Тёмный

FARTUUN BALBALAARKA & SEEYGEEDA OO KA ILMEEYSIIYEY MUSHARAX MADAXWEYNE MUSTAF DHUXULOW 

Durdur Media Group
Подписаться 223 тыс.
Просмотров 417 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 305   
@Hussein.Haji.
@Hussein.Haji. 2 года назад
Hadaa Daawanayso Heestaan Mar Ay Kala Tageen Lamaanahaan Like Saar
@Salman-sk7yt
@Salman-sk7yt 2 года назад
🥲🥲🥲 sorry 😞 wn qiirooday wlhi
@SahraCabdilaahi-f5k
@SahraCabdilaahi-f5k 5 месяцев назад
Sorry😢
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Год назад
Masha Allah balbalaarka iyo xajigeeda Inaba cadi ma aha this songs great lyrics loved.thanks for sharing guys keep it up good work.
@ifraaxxasan7201
@ifraaxxasan7201 3 года назад
Heestan hadaana lees xaqireen wey mcn thy fartun iyo cusman keep going
@somaliagracefulplacebb2077
@somaliagracefulplacebb2077 3 года назад
Balbalaarka iyo xajigeeda dad badan ayey ka fanansanyiin walhi mashaalhh waliba wiilka codkiisa cadi mahan 💯💯❤👍👍❤
@nazwadsharif
@nazwadsharif Год назад
100%
@ajar3959
@ajar3959 3 года назад
Wlhi wadnahay taabatay heesta qalbigaa laga qaaday 🥰🥰😘😘😘💯💯👌👌👌👍👍👍
@maryanabdillahi6725
@maryanabdillahi6725 4 года назад
masha Allah tabarakallah fartuuneya uurki ma kiilayaha miyda ku qadtay masha Allah ilaahay ha ku barkeeyo fartuun quruxleeya waan ku saray wll qali siida nogu soo gudbisay mahadsanid wll 👈
@umaAhmedmateys
@umaAhmedmateys 2 года назад
Viva jareerweeyne😍😍😍😘 ماشاء الله تبارك الله ممتازة جدا جدا 💖💖❤
@cabdirisaaqcade5146
@cabdirisaaqcade5146 2 года назад
Viva jareerwayne
@idilhasan1119
@idilhasan1119 4 года назад
Balbalaarka ningeda qurux ayuu noqday masha allah arma gasoo doonta basaboor weena wataahee
@Atax_maki_xaaji_banaadir.
@Atax_maki_xaaji_banaadir. 4 года назад
😂😂😂
@aadanyaretube7102
@aadanyaretube7102 4 года назад
Kaalay i qaad aniga nh sxpeey 😂😂😂😂😂😂
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 года назад
Wad iga qoslisay😄😄
@aadanyaretube7102
@aadanyaretube7102 3 года назад
@@qalliguhaad4300 😂😂😂😂😂😂😂😂
@bintuasha8663
@bintuasha8663 3 года назад
Yahu basabort waxba luguma helo qalbi nadiifa
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Год назад
Balbalaarka iyo diamon did great work thanks for sharing keep it up good work.
@faadumokayf7346
@faadumokayf7346 2 года назад
M.a horey usocda fartuun iyo zaygeeda keep going 🥰
@maxamedaamiin4637
@maxamedaamiin4637 2 года назад
Waxan dawanayaa wakhti calfkodi kala dhamady😢😢
@zadaamask2021
@zadaamask2021 2 года назад
anma kula daawanayaa
@mukhtaarshabcaan2920
@mukhtaarshabcaan2920 2 года назад
Ana sidoo kele😅
@ibrahimmohamed8776
@ibrahimmohamed8776 2 года назад
Sidokale
@maariyoxasancade7202
@maariyoxasancade7202 2 года назад
Sidokle
@barafwaayechannel5564
@barafwaayechannel5564 2 года назад
Sorry Sdkle
@Abdulswamad
@Abdulswamad 4 года назад
Labadhoda codkoda basa oo hestaan lee ah halasogaliyo fv fartun 👍👍👍
@aminaali9509
@aminaali9509 2 года назад
Asc abayo seetihiin masha alah hori usoco keep going ♥
@alihersi7825
@alihersi7825 4 года назад
Wuu ilmeyaay & wuu qerooday ma ayad Quraan ayaa lagu dul aqriyay war shekadaa mesha kala taga ciiryamo ku qarisay
@amranmohamuud5480
@amranmohamuud5480 2 года назад
😂😂😂ma maserte anaa quraan kusarnye klay
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji Год назад
Leesma xaqiree fartuun heestaan cod macaan ayee leedahay❤❤❤❤ bartii aan kukulanaa kaabaadi goobaa 😢
@xasansaalah9955
@xasansaalah9955 4 года назад
Waaw Masha Allah Allah idin xafido fartuun iyo cusman diamond
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 года назад
Mustaf Dhuxulow maa madaxweeyne noqonaayo
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 года назад
Fanka rer hargesa wara💪🏼💪🏼🌹🌹❤️❤️
@Alamagan210
@Alamagan210 4 месяца назад
Woooow labadan qof waxay ka cod macaan yihiin dad badan oo isku haysta inay FANAAN yihiin,
@WekioWStudioOmarwekio
@WekioWStudioOmarwekio 4 года назад
Romantic song waaye caadi maaha😍😍😍
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 года назад
Balbalaarka in the bulding 👍
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 3 года назад
😅😂😅😂😅😂
@jikadanora4023
@jikadanora4023 4 года назад
Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeyso
@asaakir
@asaakir 4 года назад
hhhhhhhh waad naga waaleysaan hasan top iyo xirtisa
@cabdifataaxabtidoon7031
@cabdifataaxabtidoon7031 4 года назад
M.sh heesto waa cajiib 🎵heestan hadaan la is xasdayn waan ku haystaa waa heesta kaliya aan ka dhagsty heesohoda
@nawelnalka
@nawelnalka 3 года назад
Me too ✌🏻
@zerguledhasanofficial1939
@zerguledhasanofficial1939 3 года назад
me 3
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 3 года назад
Hhhhh music gii titanic baa ba'ay😂😂😂😂😂
@kafiyanoak2482
@kafiyanoak2482 4 года назад
Mustaf dhuhulow wu uqalmaa xilka madax weynaha allaha kufududeyo
@safiyaali842
@safiyaali842 3 года назад
Masha Allah musharax waa nin dhalin yaro ah duqowda naka ilaliya maskaxdu daashay haduu si dacadnimo Ku jirto dalkaan iyo dadkan dugaagdu racay kaso gaadh oo guuleyso Insha Allah kheeyr kii ino ah an hunguti radis Ka aheyn so dhawaw
@safiyoabdi9112
@safiyoabdi9112 3 года назад
Wiilkan fananka qomal inu u cod egyahay Yaa ila arkay somaley
@fatimashafici7736
@fatimashafici7736 3 года назад
Haa mcnto
@cabdiwaliaxmed4095
@cabdiwaliaxmed4095 3 года назад
Haa runtii
@xasanaxmad7522
@xasanaxmad7522 3 года назад
Mashsjka
@cumarmaxamud702
@cumarmaxamud702 4 года назад
Mcha allah wll codku waa dahabi ala yacizak lken zhpky action zammeee plz
@apdirahmanMohamed22
@apdirahmanMohamed22 2 года назад
Waxan Dawanaya Wakhti Aysan Nolosha Ku Midaysnayn Balbalaarka Iyo Cismaan Diamond
@apdirahmanMohamed22
@apdirahmanMohamed22 2 года назад
Waxaan Markale Kusoo Laabtay Fartuun Balbalaarka iyo Cisman Diamand Oo Nolosha Ku Midoobay
@kaafisomohamud4241
@kaafisomohamud4241 Год назад
😂😂😂😂
@almaz100
@almaz100 2 года назад
Woow fartuun wey qurux padnaatay m.a❣
@siciidcali6409
@siciidcali6409 3 года назад
Waacod macaanyahay cusmaan daimond
@nazwadsharif
@nazwadsharif Год назад
Both Daimond and Fartun did good performance
@MustafeCabdilaahi-rc6xe
@MustafeCabdilaahi-rc6xe 4 месяца назад
Markay qofta ila meeraysato heestan soo booqdaa inta ila midka hhh
@raadfilmshd1036
@raadfilmshd1036 Год назад
waxan dawanaya mar ay isku so labten oo naagtu kenya geesatay oo nolol farxad leh ku wada nook yhn 2023
@Abdullahinorwarac-le4lg
@Abdullahinorwarac-le4lg Год назад
Subxanalah
@zouhaiPmuller
@zouhaiPmuller 2 года назад
Voice sweaT wllhi 🥰
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 2 года назад
Wow fartuun iyo saygeeda hore
@najmonuura3290
@najmonuura3290 4 года назад
Isman dheman cudkiisa waaw👍
@farxiyonuur6504
@farxiyonuur6504 2 года назад
Duqa dambe inuu yaabanyahay inta aragtay 👆👆👆
@hibomohamed6991
@hibomohamed6991 2 года назад
M.a cod mcn allh haku barkeyo m.a
@asaakir
@asaakir 4 года назад
nin musharax madahweyne hees jecel loo qaado aroos miya talow
@haaniyamohammed6836
@haaniyamohammed6836 3 года назад
😅😅😅🤣
@ruqiaali5181
@ruqiaali5181 3 года назад
Aroos baaban mooday 🤣🤣🤣
@الحياةحكاية-ع6ش
@الحياةحكاية-ع6ش 3 года назад
🤣🤣
@somaliagracefulplacebb2077
@somaliagracefulplacebb2077 3 года назад
Hhhhhh
@nastexomaxamedhasan8174
@nastexomaxamedhasan8174 3 года назад
😁😁😁😁😁😁😁
@suadahmed8063
@suadahmed8063 4 года назад
Osman diomind cod ayaa kugu maqan heestaan caadi maahan qalbiga ayey gilgileysaa jaceyl iga dheh 🔥🔥🔥🔥👌👌👌👌
@markazulikhlaas9157
@markazulikhlaas9157 2 года назад
Asc wll subuscreb isar allh hka farxiye iga farxi ❤🤲
@niciimaali7067
@niciimaali7067 3 года назад
Alla dulqaad badana mustaf dhuxulow😂😂😂
@zritunibrahim8810
@zritunibrahim8810 3 года назад
Kkkk😂😂😂😂😂
@iqroifka8268
@iqroifka8268 2 года назад
hees Aan cadi Ahyn Waye
@cumarcumur9217
@cumarcumur9217 3 года назад
Runti heating hees aad umacan badan weye oo jaceyl ah waw
@marwanmansur9850
@marwanmansur9850 2 года назад
Markay is fureen kadib Yaa halkan yimid?😃
@aragsanmohamed7825
@aragsanmohamed7825 2 года назад
Aniga😂😂😂
@hindiaqalbidoolar5214
@hindiaqalbidoolar5214 3 года назад
Fartuun balbalaarka Codkaada xaqiiqdii aadbuu iii cajabiyay tababar kliyaa kaa harsanaa Qabiil kaliya qof laguma tagero labalabada prankiga lee iska daa😏😏
@zakinabuli3329
@zakinabuli3329 2 года назад
lAysama xaqiree wa hees tan lkin fartuun iga dhis codkeeda
@abdirashidfarah5252
@abdirashidfarah5252 3 года назад
Scwrwb Fartuun iyo seygeeda The pest isku waara Waxaa tihiin xidigihii muqdisho Cod,romantic qurrux we love you From uk
@nasteexo-et7wm
@nasteexo-et7wm Год назад
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumaguleed5189
@fadumaguleed5189 4 года назад
Horey u soco Dhuxuloow
@ziyadal-alim3138
@ziyadal-alim3138 4 года назад
Kkkkkkkkkk waan hadla waan heesa
@zamalmehrain6278
@zamalmehrain6278 3 года назад
Hestan Khalid Kamil iyo hodhan abdirahman halodiwoo yaqey😭😭😭😭
@mahaddhalxa5622
@mahaddhalxa5622 4 года назад
Wariyaa wiilka xodkiisu waa okey
@ashaabdi1452
@ashaabdi1452 3 года назад
Hesaa kal iyo lap 👌👌👌👌👌💗💗💞💞❤🔥🔥💋💖💝
@saskiamoni1417
@saskiamoni1417 4 года назад
I like it nice melody well done fartuun and her hubby
@riyaaqshafiali9111
@riyaaqshafiali9111 3 года назад
Ninka waba musharaxee heesta jeclka maxey kamcnotahy
@zekisiciidcalidhiddin7950
@zekisiciidcalidhiddin7950 2 года назад
Gacan qabad Ayay ubahan yihiin 😭😭
@aadanyaretube7102
@aadanyaretube7102 4 года назад
Xaflada musharax madaxweyne iyo hees jaceel maxaa iska galay mustafe dhuxulow wey ka waaleen runtii
@abdisalaamxoosh3223
@abdisalaamxoosh3223 4 года назад
ninku ma mushaarax jaceylka mise waa mid madaxweyne waa maxay heesta jaceylka ah
@ayanidil7919
@ayanidil7919 4 года назад
Kkkk
@someyamohamud5716
@someyamohamud5716 3 года назад
Kkkk
@zeinabtahlil5457
@zeinabtahlil5457 3 года назад
Waaaaaaaaw 🌹
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 4 года назад
Waaawo fartuun wey taktey
@mahamedabdiwali
@mahamedabdiwali 2 года назад
Kuwan musikada ayaba ka qalisan
@riyaaqhappy124
@riyaaqhappy124 4 года назад
Mesha ma aroos baa ka jiro wa mxay hesta calaacalka😂😂😂 allaha idin xafido farta iyo xajigeda
@EglanAbdi-q8n
@EglanAbdi-q8n 3 года назад
Ax hees jirto 😥
@mohammedadenahmed7560
@mohammedadenahmed7560 2 года назад
Nice songs
@nimcoismail8089
@nimcoismail8089 3 года назад
Musica geeri geeri CML tacsi
@zhafie6752
@zhafie6752 3 года назад
Wwow
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 года назад
Adiga baqiil miyaa tahay lacag miyaan kaa tuugooyaa subscribe lee waaye! Haddaad ii saartay waad ku mahadsantahay🙏 haddii kale ne kolley baqiilaa tahee macsalamo! Hhh
@Globalmedia2025
@Globalmedia2025 2 года назад
Halka hees ay qaadeen
@suldaancasaawemaxamud2356
@suldaancasaawemaxamud2356 3 года назад
dhuxulow waa yaban yahay heestuu ka yaban yahay😂😂😂😂
@BadriHeegan
@BadriHeegan 4 года назад
Ale curyan kamadigo wall waxan ahay wallka qaraxi exgotarol afgoye dhawac kunoqday lugtana lagajaray wlal ale dartisa igu sar subscribe musibo ale kumatuso hadad isarto adunka intada sarantahy wlal iga farxi oo iisar subscribe plz
@suleeqo0163
@suleeqo0163 4 года назад
Waan kuu saaray walal qaali
@mariza4806
@mariza4806 4 года назад
Wll wa ku saray keep going
@maryanabdillahi6725
@maryanabdillahi6725 4 года назад
ala wll quruxow calooshaad ii hoorisay ilaahay haa ku cafiyo insha Allah waan ku saray wll qali 🙏🙏🌹🌹🌹👑👑👑🤩🙏🙏🙏
@BadriHeegan
@BadriHeegan 4 года назад
@@maryanabdillahi6725 mhadsanid wallshey
@hibaaqmaxamud4219
@hibaaqmaxamud4219 4 года назад
Wanku saaray wll qali
@shugriyusuf6048
@shugriyusuf6048 2 года назад
Heestm ta wey iqadaty
@najmotahliil6240
@najmotahliil6240 2 года назад
Wow beautiful 😍 👌
@Arabianseaholder
@Arabianseaholder 4 года назад
balbalaarka maxaa soo gashatay oo kalyaha ka buuran
@amira1438
@amira1438 4 года назад
uur ayee ledahy abayo
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 4 года назад
Uurku ma kalyuhuu buura waa surwaal iyo gogorado badan oo gagaban ooyka dhiganayso badhi wayo balbalarku wax badhiya malaha
@yywvy7025
@yywvy7025 4 года назад
@@filsanqaali7005 😂😂😂
@degalkacw3076
@degalkacw3076 3 года назад
Xil dhibaan ka dulqadkiisa waxaad ka ogaan kartaa bal balaadhka ayaaba uheesaysa oo uu dhagaysanayaa ax ax
@fatimashafici7736
@fatimashafici7736 3 года назад
Igatag qosol socda thy
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 3 года назад
@@fatimashafici7736 hhhhhhhh
@salmacabdiqadir6684
@salmacabdiqadir6684 3 года назад
Hhh
@sabiriincabdulahi
@sabiriincabdulahi Год назад
😢afka day😊
@munaaden2028
@munaaden2028 3 года назад
He vice is the best
@SahraAli-qf5te
@SahraAli-qf5te 4 месяца назад
👏👏😀😀👋
@hanicabdi5709
@hanicabdi5709 2 года назад
Dadkan hada wey kalatageen wnkaxumhy calfka dhamadey
@faadumoxassan9901
@faadumoxassan9901 2 года назад
Cod macaan maasha Allah
@halgancollege2097
@halgancollege2097 3 года назад
Mustaf iyo cid ay isku fakar iyo karti yihiinba uma qalmaan in ay na matalaan
@mohademaker3497
@mohademaker3497 Год назад
Maiga hubtan codkodha inu ahay anyway fanka socdhal wad kudantan
@jaabirabdi5529
@jaabirabdi5529 2 года назад
best
@ugbadmohamud9974
@ugbadmohamud9974 3 года назад
Fartuun balbaladha baryahan waay dhanta siidi hore inkastoy afsomaliiga buudanayan
@ibraahimmaxamed5717
@ibraahimmaxamed5717 2 года назад
Isku waara inshaa allaah
@cismacilcumar5871
@cismacilcumar5871 Год назад
Socdaal iyo catoosh wax kadaran aa I maadeen
@maxamuudmaxamed5473
@maxamuudmaxamed5473 2 года назад
Walahay hees macan wlahi runtii
@qaaliladanofficiall4603
@qaaliladanofficiall4603 2 года назад
M.allah hestan caadi maha
@murzalbashiiribraahim5621
@murzalbashiiribraahim5621 2 года назад
Cisman.guut.
@ubaxdimond2883
@ubaxdimond2883 3 года назад
Xasantoob meel walbo taaganyahay wallee kanaa 🤣🤣
@zamalmehrain6278
@zamalmehrain6278 3 года назад
Hhhhhhhhhh
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 3 года назад
Mustafa dhuxulow Wana cebesay hadanahay afar qoble Awalaa hasno kheerto Qatiyaan ka joognay Kheer lawe x pm oo lagu casilay by Facebook
@aishofarhaan5345
@aishofarhaan5345 2 года назад
Waxaan dawanayaa waqti ay isku so labteen😁
@xoriyoibrahim1696
@xoriyoibrahim1696 4 года назад
Viva fartuun balbalaarka
@meraali668
@meraali668 4 года назад
Hes jaceylk Wh maxa mesha ugu qaadeysiiin hhh
@momedjama8467
@momedjama8467 4 года назад
Musharaxan RU-vid ka Miyaa laga wataa
@xamdixabeeb2864
@xamdixabeeb2864 3 года назад
Best song said qalinle
@bilanadan4276
@bilanadan4276 2 года назад
Kkkkkk odayga gadaal fadhiya wuu yaaban yahay bal maxa mesha keenay asaga 😁😁
@hodanabdi5431
@hodanabdi5431 3 года назад
Hhhhhh wlhi daacad baan uqoslay😆😆😆😆😂
Далее
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
ololaha doorashada gargaysa
27:47
Просмотров 34
🔴ኡስታዝ ዩሱፍ ኢብራሂም
20:38
Просмотров 10 тыс.
LUZINA OO IDILI GARTE😭😭😭
16:50
Просмотров 58 тыс.