Тёмный

Filmkii | Nolasha dhabta waa Farxad | real life is Happiness 

Diraac official
Подписаться 229 тыс.
Просмотров 202 тыс.
50% 1

Waa Film ka hadlaya Nolasha dhabta ah Ee hadda Jirta waa Ruux aan haysan waxaa haysto
Ku Qanac waxaa hysto nolashaada Ha u burburin wax yar oo fudud
Muhiimadu in waa In Filmkan uu Qulubtiina galo share dheh
Like Saar muqaalkana

Приколы

Опубликовано:

 

28 янв 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 565   
@malyuunmaanka7393
@malyuunmaanka7393 2 года назад
Film aan ka samaynay Xaqiiqda dhabta ah una baahan in wax lagu Qaato wlh 🥲😭
@salmaabdiraxman918
@salmaabdiraxman918 2 года назад
So badiyaa wll plz
@duniyomohaz2027
@duniyomohaz2027 2 года назад
Sundus wallhi filmakaan good
@salmaabdiraxman918
@salmaabdiraxman918 2 года назад
@@duniyomohaz2027 😂
@naciimadagan4969
@naciimadagan4969 2 года назад
Wa wata filimkan nolasha dhabta ukahadla
@dajistech1042
@dajistech1042 2 года назад
m.a abyoo waa filim qiira leh waana ladhacay runti saad u jisheen cajiib guul badan👑🧕✌
@afareheena2332
@afareheena2332 2 года назад
Nabigena maxamed scw 🌹wuxuu yiri"ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo una fududeeyo amuurtisa"fadlan walalhy muslimka isoo booqda kuna soo biir, I caawiya ilhay amuurtena dhan hani fududee
@djdakirofficial5415
@djdakirofficial5415 2 года назад
Scw
@umumahda3563
@umumahda3563 Год назад
Sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam
@therealmalyuunmaanka
@therealmalyuunmaanka 2 года назад
Actorkeena dhanka jaceylka inoo qaabilsan ✊🏻❤️‍🔥@Diraac 👌
@bashiirbashka8870
@bashiirbashka8870 2 года назад
Bas naga dheh waa buubi rabnaaa
@buloofficial6235
@buloofficial6235 2 года назад
wax kale🥰
@ahmedabi1405
@ahmedabi1405 2 года назад
Xalqado uso sameeya xataa luqadan aaad ku turjumteen waxay idiin fududaynaysaa inay xataaa dad an somali ahayn dawadaan hadana fahmaan marka xalqado uso sameya dad badan o si toosa idinku xiran wad helaysane I.a wana mahadsantihiin
@shakirhussein2540
@shakirhussein2540 2 года назад
Adiga kaaba laadar wayn aa tahay bulooy
@amranibrahin8340
@amranibrahin8340 2 года назад
Wllhi noloshan waa soo maray alxamdulilaah samra sad sadkisa hela hore lodhahay allow ninkeyga iyo caruurdeda idhaf 😥🥰
@farahabuukar5544
@farahabuukar5544 Год назад
Sorry abayo
@deeqocali6318
@deeqocali6318 2 года назад
wlhi filimka caadi maaha anigey iga tarjumeysaa wlhi wan ku faraxsanahay noloshed xaajigeyga wuu iga maqan yahay allah ii keeno asoo.nawad qabo wan uxiisay 5years ayaan ley qawaa wax owlaad ma dhalin waana isku farax sanahay
@zamzamwarsame382
@zamzamwarsame382 2 года назад
Ilah owlad bariya cafimad qaba alaha ku siyo
@hiboali1846
@hiboali1846 2 года назад
Awlaad Baari ah alaha ku siiyo abaayo mcn
@salmaabdi2814
@salmaabdi2814 2 года назад
Wlhi filimka waa igu oohiyey m.a waa wax loobaahanyay inaan qofka aan jecelanayi waxuu yaha Markast kula faraxaan🥰🥰🥰💞
@yaazmiinkhadar6564
@yaazmiinkhadar6564 2 года назад
Walahi Waa filin Run Ahanti An ku Qiroday😭 Noloshu Waa Farxad Farxaduna Waa Macan
@nimcojaamacbuuay3492
@nimcojaamacbuuay3492 2 года назад
Masha allaah waa film ka hadalay xăqiiqada nolosha noloshu mâha lacag ee waa cibaado jacayl iyo farxada❤❤❤❤💯💯💯
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 2 года назад
Waano, wacyigalin iyo wax sheeg way ku dhanyihiin muuqaalkaan waan idiinkaga mahad celinaynaa
@sahrocali2543
@sahrocali2543 2 года назад
walhi waa filima iga oohiyey sundus mash allh jiliinka aad baa ugu fiican tahay atariisho in laguu magacaabo weeye nolow xbbti
@zeynabadam6173
@zeynabadam6173 2 года назад
Waaw cajiib xaqiiq nolosha dhabta wa farxad ✅🙏💯❤
@abdirasakahmed3022
@abdirasakahmed3022 2 года назад
😋🤙👍🤙💥💯🤞
@zedriina
@zedriina 2 года назад
Flima xaqiiq ah walhi...ooh noloshu wa faraxd ma aha hanti...💕
@nimcosagal3980
@nimcosagal3980 2 года назад
Naver give up filim xaqiiqada ka hadlaya actorkena maxamed riraac iyo sumdus saacid m.n😍😘
@farduusmoh9710
@farduusmoh9710 2 года назад
M.a wa xaqiiqda dhabta ah enolosha jiro joga dhamantin🥰🥰🥰❤💯
@laylasaydali9163
@laylasaydali9163 2 года назад
Boqorada istelka waa qof wngsan😍
@athariasalim9900
@athariasalim9900 2 года назад
Best Movie thanks Dhalinyaro👑❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌍💪
@skyyy398
@skyyy398 2 года назад
This movie should get rewards 2022 rewards well done
@sagalabdullhisagalsiman4562
@sagalabdullhisagalsiman4562 2 года назад
Wa Ka helay 🎥 🎞 somalia ah inta sideyda okle ka heshay 👍 like saraa😪😢
@xasanlaki1133
@xasanlaki1133 2 года назад
Waxan dacwo ka ahay wll dira intaa naga maqneed lkn wixii tagay riig simaad maleh joogi taan kaada naga badan wllha far xada🥰🥰🥰
@mucashaq1154
@mucashaq1154 2 года назад
Inta murugeysan allah murugta haka qaado ameen isooboqo 1k subscribed igaar siya qoralkan hadu ku soo garo wallkey ama walashey💔
@khadraaadan9001
@khadraaadan9001 2 года назад
Ani iyo xaajigyeyga baahi saas macnaha nama hayn cunto la,aan iyo hoy la,aan blze nolozha wxaa jeclyn inaan meel anaga noo gaara farxada kuwada qaadano😭 wlhi hben walpa wxuu ikeni jiry flim si aan wakhtiga isugu dhaafino😭 blze maanta alxamdulilaah meezhi an rabnay wan gaadhney alxamdulilaah💑💛❤️💍🙏
@bashiyusuf980
@bashiyusuf980 2 года назад
Film xiigmad badan waye masha Allah jilyasha aad uu madsanthin 🙏🙏
@ayuubmohamed6865
@ayuubmohamed6865 2 года назад
Somalidu waa dad wada Qiiro Jabaan ah Wlhi Naaga badan baa soo qorayo Wlhi is soo Emotional lkn Dareen ahan io Ficil anaan Waa ku kala duwan Yihiin
@Abdi.7
@Abdi.7 2 года назад
Amazing video of the Life I Like video plz part two enjoy
@raxmoaxmed201
@raxmoaxmed201 2 года назад
Waaaw masha allah nolosha lugu shegayo waa farxad😘❤💝
@moomoki1257
@moomoki1257 2 года назад
Fantastic.This film speaks true reality
@sahramaxamud9548
@sahramaxamud9548 2 года назад
Waaaaw caadi maaha mnsha allaaah waa fikrad qurux badan kola anigu waan ka helay
@idilmohomett2382
@idilmohomett2382 2 года назад
Saxiibayaal filmka noo soo badiya waa film aad u macaan.
@hennatutorials9562
@hennatutorials9562 2 года назад
Waa film 👍👍👍👍👍
@kichakip2606
@kichakip2606 2 года назад
SOMALI YOUTH'S ISKOOD ISU XILQAMAAN HALKA RAGII WAA WAYNAA DALKA DIB URIDAYAAN😑 WE SO PROUD OF YOU ALL SOMALI YOUTHS WAXA TAHIIN THE FUTURE OF THE CLUB😍🇸🇴🌍🙏
@deqowirad1683
@deqowirad1683 2 года назад
Noow noooo Dirac why wax u cunee adika cuna he's heshay waad cuntay lkn sundus cune heshay wey ku so qaracday ii do diidan iney noqoto kaligeyt cunto wlh dumarka wanaxaris badan yihiin love u guys
@farxiyaali2624
@farxiyaali2624 2 года назад
Keep going wllkei mcn
@shukrimohamud30
@shukrimohamud30 2 года назад
Masha allah please continue runtii dadbadan meeqeriga lineesa Subxaana laah runtii wayitaabatey waan ilmey yey please more more more
@MuhammadAhmed-ny8vq
@MuhammadAhmed-ny8vq 2 года назад
Waaw mashaa allaah filinkaan aad ayaa uugu helay waa filin kahadlayo xaqiiqda jirta nolasha ma ahan lacag ee waa in aa haysataa farxad lacag wala helaa Lakin farxad lama helo
@aniisoabdimohamedaniiso6277
@aniisoabdimohamedaniiso6277 2 года назад
Amazing !🥺
@fatuushjoseph27
@fatuushjoseph27 2 года назад
Best film wlhi kep going wlahy farxada wax walba ka muhiimsan
@ahmedmuhudiin9464
@ahmedmuhudiin9464 2 года назад
waligey intaa somali youtube daawanayay film ama sheeke iiga Xanuun badan madaawanin wllhi keep up Sxbayaal
@shukriamaxamed1519
@shukriamaxamed1519 2 года назад
Mansha allh it's so amazing film I like this film so dhameeysira filmkan
@mohahazard2458
@mohahazard2458 2 года назад
Qeybta ugu danpeysa wax aya ka tujumeysaa really life cuntadii la soo siiyeye by isaga la sugaysaa markaa By weliba nafteeda been ka sheegaysaa Iyadooo dhahysa gabdhaa cunto isoosiiya oo aan waxb soo cunin wlllhi caaadi maaaha emotional 😭
@maryanmxamed7270
@maryanmxamed7270 2 года назад
Filimkaan qayba kale kasoo sameeya wllky diraac runtii waa film taabanaya xaqiiqda nolosha 💞
@zalma1437
@zalma1437 2 года назад
I can't wait part2
@iqroxaashicismaan1520
@iqroxaashicismaan1520 2 года назад
Masha Allah keep goin aad bad umad San tihiin dhaman tiin nosoo badiya ❤️❤️
@farahikow8988
@farahikow8988 2 года назад
Noloshu Adkaa Dadka Nocyo badana 💯👍
@anisomohamed615
@anisomohamed615 2 года назад
Waa riwaayad aan caadi eheen masha allah hore usocoda oo guuleysta qeebo kle soo galiya
@samiirasiciid6035
@samiirasiciid6035 2 года назад
Sundus saacid ciyaar ciyar bay guriga ku tirtirty😂😂
@rahmaeise3617
@rahmaeise3617 2 года назад
Enjoyable flim mia bro🥺❤👑👑
@cabdiqaniofficial225
@cabdiqaniofficial225 2 года назад
Maasha allah hore usocda
@hussenbishar5726
@hussenbishar5726 2 года назад
M.a amazing..... sundus jilaaa wey dhaftay
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 года назад
Wow another level waye walhi m.a
@samiirojaamac6568
@samiirojaamac6568 2 года назад
Masha Allah keep going
@apiiaxmed8722
@apiiaxmed8722 2 года назад
Run ahaantii filimkan waa midkamid ah nolosha dhabta ah sundus iyo diraac waxatihiin dareenkii oodad ah dhamaan intii kaqeyibqadatayna waaidinlamid sidaan weligiin inoodhiiregeliya wan idin wataa horumar wacan
@j.m.m1291
@j.m.m1291 2 года назад
Masha allah waa filim xaqiiq ka hadlay waana wax ka dhex jiro wadankeena dhexdiisa waana ku mahadsantihiin sidaa noogu soo samaysen part kalena waa iska jeclaan lahayn inaa nooga soo dartaan
@hanadcusman7944
@hanadcusman7944 2 года назад
Best film keep going ⚘💘
@safiyacabdii4462
@safiyacabdii4462 2 года назад
Wll soo badi waa film really life ku saabsan
@haniahmed5490
@haniahmed5490 2 года назад
Guri buul ah ama meel kharaabd ah iny dagaan ayy ahyd sundus iyo diraac ma jiraan somaalida reer is qabo oo bananaka seexdo sidaa ayyu igula yara qurux badnaa lkn mn shlh best filim 🤎
@hawohindajama8720
@hawohindajama8720 2 года назад
Walal waagii dowladu jirtey oo Somalia nabada aheeyd baan arki jirey reero carruuro wata oo koofutaas shishe ka yimid oo ceelgaab iyo xamarweye tuugsanaya hadda oo noloshu intii hore ka adagtahay waa khasab in dad family ah oo darbijiif ah jiraan guryuhu waa qaali dad badan baan xataa haysan dhul buul ay ka dhistaan.
@basadiirkasoomaaliya5265
@basadiirkasoomaaliya5265 2 года назад
the best real life film ever made by somalis
@mohamednoorsaney2253
@mohamednoorsaney2253 2 года назад
Wlhi this is an emotional movie 🍿
@juweriyamohamed9984
@juweriyamohamed9984 2 года назад
Labadaan Ruux waa matalayal dhamaystiraan runtii Noloshu labada qof Bay kaso go'ooda great Film
@srkfany6516
@srkfany6516 2 года назад
Mansha allh the best Films 🎥 nolosha cajiib ah
@lakimohamed2778
@lakimohamed2778 2 года назад
Waa xaqiiq guurku waa farxad ma ahan fooq ladago iyo dalxiis la aado naag aan kurabin hadaad dalxiis gayso ama nin aan kurabin aad dalxiis lagasho wax faa iido ah malahan
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 2 года назад
man sha allah wacyi galinta soo badiya
@nuurofore451
@nuurofore451 2 года назад
I like film wllhi ❤❤💯
@maryanahmedabdirahman6450
@maryanahmedabdirahman6450 2 года назад
mashaa allah waa filim ka hadlaayo nolosha dhabta ah wllhi
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 2 года назад
Waaw det beste film 🥰🥰
@habijama4249
@habijama4249 2 года назад
Mazha Allha hore usocda walaayal
@hawaali1756
@hawaali1756 2 года назад
Waaaw amazing💯
@dajistech1042
@dajistech1042 2 года назад
www jiliin cajiib ah ah runti waxad mooda nolasho 2006ki okaleh🥰👑
@dagancali4500
@dagancali4500 2 года назад
wa bilaa cod qeebta hore m ogtihiin
@nawaalabukar5189
@nawaalabukar5189 2 года назад
Maasha alaah keep going
@hiiraanmedia6346
@hiiraanmedia6346 2 года назад
Dirac iyo sundus wad kabax sateen wlhi waana wax jiiro horay u soco sxp
@ruqiaali5181
@ruqiaali5181 2 года назад
Mansha allah 2 diinuba gabdhood aad baad u qalbi wanagsantihin Mansha Allah waa talo walal iyo walal qaatay🥰bulo reerkay dumin lahayd caku bulo jecliya jilideeda kkkkk
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 2 года назад
Hhhhhhhhh waa shactiro naagtan waatageera
@axmedchawki6464
@axmedchawki6464 2 года назад
Best film best jiliin masha Allah
@momohamet11
@momohamet11 2 года назад
Huno Subscriber Ayaan reply kuu gu soo galee ha iqadin is very 5
@sacdiyomaxamed11sacdiyomax75
@sacdiyomaxamed11sacdiyomax75 2 года назад
Walhi wan lailameyi faraxad darateda keep going Walhi film kan waxo katurajumaya xaqiqad dhabat ah walhi
@kamaalcabdi9686
@kamaalcabdi9686 2 года назад
The best films Hooy lasoo dhakhso qaybta 2aad
@boqoracademy2485
@boqoracademy2485 2 года назад
Happiness is everything good. Beautiful actress sundus sacid. Life long.
@salmaabdiraxman918
@salmaabdiraxman918 2 года назад
Keep going wll
@askayareofficial2478
@askayareofficial2478 2 года назад
Inta jecel nabiga like iisaar
@halishmohaa
@halishmohaa 2 года назад
It's so emotional wlh
@idirisdahir1060
@idirisdahir1060 2 года назад
wow best film wlh wuxuu u qalmaa 1m wlh
@daganmomo
@daganmomo 2 года назад
Omg 😱 Our Real Life❤️ I Loved but Dadka qaar waka Fanan😢
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 2 года назад
Emotional film 😪 Lkn hadan directar ahay waxyabo badan ku dari laha 🙏
@noloshaxayawaanka3160
@noloshaxayawaanka3160 2 года назад
Amazing!!! The best comedian's sundus iyo diraac
@dalmarcade176
@dalmarcade176 2 года назад
Soo badiya wallhi waa fani
@athariasalim9900
@athariasalim9900 2 года назад
Ilaahay amarkiisa Sundus ilaahay dartii u jeclahay wallahi billahi ❤️👑💯👌
@faadumofaarax6348
@faadumofaarax6348 2 года назад
keep going wllo🥰❤️
@MaalmoFilms
@MaalmoFilms 2 года назад
Wow mashaa Allah
@farxiyoaa7240
@farxiyoaa7240 2 года назад
Keep going 👌 👏 💓 👍 wll
@goodaxmediapro
@goodaxmediapro 2 года назад
waa Filim Dareen Gooni Ah Wato inaba Caadi Maahan
@sagaldaahir6069
@sagaldaahir6069 2 года назад
Wow ❤️❤️💯
@caydiidxirsi7724
@caydiidxirsi7724 2 года назад
Dhalinyaro waan idin wataa keep going ✌
@dhowrzankaztaro4735
@dhowrzankaztaro4735 2 года назад
Omg This Film is onother level😢
@Rayaan-dw2bt
@Rayaan-dw2bt 2 года назад
M.sha allah waan kahelay qayb kale noosoo sameeya
@mulkimusse3658
@mulkimusse3658 2 года назад
Mnshaa allh dhamntiin waad jilin fiicntihiin
@ramlaruun8982
@ramlaruun8982 2 года назад
Masha allaah keep gonig♥️
@momohamet11
@momohamet11 2 года назад
Huno Subscriber Ayaan reply kuu gu soo galee ha iqadin is very 5
@roodaaxmed1266
@roodaaxmed1266 2 года назад
Habo sundus abti diraac waan iden wata hore usocoda filmkan noosoobadi ye
@munajaamac2084
@munajaamac2084 Год назад
Walaala yaan kava daaya waa naga ooyiseena
@user782be
@user782be 2 года назад
Walahi waa film qimo modan waan ilmiyey
@nincosandhere7449
@nincosandhere7449 2 года назад
Wlhi waa wax xaqiiq ah
@sakiboss5229
@sakiboss5229 2 года назад
Another lever Dirac and sundus
Далее
кажется, началось
00:45
Просмотров 1,9 млн
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
ЮТУБ БЛОКИРУЮТ?
02:04
Просмотров 418 тыс.
Разоблачение ушные свечи
00:28
Просмотров 472 тыс.
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Просмотров 20 тыс.
Filmkii | Dulmi Caashaq |
55:01
Просмотров 227 тыс.
PRANK HAPPY OO SUUXDAY..😱
10:10
Просмотров 249 тыс.
LIICAATO SHAADIYA SIHAAM KASHEEKEY DHACDO KUSOO MARTAY
17:15
Filmkii | abuurta alle Ceeb ma leh | Part 1
27:30
Просмотров 219 тыс.