Тёмный

Farsamo | Sida Video Watermark muuqaallada YouTubeka loogu sameeyo |  

Hanweyn
Подписаться 3,4 тыс.
Просмотров 342
50% 1

Muuqaalkan waxaad ku baran doontaa sida muuqaallada youtube-ka loogu sameeyo watermark kaasoo ah sawirka ka soo muuqda qeybta hoose ee muuqaalka waxaana loogu talagalay in daawadayaashu ay taabtaan si ay subscribe u saaraan kanaalkaaga.
.................................................................................................................................
- sida muuqaalka youtube dushiisa loo saaro subscribe.
- sida loo sameeyo youtube watermark.
- sida subscribe loogu daro muuqaallada youtube.
- sida kanaalkaaga loogu sameeyo subscribe button.
- sida muuqaalka youtube subscribe loogu sameeyo.
- sida muuqaalka youtube dushiisa loo saaro subscribe.
- sidee subscribe loo dul saaraa muuqaalkaaga youtube.
- sida subscribe loo dul dhigo muuqaalka youtube.
- sida subscribe loogu daro muuqaalka youtube.
- video watermark.
- youtube watermark.
Subscribe, Like, Share & Comment . waxaad awoodo ha naga hagran Please.
- Hanweyn: / @hanweynmedia
- Facebook Follow : www.facebook.c...
Afeef !
Kanaalkani ma dhiirrigeliyo wax dhaqdhaqaaqyo sharci darro ah. Dhammaan waxa ku jira kanaalkan waxaa loogu talagalay ujeeddo waxbarasho oo keliya.
_____________________________________________________________________
_____________________________________________________________________
Disclaimer !
This channel does not promote or encourage any illegal activities. all contents provided by this channel is meant for educational purpose only.
#Subscribe #Like #share #watermark #videowatermark #tips #tipsandtrick #tips_and_tricks #tipsandtricks

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 5   
@caliibrahimmuse2770
@caliibrahimmuse2770 2 года назад
M.a
@caliibrahimmuse2770
@caliibrahimmuse2770 2 года назад
Good
@hanweynmedia
@hanweynmedia 2 года назад
Thanks
@axmedkaafimaxamed386
@axmedkaafimaxamed386 2 года назад
Ustaad cabdi waan ku salaamay macalin hormar wacan
@hanweynmedia
@hanweynmedia 2 года назад
waan kaa qaaday Axmed kaafi intaad garabkeyga tahay waan guuleysanaa ilaahay idinkii insha allah. faraxadaadu ha waarto.
Далее
SIDA LOO SAMEEYO LOGO QURUX BADAN
12:53
Просмотров 55 тыс.
SIDA LOO SAMEEYO WATER MARK
9:38
Просмотров 1,7 тыс.
How To Read Russian In 9 Minutes (Seriously)
9:10
Просмотров 1,1 млн
Waa maxay Software Engineering?
5:35
Просмотров 6 тыс.
DJI NEO Review - 10 Things You NEED To Know
21:55
Просмотров 185 тыс.