Тёмный

FILO QALADAADKA PART 2 XIISO GAAR AH 

Abukar Mahdi
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 187   
@hamdiahmed506
@hamdiahmed506 3 часа назад
Abuukar Mahdi Marka kowad thanks lkn waxaa ka codsanaa filimka cusub nosoo bobsii inta illa qabto lkn ha ii sarto
@UmuMaysara
@UmuMaysara Час назад
Goormaa film cusub noo soo dhigee abuukar❤❤
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad Час назад
ileen filimka aan raaxada kudaawano rafaad ayaa laga maraa mahadsanisiin kooxda gurmad gaar ahaan abuukar mahdi allh ha idiin barakeeyo😢❤❤❤❤
@IkraamMoalim-iy7sz
@IkraamMoalim-iy7sz 3 часа назад
Wlhi sorry shaqa adag baad heysan anagana si fudud ban so badi iskaga dhahna thank u team keena ❤
@UpahMaxamed
@UpahMaxamed Час назад
Omg ❤😊 thanks Abukar Mehdi 🙏❤ Shaqada adag aad so qabaten adiga Io Teamka ❤anaga si fudud baan Ku,daawan jirny Mhdsnidin dhamntina ❤❤
@aminaIsse-hi2dw
@aminaIsse-hi2dw 3 часа назад
Wlhy MMO faynus wlhy mmo igusalma qofki qorlkayna arko. insha'Allah
@UmuMaysara
@UmuMaysara Час назад
Markaad xasuus soo galineyso noo sheeg partigaas partigaas struck jiraa❤❤😂
@maysaracadey9739
@maysaracadey9739 3 часа назад
Caawa anaa ugu horeeyay wax daaawada❤❤❤❤filo 😢😢😢
@aminaIsse-hi2dw
@aminaIsse-hi2dw 3 часа назад
Nogu sodhakhasada inshallah my team kygi gurmd qaran 🎉🎉🎉🎉
@NajuuPpe-xe2cd
@NajuuPpe-xe2cd 3 часа назад
Ar dadkii inta buxin jiray aawy😢😂ma filimka lee nagula joogten ku aawaya😂❤
@Filsanmohamed-w1o-j2n
@Filsanmohamed-w1o-j2n Час назад
Waaikan bbe 😂
@NajuuPpe-xe2cd
@NajuuPpe-xe2cd Час назад
@@Filsanmohamed-w1o-j2n 😂xage jirty xppti😘
@Filsanmohamed-w1o-j2n
@Filsanmohamed-w1o-j2n Час назад
@@NajuuPpe-xe2cd marku filmkii dhamaday saan qoraxda u wareegey tiifow baa igu dhacay bal isoo duce hppti🥺🤩
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 31 минуту назад
❤❤❤❤❤❤lasc❤❤❤rer gurmad
@XamdaIbrahin-w1b
@XamdaIbrahin-w1b 3 часа назад
Ala anaa ugu horeeya cawa🔥😂
@Fatuush_dimple
@Fatuush_dimple Час назад
Wallahi hadii been lashegeyn waadku rafaaden si aad filim qurux badan usoo saartaan m.a hampalyo team gurmad 🎉🎉❤
@aminaIsse-hi2dw
@aminaIsse-hi2dw 3 часа назад
Show dadakn waxano sojila rafad Ayeye Kamran mhdsanid aniguna. Waxa dirasan aynu dawaynah taem guuuleysota dhmntinba inshallah wn idin jecelhy wlhy
@saabarinismacil
@saabarinismacil 2 часа назад
Hipa mohamed...........Msha allaah kuweygii Idin jeclahay runtii Guuleysta in badan shaqo wacan 🎉🎉🎉🎉❤❤
@AmiinHassan-b7n
@AmiinHassan-b7n 46 минут назад
Wallahi Ilove filo somuch😢😢😢❤❤❤
@cawoofficial4416
@cawoofficial4416 2 часа назад
Mchalah kooxda gurmad tageero lanbar one ayaan u ahay hore u socoda marwlpa ❤😊❤
@KingYandhe
@KingYandhe Час назад
Jh filimku wuu igusocdaa lasoo dhakhsada walayalow ❤
@FatoumaMahamoud-k6p
@FatoumaMahamoud-k6p 2 часа назад
Malintii filimku dhamaday Wan ooyay walhi ❤❤❤
@NasroXaaji-b1o
@NasroXaaji-b1o 2 часа назад
Mashallha team Gurmad iyo Abukar mahdi waa idin salama form Mogadishu ❤❤
@Shamnaz608
@Shamnaz608 2 часа назад
Team Gurmad aad ayaad umahadsantihin❤Abukar Mahdi guleyso wll mcn
@munahajji54
@munahajji54 2 часа назад
Maama faynuuz Alle cfmd waara io cimri dheer cibaado suuban ha siiyo ❤
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Час назад
Abukar mahdi iyo koxdidisa wax laa wa heshado waye wlhi filim ka kale yaa sugi laa aniga maba ka dalo malin walbo wan iska dawada filimki filo xiso gaar ah buu laha walhi 😢😢🎉❤❤❤❤
@queennimco8900
@queennimco8900 2 часа назад
la soo dhaqsada filimka xigo iina soo duceeya safar Ayaan rabaa Inaan Galo Somalia aan idin Kala socon doonaa insha allh
@SumayamuhumedSumayamuhumed
@SumayamuhumedSumayamuhumed 2 часа назад
TNKIZ Apukar mahdi😊
@bakaylechannel
@bakaylechannel Час назад
Qaladaadka aaaba qosol miiran ehe 😅
@yasminupdi4152
@yasminupdi4152 46 минут назад
Filmka siduu uqurux bdnaa ileyn dhibkan ka marten 😹❤️ wa qosle wlhy Mahadsanidiin team gurmad ❤️
@HoodaSiraad
@HoodaSiraad 2 часа назад
Abukar mahdi ilahay cimriga iyo cafimadka haku barakeyo best you tuber wanaga qoslisa marwalba❤
@Burcaawiyada
@Burcaawiyada Час назад
Flimka cusub qayb somalia ah maku jirtaa mise wa only reer London
@xamdimohamed1984
@xamdimohamed1984 3 часа назад
Waan idinsugeyna insha Allah noguso dhaqsado filim uxiiso badan sidii filo🥰
@Farhia143
@Farhia143 2 часа назад
Alla manoli sidaan uqoslayy waan fuuray mahdsanidin. My time ❤
@MohamudHassanBolay
@MohamudHassanBolay Час назад
Mahadsanid agaasime abuukar mahdi runtii waa filim dhib badan laga maray waa qiyaasi karaa laakin hadana wax markeey billoow yihiin waa khaladaad badan yihiin dadaala waad gaareysaan dhamaan kooxda gurmad oo ay ka dhex muuqato maama faynuus salaan naga gaarsii inshaa tan iyo intaan dib u kulmeeynan nabad gelyo.
@husseinwiilkaalicade9484
@husseinwiilkaalicade9484 2 часа назад
Abukar mahdi iyo Teamkiisa waad mahadsan tihiin waligena Isku garab ahaada
@ubaxmustaf8797
@ubaxmustaf8797 3 часа назад
Wllkey abukar Saad farxada nola jeceshahay rabi haku jeclaado❤
@nasrakulmiye2101
@nasrakulmiye2101 Час назад
Asc kooxda ayaanta maba salaamin see ii tihiin inshaa qeyr badan ayaan idin rajeynaa abaayadey faynuus allaha caafiyo waan idin sugeynaa inshaa allaah ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@NimcoCali-sg2dy
@NimcoCali-sg2dy Час назад
Cabdiraxmaan wa jilaa top ah mshkh
@zubeidaahmed9613
@zubeidaahmed9613 Час назад
I can't wait until next movie!!! ❤❤❤
@Nimcohabi-r4d
@Nimcohabi-r4d 2 часа назад
Filinka cusub lasoo dhakhsada insha alalah
@سلامأدم-س9م
@سلامأدم-س9م 2 часа назад
Mansha allash waxaan sugay naafilin kasiimacaan insha allaah
@FaadumoMuxumed-js8ip
@FaadumoMuxumed-js8ip 47 минут назад
No sobadi❤❤❤😂😊
@faadumomaxamedcismaan8673
@faadumomaxamedcismaan8673 Час назад
Sabirìin io ayeeyo baa ku hayste❤❤
@Xamda-wp9pz
@Xamda-wp9pz 2 часа назад
Film iyo badhbu ahaa biirka idinka ugsunin team gurmad❤🎉
@IdilcaliJaamac
@IdilcaliJaamac Час назад
Waa idin xiisnay my team ❤
@AyaanMohamed-c3y
@AyaanMohamed-c3y Час назад
Sabiriin Jilinkeeda Waa funi wllhi
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 3 часа назад
Wanidinxiisay Ale haidinxifdiyo dhamaantin❤❤❤
@maxmedmagan1573
@maxmedmagan1573 2 часа назад
Walalow qosolka IGA dhamaaday bis😂😂😂😂😂
@maxmedmagan1573
@maxmedmagan1573 2 часа назад
❤❤
@SumayoCabdi-kw3hl
@SumayoCabdi-kw3hl 2 часа назад
Waxaa hayseen shaqo adag anagana si fudud ayaan ku daawan jirnay mahadsanidiin dhamaantiin
@fahimacabdilahi2581
@fahimacabdilahi2581 4 минуты назад
Jilayaal cusub maqaadanaysaan waxaan ubahnaa inaan idinku sobiiree from hargaysa
@MuniiraAadan
@MuniiraAadan 3 часа назад
😂😂alla lasoo dhakhso qeybta xigta wa qosol wllhi
@xasanhaykal4599
@xasanhaykal4599 3 часа назад
😂😊
@UmmuZamzammohamed
@UmmuZamzammohamed 2 часа назад
Mahadsanithiin team abuukar😊
@KiinAdan-mk1xm
@KiinAdan-mk1xm Час назад
Abti ciyaw noso daa part 3 qaladad ka filo abti mcn❤❤❤
@Maaidamohamednuur
@Maaidamohamednuur 2 часа назад
funny waaye noso badiya😂❤
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 2 часа назад
Kkkkķk dagaal aan waxba laysgula reeban thanks my big bro abukar 💙 🩵 💜
@rahmoorey5181
@rahmoorey5181 2 часа назад
Waa qosol iyo bar guleysta
@aminaIsse-hi2dw
@aminaIsse-hi2dw 3 часа назад
Ar mastar halga kufi ayalo dhegayo kulaha ya dhacay Sow fanı wlhy is good job 👍👍👍👍👍👍👍
@Muhacarbiyo23
@Muhacarbiyo23 2 часа назад
Guupystaa❤❤❤ nasobdi qalaaladkaa
@UgbaadQaasiim
@UgbaadQaasiim 17 минут назад
Wad mahadsanidin koxada gurmad wan jeclahay mar un wanak mid noqon waxn
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 Час назад
Masha Allah 😍 😍 Filo
@FadumoAbdi-z8p
@FadumoAbdi-z8p 3 часа назад
Masha allah❤
@Farxiyoxusen-c8u
@Farxiyoxusen-c8u 3 часа назад
😂😂😂 filimka waxmadamo qosmiran weye😂😂❤
@aminaIsse-hi2dw
@aminaIsse-hi2dw 2 часа назад
Abwe mhadi wd nodadashah mhdsanid inbadan
@RoodaIshwaaq
@RoodaIshwaaq 2 часа назад
Mxd rafaad lso maraa shukran 😂
@sharmaakeabshir9008
@sharmaakeabshir9008 58 минут назад
Mahadsanidiid yaqeey asxbeey
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 3 часа назад
Walaso dadheen manta teamkeena❤❤❤
@nimcocali5090
@nimcocali5090 2 часа назад
M.a wan idin jeclahay
@NaimoDagan
@NaimoDagan 3 часа назад
Axbabi isooboqda please sharudaha ii buuxiya team gurmad keep going ❤
@MaariyaIsmaciil
@MaariyaIsmaciil 2 часа назад
Howl adag ino heusan ilahy ha idin fududeyo saani jecel nahy noga hagar baxdan ❤
@NafisaabdullahiXusen
@NafisaabdullahiXusen 36 минут назад
Filmka an sida raxada ah ku dawaneyno rafadkan aya laga so mara wlhi abukar mahdi shaqo adag ayad heysa adiga iyo dhaman kooxda keep going lakin filimka cusub noso bobsi illahey ha idiin fududeyo dhamantiin shaqada ada heystan🤲🤲
@CeeplaCdy
@CeeplaCdy 3 часа назад
Filo sida miyuu nagu dayey noso badi funny part 2 😂😂
@HudaAbdiqaadir
@HudaAbdiqaadir 2 часа назад
Ayyy qaladadka dhadhan dhaaf❤
@AxmedRosa
@AxmedRosa 46 минут назад
Maxas Dhahay Hadi lagula Dagalamo Si tartib eh ula Dagalan ❤❤❤❤❤
@Samsammaxamed-ds9yy
@Samsammaxamed-ds9yy 3 часа назад
Mahdsnid tema filo wan idin xisay ❤❤❤❤
@DhamysBishaar
@DhamysBishaar 2 часа назад
Walahi wan qoslay❤😅
@hoodoaxmed4489
@hoodoaxmed4489 2 часа назад
mashallah waxan modayay inad sidan naga teg ten
@Shamca16
@Shamca16 3 часа назад
Waa idin baryaa please 🙏 filinka cusub noosoo dhaqsada please 😢
@hibaadxuseen7013
@hibaadxuseen7013 Минуту назад
Abukar mahdi wad mahadsnty sidad no ilalinayso anigana waa in aan ku dhiiri galina guulaysta dhamantin❤
@AbdiqaniBishar-rz9up
@AbdiqaniBishar-rz9up 2 часа назад
Wlh mesha sabrin iyo naif wadnaha icadade😃😃
@nadarindhabalac3726
@nadarindhabalac3726 2 часа назад
Wllhi fani weye
@najmaaden1046
@najmaaden1046 Час назад
Nasi madadaaliya qeer ilah hanisiiye😅
@aminaIsse-hi2dw
@aminaIsse-hi2dw 3 часа назад
Kkkkkkkkkkk wlhy mmoe faynus arliyo mashallah tabarakallah guuuuuleyso mme
@AmranAxmed-z2y
@AmranAxmed-z2y 3 часа назад
Filim kale noo bilabo ni xisne❤
@asmaaden2370
@asmaaden2370 2 часа назад
Sabrin well done
@CaishoKiin
@CaishoKiin 2 часа назад
Milimkakale sobobsi❤
@FardowzahHussein
@FardowzahHussein 2 часа назад
Hhhhhhhh cajiib team gurmad ❤
@FatoumaMahamoud-k6p
@FatoumaMahamoud-k6p 2 часа назад
Thanks you for ❤️❤❤❤❤❤❤❤❤ elove
@nimcocali5090
@nimcocali5090 2 часа назад
Marka danbe hahii aad somaliya kudhigesan aniga halaigu daro I.a
@AmalKasim-h8j
@AmalKasim-h8j 2 часа назад
Ma nooli 😂
@FardowsoAbdi-p9v
@FardowsoAbdi-p9v 3 часа назад
Anaa uu horey😅😅
@sucaad104
@sucaad104 Час назад
Qaladaadka qeybtaan baa UGU macaaneyd KKK jilayaasha qeyb qeyb bey unasanayaan lkn filim duubaha nasiino uma yaalo Abuukar mahdi 😘
@IQriinaaMohamed
@IQriinaaMohamed 2 часа назад
Alla anaga raxo ban ku dawanaa dadkan dhibey umu rayaan☹️
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 3 часа назад
Shalay ayaa xita qosol ayahayd
@HipaaqMahamed
@HipaaqMahamed 2 часа назад
Hada filo San miyey ku dhamatay😢😢😢
@JaamacCabdi-ug8tn
@JaamacCabdi-ug8tn Минуту назад
Qisada uuu xanbaarsanyhy filimkan waa mid ihaysata pless 😢
@Abshirohassan872
@Abshirohassan872 36 минут назад
Wllhi wad noo dadaasheen
@MaxamedSiciid-s8w
@MaxamedSiciid-s8w 3 часа назад
Xaraba cawiya waye😂😂😂❤❤
@idilmohamed8658
@idilmohamed8658 2 часа назад
Angana raaxo kudabaneynaa kwrn😢😢
@AbdiwiliAhmed
@AbdiwiliAhmed Час назад
Plz filimka nosodaqsiya
@abdifatahhassan7398
@abdifatahhassan7398 3 часа назад
Saabirin qatar waaye
@XasanAhmed-y6d
@XasanAhmed-y6d Час назад
❤❤
@SurprisedMastiff-xp5li
@SurprisedMastiff-xp5li 3 часа назад
Me first 1 like 😂❤
Далее
Бокс - Финты Дмитрия Бивола
00:31
FILO QALADAADKA PART 1
11:02
Просмотров 133 тыс.
DHOOF PART 67 || true story || qiso dhab ah ||
25:06
ANIGA DARTAY MA U OYSAY ILMAYSAY  | SUAALO |…..
14:02
Просмотров 2,2 тыс.
FILM CUSUB DAN IYO DOOKH PART 24
25:07
Просмотров 2,8 тыс.