Тёмный

FARXIYA FISKA IYO ABDULLAHI GOOF LAHASHO REMIX 2016 

Deeyoo Media
Подписаться 185 тыс.
Просмотров 949 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 581   
@CabduQaadirXasanyare-dv4qp
@CabduQaadirXasanyare-dv4qp 9 месяцев назад
2024 Hadi Aad Dawaneysa Like Isaar❤😊
@maahirkee3656
@maahirkee3656 3 месяца назад
Kkk cawaa igu horaysay bal ninka maamada dulmiyay had aragtid aan dhahay
@farhiaolow591
@farhiaolow591 Год назад
heestaan waxan dhageysaa ano from four ah sanadkaan waxn rajeyna ilaahey iirumeeyo imtixanka kubaso ilaahey cafimad iyo cimri dheer inuj isiiyo igu duuceeya wllayaal fariinteyda hadda aragtaan inaa dhoofo jeclhy ducada igu sookaba 🥰
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 Год назад
Rabbi haku fudeediyo wlal Laftigy f4 baan dhagsan jiray Before 5 years ❤
@caamirahmed666
@caamirahmed666 Год назад
Wll alle haku Riyadaada anba isku mid ayaan nahay
@abdirahiim3429
@abdirahiim3429 Год назад
Guul Baan Kuu Rajaynaa Ina apti i.n Sanadka Kugu Xiga Aan Galayaa Ana Ii soo ducee waa baasee adiguna I.n apti❤
@raanoabdi1878
@raanoabdi1878 Год назад
❤❤❤❤❤ ALLOW RIYADA DHOOFKA NOOWADA RUMEE
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 Год назад
Insha allah wad gulaysan ina ader
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Год назад
Wah waah hes wa dhafty Ya ila dhagysnaya 10/4/2023🥺🖐🏼❤
@BbyDol
@BbyDol Год назад
Me 🤝🔥
@CISHAKUUR
@CISHAKUUR 9 месяцев назад
2:26
@idmannololbilla8021
@idmannololbilla8021 10 месяцев назад
Inta tiktok kasoo aragtay
@NoorKaloob
@NoorKaloob 2 месяца назад
Hada Soo arky lakiin wa laqaban karaa malaqabto abayo
@Starkman30
@Starkman30 8 лет назад
axmed nuur jaangoow aloow ku naxariiso tiaterka isago ka heesayo ayaanad arag wlhi cid cod ku gareysa ma jirto bila mikrefon ayu no heesi jiray cod cajiib ah
@dallas5609
@dallas5609 5 лет назад
I agree with you 100% bro. Jaango codkiisa qof somali oo fanaan ah oo keeni karo amaba udhoween karo majiro. And that's a fact
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 года назад
@@dallas5609 cod malahayn kuwa hada copyga ah ayaa ka cod macaan run hadii larabo sabab too ah music fcn malahayn iyo camero HD ah ama udhow marka ku waan ayaa ku haysanaa dadkii hore erayo ayaan ka dhaxalnay okaliya not voice
@فاعلخير-خ4س
@فاعلخير-خ4س Год назад
Weli ima soo marin tan iyo maalintii ay bilawdey inay heesto qof la heesa oo ka cod iyo luuq fiican iyada inay koob ka qaadata mooyaane runtii waa heybad ilaah ha ku siiyo uska yeel yeel ma aha dabcigeedana mar ayaan la kulme kunqancay inay legend tahay noolow wakaasgeenna peace be upon u.
@MAHAD1272
@MAHAD1272 Год назад
Jceelku waa.cadaab.😭💔 Gabdhii ibarta sida waxloo.jeclaado maanta waxay ibartay sida.waxloonaco😭😭😭 markaan sooxasuusto Wadnaha ayaa ixanuuno💔💔😭😭
@amranali6867
@amranali6867 Год назад
Iska ilow sxb😊 sanadkan jaceyl ma jiro nolosha kelinimo ayee ku qrx bdnthy 😍 qalbigana allaha kuu qaboojiyo
@Madina-u3g
@Madina-u3g Год назад
Kaso bogso wanaagsan walaal
@AxmedNuur2000
@AxmedNuur2000 Год назад
Allah hakaa bogsiiyo sxb sanadkaan qof nafta lagu aamino ayaa iska yar runtii
@Drcabaastuuryare
@Drcabaastuuryare Год назад
Insha Allah walaal macaan waad kasoo bogsaneysaa waxba ha is murjin
@Adontyo45Tv
@Adontyo45Tv 8 месяцев назад
Xaqiq waye xsusuhu wa cadab dheh halilijin waraka kalikaysan xididada 😢😮
@jamilohussein6905
@jamilohussein6905 3 года назад
Ninkaan warkaaheeysdo gabhadihii somaliyeed 16 year ufsraxumeeyey
@farhioadan9074
@farhioadan9074 3 месяца назад
Ninkaan waa dambiile wayn inan yar oo 16 sano jirta buu faraxumeyay😢
@Farxiyomaxamad-b9v
@Farxiyomaxamad-b9v 3 месяца назад
Aniga xataa hadaa soo ogaaday😢
@fqaran8302
@fqaran8302 3 месяца назад
Maaahee😢
@somalifood6935
@somalifood6935 2 месяца назад
Haa ​@@NoorKaloob
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 года назад
Yaa soo ila soo arkay maamo sahro ninkan oonan aqoon baan caawa bartay kadib markaan arkay kufsiga uu ugayaystsy hooya uu soo cunay sodon sano kahor iyadoo nolashu micno usamaynayso oo dalkeedii ku raaxaysanaysa oo farxad ku sugan ayuu aduunka kubmadoobeeyay oo nalasha nacsiiysy
@idilabdi1298
@idilabdi1298 3 года назад
Waligey horey uma arkin ilaa waraysigii maamada
@Cmongang
@Cmongang 3 года назад
Waligey ma arag lakiin ninka waa can waa magaca abihiis ceeb mantay hasataa
@Maxamed4162
@Maxamed4162 3 года назад
.
@noorjimale9918
@noorjimale9918 3 года назад
iskadhaaf wll kufsigaa waa lagu inqaabay, 10sano oo xarig ah ayuu ka soo laacay
@asmaamohamuudjimcale9239
@asmaamohamuudjimcale9239 3 года назад
Kula mid ahy runtiiii 😭
@anwareng9503
@anwareng9503 11 дней назад
Ninkaan taagera buuxa ayan u ahaa lakin kiis u geeystay 1986 ayan ku nacay alla maaxa dumar keena dhib loo geeysty 😢
@SharmarkeOmar
@SharmarkeOmar 7 дней назад
Bro kiis kufsi oo hooyo soomaaliyeed baraha bulshada beryo dhaweed qabsatay baa
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 3 года назад
Boqorada Codka Farxiya Fiska haday ogaan laheed dambiilahan inu kufsaday gabar yar 1986 maba laso heesteen.
@abdikariim2482
@abdikariim2482 3 месяца назад
Ninkaan gabar uu soo kufsaday dadka ma oga 1986
@abdirahmaan-d8i
@abdirahmaan-d8i 2 месяца назад
Hoyadaaa in uu kufsaday mashegee marka
@abdikariim2482
@abdikariim2482 Месяц назад
@@abdirahmaan-d8i khaniis damiir laawa dabo udhigo hakaa cunee
@wllashraf5734
@wllashraf5734 3 месяца назад
Doqonkii 1986 gabadha kufsaday isagoo group wata rag ah alle kuma ilaawin
@asmacllaahi
@asmacllaahi 9 месяцев назад
2024 /1/21 20:31 fiidnimo waxay ii tahay wakhti adag lkn waxaan eegi doona waxa is bedela mudo ka dib insha allah 😊
@Codka_mustaqbalka
@Codka_mustaqbalka 7 месяцев назад
Allaha ku garab galo wll
@maryanweydow8606
@maryanweydow8606 7 месяцев назад
I.a😢
@HalimoHirzi
@HalimoHirzi 3 месяца назад
Sidee wakhtigu ku yahah walal after 5 months
@safiyaabdullahi6293
@safiyaabdullahi6293 18 дней назад
Hada waa sidee xaalka wlashey
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
Old is Gold Ramadaan kariim Dhamaantiin. 2:10 Pm SUNDAY 2 APRIL 2023 who is here.👂
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 3 года назад
Magacaga waxan soo radiyey markan ogaadey inaad gabar maskiinka ah oo 16 jir ah kufsatey iyadoo ku baryeysa, wuxuush kalena aad u balamisey si ay kuula xoogaan kuwaas rag lama dhihi karee ""Ciqaab aduun iyo cadaab aaqiro ayaan ku rajeynayaa ""
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 года назад
Intow ku kufsday
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 года назад
Yawaaye hee naagtaas
@queenasmaa2921
@queenasmaa2921 3 года назад
walahi ani xitaa hada magaciisa soo raadiyey koly nafsi ma gaboobo hada ayeyba heysataa siday ilathy
@lul5217
@lul5217 3 года назад
Ameen
@bayaanjama629
@bayaanjama629 2 года назад
😭😭😭😭😭 Saxiix weye nacalad haku dhacde haday rintahay inu sameye arinkas
@safiahassan2950
@safiahassan2950 3 года назад
Alla maxaa nin dhaaxaa qatar isaga keen dhigay yaa og histori giisa
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 Год назад
Noolan Maayo Hada soo laaban Weydo🥺Keliya waxaa fahmi Kara qof laga dheeryhy❤😩
@shakurahmett6126
@shakurahmett6126 Год назад
Mar baan fbka sxbo ka aheyn melad ka dhacday hada mqan bayo adigo nairobi joga igu ka war dameysaY🙏
@shakurahmett6126
@shakurahmett6126 Год назад
AbYo اميره kugu qorneyd Lkn hada kuguma qorna wad iska badashaY Adi iga so qabo [Abdi zhakour ahmett] igu qoran ama magaca hada kugu qoran iso qor
@zahramohadhemanta2525
@zahramohadhemanta2525 2 года назад
Ninkiii gabdha miskiinta ah kugsday waxay ahayd tacadigiii gabdh loogeyatay kiii ugu naxdin badnaa intaan maqalay waxaan daawanayey 53 whi intaaas waan ilmeynayeh ax goormaa Allah kuqabanayaaa
@sareeyefood760
@sareeyefood760 Год назад
Naa see wqx ujirqn comentiga klane waa arkee mq banabx baa jira 😅😅 Dumaraw wqx nafahansiiya
@engmohamud1931
@engmohamud1931 3 года назад
2021 Hyderebad india 🇮🇳 ayaa ku dhagaysanayaaa
@cabdifitaaxaxmedyuusuf1263
@cabdifitaaxaxmedyuusuf1263 10 месяцев назад
Lahashada Gal gacalkaagan Ladi Waayay Awgaa.❤❤,👊🫵🫡✅💯 Haa Waa Adiga Ma Filaynin Inaa Halkan Igu Soo Boqan Doonto Abyo Allaha Ku Sharfo
@nadia9163
@nadia9163 3 года назад
Atooraha kufsiga Meeqaaa soo raadisay oo ani ugu horeeyo markaa ogaateen in oo gabar masaakiin ah xoogay balaayo ku dhusatay😡😡😡
@shankaroonhajiahmed4872
@shankaroonhajiahmed4872 3 года назад
Aniga hadaan soo raadshay bahalka baas 😡😡
@ubaxmohamed4223
@ubaxmohamed4223 3 года назад
Anigaba waan sooraadiye Waana ku tufay ciilka Nikaas aan uqabo
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 года назад
Atooraha kufsiga iga daba geeye sxiibayaal ma maqal atintaase
@noorjimale9918
@noorjimale9918 3 года назад
iskadhaaf wll kufsigaa waa lagu inqaabay, 10sano oo xarig ah ayuu ka soo laacay
@hanaanali3978
@hanaanali3978 3 года назад
aniga
@xaawobashiir5842
@xaawobashiir5842 2 года назад
Ninkan waxan soo radiyay markan maqlay inuu gabad 16 kufsadaya aduun iyo aakhiro alle hakugu cadaabo
@abbas158
@abbas158 Год назад
Anyone in 2023
@HirabDigfer-iu3rs
@HirabDigfer-iu3rs 10 месяцев назад
Yes I'm here
@abdisalamahmed3310
@abdisalamahmed3310 2 месяца назад
2024❤
@Somalisongs388
@Somalisongs388 6 лет назад
Nooolaaan Maaayo Hadaaad Soolaaban Waydo, ax Alla Kala Fogaanshaha Xumaàaa Marka Jacaylkaaga Aad Kala Fogtihiin ii Naan Is Arki Karin Masaj iyo Maqal Mooyee Allaw Dadka Isjecel Iskudaaaaa, Anna Tayda iifududeeeeeeeee......
@dhamoshiekh878
@dhamoshiekh878 6 лет назад
Raage Ibrahim amiiin
@faisomaxamed2234
@faisomaxamed2234 6 лет назад
Raage Ibrahim amen
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 5 лет назад
Amiin
@loveumom2746
@loveumom2746 4 года назад
Xnnkaas waan dareemaya allow iskeen tus😭😭😭🤲
@waranjacyl2332
@waranjacyl2332 3 года назад
LAYDHA AYAA IGU CAYAARTA 😭😭😭
@footballfans1953
@footballfans1953 8 месяцев назад
2024 February ✌️♥️
@sadiaabdulkarim5567
@sadiaabdulkarim5567 3 года назад
Walee fiskaay lama heysteen hadaa kawar heyn laheyd siduu Gabar yar 30 sano kahor ugu soo kufsaday somalia balaayo ku qaaday foolxun arxanlaawe duqoobay
@Cmongang
@Cmongang 3 года назад
Kkk
@mohamedabdimakraan2758
@mohamedabdimakraan2758 3 года назад
Ma Adaa arkay maxaasa kaqaadi kadhaa 🤫 abdi io fiska waa laba walaala huuno.
@eglanabdalle2021
@eglanabdalle2021 3 года назад
@@mohamedabdimakraan2758 adine ku wii lakufsaday miyaad ka mid aheed
@mohamedabdimakraan2758
@mohamedabdimakraan2758 3 года назад
@@eglanabdalle2021 maya maahi mid wax kufsaday blse abdulahi in hada la eedeyo kazoo horjeedaa ayaamahaan dad social media ha abtigee hada kahor wax iyeelay... io waxyaaba badan kaleh baan arkaayey dadkuse dad caafimad ahaan fiyaw maahe yaanan walaaladeen io adeeradeen/abtiyashen nagula dirin!!
@queenmanal9974
@queenmanal9974 3 года назад
@@mohamedabdimakraan2758 adi gabdha kufsata miya mxa ugu dananine wasaq
@diiniyonasteexo5993
@diiniyonasteexo5993 4 месяца назад
Dalkii markaan joogay ayaan aad u dhagaysan jiray wakhti aan ganadh is jelclayn hada waanu Kala fogaanay ama eurp ayaan jooga wakhtigaa waanu is jarclayn laakiin hada is bariidinta uun baa naga dhaxaysa malaaha jacaylku wuxuu ku fiicnyahay isla jooga hadii lakala durko dhadhan samayn maayo khayr ayaan idiin rajaynayaa ascxaabta arki doonto qoraalkayga
@najuunajuu7228
@najuunajuu7228 3 месяца назад
Ninkan Gabar buu kufsaday waa eedaysane
@laloibrahim3440
@laloibrahim3440 7 лет назад
Waa heees ugu shidnayd waqtigeediii imikane hadii ay fiska qaadayso waa iga gadantahay fIzka waa fanaanada kaliye ina xsusisa fankii hore allow dhowr
@SalebanJama-i2o
@SalebanJama-i2o 4 месяца назад
Ninkii Midhaha iyo Laxanka Heesta Lagu Qaadayba Abuuray Hargeisa Ayuu Degan yahay Waxa Ka dhahaa Abwaan Dheeg. Waa Nin Oday ah Hada.. Erayga isoo Jiitay oo Aan Ku Celceshado Waa Looyaanka Dirireed Leexadiisiyo Lugtii Farska Raacdee Luunku Gawracaan Ahoo 😢😂
@somalifood6935
@somalifood6935 2 месяца назад
Yaa soo raadshay kufdadaha weyn😂😂😂😂😂 guska yaa kajaro😅😅😅😅
@maryanmaxmuud9112
@maryanmaxmuud9112 7 лет назад
FARXIYA she is my favorite singer qof ka cod macaan ima soo marin heestan SI perfect ay u keentay,, FARXIYA iyo Hodan IQra yarey waa fanaaniin Qatar ah.
@footballfans1953
@footballfans1953 8 месяцев назад
Anyone in 2024 ❤
@najmafarah8260
@najmafarah8260 4 месяца назад
We’re all here😂
@XuurshowCDLLE
@XuurshowCDLLE 4 месяца назад
🎉
@SultanG10834
@SultanG10834 3 месяца назад
All here mate
@AKRAMZIIN
@AKRAMZIIN 3 месяца назад
we're all here 😂😂
@Asmaib800
@Asmaib800 6 месяцев назад
Waxn soo radiyay marki la dhahy gabdh bu kufsaday 😢
@CabduQaadirXasanyare-dv4qp
@CabduQaadirXasanyare-dv4qp 3 месяца назад
Yaa Gabar Kufsaday
@MalaakMaxamed
@MalaakMaxamed 3 месяца назад
Kan heesaayo 😢😢😢😢😢
@almaasmohamuud5266
@almaasmohamuud5266 3 года назад
Kufsi baa lagu heestaa e kasoo jawaaab adeeer ama cid ku dhageesan doonto majirto
@abuukarcisman9582
@abuukarcisman9582 3 года назад
Adiga inuu kukufsado miyaa rabtaa
@qubqac9913
@qubqac9913 8 лет назад
Heestan waxaa iska lahaa SIRAAD CABDULLE UGAAS oo ka mid ahayd fanaaniinta hobolada Horseed, iyo Axmed nuur jaangoow, yaa yiri waxaa iska lahaa Sahra Ileeye, waxaa la qaaday 1978, fanka isbaarada ka daaya fadlan
@wardaxuseen4483
@wardaxuseen4483 8 лет назад
anihaaAa iskaley
@badrikorane5141
@badrikorane5141 7 лет назад
qub qac ha anaga kuleh jango iyo sahro ileeye aya iska leh hesta originalkeda dadkalena waka dabaqaden sahra ileye sida surqa yaray vs jango iyo kuwan hda qadaya
@khaoshanosman1309
@khaoshanosman1309 7 лет назад
qub qac kkkkkkkkkkkk waa sax warkaas 💯💯💯💯💯💯💯
@mohamedabdirashid6001
@mohamedabdirashid6001 6 лет назад
qub qac jaangow iyo suqra yar iska laha lkn Mira ma aqaan cid lahaa
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 лет назад
Mohamed Abdirashid hhhhhhh gudcur baad gudaysaa wllhy war heestan waa sidaa ninkaasi sheegay JAANGOO (AHU) IYO SIRAAD baa iska leh
@zuldanzamriye
@zuldanzamriye Год назад
Wiilka hder daawanaya sow aniga maaha😮😂😂
@adanabdi2670
@adanabdi2670 2 года назад
Hadaan ogahay in aad miskiin kufsatay wlh kuma so raadiyeen inshaalh cadaabta waad gali
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 8 месяцев назад
2024 hadii soo booqatay
@m.dabdikadir6270
@m.dabdikadir6270 Год назад
Yaa tictok kaso raadiyey hhh
@sabiriinjamac704
@sabiriinjamac704 7 лет назад
Ilahay amarki ninkan waxuu aad ugu eeg yahay nin jaarkayaga ahaan jiray 7 jirkaygi waan jecela o wan ka hor carari jiray markan arko ninkaas anigoole abti dushuu igu qaadi jiray hadana meelkuma ogi wanan taageera wiilkan iyo gabadhaba
@ciisecali4784
@ciisecali4784 6 лет назад
qurxda
@DoyaNogob
@DoyaNogob 5 лет назад
sabiriin jamac asgii lee amuu yhy wilkan
@amiirahmedhaji4860
@amiirahmedhaji4860 4 года назад
Armuu isagii yahayba hhhh
@AhmedAli-hu4vb
@AhmedAli-hu4vb Год назад
Ticktok aa ii keeynay 2023 what a song big memories this song fiska is the best female fanaan in our current times well walaahi cod macaan
@axmedjaam9999
@axmedjaam9999 Год назад
Waa danbeysaa
@mohamedomar238
@mohamedomar238 3 года назад
Odagu 1986 waa baashaalayay gabdhahana marka uu ka dhargo rag kale ayuu saarijiray, Ilaa hadana waa baashaalayaaa, bal qiyaas imisa ayuu gabadh hoojiyay hada mid kaliya ayaan aragnaye, Jiilkasta waa la fac ilaa hadeer ayuu gabdhaha dal iyo dibad sida uu doono kayeelaaaa. Kabaashaal goorti lagusoo qabtaba.
@yaskaabdirisakdhaqane3148
@yaskaabdirisakdhaqane3148 3 года назад
Abowe xanuun weye wlhi wan ooyay mama markan arkay wlhi 😭😭😭😭
@sahrafimidool
@sahrafimidool 3 года назад
Waa amuur caan ayuuba noqday markii la soo eedeeyay balo ku daktay
@gabadhajecelwiilashajidhka5812
waa fanaanad qlia walee ftxiya allow gabadha dhorw
@princemuscab1276
@princemuscab1276 8 лет назад
Maan qabooja mel wan kugu arka ado comment ka bixineysid you tube ada lagu sameyay wlaaley
@abdifataxfantastic7435
@abdifataxfantastic7435 Год назад
Heestan waxan wada dageysanay saxibadeey sokorow iyo keyse 2022/ 5/16 habeen jimca ah waloow an aniga xasuus gaar ii lee dahay sh
@MohamedAli-uq1ig
@MohamedAli-uq1ig Год назад
Sheekan narkan xasuusta saxib anaba oohin i qabataa Nolan maya hadad soo laban weydee 😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤ Waa iga talo dhalinyaro qof si dhab kuu jecladay waligaa ha qiyaaminin ❤❤❤ Jacelka haguleysa Hadan luxudka ley dhiginee soo laban doonee ❤❤
@safiahassan2950
@safiahassan2950 3 года назад
Heestaan waa dhageysan jiray laskiin markaan dhageystay waxa laga sheegay inuu 30 sano kahor gabar kusoo dheelay waa iga tufan yahay
@DeqaAbdulqadir-lm5gs
@DeqaAbdulqadir-lm5gs Год назад
Fiska io Goof Bestei😭🤘song for ever🙏🤗 29oct 2023 inta daawanasa💪🥺🖤
@abdichakourhassan8405
@abdichakourhassan8405 11 месяцев назад
Aniga kula dhagaysana wll deeqa!! Is my favorite song🤍
@sacdiyoabdiwali3302
@sacdiyoabdiwali3302 11 месяцев назад
​@@abdichakourhassan8405anigaba my fav song waye❤
@ahmedbile
@ahmedbile 10 месяцев назад
Maalin maalmaha kale iga adag ayee ahyd maalinta qoraalkan soo qoray waxaa rajeena anigoo maalintan maalin kafiican inaa qoraal kle soo qoro❤
@kowtharjamac4205
@kowtharjamac4205 7 лет назад
malad iyo cishqaa igu laba kacleeyooo noolaaan maan yoo hadaad solaaaban waydeee madaaaba fahmay wax wali 🙇🙇
@sharmaabdi1344
@sharmaabdi1344 4 года назад
Malad iyo cishqi maahan ee maladniyoo cishqaa igu laba kacleeyee
@abdirashiidabdilahiyusuf7638
Ma ladniye cishqaa igu laba kacleeyoo
@Abdiwadud_Fanig
@Abdiwadud_Fanig Год назад
Mohamed deeyo AKA Mr gafuur gudoomiyaha dagmadayda waa ku salaamay
@ruknudiinsacdi4394
@ruknudiinsacdi4394 6 лет назад
Abwaanka heestan sameeyay waxa igu maqaalo ah inuu joogo hargeisa yahayna guurtida lknse magaciisa oo sadexan ayaan doonayaa
@cagaetyon8849
@cagaetyon8849 Год назад
Ereyada oo qoraal ah 😍 FISKA,,, Lahashada kalgacalkaa ladi waayay Laydhiisii baan laleeleelayaayee 2x Sida liiga cawshaan looyamayaayoo Sida low low low low odayaa Intaa lalabaha lay shidaa 2x Ma ladniye cishqaa igu laba kacleeyoo Noolaan maayo hadaad Soo Laabaan waydee 2x ABDULAHI GOOF,,,, Ladaadyadan ku haysaa Lahankeedu Ma ladniye lud iyo jiir Anba waygu larantoo 2x Sida laabta xuunshadan kalaxiimo yeeshoo Sida laba jir laba jir curadaan Intaa kusoo laxawsadaa 2x Ha Liliijin warankaa ka Likaysan xididadaa Hadaan luxudka lay dhiginee Soo Laaban doone 2x FARXIYA FISKA,,,, Lamadood habeenkii ladi waayay Lulushada wadnaha sow Lahan iguma soo kaco 2x Sida Lugud col galaybaan Garka liig ku yeeshoo Sida geenyo lebadaa Intaa lay kala lulaayaa 2x ABDULAAHI GOOF,,, Looyaanka diriree leexadiisu Lugtu Faraska raacdee Luunku gawracaanoo 2x Sida Laash Laash badwaynbaan liic Liicayaayoo Sida laamo laamo dhebi baa Intaa laydhu igu cayaartaa 2x Like ta ha ila dhaafin 😊
@abdisamedabdi512
@abdisamedabdi512 Год назад
Thanks legend erayda wanba fahmi wayay adaa iga xaqab tiray
@apdifatah7915
@apdifatah7915 Год назад
Thanks 😊
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Год назад
Earaydaa bal macnee legend hadaad nagu dhaanto 1-liiga cawsha 2-looyaamayaa 3-lalabada layshidaa 4-ladaadyo 5-lahankeedu 6-lugud col galay 7-liig 8-lebad 9-looyaan 10-luun 11-dhebi=waa nooc geedaha kamida hadaanan khaldameen oo laamo dhaadheer bixiya
@cagaetyon8849
@cagaetyon8849 Год назад
​@@QURAN-ONLINE-SCHOOL Liig = cowsha & garanuugta keeda lab Looyaamid = xasiloonayn Low low = waayeel ah cad ah raqay ah gaboobay Kalaxiibo = qalbi wax jecel Lalabaha = dabka kulaylka Laxawsi = dareen jacayl ah Luxud = iilka qabriga Labadood ama laamadood = Hurdo hayso Lebed = ad adag canaadi ah Luunka = haraad iyo gaajo is wada Likaysan = ku yaala ku dhagan Liiliijin = dhaqdhaqaajin Ladaadyo = Laqanyo
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Год назад
@@cagaetyon8849 abwaan aad baad umhahadsantahay cilmiga aad ii kordhisay
@haldoorhalyeey2032
@haldoorhalyeey2032 6 лет назад
Sareedo ismaacil iyo jaangaw Allah yarxam xasuus wlhi from Perth australi
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 5 лет назад
Siraad cabdulle ugaas iyo Jaangoow, siraad waxay eedo u tahay labada fanaan ee hadda heesta qaadaya
@iskufilan174
@iskufilan174 3 года назад
Qabiil.cm
@samiirasheeke9031
@samiirasheeke9031 2 года назад
Hestan kol hore wa jeclaa lkin hadda waa nacay balayadan araga xunna awgiiz Unacay marki aan maqly gabar inuu xumyey ..o an arky 😥 Hooyo saafi Omar OO oyneezo ax 😥💔 Xanun badana 🤲🤲
@prettyhamdi4345
@prettyhamdi4345 Год назад
Waa Runtaa WaLe Dadka Xun_Xun isma Qariyaan Wajiyadooda Baa Laga Aqrisanayaa Wxy Yihiin WLhi Wn Arkay Sida Ay U iLmenayso Markay So Xasuusato Sida Uu U Kufsaday Arxan La'aanta Ahayd Asaga iyo Asxbtisa Uu So Kaxaystay iLaahay Haka So if Bixiyo Cuqubo Saafi Sida Uu U GaLay Aduun iyo Aakhiro iLaahay Ciqaab Kugu Mari Aan Dhamaad Lahayn WaLi Way La Dhibantahay Carqabada U Ku Reebay Kufsigii U U Gaystay Asaga iyo Asxbtisa 😭
@akramyare5444
@akramyare5444 Год назад
Ma goof misa qof kale ya wax kufsaday
@prettyhamdi4345
@prettyhamdi4345 Год назад
@@akramyare5444 Saafi Cumar O Ah Hooyada Dhibanaha Ah Baa Tiri Ninkaas iyo Asxaabtiisa Baa isku Kay Tagay O i Kufsaday😭😭
@axmedjaam9999
@axmedjaam9999 Год назад
Been abuur waaye wala soo ogadey arintaas hdii aad ku danbabi lahed iyo hdi kle
@prettyhamdi4345
@prettyhamdi4345 Год назад
​​@@axmedjaam9999 Ma Jiro Qof Si BiLaash Ah iLinta iskaga Dhameeya Sabab Baa Keenta inuu Qofku La Ooyo Lana Murugoodo
@mysticbeast8243
@mysticbeast8243 3 года назад
ADUUNYO ILEYN MAXAY WAX HAYSAA KANA WAA HAYSAY GABAR YAR NOLOSHA MUGDI UGA DHIGAY IYADOO YAR OO SOO KACAYSA ILLAHAY KUSOO QABAY ADNA ADUUNKA KU CEBOW ILLAHAY WAA XAQSORE
@laylaahmet5279
@laylaahmet5279 3 года назад
Kufsi koxeed ayu geeysay Cabdilahi goofjoog 30 sano ka hor Calaama lagaa ifi gabadh somaliyed ayuu dhipaato u geysatay cadaabtii laguvu fogeeee oo xata keligii ma kufsane Afarkle ayuu u wacay
@noorjimale9918
@noorjimale9918 3 года назад
iskadhaaf wll kufsigaa waa lagu inqaabay, 10sano oo xarig ah ayuu ka soo laacay
@owliyo1218
@owliyo1218 3 года назад
@@noorjimale9918 ninkan xge lagu xiray sidaa xarigiisa u sheegtay qabiilkiisana u sheeg
@bashiirnur
@bashiirnur 3 года назад
FISKAY MISIIN MA OGA INUU AHA NINKA KUSADAHA AHA 30 SANO KA HOR
@abdikadirabdirahmanaden7552
@abdikadirabdirahmanaden7552 5 месяцев назад
Hadaa luxudka leydegeney solaban doonaa...❤❤❤ 2/5/2024
@barakaaleahmed7291
@barakaaleahmed7291 6 лет назад
Heestaan waxaa iska lahaa AXMED CALI JAANGOOW iyo SURQA CABDULAHI BAROW, F, fiska fadlan iska daa heesaha badan oo koobiyaha ah.
@dallas5609
@dallas5609 5 лет назад
Yes brother. And siduu uqaadey Jaangow qof udhoween karo malahan maanta. RIP
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 2 месяца назад
Heestan waxaan dhagaysanayaa markagygii 1aad mln arboco ah tariikhduna tahay 20/8/2024 Waxaan ku dhex dhagaysanayaa xafadii ayardaga waxa da.aya roob wayn oo ilaa xalay da.ayaay waxan ku arakay heeakan tiktok waxaan radinayay dhowr cisho Mahamad shaafi diyo From jigjiga somali galbeed
@gobtaali5224
@gobtaali5224 8 лет назад
laxanka ayaan saluugay laakiin sida kale waa gorgeous 💝💝💝💝💝💓💓💜💜💛💚💚💖💕💖💖👍👍👍✋✌👌
@wiilsomali5933
@wiilsomali5933 Год назад
Farxiyo fiska fananada ugu codka mcn danka hablaha, inta hes e soqadey wa isku wa mid wlh ❤❤gold voice and also my favorite
@SAXARDIIDCIIRAALE
@SAXARDIIDCIIRAALE 8 месяцев назад
After 2016 until now,I repeat this song,I love it
@hamze5225
@hamze5225 4 года назад
8/6/2020 frome Oslo Norway
@cabdiraxmankhalif683
@cabdiraxmankhalif683 4 года назад
Ana wa 8/7/2020😅😅 malin ayan kadanbeyaa
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 8 месяцев назад
Ereyadi Maxamed nuur shareeco Alla yaaraxma
@sacdiyoabdiwali3302
@sacdiyoabdiwali3302 11 месяцев назад
Sidaa labajir curadaa intaa kuso laxawysadaa🎧💝waxn dhagesanaa 7:45pm anigoo exam termka diyarinayo yacni aqrinayo oo ah semester five 😂
@SalebanJama-i2o
@SalebanJama-i2o 4 месяца назад
Adeerkay Abwaan Dheeg oo Hargeisa Wada Joogno baa Ereyada Heesta Sameeyey Laxankana Waxa Saaray Axmed Gacaytte oo Reer Hargeisa isaguna Ahaa Abwaan Dheeg Isaaq Cidagale Gacaytte na Waa Isaaq Arab.
@iqracadeey4497
@iqracadeey4497 8 лет назад
heestan waxa horay uqade surqa abdullahi iyo jangoo alaha unaxariste ❤ wey ficantahay ayado nalo so cusbonisiye nalo nashnashe😂 fiska one love 💕
@ahmedhani6670
@ahmedhani6670 8 лет назад
iqra cadeey maxa ka qaldan page walba comments la tagan tahaye siid isku dhaan qof wene tahaye
@hayadamin7611
@hayadamin7611 6 лет назад
Ahmed Hani 😂😂😂😂😂
@abdirahmanherzi2603
@abdirahmanherzi2603 8 месяцев назад
Heestan xasus gaara Bay i ledahay 2024 ❤
@GureyCde
@GureyCde 5 месяцев назад
Intii from dawa fm kasomaqashi like
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 года назад
I love this song , farxiya fiska waa fanaanad buxda
@apdinuhofficiallchannel1148
Iley naaguhu way isku naxaan waxaan dhicin ma jiraane ka dhamaada miskiinka Waxaan dhegeysanyaa 19/7/2023 3:31 hbnimo saq dhexe goooof alla codliiisa mcn waye plus fiska
@husseinelias2888
@husseinelias2888 Год назад
6yrs down the line still fovorite
@mucjisoxaaji2146
@mucjisoxaaji2146 2 года назад
Ninkii Gabadha Miskiintaa Xoogay Mayaba Hesaya Aduun iyo AQIRABA ALLE KUKU CADAAB
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 8 лет назад
nice song siday Tahay u keenen Heestan in kastoo music ga wax yar ka Qaldan yihiin ..viva farxiya fiska
@muhamedmuhamuudsabeeye1676
@muhamedmuhamuudsabeeye1676 6 лет назад
Heestaan way igagadantahay
@mustafexasan8581
@mustafexasan8581 2 года назад
Heestan waxaan dhagaysanayay 2018 anoo dhigta school 🚸 waxaan ku xasustaa saxibo badan oon sowada qaybsanay nolosha hada se wakhtigu nakala kexeyay waan rajaynayaa inaan dib ukulmidono insha allaah
@diamondcali8695
@diamondcali8695 Год назад
Heestaan save ayeey iithy maalintii ugu yaraan 3jeer waan dhageystaa waliba sameecad ayaan kudhageystaaaa😢lahashada kalgacalkaan ladi waayay😢😢😢😢😢😢😊
@asmacadey5757
@asmacadey5757 Год назад
Quran ku badalo Wlahia mid kaga khayr badan kii kubaday hesta bad helaysaa ❤Hada ani markii la shido macno ima sameyso wan ka bogsadey😃
@MhdWadani-t5l
@MhdWadani-t5l 8 месяцев назад
Axsan yaa hees ❤❤❤
@nurap3027
@nurap3027 3 года назад
DHAGAR QABE NAARTA LAGUGU FOGEE HE RAPED SWEET LITTLE GIRL 🤮🤮🤮😭😭😭👎👎👎
@aminamohamed9139
@aminamohamed9139 3 года назад
Saqajan ya ituso baasin ku shubi lahaa iyo acid
@farxiyacabdiqaadir9674
@farxiyacabdiqaadir9674 8 лет назад
hhhh aniga codka fiska leegamaqan codkeeda markaan maqlo waandagaa
@mudanaanbadan5848
@mudanaanbadan5848 8 лет назад
hestaan ad bey u macan thy hees lamid ah manan arag
@galladabdiomar684
@galladabdiomar684 7 лет назад
ABDULAAHI GOOF caadi maha codkada masuul waa ka baxsatay
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Год назад
Maya maya wad noolaan wana soo laaban uumiga dami fiska😊
@amranali6867
@amranali6867 Год назад
Adi mhn😂😂 wxa lala hdlayo😅
@yahyehusein4418
@yahyehusein4418 Год назад
M.a tiktok kaso race runti
@maxamedbacool
@maxamedbacool Год назад
Dj hada waa gudoomiye
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
Dambiga weyn ee uu sameeyey ma ogtahay?
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 года назад
Warkaas laga sheegayo haduu Xaqiiq yahay wa Xaaraami haduusan Ciqaabtiisa Aduunyada ku helin Waxaa Shaki ku jirin inuu aakhiro Helayo inshalah Nabsiga haso Dag dago ama haso Daaho wu la KulMi Un Doofaar Aan Garaneyn Sharafta hablaha somaliyeed weye
@sareeyefood760
@sareeyefood760 Год назад
😅😅😅 cilaaj war somalidu waba film caadiya😊
@abdirihmaanjuniorfred47
@abdirihmaanjuniorfred47 11 месяцев назад
Soolaaban dooneee hbeen jimca ah 23/11/2023 kampala bariis baan karinayaaa
@leylaladanm2290
@leylaladanm2290 3 года назад
Farxiyoy ma maqlin miyaa kufsiga maxaad ulaheeste
@Shakir.Dahir21
@Shakir.Dahir21 Год назад
Who still listening this song like me
@insharmohamed8891
@insharmohamed8891 Год назад
Majogta
@Free_Man143
@Free_Man143 9 месяцев назад
2024 I'm still watching❤✌️
@GabareyMaanyo
@GabareyMaanyo 9 месяцев назад
Anyone in 2024😢
@MaanHersi
@MaanHersi 4 месяца назад
Heestan xasus gaara bay igu leedahy aniga iyo jacaylkyga kliya baa safar hadba mrky dhamado kuso ceshana Garowe ilaa galkacyo
@Abdulahicade-xh3yy
@Abdulahicade-xh3yy Год назад
war nio heestaan lama soo dejin karo
@adennastehoilsan8912
@adennastehoilsan8912 4 года назад
Noloshu marka ku cisho 😭🇩🇯
@bashkaproduction4029
@bashkaproduction4029 Год назад
Axsan yaa Heess ❤ Another level
@sucaadoahmed9446
@sucaadoahmed9446 Год назад
😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮y😅y😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅
@Iqra-abduwalliAbduwalli-lg8uj
@Iqra-abduwalliAbduwalli-lg8uj 10 месяцев назад
11/12/2024🎉😊
@zakariecabdirahiim6824
@zakariecabdirahiim6824 9 месяцев назад
8/1/2024 10:00🖐️
@libansalah9285
@libansalah9285 Месяц назад
Still i am listening Abdullaahi goof 🔥
@CaliYare-xr9te
@CaliYare-xr9te 3 месяца назад
Lahashada Gal gacalkaagan ladi Waayay Awgaa😢😢
@dinixhaashim6070
@dinixhaashim6070 8 месяцев назад
Sabti 10-02-2024 Hadaad Iga Danbeyso Like Iisaar ❤😂😮
Далее
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57
Three NEW MAPS in Update 0.31.0 Nightmare | Standoff 2
01:48
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Просмотров 4 млн
FARXIYA FISKA TOP 10 TEN HEESO BY DEEYOO
1:00:43
Просмотров 721 тыс.
Hani
9:37
Просмотров 51 тыс.
FARXIYA FISKA & FUAD CADE ASHQARAAR
5:55
Просмотров 10 млн
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Просмотров 13 млн
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
Просмотров 305 тыс.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Просмотров 2,7 млн
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57