Тёмный

Filmka Baby Part 11..... 

DAYAX SHOW
Подписаться 152 тыс.
Просмотров 64 тыс.
50% 1

DAYAX SHOW : XIISAHA IYO XULASHADA SHACABKA

Развлечения

Опубликовано:

 

3 янв 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 289   
@cabdinasirofficial1247
@cabdinasirofficial1247 4 года назад
Aboowe Ama Abaayo ilhay hamigaaga hakuu rumeeyee Fadlan subscriber iisaara
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 4 года назад
Izaar Kuzarwe
@yusufjama7518
@yusufjama7518 4 года назад
Wllheesaha kasaarchanellkaallehakudaayee
@filsannuur3896
@filsannuur3896 4 года назад
Qaraxii xamar miya laga margaysny
@filsannuur3896
@filsannuur3896 4 года назад
Dhulk m fadhisto Ku lay kkkk
@zuhaipmohamed9889
@zuhaipmohamed9889 4 года назад
ila maanta sida aan u sugay waan daalay hadii aad ila sugay please like i sarra 👍👍👍👍👍
@dr.Abdilahi_Elmi
@dr.Abdilahi_Elmi 4 года назад
👍👍👍👍👍👍
@zuhaipali9915
@zuhaipali9915 4 года назад
Mantana waxan ku qoslay naa orod ninkaagii doono meeshu waaa laba labee inta igu racsan like ta
@kivanc1089
@kivanc1089 4 года назад
Waxaan filayaa marada cas inay ka turjumyso baroordiiq qarixii muqdisho Respect team dayax 👏👏👏
@maanabdullahiahmed874
@maanabdullahiahmed874 4 года назад
Maashaa Alaah flimkan waan kuhaystaa intay kujiraan muhanad iyo Ubax Fadlan LIKE IISAARA WALAALAYAAL
@amalwadaadyare1484
@amalwadaadyare1484 4 года назад
Qofakii jacal ubaxa dugasiitya iyo Ritawaana like ha saaro
@murwaadqurux3887
@murwaadqurux3887 4 года назад
Waabaankaasoohoreeyee maxaad.liketa iigudiidantahy Wallo amba waakusiiyaa markaankaasoohoreeyee waalllahayga reer dayax shows waaidinjeclahy noolaada
@nuradiinmaxamed7073
@nuradiinmaxamed7073 4 года назад
😘
@mohamed_bulshaawi
@mohamed_bulshaawi 4 года назад
QUMAN hooyadaa iyo QAADIR kii ku uumaa QURUX kuu dhameeyoo Waxad tahay mid qaaliya Hada adigaagan akhriyaya 👨‍💼🙎‍♀️
@zuhaipmohamed9889
@zuhaipmohamed9889 4 года назад
Dayax show maxa dhcy marad cas ee aad xidhan tihiin
@Layla6793
@Layla6793 4 года назад
Lol
@saynababdi7355
@saynababdi7355 4 года назад
🖕🖕🖕🖕
@zuhaipmohamed9889
@zuhaipmohamed9889 4 года назад
Saynab Abdi naag waalan
@mohamed_bulshaawi
@mohamed_bulshaawi 4 года назад
@@zuhaipmohamed9889 🧕🤚
@yusra486
@yusra486 4 года назад
Aamin wuu iga qosliyey hore usoco inshallah wllo qaali
@samsamxasan6403
@samsamxasan6403 4 года назад
Weerka cas dhiga zxpayaal dayax shaw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismacilmaxamed9107
@ismacilmaxamed9107 4 года назад
Reer dayax show manta wansoo dahay 126 noqoday safar aan galay hawugeed salan sare asxbta kuxidhan dayax show 👍👍👍👍👍🥰🥰
@hoodoaadam3573
@hoodoaadam3573 4 года назад
Ubax iyo RIDWAAN inta jeceyl kooda tageerta like saar
@saaficismaan7373
@saaficismaan7373 4 года назад
Wllo horta like maxaa tardaa yaa waayaabanahayba asxaabeey bal ani iisoo dawaaba deedna anidana aan martasta iraahdo like isaara asxaabeey yaa😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤ waan Odin jeclahay I love you my freind
@mabrukaabdirashiid7771
@mabrukaabdirashiid7771 4 года назад
Amiin waa qosol miidhan nayaahee nin kaagi doono mishu waa laba labee 😂😂😂😂dayax show hore u socda
@hamdacudoon3082
@hamdacudoon3082 4 года назад
Hhhhhhhhh ala xarabe weynaaa dugsiiya iyo ridwan🤣🤣🤣
@zayedahmed653
@zayedahmed653 4 года назад
Naayahe orod ninkaagii doono meeshu waa laba labe🤣🤣🤣🤣Ala Amiiin😂😂😂
@munadegan3033
@munadegan3033 4 года назад
Rudwaan nagtiibu ladagalamaayaba😂😂anigaa ku filan kulahaaa
@khadija3399
@khadija3399 4 года назад
😂😂😂😂
@asmaabdilahi5115
@asmaabdilahi5115 4 года назад
Ala naaguhu isku dira diraaley sanaa hoogney danyer kulsha xaji lacg ba gacn galeye😂😂😂😆
@xamsefamp0h132
@xamsefamp0h132 4 года назад
Hani show wax kale hore usoco😍🥰
@ekrambulay1463
@ekrambulay1463 4 года назад
amiin jilinkiisa wan wata😂😂😂😂😂
@ubaxibrahim7068
@ubaxibrahim7068 4 года назад
dadkii horaan ku jiraa wlhy mntee😂yaa ila Arka
@nicimaabdi4808
@nicimaabdi4808 4 года назад
Barahaa dayax show badh goo isa wanecebehee hanagu badh jarina
@igmanhashi5686
@igmanhashi5686 4 года назад
Rudwaan iyo ubaxa jilyaal aad iigu qaaliya
@rahmaabdirahman1670
@rahmaabdirahman1670 4 года назад
Kooxdan dayax show ha qimeyan dadka dawanaya waxay marad cas iyo shekadni nio wanu idin dawanye wax fican no kene wlhi halqandi watan ugu neceby wayo marada casi muqalkibay ka dishy film ka
@habonsoubaneh4507
@habonsoubaneh4507 4 года назад
gabadh hoodo lajookta waan kujaclahay sister
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 4 года назад
*Joog Joog WllO SUBSCRIBE Isaar😭😭😭😭*
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 4 года назад
Ck iyo istey murankooda ayaa udaawadaa filmkaba🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@aaminayoonis2674
@aaminayoonis2674 4 года назад
Amiin muxuu yidhi meeshu waa labalaba ee mee kii ku qabay wlee waxaraabo amiin 😅😅😅
@nasraabdinasir3377
@nasraabdinasir3377 4 года назад
Waxanyare xaaji lacag qabo macaaaanaaa 💖
@nagaadjamaal2433
@nagaadjamaal2433 4 года назад
waaw filmkan waan Ku haystaa aamiin gacan bakutagey
@muhaynamuniya4341
@muhaynamuniya4341 4 года назад
Hani show wllhi beerkay icasaysay hore usoco sharafeey
@hamdadheman767
@hamdadheman767 4 года назад
Murti iyo madadaalo alle haydin karameyo dayax tiim
@maryamoabdijeyte7578
@maryamoabdijeyte7578 4 года назад
hhhhhhhhh alla gabadhaan qosol miiran waaye waxay daanyeerkaan faldhaqa kuteh dadkeyga reer waqooyi cajiib waye
@mohamedwadne2076
@mohamedwadne2076 4 года назад
HAAYE XAJI LACAG WAX AFSOMALIYABA WUXU HAYA DHIDIDKAYGAN KUU SHAQEEYAA😂😂😂😂
@mohamedabdi8895
@mohamedabdi8895 4 года назад
Stey baan anigu u daawadaa lkn hada wuu ka tagayaa hob films baanu ku soo dhawaynaynaaa
@hvzaaismail8810
@hvzaaismail8810 4 года назад
allah wll aamu anigoo oge inuu wuxu film yahay ayaa hadana calooshu ihurtay markad tiri allla bayeey 😭
@hothanmohamet9918
@hothanmohamet9918 4 года назад
Hhhhh ridwana kulahaa ana hayga qapanin wlhih qol thiin ilahy haidin daayeh ..
@khayreahmed6683
@khayreahmed6683 4 года назад
Xarabaad miidhan weeye horay usocda dayax show
@pelahsmile8685
@pelahsmile8685 4 года назад
Msha allh wlhi dad wngsntihin o dhiiga somalinimda kujiro jiro joga waligan
@mukhonour6336
@mukhonour6336 4 года назад
Khuuliyo nin adag waxaa ka baxoo casho matalaa war lkn xaaskaga sidaas lolama hadlee waa la dajiyaa markay iska dhamaysato kulaylka uun xbbti la dhahaa
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 года назад
Musqusha Xaarka ee Xaamar ayey iska dhaadhicinayaan weerka cas ee madaxa ugu xidhan YAAB
@amiiracadey4730
@amiiracadey4730 4 года назад
Waryaadhaheen waa zuaale waa mxy weerkan cade lagu xidhay madaxa yaab👉🤔😴🧣
@user-hk2pv5du2c
@user-hk2pv5du2c 4 года назад
muhanad iyo ubah love you
@hodanjama2125
@hodanjama2125 4 года назад
Aamiiin saxardiiid madax sare qalpiga kuslmey wllky
@engapdiomar1090
@engapdiomar1090 4 года назад
Jawnka qabuuna ogyn kulahaaa Amiin
@muhaynamuniya4341
@muhaynamuniya4341 4 года назад
Daanyeer fooldhaqan hani wllhi jiliinkaaga la dhacay
@ekrambulay1463
@ekrambulay1463 4 года назад
waa markii 3aad aan cmnt kasoo bixiyo naaa ninka iska fur akhs😂😂😂😂waxa bilaa damiirka ah maxa wyeh
@zalmaaragzan3707
@zalmaaragzan3707 4 года назад
😂😂😂😂😂naa ana hayga qaban alla ridwaanow😂😂😂😂😂😂😂😂
@igmanhashi5686
@igmanhashi5686 4 года назад
Hhhh aamiin waa xaasid wuu ku cadeeyay rudwaan isgun wuu la saftay ku lahaa
@hamdaahmed1426
@hamdaahmed1426 4 года назад
Ala xaraabe wayna😂😂😂 walle dugsiiya waa Fariid
@hananhassan7922
@hananhassan7922 4 года назад
Daanyeerkan fooldhaqdey kulha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@juweeriyacabdi2213
@juweeriyacabdi2213 4 года назад
Masha allaah go forward
@SaasInsights
@SaasInsights 4 года назад
amiiin kulahaa naaa ninkaagi doono meel xun bay marayaaayeee hhhhhhhhhh
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 4 года назад
Hhhhhhhh naa orod ninkaga doono meeshu wa labo labee aamiin gacan ba ku tagay
@ziizohassan2636
@ziizohassan2636 4 года назад
Xageed noogu badh jarteen nio wllhi waa qososlkii aduunka nio
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 4 года назад
Kkkkkkkk I love it
@ibraahimilkacaseprincess560
@ibraahimilkacaseprincess560 4 года назад
Hhhhhhh kulahaa meeshu waa laba laba
@ayaanosman5666
@ayaanosman5666 4 года назад
Amiiin kulaha naa adna ninkagii dono meshu waa laba labe hhhhh
@kawthermohamudhersi8890
@kawthermohamudhersi8890 4 года назад
Aamin 😁🤣🤣🤣naa meeshu waa 2bo 2bo
@najmamaxamed6402
@najmamaxamed6402 4 года назад
Lkn weerka cusup waa maxy
@igmanhashi5686
@igmanhashi5686 4 года назад
Waa maxy weerkan casi reer dayxa show
@fartunnuuur6729
@fartunnuuur6729 4 года назад
Maxa waye maryaha madaxa idinkuxiran kuligin
@nafisonalkanafisonalka3730
@nafisonalkanafisonalka3730 4 года назад
Amiin waa xarbo naa ninkgi doon meeshu waa labo labo
@rahmarawsa131
@rahmarawsa131 4 года назад
Haaye mxaa weerka cas idin xidhay Kuwii rer xamarka ahaaba moodaaya inaad u xidhantihiine inagadhigede
@munalizaalrahmn6687
@munalizaalrahmn6687 4 года назад
Beryahan wad kibirtee😁🤪
@amiiracadey4730
@amiiracadey4730 4 года назад
Inta igu raaczan ilayska filimku inay yihiin ridwaan iyo ubax liketa dhac dhac👉👇♥️
@qnoftheqnz6845
@qnoftheqnz6845 4 года назад
Horta maxa aniga la iiga soo horeeya😭
@igmanhashi5686
@igmanhashi5686 4 года назад
Rudwaan iyo ubaxa jilyaal aad iigu qaaliya
@pooprickos226
@pooprickos226 4 года назад
Filimkan wareer wlhy 🤣🤣😂😂
@asmamohamed8287
@asmamohamed8287 4 года назад
Ana ugu horeeya
@waxasimaarinbaa2374
@waxasimaarinbaa2374 4 года назад
Jecliya daysx show noolada
@zaakirofficiall5822
@zaakirofficiall5822 4 года назад
Always first
@xafasashcumar2976
@xafasashcumar2976 4 года назад
wallal muno iyo ifraax iyo sagal iyo naciimo intee aadeen
@moawil3013
@moawil3013 4 года назад
Waaxay weerkan cas
@bandhigaardaale7493
@bandhigaardaale7493 4 года назад
dayax team like iidhaafa
@naciimaabdirisak1275
@naciimaabdirisak1275 4 года назад
Amin wlhi wu iga qosliyy 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nuuracumar252
@nuuracumar252 4 года назад
Hhhhhh amiin saxardiid hhh kulaha ninkagi dono
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад
Baryahan waad kibirtay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂
@aragsaninadaahir2608
@aragsaninadaahir2608 4 года назад
Waamxay weerka cazi reer dayaxow
@arizakyasin9501
@arizakyasin9501 4 года назад
BoqortoyoH ❤
@fathiyaqorane8808
@fathiyaqorane8808 4 года назад
Waaa maxy manta waeerku caas
@nafisonalkanafisonalka3730
@nafisonalkanafisonalka3730 4 года назад
Reer dayax waa dad jira
@faatinabdi706
@faatinabdi706 4 года назад
Waaaaw😂😂😂
@dhimbiilyareofficial4157
@dhimbiilyareofficial4157 4 года назад
First maanta ahy
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 4 года назад
Hhhhhhh xaaji lacag nayjeeri msha allaah il
@caliyarecali4505
@caliyarecali4505 4 года назад
Waa adkadeee street nin iga dheh
@shugrisharaf4786
@shugrisharaf4786 4 года назад
Alalye wuuu so dhacay we we
@asmamaxmud1140
@asmamaxmud1140 4 года назад
Marada cas madaxa ku xidhan macnaheeda nooshega asxbey
@nadaabdullhi9015
@nadaabdullhi9015 4 года назад
Ridwaan ninwaln kulhaa anaa ku filan 🤣🤣🤣🤣🤣
@somalilandofficeoftheaudit5656
@somalilandofficeoftheaudit5656 4 года назад
Waa ubax dugsiiya waa fariid ninkeeda maxa ka quseeya naagatan
@uzamehwaqalka7324
@uzamehwaqalka7324 4 года назад
Aamiin uu lasftey
@ozmancadeh
@ozmancadeh 4 года назад
First maanta
@caliyarecali4505
@caliyarecali4505 4 года назад
Ody street ayn meezha kuuhyaaa nio ziiraji mdxa are like me inta tageerta sirji
@munaismaaciil7302
@munaismaaciil7302 4 года назад
Oo wll Maradan casee madaxa ku xidhateen maxy ka micna thy
@salmayuusuf2424
@salmayuusuf2424 4 года назад
Wll ifraax iyo sagal aaway xagay ka dhaceen
@clsalaansalaanadbb8417
@clsalaansalaanadbb8417 4 года назад
Dayaxshow hire usoco
@asmajama8601
@asmajama8601 4 года назад
Waarka cas iska fura oo iska daaya my team dayax show plz
@mohamedabdi8895
@mohamedabdi8895 4 года назад
Aamin saxardiis kulaa waa laba laba klk
@mohamedsomali716
@mohamedsomali716 4 года назад
Naagi wxba kuma tarto inany jar ka tuurtu mooye wxkle kuma soo waado
@samiiraaxmed5795
@samiiraaxmed5795 4 года назад
Oo marada wada cas madaxa ugu xiran maxaythy bal iisheega😂😂😂
@samsamxasan6403
@samsamxasan6403 4 года назад
Ma akhiruu aboorka kaa gurayaa haduunu jikada kaga shaqayn
Далее
Filmka Baby Part 12...
22:19
Просмотров 60 тыс.
sateh nding kairama episode 34
32:52
Просмотров 40 тыс.
Штаны легионера
00:44
Просмотров 193 тыс.
Kala Maan iyo Kurbo Jaceyl Part 1 Filim Cusub 2019
18:02
10 June 2024
3:24
Просмотров 8 тыс.
SHORT FILM HINAASIHII FASHILMAY 2020 H
21:24
Просмотров 187 тыс.
Filmka Lu'gooyo Haween Part 5 2020
23:11
Просмотров 118 тыс.
Filmka Lu'gooyo Haween Part 37 2020.....
33:06
Просмотров 155 тыс.
Challenge Qosol Badan ( Tell your EX Boy Friend )
28:07
Filmka Lu'Gooyo Haween Part 6 2020.....
20:58
Просмотров 120 тыс.
Filmka Lu'gooyo Haween Part 7 2020
30:32
Просмотров 115 тыс.
Filmka Lu'gooyo Haween Part 24 2020........
33:41
Просмотров 179 тыс.