Тёмный

FARXIYO KABAYARE IYO HOYGII FANKA HARGEYSA | SOO DHAWAYNTII QARNIGA 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,6 млн
Просмотров 414 тыс.
50% 1

Copyright@Hawraar Music

Видеоклипы

Опубликовано:

 

27 ноя 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 592   
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 4 года назад
Farxiyo funny waaye wan jclhy qof qalbi xaaran wlh reer hargeysana waa dad iygana qalbi xaaran halkan ban idinka so salmayaa somali laand form xamar Cadey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 года назад
ruuxi somaliya xorta ah wa Xamar Hargeisa Jabuiti walaiba Hargeisa iyo Xamar wa maatano siyaasd xageda ama wa la midoobi ama wa la kala tagi lakiin Xamar iyo Hargeisa somali oon jirn baay noqdeen magaalo iyo maagalo madax ku xigeen cid waxaa badli karta ama jirto inta la noolyahey
@mameali1627
@mameali1627 4 года назад
Gobta somalidu waqooyi uga kaalay walhi xaqiq💯 from xamar jooga germany
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 4 года назад
Gob gob dhashay hadaan nahay Beesha HAWIYE WE LOVE YOU REER HARGEYSO
@yaasir1936
@yaasir1936 4 года назад
Yasmin Maow ❤️
@QEU9
@QEU9 4 года назад
Hawiye haka hadlin iyo qabiil.....
@daxtonrhett5690
@daxtonrhett5690 2 года назад
Sorry to be so off topic but does anyone know a way to get back into an instagram account?? I stupidly forgot the password. I would appreciate any help you can give me
@xasanculusow8124
@xasanculusow8124 4 года назад
Waxaan u heeystay reer hargeeysa dad isla weeyn oo soomaalida kale neceb, laakiin maanta aan arkay in reer jamhuuriyada barakeeysan soomaaliland gob yihiin. Love u reer somaliland
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Oo inaadeer waa maxay yasidu miyaanad farxiya fiska & iskalaaji iyo qaar kaloo badan arag sidaanu u soo dhawaynay? REER xamaroow waatii xamar ku qabsan Kari wayday show farxiya kabayare iyadoo u dhalatay
@mukhtaarciise7438
@mukhtaarciise7438 4 года назад
Adeer labadii dowladood ee la isku darsaday hadii lagu Kala noqday maaha inaanu somalinimadii Ka baxnay
@zeinabnnur423
@zeinabnnur423 4 года назад
Kkkkkkkkkkk habo gali
@hudagobsan2407
@hudagobsan2407 4 года назад
inta jecel Nabigeena Zcw. zcw zce Like hayla dhaafin Plz😥
@mustaphamohamed770
@mustaphamohamed770 4 года назад
Ma nabi jacylbaa mise like jacayl
@amranmoha1456
@amranmoha1456 4 года назад
Stupid yaad aragtay oo nabiga scw jecleen xishow nayaa
@awomaxamuud5745
@awomaxamuud5745 4 года назад
NIMCO HUDA scw scw
@hudagobsan2407
@hudagobsan2407 4 года назад
mustapha mohamed hhh nabi jecel 😥
@xadeedchannel4589
@xadeedchannel4589 4 года назад
Subscribe i saraa
@xuzeenow
@xuzeenow 4 года назад
Reer somaliland waa gob ❤️👏🏾 walalaheyga reer somaliland nolada inkasto aan jeceylahay hargeysa inaa uguuro 😊
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 4 года назад
Walcome noo kaali
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 года назад
Hargaysa hawsoo guurin biyo ma jiraane iyo wadaba.Sidoo kale sixir barar daran ayaa ka jiree.Insha Allaah intay biyo iyo wado helayso meelahaga kale iska joog.
@amriya3587
@amriya3587 4 года назад
@@abdihakimmohamud9373 hargeisa ka dhamow qudhacyow jaluuski
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 года назад
@@amriya3587 hhhhh diiday.Walee waxa jira waan sheegayaa saa runta ayey dantu ku jirtaa.
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 года назад
Wanu ku soo dhawynynaa wlo
@lafgareen6500
@lafgareen6500 4 года назад
Wwww Mashalah Gabadha Sodhaweye Wa gabadh Hawiye Irir Samale Ahh """Nasabkiii"""Rer Sh Isaaaq
@hsadia2799
@hsadia2799 4 года назад
Manshallaah tabrklaah nasabtii hargausaay hooygii nabdaay hooyadii fankaay allow ku dhowr from puntland ♥️
@dhaladkasomaliland7185
@dhaladkasomaliland7185 4 года назад
Mhdsanid wall qli illhy haydin dhawro somali dhan wallo nahay❤❤❤
@anzhahfikawi8359
@anzhahfikawi8359 4 года назад
Aad AyN idiiN jecLahY wllhYGa Reer somalI land iYo hargaysaba saLaN buuraN iga GudoMa from ogadenia fiiQ
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 года назад
hada deegaan somali ethopia somalialnd ineyis ooyaan baan ka baqaya amaalin dhow xalaada waa 100% ilahey sidaa hainoogu wado amiin walaalo daris ah
@nawaalabdirahiim1774
@nawaalabdirahiim1774 4 года назад
Mxaa laga soo Dhawaynayaa qofta oo laga faaiidayaa oo aan danbi ahayn subxanallh
@nouhsaid9423
@nouhsaid9423 4 года назад
Reer hargaysa ad ban idin jecelnhy from muqdisho somalia🇸🇴
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 4 года назад
Nuux Siciid hadaad majeceshahay calanka dhiigaleh inagamasax
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 4 года назад
mohamed bukhari cuqdadlow calankeyga dhiig haku tilmaamin😏
@bdd2541
@bdd2541 4 года назад
Nuux Siciid hargeysa is in Somaliland not somalia
@mashacilese1813
@mashacilese1813 4 года назад
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️❤️❤️❤️
@mashacilese1813
@mashacilese1813 4 года назад
Nuux Siciid Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🌺🌺🌺🌺
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 4 года назад
Qoftaan waa Farxiya waa Aftahanad wlhi Siyaasadda ayay ku fiicantahee mag Siyaasada soo gasho😂Cajiib hadalkeeda tii shalayba maahan qalbi xabxab weeye Farxiya waa qof afsomaliga taqaan oo reer magaal ah.
@seynisaliomar3600
@seynisaliomar3600 4 года назад
Rer Haregeeyso Gob Weye wlhi Dad Is Jecel Baa ku Nool Hoyada Fanka Alla yacizak
@anisashire9044
@anisashire9044 4 года назад
Reer hargeyso gob wlhi waa uxiisay hargeyso
@sacdiyoabduqadir6352
@sacdiyoabduqadir6352 4 года назад
Raar somalilan waa ku mahad san tihiin soo dhaweenta balaaran aad u sameyseen Boqorada cotka kabta xaaji 💞❤🇸🇴
@dhamays1845
@dhamays1845 4 года назад
Kkk qoftan hargeisa ineey mar tagto waqti badan ayey galisay wayna u suurto gali wayday Juhdi badan kadib maanta way tagtay lkn ogow hargeisa waa magaalo Soomaliyeed oo dad shacab ah oo qiimo badan ku noolyiin love you my Somaali people!!!!
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 года назад
kadra farah 😂😂 waliba ina adeerted farxiya fiska sida loso dhaweyay o kale bay rabtay balse jacba ku dhagtay
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 года назад
Welcome Caasimada Somaliland Iyo Dadkii Sharafta Kulahaa Somalida
@asaasas9197
@asaasas9197 4 года назад
Caasimad kula haa😂😂😂👊
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 года назад
Rer hargeysa wale waa dad nazap ah idin tgersanahe Ifrm 👉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 4 года назад
Shukran xbbti anaguna ku jaceyli
@farxiyaabdullahdajiya5847
@farxiyaabdullahdajiya5847 4 года назад
Haa waa run somalilnd wax ku nol dad nasba wad mhsthy.💯💯
@alishalove4959
@alishalove4959 4 года назад
Calankaa xun nagadaa
@zakiismail6177
@zakiismail6177 4 года назад
@@nimcoayaan3629 wll subscribe i saar wana ki sare
@zakiismail6177
@zakiismail6177 4 года назад
@@farxiyaabdullahdajiya5847 waa ku saray wll subcribe igu qabo ana
@samiiraliibaan8474
@samiiraliibaan8474 4 года назад
Nasab nimo hadii lasoo qaado waa Somaliland wlh dad nool from xamar cadeey
@mukhtaarciise7438
@mukhtaarciise7438 4 года назад
Jamhuuriya barakaysan ee somaliland dheh afku kumo go ee
@leylamaxamudsahal2625
@leylamaxamudsahal2625 4 года назад
@@mukhtaarciise7438 kaf
@hamze6402
@hamze6402 4 года назад
Thanks wllo somali oo dhan waa nagu qali
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 4 года назад
Ina adertey wa nag codkar ah ❤️❤️ dhukuro demand hanola ilaliyo rer somaliland dad gob ah❤️❤️❤️
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 года назад
Nagu halee wan ilalin doonaye 😄🙏👈
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 года назад
Hamda siyaasiyad baan ka dhigeyn hadan nahey Reer somaliland waxan odhanyna a parlamnak xamr fadhiiso wa geesiyad wa nin nin tolow ma wiillal badn baay la dhaltey
@sultansomalijr990
@sultansomalijr990 4 года назад
Farxiya kabayare waaan necbahay dhaqankeega lkiin nafteeda ma necbi ee wxn nacay qaabka daran ey isku qaaqaawiso allaha soo hadeeyo walasheen
@abdihaybad7897
@abdihaybad7897 4 года назад
Apwaanka apwaanada lapsalaax inta tagersan iyo inta jecel fanka liksaar
@ahmedmuse1165
@ahmedmuse1165 4 года назад
cabdiHaybadcilmi AbdiHaybadcimi P maaha waa B
@sportstody7614
@sportstody7614 4 года назад
Hargaisa haddad ku nooshahy like ii saar hhhh
@dhiirigaliyechannel4262
@dhiirigaliyechannel4262 4 года назад
Dadkii izLaanimada JeceL Like iizaara please 🤔
@mabrukcali1648
@mabrukcali1648 4 года назад
Yaaahuuu
@dhiirigaliyechannel4262
@dhiirigaliyechannel4262 4 года назад
Maxa ku daaraay pro
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 4 года назад
Hargeysa waa gobgob dhashey reer hargeysa waxan idin leeyahay farxad ku kuwaara aamiin aamiin dad wanagsan baatihiin maashaa alaah
@hooyoyurub9569
@hooyoyurub9569 4 года назад
Ku soo dhawooow somaliliand farxiya kaba yare 💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤👍🤝🤝🤝👍👍👍
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 года назад
Dhukuro dheeman😂😂😂😂 So funny kabayare Wn iska kaa jeclahy keep going habo
@rahmooo3541
@rahmooo3541 4 года назад
Dhukuro Dheeman In the house gabadha Fanka kaga ilmaysiisey😂😂😂😂 Farxiya Dhukuro
@sabadsaleban984
@sabadsaleban984 4 года назад
Welcome fanaanad qaaaaliya ❤️ Somaliland ku sodhowooow
@gaadhhayegaadhhaye3694
@gaadhhayegaadhhaye3694 4 года назад
Horta reer somaliland waa Naga Gobsan yihiin somali deeqsi iyo Soodhaween koobka u qaadeen Walaalaha somaliland muqdisho saaaaaas ha loogu soo dhaweeyo
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 года назад
Wa lagu yaqaan hno
@aqooncusub1447
@aqooncusub1447 4 года назад
Run sxp
@iqbalabdi
@iqbalabdi 4 года назад
Waanu idin jeclnahay Walaalahayaga somaliyeed One love
@jilaakhadarinohteakwondo2433
@jilaakhadarinohteakwondo2433 4 года назад
Welcome farxiYo hoygii nabada iyo fanka ❤
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 4 года назад
Waxan udhshay somaliland lkn waxan ku dhshy ku bsrbaray hbba ka bixin muqdisha muq wanag casimdi somlida lkn dadkyfa somliland gob baadtihin luv u guy😘😘😘
@yaasminabbdi111
@yaasminabbdi111 4 года назад
Hahaahah dhukuro dhemaan kulahaa maansha Allah well.com hargesa♥️♥️♥️😁😁😁😁😁😁😁😁
@filsanahmed116
@filsanahmed116 4 года назад
Weli show ma tegin Farxiya Hadday show ino qabato waaan ka xaadiri Waaa qof qalbi furan,& Karti baddan, cod halaasi ah iyo kaftankeeda aan jecelahay awgii. Kuso dhowoow hargaysa we love you kabta xaaji💞💞
@ifraaxsocial7781
@ifraaxsocial7781 4 года назад
Reer hargaysa walee waa shacab qalbi wanaagsan dadkoodana jacel allow naga dhexsaar odayaasha qab qab layaasha ah 😭
@Girlboss1.
@Girlboss1. 4 года назад
Soo dhawoow farhia ❤️😊 Anagoo Rer Hargeisa aadbn kuso dhaweynaynah
@habiibmahamedahmed718
@habiibmahamedahmed718 4 года назад
Welcom wllo farxiya wa qof an kaftabkeed jeclahay rutii wax ku dhiba Alle kuma tuso keep going ❤️❤️❤️
@hsadia2799
@hsadia2799 4 года назад
Wan jecelahy dhulkaagya hooyo meelksata peace and love ♥️♥️♥️
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 года назад
Gop Gop dhashay Reer *Hargeysa* Dad jcl somalinimada dhqnk iyo Af kapa 😘😘🙏🙏🙏😘
@quenhoodoadam5431
@quenhoodoadam5431 4 года назад
Masha Allh hanbalyo farxiyo kabayare ku soo dhawaw dalkaaga hooyo
@shaaruboqalaf171
@shaaruboqalaf171 4 года назад
Farxiya Waa naag iska qalbi wanaagsan fud fudaydka Waa fariidnimo ka tahay insha Allah wax kheyr qaba fanka haba iska dayso oo iska dalxiisto dhulkii hooyo
@Shumeey656
@Shumeey656 4 года назад
War aniga waxan jeclahay reer Hargaysa siday video yadooda iyo camera da aad ayay uqurxiyaan
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 4 года назад
MASHA ALLAH cimri dheer iyo cibaado suban FARHIYO KABAYARE.
@abdusalamahmed109
@abdusalamahmed109 4 года назад
waxaan leeyahay kuwan saaqidiinta ah ee naagaha qaawan hor kacaya , waar Allah ka baqa oo gabdhaha dhar fiican u geliya Reer Hargeysa waxaan leeyahay ma diricii qaawananaanta ee Allah inoogu cadhooday baad soo celiseen , waar ka daaya ayaan leeyahay .م
@farhiaahmed3744
@farhiaahmed3744 4 года назад
Fisqi uunbey faafineysaa qeyr ma faafineysee ilaahey hasoo hanuuniyo idinkana Allah ha idin soo hanuuniyo
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 4 года назад
welcome wllsheen❤👌
@muzamilabdinoor569
@muzamilabdinoor569 4 года назад
Isaqa farxiyo yasha maxe ku jecel yihin si wanagsn aya loso dhaweyay wale nasab iga dheh we love you reer hargeisa from kampala
@solostgen3862
@solostgen3862 4 года назад
Wowow farxiyo kabayare waad uqalanta soodhaweyntaa intaa leeg 💖🌹🙌
@basbas6004
@basbas6004 4 года назад
wallle iyo bille qoodh weeye gabadhani ragg badan bay ka cod karsan tahay 😍😍😍
@khalidanwar3680
@khalidanwar3680 4 года назад
hal kar haa wlhi sxb Wd la heshy
@zamzamadan6808
@zamzamadan6808 4 года назад
rerhargeyso wadad wanagsan o qalbi xaran walahi ilahey somali odhan habarakeyo melkaste eyjogto
@abusalman1023
@abusalman1023 4 года назад
Wale kheer iyo wax u Allah raali ka yahay mina so dhaweynin fasahaad I yo fisqi iyo cara illahey ayad so dhaweysaten illahay ha lo tobadad kena walalyl
@nasramatan8717
@nasramatan8717 4 года назад
Goptu isma garisayoh wan Ku frxsanahy Somalilnd one 💕
@mohamedalinur7381
@mohamedalinur7381 4 года назад
Thank you gacliye ayaaba iga badan farxiya kabyare ❤
@cabdulaahixasan789
@cabdulaahixasan789 4 года назад
Welcome kusoo dhawow hargayso qurux ayaan ku leeyahy Fananad aan aad utaageero fani ah dhukuro way imaaday hargaysa 😀😀😀
@fardouzadan6904
@fardouzadan6904 4 года назад
Kaba yar wan jeclahay wlhi wa fani
@samiiracabdishakuur4588
@samiiracabdishakuur4588 4 года назад
Mashalaah Mashalaah Xppti Qaali Frxiya Runta kama Kanbato qofnool
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 года назад
Fanaanintu socod bdnaa Welcome anytime dhulku waa dhulkaagi dadku waa dadkaagi 😍😍😍
@nimcoabdi4148
@nimcoabdi4148 4 года назад
Welcome kabayare 👏👏
@zaqafie
@zaqafie 4 года назад
War anaga yaaab aragny naagta dhafoorda xiiran oo sanxanyaha iyo bidaarta leh miyaa loosacaba tumya inta layaabn sidydo kle👍
@somalideadlygamer5543
@somalideadlygamer5543 4 года назад
Dir Hawiye Hawiye lipaax welcome to somaliland🇭🇺🇭🇺 adigu Isaaq walalkii ba thay
@Amisha_Ali
@Amisha_Ali 4 года назад
Wllahayga Muslimka Fadlan SUBSCRIBE Igu Caawiya 😭😭😭😭 Waa idin Tuugaa Plz
@fatima_qurux27
@fatima_qurux27 4 года назад
Eglan show meesha way joogtaaaye😅
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 4 года назад
Iyado timaheda natuzayzaaa
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 года назад
@@mahamuttislam414 timaheedu maba muuqdaan hno yaad ku khaldaysaa
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 года назад
shaadia official 😂😂
@balqiismuxumed7871
@balqiismuxumed7871 4 года назад
Horta okiyalhan madxa korkisa lasarnyo ma astan dadka sodaga lagu garta🤣🤣🤣
@zakiyareofficial9311
@zakiyareofficial9311 4 года назад
😂😂😂 sidaaad ka dhawajisay weeyan
@foziyofankaqaali9428
@foziyofankaqaali9428 4 года назад
Bhhhhhhg my abyo e qamarka suu udhicin aya losarata wana xarako hhhh
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Maya ee waa Halka qabata ee ugu dhow xagee lagu qabsan lahaa hadaa badawsanidee
@balqiismuxumed7871
@balqiismuxumed7871 4 года назад
@@somalilandtayda3765 ma sidasa ala huno ilbaxnimadan kugu jeclahay anu ilkahan ku qabsanlhaba hadi laydhibo🤣🤣🤣🤣
@balqiismuxumed7871
@balqiismuxumed7871 4 года назад
@@foziyofankaqaali9428 kkkkkkkk haye huno
@amrandahir5430
@amrandahir5430 4 года назад
Yaa uduuliyo hargeisa igeeya 😭😍😍♥️♥️
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 4 года назад
Boqorada Masraxa iyo hoyga Fanka wow 🔥🔥🔥🔥❤❤❤
@atuushoficilhjioctoobar6409
@atuushoficilhjioctoobar6409 4 года назад
Kanza Ahmed
@samiiryare8704
@samiiryare8704 4 года назад
Ani waxaa fahmi la ahay waxa nasteexo indho hargeysa loga didayo farhiyo ka bayare lo ogo laday
@mohmedjamal5449
@mohmedjamal5449 4 года назад
Kabta xaji welcome hoyga fanka
@ilhaanabdilqadrr2320
@ilhaanabdilqadrr2320 4 года назад
Hargaysa hadh wanaag maalin un inaan tagaa jeclan lahaa❤❤❤👌
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407 4 года назад
Waad na sharaabsanthy
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 года назад
Soo dhwoow malintay kuu noqotaba wll
@laylaahmed1902
@laylaahmed1902 4 года назад
Kabta xaji boqortoye wa wax aad Loku farxo inay ree hargaisa sidan quruxda badan u soo dhawaysan masha allah viiva hargayisa cadey
@qabiilnindiidooqarandifaac544
@qabiilnindiidooqarandifaac544 4 года назад
Farxiya kaba yare ku soo dhawoow hargeisa 😍😍😍😍😍
@deka1805
@deka1805 4 года назад
Welcome to hargeisa farxiyoo
@farxiyahusen2633
@farxiyahusen2633 4 года назад
Welcome hno qali HARGEYSA HadhwanaG 💚❤💬
@fardawsofficial9748
@fardawsofficial9748 4 года назад
Boqoradi fanaka farxiya kabayare welcome ❤❤❤💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasmiinnuura6669
@yasmiinnuura6669 4 года назад
Masha allaah Ku soo dhawoow dalkagii hoyo viva somalilan
@fartunali8854
@fartunali8854 4 года назад
Love you farhiya wllhy waa qof qalbi xaran wellcome dhukuro dheyman
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 года назад
05:39😂😂dhukura dheyman waa joogtaa
@naimamuuse1244
@naimamuuse1244 4 года назад
Wlh hodan Abdirahman oo ka dhalatay hargeeyso xita sidan Loma soo dhaweyn kawrn m.a Kabta xaji nolow my dhiga😍😍😍💋🤗
@Ayeh_Media
@Ayeh_Media 4 года назад
Almas Almas way u qalantaa farxiya hodan muqdisho 2016 sidee loo soo dhaweyey wali fanan muqdisho looguma soo dhawayn
@msshami4228
@msshami4228 4 года назад
Dbukuro dheeman ku lahaa 😀😍😍❤️
@haldhaamohamed211
@haldhaamohamed211 4 года назад
Kkkkkkkkkk gabdhaan habada u ahay waa xayi wale
@curejiaxmed8281
@curejiaxmed8281 4 года назад
ala gobnimada la shego waa qalbiga furan farhiyana waa gob gob dashey isku filin farhiyaye👍👌
@farxiyaabdullahdajiya5847
@farxiyaabdullahdajiya5847 4 года назад
Welcom farxiya ku soo dhwo hrgsya iyo hoy.Fanka.💯💯❤💚💛Boqorda cudka
@faha9585
@faha9585 4 года назад
Maashaa allaah loomakalahadhin dayax showbaa jooga viva farxiya kabayare
@hoodoaadan1235
@hoodoaadan1235 4 года назад
Rear hargysa nzp baatihiin wllHi 🥰🥰🥰
@ikhlasabdalle2939
@ikhlasabdalle2939 4 года назад
Caku qof xiiran sheelada ka dhici rabta😂🤞 love sister farhiYa💞🇸🇴
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 4 года назад
Hargeeysa ilove mor then one 🇸🇴🇸🇴 dad qLbi furan iyo dhalin farxad badan hawaarto nabadu
@qurxdumar6100
@qurxdumar6100 4 года назад
Kkkkkkkk welcome farxiyo kabayar iyo hodon Abdirahman
@mukhtarali3186
@mukhtarali3186 4 года назад
Shcabka rer hargeysa iyo fananinta xidigaha geska wlhii adban ugu jeclhy sedadka u so dhaweyan allow barakey oo barwaqo kusoor
@muhiyadiinabdilaahi8399
@muhiyadiinabdilaahi8399 4 года назад
Soo dhawow fadxiya qaaali wel come to hargeysa
@fatimasaed6838
@fatimasaed6838 4 года назад
Waligay fannaaan meel uu joogo ma tagin hopigaygana maaha, haddana farxiya waan soo dhawayn lahaaa. Welcome Farxiya magaaladaydii oo ka maqanahay ku dhawooow.
@mohsahlaawi6609
@mohsahlaawi6609 4 года назад
Hargeysa waa hargeysa lama kala laha dadkeeduna qalbi furnaan iyo soo dhaweyn baa astaan u ah qof dharaaro soo marey uunbaa garan
@kaahanuura512
@kaahanuura512 4 года назад
Soo dhawooow fanaanadeena kabayare🥰
@liicayepoi7574
@liicayepoi7574 4 года назад
Qofkii ugu horeyay dawado ahay
@nooneknows3732
@nooneknows3732 4 года назад
Wlhy she is funny 😂 Dhukuro dheeman 😅😂😁
@nazraapdirizak1573
@nazraapdirizak1573 4 года назад
Man sha alaaah wllshy qali soodhawaw
@mahadibrahiimcumaribrahim7443
@mahadibrahiimcumaribrahim7443 4 года назад
Waaaw waxbadan ayaan sugaayaay in eey sidaan oo kale eey dhacdo waxeey aheed meel in badan farxiyo laga soo caayaa lkn hada waa meel lagu ixtiraamay inbadan xasan dhuxul laab saalax abwaanka qarniga waxaan ku leeyahay nooloow sxp
@ugaasfoodey7088
@ugaasfoodey7088 4 года назад
Najma yar masha allh qofka kaliya sida fcn u hadashay
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 4 года назад
Mansha Allah fanaanad aan taageero way istaahishaa 👏⚘
@Hosnitair3
@Hosnitair3 4 года назад
burco waa magaalada haldoorada ee maaha magaalo kaftan aniga reer xamar baan ahay hiilo igama ahan wllhi
@samiiracadaani3137
@samiiracadaani3137 4 года назад
Rrer jamhuuriyada barakysan kabyre waw
@abdilahimawlid9105
@abdilahimawlid9105 4 года назад
Farxiya qosol wanaag soo dhawoow ❤🙏
@hanadqalbi4685
@hanadqalbi4685 4 года назад
Waxan kuu leyahy farxiya kabayre welcom two hargyza
Далее
SIDEE LOO SOO DHAWEEYAY LII CATO | HARGEISA |
8:46
Просмотров 238 тыс.
Cuntada Wadooyinka Hargeisa | Street Food in Hargeisa
14:03
UZmir & Mira - Ey yor (MooD video)
2:52
Просмотров 1 млн
Malohat
3:35
Просмотров 1,1 млн
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (audio 2024)
3:26
Просмотров 1,9 млн
MACAN, A.V.G - Привыкаю
2:55
Просмотров 437 тыс.