Тёмный

#farxiyotawakalfamily 

FARXIYO TAWAKAL FAMILY
Подписаться 66 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 163   
@SafaQurux-y7d
@SafaQurux-y7d Месяц назад
Wlh mid An 3 caruura u dhalay ban ka shakisnhy ano jiifo oo diraca intan iska sibay xabadka sartay in uw i dubayay asago mobilka ila dul tagan ban ku kacay 😢
@Umuxamda
@Umuxamda Месяц назад
Ala abaayo ninkas iska ilaali😂
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 Месяц назад
Hada gar udhigo ha aamusin waxaad qarsato way ku qurunsadaan reerkiisa iyo kuwaagaba usheeg inuu mobilekiisa iyo computerkiisaba inuu iifatashaa ku qancaa dheh hadaad waxba kuwaydana dib dambe isaga ilaali diraca iyo go'a ha bixin nalkana danso
@CaashoYuusuf-c8m
@CaashoYuusuf-c8m Месяц назад
Subxanallh yaa la amina waba yabaye ani❤😢abayo
@qaalidumar1302
@qaalidumar1302 29 дней назад
Telkiiisa baar bal hana isqawin markle nin majiree nalka dami marka shaqa laqabanaa xitaa😅
@SafaQurux-y7d
@SafaQurux-y7d 29 дней назад
@@qaalidumar1302 hhhhh hye
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e Месяц назад
Yaaaala aaaamina marka subxana allah 😢😢😢😢😢 med keda madha qi karan lkn dirac wey kula jo gikartaaaa lkn inta waxi dhaf sis san mya xasbuna allah kaas waaaa bilaaa ixtiram iyo bila dhaqan 😢😢😢😢 kuwas ayuu ceeb kaaga raaadina abayo ❤❤
@MadinaaliAli-b5z
@MadinaaliAli-b5z Месяц назад
Ceeb udhimo allah ayan ku baryay Xaaskiisa xalal sida u la dhaqmo Subxannallah 😢😢
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b Месяц назад
Wcs farxiya xbbti Allah haku xafido qali macanto
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Месяц назад
Mahadsanid maamii❤️‍🔥🙏meesha leska woco waala yaqaan😂haahey Guuleyso maami
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Месяц назад
Waaw🎉cawa❤aad ayey igu dhereyd🎉waqtigu❤alx❤ayaan alaha❤ kulajiro🎉team farxiya❤habeenwanagsan💙💙💚💚❣️❣️💞💞💝💝💝
@SeynabJibriil
@SeynabJibriil Месяц назад
Hawen lamida❤❤❤
@XakiimoCabdirahmaan
@XakiimoCabdirahmaan Месяц назад
Masha allah abayo farxiyo wax kugu jeceladay marka ducenesit❤❤❤❤❤🎉
@Dhooleey
@Dhooleey Месяц назад
Alla umadanaa guurkii ayeeyba na nacsiin rabaan bisinka nolosha nucaan yaala aaminaa 😢
@Sagalhajijirde
@Sagalhajijirde Месяц назад
Asc allahumma Aamiin Waxaan ka helay oo sii qurxisa mansha allah farxiyo siday mar walba sheekada xaaladeeda ugu darto ficil ahaan tusaale marka qaybaha farxada , suuraha , xifaaltanka iyo siday ila murugooto markey sheekadu dhibaato iyo murugada ay ka hadlayso waana waxa maceynayo sheekadaada soona jiidanayso qofka ku daawanayo , horey u soco maana iisho 🎉❤❤❤
@MunasalahGuled
@MunasalahGuled Месяц назад
Asxabeey isoo duceya in ilahay awlaad salixa igu irsaqo. 40 qof ducadood waa ala ambala
@iftinahmed8701
@iftinahmed8701 Месяц назад
Allaha kugu irzaaqo kuwa dayibiin ah saalixiin ah Anagana Allaha noo xafido
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Месяц назад
Rabi owlad bari rabi haku siyo
@FarxiyoMaxamed-o6h
@FarxiyoMaxamed-o6h Месяц назад
Ale haku siyo abyo
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm Месяц назад
Wll ilahey si deg deg ah mataano cafimad qabo ha ku siiyo yaa alh
@MunasalahGuled
@MunasalahGuled Месяц назад
​@@iftinahmed8701 shukran xbbty
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 Месяц назад
waamarkii🎉ugu horeysay ee aan sheko sugo❤❤maskiin ayaan sorry😢wll team farxiya salan gobeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y Месяц назад
❤❤❤
@FadumoMuseSaid-s6j
@FadumoMuseSaid-s6j Месяц назад
Rag rag dhalay ayaan mashalla walahi waa ka arsatay laakin goormu furay ninkii hore
@asumayoabdi96
@asumayoabdi96 Месяц назад
Hadaad amanaysid nag nag dhashey dheh ileen gabadhu nin mahane
@khadroaden
@khadroaden Месяц назад
😂😂😂😂​@@asumayoabdi96
@msssuurobadan1548
@msssuurobadan1548 Месяц назад
Alx ugu dambyn ayaan sharwadihii ilhey baa uga aaray ❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Месяц назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Месяц назад
ILAAHAY caafimadka iyo cimrigaba ha kuu dheereeyo aakhirana jano farduusa ha ku geeyo aamiin ❤🥹
@SeynabJibriil
@SeynabJibriil Месяц назад
حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل 😔😔❤sorry Abayo qadro😢😢😢😢❤❤❤❤❤wcs mamo farxiyo❤❤❤❤
@maidaabdinor7597
@maidaabdinor7597 Месяц назад
Waala igaso hormare cawa😂❤
@ZuheyraAhmedMaow
@ZuheyraAhmedMaow Месяц назад
Maasha alaah tabaarakal alaah ilaahey ha ku caafiyo
@mariamohamuuse
@mariamohamuuse Месяц назад
Aamiin yarabi🤲❤❤
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 Месяц назад
Cawaan cawaan kale jirin nin soomaali reer baadiyo
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Месяц назад
Xasbunallh wanicm wakile ilawo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@samiyoabdinuur-s5m
@samiyoabdinuur-s5m Месяц назад
subxaanallah guurkii cabsi iga galay maxaa guursanaynaa waa la yaabaa illahow qof fiican nugu aadi😭😭
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Месяц назад
Alxmdulillah dhamaad qurux badan ❤❤❤
@diywithhubi
@diywithhubi Месяц назад
Kaasi waaaa dayuus ma matalo nimanka somaliyeed allah akbar abyo dadkasta waaa laga helaaa mid kharbaan ah ayaana midkasa kusoo aadismay
@sahraidle6090
@sahraidle6090 Месяц назад
Masha Allah Amina❤
@Ruunfamily-f6l
@Ruunfamily-f6l Месяц назад
War aduun ma jiro gabdhoow walalihiin xataaa ha isku hor qaawinina yacni adinkoo garba saar la aan ha hor jooginina plz😢
@Nashaadasadsalax
@Nashaadasadsalax Месяц назад
Wlley ani sacan garan hafa io buumo qaba wllhia baqdin ti ugu dnbesy dremoya😂😂😂😂hdan carari bal
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale Месяц назад
Naa dhar fican gasho oo garba sar xidho😂😂😂
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e Месяц назад
Asey dhibe sab tooah waaa il mihiisa hoooya dod subxana aĺah 😢😢😢
@SabarinAbdulKadir
@SabarinAbdulKadir Месяц назад
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah jazakallah qer
@halimaahmed6710
@halimaahmed6710 Месяц назад
Nin maba ahan kas Subahan’Allah waa coradiisa Inaailaahaa wa ina illhay raju’un Ayan walahi waa nag adag xaqeedna dhacsatay ya rabbi yaa la’aanaa 😳 Alx hadii ay midowan iyada iyo carurteeda
@FardosoMacalin-e5v
@FardosoMacalin-e5v Месяц назад
Walahi been ma ahan faarax yadeena wax noo dhaamo ma lahan lakin bdankood wa xaasidin an Arxan laheen ❤❤❤❤
@FarhiaKhaalid-or4du
@FarhiaKhaalid-or4du Месяц назад
Mashallh dumarland guulesta ❤❤
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h Месяц назад
Nin doqona.waaa.kaaaas
@NastexoAxmad-yq4lo
@NastexoAxmad-yq4lo Месяц назад
Ani cawada meshan jodari iyo barkin dhigtay labo sac iyo bar😂
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y Месяц назад
Kkkk Ana casho ayan kusamaysana
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 Месяц назад
walllah xataa😂aniga
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Месяц назад
Masha Allah 🎉❤🎉❤❤
@shamsohassan7503
@shamsohassan7503 Месяц назад
maash Allah ❤❤❤❤
@shukrijama6567
@shukrijama6567 Месяц назад
P
@Sundus17
@Sundus17 Месяц назад
Hij😅😅😅
@Bushrayariisey
@Bushrayariisey Месяц назад
Iso duceeeya plz😢😢
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 Месяц назад
Aboooo abooo cidaaasaaa walaahi qosalaaa u dhiman gaareeee 😅😅😅😅😅😅😅😅
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 Месяц назад
Si qalbiyan ah aan uqoslay
@deeqomaxamed8739
@deeqomaxamed8739 Месяц назад
Meytkeda ma dhaqi Karan habo abehed xita ma dhaqi karo meytkeda habo mcn❤❤ salan sare✋
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e Месяц назад
Haaaaa lkn lawa is qabto wey isdha qi karan
@deeqomaxamed8739
@deeqomaxamed8739 Месяц назад
@@RayaanHonasti-i6e haa abyo wan ogahah
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm Месяц назад
Hadii qof kalo dhaqo la wayo wey dhaqi karaan abyo lakin hadina la helayo ma dhaqi karaan
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e Месяц назад
@@deeqomaxamed8739 🥰🥰
@caaishaxuseen5479
@caaishaxuseen5479 Месяц назад
Kaas asaaa ceebowayo wayo nin naagtisa duubay wye nin iyada u dirtay ma ahn gabar RU-vidr ah laba Sana ka hor xaaskisa cunug u dhashay ay kala tageen lahaa video ka haayaa
@elmihawa
@elmihawa Месяц назад
Mashallah Ayan wa nag nolow
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 Месяц назад
Reer farxiyo tawakal waayadaan waan idinka maqnaa seetihiin waan idiin xiisay meel Zambia ladhahaa joogaa hada
@farxiyotawakalfamily2926
@farxiyotawakalfamily2926 Месяц назад
So dhawaaw qaali ❤️
@Salmamohama
@Salmamohama Месяц назад
Wcs ❤farxiyo❤ صلو علي حبيبي محمد صلي الله عليه وسلم
@marymoabdulkadir6804
@marymoabdulkadir6804 Месяц назад
Dharka luuqa ku badasha gabdho acudu billaj😮
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 Месяц назад
Musqusha waaye xitaaa luuqa aamin malaha
@Xabiiboibraahim-em8ys
@Xabiiboibraahim-em8ys Месяц назад
Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin yaarabi
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Месяц назад
Wcl sister farxiyo ❤❤🎉🎉
@Basal2006
@Basal2006 Месяц назад
naaag noola waaye😂
@Warsanqurux123
@Warsanqurux123 Месяц назад
Anaa u horeyo
@LaylocabdirishidLaylo
@LaylocabdirishidLaylo Месяц назад
Aamiin yarabi
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 Месяц назад
Doqon dayuus ah weyan kasi dayuus fawqal dayuus nacalatulah
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Месяц назад
Naa Ayaaneey fariidsanidaa adiga iyo reerkaaguba xataa naagtii rabtay inay sixir iyo quraafaad idiin adeegsato arsinal baa lagu dacweeyey kkkkkk nin saqajaan ah buu ahaa laakiin waad ka guulaysatay. Muraayadaha maro iska saara nalka damiya shukumaan adinkoo guntan musqusha haka soo bixina kkk acuudu bilaahi walaahay dadkii way waasheen bal nin xaaskiisa kamira u qarinaya allow na astur
@tressahassan8947
@tressahassan8947 Месяц назад
Plz😢hablow🎉haduu kuduubo🎉ninkaga🎉hakanixin waayo waxba laga qadimayo🎉hadiiba dalkiina jogin❤ waxba hakawarwarin day uusinta ama hadii dalka jogtid ninkan sun sii waayo xaqir sorrywll❤❤❤❤❤habeen wanagsan dhamaaan soomaliyey ♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@amaalgaraase8174
@amaalgaraase8174 Месяц назад
Alla umadan noloshii guurkay na nacsii yeen wlhi 😢
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 Месяц назад
Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim
@Adoontiale
@Adoontiale Месяц назад
Warjecli heer aan kagaary hurdada iheysa waxaa igala fiicnaaty sheekadaan 😂😂
@IfrahHaji-p4t
@IfrahHaji-p4t Месяц назад
Sem
@shukriyaMohameed
@shukriyaMohameed Месяц назад
😂😂😂
@sahraidle6090
@sahraidle6090 Месяц назад
Asc Amiin yaarabe
@ifrahhassan6365
@ifrahhassan6365 Месяц назад
Amin❤
@nasrogabaw5757
@nasrogabaw5757 Месяц назад
Cawa anaa ugu horryo🎉❤
@fartuunibrahiimwi9bu
@fartuunibrahiimwi9bu Месяц назад
Asc abyo sethay
@LadanYussuf
@LadanYussuf Месяц назад
Aamiin
@Salmamohama
@Salmamohama Месяц назад
Ayaanee ha guursan ajanabi plz plz
@najah-muzze
@najah-muzze Месяц назад
Kaas nin mha waa dayuus wlh
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo Месяц назад
Mashallah fariid naag adag baa tahay allaah haku xafido
@marymoabdulkadir6804
@marymoabdulkadir6804 Месяц назад
😂😂😂😂 sida dumashidi xumed lo gala iga gadan gura dheh oo carara
@Maryan_idil
@Maryan_idil Месяц назад
Ilaahayow na amaanso.
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 Месяц назад
Aaaaamiin yaaa rabi 🎉🎉🎉🎉
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Месяц назад
dumarow ninkaygi weeye iyo nacnada iska dhafo iskaa ilaliya farax qarki waa masibo socote
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Месяц назад
Sorry ayaan waan ka xumahay waxa ku gu dhacay 😭😭
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 Месяц назад
Ar farxiyaaaa
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 Месяц назад
لا حول ولاقوة إلا بالله
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman Месяц назад
ANAA KOW AH
@MunaMohamed-d8k
@MunaMohamed-d8k Месяц назад
Asc hpo xaji farxiya wn kusalamy wathapka kala so hdly coda kuso dupy e plz ilahdl ani qisadeydah ina kuso gudbiya raba hee hbo mcney noloshedlydah wlh wx badn ay kabadshy qer allha badiyee bal iso firi
@AnisoCabdulle-hr4dj
@AnisoCabdulle-hr4dj Месяц назад
frxiyo faarx aaminaad malahn dumarow is ilaaliya😂
@Maryan_Ali
@Maryan_Ali Месяц назад
Single iş the best yaa igu raacsan gabdho😂
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv Месяц назад
Ala ninaa subxaan aalh
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Месяц назад
acudubila qawan walahi bilahi ninka i qabo caruur ayaan u dhalay inusan waligay i arkin anigo qawan waban kaa khajila kaa xiishoda
@mimimankin111
@mimimankin111 Месяц назад
😂😂 saa isku ilaalise qatar aaba tahay qof nolal iyo qol wadagtan iskama ilaalin karo
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y Месяц назад
​@@mimimankin111waa run walee
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Месяц назад
wllo manu shekasan marki hore sidan uga xishon jiray uban la qabsaday waligay xiita dhar agtisa kuman xiidhan haben kina laydhka waa bakhtiya walahi​@@mimimankin111
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 Месяц назад
layskama ilalinkaro
@shshss1192
@shshss1192 Месяц назад
😂😂😂 oo se caruur ugu dhashy caadi iska dhig labada is qabo way isla qabesan karan xata ninki xun wu xunyhy lkn dartiisa xalal xaran uma noqoneyso la soco. Ilaahy adna xaaigada iyo carurtada haku barakeyo waba iga qoslisiisay😂
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
LE Ya, Familyyyyyy Soo dhawoow badanbadan QatraayEEy QaranEEy cadayyareey dagan fariidad murwodumaroo samsamEey shamsoooy cadceed dumaroo YariisEey Yartayarta Qado xalaloobuuxdo tanay tanay lE Familyyyyyy familiessss YawaayE
@saciidocabdimaxamed2230
@saciidocabdimaxamed2230 Месяц назад
😂😂wah luuqad cusub miyee 😅😅😅
@RodaH-j8r
@RodaH-j8r Месяц назад
Salaam sister ❤❤❤❤❤
@AyanIbarahin-cy3ys
@AyanIbarahin-cy3ys Месяц назад
😢😢😢😢
@Hothrn
@Hothrn Месяц назад
35:09
@MadeyManoor
@MadeyManoor Месяц назад
Mansha Allah ❤❤
@shakirahhassan2525
@shakirahhassan2525 Месяц назад
Farax love you😂
@_Khaalid
@_Khaalid Месяц назад
Waan aaminsanahay ayaan iney run sheegayso. Waana ka xumahay waxa ku dhacay Ayaan. Lkn farxiyaan si aaney gabdho badani Ajaanib u raadsanin hasoo daynin sheekooyinkan oo kale 😂😂😂😂😂
@hiboabuukar4
@hiboabuukar4 Месяц назад
Oo hadee radsadan maxe dhibe qofwalbo qofkii u roon asaga yaqaan
@_Khaalid
@_Khaalid Месяц назад
@@hiboabuukar4 taas ma ogolin aa idin dhibno ama aa idin dhaqaaleeno marka ajaanib lama buunbuunin karo 😂😂😂
@QUREESHOAADAN-nr1kj
@QUREESHOAADAN-nr1kj Месяц назад
Nayada is ilaliyo wlh adun ma jiro kuwa ilmaha lo dhaley ayaa sidan ah Acudubilah
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale Месяц назад
Naya garba sarka iyo dirica hadhigina😂😂😂
@FarxiyaMohamed-n5t
@FarxiyaMohamed-n5t Месяц назад
❤❤
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b Месяц назад
Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 Месяц назад
Inkaar allh hakurido ninkaas wasakh
@rahmajamac7669
@rahmajamac7669 Месяц назад
Wa
@ashacuud7234
@ashacuud7234 Месяц назад
Cawa cid iga horeso majiro
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 Месяц назад
Wsc
@UbaxMohammed-yl3kz
@UbaxMohammed-yl3kz Месяц назад
Aamiin aamiin aamiin 😂😂😂
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h Месяц назад
Ayan.suaaaal.ninku kuguma noqon miyaaaaaa
@Umulkhayr524
@Umulkhayr524 Месяц назад
Wcs
@HodonUpdullah
@HodonUpdullah Месяц назад
Nintaa fahantay😂
@ZuhayraAbdirazak
@ZuhayraAbdirazak Месяц назад
MUGOO ISKU HALEYN MAGALAYAN RAGAN😳
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 Месяц назад
Way ka aarsatay nimaan aarsan caloosha hooyadii ayuu ku jiraa
@blossom8569
@blossom8569 Месяц назад
Subxanllh subxanlllh yaa la aaaminaa waayhyee lkn iyada danbi malhn oo ninka xalaal buu u ahaa habo ayaaney sorry😢
@CaaishoCabdiqadir-bz7km
@CaaishoCabdiqadir-bz7km Месяц назад
Guurkii ayan kacabsadey ani😢
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 Месяц назад
Farx somali waa doqon
@nasteexobashiir5811
@nasteexobashiir5811 Месяц назад
Yaa amin naa hadaa nahay jiilka hada soo baxaayo😢😢
@CaashoYarey-bt9ib
@CaashoYarey-bt9ib Месяц назад
😅😅😅
Далее
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Просмотров 34 млн
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Просмотров 34 млн