Тёмный

FOREX XAGEE BUU II MARAYAA iyo WAXYAALO KALE OO BADAN 

Hagarlaawe Academy
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Spacekan waxa aan qabannay dhammaadkiii bisha 9aad. wax badan ayaan kaga hadlay suuqa Forex iyo meesha hadda wax ii marayaan, sidoo kale mustaqbalka Forex iyo waxyaalo kale oo badan.
Spaceka halkan ka dhagayso: i/...
Twitter X -kayga: @SekiHagarlaawe
si aad uga mid noqoto boqollaalka ku guulaystay Hagarlaawe Academy iska diiwaan gali WhatsAppka hoose, (Linkga ku dhufo)
WhatsApp Support: wa.me/message/...
Webbka Akaadamiyadda: Telegram: www.hagarlaaweacademy.so
Telegramka guud ee Aakaadamiyadda: t.me/hagarlaaw...
Iska Diiwaan gali Brokerka ugu aaminsan lacagtaadana ku shubo, caawinaaddiisa Hagarlaawe ayaa kaa caawinaya.
Brokerka aan ku kalsoonahay: my.dominionmar...
Tutorialka Dominion Markets: • Broker-ka DOMINION MAR...
Guusha Ardayga: • WARAYSI: Daawo Wiilkan...
Lacagtii u badnayd ee aan LIVE ku sameeyay: • SIDEE BAAN U SAMEEYAY ...
Email: hagarlaaweacademy@gmail.com

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@Naamir03
@Naamir03 5 месяцев назад
Waxad Moodaa Videogan inan u baahna, Waa mar aan Niyad jab taagna❤😭
@Zakiika
@Zakiika 7 месяцев назад
Wlhi ustaad aad aya umahadsanthy waa mowduci ugu muhiimsana aan dhagaysto 2024 january waxana iga cawisay psychology ina dib u carbisay insha lh waxana isku dayi dhaqan galiyo adigana alle haka ajarsiiyo insha alh
@ISKOBCI
@ISKOBCI 11 месяцев назад
MashaAllah ustad saki my best motivator 📊🥰 nolashu kuma xumeyeo ustad ❤
@amiinhanad971
@amiinhanad971 11 месяцев назад
ustaad alle haku sharfo kaliya macalin kuguma tilmaami karo tababare nololeed baa tahey video aad uqiima badan oo idhiiri galiyey weye wanan la dagey wakhtiyada aad janiska hesho kulan aqooneedkan oo kale aad buu u caawinaya umadaada ustaad \
@fihima6618
@fihima6618 11 месяцев назад
Ustaad jazakallah alle hakaa abaalmariyo aqoonta aad nala share gareyneysid pointiga ah in qofka somalia jooga aanu npaftiisa wakhti uhelin waan kugu raacsnahay
@azhkarmedia2839
@azhkarmedia2839 11 месяцев назад
Ustaad alla haku barakeyo cilmigaga ad nasisay alxm
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq 11 месяцев назад
Ustaad hagarlaawe thanks
@mahamadbaashe
@mahamadbaashe 10 месяцев назад
m.a ustaad aad baad umahadsantahy allah haku barakeyo
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 11 месяцев назад
Hormar wacan Magacaaga Iyo ficilkaaga waa isku mid Hagarlaawe❤
@ahmedramadan3314
@ahmedramadan3314 11 месяцев назад
Ilhy haku sharfo reality ayad kahadashay waxan jeclaan lahaa mowduucyadan ookale inaad noso badisid
@Foot368
@Foot368 10 месяцев назад
Masha allah ustaadi wad daashay anagana insha allah waxan rajeyneyna inan dadaalno ilaheyna talo saarano
@zakiukofficial9872
@zakiukofficial9872 11 месяцев назад
Masha allha ustaad guleeyso♥️
@mumtassharifshire8941
@mumtassharifshire8941 11 месяцев назад
my role model aad umahadsantahy ustaad
@UBDALLE
@UBDALLE 11 месяцев назад
M.a ustaad illahay haku xifdiyo noloshadana mid halka ay manta tagan meel kasaraysa gaadhan ilhy kaga baryaya anagana ilhy hana fahansiyo cilmigan for ex kuwo kulibanana alha naga dhigo
@ismaaciilnuur1269
@ismaaciilnuur1269 11 месяцев назад
M.a allh ku xafido ustaad guleyso
@Barashadajarmalka
@Barashadajarmalka 11 месяцев назад
Mshlh ustaad guulayso
@Xidigyare1
@Xidigyare1 11 месяцев назад
M.a ustaad Allah hakuu xafido
@collineest9827
@collineest9827 11 месяцев назад
Hagarlaawe bro. Dhalin manta fursad ayad u tahay Wlhi been maha taas Anigu waxan kugu taageera runta aad sheegeyso ka shaqaysiga forex
@user-xq4us9ow6j
@user-xq4us9ow6j 9 месяцев назад
Ustaad ibraaahim hal mar noo balami
@alimahadabdi1496
@alimahadabdi1496 11 месяцев назад
M.a ustaade jasakalah
@abdifitahHussein
@abdifitahHussein 11 месяцев назад
Hooga iyo ba.a aad ka sheekeyneyso aniga ayaa soo marey wallee
@abdimajidadannor5824
@abdimajidadannor5824 4 месяца назад
ustaaf hagarlaawe aadbaad umadsanthy
@gamboldarwiish
@gamboldarwiish 11 месяцев назад
Sheikh abdi hersy baa ka hadlayah masalada forex ma xalaal baa mise waa xaaran Wana sheikh ku nool dalka Canada RU-vid ha ka daawado waliba waa master economic ah shiikhu
@absugego.259
@absugego.259 11 месяцев назад
Usatad warkaga waa sax waxa si qaldan ku helay casharadada lkn waa ibixi weysay waayo Hanti igama galin dha dhan waa ii lahan weydsay 😂😂😂
@diyeshe-yare
@diyeshe-yare 11 месяцев назад
Libaxow mad wax iga so gatsisid kk
@abdifatahali6431
@abdifatahali6431 11 месяцев назад
Mnsh llh❤
@FatahCqadir-pm9bu
@FatahCqadir-pm9bu 11 месяцев назад
Ustaas ba xaran baa mise waa xaalal
@Nadara54
@Nadara54 10 месяцев назад
Aniga ayaa hayaa waxey haram kutahay ee dooda waa xage
@Qeysfx
@Qeysfx 3 месяца назад
Twitter
@cabaascabdisalaan8392
@cabaascabdisalaan8392 11 месяцев назад
Qof course kaag si free ah ku hely o an adiga ku soo marin ustadow ma cafisy qofkaa waa anigee plz
@abdikadirxaad1902
@abdikadirxaad1902 11 месяцев назад
😅😅😅I CAFI DHEH
@maxamedcumarcali133
@maxamedcumarcali133 11 месяцев назад
Ustaat allah kuu barakeyo
@Haajicadde19
@Haajicadde19 11 месяцев назад
Mka heli kra zxb wn awodi wyey ina iibsdo
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 11 месяцев назад
​@@Haajicadde19ilaso xidhidh zhp aniga ku siinaya
@mode4977
@mode4977 10 месяцев назад
Wr taliye anaga u baahane nagu caawi
@kasmoschoolsofficial3478
@kasmoschoolsofficial3478 11 месяцев назад
Yaab ar Soomaaliyaa Macallinka Forex xitaa waxay weydiinayaan Suaal diini ah oo Forex ku sabsan
Далее
Refuting doubts against islam. Shamsi
53:50
Просмотров 2,7 тыс.
Live Zoom Webinar 12-Sep-2023
1:28:28
Просмотров 25 тыс.
FOREX AND LIFE | HAGARLAAWE ACADEMY |MOGADISHU BOOTCAMP|
2:39:16