Тёмный

Filmka Lu'gooyo Haween Part 8 2020.... 

DAYAX SHOW
Подписаться 153 тыс.
Просмотров 122 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 539   
@hafsahafsa5344
@hafsahafsa5344 4 года назад
Intaa amiin la murugaysan like dhac igu siiya😭🙏
@azmamohamoud6001
@azmamohamoud6001 4 года назад
SiR dumaR LGMa saL GaaDho😂😂
@zakariaothmanhassan9190
@zakariaothmanhassan9190 4 года назад
Inta ubax Beenteeda u Adkaysan Wayday Liketa Igu Firdhiya
@nasriinali2809
@nasriinali2809 4 года назад
Aamin saxardiid inta tager like Ubax io ridwan dad an dhexdoda la gali karin Team DAYAX SHOW HOR UOSOCOD WCN🙏🙏
@muxubocabdi9975
@muxubocabdi9975 4 года назад
Gabdhooo badan ba waxn run moodi dono oo wilsha sidan ugali doono🤣🤣🤣
@rashkamidea2772
@rashkamidea2772 4 года назад
Wllo @Nasra Ali adigaan kugu haystaa
@asmahamoud7499
@asmahamoud7499 4 года назад
Hhhhhhhh it is good bro
@rashkamidea2772
@rashkamidea2772 4 года назад
Numberkaga soo tabi arimi badan anaa kuu hayee 4006400
@nasriinali2809
@nasriinali2809 4 года назад
@@rashkamidea2772 kadib maxaa qabanee wllo lambarkaga waba hargeisa adi lee soo dhamestiro😂😂
@haruunoska8936
@haruunoska8936 4 года назад
1.Hob flims 2.Somal entertainment 3.Dayax show Taagera buuxa.
@nimciishnalka7272
@nimciishnalka7272 4 года назад
Haruun oska waa dad aan ooga maranay filimantii ajaanibta
@sacdacabdi5545
@sacdacabdi5545 4 года назад
Walee waa run anba wan tageeraa saddexdaba 💖💖💖saddexdiinaba tageero buxda
@haruunoska8936
@haruunoska8936 4 года назад
@@nimciishnalka7272 Haa xaqiiq dii wllo aad oo weeyn
@haruunoska8936
@haruunoska8936 4 года назад
@@sacdacabdi5545 taageero buuxa
@drhd1043
@drhd1043 4 года назад
Haaaheeey isku dookhban nahay asxaaabeeey ana sidoo kale tagero u ahy
@barwaaqoaxmed726
@barwaaqoaxmed726 4 года назад
Allow hoyoyinka u naxariso amiiin🤲
@abokornuur5806
@abokornuur5806 4 года назад
Amein hno mcn
@qalinaciimaaadan3401
@qalinaciimaaadan3401 4 года назад
Amiin amiin wll❤️
@faraxsagal7222
@faraxsagal7222 4 года назад
Aamin aamin
@ayaanmahamed6605
@ayaanmahamed6605 4 года назад
Amin
@nimcorage1819
@nimcorage1819 4 года назад
Amiin🤲
@muparakmahamoud4064
@muparakmahamoud4064 4 года назад
Umal khayr kulaha la izazoo gal staayna kulaha cuntoy kalay inta ila maqashay like dhac ku sii
@queenamula5385
@queenamula5385 4 года назад
Inta zidayda qof jecel sugayza like isaar😥
@khaliifhassan5984
@khaliifhassan5984 4 года назад
Hhhh hye
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 4 года назад
😂😂😂😂😂 Bow
@queenamula5385
@queenamula5385 4 года назад
Nemo Diamond hoy Mad iga hadhi
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 4 года назад
@@queenamula5385 maye wankula meereysanaya
@abdirisaqbuux5750
@abdirisaqbuux5750 4 года назад
Hhhh matiri
@hamdamohamed7546
@hamdamohamed7546 4 года назад
Mazha Allah aamin saxardid noolow wllo qaali nolozhu kuma xumayso aaamiiin 💯💑❤💑❤👭❤💑❤🥰❤💖💖💋😭💕💋💞💞💋💋💟taaageero buuxda kuu hayaa horey u soco
@zupeerabdirahman1689
@zupeerabdirahman1689 4 года назад
Inta Aaminsan ubax Erayada ay Ridwaan ku Leethy inuu jecelkeedii hore ee Aamiin baray Farta Taag😂
@haboonmaryan9751
@haboonmaryan9751 4 года назад
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@haboonmaryan9751
@haboonmaryan9751 4 года назад
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@hothoahmeth9609
@hothoahmeth9609 4 года назад
😂
@faraxcabdicasis8158
@faraxcabdicasis8158 4 года назад
🤣🤣🤣🤣
@abdizamethomer1477
@abdizamethomer1477 4 года назад
Inta soo dawatay xalaadihii hore like
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 4 года назад
amin saxardiid king off talent nin somali ah oo ka actor san weli lama arag
@zoyamukhtaar6399
@zoyamukhtaar6399 4 года назад
Xaaji lacag Wlhi Aabahay Sidiisu uhadalayaa Aabo sidaad Dhibka Iyo habeen Socodka noola neceb tahay ilahay Janada ha kuugu abaal gudo markaan aado magaalo kale ee aan suuqa kusoo habsaamo intaan baska saarnahay waxaab xasuusta hadaladiisi markaas baan dhihi jiray cid ku odhanaysaa ma jirto xili hore tag guriga love U aabo ❤
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
😭😭😭😭😭
@inahahmethnoureyy5159
@inahahmethnoureyy5159 4 года назад
ADuunyaDu zinan Male Wayna kala sarayza FilimkaN Inu AniGa iGa HadlaYad moDa waqTiYaDi DhaLinYara nimada ano Zazo Kale Inan La socda Banu isbaranaYyy Inan kale wan Ka Yar Hellayy waxana Kaga Muzhqullayyyy JacaylKayGi DhabTa ee Aan 3 years waDa Soconayyy Dadka wanaGzan halMarbayyy Ba la hella Markana inta Badan Dadku Magartan Markayyy Go Aan ka QataNbayy is Qomameyan 😭😭😭😭 DacaDnimaDu wa waxa aduunka Ugu QaliZan 😭♥️waxaN Kula dardarmaya qoFki Hayzta QoF jecel inuna Ka FoGan waayo FarhaDad Radinaysid kaheli maysid Qofad jeceshaHy kaliYata wuKuGu DanaysaNaya ee QoFkazTo QoraalkaYga Arka HayzTana QoF Jecel Ha illazhto QoFki Qof uujeclana ka tagyyNa Ha izka Ilawo oo yuna navtisa ku ilawin wa aDuunyo waxani marbu Garan Qimahaga♥️😭🔐 wan Idin DareeN HadlaYyyy Cawa wan iDin Salamaya Dayax Filims Guul GulDaraBa wanu Idin wadana 🙏💪 Team Dayax films waxan Idinka Codsanaya Hop films soo BoqDa Filim QiiRo leH oo Qiso ka Hadlaya Ka socde 🙏♥️😭✋
@faatuushmohamed8934
@faatuushmohamed8934 4 года назад
😭😭😭😭huuno wlhi hadal dhabaa ka hadashay wana ilashaneynaa dadka sida dhabta no jcl
@aziizadhawrzan1004
@aziizadhawrzan1004 4 года назад
Xaqiiqa ka hadashay lkn navtanan meshay rabto loodiidikarin dhibkaaza jira 😥
@sharmarkeeid5401
@sharmarkeeid5401 4 года назад
Wllshy zapiirana ina ahmet thankz wll dardaarnka
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 4 года назад
Waa hadal dhaxal gal ah Jacaylka qiimihiisa hala ilaaliyo Somali maryoolay jacaylka waxay u haystaan haarakoo
@deganmahad3570
@deganmahad3570 4 года назад
Zapiriina Ahmett wa runta wllhi qisadan waxy ka hadlayso amse micnehedu uuyahy waxa garan kara qof nolosha hore wax uga soo mareen
@sayidhaaji381
@sayidhaaji381 4 года назад
Inta film 🎥 dhexda kala qabsatay oo soo bilaabatay like ladhac ❤️👏👏👏
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
𝐴𝑛𝑖𝑔𝑎 𝑤𝑙𝑙ℎ𝑖 16 𝐚𝐩𝐫𝐢𝐥 2020😭😭😓😓
@AhmethAli-t7n
@AhmethAli-t7n 3 месяца назад
Inta 2024 DawaNYsa Like saara
@sancaani777
@sancaani777 4 года назад
Stey kkkkkk Kulahaa cuntooy kaaley Inta taagerta stey like saara
@ugbaadcabdi4263
@ugbaadcabdi4263 4 года назад
habeena kama soohoraynayo intaydii khadkaa igaculus hadana qushiye like isaara 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🥀💖💖
@gureyran7412
@gureyran7412 4 года назад
Caaaaadi maaaaah sheekaba sheekay kuudhiiibasaaa Belaaayaa naaag qurux badan jeclaaata bal gadhaa yareee inaabtigeed iyo miskiin kale iskuwada day
@ibnucali639
@ibnucali639 4 года назад
RAGOW INGII NAAG KHIYAANTAY OO SIDA.AMIIR JACAYL KU DHACAG LIKET HA ILA DHAFIN INTII GABDH KA.XUN KHIYNADANA LIKET😀😀😀
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 года назад
Ibnu Cali maad cadalad samaysid ood gabdhaha laqiyanayna aadku dartid
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 года назад
🤣🤣🤣🤣
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 года назад
😂😂hblaha khiyaano la il darana mxd ka dhahdeen
@ibnucali639
@ibnucali639 4 года назад
@@soowdookhanacaskirajonaawi9431 kkkkkkkk inbt raga ka daran bukaan jiifka bdan
@shabcanmohamed2286
@shabcanmohamed2286 4 года назад
Masha allah Hablahaygii haybada lahaa Quruxdii duriyada iyo tii caasimadubu way idinka muuqata ❤❤
@abdiismail2476
@abdiismail2476 4 года назад
Horta reer hargasa mise waa soogalooti inbti habluhu
@shabcanmohamed2286
@shabcanmohamed2286 4 года назад
@@abdiismail2476 may waa wada dhaladkii hargaysa ubax dugsiiya iyo hani show wan hubaa horta iyaga hablaha kalena in ay duriyada yihiin wan filayaa
@abdiismail2476
@abdiismail2476 4 года назад
@@shabcanmohamed2286 hye walashey
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад
Alla mxn xasustay Siduu Aabahay Noo ilaalin jiray illahayaw Aabahay Adun iyo Akhriba xafid
@khadija3399
@khadija3399 4 года назад
Ameen
@muhanadjigar9024
@muhanadjigar9024 4 года назад
Aaaamiiin wall waalidkaaga waligaa ogzoonow
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
Aaamin😭😭
@Beerjacayl_official.7
@Beerjacayl_official.7 4 года назад
Umul khyr inta sharaabsan farta taaga
@samiiramohamed11
@samiiramohamed11 4 года назад
Istay waa nin waalan... kulahaa "cuntooy walaal kaalay" 😂😂😂
@kasmo-dhise9870
@kasmo-dhise9870 4 года назад
"Adiga hadaan ku arkaba cuntaan arkayaa"waa iga qosliyay ninkaasi
@mrqambiyoz1382
@mrqambiyoz1382 4 года назад
Amiin filinkan ma codkiisuu ku tijaabinayaa mise fanaan nimo ayuu usii alaamiitaynayaa
@zoyamukhtaar6399
@zoyamukhtaar6399 4 года назад
Labadaa mid uun weeye ama Jacaylka uu lu matalaayo ayuu ku macanaynayaa
@nasteexoabdulaahi9807
@nasteexoabdulaahi9807 4 года назад
Dayax films Aamiin dartiis aan usoogalaaa
@dalmarahmed5117
@dalmarahmed5117 4 года назад
C/raxmaan Stey Film walba iyo Group walba xidig buu leeyahay Xidiga Groupkana waa isaga hore u soco bro
@mohamedcabdilaahi6515
@mohamedcabdilaahi6515 4 года назад
The one and only Amiin saxardiid, living talented, keep going bro.
@zimaqurxzan1739
@zimaqurxzan1739 4 года назад
Alow nowada xariizo Amiin 🤲
@maantachenal3690
@maantachenal3690 4 года назад
Laki dhac igusi wllo♥️
@shaadianacfi6554
@shaadianacfi6554 4 года назад
Kooxda amiin saxardiid kawataH 💝💪
@rakwansayyid
@rakwansayyid 4 года назад
ubax dugsiiya maxay rag badan been u sheegtey inta ila qabtay like ta ila dhafina
@caskooo21
@caskooo21 4 года назад
Updiraxman isteeY hhhh nin taGay 😅😅😅
@ahmedaydiidabdi9372
@ahmedaydiidabdi9372 4 года назад
istaay baan ka taagera meesha wlhi mar baan is lahaa cuntooy kaaly😀😀
@nafiisaabdiomar1448
@nafiisaabdiomar1448 4 года назад
Team aammiin saxardiid iyo murugo la qaybsada murugada Laakiin waan samraynaa incha allh.😭
@hamdajamal2754
@hamdajamal2754 4 года назад
Inta igu raacsan inay riwaayadu vip tahay like nadh kusii wll ☺☺☺
@faniabdi7401
@faniabdi7401 4 года назад
Hop flms markan soo dhameystan tana soo adey wn idin tageera labadiina kooxood. Wn idin jeclhy
@nimcodagan4698
@nimcodagan4698 4 года назад
Tanan horaysiistay hob filimisna qaybtii 16 iihdhay😂😂😂
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 4 года назад
Dan iyo jcylbaa sodawaday 16 Saan kan kuxijiyey
@ayanzaed3934
@ayanzaed3934 4 года назад
Soo dhamysty w dan iyo jacyl wleee
@abdishakuurmuhumed7711
@abdishakuurmuhumed7711 4 года назад
Dan iyo jcyl zo dhamaystay kadip tanan ku xijiyey kabacdi nabsi iyo naziib aadaa
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 4 года назад
Anba sadex film ayan isku dul dawada somal dayax hob filmz
@rashidjamac4996
@rashidjamac4996 4 года назад
Lu'gooyada dumaray naga daaya plz😭😭😭😭😭
@sihamabdi4091
@sihamabdi4091 4 года назад
Idnkunaa khiyamda iiska daya oo dacad ahaa da
@xaalidheeman
@xaalidheeman 4 года назад
Ragoow idina daaya
@zumayodaxik5621
@zumayodaxik5621 4 года назад
Horta ma fiLimka uzo DherysaN mize CommntigA wa ybE🤣🤣
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 4 года назад
Soo dhacyeey lugooyo haween wan idin jeclhy
@safiyosiman7466
@safiyosiman7466 4 года назад
Mash allh
@dahabocabdirahmaan3252
@dahabocabdirahmaan3252 4 года назад
Ubaxeey ubaxeey indho yaab badnaa Kugu soo urur bal maxay kugu arkeen Walaal beenta iska daa waadiga amiin godka u qodayee😭
@nurasagalsiciid7246
@nurasagalsiciid7246 4 года назад
Ubaxeey ka daa adaa wax khiyaamaye kkkkk ubax. istey.abdiraxmaan ck. Ridwaan .umalkhyr .amiin saxardiid.hani show taageero buuxda 😂❤❤
@abdihaybad7897
@abdihaybad7897 4 года назад
Inta taageersan ruraanka like isaar fadlan
@nimcomaxamed6831
@nimcomaxamed6831 4 года назад
wooow kooxdaydii wadmahdsantihiin hore usocda aadban idiinjecelahay
@ashuniaxmed2261
@ashuniaxmed2261 4 года назад
Amiin saxar diiid ayaan tagero buxdo u,ahey filmkana qisadan kala duwan waa wax dhaca aroor subax habeen la,arko cajiiip padana
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 4 года назад
Ala ubax dugsiay beenta dhhaf mee Amiiin Saxardiid 😭😭😭😭😭
@nuuraaadan4567
@nuuraaadan4567 4 года назад
Ubax duqsiye rudwan muhanad Aamiin ck stey wn taqeraa jilasha hrqsa uhystaa
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 года назад
Filimka luugooyo haween ma aha ee waa lugooyo raag, niinki ku meermeeraba halaga taago, kii ku afaacaya hala raaco, tii fariida uunba waqtigeeda iska luumin😁✌
@hanainajama4921
@hanainajama4921 4 года назад
Kii lacag hayana hala raaco kii puzaradana malaga tago😂😂😂
@na300meym8
@na300meym8 4 года назад
Qofka intaadan jacyl la jilin ba runta isaga sheeg waxa la diidaya qof inaad balan la gasho oo aad kaga baxdo
@maryamoabdi2333
@maryamoabdi2333 4 года назад
@@na300meym8 hhhhh blan hadii qofkasta sidii loo amray uilaalinayo waaba lagu jano tagi lahaaa
@Neima_Omer
@Neima_Omer 4 года назад
Haahaa ni0
@aaminacazko2784
@aaminacazko2784 4 года назад
❤️❤️❤️Dayax show waanka xumaadey kala tagiine balse guul ayaan idiin rejeyna intii isguursatey❤️💕
@marcosmedia9835
@marcosmedia9835 4 года назад
Aamin zaxardiid am support you wlhi
@nawaalzanyare2611
@nawaalzanyare2611 4 года назад
Heesta ay kuso gashaba idishay aniga dayax show keep goinh wllyal horumrkina wn jclnhu
@ahmetoaj4219
@ahmetoaj4219 4 года назад
Dayax show. Tageero buda. Ubax iyo. Ridwaan. Iyo amiin. Nolaada
@muwaahibahmed3253
@muwaahibahmed3253 4 года назад
Waa maanta Waxa kataagan wadankeena jilayaashu danbi malaha balse waxay jileeen un dhipka manta inanhaysta😥😥😥😥😥😥😥
@hooyoqaali7852
@hooyoqaali7852 4 года назад
Amiin saxardiid wll iska daa waxaan oo istusnimo ah wllhi adigaan kuu nacay meesha ba
@hibonurihenna5555
@hibonurihenna5555 4 года назад
Anaa u horeeyay yesss
@khadija3399
@khadija3399 4 года назад
Ala ubaxeey afka udhacna kuma odhan karee Sad wax leedahay ameen sida iga daa
@mariashiekh5858
@mariashiekh5858 4 года назад
Ubax dugsiiya qof iga yabisay waxa nin magalada joga iyagiyo dumarku ima kala socnaa🤣🤣🤣
@najmanituu7749
@najmanituu7749 4 года назад
Hhhh cunuun liq liq🤣dhamaan jilayaasha filinka dad top Ah⭐👏👏❤Horu mar wacan🙏
@safiessa2604
@safiessa2604 4 года назад
💑💑
@badraxirsi2345
@badraxirsi2345 4 года назад
Stay waa xayran waynaaday kftan😂😂😂lkn wallhi qiso jacyl oo xnunbadan bu soo maray 😭
@samatarab735
@samatarab735 4 года назад
ma qiso dhab ah mise tan uu matalayo
@badraxirsi2345
@badraxirsi2345 4 года назад
@@samatarab735 may qiso noloshisa ah dayax flims bad ka helysaa
@naimajamaa7325
@naimajamaa7325 4 года назад
Walalayal wxd igu so ducaysan inantaydayare oo qaalin wadnaha galaysa 15.2 2020 insha allah
@abdikarimahmedomar1025
@abdikarimahmedomar1025 4 года назад
Allah ha u fudeydiyo
@najmajama5870
@najmajama5870 4 года назад
Alle haw fudaydiyo wllo alle ha caafiyo
@haami7676
@haami7676 4 года назад
Alaha caafimaad siiyo
@muhiyadiinahmed2681
@muhiyadiinahmed2681 4 года назад
Stay nin walan 😁😁
@asmamohamed8101
@asmamohamed8101 4 года назад
Inta ilargty istay inu isleyahy cuntada waxa lgwydin kharshkeda farta taag
@nuurmaxamed9880
@nuurmaxamed9880 4 года назад
Wlhi caawa diyaar baan u ahaaa waayo waxaan sugaayey 1 saac ka hor intaydaan soo dhigin flimka
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 4 года назад
Ayeyo lajogaa🤣🤣🤣 Alla qalbi jecel miskiinsanaa
@Hooda36
@Hooda36 4 года назад
Cheating On A Man Doesn More DamageThen People Realize It Ruins His Outlook On Love All Of His Future Relationships And His Peace Within Him Self Sorry Aamin Ubax Waa Cheaterl Don't Trust Her👫👈😁 Amiin Waa Funny Kulahaa Quruxdada Ma Update Baad Kusamaysa🤣
@greenloveboss5729
@greenloveboss5729 4 года назад
Ingiliishka xagaad Ku baratay maxadkaas aan donayaaa in aan ado
@abdulaziizabdlaa8846
@abdulaziizabdlaa8846 4 года назад
War Asxby Dayax Show u Qalman 100k la gadhiiso team like igu deeqa 👍🔥💯👌❤😍🤘
@fardawsamohamed9897
@fardawsamohamed9897 4 года назад
Umalkhyr naag iyo badh hore usocda dayax show💓
@muuqshidesohram5491
@muuqshidesohram5491 4 года назад
Amiiin wax ba ma oga miiskiiin😭😭😭😭😭😭
@naimacadeyfilmschannel1168
@naimacadeyfilmschannel1168 4 года назад
Ashabata walalahey anjaclahey subscribe isra please thanks
@fatmafj4545
@fatmafj4545 4 года назад
Asal waxn sugaaba wan arkaah asal All jilaayaasha ilove you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@bewhoyouare6003
@bewhoyouare6003 4 года назад
Axlaa film wu igu socdaa filmkani sida oxgenta hhh💗💗
@ubaxibrahim7068
@ubaxibrahim7068 4 года назад
Amin saxardiid waa balyo kulaha gacntaa kaga dhacdee ku celi 😂😢jcylka dhabtaaa
@salmayuusuf2424
@salmayuusuf2424 4 года назад
Stey iyo umul khayr ♥️♥️♥️
@nimco5276
@nimco5276 4 года назад
Aamin 👑walahi jaceyal buu igu rida
@xamdadahapo3207
@xamdadahapo3207 4 года назад
Xaji lacag codkaaga kor u qaad wll wxba lagaa maqli maayeee kow dheh ayuunbaa maqlaaye hhhhh
@amlapea2897
@amlapea2897 4 года назад
Mhdsnidin Manty o idil ban sugay😘😘😘❤🙏
@Mustafaalidahir
@Mustafaalidahir 4 года назад
Masha allah ramadaan kariim wll qaali isoo qabo
@nasrajama3179
@nasrajama3179 4 года назад
Film kan calool xanuunkiisa ayaan kasii baqaya ee noo balaadhiya oo dheereeya please
@lostgang1701
@lostgang1701 4 года назад
Somali dHip padna imiku soo Dhacay hddana inTas oo qoF iga Horeysa🤣🤣🤣
@ayubmohamed6956
@ayubmohamed6956 4 года назад
Lost Gang deee Bariis la qaybimaayo
@Suhuur1
@Suhuur1 4 года назад
😂😂😂😂😂😂
@Suhuur1
@Suhuur1 4 года назад
Sawmah 😂😂😂😂
@muniirmaanka3420
@muniirmaanka3420 4 года назад
Dayax show my FRIENDS kor kaad ii saarantiin🔥🤩🥰
@xamdacisman8941
@xamdacisman8941 4 года назад
AX yaa amiiiiiiin allow niman waxba ogayn hacadabin wanka naxay miskinka 😭😭😭😭😭
@munacali5667
@munacali5667 4 года назад
Hhhhh way ubax been badanaa kulahaaa waligayba ninkale lama hadal mee amiin zahardiid xaqiisaad aastay
@khadija3399
@khadija3399 4 года назад
Qalbiga amiin ii xanuuny markay benta tidhi walahay
@sharuzaadsmile2238
@sharuzaadsmile2238 4 года назад
Nayaa muna inpti😂😂
@khalidapdi6204
@khalidapdi6204 4 года назад
Umulkhyr sida raga wlhi udhaqmaysaa wixiiba uqarsoon😅👍
@nimcohassandhr7916
@nimcohassandhr7916 4 года назад
Anaa dhexda kaga jira sidan ookleh mxn sameeya ila taliya wllo
@faysaaxmed5295
@faysaaxmed5295 4 года назад
Ala wll waxan kudhihi laaha jacaylka caqabad haku noqone lamanaha niyada kasiida si uu jacaylkodu uwaaro
@abdinour6793
@abdinour6793 4 года назад
waa filin qiso dhapa xambaarsan
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 4 года назад
Ala aamiina baaan u naxsanay waxa ku dhicin 🤦‍♀️
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 4 года назад
Amiinow saad wax u jclaatiyo sida lagaga dusàayo ismalahan boowe
@cashaibrahim4400
@cashaibrahim4400 4 года назад
Aamin adaan kula murugysanhy ubax khayaano by bilowdy 😭😭
@xamdabaashe4366
@xamdabaashe4366 4 года назад
istay ma dhuumo dharag baa lageeyay caawa
@mulkiahmed1979
@mulkiahmed1979 4 года назад
Ubax iyo amiin lkn isteey qofta buuran muxuu yiri cuntooy kaalay 😁😁😁🖖 dhamaantiin waa mahad San tihiin
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 года назад
Inmaalinba meel gabadhu kaheesto maxay kaga duwantay inu wiilkuba maalnba meel kaheeso😂😂😎😋😊😊
@mahamedm518
@mahamedm518 4 года назад
Hhhhhh ma "kuluuu washrabuu baa 😀😀
@arahmanmohamet2803
@arahmanmohamet2803 4 года назад
TOP XAJI LACAG SIDA U SHID HHHH😂😂😂YA IGU RACSAN TALADAA XAJIGA
@xamsecumar8755
@xamsecumar8755 4 года назад
Kkkkk Isty kulahaa Kuluu washrabuuu wllhi waa Xarabo
@selmadugsiiya8626
@selmadugsiiya8626 4 года назад
Steey kulaha mar baN iz iri cuntooY wll kaalaY kudheH😂😂😂
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 4 года назад
Free amiin saxardiid ubax dugsiiya ayuu xabsi ugu jiraa 😭😭😭😭😭
@maryamoabdi2333
@maryamoabdi2333 4 года назад
Hhhhhh maskiin tolwaayey
@aaminahussein4039
@aaminahussein4039 4 года назад
Keep going dadkaygeeee
@fahiimojamac9866
@fahiimojamac9866 4 года назад
Yes caawa anaa kaw ah 🤣🤣🤣🤣🤣
@gudonmatan1428
@gudonmatan1428 4 года назад
mnsha allah ubax iyo amiin tagero buxda
Далее
Filmka Lu'gooyo Haween Part 9 2020.....
31:06
Просмотров 116 тыс.
Filmka Lu'gooyo Haween Part 10 2020.....
33:41
Просмотров 120 тыс.
Team Spiderman True Or False Mask,nono #Shorts
00:37
Ванька пошел!!!! 🥰
00:18
Просмотров 234 тыс.
FILMKA LU'GOOYO HAWEEN 25 2020......
35:17
Просмотров 151 тыс.
Sumayyaa Jarsii Isii Simanaa Manaa Dr Asilii Wowo
14:45
DAN IYO JACAYL PART. 15 HD 2020
34:08
Просмотров 388 тыс.
Filmka Lu'gooyo Haween Part 11 2020....
33:56
Просмотров 128 тыс.