Тёмный

FROM QOL TO GURI WEYN ALHAMDLULAH NOLOSHA WAA IS BEDEL 

Samia AHMED
Подписаться 431 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 347   
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 3 часа назад
Uma maleyn dooni gacmahan quruxda bdn iney dhaafi doonaan saliga nabiga scw 🕋😘😢
@canababdilaahi6246
@canababdilaahi6246 Час назад
Scw scw
@fartunmaxame6623
@fartunmaxame6623 47 минут назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@SahraAbdi-gp7bi
@SahraAbdi-gp7bi 3 часа назад
Samiyo asxabtada usheg ilmaha ee koko cawinoso alacawino dheh abayo❤❤😭😭😭🤲🤲
@Abdihashi_qorane
@Abdihashi_qorane 32 минуты назад
Masha Allah wllo guriga wa u qurux badnyahy inkasto ay ficnan laheyd guriga asxabtada udhow inaad dagtid Alle ha kugu amaansado.
@NadiaNada-gn6ze
@NadiaNada-gn6ze 2 часа назад
Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw scw ❤️❤️❤️❤
@NadiaNada-gn6ze
@NadiaNada-gn6ze 2 часа назад
Scw❤❤❤❤
@canababdilaahi6246
@canababdilaahi6246 Час назад
Scw
@CaabdiraxmanAadan
@CaabdiraxmanAadan 3 часа назад
Waa soo gashay ku sali nabi maxamed scw scw scw scw scw scw 🎉🎉
@canababdilaahi6246
@canababdilaahi6246 Час назад
Sce
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 часа назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️
@NadiaNada-gn6ze
@NadiaNada-gn6ze 2 часа назад
Scw❤❤❤❤
@Fatmachannel-kf8
@Fatmachannel-kf8 Час назад
صل الله عليه وسلم ❤
@شوشو-س2د8ن
@شوشو-س2د8ن Час назад
صلي الله عليه وسلم
@AminCabsiye
@AminCabsiye 34 минуты назад
M a koko sida ku wadi adigu dada ficn aya wada ee ilaho kula qabo amin amin❤
@LaylaCabdiraxman
@LaylaCabdiraxman 3 часа назад
Abayo farxad waynbey no tahay inad guri heshey oo aad farxsnthy haka guurin wu quruxbdnyhy ma. alle haku siyaadiyo hore usoco keep going gabdh adag oo danteda taqan noqo oo afgaban dadka dhan uwada simanyihiin wilal wlalda ah oo ku jecel haysta ilaasho qof kuso dhaweysta dhweyso wn ku farxsnhy hamigaagi inad gadhey keep going gaclo teda kale abyo xfdu muhiim mahe haka guurin gurigu wu shidnyhy❤❤
@user-hanad
@user-hanad 3 часа назад
Umaleen maayo gacmahaan quruxda badan ineey dhaafayaan ilaahay magaciisa iyo nabiga saliga
@hanadlove5446
@hanadlove5446 3 часа назад
Boqoradi somaliland wn ku salamaya wll mcn❤🎉
@hanadlove5446
@hanadlove5446 48 минут назад
🥰🥰
@QueenMayza
@QueenMayza 2 часа назад
M.shalah qali nolol wacan ayan ku rajeynaya gurig cusub aad dagtayna quraaan ku shido abaayo alpha iyo peza wlal ku jecel weye saa ufaraxsanada marwalba❤❤
@QueenofArab
@QueenofArab Час назад
abyo hakagurin belo waye guriga qurx masha allah❤
@Wllhuudow
@Wllhuudow 3 часа назад
Hdaan ayaa ka imaadey chanellka kok😂waan lasoo qiiroodey 😊samia m.sh waa guri wngsan adna alle hku xifdiyo mhdsanid ❤❤❤
@ameyra1
@ameyra1 3 часа назад
Anoo koko igasoo oysiisay aa samiyoo faraxsan uimaaday😭😭😂
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 2 часа назад
Wlhiiii koko qof naxariis bdan anbooo ❤😢
@jamiilaomerahmed
@jamiilaomerahmed 3 часа назад
Sunaha nolosha ayaaba ah halkaad shalay taagnayd inaanad taagnaanayn step by step weeyaan noloshu nolol tan ka qurux Badan ayaan kuu rajaynayaa quruxeey❤
@fatimaqurux8904
@fatimaqurux8904 3 часа назад
Jah ilaahaw noo ilaali yaristena samai qurux ❤
@mr.wakhti5908
@mr.wakhti5908 3 часа назад
Aan ku wada salino nabiga scw
@CabdaleAdam
@CabdaleAdam 45 минут назад
Samia skin care soo iibso Gurigana sida aad u decoration gareynaysid noosoo duub oo qurxi guriga❤🎉
@najmoabdi8593
@najmoabdi8593 3 часа назад
Samiya wllhi guri qurux bdan heshey haga guurin
@CUMEERMOHAMED-y5l
@CUMEERMOHAMED-y5l Час назад
Keep on going wlshy guriga maxumo blse team 27 haka ag,dheeranin wadan an wadankaga eheen dareen kujog ayaa ladhehee cfmd iyo farxad ayN kurajeynaa i.A
@Amalmaxamad-mu4rx
@Amalmaxamad-mu4rx 3 часа назад
Saa oogu farxay gurigaaga saamiya wlsheey hormarkaaga waaku farxay wallahi ❤❤❤❤❤hore usoco huuno
@cabdirasaaqhsn
@cabdirasaaqhsn 3 часа назад
Gabar qalbi wanaagsan samiya .muqdisho aa kaa soosalaama
@Ayaanadenqasaye
@Ayaanadenqasaye 3 часа назад
Inta inkabd ku rajynaa waliba qasri kurajynaa abyo mcn😢😢😢l.a hormar wcn abyo mcn ❤❤❤nolow intee nolol jira❤❤
@NimaJama-t6e
@NimaJama-t6e Час назад
Noloshu saan weye malainba inbad ku kordhaysa kabadan ku rajynaya waa qurux bahanyahy xagay un yara share in❤
@AbdiladhiifIshaan
@AbdiladhiifIshaan 2 часа назад
Walaashey ❤ Samia AHMED Qalbi Saafi farxadaa waa farxadeyda walaashey MCN dhibaatada waa dhibaatadeena keep going walaashey MCN
@imc9270
@imc9270 3 часа назад
Haye wlo af reer xamarkan luuq yara dhig 🙄❤o #lahjadada ku hdal
@Strong-h7z
@Strong-h7z 3 часа назад
Mash allaah gurii ka kasii weeyna insh alaah wad galysa nolosho waa step step samia qurxbadan❤
@Amalmaxed
@Amalmaxed 3 часа назад
Hada kadip routine Noosoo badi samia hormarkaga wlh waa ku faraxsanhy guulayso baayo
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 Час назад
Samia Masha allah ducada ha ilawin guriga marka u cusubyahay oo la dago la aqriyo ❤️Acuudu bikalimaatillahi taama min shari maa qalaqa ❤️dheh 🌹
@rashiidsaleban8019
@rashiidsaleban8019 3 часа назад
Never stop believing in hope because miracles happen everyday 🙏 Go forward sis 🎉 And God bless you 🙏
@happiciiltira
@happiciiltira 2 часа назад
Samia wll gurigu wuu qurux badanyahay ee iskaga jir❤❤
@RoodaKhaliif-y3k
@RoodaKhaliif-y3k 3 часа назад
Gurigagan iskaga jir wuu wayn yahaye ama mid wayn tag samiyy❤🎉
@iidodayibiido9764
@iidodayibiido9764 3 часа назад
Noloshu maalinba waa nooc shaly io mnata kala qurxan M.a wlhi samia waaa qurux gurigagag io routine kaaguba labdii habeeen aad mQnyd waaad naga shaafisay
@SabahCaaqil
@SabahCaaqil 3 часа назад
Masha allah waa guri qrux bdan samia ee hdad ka guuraysid mid sidano kle ah gal
@HoodoBashiir-dg8uy
@HoodoBashiir-dg8uy 2 часа назад
Aamiin kabadan kuu rajeynaya wllo ❤
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 2 часа назад
Samia guriga wuu shidan yahy haka guurin teda kle alpha io peza dhibkoda udul qado koko sanay ku hesay 😂❤
@SubeerAhmed-d9o
@SubeerAhmed-d9o 25 минут назад
Mashalaah 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saynabdaauud5679
@saynabdaauud5679 3 часа назад
Samiya hadad wajiga xasasiyad ka qabto shirkada Abosto ka dalbo produt markay qima dhimasita samayso set dhamaytiran wajigaga caadi ku noqonaya
@Wllhuudow
@Wllhuudow 3 часа назад
Intee lgahelaa somaliya mkuyaalaa
@Amalmaxamad-mu4rx
@Amalmaxamad-mu4rx 3 часа назад
Haa 5 soomaliba waykutaalaa
@mss.dhexeyar
@mss.dhexeyar 3 часа назад
Inta kufarxsan in samiyo guri cusub usoo gurtey like😊
@jamiilajanno-q2i
@jamiilajanno-q2i 3 часа назад
Sidaan ku sugayaa ilaa xalaya samio imka laah cawan samio wxab idaan ma so wado yaa ku siisya alah lanbarka aaad wacada wlih 😢❤❤❤ thnks samko❤❤❤❤
@MaqdisMohamedKhalif
@MaqdisMohamedKhalif Час назад
Samiyo abayo guriga wushidan yahy m.a kaliya qurxis kusamey alaha kubarakeyo ❤❤😊
@NeymaAbdi
@NeymaAbdi 3 часа назад
M.a nolosha waa is badal hore usoc samia qurux ❤
@nimcoismail1105
@nimcoismail1105 3 часа назад
Naa wll ushidan yahe iska daga waa qurux mesha yare alabta tale ee qolka murayad ku dhajiso says waye talo
@Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c
@Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c 3 часа назад
Samia ducada walidkeda ayay wax walpa ku heshay
@muna_____somali
@muna_____somali 3 часа назад
masha Allah 0 subscribe ilaa 400k subscribe. qol ilaa guriga weyn intaba wakula joogey 😂❤ hormar aadan ku fasahadin ku rajena apyo 🎉❤
@samiirabdiofficial6275
@samiirabdiofficial6275 2 часа назад
Sarirta ad jifanayso wll barees jajar hasarin oo haku sexan wayo adigo jiifo ayey gacanta kaga dhici kara wayna kuqabsan kartaa ogaaw wll
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 3 часа назад
TEAM SAMIA AHMED ONE LIKE 👀👍🏻💓
@XaliimoAxmed-q9z
@XaliimoAxmed-q9z 3 часа назад
Hee
@BushraSuleiman-i6i
@BushraSuleiman-i6i 3 часа назад
M.a House betoufull TEAM SAMI ONE LIKE ❤❤
@falishassan3662
@falishassan3662 3 часа назад
Masha alh saamiyadeyda waxa rajeyna intas ka bdn ina hormar gaartid guriga qurux wye mid kasi qurux bdna wa dagi doonta in.a❤
@BintuAhmed-wc6zh
@BintuAhmed-wc6zh 3 часа назад
Masha allah samiyey xbbti qli rabbi noloshada haku qurxiyo anaga hano rumeyo riydayda
@AsuumHossain
@AsuumHossain 3 часа назад
Mch allah queen horumar qurux bdn kuu rajaynayaa jacayl
@AyaanXuseen-l4s
@AyaanXuseen-l4s 3 часа назад
Uu queuxbadanyay gurigaagu saamiyadeydii iyo rountinekgba nooso badi keep going❤️👸🫶
@CabdaleAdam
@CabdaleAdam 41 минуту назад
Samia videoyadaada waa shucaac pls camera soo iibso ama mobilka iska badal ❤
@saynabdaauud5679
@saynabdaauud5679 3 часа назад
Samiyay wllo guriga wu qurux badanyahay adigu wixi ka dhiman Decoration ku samee qali wa guri wayn hurdada misska yare muyarada wadata so iibso suligana meesha Alaabta la saarto u samee fadhiga gidaarka fadhiga ka dambeya decoration ku samee sida wa shidanyahay
@SumyaKhalid
@SumyaKhalid 3 часа назад
Haa guriga wushidanyehe just decoration hadha lasameyo perfect noqona❤
@fowziyaahmed3760
@fowziyaahmed3760 3 часа назад
M.a saamiya qurux gurigaad waa ku farxaya Allh ku barakeeyo qaali Coming soon 500k i.a 🎉🎉
@Maryan-gk3lh
@Maryan-gk3lh 2 часа назад
M.a Abaayo Allah hakuxafido gulesyo xabibit wallhi wanku farxay gurigad heshy xabibit Allah hakubarkeeyo Abaayo ❤❤❤❤🥰♥️🫶🫶♥️🥰♥️
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 2 часа назад
Poqoradada koko qof qalpi fcn wn oghy wnaga iyo nxarista sxb kuthiin wdajira wligiin ❤🎉
@Amalmaxamad-mu4rx
@Amalmaxamad-mu4rx 3 часа назад
Saamiya guriga hal shay aan ku yara nacay qolka jiifkaaga iyo qolka fadhiga aan isku dhaw sida kle guriga waa qurux ❤
@LaylaCabdiraxman
@LaylaCabdiraxman Час назад
Cadi weeye wy durkin kartaaa
@Zuzubella-l2g
@Zuzubella-l2g 3 часа назад
SAMIYA WLHI ROUTINE KADA I LOVED QURUX M.A ALLAH KU DHAFO XBBTI NO SOO BADI
@Nimcosss
@Nimcosss 3 часа назад
Na qali skin care bilow oh wajiga ka shaqe❤
@fatimaqurux8904
@fatimaqurux8904 3 часа назад
Samai routinekaagu wa shidan yahay ee noo soo badi wn ka helnaa gurigaagu waa qurux badan yahay wllhi wn ka helnay jah yaristenii guri qurux badan qaadatay❤
@LaylaCabdiraxman
@LaylaCabdiraxman 2 часа назад
Wuu quruxbdmyhy xfdu muhiim mahe haka guurina abayo❤
@fatimaqurux8904
@fatimaqurux8904 2 часа назад
@@LaylaCabdiraxman haa wa guri qurux badan
@Honeyboo002
@Honeyboo002 3 часа назад
Qurux waa guriga MashaAllah 🤎 ilaahi ha ku barakayo saam waxa niyadada ku jira neh ilaahi ha ku rumeyo qurux badaney
@Mssrulla
@Mssrulla 3 часа назад
Samia qatar waye routinekaga noso badi codka saa usaaraty qatar jawi degan m.a nosobadi qrux waye guriga lkn wad kagurosa ma oho kaguur🤣😂
@DeeqaCabdi-zx7hk
@DeeqaCabdi-zx7hk 3 часа назад
samiya qurux wanku farxay hormarkaga huno gurigaga cusubna allah haku barakeyo guulo badana wanku rajaynaya keep going ❤
@IlhanAli-vz8es
@IlhanAli-vz8es 3 часа назад
Samia qolkaaga cusup waan sugaaye qofka ugu hareeya ahy🎉❤
@NeymaAbdi
@NeymaAbdi 3 часа назад
Samia gurigan qurux waye haka gurin
@Ftm2993
@Ftm2993 2 часа назад
اللهم صلي على النبي محمد صلى الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤
@CawoJama-px3zl
@CawoJama-px3zl 3 часа назад
Maasha allah alxm guuleyso gacalo noloshu kuma xumeyso ❤🎉
@quennashaad9747
@quennashaad9747 53 минуты назад
Meshano bonbalaheyga Gorila cml sojiifa kulaha intaas halsac laqoslayay markasoxasustabo😂
@najmamohammed4881
@najmamohammed4881 3 часа назад
Ilaahay nolosha hakuu qurxiyo qli Tan mid kasii balaadhan ban ku rajaynayaa❤❤❤❤
@HamdaOsman-q3k
@HamdaOsman-q3k 3 часа назад
Samia soo badi vlog guri waa qurux
@Salaam-h7w
@Salaam-h7w 3 часа назад
Samia iyo calankeda wn idin jeclhy🥰
@HiboMaxamed-ru9zl
@HiboMaxamed-ru9zl 3 часа назад
Team samiya axamd❤❤ wan kusalmay wllo😊😊 like😊
@abdihakiimalbishar
@abdihakiimalbishar 3 часа назад
Asc wll mcn samia axmed muxemed aad ayan ku tageraa from gabilay ❤❤ hore usoco wllshy
@Inamuuse204
@Inamuuse204 3 часа назад
Boobmalihii cadnaan kuu keenay mooho😂😭💕
@AyaanXuseen-l4s
@AyaanXuseen-l4s 3 часа назад
Samia mrksta saan fiidhyawadado uxiiseyo lee role model iithy 500k can't wait queentena🖤👸🫶🥺
@Teamkoko.
@Teamkoko. 2 часа назад
Boqoradeena samia ahmed❤❤❤❤
@Filsan6236
@Filsan6236 48 минут назад
Gabdhoow especially gabdhaha qurbaha joogo gurigiina cake ama buskud ama timir wax un iska soo dhigta si hadii lacala qof kugu soo leexdo uusan kuugu soo hungoobin aniga cake ama buskud iska sameeyaa lacala saaxiibaday haday isu soo qaldamaan aysan jikadayda ugu hungoobin sidoo kale qudaarta moos tufaax iwm
@AliaAhmed-m6y
@AliaAhmed-m6y 2 часа назад
Waa qurux badanyahay qali ❤❤🎉❤🎉
@MariaNuradin
@MariaNuradin Час назад
Amiin wll ilahay nolosha ha ku qurxiyo❤
@bashkayare1235
@bashkayare1235 2 часа назад
Mash allh samiya qalib wgsan
@HafsaMaxamed-dd8qn
@HafsaMaxamed-dd8qn 3 часа назад
Mnsha Allah allah hku barakeeyo samia qalpi 🥰🥰
@CabdiJaamac-um5ur
@CabdiJaamac-um5ur 3 часа назад
Ana uhooreya lkik israr samia ❤
@RaxmaCumar-vv5yh
@RaxmaCumar-vv5yh 3 часа назад
Alaha kubarkeeyo hno
@hamdaali9731
@hamdaali9731 3 часа назад
Anigaaaa uguuu horeyaaa cawaaa dhan sugayyyy❤❤❤ hamblyo byo waxaan ku farxsaan nolshaaa qurux badnnn❤❤❤
@axmedzaki7
@axmedzaki7 2 часа назад
Saamiya wllo Nosoo badi muuqaladada waan jelehee😅🎉❤
@IbraahimKabadhe
@IbraahimKabadhe 3 часа назад
Noo soo badi samia wow guri wooow❤❤❤❤❤❤❤
@xamdaali6078
@xamdaali6078 3 часа назад
Masha allah wl allah haku barakeyo
@Farhia_ali
@Farhia_ali 27 минут назад
MAASHA. ALAAH. KUDHAWOOW. GURIGA CUSUB. BOOBALAHA TOL. NAAG. ADAG ISKADHIG❤❤
@ameyra1
@ameyra1 3 часа назад
Hambalyooo samiyadeena❤❤❤
@AsmaAbdinasiir
@AsmaAbdinasiir 3 часа назад
Guuri qurux badan waaye❤
@Sakariyecrixmaannuure
@Sakariyecrixmaannuure 3 часа назад
Wllshy guushaada waa jeclahy🎉
@nasreenbashe652
@nasreenbashe652 3 часа назад
Huuno hamplyo Wlhi wan ku farxay hora u soco walaaalo❤
@KhadijaMohamed-b8x
@KhadijaMohamed-b8x 3 часа назад
Masha Allah Allah ku barakeyo guriga cusub Samia qurux ❤❤❤
@HazelOmarmoha
@HazelOmarmoha 3 часа назад
Woow so nice house samia keep going❤❤❤❤
@Naima-43
@Naima-43 2 часа назад
M.a Hambalyo abayo Allah haku barakeeyo guriga ad jeceshahayna Allah haku sahlo mida kale abayo hada madaamod kaliga dagantahay taxadarkaagu ha bato abayo is ilaali gabar kaligeed dagan baa tahay wil ama labo wil on gabdho ama dad badan la soconin guriga yeyna kugu soo galin ee bananka ha kugu sugan ama adigu ku sii sug wa walalala o kale wana dad ad isfhanten lkn wali dad ajanibi kala ah baa tihin bini aadamna wax kasta ka filo aad ha ugu kalsoonaanin qof kasta xppti wa iga talo gabar walasha ah oy kula jeclatay hadad comment geyga arki doontid
@AsmaAbdinasiir
@AsmaAbdinasiir 3 часа назад
Samia qurux inta iyo in kabadan ku rajenaya wallo❤
@AsmaAbiib-ie6nv
@AsmaAbiib-ie6nv 3 часа назад
Intii cawa dhan sugaysay farta taaga😂❤
@ashadoll588
@ashadoll588 2 часа назад
Asc samiyo abyo guri cusub marka dagto surah baqrah lugu aqriya kuaqri abyo❤
@RabiaMohamed-u2e
@RabiaMohamed-u2e 3 часа назад
Samia pls apayo 24 hours noso samee
@Asmakheir-z9n
@Asmakheir-z9n 2 часа назад
Isag bax samiya gurigan wlhi haduu bilaa muraayad yahy
@MoktarAsad
@MoktarAsad 3 часа назад
Hambalyo Queen 👑👑❤️❤️❤️
Далее
Katta janjal
00:29
Просмотров 315 тыс.
Hurricane Milton: Storm damage in Fort Myers, Fla.
01:05