Тёмный

Film || Dadka Dhan Waxay Isku Bedelen Zombie Mana Jirto Cid Ku Nool Adduunka- The Walking Dead - P10 

Msomali
Подписаться 195 тыс.
Просмотров 43 тыс.
50% 1

#Msomali #MsomaliSeries
Waad ku mahadsantahay soo booqashadaada, Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay kanaalka, fadlan ha iloobin inaad la wadaagtid asxaabtaada, Mahadsanid.
Waxaad igala soo xidhiidhi kartaa:
Facebook Page: / msomali-106212415288802
Instagram Page: / msomali_yt
Tiktok Page: / msomali_yt
Halkani waa Hoyga Soo Koobida Aflaamta Iyo Taxanayaasha.

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 324   
@Msomalii
@Msomalii 2 месяца назад
Kaliya waxaa hadhay 3 Qeybood waana qeybihii ugu xamaasada badnaa taxanaha The Walking Dead, waxaan isku dayi doona inaan sida ugu macquulsan u soo dedejiyo i.a ❤ Waad salaaman tihiin dhamaantiin.
@QadarMaxamed-dr5wg
@QadarMaxamed-dr5wg 2 месяца назад
Ok sxp
@AbkowJini
@AbkowJini 2 месяца назад
Sida shrafta leh oo dalabadkena nogu fulineyso aad io aad ayan kaga mahadcelineyna👏
@daahiryare3594
@daahiryare3594 2 месяца назад
Hada awoodo sxp in hal muqal kaso dhigto isku so wada daryo 3qeybood wan jeclaan lahay Mhdsnid ❤
@Msomalii
@Msomalii 2 месяца назад
​@@AbkowJiniMadaxad ii saaran tihiin dhamaantiin ❤
@xaaji-01
@xaaji-01 2 месяца назад
LpH aad iyo aad baad u mahadsan tahay lkn 11 season ma dhamays tiray
@munacawil5153
@munacawil5153 2 месяца назад
Shukran wll ❤️🥰
@Msomalii
@Msomalii 2 месяца назад
Adiga mudan wll ❤️
@CabdiraxmanMustafe-y5u
@CabdiraxmanMustafe-y5u 2 месяца назад
Hooro 11❤❤❤❤❤❤
@Xanaanmahadxanaanmahad-sd2qc
@Xanaanmahadxanaanmahad-sd2qc 2 месяца назад
Taageerahaaga ka mid. Ahay plz soo dadaji msomali🙏🙏🙏🙏🙏
@Kingliicade
@Kingliicade 2 месяца назад
Ok sxp wan kaasugaynaa
@HaakimAZAD
@HaakimAZAD 2 месяца назад
Zxp lasoo dhakhso
@fadumolaki1415
@fadumolaki1415 2 месяца назад
Sxp lasoodhery qaybta11
@Beerlulla-j4y
@Beerlulla-j4y 2 месяца назад
Wa farxay wlhi marka arkay ina qeybtan noso bobsisay❤
@Asadsaaho
@Asadsaaho 2 месяца назад
Merci wllo
@Mustafe-z7i
@Mustafe-z7i 2 месяца назад
Pro time ka so badi
@suhaybcabdisamed3356
@suhaybcabdisamed3356 2 месяца назад
Zxp wad ku mahadsanthy so tabintada fcn❤🎉
@CabdiraxmanMustafe-y5u
@CabdiraxmanMustafe-y5u 2 месяца назад
Hooro film 11❤❤❤❤❤😊🎉🎉🎉
@aaminamuuse6996
@aaminamuuse6996 2 месяца назад
Mhadsanid wllkey sida ad nogu so gudbinyso 🙏🥰
@Bell4-z8w
@Bell4-z8w 2 месяца назад
Mahadsanid wllo ee la so dhaqzO qeybaHa Kle❤
@najmaapdalla7215
@najmaapdalla7215 2 месяца назад
Tysm wll❤
@MOHHAZZ
@MOHHAZZ Месяц назад
Qofkan mobilksta waka dawada wlhi tnx😊
@ApdiraHmaaN_ALi
@ApdiraHmaaN_ALi 2 месяца назад
Legend 20 Minute haka sooyarayN
@nimco5018
@nimco5018 2 месяца назад
Legend m somali
@IlyaasIdiris-d6h
@IlyaasIdiris-d6h 2 месяца назад
Legend m soamli
@Yariisaymm
@Yariisaymm 2 месяца назад
Xamaasad ayaad uyeeshay🎉❤
@TooyeeMaxamedaxmed-rq4fr
@TooyeeMaxamedaxmed-rq4fr 2 месяца назад
Msoomali mhdsnid wllkey Jimanka ku soo xiji hdii ay qabahaan dhamadaan aboowe❤
@MumtazMuhidin
@MumtazMuhidin 2 месяца назад
Walal waad ku mahadsanthy sida ugu dhaqsiyaha badan aad noogu dadaashay❤
@AjamaskaMascuud
@AjamaskaMascuud 2 месяца назад
Axsantu akhi
@IsmacilAhmed-w9j
@IsmacilAhmed-w9j 2 месяца назад
Gongrantulation sxp msomalia .180k👏🏼
@khadaradan4626
@khadaradan4626 2 месяца назад
insha'Allah 200k pro❤🎉
@MunazarFaysal
@MunazarFaysal 2 месяца назад
Shb la soo dhere 3bari wala maqan tahe inta hadhay ina dhmysana rabnye
@ikraansultaan8309
@ikraansultaan8309 2 месяца назад
Ayy sidaan u suguyay thanks bro😊
@JaharaAbdhu
@JaharaAbdhu 2 месяца назад
saaxiib waa ka soo daahday part 111
@CanabCilmicali
@CanabCilmicali 2 месяца назад
Thank you pro😊
@CarabCarab-zn7vu
@CarabCarab-zn7vu 2 месяца назад
Shugran wlll❤
@Faatima123
@Faatima123 2 месяца назад
1m halgrsiiyo😊
@jaipopstone3123
@jaipopstone3123 2 месяца назад
Wr Zhp adi Unpapa flinkayga haye noso dadaJi zhp
@KamaalAxmed-fi6ec
@KamaalAxmed-fi6ec 2 месяца назад
M.soomali legend 🥰🥰 is the films 👌🎉❤
@muscabahmed-mn7gx
@muscabahmed-mn7gx 2 месяца назад
💯💯💯
@CagoYare
@CagoYare 2 месяца назад
La so dheeray qaybta 11 meel mcn ya noo marasaye
@MaxamedAweys-wq1ql
@MaxamedAweys-wq1ql 2 месяца назад
Wll nasoo badi filamad Horrka ha plz 🙏 ❤🎉
@24HOUR-24
@24HOUR-24 2 месяца назад
Zxp Malin dhaf ha u soo dhigin
@anabmohamed-wq1wy
@anabmohamed-wq1wy 2 месяца назад
Aniga ugu so horeye 😊😅
@Msomalii
@Msomalii 2 месяца назад
Haa soo dhaww sxb 😂❤
@naymaabdiaziz2296
@naymaabdiaziz2296 2 месяца назад
😂😂😂
@CabdiraxmanMustafe-y5u
@CabdiraxmanMustafe-y5u 2 месяца назад
Geesi❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉asc🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@RiyaanAbdiAli
@RiyaanAbdiAli 2 месяца назад
❤❤❤
@MushtaqXasan-h8w
@MushtaqXasan-h8w 2 месяца назад
Hampalyo 180k kabadan kuu rajeynaa wllkey qeybaha kle lsoo dhaqso❤🎉
@XabiiboMaclim
@XabiiboMaclim 2 месяца назад
tnx walahi san usugaye ilahle oga 😂❤
@abdirahmanomar1537
@abdirahmanomar1537 2 месяца назад
Hda awodo 1milion wku garsinlha wlhi bro tagero weyn ku ahy❤
@mohamedhamse-u2o
@mohamedhamse-u2o 2 месяца назад
Riik zalan iga garzii please wall halka codzi ii zamee❤❤😢😢🎉🎉
@AnasMaxamed-dd7xp
@AnasMaxamed-dd7xp 2 месяца назад
Pro filmka asagoo dhameystiran maheli karaa😊
@XASANMOHAMED9NJOIY
@XASANMOHAMED9NJOIY 2 месяца назад
Noi filmka haku soo calcalin flumka safican nooga soo day
@XaawoHussien
@XaawoHussien 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaabiriinAbdirahmaan-c6i
@SaabiriinAbdirahmaan-c6i 2 месяца назад
M somali love you bro❤
@AliOsman-ko2tw
@AliOsman-ko2tw 2 месяца назад
Mahasanida walaal 😊😊
@sagalmustafe7565
@sagalmustafe7565 2 месяца назад
Nio nagada waxan aad kuso dhex darayso filmka hadanu u bahanahy wanu soo dawan lahayne 😢 keep going 😊
@Kingliicade
@Kingliicade 2 месяца назад
Wad laso daahday sxp qeybata 11
@sumayoAdan-cu2cr
@sumayoAdan-cu2cr 2 месяца назад
Mahad sanid wll🎉❤
@MuniiraBaaay
@MuniiraBaaay 2 месяца назад
Thanks wll❤
@xamdimaxamed4968
@xamdimaxamed4968 2 месяца назад
Wll adi maad noo sheegtid filimka meesha aan ka heli lahaa adigoo mahadsan
@SafwaanMaxamec
@SafwaanMaxamec 2 месяца назад
Seasonka masidaa ku dhamaaday🎉
@cabdiyarecabdiyare7206
@cabdiyarecabdiyare7206 2 месяца назад
Part ga xiga iyo kuwa kale lasoo dhaqso wlal ❤
@SAMIIRKiNG-jf1jk
@SAMIIRKiNG-jf1jk 2 месяца назад
❤❤❤ WAW😊
@MuntaasFarah-n3k
@MuntaasFarah-n3k 2 месяца назад
WOW so cute boy my love for you ❤❤❤❤❤🤞🏻🤴🏻🤤
@MaryanShabel
@MaryanShabel 2 месяца назад
Mhdsanid wlll plse nola soo dheree sidan mr wllba ufirinayey malaso dhigay waba nogee😂❤
@KiinIbrahimSalaad
@KiinIbrahimSalaad Месяц назад
❤🎉❤🎉
@abudhayib___6915
@abudhayib___6915 2 месяца назад
Mahadsanid Sxp Qeybaha Kale Laso Dhqso insha Allha 🎉❤🫵🏾❤️
@ShukriMohamed-bt9bn
@ShukriMohamed-bt9bn 2 месяца назад
The strian no soo turjun🙏👍🏻
@FaraxMascud122
@FaraxMascud122 2 месяца назад
km zxp❤
@SIR_Dilaawarinho
@SIR_Dilaawarinho 2 месяца назад
Filim kaani inuu dhamaado ma jeclen wayo aad aan u jeclahay filimanta sidaan okale muhiimadu waa qofka soo codeya hadu se si qabdaran u so codeyo waa lagu cajisa lakib Msomali the best usoo codeysay
@SHUCAYB-sd2xy
@SHUCAYB-sd2xy 2 месяца назад
musalsal baadka dhigtay pro laakin waankuwataa keeping pro😂😂😂❤
@NioLo_PapOo
@NioLo_PapOo 2 месяца назад
tanyo season 11 weye pro aad puu u dheeryahy ana waa wada daawady ShANE kan ey dhahayan wuu dhiman xalqadaha soo socda
@FartuunMuxumed-f6h
@FartuunMuxumed-f6h 2 месяца назад
Soo daa dee filinka wllo
@norabdisalamelnino1108
@norabdisalamelnino1108 2 месяца назад
Aad u mahad San tahay sxp daqiiqadaha noo dhheerey sxp wlhi top waaye filimka 1 ilaa hada hal iga ma fakan
@CabdullaahiCabdilqaadir
@CabdullaahiCabdilqaadir 2 месяца назад
Wll lasoo dheere qaybta kale pls khayr alle Haku siiye wll weliba anigo og inaad leedahay dano kale ❤
@SohaiPFaisaL
@SohaiPFaisaL 2 месяца назад
Nio zxp musasalka ma jecliye meel aan ka daawado iisheeg ama halmar soo wada daa zxp adoo raliya
@AbdilahiAbdilahi-rv3ph
@AbdilahiAbdilahi-rv3ph 2 месяца назад
Mxa ku hely zxp
@Ur_Riduu
@Ur_Riduu 2 месяца назад
20 daqiiqo hda noga dhigto wKu duceen leheen ❤😂
@SumeyaCabdow
@SumeyaCabdow 2 месяца назад
First 😂❤msomaliyow ku jecliya anoo sooman sugayay maanta dhan ❤
@Msomalii
@Msomalii 2 месяца назад
Allah dhamanten inaga aqbalo soonka soo dhaww wll 😂❤
@FitaaxCabdiraxmaan
@FitaaxCabdiraxmaan 2 месяца назад
Nio inta dhiman saan cml noogu soo boobsi ado mhdsan❤🎉😊
@SakariyeMooge-lw2wg
@SakariyeMooge-lw2wg 2 месяца назад
11❤❤❤
@ShifoAdaam
@ShifoAdaam 2 месяца назад
Waad nagala soo raagtey laakiin thanks saaxiib 🎉🎉🎉😂😂
@BAGAL706
@BAGAL706 2 месяца назад
Keep going 😅
@IQRAYYY
@IQRAYYY 2 месяца назад
Codka ka xidh plz 😢
@farxiyomuuse2467
@farxiyomuuse2467 2 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@cilmidoon539
@cilmidoon539 2 месяца назад
Bro qaybaha kale la soo dhaqso fadlan
@zusi__
@zusi__ 2 месяца назад
Thnks ❤
@nimcoabuukar7120
@nimcoabuukar7120 2 месяца назад
Part 11 so galai
@SafaBaashe-f9u
@SafaBaashe-f9u 2 месяца назад
😊😊😊
@FadumoXusen-tb7hc
@FadumoXusen-tb7hc 2 месяца назад
Walhi The walking dead bangaliyay Walhi ilin iga timaday murugo socto waye qeba ugu danbeyo 🥺😭💔
@fawsiyoahmed4644
@fawsiyoahmed4644 2 месяца назад
Thanks❤❤❤❤❤
@Raxminaaa
@Raxminaaa 2 месяца назад
Ayyy keep going pro msomaali ❤waxa sugi la ahy qeybta eyso baxeyso gabadha madow michone sey zombie u laheyso jeclahy😊❤❤
@Msomalii
@Msomalii 2 месяца назад
Way inoo soo dhawdahay 😂❤ soo dhaww wll ❤
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 2 месяца назад
Ciyaalkiba musalsal ahaan kuu dawada😅😂❤
@sahracaliwaraabe7796
@sahracaliwaraabe7796 2 месяца назад
200k I.a lenged waa inaad dadaashaa❤😊
@FarhiyaDaahirmuse
@FarhiyaDaahirmuse 2 месяца назад
Walal qrybta xigta lasoo urod😢😢
@Sabrin-s9y
@Sabrin-s9y 2 месяца назад
Shugran abowe macaan aad umahadsantahay wallahi aad uga hele turjumaantada inbadan iyo filimaada macaan ee soqulaaseedid ❤❤❤🎉
@Mohamett_10
@Mohamett_10 2 месяца назад
Qofki ugu horese EE like sàrta😍💕👋😂
@Msomalii
@Msomalii 2 месяца назад
Haa soo dhaww sxb 😂❤
@IfraaxXusen-k8v
@IfraaxXusen-k8v 2 месяца назад
😂😂​@@Msomalii
@aminajaylaani9472
@aminajaylaani9472 2 месяца назад
Ayyy waa farxaa Mar walba aan kor arko adoo RU-vid wax soo dhigay hppi😍💕💋
@shaamabdullaahi6492
@shaamabdullaahi6492 2 месяца назад
Omg
@CabdiraxmanMustafe-y5u
@CabdiraxmanMustafe-y5u 2 месяца назад
12❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@RahmaMohamed-u3l
@RahmaMohamed-u3l 2 месяца назад
Mxa ku helay malmahn wllo😢
@khaalidyare3010
@khaalidyare3010 2 месяца назад
Zxp big fan ❤❤❤❤❤
@Msomalii
@Msomalii 2 месяца назад
Mahadsanid wll ❤️
@khaalidyare3010
@khaalidyare3010 2 месяца назад
@@Msomalii tnx pro
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 месяца назад
👍👍👍👍👍👍wll
@Ahmed-ie8qn
@Ahmed-ie8qn 2 месяца назад
Zhp laso dhakhso qayta 11aad
@Mohamed-q9l
@Mohamed-q9l 2 месяца назад
Thank you wll
@Msomalii
@Msomalii 2 месяца назад
Adiga mudan wll ❤️
@SabahAden-kw6lm
@SabahAden-kw6lm 2 месяца назад
Imika so aftuurdey ciyow waba arkaay masha allah 😅❤❤❤❤❤❤
@munasardaahir9832
@munasardaahir9832 2 месяца назад
Sxp daqiiqadah 20garsi wllkey
@Msomalii
@Msomalii 2 месяца назад
Hye wllkei ❤
@Kingdhagax
@Kingdhagax 2 месяца назад
PiG faN shB waxan rajaynaya marka uu kan dhamado in mid cusub bilabi doontid 🫡❤️
Далее