Тёмный

Fuad Omar - Mays Aroosna 

Mohamed Amin
Подписаться 26 тыс.
Просмотров 9 млн
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 4,7 тыс.   
@sharmaarkeahmet8945
@sharmaarkeahmet8945 Год назад
Wlhi soomaalidu waa dad aaad u Qaliya oo xiiseya xasuusaha iyo sheekoyinka ma hadhada ah ma jirto dad ka qalbi wngsn soomalida walalkeyga somaligaye iga danbeyo ee heestan dhageysanayow Like ta isaar walala.
@cqaadirsiciid8097
@cqaadirsiciid8097 9 месяцев назад
Wan ku saray ana dhagaysanaye😂
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 9 месяцев назад
​@@cqaadirsiciid8097xaasid😂😂😂
@AbdirahmaanMostapha
@AbdirahmaanMostapha 7 месяцев назад
Absolutely 😊
@libanlegend7863
@libanlegend7863 7 месяцев назад
Somalida wa dad kuwa uxun runta ilahey ba og. Dad isxasda oo isxanta ayagoo salaada kujira 😢
@cabdimaxamed9862
@cabdimaxamed9862 5 месяцев назад
​😂
@agdhigte3
@agdhigte3 Год назад
Heestan Wxaan Ku Xasusta 2010 Mar aan Muqdisho Kasoo Tagaayay oo Aan imid Kampala anoo rabo safar U.S.A Gabadha aan is jecleyn oo aad ugu Xumeyd Bixitankeyga iyo kala dheerashaheena lkn wxan balan kaga qaaday inan isku meel kuwada Nolan doono Hada Alx Waa Xaskeyga oo 3 Cunug iiheyso Wxan Wada Joogna San diego U.S.A Jaceylku Waa Nolol Qurux Bdn ❤️👩‍❤️‍💋‍👨🔥
@sacdiyo1
@sacdiyo1 Год назад
Masha allah allah idin barakeeyo ❤😊
@jareercade1274
@jareercade1274 Год назад
Great 🤎✅
@abdimahatalii7654
@abdimahatalii7654 Год назад
MashaAllah
@aamina864
@aamina864 Год назад
Masha allh barakooba oo baraaro ku noolada❤🥺
@munaali9188
@munaali9188 Год назад
Gg
@ismaacildanan536
@ismaacildanan536 Год назад
Qof kasta oo Ku hamiyaya Guur Xalaala Alle Ha siiyo gabadh wacan /Nin Wacan/ Nolashu waa Farxad La Qaado Nolasha qofka Aad Jeceshay inaad Noolaani ma ogide Ka Faaidayso Intaad wada Nooshiin 😓💖💯🎵
@ramlinappe3483
@ramlinappe3483 Год назад
I.a😢😢
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
Insha Allah 😢
@AbdirahmanSulieman-w1w
@AbdirahmanSulieman-w1w Год назад
Inzha allh wll
@ssmunna3140
@ssmunna3140 Год назад
Inshallah 😢
@AmiraNuurMuse
@AmiraNuurMuse 13 дней назад
Aamin
@abdukhadirjelow3763
@abdukhadirjelow3763 6 месяцев назад
Hestaan Macanta badan hadaad so Boqatay 2024 love ta ❤ ha ila dhaafin
@Tosow1
@Tosow1 6 лет назад
Inta ilamidka yarontooda dhagesa jirtay dib usoo raadisay ismujiya one love somali 🇸🇴🇩🇯❤
@hodandaahir4275
@hodandaahir4275 5 лет назад
Xasuus intoo ku danbeyey alaabta maxa ku dhaqdey heeskan thanks fuad
@mustaphamohamed4424
@mustaphamohamed4424 5 лет назад
@@hodandaahir4275 WAAAW.HEESTANI.XASUUS.PAYILEEDHY
@hodandaahir4275
@hodandaahir4275 5 лет назад
@@mustaphamohamed4424 qof walba waye
@carfix949
@carfix949 4 года назад
\
@marwaatmo4019
@marwaatmo4019 4 года назад
Aniga walhi
@Walal-cabdi
@Walal-cabdi 4 года назад
Hees aan yaraanteyda radio uu aabahey leyahay dagmada boomdheere ku dhageysan jiray ayaa 2020 anoo turki ankara ku sugan dhageydanayaa hadaa qoralkeyga aqrineyso nasiib wacan ayaa kuu rajeynayaa walal
@haliima-moallim470
@haliima-moallim470 3 года назад
you too good lucky
@maryanmohamed4780
@maryanmohamed4780 3 года назад
Good lucky wll
@Walal-cabdi
@Walal-cabdi 3 года назад
@@maryanmohamed4780 tnx walal
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 3 года назад
sido kale wll ana manta dhagaysNa aduun
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 3 года назад
2021 aduun
@hudawandow6800
@hudawandow6800 2 года назад
Qof walibo heestan dhagesanoyo oo community soo galay 2022 ku juraa ma aqani hada adi waxey ku thy lkn waa ku salamay🙏❤️❤️❤️🥰
@cabdixakiinmahamud3196
@cabdixakiinmahamud3196 2 года назад
😂😂😂sowmaha
@cabdixakiinmahamud3196
@cabdixakiinmahamud3196 2 года назад
Macnuhu 2008 ayuu aha 😂😂
@hooyomacaan7144
@hooyomacaan7144 2 года назад
Wan ka qaaday wlloh
@barbarasomlilnd12
@barbarasomlilnd12 2 года назад
Wanka qaadnay hmhmhmh✋
@xasanahmed5
@xasanahmed5 2 года назад
wn kaqadnay wllo🥰🥰
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 года назад
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@ramlinappe3483
@ramlinappe3483 Год назад
😂❤
@xawaahmed3056
@xawaahmed3056 Год назад
Jully. 28. 2023 baan soo booqda😁😁💔❤
@luqaafoqaawane8311
@luqaafoqaawane8311 Год назад
😢🫶🏾🔥
@malyuunmaanka2014
@malyuunmaanka2014 Год назад
😢❤😅
@bintuabdikanialisoumeya3866
xasusti fanan cumar indho yare weye heestan kufsaday ninkan
@iamalone7258
@iamalone7258 5 лет назад
OLD IS GOLD WHOES LISTENING 2019 😍💣💣
@muhku10
@muhku10 5 лет назад
Waafa Ali man really sais ”WHOES”😂😂😂🔥
@adna6038
@adna6038 5 лет назад
I do🥰🥰
@DubbleH
@DubbleH 5 лет назад
SAMEE HERE ❤️
@TUBEXPLAYZ
@TUBEXPLAYZ 5 лет назад
I'm still listening it
@naimashek3500
@naimashek3500 5 лет назад
Iam listening now 20 june 2019 😂
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 года назад
😭😭😢😢 Ala waqtigu muxu cararayaa.. 2008 anigoo ilmo yar oo la joga habar yartay magalada burco xaafada jarmalka ayaan heestan maqlay.. Barigaas dadku iska reer miyi ayuu ahaa, cajilad ayay ku duubnayd heestan , marka aan guriga habar yartay kala shaqaynayo ayaan wada dhagaysan jirnay iyo maalinka jimcaha ee dharka la maydhayo... Walahi markii yaraa een heestan maqli jiray , waxa iska kay qaban jiray jacayl aan meelnaba haysan ..7 jir ayaan ahaa xiligaas jacaylna waxba ka garan mayo lkn heestan ayaa qalbigayga taaban jirtay.. 😂 Maanta waxan ahay 20 jir waxan joga nairobi taariikhdu waa 26 November 2020 waa habenkii uu dhintay maradona laacibkii waynaa...
@SOMALIAIRDROP
@SOMALIAIRDROP 3 года назад
Waad iga dhex hadashay! wakhtigaas Shacabkii Hargeisa Joogay 2008 - 2009Dec. alla muxu wakhti ahaa.
@andregamming3536
@andregamming3536 3 года назад
Sidado kale ayaan aha wllhi waxaan jogay magalada galkacyo
@amishabdihussein6760
@amishabdihussein6760 2 года назад
Xasus akshay sis
@user-mohamadsiciid
@user-mohamadsiciid 22 дня назад
​@@SOMALIAIRDROPlong time wlhi ❤m.a
@rashid252romali2
@rashid252romali2 4 года назад
2023 haddii aad aragto comment allaha cimriga hakuu barakeeyo
@Amira-sr9hw
@Amira-sr9hw 3 года назад
Aamiin
@ashahumblexx1259
@ashahumblexx1259 3 года назад
Ameen
@rashid252romali2
@rashid252romali2 3 года назад
@@ashahumblexx1259 thanks walal caisha barasho wacam
@FeiCutey
@FeiCutey 3 года назад
Ameen insha Allah
@rashid252romali2
@rashid252romali2 3 года назад
@@FeiCutey you welcome
@zadaamapdi2561
@zadaamapdi2561 2 года назад
Almost 14 years later ,and I'm still vibing to this masterpiece.❤️😭
@deeqaaden6809
@deeqaaden6809 Месяц назад
reallllllll🤣
@zadaamapdi2561
@zadaamapdi2561 Месяц назад
@@deeqaaden6809 Hell yeah😭
@munaali4156
@munaali4156 4 года назад
Yaa Ila dhagaysnaya 11 sano kadib heestaaan 2020👍💯💞
@hayadosman6969
@hayadosman6969 4 года назад
Muna Ali aniga wlah 😭
@ashkarlovegunners4039
@ashkarlovegunners4039 4 года назад
Siwacan
@gulleitozman9321
@gulleitozman9321 4 года назад
Anigah walahi✌😭💏🤴
@mohmethlover.smedia825
@mohmethlover.smedia825 4 года назад
11years ago☝☝☝ CIYAALKI. JACYLKA. LAGU. DHALY💝💘⚘😗.
@aragzanabdilaahi5790
@aragzanabdilaahi5790 4 года назад
Me
@ayaanmaxamed3815
@ayaanmaxamed3815 3 года назад
Xasuus ayay igu ledahay heeskan, wakhtigi schoolka ayaa wiil inan iso dirsaday ana idhaafi ayan ku idhi ,Kadib wiilki aya ila so hadalay jacylki ayu iso bandhigay lkn nasiib xumo kaman yeelin ,wiilki si walaltinima ayan iskula hadli jirnay mudo badan, dhawr jeer oo hore ayu arrinki igu so celiyay lakin wan diiday hadana, habenki danbe anoga iska kaftamayna ayuu igu yidhi inan ayan jeclahy ee numberkeda ayan ku siinayaye inanta ila so hadal oo "inanta miyan garanaya " "haa si fiican ayad uga garanaysa " "hye ee iso dir numberka " mise kaygibaba layso diray naxdin marka man diidin ee wn ka aqbalay qof anu si fiican isku fahanay is dabecad naqan ayuu noqday alx hada waa qofan eegto ilahay haidoayo .2017-2021 In kalo badana ilahay hana gadhsiyo❤
@abdullahiabdikadirahmed5340
@abdullahiabdikadirahmed5340 2 года назад
Aamin🥰
@raxmoclaahi4808
@raxmoclaahi4808 2 года назад
Waaw Amazing
@bosslady4890
@bosslady4890 2 года назад
Ameen abayo alle iskuken daayo
@kahinkaka4431
@kahinkaka4431 2 года назад
Amen msha allah runtih hees kasto daren leh qisaa ku dhex duugan wana jclhy qofka marku darenka qisadiisa fagareyo ee nafis siiyo naftiisa ama shalayto ha ahato ama wax wngsn ha ahato isku waara hadii aad xaas tihiin ubad khayr hadaa xiriir wali wadaan nah ilahay ha isku kiina calfo wan ka helay inusan is dhiibin ee uu geesi noqday adna naxariisato noqoto ❤🙏
@happygril6191
@happygril6191 2 года назад
@@kahinkaka4431 adigana waku salamaya 👋🏽
@aydrousmahmud638
@aydrousmahmud638 3 года назад
2021 baan soo booqday heesta waxa igala caajiibsan faalooyinka wakhti hore laga bixiyey dhamaan inta iga danbaysa guul iyo wanaag bn urajynayaa.
@jackdawson7501
@jackdawson7501 Год назад
Im not Somali but this song just feels like nostalgic and happiness love from Pakistan guys and yes thank u Chunkz fir showing me this masterpiece i wish everyone juts happiness in life inshallah love u all
@Mohamed16830
@Mohamed16830 Год назад
Welcome my brother, I hope you understand this sweet song❤
@habimaxamud8574
@habimaxamud8574 Год назад
​@@Mohamed16830 wof wof
@abdikaniabdillahi2391
@abdikaniabdillahi2391 Год назад
You can make it's copy, if u want I can help the meaning in Arabic and English both u interest....
@NadiiraNadiira-g7s
@NadiiraNadiira-g7s 10 месяцев назад
K By g V V b N
@cabdiraxmanabdullawjamac7623
@cabdiraxmanabdullawjamac7623 3 года назад
Heestan wlhi xasuus gooniyay igu ledahay waxan xasuustaa 2014 anoo gaari wataa nin dhalinyaraa iyiri wll horay isii qaad wan ka aqbalay aniga waxaa ishidned hestan cabaar markay heestan socotay bay dhamaatay wuxuu iga codsaday isagoo ilinta ceshan la wll heestan igu soo celi waan ku baryaa wan ugu so ceshay hadana hesti markay dhamatay ban waydiyey sababta ka danbeysa hestan inaa la ilmaysi wuxuu igu jawabay xaaskisa xalashaa uu aad ujeclaa inay goor waliba heestan uqadi jirtay hatana ay adunka korkisa kula nolayn oy geryotay isna uu aad ujeclaa runtii aadban ula xanuusaday wll badal qayr qaba allah kugu badalo xaskagana janatul fardawso allah ugu bishareyo😰😥
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 года назад
Allah ha u naxariisto xaaskiisa 🤲😥
@Thatoneog363
@Thatoneog363 2 года назад
Alleh weyne hawnaxaristo wllo 🤲
@qaraashaabdillahi4445
@qaraashaabdillahi4445 Год назад
Alle ha unaxariisto wlaal😢😢😢
@hamdagesey6416
@hamdagesey6416 Год назад
Really I am crying Allah keeps jana firdowa😭😭😭
@sihaammohamed3089
@sihaammohamed3089 Год назад
Anaaba ilmeeyay imka
@caddexassan5725
@caddexassan5725 4 года назад
2020 hada dhageysaneysid Like👈
@zakariyeabdi6274
@zakariyeabdi6274 3 года назад
Wll hestan hade aad dib uso radisay 2025 allah nabad kuku garsiiyo wana aden jeclahy walahey🙏❤
@Sihaaam22
@Sihaaam22 Месяц назад
2025 3 bilood ka dhiman nabad alle ha Nagu garsiiyo abowe adnah Ina nabad qabto rajena I.a ❤
@thewarrior390-p1b
@thewarrior390-p1b 7 месяцев назад
Warki ugu horaysay een dhagaysto heestan waxaan ahayd 2007 ano 6 jir ah magaalada Hargeysa joga waliba radiogi cdka lagalin jiray,wahat a memory😂😭.Cawa oo ay taariikhdu tahay 02/03/2024 oo habeen sabti ah oo Axad so galayso oo sacaduna tahay 23:33 oo waliba isla magaalada Hargeysa joga ayan dib u dhagaysanayaa si dareen waliba ano aad iyo aad uu murugaysan😢😭.InshaALLAH 2025 rajaynaya inaan sidan o kale dib uso bogdo ano nolosha guulaystay o horumar gadhay, sido kale guulaysta walalahayga Soomaaliyeed.🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@bahjaibraahiim238
@bahjaibraahiim238 3 месяца назад
Insha Allah wll
@galladHassan
@galladHassan 4 года назад
Waxay ahayd wakhti aroor hore ah oo fallaadhaha cadceeduna ay markaaa so baxeen markii aan isku weheshanaynay imtaxaanki 8ka ee 2011 Waxay si kalgacalnimo leh iigu qaaday heestan midhaha macaan iyadoo ii dhoola cadaynasa wakhtiga tagayw salaaama .mising that old days❤😉
@rayaancabdi9769
@rayaancabdi9769 Год назад
Anna haben isnin ah bisha 5aad 22 2023 Ayn commentigaga aqrinaya 😢
@ashcaricabdulahi3638
@ashcaricabdulahi3638 6 месяцев назад
Ala maxay hees macaan ahyd 4 sanno ayaan jiray wakhtigay soo baxday maantana 20 jir Alx manta waxy ku beegan tahay April-9-2024 1:43 Ramadan 29 last Alx hadaad iga dambayso liketa ha ila dhaafin
@kingkhalid407
@kingkhalid407 Год назад
Who else missed this legend Fuad Omar one of the best artists ever to hold a mic. 🎤 😍🤧
@SadamMohomoud
@SadamMohomoud 3 месяца назад
Dad badan aya heestan dawan doona 6 sanno ka dib ❤20 sanno ka hor what A moments 😢 nolol qurux badan
@aydarusfaysal9817
@aydarusfaysal9817 5 лет назад
Aptigay fu,aad omar wixii isaxaaqaw liketa isaar reer aptigay🌹🌹🌹✌️✌️✌️👏👏
@hassanyussuf8381
@hassanyussuf8381 3 года назад
Special didecation to my lovely wife luuley for standing with me since 2011 till 2021 and being blessed with three beautiful children.much love
@kingcolonel5844
@kingcolonel5844 6 лет назад
First heard it on My sister's wedding 10 years ago.Now listening with her three beautiful kids.Life is Short.Just enjoy 💙💜💙💜💛🌼🌸🌼🌼🌼🌼
@dvdbdb9375
@dvdbdb9375 6 лет назад
My Name is Abdi and I'm not a terrorist lol ”my name is Abdi and im not a terrorist” love that name tho
@m10munir
@m10munir 5 лет назад
Same here witnessed my elder wedding now she has a girl and a boy Alhamdulillah ❣❣❤
@scwscw3047
@scwscw3047 5 лет назад
My Name is Abdi and I'm not a terrorist mashaallah 💯❤️
@alisheikh4003
@alisheikh4003 5 лет назад
So who said you are terrorist? Kindly please just avoid such name like that thank you.......
@gobaadahmed7340
@gobaadahmed7340 5 лет назад
This is was my wedding first dance song still love to listen with my beautiful 4children Memories 2006 ❤️💕💕❤️💕💕💕
@mohametthassanelmi6470
@mohametthassanelmi6470 2 года назад
Heeestan hadii aan maqlo dareyn aabonimo aan dareymaa 2007 wxa dhageysan jiray abahey mcn oo hda nolol io geeri lagu la yahay mudo lga jgo 14 years aapo mcn hdii aad nooshahay allha kuso ifiyo hdii aad naga hormartayna jano harso wlhi commentigan markan so qraye indhahayga ilmaha way buux dhaafiyen aduunyo io xalkeyda🥺😰😰😰
@Ahmedj48
@Ahmedj48 2 года назад
Dareeen xanuun ah poe illahy jano hageeyo aabe
@mohametthassanelmi6470
@mohametthassanelmi6470 2 года назад
@@Ahmedj48 aaaamin pyo mcn❤️🥺
@ruun14
@ruun14 2 года назад
Insha allah waad heli doonta 🥺🥺🥺🥺
@apshaa_abdullahi1149
@apshaa_abdullahi1149 2 года назад
😢 wallahi aniga xitaa qoraalkaaga markaan aqriyey xaada I istaktey.
@mohametthassanelmi6470
@mohametthassanelmi6470 2 года назад
@@apshaa_abdullahi1149 aduun io xlkd wye ugaas😢
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 года назад
Stop saying "who listening in 2021" everybody will listen this song till the end of the world....this song is 'LEGEND Edit: 2022
@ubahkhayre8962
@ubahkhayre8962 3 года назад
Yessssssss❤️❤️❤️❤️🥺
@ubahkhayre8962
@ubahkhayre8962 3 года назад
@Baba Foodle hargeissa
@nawalabdi3735
@nawalabdi3735 3 года назад
❤🔥
@mohamedm6994
@mohamedm6994 3 года назад
Yes 🥺
@sahraabdi1152
@sahraabdi1152 3 года назад
🙌 yes😔❤️memories
@habeshamusic201
@habeshamusic201 5 лет назад
Much love ❤️ from Eritrean brother, but I don't know what he saying. I love Somalian people:very honest people. I wish you all ☮️ peace.(favorite Somali song)
@nasibyare5042
@nasibyare5042 3 года назад
@Mr Bille most of foreign people say Somalian, and nowadays Somalian became official word to express somali people nationality. ❤❤❤ eritrea.
@nasibyare5042
@nasibyare5042 3 года назад
@Mr Bille correct. But the sad thing is that even in so many online platforms while we fill documents I saw Somalian. This needs deep correction . I do appreciate your efforts brother to change this misunderstanding. ❤❤❤
@_dj_hapoh_8371
@_dj_hapoh_8371 3 года назад
@@nasibyare5042 a
@lottapaavola88
@lottapaavola88 6 лет назад
the best somali song ever!it tells about getting married and love!❤when i was young we always listened to this song with my somali friends!and i remember hearing this song in so many somali weddings and parties that time!
@zakihassanabdi8679
@zakihassanabdi8679 5 лет назад
Yeah it's true Thanks for ur interested our beautiful songs🇸🇴👍
@basayumary1517
@basayumary1517 5 лет назад
Absolutely 😍
@abdirazakdahirjama2544
@abdirazakdahirjama2544 5 лет назад
Thnk u very much
@amaluk7107
@amaluk7107 5 лет назад
Thanks dear
@Karisma187
@Karisma187 4 года назад
Abdirizack Hassan Abdi this song is from Somaliland, stop claiming our songs and culture!
@khaledqalbidhaye2432
@khaledqalbidhaye2432 2 года назад
Old is gold. Heestan aad ban ujeclahay. Waxaa jirtay waqti aan safar ku tagay 🇸🇴 gar ahan abudwak mel layidha baa inan aad uqurux badan ba iga heshay .anigu waxan ka imid cairo waxan la socday abbe iyo hooyo nin dhalinyar ban aha Gabadha aad baan uga helay lkn xooga wan is adkeyn jiray inanta deris baan ahayn meel wax lagu gato bay la haayen aabbe intan lacagta aso qado ban waxanan ubahneyn gadan jiray! Waxay socoto mudo 3 bilod ah ay na dhaftay bay inantii fiidkii darbiga iga yeertay. Gabadhi way ii dareen shegatày ana farxad habenkii maan sexan❤ 7bilood ban jognay meeshi subax aan tagaynay habeenkedi baan heestan isku meel ku dhagaysanay Anigu hada🇨🇦 ban jogay 2021 ban abudwak ku noqday. Wana badi goobay wana wayay💔 waan uxiisay wlhi quruxdeeda😍
@rehemahashi9762
@rehemahashi9762 Год назад
Abudwak miyaa tiri 😅 Wall soo laabo Wan joogaaye 😢
@Mohamett320
@Mohamett320 10 месяцев назад
Rᴇᴇ ᴄᴀᴀʙᴜᴅᴡᴀǫ ᴀɴᴀᴀ ᴀʜ😂
@AnfacDagan-b4n
@AnfacDagan-b4n 4 месяца назад
Masha allah waa qisadiina lkin waxa xumaaday markaa weydey inaa is heeshaan ku farxi lahaaa
@Zamzam-f6m
@Zamzam-f6m Месяц назад
Markasa laga raba ina nambar wx laga helo ka qadato lkn nasiib wcn wll
@asmaqani4022
@asmaqani4022 3 года назад
First time i heard it was my older sister's wedding 2008, now she has 8 children❤ such a memory 😭
@somal_lad676
@somal_lad676 3 года назад
Mashaallah ,what a good memory
@hanadhandz3797
@hanadhandz3797 3 года назад
what a good memory wlhi
@mohamedhoussein3143
@mohamedhoussein3143 3 года назад
Macha Allah.
@mariomario9993
@mariomario9993 3 года назад
In 2007 i was 7 years old damn time flyes
@m.manny2287
@m.manny2287 3 года назад
I was born 2007
@zamzamsharaf4158
@zamzamsharaf4158 3 года назад
Intii 2021 dawanaysa heesta like isaara
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 5 лет назад
Garaca xiliga RU-vid wax soo galiyay ayaan ka yaabay Wlhi ana shaadhka dabada laygu xidhi jiray maanta waxa laga yaaba inaanu isku kabo nahay muxu wakhtigu dad isi soo gaadhsiya 😂😂😂😂😂🙏🙏🙏🙏🙏salama shoodhe
@LUCAZH23
@LUCAZH23 9 месяцев назад
Still 2024 dhagesanaya like dhac kusi hda sideyda cml tahay😂😂😂😂
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 3 года назад
Soomalida waa dad aad uqadariya xasuusta iyo dareenka ay leedahay, aad waxaan ula tacajaba markaan akhrinayo Comment-yada qaar.!! Salam🖐
@amiishacomentkudhiigle797
@amiishacomentkudhiigle797 3 года назад
Waankaa qaadanay❤
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 3 года назад
kkkk sxb xqiiq aniga heesihi hore hdn arko commemts ayaan aqriy
@adnaanmohamad
@adnaanmohamad 3 года назад
salaan sare
@balkismoha7897
@balkismoha7897 3 года назад
🇸🇴❤💉🔐
@indhadeero9120
@indhadeero9120 3 года назад
From m.tooyo😁
@allthings9498
@allthings9498 7 лет назад
Lyrics💖👈 👇 indhahyga aragtidada adbay ugu farxaayanee 2× adbo kale admikan Kumaan arakee adoo kalabe admikana Kacaloo kuman arakee 2× ubax araka baxy iyo ididadiisu qalbika kasoo baxay ayaatahee axdi meel madhiganaa Macan meeys aroosna 2× Hablaheena markaan Eekoo adbaa ugu ilwaad quruxee 2× afkaygu amaantada ufududaayee afkaykuna amaantada kacalooy ufududaayee 2× inkastooy aduunyadu aytahy ayaan qura 2× adaan kaa ishaartee axdi meel madhikanaa Macaan mays aroosna 2×
@thanhvanthanh2306
@thanhvanthanh2306 5 лет назад
2x
@thanhvanthanh2306
@thanhvanthanh2306 5 лет назад
Co
@saalimiinsaciid252
@saalimiinsaciid252 4 года назад
Hees
@kimjognun7268
@kimjognun7268 4 года назад
Mahadsanid 💘
@thexaynoosh
@thexaynoosh 4 года назад
"Ubax haro ka baxay iyo.." Sxb qoraal badanbaa kaa khaldane inagaga noqo.
@asmaalbebas2779
@asmaalbebas2779 6 лет назад
Hi I am From Algeria I love this song Somali People ♥
@djiboutiangirl4636
@djiboutiangirl4636 5 лет назад
Merciii 😘😘
@akrammohamed6779
@akrammohamed6779 5 лет назад
Asma Albebas thank you so much sis
@warsamedacad123
@warsamedacad123 5 лет назад
❤❤❤I love to
@abdullahiabdi3118
@abdullahiabdi3118 5 лет назад
I love you toooooooo 😚👋👋
@tata143
@tata143 5 лет назад
Amazing
@Teambarmudo
@Teambarmudo 2 года назад
14 years later, if your still watching this you're a legend
@DREADL
@DREADL 4 года назад
I don’t listen to somali music but this brings back memories from my childhood 😢
@siennaadams6835
@siennaadams6835 4 года назад
Omg SAMEEE especially when we used to listen to them in the car😭
@DREADL
@DREADL 4 года назад
Afnann tell me about it man😭
@black2.017
@black2.017 4 года назад
Exactly I don't listen to somali songs but this one memories
@azwaanahmmed7977
@azwaanahmmed7977 4 года назад
Me too 😰
@Megaman-kk1lu
@Megaman-kk1lu 4 года назад
Me too bro I used to hear this when I was like 4,5 years old
@khadaryarevornia4821
@khadaryarevornia4821 Год назад
Hada Kohor Heestan markay so baxday Waxan is jeclayn gabar jarkayaga Waxan wada Ciyaari jirney jabataanta Anago yar yar Maalin maalmaha ka mida ayay hees igu so qortay Warqad barigaas waxa laysku qori jirey magaca wiilka magaca gabadha I love you😂 Kadib heestan baan ana u qoray wallshay aniga iga weyn anoo qorya i aragtay maamo lay sheegay Sheekadi waa qaraxday inanti jaarka waa la ogaaday hooyaday ayaa hooyadad u tagtay ka dib inta labadayadiiba qol nalagu xareeyey Nala garaacay 😂🙈 maalinki dambe marka iska hor nimaadno waanu kala foorarsan jirney 😂😂 Hada Waa La qaba gabar yar u joogta alle haw barakeye 😍❤️ Xasuusba xasuus ka mudan
@aamina864
@aamina864 Год назад
Ala beerka dad dhan oo jacel jilaaye baad ehedeen 🤣🤣🤣😭1 January 2023
@InaXasan-rv6jg
@InaXasan-rv6jg Год назад
😅😅
@hibaaqcalimaxamuud1122
@hibaaqcalimaxamuud1122 Год назад
Jacaylki isha ka farta😁
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 10 месяцев назад
Baga hadan sidas laydin garaaci lahyn meel fog idinla gaadhi lahyd😂
@yourdeadfacex
@yourdeadfacex 9 лет назад
PLAYED IN EVERY WEDDING/PARTY ON EARTH LOL
@nimomohamed2825
@nimomohamed2825 7 лет назад
Sawa Sour 😂😂😂😂 unoo
@lolalu975
@lolalu975 7 лет назад
Sawa Sour 😂😂😂💋
@ahmedabdirahman3460
@ahmedabdirahman3460 6 лет назад
hampalyo
@masoom3939
@masoom3939 10 месяцев назад
Who is here in 2024 🥺
@SalmaXuseen-p3v
@SalmaXuseen-p3v 7 месяцев назад
Maxay😂
@Boyger-h9s
@Boyger-h9s 7 месяцев назад
29th/March 19th Ramadaan Jimce
@jeon_maqsuud1852
@jeon_maqsuud1852 6 месяцев назад
3 April ramadan 25 arbaco ❤😢
@Ubaxcabdirxmaan
@Ubaxcabdirxmaan 6 месяцев назад
Same😂😂
@mrsheekoyin2467
@mrsheekoyin2467 6 месяцев назад
Me bro
@hilkasosman6555
@hilkasosman6555 4 года назад
14-april 2020 dadka iga dambeeya like ha ila dhaafin🤨
@akrammohamed2426
@akrammohamed2426 3 года назад
14 april 2020 hal sano aa laga joogaaye ma nooshahay
@Axmedak8
@Axmedak8 5 месяцев назад
​@@akrammohamed2426 aryaa adbo 3 sano kadip ma noshahy😂😊
@Abdiaziz48
@Abdiaziz48 Год назад
Legendary song! In 2007/2008, every wedding was literally played on this song.
@sultansaid6815
@sultansaid6815 6 лет назад
Jacely dhaba qof kuuu hayo ayuunbaaa daremayaaa heestay qimaheda intiii igu raacsan like saaar💑❤️🌷🌺👍2018
@heybecade171
@heybecade171 6 лет назад
Jaceel dhab ah qofkuu hayo uunbaa dareemi karo heestan Alleylahe
@hamdaismail4524
@hamdaismail4524 6 лет назад
Qof single nimo nacay ayuunbaa dareemi karaya wll😂😂
@CSCShow
@CSCShow 6 лет назад
sultan muniir boowe kaa dhabta iguma dHacba
@kaafiaabdirahman1963
@kaafiaabdirahman1963 5 лет назад
Wale wa sida 💏
@saababdi263
@saababdi263 5 лет назад
Ima haayo Lkn. Waadarema
@naseebabdalle4631
@naseebabdalle4631 2 года назад
My older sister used to listen it so much when she was in our home Imagine now she is a mother of 9 children and I got married before 3 months ..memories 😔
@laapac9563
@laapac9563 4 месяца назад
and your in youtube comments girl find a life 😂😂😂😂
@abdiqanimahamed4427
@abdiqanimahamed4427 6 лет назад
Yaa ila dhagaystay 2019 Heestan waxay ixasuuusi jacaylkaygii hore Inantan isku claaska ahayn Een mar wlba is eegi jiray kadibna aan usheegtay kadibna iga dhimatay Ma ilaaawo xasuus maguurtana
@axmedmaxamud747
@axmedmaxamud747 5 лет назад
Samir iyo iiman sxp Waaa xanuun wllhi
@queenoftoday8841
@queenoftoday8841 5 лет назад
Me Heestan waxay ixasuusi jacaylkayka 3/2/2019/3:55.p.m.
@axmedmaxamud747
@axmedmaxamud747 5 лет назад
@@queenoftoday8841 Indr imika aniga ijiclow
@fatushaden7478
@fatushaden7478 5 лет назад
Sory bro allah ya raxma
@xamsecabdilahi8962
@xamsecabdilahi8962 5 лет назад
Zorry sxp
@munaali4156
@munaali4156 5 лет назад
Old is gold whose listening 1/10/2019 galab wangzn 🙄
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 4 года назад
Ciyaalkayga ayaan uga sheekayn doonaa inaan heestan wada dhagaysan jirnay hooyadood.
@queenhamda5872
@queenhamda5872 3 года назад
War ibraahimow mrka hore hoyadod keen bal markasad uga sheekayne😂😂
@mohmethanat5743
@mohmethanat5743 3 года назад
@@queenhamda5872 Wxiisu. Waaa niya😂
@zalmaluul3965
@zalmaluul3965 2 года назад
Imtixankiii Semesterkiii noogu danbeyey ee jamacada 2016 marka saaa ugu soo baxney ayaaa baska jamacada laga daarey wana markiii igu horeysey aan maqlo heestan adeerkeyga aan gurigiisa jooga wiilkiisa ayaaa jeceyl xidhiidh xoogan naga dhexeyey asaga iyo labo wiil oo kale ayaa hestan dartey oo baska nala soo raacey wana laga xagabaxayey magalada bosaso asna isku jamaacad ayan ahyn lkn laba faculty kala dhigan jirney sheeko dheer ka dib wan is guursaney ano umula cunugiii igu horeyey ayuuu naag kale ila guursadey maseyrkiii aan ka qaadey wadankiiiiba wan ka soo tahriibey,yemen ban ka baxey ka dib maleysia ayan tagey ka dib thealand halkaaas ayan australia ku noolahey ALX imanka hooyo 3 ilmo haystaa ayan ahy qof sa''iid u wanagsan ayuu alle ii dorey ilaahey haysku keen daaayo ♥️🤲xasuuusaha qaar ma wanagsana like heestan oo kale 💔😂
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Год назад
Kkk waxas maser lama oran karo wll😂😂
@egalhashi007
@egalhashi007 Год назад
Hh majerten maseyr baa lagu xantaa 😀
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 Год назад
Maserkaga kuma qasaarin hadab Australia ku kenay😂 🇦🇺
@balkismoha7897
@balkismoha7897 3 года назад
Wxn Hasusta anno cunug yr ah 12 sanno ka hor akhrin jirey intaan melahs ka mqLey hatan ayaan dhageystey hestan mcnka bdn🔐❤2021,July 12, inti ila dhagesnesa like hasaarTo🌷galab qurux bdn
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 лет назад
amazing song. My Childhood 2008 jigjiga my city 01 Millennium area 🥺😭 what a golden time With out a Video 3.4M views April 2019• Old is Gold• Axdi Meel ma dhiganaa 🔐 Mcn ma is aroosna 👰🤵?
@MohmetAmad
@MohmetAmad 5 лет назад
exactly bro
@yarantixajikaxajika3647
@yarantixajikaxajika3647 3 года назад
Hada intay marayso egg 😂❤️❤️❤️
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 2 года назад
@@yarantixajikaxajika3647 6M😂🥺
@badarsiciid3718
@badarsiciid3718 2 года назад
zxpkay isku midbaynu nahay
@suldaanabdikareem3931
@suldaanabdikareem3931 4 года назад
Wllshy #aamina maxaad heestan adoo dhalin yaro ah. Adoo dhagaysanaya ku arkay MarkaaD dharka dhaqayside ama hayside howsha xafada iminka marwo ayaad thy alla hakuu barakeeyo qoyskaga 🙏🙏🙏
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 года назад
Amiin
@mohamedomarhirsi8580
@mohamedomarhirsi8580 2 года назад
Sxb waqtigeee ayay ahayd😰😰
@Mwendaz10
@Mwendaz10 Год назад
A Somali classical tune. I remember me being 15 years and being madly in love with a girl called Ruuman and dancing with her in my cousins wedding. Nolstagic moments…❤
@AiSenussi
@AiSenussi Год назад
You never married her? Mise the Man part scared you 😄
@xasaasichannel6637
@xasaasichannel6637 3 года назад
wlhi xasuus bay ii tahy heestan waxaa qiso jacayl na dhexmarty aniga iyo gabar aan jeclaa oo aan Isku school eheen magaceeda aan xuso (muniira) waqtigii heestaan la xiisayn jiry habeenkastana shukaansigeenana ba banka ayuu ahaa heestan markaa arko iyada baa igu soo dhacdo waa qofti iigu horysay noleyshda aan jeceel dhab ah u qaado jir oo joog muniira xpiipti iminka waxaan ku wada noolnahy muqdisho 2021 balse wali zxpo ah noolow dear 😎😍😍
@maxamedkhadar6905
@maxamedkhadar6905 5 лет назад
Hadaad kabo la'aan ku daawanaysid like ii saar wll 😂😂
@MxmdAmn
@MxmdAmn 4 года назад
😂😂😂😂 waad iga farxisay wlhi
@ugbaadclaahi3190
@ugbaadclaahi3190 4 года назад
😂🤣 anna kulamid ahay😂
@teamdhiga1616
@teamdhiga1616 4 года назад
Qosol ugumaherin
@teamdhiga1616
@teamdhiga1616 4 года назад
Wow what asong
@mohmethlover.smedia825
@mohmethlover.smedia825 4 года назад
WaayEl. Lkn. XagE. Iga. AragtY. Zhp😁😁😁
@esmahan143
@esmahan143 3 года назад
Old is gold heestan markee soo baxayse wan yaraa lkn gabadh iga weyn dhageysan jirtay markee dharka inoo dhaqayso😘🤗 illah cafimad iyo cimri dheer hasiiyo ayada iyo caruurta aan habaryarta u ahay🤲❤
@hafiid
@hafiid Год назад
Waxaan dhageysanaaya heestan cawa oo tarikhdu thy 29julay 2023 waxaan rajeynaa hdu alle ka dhigo inaa safarkyga nolosha galo waxaan rajeynaa hadii aan nolahy in aaan dib ugu soo laaabto anoo xaqiijiyay riyooyin badan oo laabteyda ku duugan inshallh❤
@Nimcodagan-tc7mh
@Nimcodagan-tc7mh 4 месяца назад
Wllo waxd rabtay ma heshay wll😢
@hafiid
@hafiid 18 дней назад
@@Nimcodagan-tc7mh alxm abayo haa alle waa inad geyay meshaan rabay inta dhiman alle ha ii fududeeyo
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 7 лет назад
Xusuus Barigii maxakiimta & itopiyanka isdagalayeen 2006_2007 xusuus 😭😭😢
@elmoogemohammed3910
@elmoogemohammed3910 7 лет назад
runtaaa lafihii hore cadeeey, anoyara maqli jiray
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 7 лет назад
Ahmed Mohammed Haa huuno Xusuus iyo Nus waye.. ilahey cimriga hainoo dhereeyo
@elmoogemohammed3910
@elmoogemohammed3910 7 лет назад
aaamin macanto kuligeenbo
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 лет назад
Dr_ Sihaam armaan anigu dhalaninba😄
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 лет назад
Maxaakiim iyo itopinkaan maad joogtay dalka woow wlhi inaa asal dhalad eh tahay aadna geesi tahay xabadna ka ordeynin cady .kula mid aan ahay heer waxaan gaaray barigaas aanbo kor fiiriyo oo madaafiicda aanbo ka cabsanin subxanallh caruurnimo wlhi kkkkkkkk Xamar cadey mala hilmaami karaaba Yaa allaah nabad iyo barwaaqo ka dhig gurigeyga macaanaay 😘😘😘😘
@kuzgun88
@kuzgun88 2 года назад
I heard this song for the first time at my uncle's wedding in 2008, being only 7 years old. Wallahi time flies🥺
@laapac9563
@laapac9563 4 месяца назад
ceeb boy
@bilecusmaan9652
@bilecusmaan9652 5 лет назад
How many people's who lessening in 2019 if like here
@bigshipsounds
@bigshipsounds 5 месяцев назад
Have really searched for this tune 😂😂😂.... Am leaving a comment so that whenever somebody likes it......i get to listen to it......🇰🇪🇰🇪🇰🇪 2024 and we are here
@asmazayn5843
@asmazayn5843 7 лет назад
I am Djiboutian arabic but i also speak somali because i learn i love somali
@khalifmoha1980
@khalifmoha1980 6 лет назад
Roshni Ardo Love
@ayaanleayaanle6942
@ayaanleayaanle6942 6 лет назад
Roshni Ardo We love you too
@qambi-y5j
@qambi-y5j 6 лет назад
Roshni Ardo let me guess. You are. Mum. Ayaaa. Nin. Arab. Faro xumrye.
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 6 лет назад
Roshni Ardo Mahadsanid huno
@yusufmohamed9698
@yusufmohamed9698 6 лет назад
999 Ali ceeb Waryaa abaayo waaye,
@moali2955
@moali2955 5 лет назад
My wedding song 2008, this shit still banging! the legend of awesomeness
@apdifatahhapane9166
@apdifatahhapane9166 3 года назад
Caawa ayaan Dhagaysanayaa Aniga Oo Qiiraysan Oo Waliba Ooyaya😭😭❤❤❤❤😭😭
@ugaasoabdirixman6032
@ugaasoabdirixman6032 Год назад
Seedi is giiji wan kula hayaa cawa
@Genyadamadaw
@Genyadamadaw 8 месяцев назад
2024 Dadka Halkan ima naya wan idin slamay 🙌❤
@hamzehossein7220
@hamzehossein7220 8 месяцев назад
Wlg qadyy🎉
@hamsehuseien381
@hamsehuseien381 5 лет назад
inta xasuus dheer dheer gashay ee ciyaalnimo.xasuustay wl farta taag 2008 wxn dhiganayay school dhexe ayaan sideedaad marayay wxn jeclaa kubada iyo wxbarashada hasawaha iyo habla la sheekaysiga wn necbaa hablaha wayba iga biqi jireen markaan casaanka.u saaro ee jidhka is galiyo maanta wxa ka soo wareegay 11 sano wxnan dareensanahy qiimaha hablaha wxnan.ahay maagane doonaya inuu guursado inan gayaankiis ah aduunyo
@safiyodhaqane2263
@safiyodhaqane2263 2 года назад
Runtii heestaan waxaa isoo qoray gacaliyaheyga cabdisalam qiyaaas maleh jaceylkaan uqaaday walaahi asiga waa xaasle caruur wuu heestaa blse aniga sidaan ugu walanahy asigana wuu ijecel yahay in kastoo aan jecleen nin guri leh inan guur la galo lkn aniga siduu iigu naxariisanaayo xaqiiq hadal kuma cabiri karo dareenkeyga ilove you so much keygii😒😒😒😒😒😒😒
@thatchicksahra
@thatchicksahra 4 года назад
Who’s listening in 2020?? Clasic
@Isra-q3d
@Isra-q3d Месяц назад
Wakhti tagyow saalma video wax sodhigy wakhti laga jogo 16 sanno ana waxn arkay 2024 runti mudo udhaxysay anaa laga yaba inan carurtyda mustaqblka dawadn o tuso hadi ilahey nafta idaayo ❤🥰❤❤
@samsammuhamed2241
@samsammuhamed2241 2 года назад
Wakhti xadirkan dareen kayga ma cabiri karo lkn waa iska xaal adun wakhti ban so eegi dona oo manta ka wcn 19 may bisha /5naad 2022/malin khamisa /sacadu 11:54 /bosaso deqa xasuus ahaan ban uqortay hadan nolhy wan so egi dona insha allaah😥
@aamina864
@aamina864 Год назад
Hye maad nooshahay 🥺1 January 2023
@yousufyaasiinmohamutt5993
@yousufyaasiinmohamutt5993 Год назад
Haye ma noshahay 3 may 2023🤣
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 5 лет назад
Waan Qiiroodaa heeskan markaan dhagaysanayo, waxan soo xasuustaa jacaylkaygii 2009 isku class ka ahayn machadkii Jamal Abdi nasir Ee Burco. 29Apr,2019 isniin 12:00pm Hargeysa.
@mohamedyemeni9060
@mohamedyemeni9060 5 лет назад
mxadka my secondery school😅 iyo cali xaaris ba
@MohmetAmad
@MohmetAmad 5 лет назад
inbadan nolow shp wakhtigu uisguraya wlahi
@princesszakia474
@princesszakia474 5 лет назад
mahaysid miyaa imika
@MohmetAmad
@MohmetAmad 5 лет назад
@@princesszakia474 mxad karabtaa adigu wll
@princesszakia474
@princesszakia474 5 лет назад
iga raaali noqo sicadiyan kuwaydiiye xuman igama ahayn wllkay
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 года назад
Somalida waa dad qadariya xasuusaha Cajiib!!❤️ Yaa rabbi inta is jecel isku calaf farxadna sii Hargeysa ayaan ku dhageysanaya anigoo dhulkaas in aan ku soo dalxiiso mugadishu uga imaday 6/2/2022💕
@sadiqmoxamedcabdi2264
@sadiqmoxamedcabdi2264 2 года назад
🥺🥺
@hafsanorelmi3994
@hafsanorelmi3994 2 года назад
Masha allah abayo🥺😢😫ilah farxada qalbigena baqi ha ugu dhigo
@kaafiofficial2101
@kaafiofficial2101 7 месяцев назад
hestan 2008 ayan jeclan jiray cawa ayan dib uso booqday /6/3/2024/ like ii saar hadad halkan imaatay ❤❤☝️
@mohahanad5538
@mohahanad5538 2 года назад
The first time I heard this song was in 2008 when I was 7 years old and I was listening to a radio by my aunt. I did not understand the meaning of the song, love and marriage. But tonight is Friday 14/10/2022 and I am 20 years old. After a long time and a lot of love and experience, tonight I understand the meaning of the song, love and marriage. time is running out
@adeeca3543
@adeeca3543 2 года назад
Tonight I revisited this song it really is a beautiful feeling when you are listening alone we miss you fuad Omer😭♥️
@deltaciid9979
@deltaciid9979 2 года назад
Also to day i revisited 🥶
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Год назад
We don't search old songs We search old memories 😊❤ fu'aad Omer ald men 😊❤
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 2 года назад
18 / Janoury / 2022, 11:10 am What a wonderful memory of this song. I remember when I was a little boy in Bossaso around 2008-2010 they used to listen to a sweet mother and her friends when they were busy or going to the city what a golden time it was.!!
@kunsports2144
@kunsports2144 7 лет назад
2008 ayuu soo dhigay videogan, waqtigas aniga ciyaal shaleemo iska ahaay in RU-vid uu jiro maba ogeen wlhi😂😂😂😂
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 6 лет назад
Moe nur 😁😁
@kalsoonxasan3162
@kalsoonxasan3162 6 лет назад
kkkkkkkkkkk
@khadiijahm1764
@khadiijahm1764 6 лет назад
😂😂ani cajiin makiinada kadooni jiray walashayna radioha kadhageesan jirte 😂😭
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 5 лет назад
Same wllhi aabo kkkk
@KhalidAhmed-vn4nw
@KhalidAhmed-vn4nw 5 лет назад
Moe nor wlh niyow waqtigas xabad ayaa ridayey amaxaro isguwenay
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 5 лет назад
2019 ayaa ila daawanaya 8 janvier waa malintii dorashada puntland😂😂 deni kkkk
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 5 лет назад
🙋🙋
@HARGEISA2023
@HARGEISA2023 5 лет назад
Dacwi Apti Anaa hada Dawanaya Aad Ayaan kuu samalayaa From Schweiz 🇨🇭 hehehe
@Garoor
@Garoor 4 года назад
@@HARGEISA2023 hehehe
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 9 месяцев назад
​@@HARGEISA2023wankaqaday sxb aad iyo aad
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 4 года назад
Waxan jogay Magaladi jecylka Baladwayne, gabar an isku Dugsi ahan jirnay oo layira faisa aya isjeclayn, hestan ayanu jecyln inan siwada jira udhagaysano. Marwalba waxey idhihi jirtay Abdalla, Jecylka Calafka, calafka aya wayn. Nasibka ha isku kaya simo, waxey ahayd jecylkaygi igu horeyay, Famlykeda aya uwaday Xaga iyo Ethopia kadib Sweden hada marki laso wada galay qurbaha, ayida hada wa hooyo 1 wil leh ninkale xaskisa, anigana wali single ayan ahay.
@hajjimohamed1317
@hajjimohamed1317 4 года назад
Abdallow sorry gabar fiican Allaha ku siiyo sxb.
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 4 года назад
@@hajjimohamed1317 Saxib salan qimo leh ayan kuso diraya
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 4 года назад
@@hajjimohamed1317 Ameen bro
@farhiomohamed9899
@farhiomohamed9899 3 года назад
From balad weyn allah ku sahlo taa doneysid
@abdirahmaniska
@abdirahmaniska 3 года назад
Anigu wxn ku maqlay heestan beletweyne 2006 aroos ka dhacayay xaruntii darban lamagalaay waan yaraa lkn heesta aad baan ula dhacay intaa kadib xaruntii amaan jiis baa laga shidi jirey jcylku waa dhibaaato single nimada allah hakaa saaro sxb
@SaadoAli-i9y
@SaadoAli-i9y 9 месяцев назад
qof waalbo heestan dhageesanayo 2024 waa ku salaamay galactooyo
@sacdiyocali3363
@sacdiyocali3363 7 лет назад
Kkkkkk ar dadkaan xasiidsana ilke igu qabo inta iga danbayso heestan dawanayso o last dhcday love yaqay😂😂😂😂😂😂😂😂😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋
@ahmedsiyad3783
@ahmedsiyad3783 5 лет назад
War ma likete ayd ku farax san tahy
@jaamafakar4346
@jaamafakar4346 4 года назад
hye waa la siinayaa baayo
@jaamafakar4346
@jaamafakar4346 4 года назад
2012 ilaa hada waan nagayastaa 2020 heesta waan jeclhy bil xaqiiq
@mohiadina.mohamed7045
@mohiadina.mohamed7045 Год назад
Markii iigu horeysay waxaan maqlay 2008, waxaa dhegeysan jiray oo weliba qaadi jiray nin Muuse-tiir la dhoho, berigaas waxaan joogay Maxaas, Hiiraan somalia! I really miss my childhood friends❤
@mr.wale5
@mr.wale5 3 года назад
Apart from the fact that I don't understand the exert language.. I really fall in love with all sort of Somali songs despite the language.....🇰🇪
@yussufbaaqijaceyl
@yussufbaaqijaceyl 2 года назад
enjoy brother... we're welcoming people if not politics we are just humans💙🧡
@Asma-j1p9m
@Asma-j1p9m 8 месяцев назад
anoo 4jir ah bey soo baxday heestan maantna 20 bn jiraa 😮❤
@Ortega03
@Ortega03 3 года назад
I've never been in a relationship nor heartbroken in my entire life the minute i hear this wonderfull song i cry like i have being betrayed or something.........If you feel the same kindly comment below❤❤🔥🔥😂
@mohamedrashid5517
@mohamedrashid5517 3 года назад
I don't feel betrayed but I feel so much nostalgia...and xasuus mingi... It's classic old school with fake Auto tune💯
@Ortega03
@Ortega03 3 года назад
@@mohamedrashid5517 "mingi" 😂 kenyan??😂
@dakanefarah9368
@dakanefarah9368 3 года назад
We are same saxib
@nafisanassir1448
@nafisanassir1448 3 года назад
😂😂😂 u are funny
@Ortega03
@Ortega03 3 года назад
@@nafisanassir1448 can you relate?🤣🤣
@inasuleimanganes7696
@inasuleimanganes7696 3 года назад
Yaaaa xasuusta hestaan yaraantenii inagoo dugsiileey ah inay sobaxday xitaa mobile aaanan heysan aloow alle aduunka waa ordaya waqtiguna wuu socdaa aloow auunkan baraaro ngu siii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭2024 hdii aad aragto cimriga allah inobarakeyo
@RoodaAbdiHassan65
@RoodaAbdiHassan65 Год назад
Inkastoy adunyaDu Ay Thy AyaN Qudha Adan ka isharTe Axdi MeeL Ma dhigaNa Mcn MaYz Aroozna 😻❤️🙈
@najiipkaape
@najiipkaape 11 месяцев назад
Heestani xasuus gooni ah ayay igu leedahay waxan xasuustaa xidhiidhkii ugu horeeyay ee aan sameeyay markii 1aad ee aan is aragney waxay ahayd markan mudo 3 sano ah wada soconey markii ugu horeysey ee aan is aragney aniga iyo iyada oo joogna xaafada masallaha ee hargeisa ayaan heestan iska duubney walow ay xishooneysey caadina ay iila duubin hadana way igaga firfircooneed dhinaca wax duubista hodan meel walboo aad joogtid ku nabad ahow walalo❤
@kusalirasulkarasulka-ir3vf
@kusalirasulkarasulka-ir3vf Год назад
Heestan waxa iska Leh Raga geesinmo aftahanimo aan cid ku gadhi wana isaaq ❤ From HG 🇸🇴🖐️
@Mohmett_Durran
@Mohmett_Durran Год назад
Adkee🙌🙏
@Mohamed16830
@Mohamed16830 Год назад
Sxb somalinimo ayaa in hormarin karta qabiilka inaga daa isaaq aniga ka dhashay somalinimo ka jecelahay❤
@Ibraahinxasansangaab
@Ibraahinxasansangaab Месяц назад
​@@Mohamed16830legend 😊
@fathaahmed9251
@fathaahmed9251 2 года назад
Maanta oo taarkhiidu tahay 30/03/2022 ayaan soo xasuustey alle caafimaad iyo cimro dherer haynogu gaadhsiyo ramadaanta dhamaanteeba🤲
@yousufyaasiinmohamutt5993
@yousufyaasiinmohamutt5993 Год назад
3/3/23 ayan soo boqday I.a nolol qurux badan ku rajeynaa
@sihaammohamed3089
@sihaammohamed3089 Год назад
Aamin
@shumacaziz1895
@shumacaziz1895 5 лет назад
2019 yaa ila dhagysanaya March fuad cumar like ii saaraa in dhahygaaa aragtidaadaa
@rochellenathav
@rochellenathav 5 лет назад
I love .me some him♥️
@MohamettHalane
@MohamettHalane 24 дня назад
Still watching 10 1 2024 my favorite song ❤
@kingkino7525
@kingkino7525 8 лет назад
I remember this when I was little. My mom plays this in her car all the time.
@ahlaammohammed9438
@ahlaammohammed9438 7 лет назад
Haha// same here!!
@malmo4235
@malmo4235 6 лет назад
King Kino when I was Young Huuuhhh?? So What You Doing Here What A Crap hey Grandma Go Have Some Rest And Sleep Bullshitt
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 6 лет назад
NaaGaHa qayLa ayaY ahyd zoo maHa
@faizaali1409
@faizaali1409 2 года назад
@@apdyaziizmuztafe492 akhlaaq isku yeel inanoow
@ciiltira10
@ciiltira10 2 года назад
Ma nooshahay😃
@jabirxasan3548
@jabirxasan3548 3 года назад
Alle heestan marka maqlaaye aad,ban uyaraa waxan ka hees ah waayo,waayo😢😢 ❤❤
@xiceyxpurr762
@xiceyxpurr762 4 года назад
this is the song that im going to play on my wedding inshaallah
@ahmedbakaal9328
@ahmedbakaal9328 2 года назад
Are you still single ? 👀 😏
@thevazzy9185
@thevazzy9185 2 года назад
@@ahmedbakaal9328 😂😂😂😂
@ssmunna3140
@ssmunna3140 Год назад
I hope you played it on your wedding🥰or you still single??😂
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 2 года назад
3.5k comments, intii iga danbesa like 👍 dhac kaga siiya.!! 20/5/2022 hbn sabti aha. axada imtixaanki four three noo bilaabmi raba.. insha Allah idyn Alleh. Allaah hanoo fududeeyoh. 🤲 🤍
Далее
Fuaad Omar Heestii Arji | Lyrics #SamiirStudio
5:34
Просмотров 3,5 млн
King Khalid   Nagma
5:21
Просмотров 12 млн
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Просмотров 6 млн
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Просмотров 2,7 млн
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
Просмотров 306 тыс.
EID JAMA BATALAALE HEESTA HANI HCTV MUSIC 2017
7:57
Просмотров 2,4 млн
Dunida
8:08
Просмотров 639 тыс.
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
Просмотров 10 млн