Тёмный

Film || Waxay Ka Adkaden Ayago 7 Qof Ah Kooxo Dhan oo Argagixiso Eheyd ||  

Liibaan Pro
Подписаться 224 тыс.
Просмотров 154 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 107   
@jawahirxassan8847
@jawahirxassan8847 Год назад
Wiilkaan video yadiiisa midna ima dhaafo keep going abwe🔥❤
@LiibaanPro
@LiibaanPro Год назад
Shukran ukhtiH🙏❤️
@FardowsaAadan-f9e
@FardowsaAadan-f9e Год назад
Waaw m.a waan jeclahy ciidamada dhamaan alaha amaaan sado insha alaah ❤❤❤
@NasteexoCali-yp9ix
@NasteexoCali-yp9ix 16 дней назад
Nooku soodar adigo mahadsan ❤❤
@ZakariyeCabdullahi-e3r
@ZakariyeCabdullahi-e3r Месяц назад
Waa filim qiiro iyo wadanimo ku dheehan thy
@moha8418
@moha8418 Год назад
Fadlan filimada kalimadda towxiidka lagu bahdilayo ha fasirin hana soo galin sxb waayo waxaa lagu sumcad xumeynayaa kalimada towxiidka لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 Год назад
Waxa sumcad xumeeyay waa alshabaab iyo kuwa lamidka waxna kama badalayaan jaceylka towxiidka iyo Islaamka ayaga cadabtoda sugeysa
@yahyinh_kpofficial9645
@yahyinh_kpofficial9645 Год назад
legendry 🔥✊
@MaryanCali-t6o
@MaryanCali-t6o Год назад
Keep goain pro 👑💪🌍🤛✌😆
@goat7699
@goat7699 Год назад
You are gold voice ⚜️👑We need your voice Captain 👮‍♂️❤
@LiibaanPro
@LiibaanPro Год назад
Mahadsanid walal🙏❤️
@mohhacaddeofficial
@mohhacaddeofficial Год назад
Film kaan magaciis bro
@LiibaanPro
@LiibaanPro Год назад
Qeybta danbe ee muuqaalka ka eeg✅
@amranqurux3799
@amranqurux3799 Год назад
Wow MA wa MacNa kuwzo Kale Zo Don Don my Dear Pro
@ismailxarako
@ismailxarako Месяц назад
Wfdxvgjn
@abokorcr7867
@abokorcr7867 Год назад
I'm big fan pro
@LiibaanPro
@LiibaanPro Год назад
🙏❤️👑
@abdirahmaanmacalin7894
@abdirahmaanmacalin7894 Год назад
Waaw soo badi filimada noocaan☆$\~
@mohmedhassan7621
@mohmedhassan7621 Год назад
Keep going pro
@muniracabdilahi
@muniracabdilahi Год назад
Video Ima dhaafo wlh 😇 Wllkei hore usoco ☝️🦁🎥
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Год назад
Argagixisadu arxan malahan, meel kastoo ay joogaan.
@Ibraahim75
@Ibraahim75 Год назад
WaN jeclhye INa Noqdo CidaAn l.a 🥺🤲
@cabdulaahimursal919
@cabdulaahimursal919 Год назад
Keep going liibaan pro
@yuusufmaxamad366
@yuusufmaxamad366 Год назад
Soo badi sxb
@xamsejuvo5009
@xamsejuvo5009 Год назад
Pro thnks filimada nocan ah noso badi
@LiibaanPro
@LiibaanPro Год назад
insha'Allah ✅
@cumarsalax2210
@cumarsalax2210 Год назад
Zxp plz isheeg filimka magaciis
@Dayr12
@Dayr12 Год назад
Big respect liibaan pro
@sakariyemaxamed4874
@sakariyemaxamed4874 Год назад
Waamacaanyahay wallaahi
@IdulIdil
@IdulIdil 7 месяцев назад
filimadaan caml noo soobadi❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@abdirahimhassnhussein471
@abdirahimhassnhussein471 Год назад
'hey zxp oop film zombies
@abdihakiimabdullahi5486
@abdihakiimabdullahi5486 Год назад
Turkey guul Baan ley yahay🇹🇷
@JamiiloMaxamed-oe9cn
@JamiiloMaxamed-oe9cn 11 месяцев назад
Aamus
@osmedhospital5236
@osmedhospital5236 Год назад
Zxp filimantan okale nosobadi
@AsmaIdiris-yv6sl
@AsmaIdiris-yv6sl 3 месяца назад
Masa allah
@KaireSari
@KaireSari Год назад
Turquie bien joué
@lakalyabnaa
@lakalyabnaa Год назад
Much love here🇱🇺♥️
@nuurto2023
@nuurto2023 Год назад
Liibaan pro wll waanku taageeraa reply
@LiibaanPro
@LiibaanPro Год назад
🙏❤️👑🥇
@nuurto2023
@nuurto2023 Год назад
@@LiibaanPro mahadsanid
@asadfaaris3652
@asadfaaris3652 Год назад
Keep going zhp
@Idiriznabaal1122
@Idiriznabaal1122 Год назад
Keep going pro filimada dabagalka no keen
@Cabdicasiisaxmed-m4x
@Cabdicasiisaxmed-m4x 12 дней назад
Wade filem😎
@kingofjini
@kingofjini Год назад
m.a the laged 💯🙏
@abramcr396
@abramcr396 Год назад
Geeb goin wll
@KaireSari
@KaireSari Год назад
Wow
@maaxdirir2240
@maaxdirir2240 4 месяца назад
Waaa qashin film ma aha eeee. Wax noocan oo kale hasooo turjumin, waa fikir reegalpeed oo fashilmy
@abdulahiabdiwali2383
@abdulahiabdiwali2383 Год назад
ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ᴍᴛᴛɴ❣️
@abdfatahabdallahxussen9970
@abdfatahabdallahxussen9970 8 дней назад
10/10
@fatxicabdiraxman9749
@fatxicabdiraxman9749 Год назад
Sxb fillimada turkida oo ciidankaa inooso badi way noo dhamaan kuwa mareykanka lagu xayasiinaye❤
@SumayoSiidow
@SumayoSiidow 7 месяцев назад
Agy😂❤😂😂
@RaxmoCabdulahibare
@RaxmoCabdulahibare 16 дней назад
5k like
@abdirahmanmusa4980
@abdirahmanmusa4980 Год назад
Walla jan
@cabassulaymanibrahim6105
@cabassulaymanibrahim6105 Год назад
Masul sare salaaman
@king_____FILM
@king_____FILM Год назад
Muqalkaan wuxu nabaraya bini aadamnimo iyo dal jecel
@LiibaanPro
@LiibaanPro Год назад
Al xaqiiqaH✅🇹🇷🇸🇴
@mohaamanka5839
@mohaamanka5839 Год назад
Noo soo badi filimaan Turkish dagaal ah please
@Abdirizackcade
@Abdirizackcade 5 месяцев назад
Sobadi sxp
@ashrafmohamed7627
@ashrafmohamed7627 Год назад
Waa kuwataa 😍🤣🤣🤣🤣
@roomiyow.143
@roomiyow.143 Год назад
Qash waaye
@mustafeibraahin9638
@mustafeibraahin9638 Год назад
Waxan ka codsana inaad filimaanta turkiga soo badiso
@sahrafaarax3764
@sahrafaarax3764 Год назад
Pest legand filim
@munaabdii1802
@munaabdii1802 Год назад
aniga u horeyo
@hanadmohamed872
@hanadmohamed872 Год назад
Filmkani waa copy tears of the sun ayay qisadisi kasoo xadeen
@ashaosman7522
@ashaosman7522 Год назад
no soobadi wll qali
@Sucaad-tq5ki
@Sucaad-tq5ki 6 месяцев назад
🎉😊
@maryanyusuf1502
@maryanyusuf1502 Год назад
Sxb filimkan magaciis neh
@LiibaanPro
@LiibaanPro Год назад
Dhamaadka muqalka ka eeg
@exhogaamiyesiidkey424
@exhogaamiyesiidkey424 Год назад
Gᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ʟᴇɢᴇɴᴅ
@bukhaarishaafici4458
@bukhaarishaafici4458 Год назад
Captian Harry potter films soo daa ale haku Zharfee
@geeledaahir8319
@geeledaahir8319 Год назад
The best👌
@ramloaxmed7351
@ramloaxmed7351 Год назад
Maalinkasta maliga horeyaa 😂
@LiibaanPro
@LiibaanPro Год назад
🙏🙏👑❤️
@faraxcabdi-fv7du
@faraxcabdi-fv7du Год назад
Waxa San rabaa in San sidaas oo lake San natasha uhuru ano soomaaliland ah👮‍♂️👮‍♂️
@aaraodiversao
@aaraodiversao Год назад
Sxb magaca film isoo dheeg
@LiibaanPro
@LiibaanPro Год назад
Dhamaadka muqalka ka eeg
@aminsafar8597
@aminsafar8597 7 месяцев назад
Kalmada tawxiidka qof wata argagixiso miyaa gaaladaan filimaan ayay rabaan inay muslimiinta ku bahdilaan
@Ezy15311
@Ezy15311 Год назад
Argagaxiso iyo calanka islamka maxaa is ag dhigay
@mohanmarcos1986
@mohanmarcos1986 2 месяца назад
BELLO WAAYE
@nadifocali3781
@nadifocali3781 Год назад
Kuwa soomaaliya aaway muuqaalkoodii
@abdulahiguudmadobemaxamud7202
ismaan
@oulaelmi8907
@oulaelmi8907 Год назад
Magaci filmka
@LiibaanPro
@LiibaanPro Год назад
Dhamaadka muuqaalka ka eeg
@oulaelmi8907
@oulaelmi8907 Год назад
@@LiibaanPro arkay mahadsanid hno
@YurubMohamed-mk3ey
@YurubMohamed-mk3ey 16 дней назад
Filimkaan. Magacii
@AbassHajj-m1e
@AbassHajj-m1e Месяц назад
Fanproj meya
@munitacadey5439
@munitacadey5439 Год назад
Walhi wan qiiroday😭🥺
@cabdifitaax2307
@cabdifitaax2307 Год назад
,😭😂😂😂
@Yuusuf_editor
@Yuusuf_editor Год назад
nasoo bada aflaanta turkiga wayao diintaad ayaa jaceel usii qaadee filimaanta usa ayaa naga batbatay marka
@muusezaki
@muusezaki Год назад
kuwa kale kusoo dar
@nawalosman5398
@nawalosman5398 Год назад
Ano oynayo is arky marki danbe xasuustay filin inu yhy😢
@abdifatahabdimohamed1137
@abdifatahabdimohamed1137 Год назад
Fɪʟɪᴍᴋᴀ Vᴀʀɪsᴜ Sᴏᴏ Gᴀʟɪ ʟᴘx
@clrisaaq1385
@clrisaaq1385 Год назад
Captain majid halkaad joogtaa
@sumayahuseen3223
@sumayahuseen3223 Год назад
Filimka Waxa La DhaHaa Teşkilat Waana Turkey 🇹🇷
@h-learning
@h-learning Год назад
niow filimaanta islaamka lagu caaynayo nagadaa adoo mahadsan lagayaba in aadan caay udaraeemin lakin waa cayay
@muqtaar1726
@muqtaar1726 Год назад
Maxaa lagaa daayaa waa run argagaxisada sidaan ayay dadka qoorta uga goysaa ayaka oo nool sxp 1,000 hadaan noolaan lahaa ciil kooda iga bixi maayo wax cay la dhoho na majirto waana dhiiri galin in qof walba oo nool in cadawgooda uu yahay nimankaan Turkydana waaba muslimiin ☪️ 🕌
@Faadumo1Faadumo2-f4x
@Faadumo1Faadumo2-f4x Год назад
Asc❤❤❤❤😂😂😢😮😅😊
@Mohamed.shoox.9
@Mohamed.shoox.9 Год назад
Filim ka mgaciis
@LiibaanPro
@LiibaanPro Год назад
Qeybta danbe ee muuqalka ka eeg
@naseem79
@naseem79 Год назад
Nin aqli leh ayaa tahay waxa aad soo dhigeeso iska firi
@muqtaar1726
@muqtaar1726 Год назад
Oo macnaheedo yahay waa dhib satay miyaa mise way kugubee sxp
@zamiirbeegsi123
@zamiirbeegsi123 Год назад
@@muqtaar1726 kalmada tawxiida ee filmka ku jirta iga xanajisay la soco
@zamiirbeegsi123
@zamiirbeegsi123 Год назад
@@muqtaar1726 sababtuna waa in ay kalmda tawxiidka ku xardheen argagaxisp
@muqtaar1726
@muqtaar1726 Год назад
@@zamiirbeegsi123 kalmada tawxiidka waxa argagixiso ku xardhay waa wacelo diinta ku gambada oo intooda badan caqiido kle hoosta ka wata lkn aniga suaal ayaa is waydiiyaa badanaa raga argagixisada ah fikiradoodada aad iyo aad ayay u ad adag yihiin oo anaka oo islaam ah ayay na dhahaan murtda ama gaal waan u fiirsaday hada tusaale Syria iraq afghanistan Pakistan somalia iyo wadamo kale oo badan waxaa dumiyey oo xooko yar yar oo sheegta jihaadiyaal mar kastana falal argagaisino ayay sameeyaan marka u jeedkayga waxaa wye ragaan maant kuli way jabeeb argagixiso oo dhan meel walba ay joogaan lkn sidee dalal waa wayn niman culumo sheegta oo qilaafo u dirira u dudumiyaan Yaa ka caawiyey hubka quwada tartikada ciidaanka page yada ay iscticmaalaan iyo waxyaabah casriga ay wataan iyo calagtaba dadkaan dad ayaa ka dambeeya oo waliba aad u adag wlahi hadaa nahay dadka muslim ka caadiga ah diinta way naga heleeyeen ragaan xagjiriinta ah 😒
@XasanCabdisalaan-ju4bk
@XasanCabdisalaan-ju4bk 4 месяца назад
8😊88i
@FahmoCabdi-q3c
@FahmoCabdi-q3c 16 дней назад
Deadssx
Далее