Тёмный

Fathia Absie : Sheeko Romantic Ah 

Hindas Healthy  Hair & Skin
Подписаться 3,9 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Kalgaclku waa naxariis
Fathia Absie : Sheeko Romantic Ah

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
Sheekadan waa markii 2aad ee aan daawanayo. Tebintaada farsamaysan iyo codkaaga toolmoon iyo macaanka sheekada ku duugan, waa cajiib wallaahi! Wax la sameeyaba ma iyadaa loo baahna haddii sidaa la isu daawan lahaa eye contact ga iyo attentionku waa muhiim. Dhowr sheekoo macaan baan kula soo wadaagi lahaa
@quenraxma292
@quenraxma292 Год назад
Shekoyinka rajada nolosha igaliya waaaw farxiya❤❤
@edilm6059
@edilm6059 Год назад
Waw! What a beautiful story! I didn’t wanted it to end. You are such a good storyteller fathia. And the music from the background makes it even more compelling. Thank you so much for always telling us to love and get closer to each other. If people only new what intimacy is they would not even worry about having kids. Love you dear fathia
@burco7626
@burco7626 Год назад
Salaam beautiful soul 💕 I always love to hear you sing. If you shy away from your husband, then you need to explore your souls more and learn from each other.
@samsamabdi2788
@samsamabdi2788 Год назад
Wow what a beautiful story, I really love the way you have told it 😍
@monamhssan7217
@monamhssan7217 Год назад
hapo inosobadi shekoyinka ookale ❤
@rahimaali5762
@rahimaali5762 Год назад
Qoysaskaas isku farxasan waa wax loo baahan yahay oo bulshadeena waa u muhim wlhi haday labaad qof aad isku fahman oo is bartan qoyskaas wuxuu noqda mid adag oo farxad ku dhisan.
@user-ix9ij7dp9v
@user-ix9ij7dp9v Год назад
farhiya sheekoyinka noo so badi abaayo❤
@Dheemanluul903
@Dheemanluul903 Год назад
Wooow is so beautiful story 😍
@muniramandekh2006
@muniramandekh2006 Год назад
Noso badi shekoyinkan
@saaladkaaf8044
@saaladkaaf8044 9 месяцев назад
Plz abayo wa sheko qurux badan wlh ee so Badi wan hurudnaye raghadeynu nahay ❤❤❤❤❤❤❤
@queenmunera8415
@queenmunera8415 Год назад
Habo sheekoyinka noosoo badi ❤❤
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 Год назад
Farxiya sheekadan aad ayay i cajabisay aad ayan ugu helay waa qiso aan dhigan doona guurkayga Waa wax aad logu baahanyey in la hirgaliyo
@hambiabdullahi8356
@hambiabdullahi8356 Год назад
Ilahay haisiyo mid sidas ijecel Ane aan ujeclahay duleyste ilahay dhinac igamari
@saamhayaan6147
@saamhayaan6147 Год назад
Hala yaa hala axyaa jaceyl❤❤❤riyaad igalisey hbo ama habr wadag😘
@Xalimo421
@Xalimo421 Год назад
😂
@princessaynaartan804
@princessaynaartan804 Год назад
Soomali miyaa habo macawistan ka garte ?hhhh beautiful 😍 ❤ story
@muniramandekh2006
@muniramandekh2006 Год назад
Manshallah
@user-ix9ij7dp9v
@user-ix9ij7dp9v Год назад
farhiy😢
@zubaida9817
@zubaida9817 Год назад
tolow maxaa sababay inaan ka xishoono ama aan dhibsanno dabacsanaanta?
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 Год назад
Nalaguma korin
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
@Zubaida 🥱Qiiro qiiro cml Kkk! Sababtoo ah soomaalidu iyagaa ah dad qallafsan oo bilaa qalbiyo ah. Wallaahu reerkayagu way ila yaabaan hadaan si debecsan oo naxariis leh ula hadlo, hooyaday baan ugu soo horreysoo waxay tidhaahdaa jilicsan🤣🤣marna waan yar yaabaa marna waa qoslaa
@hiboibrahim7216
@hiboibrahim7216 Год назад
Wooow 🥰
@Independent-girl1
@Independent-girl1 Год назад
Where do you come from🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Independent-girl1
@Independent-girl1 Год назад
Ayy 🔥 😭😭😭
@princessaynaartan804
@princessaynaartan804 Год назад
Fr habo mar horad nooga sheekeysay shekadane 😄
@nancyharir126
@nancyharir126 Год назад
❤️❤️🥰
@family-zx6mc
@family-zx6mc 9 месяцев назад
waxbadan baad ka badaleysaa dadka caqliga leh
@SomaliJamal
@SomaliJamal Год назад
fathia sida ay uu nefsanayso bay beenta u shegta walahi shekadan walahi wa been dadka aqli lee way fahmayan in ay sheeko been tahay jow kow now
@rukiyahanamahamoud482
@rukiyahanamahamoud482 Год назад
Waa been wan araagna wa khayali its the love she want to get it kkkkkk I hope for every girl and her
@mariarabla5197
@mariarabla5197 Год назад
War ma dulaystayaashii baa war carara carara meshani meeshiinii maahee
@SomaliJamal
@SomaliJamal Год назад
@@rukiyahanamahamoud482 fathia iyada ba jecel heli laheed haday jecel garanayso ee fathia somalida way nacebtahay waayo dumarki qoyan bay tirahda ragana dulesyste marka qoto qoto bay rabta qoyska somalida in ay dumiso
@SomaliJamal
@SomaliJamal Год назад
@@mariarabla5197 naa fathia qqoyan bay ku taqana fathia somali oodhan bay necebtahay wax faham horta
@SomaliJamal
@SomaliJamal Год назад
fathia intaad jecel ka sheekeen horta jecel ma taqana? hadad jecel taqaniid maxa lagu furay oo lagaaga cararay ama maxa bila jecel u tahay? horta adigu maad jecel heeshid intaad jecel dadka uga shekeenaysiid ? mise sheekadan jecelka naftaada baad ku sasabaysa mise kacsi baa ku haaya yaa cajuusa fathia
@ayaanabdi5859
@ayaanabdi5859 Год назад
Mxa ka khaldan ya ku yiri jcyl maleh gran mayo dulyste iyo qoyan mida thee hurada iska caday uff disgusting 🤮🤮🤮
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 Год назад
Hooyada was nacas nacas dhalay ilay duulaystee un bad ahayd, exactly kay ka hadlaysay farhiya. Get lost khaniisyow now🤣🤣
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
Dulleyste kacsi uun ka sheekee iyo wax is Korsan dareen kale ma lihid illeenee. Laxayy!!
Далее
Fathia Absie Ha Noqon Carpet Lagu Dul Socodo
12:47
Просмотров 10 тыс.
Qisadi | Samatar iyo Seynab 2023 By Nadira
22:36
Просмотров 1 тыс.
Fathia Absie Waa Maxey Jaceyl Dhib Mise Dheef Daawo
8:47
Qaytii 1-aad Musalsalkii "Ma Salguure Caashaq"❤️
13:29