Тёмный

Film || Magaalada Oo Dhan Waxaa Ka Dilaacay Xayawaan Khatar Badan Lakin Aan Indho Lahayn..... !! 

Msomali
Подписаться 195 тыс.
Просмотров 134 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@salmaleiza6110
@salmaleiza6110 2 года назад
Somaliyey xasidnimada iska dhaafa oo wiilka like u saara 👍 muqladiisu waxay dhaamaan youtubero badan oo caana wllhi maalin aan maanta ahayn ayuu yeelan doonaa taageerayaal fara badan adigana like taadu aysan wax micno ah lahaan doonin wllkey waxan ku leyahay horey u soco somali iyadaa is gacan qabata lkn dadkan ku dawanaya waan la yabanahay wllhi iska sabar 🤴❤👑
@Msomalii
@Msomalii 2 года назад
Dadku isku wada mid maahan ninba maalin ayuu leyahay aniguna maalinteyda ayaan iska sugi wax dhibana uma arko wll waan kaaga mahad celinaya dhiirigelintada ❤
@mohammedabdirahmaan7094
@mohammedabdirahmaan7094 2 года назад
Bro mlintaada way iman waliba malintaas kaligaa malihide anagoo Dhan ayaan kula Dabal Dagaya insha allaah
@sidikhapdi
@sidikhapdi 2 года назад
@@Msomalii bro cod waahesah laiskuma heesto lkn dhibka jiro baa ah youtube ka madaryeeshid kuwa kale calashan youtubara kale oo dadka soojiidandoona intaysan soobixin kafaa iideeso wax badan soogali chanelka
@ridwaancade9405
@ridwaancade9405 2 года назад
marka hore waan kusaamay aaway flimkii lacasa di babel
@Msomalii
@Msomalii 2 года назад
Muqalka xiga i.a wll mahadsanid
@yuzufhashi2929
@yuzufhashi2929 2 года назад
MaL maHan walagu wayE shaqadi ba kugu badataY mIya😂👏
@Msomalii
@Msomalii 2 года назад
Saaid weliba saaxib 🥺👏
@xilkaz___qaliif3303
@xilkaz___qaliif3303 2 года назад
MY fav you-tuber wLlhi 🙌🏿😫 geep going wll ☺️♥️
@mohammedabdirahmaan7094
@mohammedabdirahmaan7094 2 года назад
Bowe ugu hoayn waad mahdsanthy. Sxb money heist maxaad nagu kala jartay awal habeen walba waad soo galin jirtay lkn hada habeeb dhaaf ayaad ka dhigtay.
@Msomalii
@Msomalii 2 года назад
Waqtiga ayaa igu yaraday saas darted ayaan u awodi wayay in malin walba aan soo geliyo hal muqal muqalka xiga waa money heist i.a
@hodancabdiqalif3445
@hodancabdiqalif3445 9 месяцев назад
Waaaa cabsi
@dhudixusen4586
@dhudixusen4586 2 года назад
Saan ku soco
@Msomalii
@Msomalii 2 года назад
Mahadsanid wll
@yaasmiinxasan8852
@yaasmiinxasan8852 2 года назад
Keep going
@mahad20
@mahad20 2 года назад
Money hiest ma dhamaade
@cabdixafid1220
@cabdixafid1220 2 года назад
Maya
@Msomalii
@Msomalii 2 года назад
Maya Part 11 muqalka xiga kala soco i.a
@sidikhapdi
@sidikhapdi 2 года назад
War wll sidaan youtuber laguma noqdo views kaagii hoos usiisocdaa si kor ugusoxdo muuqala badan soogali malintii 2 ama hal
@duniyohassan1017
@duniyohassan1017 2 года назад
M.a apwe
@Msomalii
@Msomalii 2 года назад
Mahadsanid wll
@mumtaaz6488
@mumtaaz6488 2 года назад
Wll haniyad jabin horey u soco
@hanikhadarxuseen7680
@hanikhadarxuseen7680 Год назад
2
@siciidhasanaadam9930
@siciidhasanaadam9930 Год назад
Wll fillim kale oo bartigiisa no so samee plz
@puzhraabdilahi4393
@puzhraabdilahi4393 2 года назад
Gd
@aaminocali6565
@aaminocali6565 2 года назад
Waa mahdsan thy zxp
@saahidsaid3347
@saahidsaid3347 2 года назад
Filmkan habeenadu soo baxay ban daawaday, marku filmku dhamaad ku dhawa waxan arkay anigo wiil ila daawanayey kuleh aamus ha hadlin.😂😂
@axmedmaxamed8106
@axmedmaxamed8106 Год назад
Filimka baawgiisa.music.noosoosaae.oo ah oo.oo
@mohammedmukhtaar2895
@mohammedmukhtaar2895 Год назад
Zhp hore u soco
@Mss__Mayma
@Mss__Mayma 2 года назад
Keep Going Pro
@boqoradawaberi6826
@boqoradawaberi6826 Год назад
😢😢😢
@Hafsaabdi3010
@Hafsaabdi3010 3 месяца назад
Jfjgjvjhghfgjgjgihfjchufifhyfhdhfhfjhoc he djfjfhhhfxjfjgykghgjfjdjfkjhbkgfhjfkhz hhhhlgjjckgkffjfifjhfjfkfkfovighhhxghhhh❤❤😂😢😮😅😊
@aliabdi2436
@aliabdi2436 2 года назад
Keep going pro 👍
@BaarlinCabdi-i1p
@BaarlinCabdi-i1p 5 месяцев назад
👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@knaanadam8785
@knaanadam8785 2 года назад
Fican
@ArmaaKGB
@ArmaaKGB 2 года назад
Zxp filinkaa soodaa Green lantern plz
@cusmaanmaxamed6846
@cusmaanmaxamed6846 2 года назад
Wwwwwwww
@ahmedmohamoud3683
@ahmedmohamoud3683 11 месяцев назад
wixii magacaad rabtaan ayaad u bixinaysaan kulahaa saambiiyada marna fisfiska nagala tag
@Cabdirauuf7
@Cabdirauuf7 2 года назад
Money heist
@Msomalii
@Msomalii 2 года назад
Muqalka xiga i.a wll mahadsanis
@mohataangi6679
@mohataangi6679 2 года назад
M.a pro
@maxamuudcabdulaahi9567
@maxamuudcabdulaahi9567 2 года назад
Asc sidee tihin dhalin yaro 🥰👌
@ClsamedAhmed-s2j
@ClsamedAhmed-s2j 10 месяцев назад
😅
@legendofthelegend5070
@legendofthelegend5070 2 года назад
Abowe filim blood born micnihiisa no sheg
@mr-jker3714
@mr-jker3714 2 года назад
Wow
@riyadhainasheeq1216
@riyadhainasheeq1216 2 года назад
Good
@cabdullaahicumar7140
@cabdullaahicumar7140 2 года назад
Soobadi
@mmxvmia
@mmxvmia 2 года назад
Tag 2015 so fasir wll plzz and plzz 🙏🥺❤
@Isninaukure
@Isninaukure Месяц назад
Var zombie 🧟‍♂️
@sayittalaabo8547
@sayittalaabo8547 2 года назад
Zxp xagee ayaad joogta.??
@pubgfunny5761
@pubgfunny5761 2 года назад
Money haist
@Msomalii
@Msomalii 2 года назад
Muqalka xiga i.a mahadaanid
@jamackhalifxirsi3402
@jamackhalifxirsi3402 2 года назад
www
@aadanxasan6872
@aadanxasan6872 2 года назад
Qeybta 11 aawey mony hi
@legendofthelegend5070
@legendofthelegend5070 2 года назад
Hadad fahamto noso dhik waa sugaya
@ubuhassanibnuhassan4298
@ubuhassanibnuhassan4298 2 года назад
Sxb maxa lkn muqalada uqarisa filmka dhadhanka ayad ka qadeysa maxa ka duway dadka kale ee wax so gudbiya
@abukarmahamed8964
@abukarmahamed8964 2 года назад
Sxib filim magaciis
@ahmedmohamoud3683
@ahmedmohamoud3683 11 месяцев назад
wixii magacaad rabtaan ayaad u bixinaysaan kulahaa saambiiyada marna fisfiska nagala tag
@saahidsaid3347
@saahidsaid3347 2 года назад
Filmkan habeenadu soo baxay ban daawaday, marku filmku dhamaad ku dhawa waxan arkay anigo wiil ila daawanayey kuleh aamus ha hadlin.😂😂
@safaabdi1950
@safaabdi1950 2 года назад
Nin waalan
Далее