Тёмный

FILMKA KALSOONI 4K | FULL SOMALI FILM 2023 

Fikey Jamac
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 243 тыс.
50% 1

Ogeysis!! Ogeysis!! Ogeysis!!
Waxaanu sameynay Channel u gaar ah Drama kaasoo dhawaan aanu rabno inan soo galino Filmaan musasalo ah oo aan wadno howshiisa waxaana kala socon kartaa RU-vid Channelkaan ‪@camelpictures‬ rukumo oo Subscribe gareeso hadda si aad ula socoto Drama yada taxanaha ah ee soo socdo Insha Allah Team , Waxaanu soo wadnaa Filmaan sidaan oo kale kana sii Qualty fiican oo kusoo jira wadada Insha Allah.
Copyright © ‪@fikeyjamac‬ , Any reproduction or illegal distribution of the content will result in immediate action against the person concerned.
Film Rec Studio: ‪@fikeyjamac‬ & ‪@camelpictures‬
Producer by ‪@fikeyjamac‬ & ‪@camelpictures‬
Written By: Sheyma Abdi
Directed By: Sheyma Abdi
Cast:
Shaaruu
Cadar
Saabiriin
Deeq
Lixle
Fikey
Naciimo
Nimco
Halkaan igala soo xariir 👇👇👇
FOLLOW ME FACEBOOK
/ fikeyjamac
FOLLOME ME INSTAGRAM
/ fikeyjamac
FOLLOW ME TWITTER
/ fikeyjamac
SUBSCRIBE MY RU-vid
/ @fikeyjamac

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
Manshaallah. This film teaches a lot of lesson. I love the treatment Ayaan getting from this guy. Look before you leap. Ayaan and her father, never bothered to find out the reason why the first two love birds break up. Second Ayaan and her father they ignored the love sumeya had for Ayaan. Taking advantage of her pain and the situation in hand. So now sumeya pain is Ayaan pleasure. This is life. Things like this always happens. Learn from it and move on. Every things happens for a reason. And that reason only Allah knows. Just pray two raka’ah of istaqfar, be patient and have faith in Allah plan.
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Год назад
Exactly
@nasroawilali4270
@nasroawilali4270 Год назад
Gabar iyo saaxiibtinimo wallhi film inuu iga hadlayo ayaa umoodaa
@sharifabdalla2315
@sharifabdalla2315 Год назад
Team fikey jamac jaliinkiina waa heer saro ee hori usocda sxb
@MounaElmi-x1h
@MounaElmi-x1h Год назад
Wow waa cajiib waaye gabtay 2 soo kale
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Год назад
Waaaaaaaaaaaaw ❤❤❤ waxas laga dhah sheeko cajib shiib iska dhah 🥰♥
@catooshcadeoficial499
@catooshcadeoficial499 Год назад
Best film waan wataaa filmkaan hore usocda dhalin yaro
@fikeyjamac
@fikeyjamac Год назад
Mahadsnd Mr Catoosh 🙏🙏🙏
@Xaliimosaid
@Xaliimosaid Год назад
Filim iga dheh❤❤❤
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
Subxanallah, alla kaan ilaahayoow kaan sumeya ka qaabo.
@dagancabdi1620
@dagancabdi1620 Год назад
Part 2 baaaan sugnaaaba❤❤
@koofi508
@koofi508 Год назад
Soo badi sheekoyinkaan oo kale
@lajecleydamosman3194
@lajecleydamosman3194 Год назад
Wax kale waye
@zabrinabea
@zabrinabea Год назад
Codka waa astan tv sax
@KhaalidShariif-uv2me
@KhaalidShariif-uv2me 3 месяца назад
M.A❤❤❤❤❤️❤️❤️🙏💯
@bahjaztely2976
@bahjaztely2976 Год назад
Wwww waa film khatar ah
@sumayoaswad
@sumayoaswad Год назад
Cajiib waye😊❤
@shazshaz2392
@shazshaz2392 7 месяцев назад
❤ ❤
@hamdifaarah6428
@hamdifaarah6428 Год назад
❤❤
@aaminasahra8480
@aaminasahra8480 Год назад
Good 😘
@faadumomustaf-zb8fu
@faadumomustaf-zb8fu Год назад
Wlhi filimka wuu jiraa
@naciimoxaajigacalnuur470
@naciimoxaajigacalnuur470 Год назад
From TikTok 😅🥳🥳❤️♥️♥️♥️
@zumrudsuleymanova9871
@zumrudsuleymanova9871 6 месяцев назад
Kalsooni
@saadiadaud9563
@saadiadaud9563 Год назад
Qeybta xigta fadlan
@fikeyjamac
@fikeyjamac Год назад
Insha Allah wll rukumo si aad u hesho
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
Wilka kale guurso
@minscabdullaahiali
@minscabdullaahiali Год назад
Waw anaslleval❤
@sacdiaabdi7399
@sacdiaabdi7399 Год назад
Hada Filimka wuu dhamadey ma ileedihiin 😢
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
Subxanallah, how can you love someone so dear as a friend. And take advantage of her situation. But Ayaan will get her karma. This guy is no good to anyone. Waxa jirta wax khayr ku ah oo adiga gareenaynin.
@XaawoAxmed-i5i
@XaawoAxmed-i5i 3 месяца назад
Kan flim waa dhaafay
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Год назад
Waligaa saaxiib wax ladhaho ha aamini 26:03
@sumayoclahi6703
@sumayoclahi6703 Год назад
sumayo😢😊
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
It’s really sad, sumeya is the best sister and friend to ayaan. It’s good to forgive. And ayaan learned her lesson. Manshaallah.
@AbiibakarAbdiAhmed
@AbiibakarAbdiAhmed Год назад
Hjhhhj
@umnalka7740
@umnalka7740 Год назад
Filimka waaba Soomaaliyee maxaa sida filimaantii la turjumaayey oo kale codka loo korsaarey yaab!
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Год назад
Haa
@aanoabdiz8898
@aanoabdiz8898 Год назад
Aad baan uga helay horay usocda
@demieetai7092
@demieetai7092 6 месяцев назад
He did 😮
@goldanfamily5851
@goldanfamily5851 Год назад
waan. ka. helay
@S88mustaf
@S88mustaf Год назад
Filimka qayb labaad maleyahay
@sumayocqadirsumayocqadir
@sumayocqadirsumayocqadir Год назад
❤😢😢
@khadrocadey4713
@khadrocadey4713 Год назад
Masha aallah waa ujiraa filimku
@sadaamabdullahi2968
@sadaamabdullahi2968 Год назад
Soo daaye qeybta xigto😢 wll
@fikeyjamac
@fikeyjamac Год назад
Insha Allah Wll 🙏
@sumayoclahi6703
@sumayoclahi6703 Год назад
hada muu dhamaadey naleedihiin😢
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
Waxey a hayd Inaad tirahdo shaqada illahay ba idiidey oo waayo khayr i guuma jiriin. Sida ninkaan xuun uu adiga khayr kuugu ahayn.
@AniisMohan
@AniisMohan Год назад
Part 2
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
Manshaallah, your brother in law Wa Reer Magaal. Wa non ficaan. Oo gob ah. It’s not a good practice to force someone to a marriage. Waallaahi Wa Si ficaan baan dhiiga dumashiga. Lakin ninka ay gabadha rabto iney guursato uma eeka nin wanaagsan.
@hanadkeyow
@hanadkeyow Год назад
No so badiya plz wu shidanyaha
@fikeyjamac
@fikeyjamac Год назад
Waad nagu ogtahay wll rukumo si uu kuusoo gaaro kuwa xigga Insha Allah 🙏🙏🙏
@drswiishmahamed7563
@drswiishmahamed7563 Год назад
@@fikeyjamac wll hada madhamaaday 😭😭
@fikeyjamac
@fikeyjamac Год назад
@@drswiishmahamed7563 Insha Allah qeybo kale ayaa soo socdo
@fikeyjamac
@fikeyjamac Год назад
Insha Allah wll waan soo wadna nala soco un 🙏
@sumayocqadirsumayocqadir
@sumayocqadirsumayocqadir Год назад
​@@fikeyjamacplz qebta kle wll kuso dhaqso
@abdifatah9189
@abdifatah9189 Год назад
❤❤
@akram_channel1052
@akram_channel1052 Год назад
Wllhie zhp timada cidiii soo marTey un baa dareeme karTa ani waxaan nolosheyda soo marey hal zhp aaan dadka dhan iskaga dhoweyn ilaa yaraan tayadiii 😢hadda 2020 kii ayaan isla weyni ku kala tagteyneY hadana salaanTa islaam ka iskama qaadno 😢 anina dabadii waxaaN noqdey qof lac lac camal ah oo nolosha dhinacba u raaci karin zhptinimadu waaa cajiiib wlllhie 😢😢
@baxsan
@baxsan Год назад
Wll qof aan qoyskaaga ahayn saasoo dhan layskuma raacraaciyo ilaahay hakaa masaxo dhibtaas
@bintumohamed231
@bintumohamed231 Год назад
Saaxiib kitaabka Alle ka dhigo wlo
@razmi4568
@razmi4568 Год назад
Sxb uma baahnid taas ayaan aamisanahay
@isirsiciidgaaxnuug1894
@isirsiciidgaaxnuug1894 Год назад
Hablahani ma filimiday codeeyaan😂
@riyanabdillahi5959
@riyanabdillahi5959 Год назад
😂😂😂😂❤❤❤
@AmiiraCade
@AmiiraCade Год назад
War ilaahey hadaa taqaanin waan Idina baryta icaawiya talent waan leyahey laadarnimo atarisho masaakinimo 🎬 action wasamen Kara
@fikeyjamac
@fikeyjamac Год назад
Waa diyaar soo dhawow Wll
@salmaqurux123
@salmaqurux123 Год назад
Part 2 malahan miya
@haawajama2079
@haawajama2079 Год назад
Qeyb kle ma lahan mia hda filmkaan😫
@Ayaandheman
@Ayaandheman 11 месяцев назад
Waxan sugnaba wa part 2
@sacdiamohamed1264
@sacdiamohamed1264 Год назад
Ax😢😢
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
What do you mean sumeya nin bay ka raceysa. Sumeya is no in the picture.
@MaxamuudAxmed-q5s
@MaxamuudAxmed-q5s 8 месяцев назад
😮❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😮😮👌👌👌👍👍👌
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
Munasar kalab aatahay wax kadabecad xun majiro sumayo saxibta wax jiro ma ahan
@Supr93
@Supr93 Год назад
Strech
@safiyaabdi2209
@safiyaabdi2209 Год назад
😢😢😢😢😢
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Год назад
Codka maxaa sika ah inleys korsaaraat uqabtaa
@maymuunsayidcali1017
@maymuunsayidcali1017 Год назад
Haa iyaga codka maleh😂
@isirsiciidgaaxnuug1894
@isirsiciidgaaxnuug1894 Год назад
Meshu ma carabaha wlalalayal
@halimaabdullahi9386
@halimaabdullahi9386 Год назад
Saxib hadanba amino 😢haa iqayanto uuf
@craxmaancusmaan5542
@craxmaancusmaan5542 Год назад
@zaki bin xaaji klyy xgan nio
@sacdiaabdi7399
@sacdiaabdi7399 Год назад
Hada Filimka wuu dhamadey ma ileedihiin 😢
@fikeyjamac
@fikeyjamac Год назад
Insha Allah wan soo wadnaa qeybo kale wll 🙏
@abshiroahmed4408
@abshiroahmed4408 Год назад
Awy😊
@yasmingarat1942
@yasmingarat1942 Год назад
Далее
FILmka kaama quusan
56:54
Просмотров 1 млн
I Did This With Coffee! 🤯☕️ #shorts
00:22
Просмотров 420 тыс.
TAXANAHA DARISKA | XALQADDA 2-AAD
21:58
Просмотров 510 тыс.
RUWAAYADII KALSOONI LA,AAN NEW SHORT FILM JIGJIGA 2022
29:43
Habeenka Arooska  | Short Film
6:56
Просмотров 737 тыс.
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Просмотров 1,3 млн
DADAAL WAAD GAARI DONTAA Full film
1:01:55
Просмотров 57 тыс.
Somali Short Film "Silac iyo Aarsi"
46:17
Просмотров 170 тыс.
ISFAHAN FILM 2020 FULL FILM
1:56:11
Просмотров 1,4 млн
Jacayl Xaasid | Part 1 | Short Film 2024
16:12
Просмотров 282 тыс.