Тёмный

FAYRUUS WAXAY KUHOSDHIMATAY GEDKII AY KU HOSDHALATAY CAJIIIB! 

Sawda Qaalib
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 67 тыс.
50% 1

#sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 499   
@sumeyoabdi98
@sumeyoabdi98 8 месяцев назад
Anaa Ree gaarisa ah oo ku taageera sanad iyo bar ku daawada❤️
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 8 месяцев назад
Aniga ayaa jooga huuno hadaan ogaan lahaana wangumarti qaadilahaa runtii sorry
@FivestarcollectionsFivestarcol
@FivestarcollectionsFivestarcol 8 месяцев назад
Haa walashen sowda qalib wanujogna wa hadey tahy garissa di kenya,mardow ayan kugusobiray qisoyinkaaga ayan ad oga hela thanks qaali.
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 8 месяцев назад
Ina aderked iyo aderka anfilaa Meshaan kafilayay meshe isku rogtay ismalahan
@AishaLuul47
@AishaLuul47 8 месяцев назад
Aniga rer Garissa Xbbti lkn mojogo hada
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 8 месяцев назад
Asc wrxm wbr xpptii inaad fcn thy kurajenaa biidnillah Rer Garissa Ahaaay lkin hadan kuargi lahaa Zaaid kugu farxi laha sababto ah wnkujeclhy hooyo mcn iishegtay inaad Garissa timid yacni iyada iga hor firsatay video ka hooyo iyo anigaba zaaid ufaraxnay sida anago kuargnay cml Allah haiga xafido xpptii ❤❤❤
@aminasaharo
@aminasaharo 8 месяцев назад
somaliduba way labaxda rooble ee sowdo maxad utiri wamaxy qof rob lobixinayo wala baxana rooble
@AminaJele
@AminaJele 8 месяцев назад
Wcs ukhti sowda abayo halked degantahay
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 8 месяцев назад
Waxan dilettante reerka adeeerkeed
@FarhiyasahaneMuhumed
@FarhiyasahaneMuhumed 8 месяцев назад
وعليكم السلام اختي سوده الله يحفظك ويبارك ويعطيك العافيه انااصحااب قارسا اسف لو تخبرين لكان احسن ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 8 месяцев назад
Haredha aya lagawada kooley af somaliga maahan roob😂
@UbaxCalibare-bu8sr
@UbaxCalibare-bu8sr 8 месяцев назад
Aad bad umahadsantahy abyo qisoyinkan oo kale noso badi ❤
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 8 месяцев назад
Sowda anaa Garissa jogee maxaad nogu shegi wayday rog cas maanu kuu dhigi lahayne hadamaad laabtay
@FarahShire-h6n
@FarahShire-h6n 8 месяцев назад
Asc dhamantin ❤ Drs sawda Solabasho wacan ❤ kuso dhawaw gacmo furan ❤
@MaryanAli-qg4co
@MaryanAli-qg4co 3 месяца назад
Abyo macaney aniga ayaa hadaa kuguso birey oo ah reer gariso
@suadhassan6195
@suadhassan6195 8 месяцев назад
Cali ayaa isleyhy cid qariban asagaa kaso jeeda
@QueenMaryan-m8s
@QueenMaryan-m8s 8 месяцев назад
Wcs hawo sowdo wan kuxisay intamaqned❤❤❤
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 8 месяцев назад
Waa qiso mucjiso ah walaal جزاك الله خيرا الجزاء ❤
@MohamedDhuhulo
@MohamedDhuhulo 8 месяцев назад
Wcws wrwb SCW SCW SCW SCW SCW SCW Maasha,allaah Adeer waxaa Mahadi usugnaatay Allihii kusoo Nabad celiyey Alx Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha kuu kordhiyo Caqligaada Cilmigaaga iyo Cimrigaba Adeer Allaha idin xafido Adiga Drs Sawda Mohamud Qaalib Caruurtaada IYO Zeygaadaba Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guuleeyso Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib horayna I soco Insha'allah Janada Allaha nagu kulmiy dhammaanteen Aamiin Aamiin yaa Allaah Guul Guul Falastiin ///////
@FatumaAli-t3x
@FatumaAli-t3x 8 месяцев назад
Amiin
@HindaHassan-n2x
@HindaHassan-n2x 8 месяцев назад
maxaad noogu sheegi wyday😢😢😢😢😢 hada mamarkaad imaaday ayaad noosheeggi wnjeclaan lahaa in mar uun aan kula hadlo aad ayaan kugu bahnaa lanbarka isiisayna igama qabatid 😢😢😢😢😢😢
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 8 месяцев назад
Sorry wllo hada isowac
@QadijoCqaadir
@QadijoCqaadir 4 месяца назад
Ani Cali umaleeyna
@nainacumarfarax1669
@nainacumarfarax1669 3 месяца назад
Ayyy gazaa
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 8 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AishaaSalaah
@AishaaSalaah 8 месяцев назад
Rer garis banahy kumanaarkin wakutayera sowda😇😇😇
@MohamedHassanJalafow
@MohamedHassanJalafow 8 месяцев назад
Sowdo anigaa ree garis ah hal ked ka jogtay
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 8 месяцев назад
Bulo musuuri xbbti
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 8 месяцев назад
Asc asxapta iso duceeya wllo in aan shaqo helo 4qof ducadoda wala aqbala 😢🤲
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 8 месяцев назад
dadka qaar calol adeeg waad layabaysa acudubilaah
@HassanMadey
@HassanMadey 8 месяцев назад
Garisada keynya. Kutala mya
@hodanc6255
@hodanc6255 8 месяцев назад
Waxay ka tirsan tahay kenya wa magalada laga galo dhulka nfd e somalida
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 8 месяцев назад
Scw Mansh Allah Sawda degeen anaa kulabaxay Mansh Allah ❤
@ShaamsoMHajji
@ShaamsoMHajji 8 месяцев назад
Mashaalah wanjoka
@Gure-oj6cu
@Gure-oj6cu 8 месяцев назад
Aniga rer garissa mana kuarkiin ad ban kutagyera
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 8 месяцев назад
Waxaa.deelaaye.diiyaa
@hussienadan5184
@hussienadan5184 8 месяцев назад
Asc mahadsanid sxbka marwalba digtoni ka ahow ha aaminin
@FartunIpra
@FartunIpra 3 дня назад
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤
@suadmire7450
@suadmire7450 8 месяцев назад
Asc sowda anigaa reer garisa ah salaan sare sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mariamjamaa5683
@mariamjamaa5683 8 месяцев назад
Naagah waa cadow saaxiib tinimad naagqh maseer bu ku dhamaad balaayo naag hal saaxiibto
@aaminamaxamed2167
@aaminamaxamed2167 8 месяцев назад
Mahadsanid
@khadaraaxmedxassan6043
@khadaraaxmedxassan6043 8 месяцев назад
Dilaagu wa cali wiilka adeerku dhalay
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 8 месяцев назад
Subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah 😢😢😢😢😢
@SabriinSabriin-uy8sm
@SabriinSabriin-uy8sm 8 месяцев назад
Aan ku wada salino xabiibkeena sallaahu calaayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤
@SundusJama-o9n
@SundusJama-o9n Месяц назад
Salalahu calayhi wasalam
@salmaabdirahman9310
@salmaabdirahman9310 8 месяцев назад
Wcs abayo aniga waxan isleeyahey gabadha sxipted iney dishey
@aminaabdi1367
@aminaabdi1367 8 месяцев назад
Asc. Wll wa. Laahay cajiib ilaaalhy hangqbato dhamaanteen xaasidiindta
@UmuKheyr-h7y
@UmuKheyr-h7y 8 месяцев назад
Subxaanallaah ❤❤hadiiladilayweyfiicantahay🎉🎉😷😷😡😡👩👩👳👳
@zaynabali1556
@zaynabali1556 8 месяцев назад
Insha alh muradkag oo jano uhoreyso hel byo mcn ❤noso dhere duca qabto scw scw scw
@canababdishakuur6578
@canababdishakuur6578 8 месяцев назад
Wcs habo
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 2 месяца назад
Sahixibtetha aay gediga usiqudabeysa aya kamaserthay oo dishi feynus Allah ya rahma.
@IqraYuusuf-q8t
@IqraYuusuf-q8t 2 месяца назад
Subxana lah😅😅😅😅😅😅😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😂😂😂😂
@anjalifarmaanjalifarma9823
@anjalifarmaanjalifarma9823 2 месяца назад
Waikana garisaa jogaa kumana arag alaa nasib badanaa ruxaa kuu arkeee❤😢
@AdanBidaar-y8d
@AdanBidaar-y8d 8 месяцев назад
Asc walaal qisoiyinkaada waa qiso carbeed bes qiso soomaali goorma noo keeneysaa
@fartuunabdi1508
@fartuunabdi1508 8 месяцев назад
❤❤❤❤
@deeqoahmed7762
@deeqoahmed7762 8 месяцев назад
Dadka qaar ilahey Ayaan ka magan galnay😢Wa qiso xanuun leh
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 6 месяцев назад
Nice story. No-one expected the ending.
@aaminamaxamed2167
@aaminamaxamed2167 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 8 месяцев назад
Illaaahow Xasad iyo Xiqdi adigaan kaa magan galey😢😢😢
@nasrasayid5244
@nasrasayid5244 Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AsmaLaki-wc9xg
@AsmaLaki-wc9xg Месяц назад
Bisinka waa shaydamin naaguhu belo idinla sxptay alxamdulilah weligay naag lama saxiibin
@HodanCadilahi-zr7ct
@HodanCadilahi-zr7ct 8 месяцев назад
Cali
@FarxaanCabdalla-official
@FarxaanCabdalla-official 8 месяцев назад
Horta sowda qaalib intey ku noosha hay wllo
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 2 месяца назад
Asc sawda qalib aniga rer garissa aah xafadhe kadeeganet magala garissa.
@fathiajamaa316
@fathiajamaa316 5 месяцев назад
Saaxibadeed ayaab umalaynaya inay dishay, sababto ah marwalba geedkaa agtiisha ayay ku sheekaysan jireen.
@siradmohamed799
@siradmohamed799 8 месяцев назад
❤sowdooy. Alaha. Hakudaayo. Gacalisooy. Waad. NakAAFISAYE. KAAFIYO. AHAWO❤
@MoussaOsman-n6c
@MoussaOsman-n6c 8 месяцев назад
Djibouti ayan kugu sugayna inad malin un imatiid
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 8 месяцев назад
Wcs walaashay qisadan waxay dhacday 1975 maa tiri hhhhh 3sano ayaan jiray waagaas 49sano kahor
@KowsarCumar-p6c
@KowsarCumar-p6c 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@Sacdiya_90
@Sacdiya_90 8 месяцев назад
Asc sawdaay gsa❤anigaa joogo xageed ka joogtay xaafadee iso jawab
@halwoabdihalwo2233
@halwoabdihalwo2233 8 месяцев назад
Lakin garissA kumanoli nairobi ayankunolahy
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 8 месяцев назад
33:57 inuu adeerkeed diley baan u maleyn ama wiilkiisa
@NasriShukri
@NasriShukri 8 месяцев назад
Wan jognaa qali inad nososhegto Ayey ahaad si an kuso dhaweyno
@FivestarcollectionsFivestarcol
@FivestarcollectionsFivestarcol 8 месяцев назад
Haa walashen sowda qalib wanujogna wa hadey tahy garissa di kenya, mardow ayan kugusobiray wana ka hela qisoyin kaaga thanks qaali.
@CabdiqaniAxmed-iw2de
@CabdiqaniAxmed-iw2de 8 месяцев назад
5ŕs23q²⁵the res9t
@FatumaAli-t3x
@FatumaAli-t3x 8 месяцев назад
Aniga garissa jogo o dagan hadan ogan lahaa inad jogto wan kusodhawen lahaa
@habibamahad8009
@habibamahad8009 8 месяцев назад
Waxeey u muuqataa Ahmed in oow dilay
@ShukriaQaalib
@ShukriaQaalib 8 месяцев назад
❤❤❤❤
@fadumohussein3075
@fadumohussein3075 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@RuwedoUmar
@RuwedoUmar Месяц назад
M.a aniga rer garisa ah m.a hdan ogahy ind joogto waan kumarti qaadi lahs😢😢
@iskufilanchannelchannel6704
@iskufilanchannelchannel6704 2 дня назад
Yes wan jogana rar garissa we love you
@FarahAli-uu2bo
@FarahAli-uu2bo 8 месяцев назад
Ana rer gariss he hdn kuarkilaha wan kusodawenlahaa
@Armygirl-h9f
@Armygirl-h9f Месяц назад
Aniga sxbady waxay is guursadeen ninkan sheekaysanaynay Ilaa hadana waa saxibaday oo dan kama lihi 😂
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 8 месяцев назад
sawda salama Caleykum maasha Allah abayo ilahaw naak waa cadow illahay hana kaqabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@HodanNuur-r3g
@HodanNuur-r3g 2 месяца назад
Wllo aniga qiso inana soobandhigo xageen kal soo xirar❤
@UbahCabdi-xj3ld
@UbahCabdi-xj3ld 2 месяца назад
Cali ama adeerkeed😢😢
@fardowsa.muqtar8789
@fardowsa.muqtar8789 Месяц назад
Haa aniga garisa jogaa hooyaday na way kuso salamaysi sowday aad bay ku dhagaysata hooyaday
@duulqarneeynduulqarneeyn5913
@duulqarneeynduulqarneeyn5913 8 месяцев назад
Anigu waankaa helay garoob ma tahay huuno
@MunaCabdirisaq-f1j
@MunaCabdirisaq-f1j 15 дней назад
Walshai sawda qali
@fartuunqaali5211
@fartuunqaali5211 8 месяцев назад
war annigu danbi baadhe caadiya ayaan noqday waan gartay saaxiibadeed inay dishay ooy waliba dr dartii u dishay hhhh
@AhmedDhere-db3us
@AhmedDhere-db3us 8 месяцев назад
S c w❤
@Asmamohamud1424
@Asmamohamud1424 8 месяцев назад
scw. abyo mcn sowdy jano ilhy hngu kulmiyo i.a🤲❤👋🏻😊
@BoodaayeJawiin
@BoodaayeJawiin 6 месяцев назад
Adeerka
@abdurahmanhassan4347
@abdurahmanhassan4347 4 месяца назад
Ascww suwda qaali waxa ila quman in aad iska dayso yutubka sabtu ah marwo hooya ah waadna shqaysata ee fadlan iska da'a
@ruqiyogeedi9713
@ruqiyogeedi9713 Месяц назад
Saxiib amimayo balayo ha aminto xasinimo badanaa ma saxibted ay jecled may dishay aaqiro wararaa u yasl
@UmuKheyr-h7y
@UmuKheyr-h7y 8 месяцев назад
Wcs
@SacdiyoMaxamed-d9v
@SacdiyoMaxamed-d9v Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢yaarapi
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 6 месяцев назад
Balaaayo ku heshay. Caku saaxiibat.
@linamegkachoulis2587
@linamegkachoulis2587 8 месяцев назад
Abayo ilahaw naak waa cadow illahay Hana kaqabto
@XamdaXaaji-f4m
@XamdaXaaji-f4m Месяц назад
Halkee lagala cariira wll aniga tayda kuharteee
@farxiyamalin
@farxiyamalin 8 месяцев назад
Masha Allah tabaarakallah xbbti sowda soo noqosho wanaagsan ❤❤❤❤
@haawomohamed-jx9sm
@haawomohamed-jx9sm 8 месяцев назад
Wa qiso cajiib ah abyo sowda Allah ku barakeeyo fayrruus iyo waalidkeedna Allah unaxariisto
@fardusfardus4152
@fardusfardus4152 8 месяцев назад
Sawda qalbi xabxab..welcome back hppti❤🎉
@ZamzamAbdiDhuhil-om8zk
@ZamzamAbdiDhuhil-om8zk 8 месяцев назад
Asc abaayo sowado Nairobi maso garee
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 8 месяцев назад
Wcs xabibti gaali ❤❤❤
@badriabdiqaadir-rw7se
@badriabdiqaadir-rw7se 8 месяцев назад
Cali baadilay waayo dad xun baaadhalay
@faycalhabad505
@faycalhabad505 8 месяцев назад
Gabadhii saxiibadeed ahayd hadil
@halimahussein6982
@halimahussein6982 8 месяцев назад
Aniga asal ahaan ah reer garissa lakin hada majogi
@xaliimomuxumed
@xaliimomuxumed 8 месяцев назад
Wn kuxinay abayo sodhawow
Далее
DALXISKII ISUBADALAY MASHAQADA!@sawdamqaalib
39:17
Просмотров 62 тыс.
KIISKA QADAR IYO DOCTOR MATIIN!@SawdaBillan
1:05:21
Просмотров 70 тыс.
DILAAGII TAXANAHA AHAA!@sawdamqaalib
45:27
Просмотров 55 тыс.
QISADA ARKAAN IYO MAJIID!@sawdamqaalib
26:52
Просмотров 38 тыс.
ALLAH DILAA DHINTA/WAA QISO LAYAABLEH!@sawdamqaalib
33:19
WADKII DARAWALADA/WAA QISO QARIIB AH!@sawdamqaalib
30:31