Тёмный

FILM CUSUB SOORAAN IYO JAWAAN XAARANTA RAMADAANTA 2018 

YAASIIN BALBALAADHSHE
Подписаться 309 тыс.
Просмотров 363 тыс.
50% 1

♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
• Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
• Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

Развлечения

Опубликовано:

 

1 май 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 213   
@abdirisakali1299
@abdirisakali1299 2 года назад
Sooraan alle hakuu naxariisto🤲🤲🤲🤲
@zakariegafane6230
@zakariegafane6230 6 лет назад
Shiiikh ilayn qof aan suxuuran ban ahaye wan soomi kari waayay hhhhh soran inta taagerta like Sara
@mustafekeybiiofficial3525
@mustafekeybiiofficial3525 4 месяца назад
2024 bisha ramadan yaa daawanaya 😅 Sooraan ilaahow unaxariiso aamin
@cabdirisaaqduran339
@cabdirisaaqduran339 2 года назад
Waa bil soone Ilaahay naxariistii janno ha siiyo wllkeen Sooraan Ismaaciil Sugule Ilaahay qabriga ha u waasiciyo
@cabadirahmanmohamed2915
@cabadirahmanmohamed2915 2 года назад
Aamiin yaa rabi🤲🤲🤲😭😭😭🌎🌎🌎🇸🇴
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 Год назад
RAMADAN 2023 Alle ha u naxaristo Sooraan😢😢
@cabdishakuurcumar761
@cabdishakuurcumar761 6 лет назад
inta soraan taageerta halayz raaaco alle ha inagaadhsiyo bisha barkayzan❤RAMADAAAN❤
@mohamedoogle3954
@mohamedoogle3954 6 лет назад
Soraan madaxa😃😃
@maandeeq3261
@maandeeq3261 5 лет назад
Mash allaah
@hananfarxan8231
@hananfarxan8231 3 года назад
Mashaariicda Dawladda waxaa ka xiga magaalada Borama ee dhacda waqooyi waxaa ka mid ah raashinka dadku isticmaalaan maalin kasta ee Ramadaan tahay inay dugsiga aadaan
@zulthanmorgan4309
@zulthanmorgan4309 4 месяца назад
Waa bil ramadaane allah ha unaxariisto abwaan sooraan.
@maaadamm298
@maaadamm298 6 лет назад
Aadanaha waxaa ugu fiican,Qofka Allah kabaqa. Waa runtaa.
@saedisaga7860
@saedisaga7860 6 лет назад
nabiga ku saliya wllyal صلی ﷲ عليه وسلم.
@yasinibrahimburale2444
@yasinibrahimburale2444 6 лет назад
kkkkkkkkk sooraan iyo jawaan walaashay inta aanan daawan ayaan sii qoslaa gaar ahaan sooraaan
@khadraaadan9510
@khadraaadan9510 6 лет назад
Saed Ismail didn't
@abdallafarhan2609
@abdallafarhan2609 5 лет назад
Scw
@muhannadmarjaan8694
@muhannadmarjaan8694 5 лет назад
Scw
@hanadyuusufroble5779
@hanadyuusufroble5779 5 лет назад
Scw
@Abdifitah7
@Abdifitah7 4 месяца назад
Allaha u naxariisto abwaan Sooran🤲
@sayidcabdi
@sayidcabdi 4 месяца назад
Soraan alle hakuu naxriisto
@AxmedSiad-db1yf
@AxmedSiad-db1yf 3 месяца назад
Allah naxaristo abwan soraan
@mohamedmj1568
@mohamedmj1568 2 года назад
Ilaahow u naxariiso soraan
@ahmedsalahchanelofficial9578
@ahmedsalahchanelofficial9578 6 лет назад
Kkkkk qofkii ugu hureryey daawada fadlan like isaara
@jaabiraxmed1755
@jaabiraxmed1755 5 лет назад
Hhhhh sooraan iyo jawaan ayaa culumo weeyn noqday masha allah waa ruwaayad jirto
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 3 года назад
Allow sooran unaxariso inshallah
@ridwanileeye9680
@ridwanileeye9680 2 года назад
Alle hawnaxariisto Mr sooraan
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 2 года назад
Allaha unaxariisto janadii fardowso allaha kawaraabiyo dabadiina Allah nama fidneeyo Ibrahim ismaciil sugule soraan
@iprahimina_axmed6895
@iprahimina_axmed6895 6 лет назад
Alle hayna siiyo ajarka rammadan
@fuaadlazzol1299
@fuaadlazzol1299 6 лет назад
illahay Ajarkeeda Hana Aqbalo
@ahmedabdijama5719
@ahmedabdijama5719 3 года назад
Tii kale/2021
@maymunabdiqani5288
@maymunabdiqani5288 4 года назад
Salàalhu.calyhi.waa.salaam kuu.sali.nabiga.salàla.hu.calyhi.waa.salm
@idilali1932
@idilali1932 6 лет назад
Ha la soomo bisha Ramadan enchalllh
@safiyaadem7330
@safiyaadem7330 6 лет назад
mash Allah waa wano qofkii illaahay Hanuuniyo anfacaysa illaahay Ramdan haa Khayr keeda Haa Nasiiyo Amiin.
@hassanesse3347
@hassanesse3347 2 года назад
Sooraan alle hakuu naxariisto
@siidalicabdishakuur2623
@siidalicabdishakuur2623 5 лет назад
illahay ha in siiyo ajarka soonka aamin
@mofarah8275
@mofarah8275 4 года назад
Qasiisada sooraan dhagaysanayo igu caawiya wlalayal
@mucaadmuulla2289
@mucaadmuulla2289 4 года назад
waro oogo
@maxamadfarxaanclaahi1552
@maxamadfarxaanclaahi1552 2 года назад
Ilahay haunaxariisto sooraan
@generalzkimo9563
@generalzkimo9563 5 лет назад
Insha allah alle khayrka hayna waafajiyo akhiro iYo aduunba
@jamovdez3223
@jamovdez3223 6 лет назад
Ilaahay khayr hayngu gaaadhsiiyo bisha ramadaan insha allaah
@yasinibrahimburale2444
@yasinibrahimburale2444 6 лет назад
alla yaarabi ilaahow markasta nawaafaji khayrka
@suldaanqabyaaladiid8808
@suldaanqabyaaladiid8808 5 лет назад
Tii kale soo gashay/ 2019
@nagadcabdi
@nagadcabdi 4 года назад
13:00 anu waxan ka yaabey🤔 daasadan pepsiga ee qasiidadu kabaxeyso
@siciidcabdiwarsame3415
@siciidcabdiwarsame3415 3 года назад
Ramadaantu maanta waa sadex 15-4-2021 ilaahow sanadka danbe caafimaad nagu gaarsii
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 лет назад
Ramadan mubarak
@aweysabdi7427
@aweysabdi7427 6 лет назад
Marwalbo xaaraanta waa xaaraan bisha ramadan ookaliya maa han inlaga fogaado
@AbdirisaqMHasan
@AbdirisaqMHasan 6 лет назад
QASIIDADII SHEEKH ISAXAAQ AYUU DHAGAYSANAYA WA NIN ADAG SOORAAN
@hassanmusara7882
@hassanmusara7882 5 лет назад
Itixaan kkkkkkkkkkk
@abwaanqarayare9088
@abwaanqarayare9088 6 лет назад
Alle ha inagu simo bisha barkaysan ee ramadaan
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 6 лет назад
Viva Sooraan And Jawaan
@nasrinnalka8677
@nasrinnalka8677 5 лет назад
Salalaahu calayhi wasalam
@ahmadyasinhassan6310
@ahmadyasinhassan6310 6 лет назад
🌙🌙🌙Ramdan krEem
@axmedsaki1887
@axmedsaki1887 4 года назад
Nabi maxamed ku sali yaa
@mohmurtisame7459
@mohmurtisame7459 6 лет назад
Inta uu xistay jawan iyo soraan like isaara huuno
@somrentandsellingcompanay667
@somrentandsellingcompanay667 6 лет назад
Iska jira xaaranta 🍴🍴🍴🍴🍴🍴
@xidig3833
@xidig3833 2 года назад
Alha unaxriisto
@suhaybgaming9287
@suhaybgaming9287 3 года назад
Shiiikh waaa la eeedamay
@salanjasta4909
@salanjasta4909 6 лет назад
😂😂😂😂😂. Soooraan wuu iga qosliyay wlhy 😂😂😂
@cumarmaxamuud1438
@cumarmaxamuud1438 6 лет назад
Sooma bisha barakaysan ee rabadaanta waainagu waa jibe anba waxan kusoomayaa yurub jarmalka
@amalindho8338
@amalindho8338 5 лет назад
Ana kugula Zomaya Deoctland Khayr izha Allah
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 6 лет назад
Sooma ramadaanta imika wysoo dhowdahaye allow nagaarsii nana waafaji khayrkeeeda
@maxamedcali946
@maxamedcali946 6 лет назад
aamiin
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 лет назад
+rahma ali amin
@bisharabdi3855
@bisharabdi3855 5 лет назад
amiiin
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 6 лет назад
ALLOW NABAD NAGU GAASHSII 9\5\2018
@masuulchanel8492
@masuulchanel8492 4 года назад
Hhhhjj soraan garac garac weeye max aa kajira
@updullahiismail610
@updullahiismail610 6 лет назад
insha allaah wa balan ramadankan wan dhamynayaa rmadnk mir idhaafi mayo ilen awlb 2 iyo 3 m i goyn jiraye😢😢
@abwaanlingardabdi9105
@abwaanlingardabdi9105 6 лет назад
Yaahu Cali Yaahu Hhhhhhh mir iyo labo wax laga tago.maaahe iskaba daaa sxp 😂😂😂😂
@aishahani8767
@aishahani8767 6 лет назад
intii horee igasoo jabtayna waan qalaynayaa. Kkk(kkkkkkkkkkkkkkk. Soooraan.
@user-ie5nm3lh6k
@user-ie5nm3lh6k 5 лет назад
bal iikaadi waan jidbaysnahaye kkkk
@mohaabdi3534
@mohaabdi3534 6 лет назад
Waa odhahdii reeer burco
@AS-wl3vc
@AS-wl3vc 6 лет назад
Adeer xayaysiinta faraha badan naga dhaaf
@abwaanbaasto6816
@abwaanbaasto6816 6 лет назад
Jawaan maxuu yiri sheekhow waa la aadamay
@nuuroladawo5058
@nuuroladawo5058 4 года назад
W
@nuuroladawo5058
@nuuroladawo5058 4 года назад
Malii 9
@abdiqanixasan2039
@abdiqanixasan2039 6 лет назад
kkkkkkk waxba kadhacay
@Ahmed-zl6gc
@Ahmed-zl6gc 6 лет назад
kkkkkkk waalayaabay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 лет назад
ZOoraaN aNd JwaaN ALLe ZaVe U ALzOH VuLL ReZBct iDn HaYnaaH
@mahadkhalifabdi5322
@mahadkhalifabdi5322 6 лет назад
ILAA MEELA KHATARTA AH MARKA LASEEXANAYO KABAHA WAA LA AASTAAA FARSAMO CUSUB FROM SOORAAN
@cabdicasiissaleban9488
@cabdicasiissaleban9488 6 лет назад
SooraaN
@SANBUS1
@SANBUS1 2 года назад
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته يارب العالمين.
@shaaficishaaciyeciid4144
@shaaficishaaciyeciid4144 4 года назад
Ilaahay nagama yeelee soon dee
@axmedjaamac752
@axmedjaamac752 5 лет назад
Deeee sooon haddaa
@siciidcilmiducaale7260
@siciidcilmiducaale7260 6 лет назад
Riwaayadan waa mid waa hore la metelay
@nasrinnalka8677
@nasrinnalka8677 5 лет назад
Nabiga Kusali Wllo Salalaahu Calayhi Wasalam
@xiddigahauppsala4937
@xiddigahauppsala4937 6 лет назад
Kkklkk firiya soraan (6:48-7:06)kkkkkkj
@cabdimohhaned914
@cabdimohhaned914 5 лет назад
Amed. Saki. Aan. Kaladhsntaalaiino
@samiraibrahim6313
@samiraibrahim6313 4 года назад
Kx
@jamacibrahim4348
@jamacibrahim4348 2 года назад
🥰🥰
@jamacibrahim4348
@jamacibrahim4348 2 года назад
Hhhh
@sacadnokia7401
@sacadnokia7401 3 года назад
Asxaapta ii sheega qasiidadaa yaa qaada
@keynanmohamed7395
@keynanmohamed7395 6 лет назад
Scw
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Labada magaalo ee ugu dambiga badani waa burco iyo gaal kacyo
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 года назад
Kkkkkk dadkiina way la afuri
@mohamadamiin2083
@mohamadamiin2083 6 лет назад
Caadi ma ahan sooraan
@mohamadamiin2083
@mohamadamiin2083 6 лет назад
Kkkkkkkkk
@jamaaloromogalaxy7526
@jamaaloromogalaxy7526 6 лет назад
Waxan riwaad ma caha waa muxadaroo cajiib weeye
@abdallahhassan9281
@abdallahhassan9281 6 лет назад
Wlhy dad badan oo wax ka maqnyihiin baa ka faaidysanyah ilaahy ha idinka abaal mariyo
@hereetleaadanmukhtaar
@hereetleaadanmukhtaar Год назад
Asc
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 6 лет назад
Sooraaaan baa shida riwaayadaha walleeee kkkkkkk
@magacahadankenay801
@magacahadankenay801 6 лет назад
Waxaaan Umalaynaya Riwaaayadaan IN Waahorre lajilay Eee Hadda Dib loosoo dhigy
@BrainyBaseHub
@BrainyBaseHub 6 лет назад
MAGACA HADAN KENAY waaba saas
@mawliidcabdimawliidcabdi6389
@mawliidcabdimawliidcabdi6389 5 лет назад
Salamcakum
@shankarlovely5836
@shankarlovely5836 5 лет назад
Al xaaraata
@laqanali1005
@laqanali1005 6 лет назад
Show bahashaas waxan moodayey in uu sharaab kacabayo showba waa sameecad
@yahyamahat9708
@yahyamahat9708 6 лет назад
Kkkkkk soraan
@mukhtaarmaxamuud4706
@mukhtaarmaxamuud4706 6 лет назад
Hmmmm zoooraaN waa AzTaanTa 😆😆😆😆😆😆
@shaaficishaaciyeciid4144
@shaaficishaaciyeciid4144 4 года назад
Warbal karaahiyada intaas le eg ee ad meesha soodhigtay fiirsha Sooraan dhibdanaaa
@abwaanbaasto6816
@abwaanbaasto6816 6 лет назад
Sooraan qalbigida cuntaduu jira
@saedsudi
@saedsudi 6 лет назад
ZORAAAN😂🤣
@cabdijabsheguleed6196
@cabdijabsheguleed6196 6 лет назад
haa wassas
@ceelogaadeen1478
@ceelogaadeen1478 4 года назад
War sooran alakabaq
@farxaanifiso9073
@farxaanifiso9073 5 лет назад
Ii kaadi waa jibaysnahaye
@raabiali4554
@raabiali4554 6 лет назад
walalayaal markaad wax jilaysaan hamuujinina balwadiina please
@axmedjaamac752
@axmedjaamac752 5 лет назад
Kkkkkkkk ilaahay innagama yeeeleee
@samiraibrahim6313
@samiraibrahim6313 4 года назад
M
@ninazupdy5932
@ninazupdy5932 6 лет назад
Sooraankan ka fujiya nio Gaajuu bas yehee
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c 6 лет назад
Waryaaa balbaladshe waxaan aad riwayadaha gagoyneyso iskadaaf duliyohow full kadig
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 лет назад
Abdiaziz Ismail Oo niyaw waabay is hayeene goormay heshiiyeen.
@calawis140
@calawis140 6 лет назад
scw
@saadaqwarsame6477
@saadaqwarsame6477 6 лет назад
10:30 heestaas magaceda ishega saxibayalow
@nuroguleed9446
@nuroguleed9446 3 года назад
Shw
@naasirqadaami6398
@naasirqadaami6398 6 лет назад
was waali
@MohamedAhmed-in4fi
@MohamedAhmed-in4fi 6 лет назад
Hhhh Wadaadada ayaan waydiinya in layga yeelo Sooraan
@mursalquulemedia
@mursalquulemedia 5 лет назад
reer burco ahaa kkkk
@tukaalechanal672
@tukaalechanal672 6 лет назад
aad uma soomani Jawaan
@xasanshmaxamed2243
@xasanshmaxamed2243 4 года назад
Can
Далее
Sooraan iyo Jawaan film Dhuxusha
42:52
Просмотров 76 тыс.
Film Cusub Dhuxuusha iyo Deegaanka 2016
43:39
Просмотров 729 тыс.
SOORAAN IYO JAWAAN IYO CABDI GOOD
47:26
Просмотров 203 тыс.
Halkee iyo Sidee ayay isku barteen sooraan iyo jawaan
6:08
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAYAAD CUSUB RUUG CADAAGII 2018 HD
39:18
Riwaayada Mobile ka HCTV Drama
41:46
Просмотров 309 тыс.
SOORAAN IYO JAWAAN FILM HOW TO KUFSI PART 2
17:22
Просмотров 698 тыс.
26 июля 2024 г.
1:00
Просмотров 6 млн