Тёмный

Film-kii SIR IYO SILAC | PART 52 

QASAAL TV
Подписаться 149 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Film-kii SIR IYO SILAC | PART 52
Qasaal TV waxaa kala Socon Kartaa Riwaayado Faa'iido u Leh Bulshada, Xikmad, wax ku farxad galiya iyo Madadaalo.
★ QASAAL TV★ ✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@saynabmohamed6745
@saynabmohamed6745 8 месяцев назад
Ala jamaa weeye wlalahi 😂😂😂anaa arkay indhihiisa alaaaaa Naa waa jamaaa 😂❤
@MaxamadSiciid-yf9cd
@MaxamadSiciid-yf9cd 8 месяцев назад
Yaa kugu yiri wll
@fatimaahmed900
@fatimaahmed900 8 месяцев назад
Allah masiibo ha Ku Ridin waxan wax lajolaayo waye😢
@KhadijaMohamed-j7r
@KhadijaMohamed-j7r 8 месяцев назад
Ala jamaa weeye wlalah 😂😂😂😂anaa arkay indhihiisa alaaaaaaa Naa waa jamaaaa SUBSCRIBE 300k coming soon inshalah
@FaadumoyacquubFadumo
@FaadumoyacquubFadumo 8 месяцев назад
Ani xitaa waa arkay asag weye lkn mxa uu udilayh,?,
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 8 месяцев назад
​@@FaadumoyacquubFadumomama habon ayu uu haystay
@zamzamrashid626
@zamzamrashid626 8 месяцев назад
Soo wada wlhi flim iyo badh eeye😮😂❤
@haniisse5090
@haniisse5090 8 месяцев назад
nice flim ❤️ 👌
@Inayusuf8
@Inayusuf8 8 месяцев назад
Jamaad aa dilay saxiibtiis walaasheed oo dilay😂😂
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 8 месяцев назад
Jama waye dilagu balse muxu uu dili rabay sacdiyo sowti uu jecla mahane
@RaaqiyaHasan-ep6gd
@RaaqiyaHasan-ep6gd 8 месяцев назад
Jamaa. Is not easy sida laysku dabaliyo wu yaqan
@nasriinquruxdumar543
@nasriinquruxdumar543 8 месяцев назад
Kee la dhahee
@azizkeyofficial5909
@azizkeyofficial5909 8 месяцев назад
Biryahaan dambe filimka cabsi cabsi waaye😂😂😂
@suqrafarax
@suqrafarax 8 месяцев назад
Jamaa weeyan dilaagu ala masiibo kugu dhacday😂😢
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 8 месяцев назад
Jamaal wuu dhameeyey haboon famligeedii ninkaa gaaban waa wada maskax filinkana isgaa sameeyey hore uscda
@SahraLuul-w2u
@SahraLuul-w2u 8 месяцев назад
Maya waa diidan habartii lala qabay moodey sariirta habi ay seexatay baa lagu qaldey
@seynabciise2035
@seynabciise2035 8 месяцев назад
Dilaga jama mia
@suqrafarax
@suqrafarax 8 месяцев назад
Haa
@SahroMacalin-y9p
@SahroMacalin-y9p 8 месяцев назад
Dilaa😢
@funny-kk5ck
@funny-kk5ck 8 месяцев назад
War jama dadka maxuu u laynayaa😮😂
@caishafaarax7136
@caishafaarax7136 8 месяцев назад
Jamaa maxaow damacanthu talow wan yaabey 😂😢😢😢
@amuunqalpi1394
@amuunqalpi1394 8 месяцев назад
Sacdiyo adeer keed miyaa dilaayga talow😢😢😢 mafahante ani ma fzhmine
@nasriinquruxdumar543
@nasriinquruxdumar543 8 месяцев назад
@@amuunqalpi1394Naa Ana I fahansiiya 😢
@amuunqalpi1394
@amuunqalpi1394 8 месяцев назад
Filimkan hadaluu dil bilowdo waa dhamaad SaaS sii ogaadah❤️😂
@HiboCqaadir
@HiboCqaadir 8 месяцев назад
❤❤❤❤
@DeeQamuuseFaarax
@DeeQamuuseFaarax 8 месяцев назад
ALa ba,ay jama mxu kawda marka iLeeN hplHan yar yari wxba kumay samene😂😢
@aminaidris426
@aminaidris426 8 месяцев назад
War heedhe hada yaa la dilaaya family ga haboon wax baa socda jamaa baa reerka dhameynaya
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 8 месяцев назад
War hpi yaa diley horta
@amuun9967
@amuun9967 8 месяцев назад
Jamac maxaa rerkan daba dhigey uf
@YaasirCarafaad-l2o
@YaasirCarafaad-l2o 8 месяцев назад
Hadana yaa la dilayaa waa yaabee
@YaaasmiinFulo
@YaaasmiinFulo 8 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@fardousaali8771
@fardousaali8771 8 месяцев назад
Jamaa baa dilaaya inkarqabe
@FardowsaWarsame-om6tk
@FardowsaWarsame-om6tk 8 месяцев назад
Filinkiiba cabsi cabsi buu noqda
@saynabmohamed6745
@saynabmohamed6745 8 месяцев назад
😢😢😢😢😢
@FarxiyaCilmi-c9g
@FarxiyaCilmi-c9g 8 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@suleikomahamed4920
@suleikomahamed4920 8 месяцев назад
Habon sorry
Далее
Film-kii  SIR IYO SILAC | PART 53
24:07
Просмотров 25 тыс.
wacyigalin_ talaabo wax ool le.
5:01
Просмотров 15 тыс.
WAAR DAG DAG AH Ho!!!
22:40
Просмотров 1,7 тыс.
Film-kii  SIR IYO SILAC | PART 54
23:09
Просмотров 28 тыс.
Film-kii  SIR IYO SILAC | Dhammaad
43:01
Просмотров 60 тыс.
Film-kii Sir iyo Caad, Part 1
40:40
Просмотров 1,1 млн