama6298
@ahmedjama6298 Месяц назад
Xasan shiiq ha kufaano masaakiin maydadka la soo qufey iyo suuqyada masaakiinta lagararey oo nin abgaal lagu fariisiyo iyo muqdisho anuku yaaleh iyo badii somaliya uu gatey inaalilaah wa inaa ilaahey raajicuun
@sadaamahmed7765
@sadaamahmed7765 Месяц назад
Masha allah
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od Месяц назад
Mashaallaah mashaallaah Xabiibaal Malaahiin intuqabtey afarti sano oo Xasan kadaba qayliinaye labatan sano kumaqaban karaan damuljadid ama Xasan Xaraash😅
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Месяц назад
Maasha allaah madaxweyne farmaajo illaahey ha ku xafido dalkaan iyo dadkaan dhaxal baa uga tagtey cid inkiri kartaana ma jirto❤
@sadaamahmed7765
@sadaamahmed7765 Месяц назад
Masha allaah Madaxweyne farmaajo ilaahay ha ku xafido
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Месяц назад
Walaasheey kuwan dhulboob iyo umad ladhoco dalkan oo dhinackasta lagato, ayey kumashquulsanyihiin goormey taariikh dalkooda oogatagayaan dowladnimaduba tuuganimo iyo reer beybe uheystaane aqoona umalahane, waa gartooda iney sheegtaan waayo sumcad malaha dadkaan aqoona malaha ,lkn alaa lakulmiyey raashin bisil wey iska cunayaan yaakeenay dhihimayaan
@colombia_130
@colombia_130 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Месяц назад
👍👍✅
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋❤🙏 Guul former president Farmaajo, and all Somalian congratulations🎉 GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 Месяц назад
Wuxuu sii oganaa in Damuljadiid ay maafiya wada yihiin, wax walbana iyaguna sheegan doona. Marka maalintii uu xilka uu Farmaajo wareejinayay ayuu faafreeb uga sii dhigtay.
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 Месяц назад
Masha Allah Xafidu Allah Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo Legacy Ayuu Kaga Tagay Ummada Soomaliyeed!! Allow Noo Kaa Soo Celi !!! Tan Kale Dawlada Damal Jadiid Uu Hogaansho Xasan Sheikh Wax Aysan U Soo Dhididin Ayeey Intaas Sheegtaan Lagama Yaabo In Ay Siiyaan Libinta Dawladii Sharafta Lahayd Ee Dawlad Wanaaga Ahayd Ee Uu Hogaanka U Hayey Xafidu Allah Madaxweyne Mohamed Abdulahi Farmaajo & Dawladii Nabad & Nolol !!
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Месяц назад
Aamuusnataaa kuu khayr roonayd
@Userq2
@Userq2 Месяц назад
Asc ❤❤❤ abaayo macaan ❤❤❤ madaxaweyn xasan sheeq ❤❤❤ markii xilka uu wareejinaaya ❤❤❤ in la arkaa ❤❤ igan waxa uu qabato ha soo badigo
@Userq2
@Userq2 Месяц назад
Asc abaayo macaan ❤❤❤❤ somaaliweyn ayaa guushaan u soo hoyathya ❤❤❤❤ guusha dowladii nabada iyo nolol ayaa gaysa qaranmada midoobay dowlada way siiwadeen kaligood ma sheegan karaam ❤❤❤❤ mana ❤❤ way isaayasdeeya ❤❤❤ codakii madaxweyna farmaaja duuban ❤❤❤ waa ceeboobeen ❤❤❤ waa ❤❤❤ qalada inaya sheegtaan ❤❤ qalada ❤❤❤ farmaajo ❤❤❤ wuxuu qabatay❤❤❤ anagaa ❤❤❤ waxaa rabaa nin daarooda ina uu kusga dowalada fadaraalka ❤❤❤ waayo ❤❤❤ waxa qabanoo dhanad ❤❤ deba ayaa loo celiya ❤❤❤ madaxaweyne xasan sheeq waa u jeedwnaa somaaliya in uu kala ka xeeya kala waday❤❤❤ wixii dowlada ❤❤❤ nabad iyo nolol aya qabatay uu buriya ❤❤❤ waxaa ka mida ciimadii qaranak oo buray buya ❤❤ ina qabiil isku badaleen ❤❤ in mushaaraadkood laga gosatya❤❤❤
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk Месяц назад
Mudane farmaajo guuleeyso insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@-xu9nd
@-xu9nd Месяц назад
Qof waxbartay iyo qofaan waxbaran ma isku mid baa
@sahalorhaye5407
@sahalorhaye5407 Месяц назад
Hampyo farmaajo
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk Месяц назад
Maansha allaah guul iyo gobanimo ❤❤❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Месяц назад
Marnaamijkii isxilqaan wuu joogsaday😢😢😢😢😢😢
@AminaXashi-eq1zw
@AminaXashi-eq1zw Месяц назад
ASC❤❤😂😂kkķkķwalaakayi...waxisu...waa...qan..Mareexan..waa..qaxo..kugu..maqankkkkkk😂😂😂
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 Месяц назад
Dalmu jadiid waa Ayax Oman
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Месяц назад
Xabiibul Malayiin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
kkkkkkkkkk
@user-fh6hk4pm7e
@user-fh6hk4pm7e Месяц назад
Xasan shiikh waxyaalaha lataabankaro oo uu qabtay waxaa kamida in uu ciidankii ladhisay burburiyay in uu shabaabkii cadowga umada soomaaliyeed ahaa hubeeyay
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 Месяц назад
Xassan Sheikh aad buu u nasiib baddan yahay, waayo wuxuu yimid iyada oo wax walba loo sii diyaariyay.
@franklingohe6681
@franklingohe6681 Месяц назад
nothing you leave somalia work food stores usa
@user-yh3ye6vx9x
@user-yh3ye6vx9x Месяц назад
❤❤❤❤😂😂😂😂 ina adee sulekha wlh wad iga qos lisayhhhh Waxaad isoo xasuu sisay sheekadii eheed qaan maraxaan waa qaaxo kugu maqan somalidu sheeg jirtaay 😂😂😂😂😂😂 dadkani qaxoodo loma dhowasdo.
@yacqubaliahmed3437
@yacqubaliahmed3437 Месяц назад
Dr xasan sheikh dhibka usoo maray ma ogtahay meeqo dumar ayuu ka rabeeyay tartamo siday somali ugu guulesato kursigaan aniga waxaan aminsahay farmajo wax wuu qabtay wuuna bilaabay lakin shaqo fican ayaa lga qabtay ogow
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
kkkkkkk kuraastuu hablaha kareebay ba kaqaalisanaa xayawaan demeer caqligiisu waa dameerkuun mayaqaan xataa kuraastu saay ukala qaalisan tahay cqwaan
@AbddiUhu
@AbddiUhu Месяц назад
Hassan dhiiqo waa hogaamiyaha ibnul sharmuudiinta somaliya.. nmaha madaxwayne somaliyeed.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Kkkk kooxda damu jadiid waxay Ku faani karaan a dhul boob iyo musuq iyo qabyalad waxan dowladii hore Aya mesha keentay wala ogyahay
Далее
LIVE: Donald Trump speaks at MAGA rally in Georgia
1:32:46
Опасный момент
0:23
Просмотров 2,7 млн
Ах как прекрасно
0:17
Просмотров 28 млн