Тёмный

FARXIYA FISKA AAD U QIIRO BADAN AAD UMACAAN HEESTII SOMALILAND DABAALDAGA 18 MAY LONDON 2023 

Faiza Amir
Подписаться 445 тыс.
Просмотров 48 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 57   
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Год назад
queen fiska reer somaliland waa jeclahi love yuo queen fiska Hambalyo Hambalyo Happy 18may somaliland 💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 Amin Amin Somaliland ilahye ha dayo 🤴🤴🤴🤴
@fadumoahmed9655
@fadumoahmed9655 Год назад
Happy 18th May soomaalinad guuuul 💚 ❤️ 🤍
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 Год назад
🙏thanks team faiza amiir 💉💯💋🙏
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd Год назад
Fiska somaliland wa dalkagi Labad mashallah guul iyo gobonimo
@amaljamaa8478
@amaljamaa8478 Год назад
Farhiya mahamed adaawe Queen. We love you all somland waa dalkaagi. Sidaad u jeceshey aayaad noogu qaalisantey quruxdii gankaay❤❤❤
@aminaali6892
@aminaali6892 Год назад
Fiska fariido allaah ha ku xafiido aamiin sidaad no jeceshay baaynu ku jecelahaay ❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 Год назад
Hees macaan ❤️❤️❤️❤️
@naaneey6476
@naaneey6476 Год назад
Guul Somaliland walaheen ❤✌️
@ahmedyasingoole9546
@ahmedyasingoole9546 Год назад
Faiza Amiir Where is this place?
@abdirisakjama6927
@abdirisakjama6927 Год назад
Tudo rosé southall west London
@Abdifataaxdiiriye1648
@Abdifataaxdiiriye1648 Год назад
Guuul ❤❤❤somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Alle cadawgeena hajabiyo
@maxamedduudee9410
@maxamedduudee9410 Год назад
Somaliland waxan waa dareen wadanimo bal wajiyadooda ka daremeysa qalbiga somalind naga ta❤❤❤❤❤❤❤
@skaba6390
@skaba6390 Год назад
Maasha allah alahooy nabad iyo nolol soomaali meelkasta oo ay joogaan nabad kadhig inta xaasid ka ah ee dabka shidaysana naga qabo waa kaa meelkasta a gaadhay. DDS Axmaararadiibaa soo dhagtay oo qabsatay. Butlaan way ciirciiraysaa oo ciidan aa is hor fadhiya . Soomaalilana waa lagu soo duulayoo dadkii soolna way qaxeen oo dhibta ugu badan iyagay ku dhacday. Waxkasta nabad halagu soo dabaalo. Dadkii furaha nabada hayay ha ku xidhan firuhii nabada butlan baan sheegayaa. Hadiikale soomaali way iscuni
@marianelmi6168
@marianelmi6168 Год назад
GUUL GUUL SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤
@maxamuudsatawo6385
@maxamuudsatawo6385 Год назад
❤❤❤❤❤
@zaakzalepam
@zaakzalepam Год назад
Farxiya fiska cod dahabiya eeshcalaaa fanaanad❤❤
@yaziinbaqdaadi1788
@yaziinbaqdaadi1788 Год назад
Happy 18 may from hargysa
@Hirrad-official12
@Hirrad-official12 Год назад
Guul iyo gobanimo Qarankena Somaliland
@NafiisaCabdiqaadir-wp3fx
@NafiisaCabdiqaadir-wp3fx Год назад
Farxiyo fiska keep going
@CabdiCawid
@CabdiCawid Год назад
Fiska qaranka xaqbadan baykuleedahay anigana igagaadjsiiya oo inagasoo afjar ku dhaha kiiyara musharax Ayaan ahayye
@Hodaneey
@Hodaneey Год назад
Dadykaygii ❤❤❤.gobonimo ku waara 💚🤍❤️
@cukeyr12345
@cukeyr12345 Год назад
Fiska iyo ikran Mashalah
@hajiali8689
@hajiali8689 Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 Год назад
♥️🤍💚🩸💯💉my blood writing ✍ somaliland 🥀🌷❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
👀
@abdirizakdire2995
@abdirizakdire2995 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdalewarsame2282
@abdalewarsame2282 Год назад
Guul somaliland 💪🏻👍🏼❤️
@munaaismaaciil8852
@munaaismaaciil8852 Год назад
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Год назад
Guul somaliland 💚💚💚❤❤❤
@Shiitalquen
@Shiitalquen Год назад
Somaliland 💚🤍❤ guul iyo gobonimo
@ridwaannuur3287
@ridwaannuur3287 Год назад
Guul iyo gobanimo dalkeena somaliland cadawgiisu ha jabo 💪🦁💚🤍❤
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Год назад
Maxay heesi nakhaskiibaa lagu dhajiyay subxaanalaa fatxiya fiska dulqaad badan aad baanu kuu jecelnahay ilaahay ha noo kaa daayo qurux badan maanshalaah
@NafiisaCabdiqaadir-wp3fx
@NafiisaCabdiqaadir-wp3fx Год назад
Guulguul somaliland
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 Год назад
Somaliland guul ❤
@dhaayabilla1147
@dhaayabilla1147 Год назад
Somaliland 💚⚪❤️ guuul
@inantaSomalilandkufanta7766
My Country Somaliland allow dhawr🤲💚🤍❤
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 Год назад
Ninkaa Dirayska Ciidanka Sitaa Kolay Waa Habar Jecel Car Waakaase Ciid Kale Ha Noqodo
@sahrayassir8239
@sahrayassir8239 Год назад
Waa Arab
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Год назад
Maxaynu kala nahay 18th May???
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 Год назад
Na qabyalada mesha kalataga😅😅
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 Год назад
Iga Walle Wanigii soo Ogaaday Waa Habar Jeco Waar Horta Habar Jecelo Somaliland Ma Yaduunbaa Muwaadinin Ah Mooji
@amintos8963
@amintos8963 Год назад
💚🤍❤️
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Год назад
Alhamdulilah💚🤍❤️ hanolato cadawgaga cagta hoosteda forever somaliland 💚🤍❤️
@mustafexasancalikaabanka4332
guul somaliland guul inta.lecel.somaliland
@maxamedcabdixakiin3707
@maxamedcabdixakiin3707 Год назад
Nabaday nabaday way soódhamaatay 😂😂😂😂
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Год назад
Am sorry hada nabda ka xuuntahi ilin qofka munafaq ahi wagao ma arke war Somaliland waa nabda kaliye magalo yar o lasdiga ladho baa faqash iska yar shidi
@abdi7932
@abdi7932 Год назад
Aday taadii soo dhamaatay 😅 ciyaal baatahee
@JananOogo
@JananOogo Год назад
Kaasina wuxu ahaa Axad Badhyo-culus ah oo Landta ka xun. Adeer hanagu soo kala qaban
@minursa02
@minursa02 Год назад
Ciideey udamaateey wey cadahaay, mesheey caagta saraan ba balayaa Ka kacleeyso. Qaax labaad bey qaarka usaaranyihiin.
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Год назад
Iyagaa sidaa doortay e ha durduur taan dagaalka laasku
@abdiqanijaamac382
@abdiqanijaamac382 Год назад
❤❤❤❤❤
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 Год назад
❤👍💚😀🤍👋😎👋💜🤍👋😎😎🌷😍
@XamdaMawlid-t6b
@XamdaMawlid-t6b Год назад
❤❤❤❤❤❤
@samirafarah8085
@samirafarah8085 Год назад
❤❤❤❤❤
@munaaismaaciil8852
@munaaismaaciil8852 Год назад
❤💚🤍❤❤❤❤❤❤❤💚🤍🤍🤍🤍💚🧡
Далее
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 188 тыс.
МЭЙБИ БЭЙБИ - Hit Em Up (DISS)
02:48
Просмотров 370 тыс.
NIMCAAN HILAACDHOWGII QARNIGA LONDON 2024
5:51
Просмотров 15 тыс.
FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL
7:49
Просмотров 851 тыс.
BUL AMAR ALLE LAAKIIN 26 October 2024
15:05
Allahayow Maxaa Iga Qabsaday
7:46
Просмотров 691 тыс.
NIMCAAN HILAAC  BUKANADII SHOWGII QARNIGA LONDON 2024
7:30