Тёмный

Faynuus Sh Dahir oo Minnesota si heer sare ah loogu soo dhaweeyey. 

Somali TV Minnesota
Подписаться 220 тыс.
Просмотров 222 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 185   
@sareedoxoosh4192
@sareedoxoosh4192 5 лет назад
Hodan Abdirahmaan Dad jacaylka ku jeclahy Wlhi iyo qadarinta Noolow sister 💜💜💜💋
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 4 года назад
Hodan Abdirahman waxaa weeyo gabar furfuran Mashallah wax badan ayaan ku kulanay qeyb ka mid Minneapolis ayadoo soo boqaneysa qarabadeeda daris nala ah waa gabar bashaash ah oo aanan kaa amuseeynin kusalameeysa Mashallah
@maimunaabdulahi4572
@maimunaabdulahi4572 4 года назад
Man sha Allah markan arkay mamo faynuus iyo mama hibo nuura waxaan so xasuustay riwayadii ahayd hablayahow hadmaad guursan 🥰🥰🥰
@istambulfaarah6608
@istambulfaarah6608 5 лет назад
Wallhi waan iska jeclahay hbo faynuuus i can't wait maalintan ku arki dooono cimri dheer caafind leh allah kaaga baryey
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 года назад
Hodan Abdirahmaan boqorada fanka soomaaliyeed ee hada, Allah haku jeclaado, waxaan ka helaa sida gobanimada leh eed dhamaan soomaali kuugu siman yihiin, ee aanad qabiil ugu dhaqmin. Walee waxad qaadey koobkii dulqaadka, samirka, soomaali jaceylka iyo dadnimada. Guuleyso qaali ❤❤❤❤❤❤
@najmafarah6696
@najmafarah6696 5 лет назад
hodan Abdirahman waan jeclahay wallhi 😍😍Abaayo ixtiraamka kugu jeclahay wallhi
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 года назад
Hibo nuura feynuus sheikh daahir cadar axmed kaahin jecliyaa ilaahay cimriga ha u dheereeyo waa maamooyin qiimo badan❣❣❣❣
@faizamohammed5854
@faizamohammed5854 4 года назад
Aaamiin
@zakhero9467
@zakhero9467 4 года назад
Markan feynus sh .daahir iyo hibo nuura isku arky wlhi ruwayadii hablow had bad gursandonta baa igu so dhacday cimri dher allaha siiyo waa dad legnd ah 🥀❤❤❤
@zakiali9305
@zakiali9305 3 года назад
Amin
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 4 года назад
Ani xitaa wan jclhy mama feynus full respect cimri dheer kurajeyna mama hibo nuura wan salamaya masha allah
@iskufilanmohamed2913
@iskufilanmohamed2913 4 года назад
Mansha allah hodan qurux sida hooyada ujcshay baa mamoyinke u jclashay baa ka helay❤️❤️❤️❤️❤️
@sahnibrahim4637
@sahnibrahim4637 4 года назад
Mansha allah soo dhaween wayn Hodan c/ raxmaan gabar dad jecel
@shugraanhassan5519
@shugraanhassan5519 4 года назад
Man sha allah 😭😭
@ayaanmohamedaadan4964
@ayaanmohamedaadan4964 5 лет назад
ilahay amarkiisa mama faynuus io hibo nuura dad tariikh dheer so wada maray cimri dheerer cfmd buuxa dhmntin insha Allah hibo nuura habo Allah codkaga ha so celiyo
@soulehassan
@soulehassan 4 года назад
Faynuus iyo hibbo isku gado iyo taariikh ma aha, hibbo 1960nadii ayay heesahay, faynuus waxay soobaxday oon goobjoog ka ahayn 1980 nadii (qoob ka cayaar, masarax)ayay ahayd bas, ruwaayadii Gacalkii maxaa kala keenay, xidigtii is xujay iyo Hablayahow hadmaa..... oo1986kii marlabaadkii Djibouti kula matashay Hibbo, Original kii Hablayahow waxay ahayd mudo hada laga joogo 51sano Hibbo, maryan mursal,Ahn cabdiraasir, bacalwaan dadkaa saa matalayay faynuus xiligaa dadeedu wayyarayd ,waxa yareen ka o gahay een u soo joogay weeyi.
@ayaanmohamedaadan4964
@ayaanmohamedaadan4964 4 года назад
@@soulehassan wllo horta taariikhda sidaas u dheer ma garanayo lkn waxan arkey riwaayado ay Ku wada jiraan ISNA leeg yihiin waad Ku mahadsan tahay faah faahdinta ad i siisey
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 5 лет назад
Mamo qaliya alle cimri dharar iyo cibado suban🤲🏻🤲🏻😭😭
@hodanhassan3014
@hodanhassan3014 4 года назад
Masha allah madaxdii soomaliyeed allh haidin xiftiyo dad is jecel jilaa fayruus darteed like mahilikaraa
@shankaroonmaxamed6823
@shankaroonmaxamed6823 4 года назад
Mnsha alh hodan cl raxmaan dheere frxd igu waara abyo gobonimo hodan qurux 💋♥️
@anharkhalifomar8947
@anharkhalifomar8947 4 года назад
Mashallah Hooyo feynus sheikh dahir Welcome We💜
@xamdajigjiga2123
@xamdajigjiga2123 5 лет назад
Masha allah gobonimada waan kugu ogaa wlshy hodan cabdiraxmaan magac laga miskiin maaha noolow wlshy
@samarabukar4906
@samarabukar4906 5 лет назад
Hodan abdi rahman Dadbimo wa lo dhasha sidey u ixtiramtay mamad feynus ayanka helay
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 года назад
Haaheey hodan walee waa gabar gob ah oo dad jecel.❤❤❤❤❤
@bishaarocooking4232
@bishaarocooking4232 4 года назад
Kaas iyo kale dheer ruwaayadii hadii mama feynuus shiq Daahir katagtey nuur malahan inta igu raacsan like isaar
@warsanali9241
@warsanali9241 4 года назад
Mansha allh faynus shikh dahir ale haku dhowro
@marwogul6796
@marwogul6796 4 года назад
Hodan Abdirahman Gobsana o Galbi ficna mansha allah
@firdowsmohamed92mohamed22
@firdowsmohamed92mohamed22 4 года назад
Hodan your good person how you respect your elders mash Allah
@qaaliahmed2946
@qaaliahmed2946 4 года назад
Masha Allah feynuztii fanka intaz io in ka bdn ba wad istahishaa mamo Mcn gobanimo ku nolow wxn rajeYnaa inan kula kulmi dona one day I.A
@beerlulainahassan1744
@beerlulainahassan1744 5 лет назад
ManshaAllah Edo mcn sodhowow wan iman dona Insha Allah Minneopils
@faroshassan2390
@faroshassan2390 4 года назад
Ok mum
@carafaddeeqzishow8180
@carafaddeeqzishow8180 4 года назад
Maasha allah dad isjecel hobaladii waaberi mama hibo nuura weyweynatey allow camal saalixa kugu dhame akhira janadiyo rabiga haka dhigo kuwa kitabka midigta looga dhibo
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 5 лет назад
Mansha allah mamo faynis illhay cimriga haku barakeeyo
@kateahmedd
@kateahmedd 4 года назад
Mom hibo nura ilhy cimrigaga ha ku barakeyo
@farhiyachina6308
@farhiyachina6308 5 лет назад
Masha Allah mama faynuus shaikh dahir waa mama aan jecelnahay
@seynabahmad4596
@seynabahmad4596 5 лет назад
Markan sidan uarkay yotubka ayaan niyada waxan iska dhahay hodan cabdiraxman wey kujirtayee daawo ilove you hodan teyda cashaqa ku jeclhy wlhi
@E_Y_A13
@E_Y_A13 4 года назад
Fayruus Sheikh Dahir way is Taahishaa In lasoo Dhaweeyo Welcome to Minnesota
@mustefeumar1546
@mustefeumar1546 4 года назад
Welcome mom faynus sheikh dahir ❤️✋🌹👍
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 4 года назад
She was my feeyfarad kulaha macalin kaan kkk waryaa iga daaya ciyarta
@atiaabdo477
@atiaabdo477 5 лет назад
Machallah waan idinku faraxsamahay soo dhawowo fananad qali qqh
@nimcohani3352
@nimcohani3352 5 лет назад
Mama fayruus sh daahir ileen waad tagtay waxaan xalay kaaf iyo kaladheeri uwaynay sonoqo adoo nabada mamo
@sadaqzah9087
@sadaqzah9087 4 года назад
masha allah illahey ha inoo xafido umadeena somaliyeed very very beautifull people i really love them so bad
@munaqali2818
@munaqali2818 4 года назад
Masha allah maama faynuus soo dhawaaw ku jecliyaa maama faynuus sheq daahir viva faynuus
@bintuabdirahmaan1603
@bintuabdirahmaan1603 4 года назад
Habo feynuus la aantaa kaf iyo kala dheeri nuur maleh london kunaqo cml boss bas iyo romio aa noga aartidee
@naimaali2501
@naimaali2501 4 года назад
Sumaya Abdirahmaan hhhh haa wllhi 🇩🇪🇩🇪☝🏽
@ahmedbadermahamud8117
@ahmedbadermahamud8117 4 года назад
naagtaan ilahay ha utobad kento rag iyo dumar kusalamaysa xabudka ayagana hakatobad keenaan nagta xabudka aykusalamen ilah ha hanuuniyo
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 5 лет назад
Mnsha allaah cimri dheer iyo cibaado suuban allaha idinsiiyo maamo faynuus iyo maamo hibo iyo dhamaantiin. Riwaayadii u horeysey ee aan ku daawado maamooyinkaan waxey aheyd 7o jir iyo tumasho
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 4 года назад
Fayruus sh.daahir iyo hibo maxamed.hodoon cimirgiina allah dheereeyo.maamoyinka.qaranka
@saidamohamed2322
@saidamohamed2322 5 лет назад
Edo Faynuus...welcome to Minneapolis ❤️
@muhammadibraheem5397
@muhammadibraheem5397 5 лет назад
Mashallah hooyo feeynuus waan iska jclahay wlhi Allah noodeesto
@sacdiyacabdiziz8206
@sacdiyacabdiziz8206 5 лет назад
wanba iska jaclahay mam faynus qaligaan ku jaceladey iyo wax markey mataleyso si wax run caml uu matashaa
@mohaaliofficial6283
@mohaaliofficial6283 5 лет назад
Umada dhaamaan ku haayo feynus feynus soo dhawaaw waxa laga dareemayaa cod ahaan mom legend hooyo hibo nuura
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 лет назад
Somali museum ay ka qeybgaleysaa woow mom faynuuz ilove you hooyo
@aishaahmed8170
@aishaahmed8170 5 лет назад
Landon weykasoo tagtay, maxaa yelay kaaf iyo kala dheeri kii Boss bass baa dilay 😭
@quruxsan70
@quruxsan70 4 года назад
layla Borille 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 boss bass aya dacaartaaa nagukicoyay
@abdixakinmuxamed9115
@abdixakinmuxamed9115 4 года назад
Kkkkkkkkkk
@ilwaadquruxcumar602
@ilwaadquruxcumar602 4 года назад
wlhi waarunta lknse filinki waa eber
@anabomar9314
@anabomar9314 4 года назад
layla Borille Wlh wad ika qoslisay
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 4 года назад
Bilow way ku riyoonaysay
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 5 лет назад
Maan.sha.allah.fayruus.sh.dahir..habo.welcom❤💋💋💋👏
@xigmobintuali1132
@xigmobintuali1132 4 года назад
Mnsha alllh maamo faynus shekh
@mohamedomar976
@mohamedomar976 4 года назад
Soo dhowoow maama mcn
@ashoali5764
@ashoali5764 4 года назад
Kaaf iyo kala dheeri faynus waa la dilay saas ayay oga baxdey ileyn america ayay u socoteye alla kaaf iyo kala dheeri waa u dhamaatey nah ma lahaaneyso aniga faynus ayaan ku haystey
@jawaahircismaan4584
@jawaahircismaan4584 5 лет назад
Mansha Alla momo markasta iga qoslisa faynus nolow mamo farxd ku war wanaga ayn ka barta wyo wxd thy qof wngsn
@sukiyusuf3503
@sukiyusuf3503 5 лет назад
Mashallah mum
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Год назад
Hibo maxamed hudon hibo nura waa fanaanad aad iyo aad uqiimobadan fanka somaliyeedna taariikhwayn kule.ilahay cimridheer iyo caafimaad ayan ugabaryaya marwalba.sidokale faynus sheikh daahir waa jilaa can ah oo ay somaaliyodhan taqaano oo sumcad iyo sharafmudan.ilahay ha ino daayo labadoodaba
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 5 лет назад
Hobo nuura iyo Fayruus riwaayad macaan ayay Isla dhigeen
@ikraanjaamac7412
@ikraanjaamac7412 4 года назад
Mashallah faynuus xaaji daahir fanandayda wayn 😙😗😙😗😙😗
@lafgareen6500
@lafgareen6500 5 лет назад
Faynus faynuuus,,,,,Sodhawow,,,,,Eeedo,,,,,Hibo,,,,,Nasab dheh,,,,,Mashallahh,,,,Nolada,,,,Hodan ,,,C,Rahman,,,,,Dhamantin
@prlloveu3202
@prlloveu3202 4 года назад
Musalsalkii kaaf iyo kala dheeri Kuma jirto miyaa Allos bo'ay sidaan mee ku dhimatay😥😭😭😭
@leyloabdullaahiahmed3729
@leyloabdullaahiahmed3729 4 года назад
Qeyba cawa sogaleso way sodubty bosbasku bas baa dilayo ama ilhan aya dhofinesi sidi loyarka ciyalkisa uwaday cml kadib masogaleso
@abdirahmanfiqi2823
@abdirahmanfiqi2823 4 года назад
mash allaah sodhawaaw faanad qaali ah Feynuus sh daahir
@mohaaliofficial6283
@mohaaliofficial6283 5 лет назад
Runtii film ka kaaf kaaf iyo kala dheeri mom feynus daraadeed baa ugu xiranahay cimri dheer baan u rajeenaa hooyo soomaliyeed laadarata kaaf iyo kala dheeri
@alsafood4244
@alsafood4244 4 года назад
MOHAMED ALI NOR TOWFIIQ OFFICIAL lkn hada kadib masoo galeeso filmka qeeybta jimcaha la sodhaafay waaladila gags roomiya dilay
@mohaaliofficial6283
@mohaaliofficial6283 4 года назад
Saas miyaa waxaaba ka dheehan karaa hadiiba dilid lagu soo af meeray marka ey aaday mareekanka hhhhhhh cimri dheer baan u rajeenaa mom feynus
@poqoradareeisse4179
@poqoradareeisse4179 4 года назад
Minneapolis
@Yaxye77
@Yaxye77 4 года назад
Mamo faynuz love you ❤ Nolashu kuma xumesao🙏
@istambulfaarah6608
@istambulfaarah6608 5 лет назад
Hodan abdiraxmaaaney faynuuus minyaro waa necebtahay🤣🤣🤣🤣waxba haisku dhadhajin
@hamdaquen3909
@hamdaquen3909 5 лет назад
🤣
@xamdamaxamed2137
@xamdamaxamed2137 5 лет назад
🤣🤣🤣 Wlhi daacad iga qoslisay
@istambulfaarah6608
@istambulfaarah6608 4 года назад
Usheeega hablow feynuus iney minyarooyinka necebtahy
@khalidisse4031
@khalidisse4031 4 года назад
Waadiga qoslisen
@nimcoawadan3
@nimcoawadan3 4 года назад
Wlhi Dacad ayn uqoslay 😜😜😜😜
@nimcocadey8266
@nimcocadey8266 4 года назад
Mansha Allah faynuus waan jecelahay wlhi
@munitainajaamac3701
@munitainajaamac3701 5 лет назад
Maamo ilaah haku dhawro
@faraxxusen6863
@faraxxusen6863 3 года назад
Sadax naago dir ah feynus shiiq dahir hibo nuura iyo hodan cabdirahman 🥰👌
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 3 года назад
Faynus miyaaney ogaadeen aheyn
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 года назад
@@abdifatahaadan5972 maaha Ogaadeen faynuus sheekh daahir waa Akishe dir laakin ogaadeen baa dhlay u reer Abtiya
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 2 года назад
Reer miniyaa bulus salaama
@munaofficial511
@munaofficial511 5 лет назад
Insha allah wn sugaynaa Teeda kle jookar yaa laga soo tagin❤❤
@rowdokhalif893
@rowdokhalif893 5 лет назад
Msha alha hodan wa qof goba oqalbi fican
@farhiaahmed3744
@farhiaahmed3744 4 года назад
Reer kaaf iyo kala dheeri mama feynuus waankuu xiisi doonaa
@foos7330
@foos7330 5 лет назад
Asc asxaabta maasha alah
@zakiali9305
@zakiali9305 3 года назад
Mashlaaaah
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 года назад
👧🏿👩🏿Faynuus iyo hibo nuura yaawayn riwaaydi hablayo hadmaad guursanaysa waay isleegayen imikana waxad mooda inay hibo nuura wayntay👌👏🏼😊🤗
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 года назад
layla raqiis wll hibo nuura faynuus kana wayn fankana kahor gashay markaa hiba taariikh horeysay labada
@fatima-vt2eh
@fatima-vt2eh 5 лет назад
Masha Allah
@ayanaamoha4226
@ayanaamoha4226 4 года назад
Wiilka jakada bulega wato wankahele❤
@munatansani985
@munatansani985 5 лет назад
Riwayadaheedi waxan ka xasuustaa on ka daawaday jiray. Gardaro .gardarada dhamaan anigaa go a u xidha
@qalanjoqiimabadan9219
@qalanjoqiimabadan9219 5 лет назад
War ileen xalay wexey kaaf iyo kala dheeri u baaqatay faynuusa baxday miyaa?
@abdiasis2428
@abdiasis2428 5 лет назад
Haa,adna miyaad sugaysayna kaaf iyo kala dheeri,agtaradii filmka ayaa tagtaydee😂😂
@umunashaad3219
@umunashaad3219 5 лет назад
Qeybtedi wey jisha markaas baxday
@falastiinahmed2695
@falastiinahmed2695 5 лет назад
qalanjo qiima badan kkkkkkkkkkk weey soo daahiyeen ma baaqanin ee
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 5 лет назад
qalanjo qiima badan markay dhimatay tagtay filimkii
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 5 лет назад
qalanjo qiima badan filimku mar hore ayaa la jilay waa lasoo gabagabeeyey marka sii deyntii besaa noo dhineed
@ayaandheman1406
@ayaandheman1406 5 лет назад
Kaaaf iyo kala dheeri Faynuus waa Ladilay Kadib Way Ka baxday filimki Maraykan bay so noqonaysa hhhhhhh
@jamamusemohamoud5868
@jamamusemohamoud5868 4 года назад
Mansha Allah waa dad wanaagsan lkn hodan wllo isu astur sida islamaha fanka kaaga horeeyay u astur yihiin
@ikraancabdinasir1086
@ikraancabdinasir1086 4 года назад
Farmja xitaa san loma sodhaweyo allow alle agtisa laga jecldaa faynusee mama lkn kaaf iyo kaladheri la an teed wa marx amayma san uga baxday asxabey
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 4 года назад
Woow soo dhawow habo
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 5 лет назад
Week gan maxaa noogu gooysay
@amuunfarah8550
@amuunfarah8550 5 лет назад
Kaaf iyo kaladheere waa uxiisnay faynuus xagay aaday?
@hawahussein1057
@hawahussein1057 4 года назад
Boos bas madka soo.dhuumatay maama feynuus kaftan kadib waanku faraxsanahay in aad mareykan noogu timid
@dolphin1210
@dolphin1210 4 года назад
Mama Feynus is jet lagged, I don’t know why all this story on the airport
@mruun3542
@mruun3542 4 года назад
Wey Na Ceebeeyeey Xeey Tahay Feynuus Feynuus Soo Dhowoow Cidlaa Where Is Flowers And Other Things Shid Trump Maa Xiray Dukaamadii Ubax Yada🙀🙀🙀🙀🙀
@nasteexocali6436
@nasteexocali6436 4 года назад
Hhhhhh alla waad ıga qoslisey deeeee waaaa nin wareersan haduuu doono wuuu xidhey
@nalkahirsi8472
@nalkahirsi8472 5 лет назад
manshalah qof tagero funus
@abshirali313
@abshirali313 4 года назад
Soo dhawoow
@nimcokey9683
@nimcokey9683 4 года назад
Feneyso inaa ader😰😰😰riwayadi hata katagto nah malaha
@jaabirpi1772
@jaabirpi1772 5 лет назад
Faynuus welcome to minneapolis😘
@tehulubelay872
@tehulubelay872 3 года назад
Is she alive?
@msomahy9087
@msomahy9087 4 года назад
Islaantaan wan aminsanahay wlhi shactaraaley waye lkn illahey ha so hanuuniyo wa qof wayeel ah munkarka ma fcn
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
Faynuus dad badani masoo dhawayn
@idilabdullahi6513
@idilabdullahi6513 4 года назад
Remeo mama feynus aa tabanee tii kugu dhacdo wayaabesa🤣🤣🤣🤣🤣
@farxiyoahmedali6761
@farxiyoahmedali6761 4 года назад
feynuus 🌹💋❤️👍🏾 romiyow ka so carar
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 5 лет назад
Faynuus waan sugaynay
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 5 лет назад
Inanta Blue iyo Redka xidhan waan ku hysta nio hhhh
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 5 лет назад
Wll bashban kugu ahe maxaa xal ah😂😂
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 5 лет назад
@@HEES_CUSUB 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 5 лет назад
@@kungabdhoodkaroon8000 Gunta ka dhac oo Waxaga wax la waa ilahay idinkii😂
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 5 лет назад
@@shaarubsulleiman9229 Fatma❤😂
@libanofficialmedia5552
@libanofficialmedia5552 4 года назад
Somali waax kaa xasiisaan manaa arkiin fiirso biis SUBSCRIBE haa ii sariin
@queensiham7281
@queensiham7281 4 года назад
Has
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 5 лет назад
Faynuus kee walalkeed ah tolow??
@fabu2526
@fabu2526 4 года назад
Feynuus ha la soo dhaweeyo ma xuma. laakiin maxaad meelwalba soomaaliyey qaylo ama sacab,ula tagaan ..ma wadankeeni baan joognaa.
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 года назад
Fadumo, 😂🤣😂🤣😂
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 5 лет назад
Oo filinkii kaaf iyo kala dheeri ay feynuus noo daadihineysay miyuu istaagay
@ilwadali7568
@ilwadali7568 5 лет назад
Saas lee u badantahay xalay wa nalo gooyay san u sugeynay
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 5 лет назад
@@ilwadali7568 wey inagu badh jareene filinku meel wacan ayuu marayee
@zackboy4809
@zackboy4809 5 лет назад
@@abdifatahaadan5972 wll filimki kaaf iyo kaladheri wusocna mama feynuus waladilay
@faroshassan2390
@faroshassan2390 4 года назад
Ani hadan kujuri lahai saa kadaran ayan kusodawelahai
@taswiirtaanqalbigajeclayst530
@taswiirtaanqalbigajeclayst530 4 года назад
Islaanta hibo nuura codkaa ka falaagay🤣🤣🤣 baytari bilaa charge ah miyaa🤔🤔🤔
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 года назад
Taswiirtaan qalbiga jeclaystay inaan dol su manooli waad iga qoslisay wllhi sxb wll hibo nuura d.iyo xabeeba isku raacay ee hala yaabin ale ha caafiyee waxaan rajaynaya inaad fariintaydan arki doontid sxb mahadsanid
Далее
FILO PART 123
31:35
Просмотров 23 тыс.
FILO TAARIIQDA AAD DAAWAN DOONTAN WAR BIXIN
10:22
Просмотров 231 тыс.
XAFLADA SOO DHOWEYNTA HIBO NUURA LONDON UK 2018
30:09
Просмотров 139 тыс.
SOO DHAWAYNTII WAABARI LEGEND QAMAR HARAWO
4:39
Просмотров 169 тыс.